Adigay Kuu Taallaa Qof Dantiisa U Taagan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ค. 2024
  • Adigay Kuu Taallaa Qof Dantiisa U taagan.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 148

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to หลายเดือนก่อน +52

    Allah is one 😢

  • @user-oj4kz3bj8p
    @user-oj4kz3bj8p หลายเดือนก่อน +45

    Ustaad ayuup axmdoow abaal wayn baad ii gashaye aduun iyo aakhiraba hortaada wax aad ku faraxdo rabbi ha dhigo, noloshayda sanad kahor siday ahyd iyo maanta farqi weyn baa u dhxeeya .❤

    • @MunaMaxamed-no2nl
      @MunaMaxamed-no2nl หลายเดือนก่อน +7

      Sidaaa ad manta thy si kasiiiii wangsan ban ku rjaynyaaaa wllo😢❤

    • @Engayub
      @Engayub หลายเดือนก่อน +1

      ​@@MunaMaxamed-no2nl
      Sidaas ay ducadu kaaga soo go'day😂 waa m.a 😂

    • @ahmedmohamed-tm4gs
      @ahmedmohamed-tm4gs หลายเดือนก่อน

      masha allah side nacam huno

  • @sahraahmer817
    @sahraahmer817 หลายเดือนก่อน +10

    Mahadsanid ustaad
    Kuwasi waxay jecladen tan dagdaga badan o waxay ka tageen maalin culuso danbaysa
    Ala maxa qaflad ku jirna😭
    Guul ma rapta aakhiradada hagaji walhi bilahi nolosha aduunyana way kuu hagaagi✔💯

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 หลายเดือนก่อน +10

    Guusha iyo hormarka xasiloonida daganashaha walwal la,aan waxad rabto hesho waxaas dhan meel fag ha raadinin ku xirnaashah Allah iyo dadaal iyo ficil in aad sameyso wax yaabaha ducooyinka lagu aqbalo waxad cuneyso xalal ah iyo in aad sinada iska ilaaliso iyo in afkaga laga aman helo iyo gacantada samir badan naxaris badan xaasidna aheen dhamanten Allah muraadkena mid aduun iyo mid aaqiro hanoo sahlo ameen

  • @mabdulahiabdi1039
    @mabdulahiabdi1039 หลายเดือนก่อน +5

    best youtuber waligay ku ilobimayo❤ waxan ka faiday waligay hooyodeay iyo Abahay mida ka faidan ❤❤

    • @soomaliteach
      @soomaliteach หลายเดือนก่อน +2

      Hoyo iyo abo qof hala bar bardhigin 🤝🙄

  • @MunaMaxamed-no2nl
    @MunaMaxamed-no2nl หลายเดือนก่อน +5

    M.a tbarka lllh ayuuuub axmed waxa thy qof ku dayasho mudan runtiii❤🎉😢

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahad 13 วันที่ผ่านมา +2

    iLaahay caqliga iyo cilmiga ha kuu barakeeyo

  • @ayanahmed7779
    @ayanahmed7779 หลายเดือนก่อน +4

    Whi macalin anigo xalad adag ku jiro oo oo yayo ayn dhiirigalintada dhageysan jirey horey ayna u socon jirey mantane alx wan heley Riyadeydi ugu danben wax aan oo rafadine laguma raxeyesto Thank you so much ❤

  • @NajmaRooble
    @NajmaRooble หลายเดือนก่อน +1

    Love you for the sake of Allah
    Thanks ustaad you made me strong person walahi alhamdulilaah

  • @qalbilove2448
    @qalbilove2448 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid. Ustaaat ,abalkaka waxa gudo ma aqan ilhy jano haka dhigo abalkak❤❤

  • @user-ek1iq5bl5p
    @user-ek1iq5bl5p หลายเดือนก่อน

    mahadsanid nolosheyda wax badan ayaa ka badashay macalin allah haka awaal mariyo

  • @bezzani3033
    @bezzani3033 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad ❤💯🤝

  • @_Jakat_1
    @_Jakat_1 หลายเดือนก่อน +3

    Ustaad ayuub ahmed 💯nolol wanagsan ba ku rajenah 🖤

  • @Hoyopodcasy
    @Hoyopodcasy หลายเดือนก่อน +2

    Waxan kugu abal gudno whli garanmayino just thank you very much wll sidaad wanaga nola jeceshahy allah adigana wanaga h kula jeclado... team fiidmeer aan is daba qabano

  • @hafsayasin6860
    @hafsayasin6860 หลายเดือนก่อน

    Ayub walalo, may Allah bless you. i always enjoy your advice. ❤️❤️❤️❤️. I m’ve learnt alot from you. waliga nolowe!!!

