NAAGTII UGU KHIYAANADA BADNEYD IYO SIDA AY ISKU KASHIFTAY.. Part 7

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1K

  • @hosowpro
    @hosowpro  3 ปีที่แล้ว +164

    HALKAAN KA DAAWO QEYBIHII HORE HADDAADAN DAAWAN...
    PART 1 th-cam.com/video/fk_5jBBgsqM/w-d-xo.html
    PART 2 th-cam.com/video/v8e2bUdHo70/w-d-xo.html
    PART 3 th-cam.com/video/ngDndvoLcSU/w-d-xo.html
    PART 4 th-cam.com/video/61CLRi0IvhE/w-d-xo.html
    PART 5 th-cam.com/video/gYw_foU-jwI/w-d-xo.html
    PART 6 th-cam.com/video/PXLYh-sCdSw/w-d-xo.html

  • @anizayamani2084
    @anizayamani2084 3 ปีที่แล้ว +209

    Fikirkeyga Qof muslim Ah wuuu ku guuleysan kari lahaa barnaamijkan🥺 sababto ah diinteenna quruxda badan waxa xun oo dhan way inaka reebaysaa❤️alxm🥰

    • @qadrahassan5663
      @qadrahassan5663 3 ปีที่แล้ว +10

      Aniza sax abayo alxadulilah calaniqmatu islam wlhi muslim nimada wax badan ayey naga celisa oo xun

    • @deqoomar5564
      @deqoomar5564 3 ปีที่แล้ว +7

      Qof muslim Ah asagaba waxyabo kale oo rerka ku bur burayo heesta badan iska jir hee mida kale raga way kuu hooban lahayeen barnamijkana Ah qofka waxa u qarsoon in u bananka keeno

    • @sacdiyoali2128
      @sacdiyoali2128 3 ปีที่แล้ว +1

      M.a

    • @abdulnasirhassan6608
      @abdulnasirhassan6608 3 ปีที่แล้ว +1

      Maxaad ugu gulaysan wayday runta sheeg waxba ha qarsan unbaa lagarabaa

    • @hamsasaet8599
      @hamsasaet8599 3 ปีที่แล้ว +1

      Dabcan wlhi

  • @riyaan8038
    @riyaan8038 3 ปีที่แล้ว +42

    Wlhi diintena waa diin wanaagsan oo xumaanta kaa reebeysa allow adaa Muslim iga dhigay Alxm🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥺

  • @Hodanonline
    @Hodanonline 3 ปีที่แล้ว +410

    War Wuxu indho adkaa SubxAn allah Balo ku dhifsatey Qumayo deh🤣🤣🤣🤣🤣🤣😏

    • @bidhapesgaming8457
      @bidhapesgaming8457 3 ปีที่แล้ว +10

      Welcome sis

    • @geenyojoogdheer8222
      @geenyojoogdheer8222 3 ปีที่แล้ว +7

      Hodaney caadi ma ahan 🤣🤣🤣

    • @hosowpro
      @hosowpro  3 ปีที่แล้ว +29

      Hhhhh

    • @calicabdi5701
      @calicabdi5701 3 ปีที่แล้ว +7

      Hodaneey wlsheeyda qaaliga ah kujecliyaa ❤️❤️❤️❤️

    • @zulthanzakimuuse8702
      @zulthanzakimuuse8702 3 ปีที่แล้ว +5

      Hodan online muqaaladno kale maad noo soo sameysid 👏👏😁😁😁😁

  • @munahanan4360
    @munahanan4360 3 ปีที่แล้ว +16

    Alhamdulilahi because I am a Muslim🤲🤲🤲

  • @farmamediagroup5860
    @farmamediagroup5860 3 ปีที่แล้ว +253

    waaw yaa sugye parnamijkan sidiii musasalka cml like dhac dhac ku siiii asxpta ila xiaeyso

