Jacaylka markuu saan noqdo qofna lama baryo!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 282

  • @daariqofficial252
    @daariqofficial252 2 ปีที่แล้ว +117

    Suhaybow maalin kaliya pin ignumaad qaban macalin pls maanta hayla dhaafin 🥰🥰🥰

    • @halimoabdirahman5955
      @halimoabdirahman5955 2 ปีที่แล้ว +5

      Suhayb lamadhoho Ayuub aa ladhah suhayb wiilkiisa ladhaha

    • @faadumoaxmed3297
      @faadumoaxmed3297 2 ปีที่แล้ว

      Pin igu qabo maan maqlaaye muxuu I taraaa I fahansiiya

    • @Ade_dirie
      @Ade_dirie 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb suheyb lama dhaho ee ayuub ayaa la dhaha wiilkiisa ayaa suheyb la dhaha🥰

    • @abdirahmansaleiman5283
      @abdirahmansaleiman5283 2 ปีที่แล้ว

      Mnsha alah

    • @mc__poiofficial7912
      @mc__poiofficial7912 2 ปีที่แล้ว

      @@faadumoaxmed3297 adaa ugu horeenaayo cml

  • @cabdulaahimataan1072
    @cabdulaahimataan1072 2 ปีที่แล้ว +45

    Asc ayuub axmed wan ku salamay lkn midan hada aad ka hadleyso aniga ayay i haysaa waayo qof aan jecladay qofkii waan isku dhibay lkn wey iga tagtay malintan janalkaga arkay ayaan dhirigilin helay

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali 2 ปีที่แล้ว +2

      Midkaqeyr badan ayaad heleysa

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 2 ปีที่แล้ว +21

    Asago nin ah iska daye ano nag ah wlhi intan waco qof hadu iga qaban wayo hadusan igu so celin usan i cudur daran dib dambe xita uguma celiyo call no bahdilad wlhi respect for yourself jcyl an ixtiram laheyn haka maqnado

  • @nagaadjamaal2778
    @nagaadjamaal2778 2 ปีที่แล้ว +67

    Ayuub rag iyo dumarba laysma dhaamo anba wiil intuu jaceyl beena igu abuurey ayuu qalbiga iga jabiyey dartiiba unacay ragoo dhan xitaa heer wuxugaadhey waxkastoo aanku nacayo uu sameeyo si aan uga hadho Allaha haw qaboojiyo qofkastoo ladhaawacay🤲🥺💔

    • @fartuunhassan4822
      @fartuunhassan4822 2 ปีที่แล้ว +3

      😭😭 aamiin Abaayo sorry weydhcdaa qalbiga allaha kuqabojiyo

    • @naciimoibraahim9299
      @naciimoibraahim9299 2 ปีที่แล้ว +2

      Aaamim

    • @cimrisugechannel8062
      @cimrisugechannel8062 2 ปีที่แล้ว +2

      I`m soo sorry my sister this men is a flosh

    • @maamo1272
      @maamo1272 2 ปีที่แล้ว +5

      Aniga ayaa ku deryelaya
      Qalbigana ku qaboojimayaa abayo insha Allah
      Ee xagee kaa helaa 💔❤

    • @nagaadjamaal2778
      @nagaadjamaal2778 2 ปีที่แล้ว +3

      @@maamo1272 Shukran wll 🥺

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +21

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔💔

  • @warsame3380
    @warsame3380 2 ปีที่แล้ว +4

    inkabadan 10 jeer ayaan arkey arinkaan lkn waxa iga yaabiyey ayaa ahyd in 15 kamid ah zxbadey ay i oranjireen qoftayada ii tijaabi lkn xaqiqatan talabadas in aan qado waxan u arki jirey sharaf dhac waligeyna masameyn .
    midkale ayaan halkaan kabartey taas oo ah in ninka dhalinyarada markasta uu ogaado goanada nolashisa iyo mesha uu kubixinayo
    xariirada nolashana waxey kuqurux badanyihin in wanag laguwada socdaa hadikle waa in qof walba wadadiisa raacdo.

