IS FASHILINTII UGU WEYNEED THE MOMENT OF TRUTH Part 27

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 363

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 ปีที่แล้ว +47

    اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْهَمِّ وَالْحَزَنِ، وَالْعَجْزِ وَالْكَسَلِ، وَالْبُخْلِ وَالْجُبْنِ، وَضَلَعِ الدَّيْنِ وَغَلَبَةِ الرِّجَالِ)).

    • @que3nalmaz869
      @que3nalmaz869 3 ปีที่แล้ว

      Wll se Shaqalka losara maishegi krta😊

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 ปีที่แล้ว +15

    Hoosow waa u xiisnay the moment of true 👍🆗✔️

  • @dr-joe.Abukar
    @dr-joe.Abukar 3 ปีที่แล้ว +11

    Qof very informative and unique tahay bro mashaAllah. Channel kaga wax ciyaal xafadeeednimo ah kuma jiro. Challence ii dil iyo dooro...etc. hope u the best bro. Dadka aan aqoon English amaba aqoon barnaamijka in aad u fasirto wa wax fiican waqti badan baa kaga baxa diyaarintiisa anoo qiyaasaya in adan aheyn qof noloshiisa ku tiirsan youtube oo hawlahaga kale ka badan aa hadana dadka kugu xiran wax intertament uso gurdbisaa.

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial4316 3 ปีที่แล้ว +15

    Adbuu u xiiso badan yahay Barnamijkaan The Moment of Truth🔥🔥

  • @hassan.keykey783
    @hassan.keykey783 3 ปีที่แล้ว +5

    Sxb walahi videoshada laguma caajiso waana kuwa aad aan ujecelnahay...
    Pro waxaa kuleyahay keep going 💪👏🙌👌👍🙏

  • @xikamsayd7231
    @xikamsayd7231 3 ปีที่แล้ว +8

    Si xoog badan baan u taageeraa barnaamijkaan Walal Hoosow sii wad fadlan,

  • @sihaamfarxaan8181
    @sihaamfarxaan8181 3 ปีที่แล้ว +70

    Welcome back the moment of truth wn uxiisay 🤗 thanks bro

    • @canabcabdixersi9151
      @canabcabdixersi9151 3 ปีที่แล้ว +2

      Wellcome back .Thanks my bro🤗

    • @quenreema
      @quenreema 3 ปีที่แล้ว +2

      Welcome back ad ugu fraxsanhy🥰

    • @alii8721
      @alii8721 3 ปีที่แล้ว +2

      Wan uxiisay runtii welcome back

    • @garaarwabari1208
      @garaarwabari1208 3 ปีที่แล้ว

      @@canabcabdixersi9151 Do you want this program? It is not good for me. If you want it, we do not want it

    • @garaarwabari1208
      @garaarwabari1208 3 ปีที่แล้ว

      @𝙂𝙤 𝙏𝙤 𝙈𝙮 𝘾𝙝𝙖𝙣𝙣 waxaan maxeey eheed yaab la arag

  • @bakarbulshawi8724
    @bakarbulshawi8724 3 ปีที่แล้ว +16

    Welcome back my brother 🙏🙌❤

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 3 ปีที่แล้ว +65

    😂😂🤣😂😅tan tuuginimo iyo akhlaq xumo iyo doqonimo bey isku darsatey 😂😂😂😂

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 3 ปีที่แล้ว +2

      Lkn waa qof daacad ah wax walba wey qiraneysaa

    • @kifahsaidmohamed4601
      @kifahsaidmohamed4601 3 ปีที่แล้ว +2

      @@ramlomuhudin9566 😂😂😂😂subxnllh

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kifahsaidmohamed4601 Waxaa ka siidarnanlahaa qof wax kasta intu sameya oo hadana inkira. Lkn maxaa kadambeyey suaasha 15 bey inkirtey waayo beentada hore. Runtaada dambe ayey u baasbaxdaa wa mahmaah Somaali 13 suaal bey yes yes ku heysey kan 15 waa yes shaki ku majira. Lkn doqon indha adeeg ku darsatey.
      Marka walale qofka dambigiisa qirta ayaa fiican inkasta wax xun eysameysy hada na wey qiratey