  • @hannadhawrsan8057
    @hannadhawrsan8057 3 ปีที่แล้ว +201

    Part one ilaaa part 7 yaaa la socdah .hosow pro .mahadsanid
    Markaad jaanis heshid inoo soo gali inshlh Allaha

  • @jaamaccabdilaahi1263
    @jaamaccabdilaahi1263 3 ปีที่แล้ว +20

    Sax waa sidaa aad sheegtay sxb waxa aynu baranaynaa gaalnimadu in ay tahay khiyaamo iyo daacadla aan xataa family gu in uu ku noolyahay khiyaamo .waa sababta aan kuu lahaa su aalaha Hanaga boodsiiin. Waayo Waxbadan ayeeynu ka ogaanaynaa Khiyaaliga ay kunool yihiin iyo Xumaanta diin laawaha..... ALLAAH AAYAA MAHAD LEH INAGA DHIGAY DAD ISLAAM AH ....ALXAMDULILAAH 💘💘💘💘🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ashaalimohammed1549
    @ashaalimohammed1549 3 ปีที่แล้ว +9

    Bro Thnks Gaalada isma qiyaanaan dadka aamisan aku quusaataan.
    Alle raga asagaa abuuray waana sababta 4 naag logi baneeyey haduu awooodo

  • @Fadmiina
    @Fadmiina 3 ปีที่แล้ว +25

    Inta dib kalaso qabsaty aniga cml 👍❤🙏🏻part1,2,3,ila 8

  • @libonmohamed9499
    @libonmohamed9499 3 ปีที่แล้ว +11

    Sida Hosow uu u cajilayo mrkay leedahay "Yess, I really love him" 😂😂

  • @fardowsoyusuf3088
    @fardowsoyusuf3088 3 ปีที่แล้ว +36

    Wan sugayay wlhi barnamijkan nosobade wlky 🥰🥰

  • @itsanjalii3262
    @itsanjalii3262 3 ปีที่แล้ว +8

    english ku wada fiirsady lkn chanelkaada xiiso u yeelay thanks hoosow

  • @wanaagjecel9999
    @wanaagjecel9999 3 ปีที่แล้ว +44

    12:47 Hosow oo qof canjilayo😂😂😂

  • @munochannel8625
    @munochannel8625 3 ปีที่แล้ว +20

    Barnamijkan tiktok ayaan kaso arkey markas ayaan kugu sodarsadey wanaka heley runtii noso badi tnkyu wllkey

  • @adnaanmohe1290
    @adnaanmohe1290 3 ปีที่แล้ว +18

    masha allah inta ila aragta osman hossow in chanel kiisa kor u kac fiican sameyey sidaydana ku faraxsan like isaara👍

  • @yazinmaxamed1597
    @yazinmaxamed1597 3 ปีที่แล้ว +22

    Waa barnaamij aad aan oga helay. Hasow pro, sxb barnaamij yadan iyo kuwo kaloo xiso leh inoso qabqabo. mahadsanid👏👏

  • @maxameddeeq9667
    @maxameddeeq9667 3 ปีที่แล้ว +7

    thnkz my bro runti barnamijkan aad baan u sugaa mrwlba blse wazba ha inaga qarin su aalaha qaar wyo asalkooda waa gaalo xumantoda dadka ha ku quus qataan

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 ปีที่แล้ว +7

    Subxanlh ilhyba mahadle muslim naga dhigay😓🤲

  • @iftinsalaad4324
    @iftinsalaad4324 3 ปีที่แล้ว +20

    Legend Thnkz Wlhi Cwa Odhan Ban Kusolablabanayay

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 3 ปีที่แล้ว +30

    The moment of true intii maqashay oo soo rooray like❤️

  • @abdirahmaanahmed87
    @abdirahmaanahmed87 3 ปีที่แล้ว +12

    Barnaamik xiiso Le ruNtii😍
    Waiting for more tHan these💯🥰

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 3 ปีที่แล้ว +6

    Caadimaha sidiii musalsal ban suga barnaamijkan osman thanks walalkey❤🌷🙏

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 3 ปีที่แล้ว +49

    Khiyaanada wax ka xun majirto !!