  • @farduusfoljan929
    @farduusfoljan929 2 ปีที่แล้ว +22

    Hada ka hor ayaa inan aan isla socon jirnay ayaa yiri xaaskayga ayaan furayaa kadibna waan diiday waxaan ku iri hadaad xaaskaga furtid oo ciyaal ku haysa anigana ima guursanaysid waayo sideeda ayuu aniga bari mid kale iiga raaacaya mida kale guri dhisan lama burburiyo nimanka qaar badan oo bilaa goaan ah ayaa jira

  • @fahiimoahmeddiiriye6192
    @fahiimoahmeddiiriye6192 2 ปีที่แล้ว +11

    Nolashaani waa imtixaan lkn ilhy hdaad ku xiranthy ilhy ayaa wax waliba hagaajiyo

  • @suniilpoy9344
    @suniilpoy9344 2 ปีที่แล้ว +13

    Tnx macalin waad ku mahad san tahay sida aad naga aqbashey inad vdio Reaction kaso bixiso tnx 👏👏🥰🥰

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 2 ปีที่แล้ว +15

    Kan asaga waxbaba ka siya war ano gabara ayan caqligyga gelayn gabadhada aad qabto fur way u fura maskiinta uu so gursadey hadana uur u yelay gabadhnimadeda ku dhelay hadana 1week nolasheda ku burburisay haday sido kuso noqotay tii kalle wayku saxanthyba way ceebted mahan ee waa cadaded waku ogayd 😌

  • @deeqsan9422
    @deeqsan9422 2 ปีที่แล้ว +16

    Ustaad aad baan kuu jeclhy🥰markaan channelkaaga soo galaba waan kuu duceeyaa runtii inta aan kaa faaiday lama tira koobi karo niyadda ayaan ku dejistaa muuqaaladaada😌❤❤😌❤😌❤😌❤😌❤😌❤😌❤😌❤😌❤😌

  • @fashiliyoremember8098
    @fashiliyoremember8098 2 ปีที่แล้ว +6

    masha allah ayuu qofka kaliya ee noloshey dii in aan dawado aan ka xiseeyo TH-cam moow duuc yada waxaa lugu tilmaami karaa mowduuc yadii qarniga keep going

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 ปีที่แล้ว +14

    Aniga imika gaban an jecelahey Oo Aan isku dhacney Anigoo jecel ayaan Go,Aan Ka qatey kumana noqonayo Waliba Anigoo Og in iyaduna ijeceshahay Wllhi

    • @farxiyoabubakarmaxamud4914
      @farxiyoabubakarmaxamud4914 2 ปีที่แล้ว +2

      Marr qaar way. dhacd wll ina og aan qadn karto. way. fiicn tahy wxa walbo sabb ladahy balse waligag qofn qald hka. Sameyn

    • @Fardawsafiican1
      @Fardawsafiican1 2 ปีที่แล้ว

      Anaa kula mida akhii wiil aan ku wareeray muu ku jecel yhy misa kuma jecla
      go aan aan ka qaatay anoo aduunka ugu jecel
      Anoo qiimahayga ilalsanaya.😥

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 2 ปีที่แล้ว +18

    Yarkaan block 🚫 uu saaray ayaa dhibkaan u keenay qof hadii aad rabto inaad goyso kaliya hadalka ka jar qofka beri ayaad si kale ugu baahan kadhaa

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +11

    Maclin tan aniga ayee iqbsatay gabadhaan jeclaa waxaan waayey maalinkii aan usheegay saaxibkee aan isku fasalka ahayn isla maalinkaa ayaan ayuu bilaabay inuu idawa dhigtay iyadana wuu igu diray waxaana kaqaaday qalbi jab aad uweyn😢😢😢

  • @haloumamohammed9944
    @haloumamohammed9944 2 ปีที่แล้ว +8

    😰😰😰 waan oyay wlhie waa miskiin wiilku walhi 😢😭😭

    • @stromkilson5066
      @stromkilson5066 2 ปีที่แล้ว +1

      Dadka qalbigaaga jilicsan baad ka mid tahy miya baayo🥺

  • @daganaadan8342
    @daganaadan8342 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alle ayuub wan ku tagera markad quranka ad akhrinasid

