ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Aabbehay Waa Lagubay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2018
  • Ahmaad Zawaaj

ความคิดเห็น • 228

  • @ahmaadzawaaj
    @ahmaadzawaaj  3 ปีที่แล้ว +10

    Waad ku mahadsantıhıın dhııragalıntıına Waan ıdın jeclhy Allah dartııs guuleesta walaalayaal

    • @umaymarooble3308
      @umaymarooble3308 3 ปีที่แล้ว

      Wlal alla haku sharfo geesi ku daysho mudan baa tahay

    • @dustincorey8409
      @dustincorey8409 3 ปีที่แล้ว

      a trick: watch movies at Flixzone. I've been using them for watching lots of of movies recently.

    • @chrisjude9933
      @chrisjude9933 3 ปีที่แล้ว

      @Dustin Corey Yea, I've been using flixzone for years myself :)

    • @cameronjames5960
      @cameronjames5960 3 ปีที่แล้ว

      @Dustin Corey definitely, I've been watching on flixzone for years myself :)

    • @armanijamal9712
      @armanijamal9712 3 ปีที่แล้ว

      @Dustin Corey Yea, I have been using flixzone for since november myself =)

  • @ahmaadzawaaj
    @ahmaadzawaaj  5 ปีที่แล้ว +59

    Fadlan like, Comment, Subscribe dheh TH-cam channelkena mahadsanid walalo

    • @alltiktoksomali6050
      @alltiktoksomali6050 5 ปีที่แล้ว +1

      Wad uqalanta bruh

    • @user-hc7wr9yv1t
      @user-hc7wr9yv1t 5 ปีที่แล้ว

      Wall lanbarkada halkan ku so qor fadlan wall

    • @catrackat7180
      @catrackat7180 5 ปีที่แล้ว

      Asc

    • @juweeriamohamed9665
      @juweeriamohamed9665 5 ปีที่แล้ว

      Ahmaad Zawaaj walaalow xagaan kaala soon xidhiidhnaa khayr badan alaha kusiiyee waxaa tahay qof naxariis badan alaha kaa abaal mariyo aduun iyo aakhiro thanks

    • @zumaaabdi8566
      @zumaaabdi8566 5 ปีที่แล้ว

      Ahmaad Zawaaj allah janadii hakugu abal marsho wlh qof somali oo kulamid man arkin horey usoco

  • @dekadeka3050
    @dekadeka3050 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah hau naxaristo marxumka janatul fardows Allah hakawarabiyo Amiin

  • @faynuuswaladuu5100
    @faynuuswaladuu5100 3 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed zawaaj walaal qaali sii fara badi khayrka aad faafinaysid

  • @c.diraxmaanyooniscali1477
    @c.diraxmaanyooniscali1477 5 ปีที่แล้ว +14

    Axmed zawaaj maasha allah walaalkey ilxun kuma aragto guuleyso

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    rabiyoow ukaalmeeh yaawaduuud 🤚✋✋✋🤚🤚✋😢😢😢

  • @nasrinaahmed6666
    @nasrinaahmed6666 5 ปีที่แล้ว +6

    Ax abe alow u gar gar familkan marxunkana alow unaxasiso amin yarabi

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 ปีที่แล้ว +7

    Allaha unsxariisto marxuumka
    Waa geeri xanuun badan
    Soomaalida waxaan lee yahay
    Hayb sooca hala joojiyo

  • @raxmaabdishakuur1513
    @raxmaabdishakuur1513 5 ปีที่แล้ว +21

    illhy uma waayin wax uu ku arsaaqo allh durdurkii fardowsaad haku arsaaqo banii aadam intuu wax kuu tarayaa waa in xadidan faraj khyr qaba allh ha u furo aaamiin mhdsanid ahmed sawaaj.