  • @hassanmohamedgure6073
    @hassanmohamedgure6073 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah ustaad❤

  • @abdirahmansalan1583
    @abdirahmansalan1583 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll waxan ka faiday wax yar ma ahan wlhi 😊❤

  • @cabdishakuurshiikh6707
    @cabdishakuurshiikh6707 หลายเดือนก่อน

    Jasakalahu kheer ustad ❤

  • @SaedMohamed-ih1rn
    @SaedMohamed-ih1rn หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Ustaad.

  • @munocabdi4954
    @munocabdi4954 หลายเดือนก่อน

    Jazzakallhu qeyra ustaad

  • @ayaanmahamud3180
    @ayaanmahamud3180 หลายเดือนก่อน

    Jazaa kallahu kheyr wll Ayuub Ahmed ❤

  • @Eng.Amiir.
    @Eng.Amiir. หลายเดือนก่อน

    Illahay haku xifdiyo Ustaat Ayuub.

  • @user-bq4fc5yg5h
    @user-bq4fc5yg5h หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allaah jasaakalaahu khayr wll vidiyoga xiga noso dadaji aad ban iga faiday

  • @hodanhapi-xy5yv
    @hodanhapi-xy5yv หลายเดือนก่อน +1

    ustaad guulayso

  • @aweysabdi8265
    @aweysabdi8265 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahayow ii fududey nolasha adunka iyo tan aakhiroba 🤲🤲

  • @intawalanwlaashood8376
    @intawalanwlaashood8376 หลายเดือนก่อน +1

    Allow siduu noo dhiiri galiyo asna ugu awaal mari tanks macalin guuleyso ❤🤴✊🙏

  • @zadaammohamed4958
    @zadaammohamed4958 หลายเดือนก่อน +2

    You best advicer

  • @SuhuurMohamed
    @SuhuurMohamed หลายเดือนก่อน +4

    Ayuubow manaa malikastaa iga hadashaa Wayo Video daada 100%96waa xaldaa ku jiro😢😢

  • @Shariifada
    @Shariifada หลายเดือนก่อน

    Ustaad ayuub Axmed alle haku sharfo aduun iyo akhiro ❤❤❤❤

  • @Dhagawayne-fe9zl
    @Dhagawayne-fe9zl หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid zxp wll ayuub alle haku barakeeyo nio wll talo yar basn kaagabaahanahaye intee kala soo xidhiidha maygase caawin kadhaa

  • @adanalimohamed763
    @adanalimohamed763 หลายเดือนก่อน +2

    Allha ku Barkeyo wll qaali sida aad mar walib aad isku xeeylayso dhalinyerda

  • @xuseeenAnas
    @xuseeenAnas หลายเดือนก่อน

    thank you our teacher❤

  • @mumtaazsaid3103
    @mumtaazsaid3103 หลายเดือนก่อน

    Jaskaha allh khyr

  • @user-vo4um9yw9w
    @user-vo4um9yw9w หลายเดือนก่อน

    Thnks my teacher ❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏merci beaucoup

  • @MunaCismaan-gm6bv
    @MunaCismaan-gm6bv หลายเดือนก่อน

    Thanks wll waxbadan kaa faaiday wlhy🥰❤

  • @DaudAbdiAli-pd7ir
    @DaudAbdiAli-pd7ir หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo Guul iyo gobanimo ayub mahadsanid macalim

  • @AMIIR388
    @AMIIR388 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustad❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @drxayitube2976
    @drxayitube2976 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad Ayuub waan ku Baahnaa Xageen kaala so xariiraa

  • @kawsarabdishakur5111
    @kawsarabdishakur5111 หลายเดือนก่อน

    Sharaf iyo karamo my teacher ayub ❤

  • @SaadacyuusufXaaji
    @SaadacyuusufXaaji 19 วันที่ผ่านมา

    Ustaad ayuub Macalinka macalamiinta allow xafid

  • @djibtube2777
    @djibtube2777 หลายเดือนก่อน

    Simply amazing🎉 subhanallah

  • @FarhanNuur-gt1fb
    @FarhanNuur-gt1fb หลายเดือนก่อน +1

    The legend I take in this advice

  • @user-zf4fz7ro5m
    @user-zf4fz7ro5m หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi8191 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid 😊❤