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 2 ปีที่แล้ว +2

    Ridhwan issak qosolka aduunka maskiin kaan wuu qalbi jilicsan yahay bini'adamka isku mid maaha he's so honest 🥺

  • @ismailahmed6261
    @ismailahmed6261 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allaah Alle hakaa abaal Mariyo, oo Alle hakuu Abaal güdo janno.......🥰🥰❤❤

  • @talasamemedia5487
    @talasamemedia5487 2 ปีที่แล้ว +7

    Jaceel hada maqasho waa nacasnimo qaan gaartey pulshit

  • @abdikadialigedi9761
    @abdikadialigedi9761 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxb Suhayb wax fara badan ayan kafa'iday ILLAH qeye hakusiyo kan asaga waa 6sano lkn aniga waxan lasoqatay mudo 7sano waxana la igudhahay ninkale xafada aan isladaganahay aaba jecladay cml aniga ama kaak aa igudhacay muqaladada ayan wax farabadan kala baxay sxb hadana wan kamarmay qoftas

  • @filsanxuseencabdi2958
    @filsanxuseencabdi2958 2 ปีที่แล้ว +2

    Anoo dumar ayaa taas kugu raacsan🥰🙏

  • @abdikariin8822
    @abdikariin8822 2 ปีที่แล้ว +3

    Ustaqd waa ku mahad san tahay
    Waxa ku way su aal diinaa xariirada muuqa badan maxaad la oran karaaa

  • @hanaqaadhahabaabin1890
    @hanaqaadhahabaabin1890 2 ปีที่แล้ว +6

    Ala wa rabay ina kaso hadasho wlhi thank you

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +13

    Thank you teacher.🥰🥰🥰🙏🙏🙏❤❤❤❤💯💯💯

    • @hodanqorane1572
      @hodanqorane1572 2 ปีที่แล้ว +1

      sorry wal😭😭😭😭

    • @ibraahimyuusuf8228
      @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +1

      Dhib malahan abaayo waa aduunyo uun.
      Wax waliba waxaa ku mahadsan Allah. Alxamdulillaah🤲🤲🤲

  • @siidali8073
    @siidali8073 2 ปีที่แล้ว +9

    Wiilkaan Awoodiisa oodhan Ayuu kucacaarey sawabtoo ah xaaskiisa Ayuu furey fast second saxibkiisa Ayuu kucayaarey mark waxa iimuuqataa inuu go Aan qaadan waayey

  • @harrizapdul2529
    @harrizapdul2529 2 ปีที่แล้ว +10

    Film mcn wa tukani rabaa ani😀😂

  • @boqolsoonmedia6668
    @boqolsoonmedia6668 2 ปีที่แล้ว +5

    Mcln inoo soo diyaari sida wax loo xifdiyo adigoo xiiseynaya.
    Mahadsanid.

  • @ayaanibrahim9306
    @ayaanibrahim9306 2 ปีที่แล้ว +10

    My teacher ❤

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔❤

  • @Dowsa99
    @Dowsa99 2 ปีที่แล้ว +3

    Omg 😱 wllo qalbiga Allah ku qaboojiyo

  • @sahrasayid8038
    @sahrasayid8038 2 ปีที่แล้ว +5

    Subxaana llaaah Allaah jacaylkiisa jacay Aan ahayn

  • @ASMA437
    @ASMA437 2 ปีที่แล้ว +4

    🥺🥲xanun badana ilaahey qalbiga ha u qabojiyo wilkan

  • @justforidea1282
    @justforidea1282 2 ปีที่แล้ว +12

    Teacher anigu waxan leeyahy dhaqan ah
    , inaanan weligay qofka wicin xishood Lee.
    . Asna wuxu moodayaa xumaan iyo inaanan Dan Ka lahayn, Ka dib way iska tegayaan mid walba hhhh mana bedeli karo dabeecadaas

    • @Dagan77
      @Dagan77 2 ปีที่แล้ว +1

      Same 🥺

    • @awoahmed5922
      @awoahmed5922 2 ปีที่แล้ว

      Like anigoo kle wan kula hyna dhipatadaa

    • @malariagaming5680
      @malariagaming5680 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhy gabdh aan isla socono aya dabcigaas ku arky mrki hore waan ka shakiyey lkn mrkan inbadn wda socony ban fahmay sababta

