WEY OOYDEY MARKII AY OGAATAY IN INKEEDA UU WALAASHEEDA LA ...... Part 5

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 674

  • @hunterofficialchannel3183
    @hunterofficialchannel3183 3 ปีที่แล้ว +38

    U isticmaal codkaaga naxariis iyo Raalli gelinta Rabbi, Dhegahaaga kheyrka inay maqlaan, ku dadaal, Gacmahaaga sadaqo, ku bixi kuna samee samafal, Maskaxdaada runta, sheegideeda ku beer xilli kasto, Qalbigaaga jaceylka Allah iyo Rasuulkiisa maxamed scw ku keydi,
    Jirkaaga oo dhan cibaado iyo Alle ka cabsi ha u joogo dunida intaad nooshahay, Ku dadaal akhrinta Qur'aanka ugu yaraan maalinkii Bog Akhri
    SALIGA nabiga badi SCW
    Waa Talo Walaalkaa ka Imaaday💯🤲

  • @ceeblohassan9898
    @ceeblohassan9898 3 ปีที่แล้ว +38

    Thank you ALLAAAH for making us muslims Alhamdulillah.💯😊
    Also thank you iyeeeeeyoow Adiiny.😊

  • @CIILTIRE_3C
    @CIILTIRE_3C 3 ปีที่แล้ว +176

    Muuqaldaan Dartood ayaan Kuugu soo Biiray channelkaga Wll Hosow Noso Badi Muuqaldan 🥰😇

    • @somaliboy6957
      @somaliboy6957 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/ETy1MgbAfSw/w-d-xo.html

    • @saciidosalax6385
      @saciidosalax6385 2 ปีที่แล้ว +2

      Aniga xitaa sxp noo badi pleass

    • @shukriqurux9100
      @shukriqurux9100 2 ปีที่แล้ว

      Ani xita wanba ka helay

  • @lisabintumaryam8288
    @lisabintumaryam8288 3 ปีที่แล้ว +62

    San ufarxay lee markan arkay🏃‍♀️😍 mahdsanid million times 🥀🥰wll hasow

  • @abdiosman7890
    @abdiosman7890 3 ปีที่แล้ว +22

    Ustad fadlan barnaamij-kan sii wad,
    Mid innaga ayay Dan inoo tahay wlhi qalbiga kaa jecelnahay tanklena waa koritaanka kanaaalka aad buu maalmahan u kobcayaaa m.a rabbi 🤲🏻 ha Ku dhawro

  • @axmedjimcaale2699
    @axmedjimcaale2699 3 ปีที่แล้ว +4

    parnamijka waa barnamij fcn hossow channelkaga wax le laga faaidaa moyee intertament o kliya maha wlhi chanelkaga hadi lacag gooni ah lagu daawan lahaa wuu mudan yahay wlhi waxa tahay macalinkena Tnx sxb somali o dhan ku tageeran kliya tageero qaasa ma lihi hore u soco

  • @abdiqaadirali1220
    @abdiqaadirali1220 3 ปีที่แล้ว +28

    It's was unbelieverble
    Please make part 6 because I like who you translated to as thanks brother 👍👍👍👍👍💯💯💯😎 keep going

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 3 ปีที่แล้ว +11

    WALAAL AAD IYO AAD BAAD U MAHADSANTAHAY BARNAAMIJYADA QURAXDA BADAN EE AAD INOO SOO TURJUMTAY EE INOO WAD BARNAAMIJKAANI WALAAL EE GUULEEYSO INSHALLHA WALAAL VIVA DALKEEYNA HOOYO EE SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayaanlehassan6727
    @ayaanlehassan6727 3 ปีที่แล้ว +6

    Ar waa gaal fiican kulaha keep gowing osman keep gowing soo badi wll form Somaliland hargeisa

  • @wllcesca2634
    @wllcesca2634 3 ปีที่แล้ว +196

    Yaa ila sugayey part 5 🤣

    • @somaliboy6957
      @somaliboy6957 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/ETy1MgbAfSw/w-d-xo.html

    • @abdiqaadirtollman4236
      @abdiqaadirtollman4236 3 ปีที่แล้ว

      Me

    • @nuuroadan4754
      @nuuroadan4754 3 ปีที่แล้ว

      Waw Manta igu horaysa in an kudawado Fri jun11 ban kugu sobiray wan kuhaysta wallahi👌👌

  • @jimcaleismail1024
    @jimcaleismail1024 3 ปีที่แล้ว +55

    Aniga Oo Hossow Pro Oo Afkayga Hooyo Iigu Turjumaya Helaya maxaan Meelkale ka doonaaba 😁 Guulayso wll.