  • @akuunamatata8967
    @akuunamatata8967 3 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid wll Hosow sida dhaqanka iyo Xishoodka u ilaalineyso.

  • @asiadhool1895
    @asiadhool1895 3 ปีที่แล้ว +15

    الحمد الله على نعمة الإسلام 🥰❤

  • @saarask315
    @saarask315 3 ปีที่แล้ว +2

    The moment of truth 🔥🔥❤️ balwadeyda ayuu noqdey aniga iyo walshyba thnks wlo 🖤✨isago Englisha wan arkay lkn sida uso tabinayso ayaa asala thnks 🥰waiting part 8 insha alh thanks again wllo hosow 🤍

  • @drsmunabileabdi6092
    @drsmunabileabdi6092 3 ปีที่แล้ว +6

    pro hosow somali dhaqan wanaagsanbay leedahay gaaladaan layaab bay leeyihiine yaabka un la heshii❤

  • @quennia1162
    @quennia1162 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa cajiiib alxm alle aya naga dhigay muslimiin

  • @cumarmahad7880
    @cumarmahad7880 3 ปีที่แล้ว +39

    allh ayee mahad u sugnaatay oo iga dhaliyay Somalia anaga dhexdeen aanba is laynee lagama yaabo in aan sidaan oo kle udhaqano hablehen wax kasharaf bdn wllhi in dunida aysan saarnen allh inoo xafidoh 😘😘😘🤩

    • @gobeeymaxamed2204
      @gobeeymaxamed2204 3 ปีที่แล้ว +3

      Somaali walaal waxaba kama xijaabtaane ILLAAHEEY muslim kaa dhigay imaana kuugu daray baa mahad leh somilinimo kaama reebeeyso balayadaan ee waxaa kaa reebaa muslimnimada iyo imaankaaga.

  • @sadikismail9244
    @sadikismail9244 3 ปีที่แล้ว +16

    This is why am still single 😏😏😏

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 3 ปีที่แล้ว

    alx allah baa mahad u sugnatay muslim iyo dumar dhawrsan naga dhiigay 🤲🤲🤲🤲🤲
    subxanllh bal qoftaan waxay ku dhaqantay araag

  • @ahmedadan1753
    @ahmedadan1753 3 ปีที่แล้ว +21

    She doesn't know how to say No. Dishonest, unfaithful...my friend they agreed to yes everything otherwise no man accepts.

  • @fatxiyosheeq9037
    @fatxiyosheeq9037 3 ปีที่แล้ว +2

    barnabijkan waan ku hesta iyo sida uu nogu turjumayo walalkey masha allaah noo soo badi cadi mahan walhi

  • @queenofdream3675
    @queenofdream3675 3 ปีที่แล้ว +9

    Ayyyy m.allah saa usugaayay wanbo daaley markan youtubeka ka bixi rabay iso dhacay

  • @maryanruunmmi9214
    @maryanruunmmi9214 3 ปีที่แล้ว

    thank you wall hosow programkan aadan ugu helay ilaah ceeb ha asturo waxan unaxsanahay wiilasha somalida oo gabdhaha gaalada guursaday !