    • @mandekbashir6161
      @mandekbashir6161 2 ปีที่แล้ว

      Same 🥺😥

    • @gethappywithnature5111
      @gethappywithnature5111 2 ปีที่แล้ว

      @@malariagaming5680 nin wx fahmaya ayba tahay🥰

  • @Amaalgelle121
    @Amaalgelle121 2 ปีที่แล้ว +7

    Jacaylka koobaad bahdil badan lagaga kulmaa becouse waa marxalad kugu cusub balse markadanbe baad ogaan doontaa khalad kaaga & inaa adigu naftada bahdishay geel laba jir soomar hadii Asli Yan ahayn qof iska jilicsan oo markasta oo qof isjelaadan sidan iyaga bahdilan taas waa gaar lkn waxaa hubaal ah rag & dumar jacaylka koobaad bahdilka ugu wayn inaa adigu isgaysato aniga jacaykaygii koobaad waxaan kaqaaday heer dabeecad dayda isbadasho lkn markii ugu Dan baysay waxaan go aan kagaaray anoo jacalkiisa laxanuunsan ilintaydu sida biyaha aan ucabay baan go aan ka qaatay lkn markasta waxaan ka qoomameeya wixii igu dhacay inbadan inaan anigu isugaystay

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 2 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiq weeye wlh wax walba dadka wax jecel iyaga ayaa isu gaysta

    • @shukraanmoha2239
      @shukraanmoha2239 2 ปีที่แล้ว +3

      Jacaylka ugu horeeya waaba jamacad degree kaas oo 90% lgu failgaroobo so cashar si fiican halo qaato si aan next uga gudubno

  • @nuwara8333
    @nuwara8333 2 ปีที่แล้ว +3

    Maskiin boowe qalbiga illahy hakuu qaboojiyo😢😢

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 ปีที่แล้ว +1

    I agree with you

  • @rumaanfidhig27
    @rumaanfidhig27 2 ปีที่แล้ว +3

    My teacher come back long time 🥺mx barnamij tada u xiisaay🥰

  • @mariammustaqem2940
    @mariammustaqem2940 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustadi plz video walbo oo ridhwan isak reaction kasoo bixi si aan casharada ku jira wax uga barano

  • @haythazzan6483
    @haythazzan6483 2 ปีที่แล้ว +4

    dhiirigaliye ayuub axmed keep going

  • @abdikariin8822
    @abdikariin8822 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi aad igu xumahay pro meel xun is dhigtay🥺

  • @abdiazizguuled3069
    @abdiazizguuled3069 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad 🙏🙏🙏🙏🥰❤💯

  • @armaanhussein6401
    @armaanhussein6401 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustad ayub aad ayd u mhdsnthy 🙏🙏

  • @graadyariisow4006
    @graadyariisow4006 2 ปีที่แล้ว +4

    Miskiin ilaahayow masaakiinta qalbigooda uqabooji

  • @xuseenmaxamed8684
    @xuseenmaxamed8684 2 ปีที่แล้ว +9

    Xanun badana🥺

  • @duniyaabdi5110
    @duniyaabdi5110 ปีที่แล้ว

    Subxaan Allah kal iyo laab ayaan u qoslay qof aan ku qimaynayn lama qimeeyo

  • @ifrahmousa1992
    @ifrahmousa1992 2 ปีที่แล้ว +3

    Sidaada sumcadaada qof bilaadama LA is Kuma duliyeeyo.raga iyo.dumar kuu doono ha ahaato. 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 2 ปีที่แล้ว +2

    Qodobkaan aad uga helay een arkay waa waliga qof aan dareen kuu hayn ha daryeelin wlhi wa runtiis
    Qofaad wxkzt ku bixisay oyna wxba kaga soo noqonyan noloshada Haku lumine ka tasho wa casharkan bartay 2021

  • @abdiali6334
    @abdiali6334 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansh allah great Job wll ayuub