  • @zamniitahassan8184
    @zamniitahassan8184 หลายเดือนก่อน

    Our Teacher 🤴🙏🏾

  • @HachimDjama-qi5gv
    @HachimDjama-qi5gv หลายเดือนก่อน

    Ayub axmed waxbadan aya ka barteey walalkey allah haku xifdiyoo aduun iyo akhiro brother

  • @zakibuuni
    @zakibuuni หลายเดือนก่อน

    Ayuub wll videoyadan soo badi, sobobtoo ah cid wax noo sheekta ma haysano.
    From heart

  • @shukricabdulahi5231
    @shukricabdulahi5231 หลายเดือนก่อน

    Thank you macalin

  • @fardowsanuur8348
    @fardowsanuur8348 หลายเดือนก่อน +1

    Allah hakuxafido wll

  • @Sahruush
    @Sahruush หลายเดือนก่อน

    My role model 💕ustaad Ayoup wax ku dhibo Rabbi kuma tuso❤🎉😊

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay hano kaa daayo macalin qaliya❤

  • @SIRTAGUUSHAAA
    @SIRTAGUUSHAAA หลายเดือนก่อน

    Wlh in aad ani ila hadlayso ama aad ani toos iga hadlayso ayaan u malaynayaa yaabanahayba mahadsanid macalin wlh muqalkan waan ka faaiiday hadan boodhka iska jafayaa

  • @MaxamedSaabiyo
    @MaxamedSaabiyo หลายเดือนก่อน

    Macalinkeyga Ayuub jazaaka Allah

  • @saynabcali6288
    @saynabcali6288 หลายเดือนก่อน

    Mahadsnd ustaad

  • @MunaMo-un7mm
    @MunaMo-un7mm หลายเดือนก่อน

    Allah ya xafidak

  • @maxamedakhii1838
    @maxamedakhii1838 หลายเดือนก่อน

    Ustaad ❤️

  • @user-vv1bn3oh4i
    @user-vv1bn3oh4i หลายเดือนก่อน

    Mashllah❤

  • @ayanmaxamed2255
    @ayanmaxamed2255 หลายเดือนก่อน

    Masha allah❤

  • @user-vo4um9yw9w
    @user-vo4um9yw9w หลายเดือนก่อน +1

    Merci beaucoup

  • @maahironline
    @maahironline หลายเดือนก่อน

    Maalintaan Channel kaaga ku soo biiray ayaan hormar gaaray dhan walba mcln nolosha kuma xumayso la.aantaa waxba ma noqdeen wlhi mahadsanid 🥹❤️

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia หลายเดือนก่อน

    Guulayso Ustaad

  • @shimyalawy4924
    @shimyalawy4924 หลายเดือนก่อน

    Thanks my Macalim

  • @Aboowe_Mahamed
    @Aboowe_Mahamed หลายเดือนก่อน

    Masha ALLAAH

  • @MaankaCade-xs6tz
    @MaankaCade-xs6tz หลายเดือนก่อน

    Dhiiri giliye😍👍🔥💯

  • @MunaMo-un7mm
    @MunaMo-un7mm หลายเดือนก่อน

    Mansha allah

  • @maslaxmaxamed2840
    @maslaxmaxamed2840 หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsantahy

  • @abdazzizxussen-uq8co
    @abdazzizxussen-uq8co หลายเดือนก่อน

    الحمد الله على كل حال ❤😊

  • @Xariif_1
    @Xariif_1 หลายเดือนก่อน

    Legend ayuub Ahmed 🔥

  • @libaanadan239
    @libaanadan239 หลายเดือนก่อน

    Anaa ugu horeeyo ayuupow❤😊

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 หลายเดือนก่อน

    Ustaad ayuub run badanaha aan dhab ujeclhay ilaahay dartii ayan ku jeclady Jazaa kalahu khayrul Jazaa waxad noo sheegtaa mar walbe wax run ah ilaahy hanga yeelo kuwii kuwaana qaato Ustaad nosoo badi waana ogahay inaad mashquul sanatahay

  • @user-ed1wm9pm6v
    @user-ed1wm9pm6v หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid ustaad