  • @nasrosheikhabdi7200
    @nasrosheikhabdi7200 3 ปีที่แล้ว +3

    Hosow wllkey mhdsanid sidad codsigen u tiix galisay ❤❤❤allah ku sharfow🙋‍♂️

  • @kimmiirshify8671
    @kimmiirshify8671 3 ปีที่แล้ว +12

    Barnaa mijka waxaa u bixiyay kala tag hosow keep going

  • @sumayxaji5444
    @sumayxaji5444 3 ปีที่แล้ว +55

    Wll noso badi wan sugayi ❤❤❤

  • @abdiqaadirali1220
    @abdiqaadirali1220 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamuus ayaa iga soo haray🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔 please next part 8 thanks our brother Hosow bro

  • @ruweidamohmud4353
    @ruweidamohmud4353 3 ปีที่แล้ว +13

    13:16 hosow:gaalow isku jcyl manihin anaka iyo adink😂😂😂😂

  • @keysecumar2883
    @keysecumar2883 3 ปีที่แล้ว +2

    Pro waa dadaleysaa mahadsanid in kastoo englishkana aqano steel you r the best keep going.

  • @maazimkiintoofficial4504
    @maazimkiintoofficial4504 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc zxb
    Sidaan ka war hayo barnaamijkani waa mid hawlbadan codeyn tiisa khaliya ayaa 4saac Qadatada ..
    Wanu kaaga mahadcelineynaa sidaad nogu dedalayso bro
    Long Life
    Thanks And more Respect

  • @wahbisson7176
    @wahbisson7176 3 ปีที่แล้ว

    Hosow sxb barnaamijkan runti waa mid xiiso iyo xamaasadba leh ee waxaa kaa codsanaya inaad noo soo badiso waana kumahadsan tahay sida qurux badan ee aad noogu soo gudbiso thnkz prada🙏

  • @abdifatahabdilaahi4312
    @abdifatahabdilaahi4312 3 ปีที่แล้ว +3

    Alxm alle aYa naga dhigaY islaam🤲🤲🤲

  • @apdulkafixusseinmaxamuud5813
    @apdulkafixusseinmaxamuud5813 2 ปีที่แล้ว

    wllhi wxaan Ku duceesta inaan Muslim ahay 🥺 alx for everything

  • @edabbdansidiih2372
    @edabbdansidiih2372 3 ปีที่แล้ว +5

    Musal salkeygii walso daay mhdsanid wall hoosow noso badi hdey surta gal tahy🤙🏼👋

  • @mustafkaraama3864
    @mustafkaraama3864 3 ปีที่แล้ว +30

    Inta rabto part 8 like hasarto 👍👍

  • @abdukadirmohamed
    @abdukadirmohamed 3 ปีที่แล้ว +5

    Hosow wlh aad iyo aad ugu helay Vedioyadan e ino so badi plse
    Maalinti 2 vedio cml inoo sosamey plse

  • @munaxasan7262
    @munaxasan7262 3 ปีที่แล้ว +50

    Somaliyey Wan xanunsanahay I soduceya please thanks

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaxamdulillah I am a Muslim 💯❤️❤️

  • @mosalamuni4456
    @mosalamuni4456 3 ปีที่แล้ว

    Cismaanow haka daalin inad mar walba barnaamijkas noosoo gudbisid anaguna diyar ayan unahay
    Thanks bro hosow

  • @hamdiabdullhiali8020
    @hamdiabdullhiali8020 3 ปีที่แล้ว +14

    I can't wait eposide 8❤❤

  • @waayelwaxog220
    @waayelwaxog220 3 ปีที่แล้ว +25

    Ayagon dhmaysan coment qorayan somali😂

  • @hargaysawardahaji1574
    @hargaysawardahaji1574 3 ปีที่แล้ว +6

    Wan ku sugayey runti thank you so much 💯👍🏽🥰

  • @umuzuheyr7803
    @umuzuheyr7803 3 ปีที่แล้ว +1

    Ku soco bro hossow barnaamij fiican ayaad wadaa

  • @aminamusa3580
    @aminamusa3580 3 ปีที่แล้ว +25

    Like ayaan sii saartay isninta ayaan firsanaa insha alaah

  • @xavinazariodelima7110
    @xavinazariodelima7110 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sxb Big fan kuu ahay 👆
    Barnaamijkana noo soo badi 😍👍