  • @filsanhussein9544
    @filsanhussein9544 2 ปีที่แล้ว +2

    Talo waa mar aad garn weydo iyo mar aad gaadhi weydo ninkn wll ayuubow xaskisi ayuu nabsi ka galy kiibna ku so bxy marka anu dadka nabsiga qof ka gala ee hadhow iska dasids lo galo aad ban u jeclhy

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waan ku waday inaad ka so haadli doondo

  • @shukriomar8393
    @shukriomar8393 2 ปีที่แล้ว +8

    Luuqad la dhoho( maku jecli )umbuu wax ku fahmaa ,Mey saas bal ku dhahdo ,Block haddaa ku saary xtaa maka maarmi uu taaganyahy miskiin😭😭😭

  • @shukriaxmed3424
    @shukriaxmed3424 2 ปีที่แล้ว +6

    Allow daciif hanaga dhigin 😭

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 2 ปีที่แล้ว +3

    keep going bro

  • @Hasan_mattaan
    @Hasan_mattaan 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayoub AHMED guulayso macallin ❤

  • @footballstudio7885
    @footballstudio7885 2 ปีที่แล้ว +3

    وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خيرٌ لكم وعسى أن تحِبوا شيئا وهو شرٌّ لكم والله يعلم وأنتم لا تعلمون"

  • @naciimoibrahim4626
    @naciimoibrahim4626 ปีที่แล้ว

    Walal ayub waxan rabaa in aan kul soo xiriro

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going brother 👍

  • @HuseenAbubakar
    @HuseenAbubakar 2 ปีที่แล้ว +2

    My Teacher 🥰

  • @EngAliDaYax
    @EngAliDaYax 2 ปีที่แล้ว +4

    Wcs waraxmatullahi Wabarakatuhu😍

  • @umoridwaan1020
    @umoridwaan1020 2 ปีที่แล้ว +3

    Aada baan uga ximahaye waxa wiilka ku dhacaye 🥲

  • @asmiitamohan4901
    @asmiitamohan4901 2 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂manoli wllhi ma ijeclid has mise may haa

  • @kingaraash4585
    @kingaraash4585 2 ปีที่แล้ว +4

    Naagtan ninka way jeceshahay hadi an ku qiimeyo khibrada an dumar uleyahay 15 sano ee igu danbeyay xishood darti ayay uqarsanahaysa jacaylkeda

  • @ayaanleahmed7361
    @ayaanleahmed7361 2 ปีที่แล้ว +1

    My techer🥰

  • @kaafiyaahmedahmed8841
    @kaafiyaahmedahmed8841 2 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad wanku daawada mar walba video kasta oo kaaga ahna dhiri galin badan baa ka qadaa guuleyso 🥰

  • @qisoiyomurti1351
    @qisoiyomurti1351 2 ปีที่แล้ว

    Alla wiilkaan qaladbadan kujiraa

  • @apdallazulaymaani4501
    @apdallazulaymaani4501 2 ปีที่แล้ว +3

    Shekadan waligy ma arg wx lamida😂😂😂😂

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 2 ปีที่แล้ว +3

    Waligaa bahdil ha qaadan qofka aad jeceshay naftaada oo kale ayuu leeyahay waxadan qaadan karin hada kula dhaqantid ama ukugula dhaqmo is bar inaad ka tagi karto oo iska daysid qofkaas

  • @mohamedtahir915
    @mohamedtahir915 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa qiso Xanunkeeda wadata 😪

  • @liimamii4170
    @liimamii4170 2 ปีที่แล้ว +3

    wlhi markan dawaday ban iri vediogan suhayb sajid ba kaso hadlaya hhh

  • @skmae
    @skmae 2 ปีที่แล้ว +4

    Inta xamar kusomeso sanadkan👍

  • @ayanothman4963
    @ayanothman4963 2 ปีที่แล้ว +2

    Sorry wlhi wiilkan wxa ku dhacay 💔

  • @zakivic7594
    @zakivic7594 2 ปีที่แล้ว +3

    Wax jaceel marabo aniga🤣🤣

  • @qamarabdirahman3621
    @qamarabdirahman3621 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaax xanuun waayo wiilkaan sheekadisa