    • @ilhancalicabdilaahi5117
      @ilhancalicabdilaahi5117 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ramlomuhudin9566 wll lcg darted bay isku fashilaysa nagta cadi ahan teda my qiran lahayn sida ula soco dacad nimo ma jirte jah

    • @ahmedhass4627
      @ahmedhass4627 3 ปีที่แล้ว

      @@kifahsaidmohamed4601 ciyal duuqad waye waliba saqajamad ah

  • @Alimtalks
    @Alimtalks 3 ปีที่แล้ว +42

    Barnaamijkaan waa daawadey English ahaan, aad ayuu u qosal badan yahay. Haddana waa daawadaa. Mahadsanid Hoosoow Pro.

    • @SOMALCHANNEL
      @SOMALCHANNEL 3 ปีที่แล้ว

      can you create a youtube for me i'm a student i will work to pay my studies

    • @akramak8649
      @akramak8649 3 ปีที่แล้ว +7

      @@SOMALCHANNEL 🤝 afkaaga hooyo maxa ku diide nacasow ilen ajanib meshan ma jogane

  • @nasteexo9454
    @nasteexo9454 3 ปีที่แล้ว +6

    Anoon fiirsan bn liketa kusii saaray wxaana kamid ahy dadkii la bilwday barnaamijkan truer of the moment✊💯

  • @saalimmaxamedaadenmaxameda4714
    @saalimmaxamedaadenmaxameda4714 3 ปีที่แล้ว +22

    Welcome Back the momen of true😍🤚

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 3 ปีที่แล้ว +8

    Thanks brother l need more 😍😍

  • @zahroabuukar8585
    @zahroabuukar8585 3 ปีที่แล้ว +8

    Welcome back wall qali

  • @iklasabdi2439
    @iklasabdi2439 3 ปีที่แล้ว +5

    🤣🤣🤣 nagtaan wllhi wey iiga yawesey iintaan dawanaya 1 iilaa 27 nagtaan wax kala weya 🤣🤣🤣 iinta u xiistey like iisar mahadsaniid oosman 💯💯❤️❤️💓

  • @mohameddeeq7809
    @mohameddeeq7809 3 ปีที่แล้ว +2

    HP Waa Ku Taageeraa Pro Waan Ka Helay Waxaan Aad Ayay iigu Socdaan From soomaali
    Waan Ku Salaamaa Lpx
    Dumaashi iigu Salaan Wllka 🙏🙏

  • @khalidjaamac9234
    @khalidjaamac9234 3 ปีที่แล้ว +1

    Yes aniga aa barnaamijkaan dartiis chanalka ugu soobiiray keep going pro😁😁😁😁😀😀😁😁😀😁😄

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 3 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamij aan in bdn xiiseeyo wll hosow inoo soo badi 🙋👍💪💪

  • @umaymohsaid7870
    @umaymohsaid7870 3 ปีที่แล้ว +2

    Welcome back pro😍😍😍😍😍😍

  • @sundusmohammed5287
    @sundusmohammed5287 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks my brother ❣️ adiga mudhan wandawahay

  • @sabirinibraa9616
    @sabirinibraa9616 3 ปีที่แล้ว +2

    Welcome back hossow pro🙏

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 3 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back my pro

  • @najmaabdi701
    @najmaabdi701 3 ปีที่แล้ว +11

    Wan u xiisay the moment of truth🥰

  • @axsanchannel
    @axsanchannel 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walal hosow

  • @shukrialasow1158
    @shukrialasow1158 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi saan ula rabay meeshaaas leee eey eey dhashay beey aheet wlhi dadna weey weeysay lacakna weeysay xuman wixii aduunka yaalay sameeysay subxana allah

