naagtani runta ayay sheegty iyo wixi ay samaysy ama ay samaynlahayd Ninkan ay wada noolyihina wx bdn o xaqiiqa ayu ogaday. imikana boyfriend keeda ha iskla macaamisho, inkaaari ku dhacdayda, naag inkaar qabta, balo ku qaadaty😡
suaal aan wataa marka qaabkee in qofka been ama run shegayo lagu ogaanaa qofka maskaxdiisa wax ku jiro alle kaliya aya oge suaashaas iga jawaab bro ado mahadsan
Dadow dadka aan hormarka iyo ilbaxnimada ku tuhmayna hadaw dhaqankoda iyo ilbaxnimada la sheego hadey sidan yihiin alxmdulilaah caala nicmatil islaam ilaahow shartooda na mooti🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Laaa ilaha ilalahu muxamada rasululaah qasaro ayaa ku dhacday nagta ceb iyo rerkedii oo kadumay iyo lacag la an caku gal bala ku gu dhacday qasaro badanaa
Khaayimad bay ahyd iiman la
waxan waa jilin isnot true sis
@@yusufgirow5977 it is
Part 2 oo showgaan Halkaan ka daawo.. th-cam.com/video/v8e2bUdHo70/w-d-xo.html
Yes bro, we need such a videos like this.
الزنامنالرجالوانسا
الجماع. من الرالجال. وانساء
4:04
War yaabkaa Gaalo.
Wxaa ka daran, Caruurtii Somaliya intii Hooyo iyo Aabe ka keeneen, Oo Aabe layiri👉Caruurta Adi ma qalin, Ee Waa lagu gaaday.
Wa Barnaamij aad u cajiiba isla maarkana xiiso gooni ah leh, Thank you Osman Hosow❤
Rabboow hanaga dhigan kuwa ku lumay aduunyadaan dhaldhalaalkeeda beenta ah
Amiin
Sxb hossow please part 2 noso samey please pert 2
Noosoo badi barnaamijkkan wll
12:00 I honestly believe that some truths are better left unsaid.😢😭😢
Showgan anoo ka qeyb galin oo wadnaha ixanoojiye 😂😂
Maaragtaa 😅
Wax badan bananka Iman lahayen
Adoo xaas leh ma siigeysataa haday ku dahaan😅😅😂😂🙉
@@ahmedyusuf2816 taaas aa igu daran 😂😂😂
Bro soo badi waxaan camal waa funny waan ku raaxaystaaye😂😂😂😂😂
Wlhi showgaan dadka daacada iyo kuwa kale ayow kala saaraa waa show fiican run ahaantii
This show callled moment of truth
wan dawan jiray showgan years ago, I like it thank you.
Me to fadeexo socotu ahaa
What is the name of the show!
@@almaba755529 the moment of truth
@@almaba755529 the moment of truth
Kwrn suasha 17 waliga ma sameysay
Waa inaad magacaaga kanaalka TH-cam u bedeshaa somali pro
Wadnaha ayaaaba i xanuuni lahaaa Bismillah iga tag dheh😂😂😂😂😂😂😂
11:14 the craziest question i ever seen🙈
11:55 the worest answer ever 😭
Aad ayaan kuu salaamay walaal #Hossow waana ka helay muqaalka Adoo raaliya Showga macagiisa iyo Tvga uu ka Baxo ii sheeg....