  • @Sheekhaawi-
    @Sheekhaawi- 2 ปีที่แล้ว +2

    Kan waaa Dayeer wayn 😂

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 2 ปีที่แล้ว +2

    Ax wlhy waan ka naxey wiilka miskiin ka waxaan xasuustey ninkii yiri nafta waxaad u yaabta markaad naago barida sorry 😞😐wl qof bini aadam ha isku jilcin runtii xaaskaadibaad ka gashey nabsi

  • @amalmuuse9724
    @amalmuuse9724 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi wiilgan dulqaad badan bis milaha

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 2 ปีที่แล้ว +2

    Inanka wuu jaahwareeray jacayl u qabo ayaa indho tirey illahay qalbiga ha uga reebo

  • @somalimedia33
    @somalimedia33 2 ปีที่แล้ว

    Macalinkygaiii ilahay haku xifiyo

  • @apdirashidalwaajidi8592
    @apdirashidalwaajidi8592 2 ปีที่แล้ว +3

    Xariifkaan wax aan dumar weydiin lahyn ayuu weydiinooyaa😞

  • @maxamedmubarak1631
    @maxamedmubarak1631 2 ปีที่แล้ว +1

    My,teacher 🎶🙏

  • @raxmaraxma2453
    @raxmaraxma2453 2 ปีที่แล้ว +1

    Anaa uhoreya manta😜

  • @hodanmohamed5401
    @hodanmohamed5401 2 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣nuuney ma ijeceshahay mise mi i jeclid🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zahraaadam1757
    @zahraaadam1757 2 ปีที่แล้ว

    im first one today macalin ayuub🤞

  • @madoo199
    @madoo199 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax balaya wax jeclaata 💔😭

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 ปีที่แล้ว

    kanwaa maskiin yarabii miskiin

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 ปีที่แล้ว +1

    Wiilku wuu ooyi rabaa ax wllhi anaa is mooday muuqaalka dirqi ku daawanayay😢😢
    Raali noqo wllkay lkn hal qalad oo wayn ayaa gashay oo xaaskaagii ayaa furtay😢😢😭😭😭😭😭😭✋

  • @xabiibacaliisaaq5159
    @xabiibacaliisaaq5159 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustadkeyga🥰

  • @marianapoli8162
    @marianapoli8162 2 ปีที่แล้ว +1

    Wsc walalkey ayuub axmed

  • @osmanosman1410
    @osmanosman1410 2 ปีที่แล้ว +3

    Xariiroow xaal khaado wan ka xumahay lkn anigaaba isku maleyay in laygu demiyey course free ah waaye Allaha kuu dhib dhaamo 🤨

  • @haythazzan6483
    @haythazzan6483 2 ปีที่แล้ว

    Guleyso wll Ayuup

  • @timeforbinaryoption7715
    @timeforbinaryoption7715 2 ปีที่แล้ว

    First one 😘🤩🤩

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul4915 2 ปีที่แล้ว +1

    Queenn canab u ekaa codkeeda mise waa ayadiiba

  • @nasrinadan2404
    @nasrinadan2404 2 ปีที่แล้ว

    Ax anigaaba ka mid ah intaad utacsiyaynayso ayuubow qof wax jecel aan quusan hadana lagu dheelayo

  • @aishaahmed4428
    @aishaahmed4428 2 ปีที่แล้ว

    Oh my God wlhi wnka qalpi xumaday wiilka wxa ku dhacay

  • @nadacaddy8289
    @nadacaddy8289 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuubow after exam glbtaan khadka soo galay

  • @abdirizaakhabdullah1515
    @abdirizaakhabdullah1515 2 ปีที่แล้ว +4

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 🤣🤣 so funny

  • @fatimomoha8544
    @fatimomoha8544 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala biirka waa waaciib aniga waan yarahay form1 wax ma jukaanso

  • @abdirahmanqaase279
    @abdirahmanqaase279 2 ปีที่แล้ว

    Màsha Allah

  • @hamditalastprincesscm6560
    @hamditalastprincesscm6560 2 ปีที่แล้ว

    Wllo raga bes ka hadashaa dumarka xtaa waa lgu sameyaa

  • @suhaibalimohamed8190
    @suhaibalimohamed8190 2 ปีที่แล้ว

    horey usoco