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 3 ปีที่แล้ว +1

    Yasaalam wan. Uxiisay 🥰 Thanks my brother

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 3 ปีที่แล้ว +1

    Halkuu xidhiidhkeedu ku dambeeyey inaad waqti geliso waad ku mahadsantahay hasow fadlan hada kadib goosgoos ka daa barnmijkan beryahan waan waynaye hor usocod wacan abwe🥰👍

  • @meryamali8267
    @meryamali8267 3 ปีที่แล้ว +8

    Hada so dhacay wn ka xumahay inu shalay i dhaafay barnamijkan🤗😍

  • @AbdiQadir-d3l
    @AbdiQadir-d3l 3 หลายเดือนก่อน

    Half million coming soon 🎉

  • @abuukarseeko4222
    @abuukarseeko4222 3 ปีที่แล้ว +10

    Keep going my prother👑💯🙏

    • @abuukarseeko4222
      @abuukarseeko4222 3 ปีที่แล้ว

      @Rawda Lepra HD kusaray cadowga unolow👑💯🙏

  • @ubaxabdiazizi5468
    @ubaxabdiazizi5468 3 ปีที่แล้ว +2

    New subscribe huno 1💘💝💖💗💓💞
    waan aqaana the moment of true wan dawan jiray before 9 years

  • @defnakaahiye2463
    @defnakaahiye2463 3 ปีที่แล้ว +1

    Am the first today 🙏🥰🥰

  • @mohameddeeq7809
    @mohameddeeq7809 3 ปีที่แล้ว +1

    HP Waa Ku Taageeraa Pro Waan Ka Helay Waxaan Aad Ayay iigu Socdaan From soomaali
    Waan Ku Salaamaa Lpx
    Dumaashi iigu Salaan Wllka 🙏🙏
    ASC

  • @hudayfisaleebaan4106
    @hudayfisaleebaan4106 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll Nosoo Padi walhy Waan XiiseyNa Pro 🥰😍

  • @queen_____nimcuush6731
    @queen_____nimcuush6731 3 ปีที่แล้ว +3

    Ahlu naarkii lageenayo wayeh kulaha osmany😅😅

  • @abdiwahabhussein4486
    @abdiwahabhussein4486 3 ปีที่แล้ว +3

    I am fast today alxmdullahi

  • @ismahanmahamud3793
    @ismahanmahamud3793 3 ปีที่แล้ว +7

    Barnamijkan wn u xisnay wllhi😁😍

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal 3 ปีที่แล้ว +4

    Ahlu naarkiyo lugeeynayo😂😂😂 wlhi been kuma shegin

  • @somaliroyalfamily5028
    @somaliroyalfamily5028 3 ปีที่แล้ว +6

    Bilowgi ila hada wan ku xirnahay barnamijkaan🙏

  • @hannaali3863
    @hannaali3863 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan u xisaay wllo soo badi oo maalin dhaaf uso gali inshallah wllhi wn jaclaye ado mahad san

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir5833 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabey caawa like 👍 aan ku cimaamadno wllkeen hosow caawa ha dareemo muuqaalkan siduu u macaa like ha u macato yaan la xasdin wiilkiina wllkiin kaa waalidka u tihiin dumaashigiin qaraabada aa khirtaan wiilka somaaliyeed waa kaftan intaa dabe wllkey cismaan🙏

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 3 ปีที่แล้ว +7

    Legend hasow Pro waan ku salaamay from South Africa 👌

  • @dareenqanciye3359
    @dareenqanciye3359 2 ปีที่แล้ว +2

    Hilmaansha hadal kuma jirto respect 100%kuu haayaa waliba horu markaaga ayaan jeclahay lipaxeyga

  • @mohameddyarre4129
    @mohameddyarre4129 3 ปีที่แล้ว

    Welcome back wa uxisnay moment of truth so labasho wacan

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 3 ปีที่แล้ว +2

    Walahi wilkani waa funny kkkkk madiido waye nagtan deh sifican ayaa ubayaanisah thanks bro