  • @zuhayla8310
    @zuhayla8310 3 ปีที่แล้ว +80

    Ayyy ican't wait episode5 🤔🥰🥰

    • @abdifanta6065
      @abdifanta6065 3 ปีที่แล้ว +2

      ❤🏛💲❤Asc wll waxaan idin hayaa fursad ganacsi adigoo oo gurigaaga joooga inaa dhaqaale xadlaheyn sameyn kartid ku dhawaad $700 - $2000.
      Sidoo kale adoo arday ah waad ka shaqeysan karta. Meel walba oo aduunka ka joogto.
      hadiiiii aad rabtid inaa warbixin kasiiyo fadlan igala soo xidhiidh
      whatsapp number, +1 531-218-5147

    • @nomoretalk7851
      @nomoretalk7851 3 ปีที่แล้ว

      @@abdifanta6065 oo la hubaa wll

  • @jrfunny9120
    @jrfunny9120 3 ปีที่แล้ว +9

    Waan ku faraxsanahay malmahan sida aad muqalada noga soo badiso wll shaqsi ahantisa jclhy baa tahay ❤❤❤

  • @ruqiaadem9139
    @ruqiaadem9139 3 ปีที่แล้ว +3

    wan ku farxay wlh markan arky inad qaybti 5aad noso gudbisay thank u thank u wllo 💯👍

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 3 ปีที่แล้ว +66

    Barnaamijkan waa Wadna Qabad #Cusmaanow Sxb Wllhi 😂😂😂😂😂 Adigaan Kaa Arkay waayadan Waan Ku Taxnahay 😎😎😁😁😁

  • @ahmednachi1
    @ahmednachi1 3 ปีที่แล้ว +2

    Part 6 qof half million ka ku guulaystay soo qaado episodes na usamee wll hosow

  • @cabdiwali1
    @cabdiwali1 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow barmaamijkan waxaynu kafahmi karnaa siday sirta iyo waxyaabha khusuusiyaadkaaaga ah ay umudan tahay in aad ilaaliso inkastoo dhaqamadani yihiin kuwa gaalada
    Oo ayssn inaga ina khusayn

  • @alik8841
    @alik8841 3 ปีที่แล้ว +2

    Fav episode thanks bro noo Soo badi wan jeclahy barnamujkan

  • @Amiirka77
    @Amiirka77 3 ปีที่แล้ว +6

    Best Dhiiri geliye Hossow Bro♥️🙏

  • @madinaguedi9565
    @madinaguedi9565 3 ปีที่แล้ว +10

    Shanta an dawaday wiilki u horeyay ee ookiyaalka xidhnaa murugti ka muuqatay ciiday ka muuqato ma arag

  • @yaara8543
    @yaara8543 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah pro thanks I liked this program part6 insha Allah

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 3 ปีที่แล้ว +8

    14:44 sidaaa udhahday hosow fanny keep going wankuheystaa barnamojkaan

  • @fatumacdey2881
    @fatumacdey2881 3 ปีที่แล้ว +6

    Manta len arke video yadada wyo subscribe kumn srin awl lkn hda wn ku saray I hope ina noqda qofka 1 ee dawadahaga ah keep going bro 🙏🏼🥰

  • @Talkbity
    @Talkbity 3 ปีที่แล้ว +10

    14:43 gaal fcn kulahaa ar hossow funny 😆 tahay wlhi 😅😅😂🥰

  • @yaztutorials720
    @yaztutorials720 3 ปีที่แล้ว +5

    Wllkey hore usoco
    Barnamijkan hajojin wayadaan weyku kalakacesaa
    Hormarkaga jeclahy

