20 jir hadad tahay dhagayso. | listen if you’re 20

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 161

  • @Sulub_ka
    @Sulub_ka หลายเดือนก่อน +5

    Nolosha waxa loo ordaya maaha inad lacag iyo caanimo hesho ee wa inaad رب السموات والارض raali galiso. ❤

  • @saabrinsiman
    @saabrinsiman 6 หลายเดือนก่อน +12

    Manta oo ah 25ka ramadan ayan dawanaya videowgan ilahey waxan kaga baryaya hamigaga inu ku rumeeyo insha allah

  • @laylamire3186
    @laylamire3186 6 หลายเดือนก่อน +4

    M.a Allaha ngu garab galo wx walbo wangsan an sameyneyno I am 19 now Alxm i.a kuwi dadaala oo noloshoda hagaagsada Allaha nga dhigo❤

  • @ikraali172
    @ikraali172 7 หลายเดือนก่อน +35

    I started tahajjud and happines started hopes started guys pls try that❤

  • @Abtiga_67
    @Abtiga_67 7 หลายเดือนก่อน +25

    Waxan dhalinyarada somaliyed. U rajeynaya Isbedel. Kheyr. Leh. 🇸🇴👏✊

  • @zaashbeb675
    @zaashbeb675 7 หลายเดือนก่อน +26

    waxan noqonaya 20 sanadkan 3/5/2024 inshalah waxana kugudha jira inan barto nursing 🏨🥼 run ahanti wey jiran gula badhano garey hdana waxan daremaya inan garin halki aan rabey balse noloshu wa " step by step" orodne waxne kumagaresid . lajanqad waqtigaga hana kaqusan raxmada rabiga . waxan kalo idin shega sirta nolosha wa " istiqfar iyo salatul leyl "😊

    • @MarwaAhmed-ni3tw
      @MarwaAhmed-ni3tw 7 หลายเดือนก่อน +1

      Omg isku sanad isku bil baynu dhalanay 4/5 ayaan ana dhashay InshaAllah waxyaabahan ku raja weynay waynu gaadhi

  • @Hamdajamaal-k2u
    @Hamdajamaal-k2u 7 หลายเดือนก่อน +9

    Dalxiis uu ma fiican Dumarka Lkn Raga Inaantu hadii Lagu Arko wareega badan waya Qiimo Jabta Ama Qiima heda ayaa Hoos uu dhaca waa sidaan Amiin sanahaya ❤

    • @Azmaa__mohamed12
      @Azmaa__mohamed12 7 หลายเดือนก่อน +5

      Aniga ka Dumar Ahaan FikirkaaGu wuu Ila Qaldan Yhy Wllo sida Saxdaana Dalxiiska Waa Jawi badalasho Iyo maskaxDa Qofka Oo fir fircooni badan Ka qaaDa Sidaa Darteed wax Ceeba maaha Wareeguna sidiisa Waa Inanta oo waxyaabo macna darra ama Waxba U kordhinayn ku meeraysataa ee wll dumarka intaa Is leedahay Dhawr xoriyada Hka qaadin waa sax inanTa wareeg Uma fiicna Lkn dalxiisku wareeg maaha mental ahaan buu qofka ugu wanaagSanan Yhy ee inanTa xoriyada Hka Qaadin qalad baad ka fahanTaye🤚

    • @Hamdajamaal-k2u
      @Hamdajamaal-k2u 7 หลายเดือนก่อน

      @@Azmaa__mohamed12 adiga wuu kula saxanatahy somha Anigan wuu ila khaladaan Yahya marka wayanu kala Joogan Waa Adiga Nafatad uu bahan lkn Anigu Uma bahani inaan dalxiis tago ilaa intaan inanimadayada ka baxayo😊🖤

    • @MR.DEBATE
      @MR.DEBATE 7 หลายเดือนก่อน +1

      Dalxiis cid u diiday dumar ka maleh lkn gabdhu markay baxayso lama ogola in ay baxdo maxram la'an ama qof aan ways waysada ka jabin inuu raaco waaye sida abbaheda, walalkeda, ninkeda, adeerkeda walib qof aan waysada ka jabin oo ah rag.