Sxb video yadaan cml soo badi haday macquul thy 🙏🙏
From baydhaba sxb taryero number one
waxay kaliya ee qofka markuu youtuber yahay qurxinaya waa different inuu noqodo like hoosow keep going bro
Sxkey Hosow malinti hal muqal isku day sxp inad soo dhigto dadka ku dawado ka mid ahay qati wlbo farxad ku waar✌❤
Talant wanaagsan ayad latimi ,Maanshaa Allh
Hosow this barnaamij waa kuwadanaa sxb ee soo badi 👌
Masha Allah aad u wacn thy in aad muqaal gaban oo laga cajisin soo galiso page kaga inta badn jecla dad sheekoyin dhdheer
11:14 the worst question that nailed her life
Csn weeeey 9qof taa iga horeeya waanku salmy
Indha adkaa qoftu bismilaah 😰😰😰 alhmduliaah calaa nicmati Islam
Lailaha ilalaah😢😢ceeb badna balaayo beerka kugu dhufaty gogol dhaaf aaaa😢🙄
Showgan dowlada xirtay 2012 ban ku xirnan jirey
Wlhi balwad bu ku noqonaya hadad baratan
Inkasto family badan ku kala tageen barnamijkan
Wll showga magaciis
@@Qrahma_13
the moment of truth Ba ladhaha iskada calool xanunkisa 😂😂😂😂
Dalkee ayaa lagu qaban jirey barnamijkan
@@dhamme0 Colombia Huno
@@dailyxiin mhdsnid
Anoo Signal maan mezhan ka qayp galo😂😄😂😄😂😂😂😂😂😂😂
Woow wlhi I can’t ina ka jawabo
Subxan allah allow mishinkaan wadankeena ha keenin alxamdu lillah allow adaa muslim naga dhigay
naagtani runta ayay sheegty iyo wixi ay samaysy ama ay samaynlahayd Ninkan ay wada noolyihina wx bdn o xaqiiqa ayu ogaday.
imikana boyfriend keeda ha iskla macaamisho, inkaaari ku dhacdayda, naag inkaar qabta, balo ku qaadaty😡
Huuno hosow ku wan oo kale noo soo badi
Hor mar fcn ayaa Muuqda Marka dhalimteena La eego Dhanka wax soo Gudbinta
Hor mar wacan Wll🙏
Waa mahadsantahay Osman hosow wallky ninkan & qofaan waa kala tageen hada waxa uu leeyahay xaas kale & halwiil magaciisana waa Frank patrick
Balaayo nin aan arag baa ka shekeya baan maqli jiray 😂😂😂😂
Walle hoog naagtan ba la tusay.
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Wuuuw 😂😂😂😂😂
😂
Wlhi madax xanun waaye🤤 lkn naso padi xiisu leyehee🤭
sxbow codsi.waaye kuwaan oo kle inoo soo badi
Bro Osman💕🔥🙏
Alxamdulilah aan dhahno ilahi weyna ee somaliyey islamka naga dhigay oo no dhooray
suaal aan wataa marka qaabkee in qofka been ama run shegayo lagu ogaanaa qofka maskaxdiisa wax ku jiro alle kaliya aya oge suaashaas iga jawaab bro ado mahadsan
Waxa lagu xidhay machine wadnaha sida lagu garan karo inta uu dareen dhaq dhaqaaqa dareen
Su'aalaha lugo jarees beyba igu rideen😄😄👌yasir alle
Sxb inbadan baan raadinaayay youtube kaaga 🥰
doqon weye tan waxa reerkeda kala fogaynaya inay lacag ku radiso may ahayn , lacagna ma hayso ninkedina waa iska fogaysay wanay cebowday subhanalah 😏
Noso badi wan ka helay Bowe qli🤴❤💯
Sxp hosow intee kahelaa showgan plz
Jeb kasuga like ta waa xagaga
Bro❣👊 par 2 noo soo sameey
*3-sano kahor ayaan daawanayay xalqadan ma imikaad soo baraarugtay, se waa la mamnuucay barnaamijkan, magaciisana waa moments of true*
Wa run showgan anaa dawan jiree wanba kuwaashay marka shaqda ka imaday dawan jiree waydan wan ka nastay
waab qatar shoow gaan noo soo badi aboowe woow i like,t
Walal no wad wan ka heleya sida af somail igu tur jumeysid oo wad walal 🙏🙏🙏🙏
Noso badii barnamajkan oo kalee please wll hosow
Nio muuqaa ladaan oo kle reaction kasoo sameee sxbw 😅👈🏻💞💞🥰🙏
Masha allah
Keep going my bro
Woow noo sobadi hore usoco xiiso gaara ayuu leyahay
Sxb sotarjum intii karaankada ah wadmahadsantahay wllkena nosobadi 🤝🙏🙏❤💯💥
WCS Please iso boqada walalhayga somaliyed waa cudsi
Mansha allah Gaga’s kiin
Inte
Www wn ka helay banrmajikaan wllky noso badi
Wa la joojiyey show ga beri hore ayuu socon jiray ma imika aragtay zxp
Noo soo badali zxp hadad awodo💕💕💖💕💕💕❤️
Showgan 2008 buu ahaa 2 years kaliyu socday kadib waala mabnuucay,2011 buu mbc4 ka socon jiray
Subxanallah allah mahadaleh oo naga dhigay Muslim
Hosow Keep Going ❤
Alla ango ka qeyp gelinaa wadnaha I xanunay😩😂
Wcs wll hosow mhdsnd
Waa show wadnaha ku xanujinayo in adiga lagu weydinayo cml aa unaxee iga tag😂😂😂
War wll noo soo badii waa barnamij qimoo leh
BARNAAMIJKAAN WEY ISKA CADAHAY IN SHAQADA SOCOTA UU QEYB KA YAHAY QAREENKA QOFKA KU LAMANAN WOW FASHILUU
sanad ka hor ayaan daawaday qaybaha ka duwan ee barnaamijkan waana wada naxdin
HOSOW PRO SHOWGAS the moment of truth WAAANBA JECLAHAY
Tani waa easy sxb niyadaa ayad dajineysaa beena xitaa waa sheegi kartaa
2004 my childhood ayan dawan jiray gabadhan reer keedi gabihan ba uu burburay dhibato ayey ka dhaxashay
That man he deserves better.