  • @mohaabdul3079
    @mohaabdul3079 3 ปีที่แล้ว +2

    hosow zxp barnamijkan waa la dhacay rnti so badi zxp ad iyo ad😅🤣🤣😂

  • @sacdianugal1344
    @sacdianugal1344 3 ปีที่แล้ว +13

    Pro hassow short filmkii doorkii aad ku lheed aad bu iga ilmysiisyy ano og inu move yahy 😭😭 saad u dhysy eryda iyo qaab jileenkaagii 👌👍

  • @fowsiyoali3025
    @fowsiyoali3025 3 ปีที่แล้ว +9

    Aaway gabdheheni somaliyed e dhihi jiray cadanka wa romatic. BACAAD AD QORSAGARO KU HEYSIN DHEH WAX ROMATIC LA DHOHO MESHA MAYALAN NAGTISA SXBTED HADIBA HEEE. HOSOW NOSO BADI BARNAMIJKAN WAN KA HELA WAN KA FIRSADA TH-cam KAGA MAHADSANID

  • @scorpionking188
    @scorpionking188 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going bro barnamijkan wa ku heysta iyo sida quruxda badane e ad u fasireyso. Argaalaa😂🤣😅💯

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 3 ปีที่แล้ว +17

    14:43 gaaaaaal fcn waaaaaye kulahaaaa Istafurullah wlhi qosol manta iguma harin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏🙏🙏🙏

  • @MaaidaMaaida
    @MaaidaMaaida 3 ปีที่แล้ว +18

    Lactan ciyaar Laguma qaato ileen mahdsanid wllo saad cod siga Nooga Aqbashay ilaa parti 10 gaadhshii xamaasad Ayuu leeyahy😂😂

  • @khadarlucky5333
    @khadarlucky5333 3 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamijkaan aad ayaan ugu helnay marka noo soo badi ❤❤ Teem hooso one love❤❤❤

  • @yahyemohamed5012
    @yahyemohamed5012 3 ปีที่แล้ว +11

    Show gii wadna xanuunka ahaa ee rag badan iyo dumar isku diray wlhi mar neh waa fan mar neh waa tol dumis hhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Bisharibrahiim
    @Bisharibrahiim 3 ปีที่แล้ว +4

    Part 6 sugeena bro
    Daqiiqadaha neh noso badi sxb

  • @hassansharifabbas4769
    @hassansharifabbas4769 3 ปีที่แล้ว +1

    Soo badi barnamijkan ad ayan uga helay mahdsanid wll qali

  • @ubax.maxamadxasan3503
    @ubax.maxamadxasan3503 3 ปีที่แล้ว +1

    Ankarsiino 200k kabadan uqalmaa wali ma arkin intaaas aa Adunka ku nolaaa qof ka muqal qurxoon. Wan ku raxestaaa muqaladiisa Walahi. Sida uu uhabeeeyo muqalka 💯💯💯💯💯💯💯💯❤️. Is amezen. Walahi

  • @mohamedabdirahmanmohamed3360
    @mohamedabdirahmanmohamed3360 3 ปีที่แล้ว +15

    🤣Inta ku qososhay gaal fican waye like 👍🏻 sar

  • @wlldeeq5599
    @wlldeeq5599 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad u mahadsantahy zhp hossow hdii aadan noo turjumi lahaYn xiiso ma yesheeN bro noo so badi

  • @monahupdihrahmanali7555
    @monahupdihrahmanali7555 3 ปีที่แล้ว +3

    🥰🤴🏿legend always legend hosow pro keep going

  • @atiaabdo477
    @atiaabdo477 3 ปีที่แล้ว +2

    Netka inan kaso dawado igama haysaba runti halkan beey noga shifantahay ...ay I can't wait 🙏

  • @ruweidamohmud4353
    @ruweidamohmud4353 3 ปีที่แล้ว +83

    Hossow: Gabdhaha uu ushekenjira lee miyaa ar gaal fican waa kan😂😂

    • @sharfandowla9252
      @sharfandowla9252 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh

    • @zakariamohamed3418
      @zakariamohamed3418 3 ปีที่แล้ว

      Ahahah

    • @carafey3113
      @carafey3113 3 ปีที่แล้ว

      sida somalida tabasho ayu rabay lee 😂😂😂 marka is aragtin, wax le aye samenayan wilasha somalida kkkkkk mid Kan waba nin ficn wlhi ilahay haso hadeyo

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 3 ปีที่แล้ว +3

    7:12 ay iiisho waaa xanaqdey kal iyo laaaaap wlhi kaaaal diiin maleh Subxanallah.

  • @nimcoaxmededits7531
    @nimcoaxmededits7531 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah tabarakallah noso badi barnamajkan oo kallee

  • @mahbuubaj9046
    @mahbuubaj9046 3 ปีที่แล้ว +6

    🤣😅😂 Ar Hosow caaadi matiHid 😁 Cwda gaaal fcn waaye ka dhacday wlle 🤣😅😂 qosol iguma yara Part6🙏😁

  • @abdiweliali9111
    @abdiweliali9111 3 ปีที่แล้ว +8

    Gal fican waaye oo u sheeken jiray lee gabdhaha😅😅 14:40

  • @cudoonqali4665
    @cudoonqali4665 3 ปีที่แล้ว +2

    Aniga waa ku hestaa barnamijkaan hosow thnk u 🥰

  • @fardusahussein3150
    @fardusahussein3150 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allha wan jecelhy walhy barnamjkan

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +6

    Hosow MahadsaniT Huno Qaybta 6xaad Nooso dadaji😍

  • @fadumopurco2229
    @fadumopurco2229 3 ปีที่แล้ว +22

    Waxan ku qosley gaal fiican weye😂😂😂

  • @shidechannel2818
    @shidechannel2818 3 ปีที่แล้ว +1

    Mr hosow noogu soo dhakhso qaybta xigta part 6

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 3 ปีที่แล้ว +4

    Walaalkey waa ku jecelnhy wlhi as familkeyga❤️❤️

  • @priyankachopra4292
    @priyankachopra4292 3 ปีที่แล้ว +1

    Thnks Walal qaali barnaamijka waad noso badisay thnks hosow

  • @nasrudinmohamed1103
    @nasrudinmohamed1103 3 ปีที่แล้ว +4

    waiting part 6 Hosow Pro

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 3 ปีที่แล้ว

    Noso badi shekadan wey nobaxda wlh mahadsanid abowe

  • @natural-23-mx
    @natural-23-mx 3 ปีที่แล้ว +3

    Waiting part 6
    Barnaamij xiiso leh

  • @farmamediagroup5860
    @farmamediagroup5860 3 ปีที่แล้ว +1

    waaw wan ku hystaaa parnaamijkan wa top mahadsanid Hosow pro 👍😎

  • @updalaupduwahap8213
    @updalaupduwahap8213 3 ปีที่แล้ว +1

    Hoosow keep Going zxp qli

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Salan sare Magaca hajiro Abid Raxmaanku haku xafido aamiin yaarabi pic respect hore u soco 😍👍👍👏❤💋🌹🔥🔥

  • @nasrosheikhabdi7200
    @nasrosheikhabdi7200 3 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsanid hosow wllkey noso badi qeyb kale

  • @fardowzakhaliif8679
    @fardowzakhaliif8679 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnamij igadheh thns bro keepgoing hosow pro

  • @warsameyw2410
    @warsameyw2410 3 ปีที่แล้ว

    Wll ha niyad jabin horay u soco respect ku haya lpx🙏⚡️🙅‍♂️

  • @ztar787
    @ztar787 3 ปีที่แล้ว +2

    Hesow pro waxan jecelahay filmo inaan soo saaro lkn ma hello qof iga caawiya TH-cam waakan 2k ayaan haystaa balse hadi aan wadan kula joogi lahaa waan kula sameyn lahaa filmo ruwaayado aad ukla kacsan keep going pro