  • @fartunjamaali7173
    @fartunjamaali7173 5 ปีที่แล้ว +7

    Yaarabbi samir kasii marxuunkana u naxariiso caruurtana rabbi raxmaan u gargaar adaa awood lehe

  • @qatraahmedchanalfamili9190
    @qatraahmedchanalfamili9190 3 ปีที่แล้ว +1

    from liicato Hora soco walalkey qaali

  • @faatimacawad5377
    @faatimacawad5377 3 ปีที่แล้ว

    Keep going bro from liiban aadan cali liicato

  • @hodancameey9156
    @hodancameey9156 5 ปีที่แล้ว +30

    Ilahow dadkayga somaliyeed kasaar qabyaalada iyo hayb sooca yaaaaa rabi nahadeeee

  • @essiahassan2584
    @essiahassan2584 5 ปีที่แล้ว

    Ax ax ax Ilahay haa u naxaristo marxumkas
    Somaliyeey qabil ka Ilahay haa iniga madoweyo.

  • @ubaxsiyaad3316
    @ubaxsiyaad3316 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah wllkey ilaah cadowga haka xafido shaqo wangsn aya uhaysaa dalkaga

  • @sidrasidra2621
    @sidrasidra2621 5 ปีที่แล้ว +2

    reerkan walaalahay soomaaliyedna ilaahay waxaan idiinka baryaa in samirkii nabi ayuub idiinku arsaaqo

  • @aminadjama4155
    @aminadjama4155 3 ปีที่แล้ว

    Allow uu gargaar umadaada ya rabbi

  • @saalaxdheeresaalaxdheere1638
    @saalaxdheeresaalaxdheere1638 5 ปีที่แล้ว +3

    Allaahu akbar Soomaaliyeed haloo kaalmeeyo Agoonta waa kuwii diintu sheegtey. Haloo gurmado.

  • @dr.timajilac5988
    @dr.timajilac5988 5 ปีที่แล้ว +11

    Soomaalaay meel kasta aad jogtiin dulimaga aan iska ilaalino haba yaraadee.. waayo Allaha weyn wuu iska xarimay dulmiga... So sidee qof bani aadam ah dulmi u sameyaa hadii ba Alle iska xarimay🙉

  • @hodandaaahir825
    @hodandaaahir825 3 ปีที่แล้ว +2

    From lii caato wll sare horay u soco howshii aad umada somaliyeed u heysay mayshaas ka wad

  • @adoontiallen986
    @adoontiallen986 5 ปีที่แล้ว

    Intii dhibatesan Alloow ugargaar ya Rabi 😢😢😢😢😢😢😢

  • @africanqueen230
    @africanqueen230 5 ปีที่แล้ว +3

    This is heart breaking 😢
    How can we do this to each other?
    How can you burn a human?
    Where did it go wrong?
    We have faild our beloved prophet saw.
    Oh Allah pls bring the mahdi.
    Ameen.

  • @badriaawad8699
    @badriaawad8699 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha u naxariisto I Can't stop Tears😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @kleinemannetje7669
    @kleinemannetje7669 5 ปีที่แล้ว +1

    Qeeyr alaha ku siiyo walaal

  • @bariise2366
    @bariise2366 3 ปีที่แล้ว

    Welcome back brother Ahmed_zawaaj never give up brother

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku siiyo brather waxka farxiya sida aad dadka uga farxinaysid insha allah

  • @sacdiaabdalla9415
    @sacdiaabdalla9415 3 ปีที่แล้ว

    Welcome abowe mcn from liicato aduunka iska imtixaane allaah tallo saarso kadibna salatul istikharah tuko allaah haidn amaaansado wiil qaaliyaa tihiin oo bulshadu wada haysn

  • @abdirizakqoslaaye6611
    @abdirizakqoslaaye6611 3 ปีที่แล้ว

    Keep going my pro zawaaj

  • @farahhassan7829
    @farahhassan7829 3 ปีที่แล้ว +1

    From liibaan

  • @libanibrahim2979
    @libanibrahim2979 5 ปีที่แล้ว +7

    Alle ha unaxristo wallakeyna muslimka axamd dowlo

  • @xalimashira6216
    @xalimashira6216 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha u naxaristo adeer axmed dowlo

  • @faizabozz9179
    @faizabozz9179 5 ปีที่แล้ว

    inalllilahi wa ina ilyhi rajucun alllh unxrist int u ka tgyna illlhy faraj khyr qaba alllh u furo aamn

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 5 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto maskiinka waa dad iimaan leh Allow u gargaar