  • @fardowzakhaliif8679
    @fardowzakhaliif8679 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlahi barnaamij aad uqurxbadan bro hore usoco hosow

  • @Huuhhhhhhjhhhjjjjjkkiiiia6175
    @Huuhhhhhhjhhhjjjjjkkiiiia6175 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb waad mahadsantahay waxaan kugu dhiira Galina inaad joogteyso barnaamijakan Thanks brother

  • @abdikariimmohamedahmed5095
    @abdikariimmohamedahmed5095 3 ปีที่แล้ว +6

    Ar gaaalaa😂😂😂nacalla idinku taal
    naagta=uuh
    hossow= myaa buuh
    qeybti ugu reaction qsol bdnyd😂😂😂

  • @ashomohamud4807
    @ashomohamud4807 3 ปีที่แล้ว +2

    Mar walba aan barnamijkan fiirsado Allah wxn ugu mhd noqaaa inan muslim nahay uuna Allah waxyabaha qar inoo diidey

  • @deeqaabdi.j3136
    @deeqaabdi.j3136 3 ปีที่แล้ว +7

    Oohinta inay iska keeni taqaan horey nowgu sheegtay 😂😂😂😂

  • @sundusfarahabdullahi3687
    @sundusfarahabdullahi3687 ปีที่แล้ว +1

    Islaam nimadu mcaana alxamdullilah

  • @najmamohamed2689
    @najmamohamed2689 3 ปีที่แล้ว +3

    😭Alx alhi Muslim iga dhigay 🤲 ❤

  • @Ymcofficiaal
    @Ymcofficiaal 3 ปีที่แล้ว +2

    Hossow pro runta iyo xaqa lagama xishoodde Mach weiter 🔥✌️

  • @geenyojoogdheer8222
    @geenyojoogdheer8222 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabdhahena waaa demond wlhi iyado ninkeeda waqti laqadanayn by sugta hablo is ilaaliyaaa 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 3 ปีที่แล้ว

    Waa nolosha dhabta ah ee ka jirta ''Ree Galbeedka''. Oo ay doonayaan inay usoo minguuriyaan wadamada Islaamka ah. Waliba ay xooga saaraan Soomaaliya ma, aqaan sababtay u doorteen Soomaaliya. Waxaadna moodaa inaan ku dhacnay Godkay nala rabeen....Allaah baanse leenahay.

  • @anascabdiraxmaan4546
    @anascabdiraxmaan4546 3 ปีที่แล้ว +3

    Bro noo so badi barnaamij kaan best waaye wlhi

  • @nuurxasanmaxamed4755
    @nuurxasanmaxamed4755 3 ปีที่แล้ว

    Dadkaan waxey cunaan QANSIIRKA ( hilibka doofaarta) taas ayaa qiiro la'aan kadhigeysa! Diinteenu waxa ey naga reebeyso waa inoo daawo, & dadnimo. Allaa mahadiskaleh nagu maneystay Islaamnino & Iimaan, ku mahdi nimcadaas & kabadanba oo alle s.w.c nagu maneystay ( noo hibeeyay )

  • @sabriyenor2263
    @sabriyenor2263 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc Hosow waxaan ku weydiina wali madhacday in qof uu ka jawaabo dhamaan su aalaha uu wada guulesto 😀💯
    Inaad isoo jawaabi dontid ayaa rajeyna 💯

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 3 ปีที่แล้ว

      Haa way jiran barnamijk waa ka helay TH-camka

  • @daadaxcarafaad1656
    @daadaxcarafaad1656 3 ปีที่แล้ว

    Wallahi intaas oo barnaamij isku xiga oo Saas u xiiso badan soomaali kama daawan Aad ayaad u mahadsantahay sxb noo soo badi