  • @footballshorts9769
    @footballshorts9769 3 ปีที่แล้ว +8

    garga uu ka jareenaya kulaha odayga ar hassow, wan kahelay si aa reaction ugu bixinayso wlh 😂😂

  • @anizahidig3645
    @anizahidig3645 3 ปีที่แล้ว +3

    Hbnba kan lakeno kan kala kadaran cajin waye part 6 i wait you i.a wall aa respect uhayo hormar wcn 🙏🙏🙏

  • @rasmiosman5942
    @rasmiosman5942 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkk gaaal fcn wye hassow iga qosol siisay

  • @mohammedaweis3014
    @mohammedaweis3014 3 ปีที่แล้ว +40

    Internet ka hanoo dirin si aan usoo dawano mom of truth sppto waa reaction kaaga waxa xiisaha u yeelayo

    • @hosowpro
      @hosowpro  3 ปีที่แล้ว +15

      thanks Walaal

    • @feasalhanad1094
      @feasalhanad1094 3 ปีที่แล้ว +2

      Absolutely aniga xita aaladoda Kama raadin Hossow lee jeclahy inaan kadaaawado reactionka buu kumacyahay

    • @najaaxsouleimanaaden795
      @najaaxsouleimanaaden795 3 ปีที่แล้ว +2

      @@hosowpro anigaba anoo awoodo inaan English kudawado hadana wllhi hosow sugaa mar walba waana isqabtaa si.aan isaga uga dawado

  • @nasrocali2707
    @nasrocali2707 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa ku heestaa wlhi plz prt 6 allow yaa waydiya suaalaha soomalida inkasto mislim nahay hadana qaar xun baa ku jira somaalida

  • @abdirahmaanhaji3088
    @abdirahmaanhaji3088 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid mudane hosow

  • @abdifitahyare8820
    @abdifitahyare8820 3 ปีที่แล้ว +1

    Hosow sxb barnaamijkan waaku heesanaa horay waan u daawanjiray lkn hader ayuuba ila macaanady thanks

  • @mubaarikmaxamed8698
    @mubaarikmaxamed8698 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wa barnaamij aan aad u xiisenayo hore u soco sxb

  • @dheemanluula3379
    @dheemanluula3379 3 ปีที่แล้ว

    Waa fani wll soo badi
    Keep going bro osman hossow

  • @mohamedabukar3575
    @mohamedabukar3575 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhh ar gaal fiican waaye maxaa laga wadaaaa Bro........ Hosow

  • @dareenqanciye3359
    @dareenqanciye3359 2 ปีที่แล้ว

    Lipaxeyga hossow pro cimri dher iyo cafimad

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 3 ปีที่แล้ว +6

    wll osman lacala haduu bixinaayo bilad uuna sinaayo qof ugu cmmntiga badan ani kalin uun waan galaayaa waan hubaa wlhy waana qofka kaliya an si dacada ufiirsado dadka kale waa iska burburiyaa🙈❤❤ 😂 barnamijkaan waa film caadiya runti

    • @hosowpro
      @hosowpro  3 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid walaal Allaha ku sharfo

    • @iqraanaali2077
      @iqraanaali2077 3 ปีที่แล้ว +2

      @@hosowpro ❤❤

  • @akritmaxamedcm6350
    @akritmaxamedcm6350 3 ปีที่แล้ว

    Bro hore usoco maanta ayaan ku soo jiray team hosow 😎😎😎😎😎😎

  • @anjuupea4836
    @anjuupea4836 3 ปีที่แล้ว

    😱😱Omg first person m.a wll hosow Alle haku xafido ♥️🥰🥰

  • @hassanismailofficial5132
    @hassanismailofficial5132 3 ปีที่แล้ว +1

    Noo soo badi ugaas from reer baydhabo✌😁

  • @mohamedagchannel1831
    @mohamedagchannel1831 3 ปีที่แล้ว +1

    Prt 5 Aad iyo Aad keep going

  • @Naimatheaxolotllover
    @Naimatheaxolotllover 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan ka helaa bar mamuj yadaso kale💯❤