  • @HanaAbdirahman-dq3qu
    @HanaAbdirahman-dq3qu หลายเดือนก่อน

    Thanks 🎉

  • @DeeqsiMaxamed-qn7qi
    @DeeqsiMaxamed-qn7qi หลายเดือนก่อน

    Wlhi ayub is legend

  • @Dhagawayne-fe9zl
    @Dhagawayne-fe9zl หลายเดือนก่อน

    Walahi waa xadiis hadalkaagu ❤

  • @QuruxbadneFashion
    @QuruxbadneFashion หลายเดือนก่อน

    Allah is forgive you dear wise

  • @HothanHapy
    @HothanHapy หลายเดือนก่อน

    Ustaad her aan labamoopilkaakaladhagaysto maraya guulayso

  • @mohamedhajiali2849
    @mohamedhajiali2849 หลายเดือนก่อน

    The media needs this guy and ogaansho

  • @SleepyBubbleTea-qu3vb
    @SleepyBubbleTea-qu3vb หลายเดือนก่อน +1

    Asc wall ayuubow hada unban ogaday wallhi inan aniguleeyahy noloshan iyo naftanba sbbto ah cidklaban iskuhalaynjiray mahad sanid ❤❤❤

  • @maslaxmaxamed2840
    @maslaxmaxamed2840 หลายเดือนก่อน

    شكرا

  • @MaxamedAli-yc7qs
    @MaxamedAli-yc7qs หลายเดือนก่อน +2

  • @AishaSharif-eb5el
    @AishaSharif-eb5el หลายเดือนก่อน

    Aaan ku sali rasuulkeena❤

  • @user-fi4te8mr9x
    @user-fi4te8mr9x หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @MohamedAbdikadir-mk3rc
    @MohamedAbdikadir-mk3rc หลายเดือนก่อน

    waad mahad santahay

  • @user-tx5wy6tc2s
    @user-tx5wy6tc2s หลายเดือนก่อน +1

    Ninka kaliya dhalinyarada boorka ka jafa 😂

  • @user-gt1bz9vh7p
    @user-gt1bz9vh7p หลายเดือนก่อน

    First one ustaad maanta 😢😅

  • @RuweydoRuun-pg1pi
    @RuweydoRuun-pg1pi หลายเดือนก่อน +1

    ❤💯💋🥰

  • @user-ux9pu3pe5x
    @user-ux9pu3pe5x หลายเดือนก่อน

    Mhd snid wax walbo iga so dhax baxo video wan Kala baxa Abti 2022 ayan kugu so biray 100%67 wax bdna iska daremay hesaha ayan ka bilaway waligey dodaha iyo mala yacniga ma dhagesan Blse Ina heso dhagesto iyo Ina cajiska dhanka nafteyda ah Ina iska daya ku gulestay alle mhda is kale

  • @armaan___1276
    @armaan___1276 หลายเดือนก่อน +8

    Our teacher

  • @24hours171
    @24hours171 หลายเดือนก่อน

    xaqiiqo qaraar😬

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali5650 หลายเดือนก่อน

    🙏

  • @user-nr5vn7tg8u
    @user-nr5vn7tg8u หลายเดือนก่อน

    Thnkz

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli หลายเดือนก่อน

    Walalky Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🗣👂🎁❤️🥰🫡👑🫅

  • @RoodaYusuf-b2q
    @RoodaYusuf-b2q 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walha sualhan Mara walba is wadiya jawabto dara ku helya danke wllkay

  • @axmedmaxameddaahir1582
    @axmedmaxameddaahir1582 หลายเดือนก่อน

    Ustad ayuub luuqa isoo gal sheeko sheeko 😅

  • @user-sm2bd4rb2r
    @user-sm2bd4rb2r หลายเดือนก่อน

    M.a❤❤❤❤❤

  • @gallaad143
    @gallaad143 หลายเดือนก่อน

    Maclin alha ku sharfee mawduuc vidiyogi kan ka roreyay mawduuci qoyska kaa ilalinta xaskaga inaadan ka mashqulin

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 หลายเดือนก่อน

    😢waxa so radiyey anigo niyad jaban❤2024 vidogan 😢 so radiyey😢 anigo qalbi jabn l.a so laban❤anigo nolshayda dhisay😢❤

  • @maalmedia623
    @maalmedia623 หลายเดือนก่อน

  • @mariomanka33
    @mariomanka33 หลายเดือนก่อน

    Wax u bahna podcast inan ka dhagysto side u Heli Kara ? Igu cawi plz