  • @shaaficiproduction6991
    @shaaficiproduction6991 3 ปีที่แล้ว +1

    Liicaato

  • @xabiibomaxamedxasan6473
    @xabiibomaxamedxasan6473 3 ปีที่แล้ว +1

    From liicaato

  • @abdirahmanyareyare1130
    @abdirahmanyareyare1130 5 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed dowlo ilahay haku naxaristo

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 5 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar waa saqiiro waaye geerida
    Xataa ma fahamsana

  • @hodanmohamed9420
    @hodanmohamed9420 5 ปีที่แล้ว +5

    😭😭😭😭😭😭😭😭 ilaaahoow u naxariiso iyagana u qalbiga u qabooji

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 5 ปีที่แล้ว +2

    asc adeer illaahagii Ini abuurtay kuligiin haydin gargaaro aduun iyo aakhiro iyo aduun rabina umadiisa haniiqasbo quluubtoda haydin soojediyo insha allaah yaarabi

  • @safhs
    @safhs 5 ปีที่แล้ว +1

    Mooryaan xamar u u uffff the uffff uffff uffff uf uf uffff

  • @asliali35
    @asliali35 5 ปีที่แล้ว +11

    Allah una xariiisto marxuumka 😭😭😭😭😭

    • @mahamodabdulaziz3667
      @mahamodabdulaziz3667 5 ปีที่แล้ว +1

      illaahey ayaa idinka weyn, caruurta agoon kadhigteet xakhooda wuu idinka soo bixi doonaa

  • @saedrashid5164
    @saedrashid5164 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah my bro well come back wax badhaan ban ka sugaynaaa insha allah

  • @hodmanhappy6112
    @hodmanhappy6112 3 ปีที่แล้ว

    from liicato wll horey u zoco

  • @hibohibo-nur2989
    @hibohibo-nur2989 5 ปีที่แล้ว +1

    Ceebteen soomaali

  • @kingcr7434
    @kingcr7434 4 ปีที่แล้ว +1

    Walal ahmed zawaaj intee ka baxday walal

  • @qaysyare286
    @qaysyare286 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤️😊

  • @anisamaxamuud8892
    @anisamaxamuud8892 3 ปีที่แล้ว

    From Liicaato wllo hore u soco

  • @mohamudshaafi812
    @mohamudshaafi812 5 ปีที่แล้ว

    Allow musliminta u gargaar

  • @MunamaankaMunamaanka
    @MunamaankaMunamaanka 5 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha u naxariso xanunka waan la qabaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @cabdiqaniyare.cajiibwaye402
    @cabdiqaniyare.cajiibwaye402 5 ปีที่แล้ว +1

    wiilka waxa laga rabay ilmahan walalhiisa ah inuu garab istago una shaqeeyo.

  • @kariniyoqurxin7663
    @kariniyoqurxin7663 5 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar

  • @Baxarooz
    @Baxarooz 5 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah wlhi waan KU farxay xafada aan sweden ka daganahay hadii ee dhiibtay 500$ Rinkeby

  • @abdullaahi4571
    @abdullaahi4571 5 ปีที่แล้ว

    waa lagubaaa waana ladilaa laba qoomiya oo isguur san doolada farmaajo maa wadato kafarac kafarac xiteer maguuursan hada mee bilaabmatay sheekadaan I want like

    • @daniaabdikarim2321
      @daniaabdikarim2321 5 ปีที่แล้ว

      Moha zpi allha ku caafiyo qof xanuun San ayaa tahee

    • @heartlightqueen3985
      @heartlightqueen3985 5 ปีที่แล้ว

      Dameer ayaa tahay yaa ku dhahay isma guursataan soo kaad cadanka galada ah guursataan muslimka maxaa ku diideysaan

    • @abdullahiali6815
      @abdullahiali6815 5 ปีที่แล้ว

      moha zbi jaahil xoolo tahy kalap

    • @mariyaww6655
      @mariyaww6655 5 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭

  • @fartuunfartuun4679
    @fartuunfartuun4679 5 ปีที่แล้ว +1

    حسبي الله ونعمة الوكيل😢

  • @tway5195
    @tway5195 5 ปีที่แล้ว +1

    Marxuumka allaha u naxariisto ehelka iyo qoyska uu ka baxay samirka iyo iman

  • @Mrzoom102
    @Mrzoom102 5 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @nuuroahmednur1706
    @nuuroahmednur1706 3 ปีที่แล้ว

    From lii Caato keep going wll qaliya alaha kula garab galo howsha culus ood masakinta u hayso

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 5 ปีที่แล้ว +2

    War cida qurux badna abgaalki iyo muransadaha u hiilinaya ayagaba ka qurux badan

  • @fatimamuumin9364
    @fatimamuumin9364 5 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sihaamahmed3773
    @sihaamahmed3773 3 ปีที่แล้ว

    From lii caato👍👍💥💯🙏

  • @boqoradaxamar1527
    @boqoradaxamar1527 3 ปีที่แล้ว

    Soo dhawaaw

  • @hassanaliahmed2127
    @hassanaliahmed2127 5 ปีที่แล้ว +1

    Somaliyey Iska daaya gabyaalada Hadii kale waligiin dagimaysaan

  • @zaiabdi7558
    @zaiabdi7558 3 ปีที่แล้ว

    From lii caato horay u soco wlal

  • @aafaaqkasin5408
    @aafaaqkasin5408 4 ปีที่แล้ว

    Masaakiinta ayaa ka farxisay farxad ayaa kuu danbayndoonto alle hakaa farxiyo

  • @hayaathassan9492
    @hayaathassan9492 3 ปีที่แล้ว

    From liicaato welcom wll qaaliya

  • @shukriabdi1679
    @shukriabdi1679 5 ปีที่แล้ว

    Aad baa uga xomahay in dad dhalinyaro is guutsaday heerkaan dhibato ah dhaliyaa intey ku garab istagi lahayeen ilahayow cawi agoonta

  • @ahmattabdirahmaan9609
    @ahmattabdirahmaan9609 3 ปีที่แล้ว +1

    From lii

  • @riyanriyush4098
    @riyanriyush4098 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey Ha u naxristo marxunka

  • @najmamaxamed782
    @najmamaxamed782 3 ปีที่แล้ว

    From lii caato ❤❤❤harajo dhigiin wll

  • @carabcadow2517
    @carabcadow2517 5 ปีที่แล้ว +2

    Soomaali guri ha u dhisto haloo gurmado soomaaliyeey

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 5 ปีที่แล้ว

    Cuqubo wayn baalaga galay cidaan ,subxaanallah suu wadankaas u dagaa shanboqol labo maalin bay ku moodaayaan, illaahay qeer ha ugu badalo

  • @farhiamahmood3083
    @farhiamahmood3083 5 ปีที่แล้ว +1

    Taariikh bey nagu reebay.
    Aabahey waa lagubay. Waa xanuun badan tahay

  • @bukhariahmed723
    @bukhariahmed723 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah barya
    Asagaa idiinkaga filan
    Baryo bini aadam
    Salada badiya
    Istiqfaarta afka Hala qaadina
    Ogaada somali ha baryina
    Allah jala jalalu ayey lacag taala waliba mid farabadan
    Somaliyeey waad xoolo jeceshihiin
    Ka warama hadii allah wayn ee aniga ah hadaan idin sheego
    Sida kaliya ee aad wax ooga heleysaa
    1-ka toobad keen dambiyada waaweyn
    2-afka iyo carabka haka deyn
    🍅 ASTAQFURULAAHI LADII LAA ILAAHA ILAA HUWAL XAYUL QAYUUMI WA ATUUBUHU ILEYHI 🍅

  • @hanihassan2460
    @hanihassan2460 5 ปีที่แล้ว +1

    Inalilaahi wa ina ilahyhi rajucuun

  • @minalulu8006
    @minalulu8006 5 ปีที่แล้ว +4

    Somaalay umada alle nabad galiya ee illaheygina a qonsada

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty 5 ปีที่แล้ว +1

    Ina lilahi waina ileyhi rajucoon ilahow u naxariiso ilahow u gargar family kasto ilahow somalida burcad calooshoda isku mari ❤️