    • @AMLIIZAH
      @AMLIIZAH 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@Azmaa__mohamed12sax❤

  • @CaboudiAli
    @CaboudiAli 8 หลายเดือนก่อน +28

    Raxmaanku haku karaameeyo wllkayow july/9/2024 ayan galaya 19 yrs old but every week kastana hadey dhaqaale ahaan noqoto ama hadey xirfad noqoto dhinackasta wn kobca adiguna wad isii dhiirigalisey jazakallahu kheyr brother hammigaga rabbi hakula garab galo horumar wacan wn ku rajeynaya😊🤚🏼

    • @HodanAbdirahman-y9j
      @HodanAbdirahman-y9j 8 หลายเดือนก่อน

      Same age blse wax xirfad ahaana makoro dhaqale ahaana ma koro so can you help me ? dhankastaba

    • @HodanAbdirahman-y9j
      @HodanAbdirahman-y9j 7 หลายเดือนก่อน

      @@farrrrrrrro aniga miya wlo

    • @mahadadenissa6462
      @mahadadenissa6462 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@HodanAbdirahman-y9jxge jogta hno

  • @مريم-ش7ق9د
    @مريم-ش7ق9د 7 หลายเดือนก่อน +15

    15 year's but i listening the video❤😊

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 8 หลายเดือนก่อน +18

    DhalinYaranimadu Waa Halgan Waa Wakhtiga Aad Dooran Karto Wakhtigaaga Danbe Sida Uu Noqonaayo Waxa Hadaad 20jir ilaa 25jir tahay Mushkilad Iyo Fikir Kuugu Filan Inaad Mustaqbalkaaga Maalgashato Oo Ka Fekerto Ee Maaha Inaad Qabyaalad Iyo Qudhun Aan Maanta waxba Kugu soo Kordhineyn Aad Ka Sheekeyso Ama Ku Mashquusho - iLaaHeY Nolosha Ha Inala Qabto Oo Ha Inoo Fududeeyo Hadeynu Dhalinyaro Nahay.

  • @munadahir1839
    @munadahir1839 8 หลายเดือนก่อน +12

    26 sano baan jiraa video-gana faduul baan u dhagaystay 😅
    Guulayso walaalo dhiirigaliye ❤

    • @Beliiina143
      @Beliiina143 8 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂❤

    • @somalichallenge1
      @somalichallenge1 7 หลายเดือนก่อน

      Adu kugu socdaa vedioga

  • @ifraahabdilaahi91
    @ifraahabdilaahi91 7 หลายเดือนก่อน +3

    Abowe masha allah ad baa u mahadsan tahay cashar muhiima baa nooso dhigtay soo badi insha allah lakiin Hal mid kuu sheegaa oo ah in codka hood u hadlaaya ee video aad ku dartay ka dhaaf codkaaga aad looma maqlayee abowe

  • @JamiilmubaarikJamaac
    @JamiilmubaarikJamaac 7 หลายเดือนก่อน +7

    Thank you so much saxiib ❤🎉. Wax badan ayaa Ii faa,idaysay runtii ♥️🙏🏻👥

  • @SadiaAbdi-yk2yr
    @SadiaAbdi-yk2yr หลายเดือนก่อน

    am 23 years and i listening this video 😊💖

  • @DG-eg4qi
    @DG-eg4qi 8 หลายเดือนก่อน +6

    am 20 yrs old still working make my dream true insh allh i will do it

    • @ikraali172
      @ikraali172 7 หลายเดือนก่อน

      Inshallah hbb

  • @Shakureyy
    @Shakureyy 8 หลายเดือนก่อน +8

    happy birthday buddy 🎉 2️⃣0️⃣
    Also Congratulations 11:15 You destroyed your Enemy
    Happiness is the problem 🦅

  • @Ymhsey_chary2310
    @Ymhsey_chary2310 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sidu wakhtiga u ordayo 17 jira 18 mar dhow noqon riyoyinkeyga ma sameyn lakin I’m trying my best to be the best version of me Inshalah and this video is helpful walal 🤍.

  • @ApthirizakTayp
    @ApthirizakTayp 8 หลายเดือนก่อน +4

    iilaahow maskaxda ubarakee wllkay aamiin aamiin aamiin

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle 5 หลายเดือนก่อน

    Dadka aamusanayaasha ahaa markay talo bixiyaan waxaqiiq inay taloyinkaasi wax kutaridonan ama aad lamidnoqondonrid mid amusanaanjiray ❤

  • @SumayaBashir-no3ub
    @SumayaBashir-no3ub 8 หลายเดือนก่อน +6

    Alxamdulilah xaladkasto allaah haku barakeeyo cimrigaaga camal wanagsan iyo waxqabad badan oo nacfi leh aduun iyo aaqiraba walal amiin yaarbi
    Aniga hada waxa ahay 19sano jir alxamdulilah 18sano sidaa aha hada ma ihi alxamdulilah wan sii dadaali donaa
    Alaahuma baarik