  • @xidigtachenal2507
    @xidigtachenal2507 3 ปีที่แล้ว +16

    Saan usoo orday lee waanba kufi kaaray allaha ku deysto abwe

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 3 ปีที่แล้ว +1

    My wllky Hoosoow barnaamujkaan waanku heysanaa inta ilamidka ah farta taaga👍

  • @shugridaimond8456
    @shugridaimond8456 3 ปีที่แล้ว +5

    Asbuucii 3 heer noo soo gali waayo ani iyo dhalanyarada kle way xiiseynayaan 1 ilaab7 marna ima dhaafin inta ila midka ah like saara comment gaan hee

  • @Ibnu_isse
    @Ibnu_isse 3 ปีที่แล้ว

    Naagtii ugu Daacdsaneyd Ama ninki ugu Daacadsanaa Raadi boqor Hosow bro👍🏻

  • @zuhayb9
    @zuhayb9 3 ปีที่แล้ว +3

    Hosow bro HORAY usoco wxn hada bilaabay inan channalka aan shere gareyo soloogaadho 300k

  • @abdiqadirmahdi8858
    @abdiqadirmahdi8858 3 ปีที่แล้ว

    Alxmdulilah iilahay hablaheena inoo xifdiyo
    Wàkaa farwiga inoo dhexeeye
    Hoosow pro keep going

  • @mudanexaliye8917
    @mudanexaliye8917 3 ปีที่แล้ว +4

    Channelkaka waxaan ugu soo biiray barnaamijkan m.a

  • @dalkatechnology4419
    @dalkatechnology4419 3 ปีที่แล้ว

    Barnamijkan aad baan ugu xiranahay wan ka helay part 8 please 🙏 Mahadsanid Hosoow pro

  • @mursalabdi5425
    @mursalabdi5425 3 ปีที่แล้ว +35

    Cashar cusub ayaa nabaroosaa nio kistoo English waan kaa faaidnay xitaa

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el 3 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah calaa nicmatul islaam.
    Dumarka muslim xabad kaliya ayey ku Kalsoontey qaarna marka la furo diba
    Uma guursadaan way ka xanaaqan gguurdambe.Iyagana labda isqaba wax
    Uun bey tahriibinayaan Acuudubilaahi.

  • @najaaxsouleimanaaden795
    @najaaxsouleimanaaden795 3 ปีที่แล้ว +21

    Walal nosoo daaa dadka guuleystay iyo dadka micnaha lamaanahooda Ka farxiyay micnaha dhanka dacada ubadan wllo ama Ninka sharafta xaskisa badbadiyay ee guuleystay please

    • @abdiabaana890
      @abdiabaana890 3 ปีที่แล้ว

      Hahaha Guul meshas Maku arkeysid ha sugin

    • @zackmobreezy4697
      @zackmobreezy4697 3 ปีที่แล้ว +1

      Gabdhohoo dhan waa khayaano miiran wax daacadnimo ma jirto iyo farxad kuli khayaano khayaano kaweyn bay sameeyeen ha sugin daacadnimo

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 3 ปีที่แล้ว

    maasha allah my aboowe waa noo soo badisey waab ku haaystaa top top top

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 3 ปีที่แล้ว +4

    Waleee markii ugu horeesay aaaan tan wajigeeda arkay shaydaaan leeeba u egtahay wajigeeda aaaaba wax walba kaga fahmaaa Allow namoooti🤣🤣🤣🙏

  • @faadumozahramaxamed7220
    @faadumozahramaxamed7220 3 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid wan kufarxay wllo qli muuqaalkan

  • @naimaali2501
    @naimaali2501 3 ปีที่แล้ว +3

    Part 8 please ☺️😥🥰🥰

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 3 ปีที่แล้ว +1

    M.janan from Copenhagen keep going inshallaah

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 3 ปีที่แล้ว +38

    Waad mahsantahy in aad noo gudabiso barnaamijgan walalo walalhi waxaad natusisay wajiga dhabatah ee gaalda is qabta walhi waa dad qudhuna aha lkn dad badana oo soomaaliyeed ayaa waxaa ka dhaacasan in ay gaaldu fican tahy