  • @ubahabdirahman193
    @ubahabdirahman193 3 ปีที่แล้ว

    Hormar Wacan youtuber kaliya TH-camka nagu haayo thy 🙏💯

  • @saalimmaxamedaadenmaxameda4714
    @saalimmaxamedaadenmaxameda4714 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcz wllkei hossow🤚

  • @deeqarasmi3750
    @deeqarasmi3750 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii ugu horeeyey😀oo daawada

  • @najamawarsame8803
    @najamawarsame8803 3 ปีที่แล้ว +2

    Wsc wllka waan u xasenyi is fashali lacag derati 🤩😘😎

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 3 ปีที่แล้ว +5

    Watu salaanay wllkaY barnaamijka 60munite na noso daa plz

  • @raaxilaa.a9234
    @raaxilaa.a9234 3 ปีที่แล้ว +5

    Caaqilka TH-camka Soomalida ✌

  • @Hufane10
    @Hufane10 3 ปีที่แล้ว

    Welcome back lagend 🥰❤️

  • @Baashi_cade
    @Baashi_cade 3 ปีที่แล้ว

    Pro marka hore wan ku salaamay waxan ku leyahay hor mar wacan pro

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 ปีที่แล้ว +5

    Tani waa indho adaygii oo Qof ah😨😱

  • @naimoabdirahman8249
    @naimoabdirahman8249 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijkan darti ayan uguso biirey hore usoco wlky

  • @bisharoilmi6481
    @bisharoilmi6481 3 ปีที่แล้ว +2

    Plz soo badi waan u xisne is fashili lacak tardeeda

  • @zarabintushukri1959
    @zarabintushukri1959 3 ปีที่แล้ว

    The moment of truth dartis ayn ugu soo bray eenoo soo bdi

  • @Whocares114
    @Whocares114 3 ปีที่แล้ว +2

    Hassow abowe waa dhamestay dhamaan qeybaha barnamijkan the moment of truth ee so dhig qeybaha kale please 🙏🏻

  • @calicaddew4946
    @calicaddew4946 3 ปีที่แล้ว +6

    Hozow wllkey kaama heeno ayaantn video edditing totorial🥵

    • @calicaddew4946
      @calicaddew4946 3 ปีที่แล้ว

      Wlh isma dhaheenin qof caan like ku saaarayo bis wyeh waa dabaal dagaa yeeees
      haday macqul tahay sxb @hamaada maxa ku dhacay adinkaa sxbtihin wlh wan uxiisay owdheere iso jawab

  • @Ducaalemadia
    @Ducaalemadia 3 ปีที่แล้ว +1

    Waku salaamay wll hosow pro 🖐

  • @casho5657
    @casho5657 3 ปีที่แล้ว

    Mar walba oon sooboqdo janalkaga waanka bari jiaray ugu danben waa noo soo samesay Thnx you 🥰🥰

  • @RuweydaStyle
    @RuweydaStyle 3 ปีที่แล้ว

    barnaamij xiiso badan💯💯

  • @sadiiqcalishidane7011
    @sadiiqcalishidane7011 3 ปีที่แล้ว +1

    Salan sare jaceka saxibked uwesay lacagta thanks bro

  • @hibaktarafiko6040
    @hibaktarafiko6040 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanta anaa uhoreeya yes🥰🥰

  • @saalimmaxamedaadenmaxameda4714
    @saalimmaxamedaadenmaxameda4714 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijyada dhamn kama daalo siiba barnamijkan is fshalinta ku heeata 😍✊

  • @hmedmohamed07
    @hmedmohamed07 3 ปีที่แล้ว

    Joooooooooooji wll ilaah ka cabso waxan waa jinsi
    لا حولة ولا قوة الا بالله العلي العطيم

  • @ubahsaid2970
    @ubahsaid2970 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal keep going wan salamayah dhaman familkagah 🙌🏼👍🏾