Horey usoco wll qof kudaydo tahay wll osman
Dadow dadka aan hormarka iyo ilbaxnimada ku tuhmayna hadaw dhaqankoda iyo ilbaxnimada la sheego hadey sidan yihiin alxmdulilaah caala nicmatil islaam ilaahow shartooda na mooti🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Allaahuma aamiin.. xitaa waalid iyo caruurtiis isu tago waa balaayo iyo qurun dhamaantood dadkennana aax fiican ayey uheystaan...😪😪😪
Xosow walahi hadaan awoodo 1m views and 5m subscribe baa ku siin lahaa sababtoo ah aad baan kuu taageeraa brother wakhtigu kuma ciilo guul baan kuu rajaynayaa
Hosow pro barnaamijkaan noo soo badi
Waan dawan jiray Showgan long years ago😆 xasuus ayaad ii galisay waxaan isla dawan jirnay walashay waan ka nixi jiray masakiinta siday ugu dhici jirtay badankooda reer buurburay Iyo lacag la’aanta 😆
Sxbow no so badi showgaan wlhi waan ka helay wawarey🤣🤣🤣🤣
Hosow noosoo badi plz please waaka helay wlh😀🙏💯
Haa horey waan u daaway asigo carab ah naagba reerkedi ku dumay hoyadedna ugu carotay oo mesha ka dhaqaaqday wlh
Subxan allh maxey isku ceebeeysay ineey imaan ka la dahay yaaahuuu
😃😄😄🔥Somaliya ayaa loga bahanyahay barnamijkan nawad ayaa dhalan leheed
Waxani su"aallo mahe waa Qarxis Kashifaad socota,😂😂😂😂
Hhhhhh
11:20 su,aal ugu darran 🥵🥵🥵🥵
awal duqdaan muxuu ku falay uf miskiin ka caloosha uu ixa nuujiye😣
Please soo badi Part 3😍😰
Xanuuun waaye lacagtan iyo sharaf daro tii ugu xumeed
Lacag qaadasho maahn tan eee xariirka familkada ku qamaar waaye🙆♀️🙆♀️
Wooooow
This for risk chalenge
waxan wwaa wax laisla ogyhy show yada badankood waa wax lasoo diyaaruyay
Wlhi hard questions waxbadso waxbeel ledhy naa kc
Wllhi waa easy su aalaha 🤤😂
Wllo osman noso baaadiiii
Waxanu wadnaha ayuu Ku shaqeynayaa wadnahaaga uun ladajiyaa😂😂wllhi anigu waxyabaha qaar Maya odhan lahaa wadnaheygaan dajin lahaa uun lkn alhamdulilaah Muslim nahayy waxyabaha naagtaas ma sameyn kareyn
Hoosow salaan sare, bro lkn barnaamijkaan xaga anshaxa uma wanaagsana maadaama aan isku dhaqan eheen, raali ahow sidaada kale taagera buuxa kuu ahy jir oo joog👀
Keep goin hoosow
Hello
Mxaa la yidhaahdaa showgaan
Waa barnaamij cajiiba ah hossow