    • @dalmarxasandhoolcadde2984
      @dalmarxasandhoolcadde2984 3 ปีที่แล้ว

      Haaa wlhi Somalida qaar baa aaminsan nolol qurux badan in eekunoolyihiin balse xaqiiqda ama xaqa siwalbo oo usoo daaho waasoo daahiraa oo Alle wuxuu kusaladay in ee barnaamij ee isku ceebeenaayan isla ayaga qabtaan iskuna ceebeeyaan noloshooda xun Alle ayaa mahad iskaleh oo anaga muslim naga dhigay

    • @faadumoyaasiin8120
      @faadumoyaasiin8120 3 ปีที่แล้ว

      @@dalmarxasandhoolcadde2984 aad iyo aad

    • @anabh5771
      @anabh5771 3 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo gaalada bas in ey sidaas yihiin umaley maayo dad Islam sheeganayo waxwalbo walaqanayo jiro aduun dil dhac been kufsi laakiin dadkan kuligood mawada xumo qaar badan sharaftooda ilaashanayo waxyaabo ceeeb u arko ka buuxo alhamdulilaah ilaahey diin wanagsan. Nasiiyay iyo dad og waxa noo banan iyo wixii naga xaaran ah

    • @faadumoyaasiin8120
      @faadumoyaasiin8120 3 ปีที่แล้ว +1

      @@anabh5771 waan walalo maanta aduunku wuu fasahaaday oo Muslim baban ayaa qudhuna ay ay dhexe dabaashaan

    • @anabh5771
      @anabh5771 3 ปีที่แล้ว

      @@faadumoyaasiin8120 sax waxkasta la baneestay waxyar oo macna laheen baa lasiistay ayaadkee ilaahey ilaaheyna wuxuu leyahay haku gadanina ayaadka ilaahey samanan qaliila yacni aduunyo aan waxba aheen il hana sugo dhamaan teen towfiiqdana hana heleshiiyo

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin yohow bal isoo dhaweey fb aa kasoo raacee Mashallah waxaan somalida TH-camrs looga baranaa bilowday horay usoco

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 3 ปีที่แล้ว +48

    Barnaamijkii Ugu Xanafta Badnaa CusmaanoW 😂😂😂
    Yax-Yax Baan La Daawan Waayay Ba🤭😬
    Gaaladu Diin Xumaaa😳😳😳😳

    • @therealprincess123
      @therealprincess123 3 ปีที่แล้ว +1

      Runta ayeysan la ganban ee somaliduba qaar qalad wat sameyaan

  • @zuldaancalibaazhi6569
    @zuldaancalibaazhi6569 3 ปีที่แล้ว

    Zhp hossow bro Gacantu waa Qalfoofe Qalpigaa Kaa zalaamay🤝💯⚘

  • @sidra857
    @sidra857 3 ปีที่แล้ว +4

    Naaguhu waaba cabtoy dhamantodba mid in yar run shegta ma jirto🤣🤣🤣

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 3 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah cala nimcatu islaam shugran yaarabi islaamnimo idooray❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @salmanuk2126
    @salmanuk2126 3 ปีที่แล้ว +10

    Noo sobadi 🙏

  • @shaturabintumuhaydiin3096
    @shaturabintumuhaydiin3096 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallaah Allahii muslim naga dhigaa mahada leh ❤️

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaha keep going walkey subxanallah

  • @salmajamaal2991
    @salmajamaal2991 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan LA dhacay soo badiya wllo thanku you soo much😗😙😙😜

  • @mhdwadani6501
    @mhdwadani6501 3 ปีที่แล้ว +6

    The moment of truth ku heesta baba

  • @asmaxarago6260
    @asmaxarago6260 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah Lacag darteed ayaay u sheegtay wixi u Qarsoona, Diin la’aantii ayaay Bur bur ku sii darsanayaa