  • @anhaarmohamed3175
    @anhaarmohamed3175 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma diito kulaah hosoow😁😁😁😁

  • @bashirkhalidhussein7982
    @bashirkhalidhussein7982 3 ปีที่แล้ว +9

    sxb waanku salaamay! barnaamijkaan aad soo bandhigtay 2sano kahor ayaan daawanaayey. marka sababta aan somalida ula wadaagi waayey mataqaanaa? somalidu waa il ku garaadle caqli ku garaadle mahan. this is not moment of truth but this is moment of evil truth. wax diinta iyo dhaqanka somalidu sal iyo raad kuma lahan. lkn waxaad ogaataa hadii ay somalidu sameyso. waxa dembi ah oo aad kadhashay ogoow badh baad ku leedahay. adigu waxaad is leedahay somalidu english-ka mayaqaaniin ee u turjum. waxaa kuu wanaagsanaa adigoo cashiro kusoo gudbiyo. lkn idiom af Dutch ah ayaa waxa ay tiri( Er schuilt iets onder het gras) oo macnaheedu yahay (Timirba laf ayaa ku jirto) dadka somaliyeed badankooda waa UMI koley inaad taqaanid ayaan filaa kalmada UMI. waad aragtaa dad badan oo social media ha caan ka ah misana Resume/CV aan diyaarin karin misana doonaaya in ay umad wax usheegaan. Sheikh mustafa Haruun ayaa waxaa uu yiri somalidu waxa ay dhageysataa intooda waalan iyo intooda ugu jaahilsan. marka sxb umadaan iyagaaba allow sahal ah adigana ha ugu darin. ilaahey bariiska meel ka kheir badan hakaa siiyee. aniga kula hadlaaya waxaan ahay Digital marketing certificate holder waliba liguist ah 4 luqadoodna kuhadla. I spoke English/ Spanish/Dutch/French/Arabic. marka aduun magac iyo maal ku yeelo waxaan kajeclahay Akhiro mansab ku yeelo. waa wll ku jecel kuma aqaani lkn hadana waxaan jeclaaday inaan xaqa wllnimada aad igu leedahay inaan guto.

  • @farmamediagroup5860
    @farmamediagroup5860 3 ปีที่แล้ว +1

    welcome bck 👌👌👍👍👍

  • @Noura-cy8ns
    @Noura-cy8ns 3 ปีที่แล้ว

    Doqon dheh lacagti by iska khasaarisay haa may tidhaahdo wx ka xun ba haaa bay dhahysee😀😀😀😀

  • @shaaficikabadhe4019
    @shaaficikabadhe4019 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadka channelka barmamijka madaxiisa ugusoo biray wlhy aniga Aya Ka mida

  • @filsancabdi9902
    @filsancabdi9902 3 ปีที่แล้ว

    Welcome back moment of truth iyo wll Hassow

  • @zamzamhuzein5030
    @zamzamhuzein5030 3 ปีที่แล้ว

    Tn waa kudaafadii ooo lugo leh weYh🤪🤪

  • @mustafabdi5405
    @mustafabdi5405 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp su aalahaas lacagta lagu qaadanaayo soomaaliya maakeentid dadaa fashilmaayee

  • @cabdinazirjaamacjibriil8402
    @cabdinazirjaamacjibriil8402 3 ปีที่แล้ว

    Dee haaye noo soo badi barnaamijka naga daa kuwan kaloo hosow

  • @Yaxye12
    @Yaxye12 3 ปีที่แล้ว +2

    Wwww wan uxiisay walahi NAC ,hal isuca kudawada bilaw iladhamad halahow howso sogaliyay dhan