  • @ibraahimdhaayow6120
    @ibraahimdhaayow6120 8 หลายเดือนก่อน +4

    Alxamdu lillaah am 18 labo bil kadib 19 insha Allah ❤

  • @somalichallenge1
    @somalichallenge1 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waxan ahay 22 jirLegend ku soco dhiirigeliye😮

  • @Hikmaawi2
    @Hikmaawi2 7 หลายเดือนก่อน +1

    M.a walaal guulayso 🎉

  • @Itssnura753
    @Itssnura753 7 หลายเดือนก่อน +2

    I'm 21 now, since my 20 until now I'm having that overthinking of future like what will happen? ,where will you be? sometimes when I'm having fun and enjoying with family suddenly I'm become depressed and stressful 😢 remembering what future holds me cause things never goes as we expected. may Allah make everything easy and good future inshallah 😊

    • @Abubdulahi44
      @Abubdulahi44 7 หลายเดือนก่อน +3

      I.a alaah wllo dhamnteen ba mustaqbal waa waxqoran ,ilahay ku xirnaw uun, wanaajina ilahay malhiisa ,

    • @AMLIIZAH
      @AMLIIZAH 7 หลายเดือนก่อน +1

      L.a zhp ilaahay ku xirnow mar walpo istiqfaarta badi neh❤

    • @Itssnura753
      @Itssnura753 7 หลายเดือนก่อน

      @@Abubdulahi44 mahadsanid 🥰

    • @Itssnura753
      @Itssnura753 7 หลายเดือนก่อน

      @@AMLIIZAH mahadsanid 🥰

  • @ayanadiwahab887
    @ayanadiwahab887 7 หลายเดือนก่อน +1

    Malintaan 20yrs noqday farxad baan dareemay and I started telling everyone home I am 20yrs 😂 for sure wallhi now few months to make 22 ❤ noloshu wey soconesaa waysi quruxbadnaanesaa markaa Alle udhawado❤oo kalmo weydisato 😢

  • @umumaxamed9418
    @umumaxamed9418 3 หลายเดือนก่อน

    Illhay ha ku xifdiyo akhii❤

  • @Msshami789
    @Msshami789 7 หลายเดือนก่อน +1

    20 jirad nolasha hami kaleh😊❤

  • @HiboAbdallah-x7j
    @HiboAbdallah-x7j 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wll am feeling the pain u r feeling but every time you fall don't quite one day u will succeed even if nobody is believing u go on

  • @maandhiseonline
    @maandhiseonline 7 หลายเดือนก่อน +2

    Aad baad u mahadsantahay wll zaki dhalintayrada talada u badi marwalba

  • @hodan8655
    @hodan8655 6 หลายเดือนก่อน

    I will be 20 in may this year insha allah 😢 hore ayaa u wayenaane runtii im not ninteen anymore 😢😢 keep going wll mustaqabal i faya ahayaad hayestaaa

  • @AmalXasan130
    @AmalXasan130 หลายเดือนก่อน

    Your words are true pro guulayso

  • @HamDaBilaN-mn6eo
    @HamDaBilaN-mn6eo 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin Aamiin wll alle haynoo wada fududeeyo riyooyinkeena iyo yoolal keena 🤲🏻

  • @IfraaxApdihakiim
    @IfraaxApdihakiim 7 หลายเดือนก่อน +2

    15 wan ahay indho adeegaygana wan dhageesanayay ayaduu 20 lagu tala galay 😂waxan rajeenaya inan qaato waanada❤

  • @Ustaadyare
    @Ustaadyare 8 หลายเดือนก่อน +3

    I'm 19 old.thank you a lot

  • @Muna-v3k
    @Muna-v3k 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ❤

  • @sunduselmi9802
    @sunduselmi9802 8 หลายเดือนก่อน +7

    Run ahaantii wxan ahy 20 jir alle wxan ka rajeyn inta cimrigay ka haray mustaqbal ifaya ani iyo inta ila mid ah😊

  • @mariya5605
    @mariya5605 หลายเดือนก่อน

    Your background is beautiful zack

  • @AbdirashidAhmed-k5j
    @AbdirashidAhmed-k5j 7 หลายเดือนก่อน +1

    zxp fadlan nala soo wadaag iftiinka kuu baxayaa waa noocee

  • @saki-uh7lr
    @saki-uh7lr 7 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going zxp❤ taladad I.n.sh waxan rajeenaya inu ilahay ii garan siiyo hadalkad noo sheegtay ❤

  • @CabdixakiimAzad
    @CabdixakiimAzad 8 หลายเดือนก่อน +14

    Zhb podcast no zamee zi aanu ku dhagyzano wayo dadki podcast aya tahay zhb like talk