  • @hassanamerica6904
    @hassanamerica6904 3 ปีที่แล้ว +1

    Suddenly part 6😎 ustaad 🙏

  • @zackmobreezy4697
    @zackmobreezy4697 3 ปีที่แล้ว +1

    Cadaanku waa romantic m.a😂😂😂😂😂😂😂gabdhaha somalida waa salaamay

  • @Xurmobadan143
    @Xurmobadan143 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going my bro 🙏❤️

  • @Boqrada
    @Boqrada 3 ปีที่แล้ว

    Ruwayado ma rabno ee khisoyinka no sobadi wallo thanks 🙏

  • @rahmaabdi5303
    @rahmaabdi5303 3 ปีที่แล้ว

    Wax kasta waa la maqli diinteenu waa nastexo horay u soco wll hp

  • @hakimi-gaming8337
    @hakimi-gaming8337 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waxaan ku qoslay gaal sheekeeyo waaye kulhaa hosoow 😂😂😂😂

  • @maxamuudcabdirashiid5681
    @maxamuudcabdirashiid5681 3 ปีที่แล้ว +1

    Hosow waan ku taageeraaa pro

  • @sharmarkemo2611
    @sharmarkemo2611 3 ปีที่แล้ว

    Wad mahdsan tahy Wll horay u soco wcan ka sugnaa part 6

  • @cawaleabdirahman2604
    @cawaleabdirahman2604 3 ปีที่แล้ว +2

    Next week insha allah bart 6 keep going cosine

  • @gobeeymaxamed2204
    @gobeeymaxamed2204 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaaal adaa u kuugu mahad celinaa daganaantaada iyo waayo aragnimadaa marka walaal waxaan kuu dardaarmaa cabsida ALLAAH waxa kaa haraayo oo aaqiro markaa dhimato Alle nagama kaa dilee kaa danbeeynaa u badal culumo cajiiba oo dood islamiya soo daaya baa jira u badalo adoo ku leh dadka ALLAH dartiis baan iskaga daayay waa laguu wada duceeyna inshaa ALLAAH waxaa laga yabaa dad gaalo raaca baa jira macnahana waxaba kala soco showyada gaalada kuwaanoo kale hadaa xataa u sii hor marisid war waxaan waa gaalo ileen gaalo ILLAAHA ku sheegay xoolaha ineey ka liitaan waa wax la gartay waa kuwaas waxa walboo faaxisha meesha la fadhiya alxamdulilaah Rabigii diin aan wax iskula harno na siiyay.

  • @kawsarcusman356
    @kawsarcusman356 3 ปีที่แล้ว +2

    part6 inzha allah

  • @kaamiliyamustapha8436
    @kaamiliyamustapha8436 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco mar walbo guul ku rajeynaya🥰

  • @xamda5485
    @xamda5485 3 ปีที่แล้ว

    Wiilkan videos labad aan dawadey weye wanan ka helay shakhsiyadisa dibada keep going bro

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha keep going walkey

  • @ridwanshome
    @ridwanshome 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 3 ปีที่แล้ว +2

    Walhi kal iyo laab aan u xiiseeyaa barnaamijkaan😃😃 inaba caadi maahan
    Hosow big legend 👏
    Waiting... part 6 👀👁

  • @cabdiraxmaanmaxamuud1596
    @cabdiraxmaanmaxamuud1596 3 ปีที่แล้ว +2

    War nio soo badi oo si joogta ah uso daa mhdsanid

  • @sadiiqcali472
    @sadiiqcali472 3 ปีที่แล้ว +2

    Bro salan sare guuuuuul

  • @brahmanfarahosman6883
    @brahmanfarahosman6883 3 ปีที่แล้ว +1

    Laan dheere sobadi kaliya noh😘😘🤣🤣🤣

  • @faizaahmed8316
    @faizaahmed8316 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayyy part 6 rabnaa 🙏

  • @iqraahmed8817
    @iqraahmed8817 3 ปีที่แล้ว

    kaal fiican waaye kulahaa wlhi cawa arkay barnamijkaan waan ka helay