  • @amaal556
    @amaal556 3 ปีที่แล้ว +2

    Balaayo ku aragtay waaba "YES" tii oo qofa ma daawan mid kan kadaran 🙄🙄🙄

  • @hodanhaji5632
    @hodanhaji5632 3 ปีที่แล้ว

    Waa noo cag wareejisay wayadan barnamijkan is fashili lacag darteed

  • @tushinaali2895
    @tushinaali2895 3 ปีที่แล้ว

    13:12 Haa e dhahday ma Diido 😂😂😂 hossow nin funny ah

  • @hassanmuse2612
    @hassanmuse2612 3 ปีที่แล้ว +1

    Ku soco sxp qaali 😗😍

  • @Hareedo
    @Hareedo ปีที่แล้ว

    Asc wr bro Osman
    Waxad soo turjunta achterdeur gesloten programma la dhaho please Somalida ma yaqanan galada sidey iskula dhaqman noloshooda saxda. Waxan u maleyna inad Netherlands degen tahaye!

  • @niciimomohamoud2511
    @niciimomohamoud2511 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going Hoosow Bro 💥🤍 intaab wn lo Socodaa 😃

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa shaydan nimadii iyo shartii oo qof ah

  • @halimaibrahim8989
    @halimaibrahim8989 3 ปีที่แล้ว

    ASC hosow barnamijkan waan xiseyaa thanks

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 3 ปีที่แล้ว +1

    Aboowe waad naka soo daahday

  • @halimomohamudmohamed4495
    @halimomohamudmohamed4495 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa Uxiisnay Wall barnajidkan👌👈

  • @hamdaabdirashid3749
    @hamdaabdirashid3749 ปีที่แล้ว

    Baranamijkana soo celi bro❤

  • @zack747
    @zack747 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll Noo Sii Wad AAD baanu U xiizayna

  • @Zaara548
    @Zaara548 3 ปีที่แล้ว +2

    Mandhow noso badi kan ayaan aniga ku heysta 🙏

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan u xiisay walah Anigoo English Ku daawadiye Badan waan Jecalahy Inaan daawado markale

  • @zahraismacil1119
    @zahraismacil1119 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Kkk🤔🤔🤔🤔🤔🙄🙄

  • @cabdinaasirisaaqaadan5120
    @cabdinaasirisaaqaadan5120 3 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkk waayaab walahi Allah dumarka noohagaaji

    • @amatallahbintuosman1092
      @amatallahbintuosman1092 3 ปีที่แล้ว +4

      Nimanku hagaag marabaan miyaa
      Dhibaatooyinka ugu badan ee dhegaheygu maqlaan rag baa geysta hadey dil ahaan laheed iyo xoolo la dhaco iyo saqiir la kufsado iyo qiyaano qaran iyo shisheeye dabada loo dhaqo
      Adeer waxa dhib dunida taal niman baa ubadan ee habeen iyo maalin Alle dambi dhaaf weydiista

  • @mohamedosmaan3220
    @mohamedosmaan3220 3 ปีที่แล้ว +4

    Sxpow Hoosow barnaamijkaan waa u xiisnay

  • @amirasami4406
    @amirasami4406 3 ปีที่แล้ว +1

    Hosow mahad sanid bro
    Awalba kaas naag meesha uma joogin haka Tago miskiinka😇

  • @zakialweys2345
    @zakialweys2345 3 ปีที่แล้ว

    Barnaamijkaanaa jeclahay aniga wlhi soo badi wll hosow

  • @wardiina-ahmadey2252
    @wardiina-ahmadey2252 2 ปีที่แล้ว

    Videogan wxn dwnya 24 f 2022 tani indha adaygeda sharap an cabyey ayan tufay wn liqi kari wyy nacas dhe

  • @raaqiyocabduqadir2184
    @raaqiyocabduqadir2184 3 ปีที่แล้ว +1

    Momrnty of ture waan uxiisay😍😍thanks pro madama aad dib uso celisay🤗🤗🤗🤗

  • @caworashiid4023
    @caworashiid4023 3 ปีที่แล้ว +3

    Tani Waa mid dhimatay 🤣

  • @kowsarjama8978
    @kowsarjama8978 3 ปีที่แล้ว +5

    Izniin iyo interneed labo maalmood nooga dhig abowe