  • @Sir_mokhtar
    @Sir_mokhtar 7 หลายเดือนก่อน

    Alle Haku barakeeyo bro guulayso

  • @hassensergioo
    @hassensergioo 7 หลายเดือนก่อน +1

    Khayr badan ban ku rajeynaa wll

  • @MaxamedMooge-tv2vh
    @MaxamedMooge-tv2vh 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hada 20 baan ahey insha allh ilaa hada improve waan ku jiraa

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 7 หลายเดือนก่อน +1

    The lgnd🎉 keep goin and we make effort inshl

  • @Wafafaisal78
    @Wafafaisal78 8 หลายเดือนก่อน +2

    Well said ! Bty wishing you many more year's inshallah Nd may allah bless you 💚

  • @Hoodomohmettosmaan
    @Hoodomohmettosmaan 8 หลายเดือนก่อน +4

    26/2/2024 ayaan noqonyaa 20 hadana wlhi kuma qanacsni inan noqdo

  • @abdirahmanismail9826
    @abdirahmanismail9826 7 หลายเดือนก่อน

    keep going my bro Zakariya wax badan ayaan kaa faa,iiday.

  • @nimomuhumed8501
    @nimomuhumed8501 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allaah Mansha allaah wllky Runriii maskada kugu jirta iyo ismalaha age kaaga Masha allaah wllo halkaas ka sii wad dadaalka runtii dadbadan oo kaa da’a wyn ayaad kamaskax badan thy maanta waxad shaqeeysato bari ayaad midhihiisa guran dontaa wllky mustaqbal ka ha ka walwalin Rabi ayaa kumaamulaya inta awodaaada ah qaboo waxa kle na allaah u daa xidhiidhka adi iyo Rabi idika dhexeeya xoojo waxkasta wy fududanayaan istiqfaarta ha kuugu jirto daily routine kaaga wd guleesan insha allaah 👌

  • @MuscabDhigane
    @MuscabDhigane 7 หลายเดือนก่อน

    Good point sahip aad bad u mahadsanty

  • @musahmed3756
    @musahmed3756 8 หลายเดือนก่อน +7

    Thanks Zack
    Another two piont🤝

  • @MubaarigAxmed-mi5kw
    @MubaarigAxmed-mi5kw 8 หลายเดือนก่อน +1

    hadal kaagu wuu qur xoon yahay lakiin mucikada aad bagronka aad saartay yaan waxaba laga maqalayn
    sookale walhi mid baan ku odhan lahaa codkaaga waamid wacan lakiin qaab hadal kaaga wax kabadal iyo arinta mucsikada
    dhanka dabe ah walaahi dar ilaahy baan kuugu sheegayaa wax kalena ulamjeedo aan wanaag ka ahayn cidkale waad waydiin kartaa ustaad zaki

  • @RabicaAbdiwahab
    @RabicaAbdiwahab 7 หลายเดือนก่อน

    Zack wanathatha waan jeclhy runtii

  • @enaali76
    @enaali76 8 หลายเดือนก่อน +2

    Qofkasta Oo Hami le ma dareemo inyar oo farxad ah xataa Haduu wax kasta u Haysto Hadii uu guulo waa wayn Xaqiiyo xoog ma u farxayo Qofkaas guul kasii wayn ayuunbuu Raadiyaa waa ta anigaH i Haysata Hadaa😢

    • @ZackyJamel
      @ZackyJamel 8 หลายเดือนก่อน +1

      That's me at all.

  • @queenneymuh9828
    @queenneymuh9828 7 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah my brother

  • @ayanadiwahab887
    @ayanadiwahab887 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aan kuu nasteexeeyo walalky iga yar ayaa tahay malinta tagan ka faideeso mustaqbalkana ma aha mid gacanteena ku jira
    ISTIGFAAR badi nolosha wey iskukaa tooseesaa insha Allah (astigfirullah)

  • @sacdaomar-it9tr
    @sacdaomar-it9tr 7 หลายเดือนก่อน

    U’re my fav youtouber ❤❤😊

  • @yaasiinahmed5060
    @yaasiinahmed5060 7 หลายเดือนก่อน

    Horey usoco sxb wax bdn baad uqalntaaa

  • @nadiiramohamed9160
    @nadiiramohamed9160 7 หลายเดือนก่อน

    M.a inta iyo inkabadan kurajena huno mcne zanade kalo badan jir❤

  • @Daher20
    @Daher20 4 หลายเดือนก่อน

    You know the truth hurt some much.