  • @haniqali7683
    @haniqali7683 5 ปีที่แล้ว +3

    Hadii cadalad laguxukumi wayo dhibmalah allh ayaa xisaabin maalin un inshallh

  • @abdijabaarosmaan2612
    @abdijabaarosmaan2612 3 ปีที่แล้ว

    From muniir aqaa

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 3 ปีที่แล้ว +1

    From libaan adan ali lii caato ❤️❤️❤️ wll ha raja dhigin

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 5 ปีที่แล้ว +7

    aroos qaran inta la dhigaa in agoonta loo maciino

  • @mohaahmed2154
    @mohaahmed2154 3 ปีที่แล้ว

    FRoMe Lii,CaaTo ShaQaDan MaRna Ha Ka GaaBin Wll CiDii Ku DhaLiShaa AYaDa AYaA DhaLiiLan🙏

  • @jamalmohamed8766
    @jamalmohamed8766 5 ปีที่แล้ว +2

    CODSI
    Reer Nairobi hadaan nahay waxaan codsanaynaa meel aan caawimaad ugusoo dirno reerkan ama qofkii aqaano familygan inuu nambar lagala xariiri karo noo reebo

  • @mohamudshaafi812
    @mohamudshaafi812 5 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha unaxriisto

  • @mohammedaqadir821
    @mohammedaqadir821 3 ปีที่แล้ว

    Welcome brother 🤴

  • @lulahmed9046
    @lulahmed9046 5 ปีที่แล้ว +1

    Ajar ilahey hadin siiyyokuwa lscagta soodhibay ilmahan ilahey hadinxafido walahi farxd anla ooyay agoonta markan arkey olcag lasinyo misaka alaha idin saro shartana allaha idanka xijabo aqrana jano amiin yarabi

  • @haniqali7683
    @haniqali7683 5 ปีที่แล้ว +1

    Allh idin gub sebay useeyey dabiirkoda inay qof muslima aygubaan

  • @ayaansaciid9824
    @ayaansaciid9824 5 ปีที่แล้ว +4

    war hala caawiyo dadkan aabihii laga gubay somaliyey wiilka aabihis muruga ka muuqata

  • @kingsavidoffecial6649
    @kingsavidoffecial6649 3 ปีที่แล้ว

    from lii caato guuleyso walalkeyga

  • @itz_xassan
    @itz_xassan 3 ปีที่แล้ว

    FROM Liiban Ali Adan *Lii Cato*

  • @faadumomaxamed7409
    @faadumomaxamed7409 3 ปีที่แล้ว

    From licaato

  • @sukenoaxmed2944
    @sukenoaxmed2944 3 ปีที่แล้ว

    From liicato

  • @sidrasidra2621
    @sidrasidra2621 5 ปีที่แล้ว +1

    aheey ah allaha gubo kuwii gubeey aduun iyo akhira musiibo hakurido

  • @Roodacabdi13
    @Roodacabdi13 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaaahay waxkhayr qaba hasiiyo iyo waliba samir iyo imaaan yaa rabbi

  • @caseofficial1
    @caseofficial1 5 ปีที่แล้ว +8

    damiirkeed see kusiyey inay quf noll gubto inalilaah waa wax laga naxaa😠😰😠

  • @qalbinuura626
    @qalbinuura626 5 ปีที่แล้ว +5

    Ahmed zawaj walal alle haku xafido shaqo weyn bad umada somaliyed u haysa can't say another word samir io iman alle haka siyo rerka wilkoda

  • @carabcadow2517
    @carabcadow2517 5 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliyeey dhibkii reerkaan loo gaystay khayr ha loogu badalo haloo naxariisto

  • @exshakaaki4171
    @exshakaaki4171 3 ปีที่แล้ว

    Form liicato

  • @minoabtiyow6668
    @minoabtiyow6668 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah wll inta so dhibty sadaqada ilaaah khyr ha igu bdlo ilmhna ilaah irid khayr qabto ha ufuro

  • @abdiwahaabyasiinosman403
    @abdiwahaabyasiinosman403 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Sxb sare

  • @AbdulYusuf9
    @AbdulYusuf9 5 ปีที่แล้ว +2

    That’s so saddd walahi😭😭 may Allah help them😭😥