  • @Subeerabdou
    @Subeerabdou 7 หลายเดือนก่อน

    Done ✅ Thank you a lot wll❤️❤️

  • @maxmuudmahrez1238
    @maxmuudmahrez1238 7 หลายเดือนก่อน

    Kheir baan idin rjynayaa dhamaantiina

  • @hamse384
    @hamse384 8 หลายเดือนก่อน +30

    Hal Sanaa iga hadhay 20kii inshallah 19 baan ahay imika wixi 19 jir ahna wan salaamadaynaya😂

    • @XafsoXaali-m9z
      @XafsoXaali-m9z 8 หลายเดือนก่อน +1

      Kaqaaday anoo gabar lkn waa herma wax barashadaadu wll❤🎉

    • @hamse384
      @hamse384 7 หลายเดือนก่อน

      @@XafsoXaali-m9z frist year of university ayan kujira wll.ardeydii sanadki dhawayd gc kabaxan ahay adiguna wll

    • @abdiwadudmaalim38
      @abdiwadudmaalim38 7 หลายเดือนก่อน

      Waan kaqadnay walaal 😢
      Time ⏲.........

    • @abdiwadudmaalim38
      @abdiwadudmaalim38 7 หลายเดือนก่อน

      Waan kaqadnay walaal 😢
      Time ⏲.........

  • @ShamsaMohamdabdi
    @ShamsaMohamdabdi 7 หลายเดือนก่อน

    Alaa TikTok kugu aqanay welcome sxb🎉❤

  • @Kingmuzcap
    @Kingmuzcap 7 หลายเดือนก่อน

    GuLeyso Lpheygah ❤

  • @abdiwadudabdulkadir2037
    @abdiwadudabdulkadir2037 7 หลายเดือนก่อน

    You are intelligent pro tnkz

  • @IamHikam7
    @IamHikam7 8 หลายเดือนก่อน +1

    شكراً لك أخي زاك💯

  • @sumayamaxamed3344
    @sumayamaxamed3344 8 หลายเดือนก่อน

    MashaAlleh wllky walhi waxaan kaa faa iiday waxyaabo badan thanks ❤❤❤

  • @Ayaann3
    @Ayaann3 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maanta shaati cad banosoxiratay sharfanid 🤍🫅

  • @hufaneibnumawlid2520
    @hufaneibnumawlid2520 7 หลายเดือนก่อน +2

    Time is running

  • @DEVIDMohamutt
    @DEVIDMohamutt 3 หลายเดือนก่อน

    Hadan dhagaysanayaa anigoo aan 20 udhawayn ay iga dhiman thy 4 years i.a

  • @sareedocabdi6129
    @sareedocabdi6129 7 หลายเดือนก่อน +2

    MAAMO ALLAH HAKU BARAKEEYO music KAXIDH MARKAAD WAX DUUBAYSO SI AAN CODKAAGA SIFIICAN UMAQALO

  • @sapirinatariishomagaal1265
    @sapirinatariishomagaal1265 7 หลายเดือนก่อน

    Waad mahad santhay❤

  • @AbdirashidAhmed-k5j
    @AbdirashidAhmed-k5j 7 หลายเดือนก่อน +1

    thanks gentlemen

  • @RashidMohamed-p3v
    @RashidMohamed-p3v 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks zack

  • @mascuudsacdi
    @mascuudsacdi 8 หลายเดือนก่อน

    Mucsig la'aan ayaan kugu jeclnahay.
    Kareeb wll.

  • @AYAANITAABDI-sl3wz
    @AYAANITAABDI-sl3wz 7 หลายเดือนก่อน +1

    Tnkiz wll❤

  • @Salwanur709
    @Salwanur709 8 หลายเดือนก่อน +1

    I.a 26/6/2024 ilhy cimrika hano barakeyo in kastoo hada ey ii bilowday nolosha taxadiyadeda iyo dharbaxyadedaba

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid.

  • @safadjamahersi2257
    @safadjamahersi2257 7 หลายเดือนก่อน

    Thank you ❤❤

  • @yahyeahmed9950
    @yahyeahmed9950 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp aad umhdsnthy Talo fcn bd no sheegtay waana isku dayi doonaa inn nafteda aad ubadalo

  • @QaaliqueenQaalimaxamed
    @QaaliqueenQaalimaxamed 7 หลายเดือนก่อน

    Muuqaalka hadaad muusikada kadeyn laheyd Qatar buu sii noqon lahaa

  • @mizkiahmet8090
    @mizkiahmet8090 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thank youuu bro🤍

  • @gaboosegaboose36
    @gaboosegaboose36 8 หลายเดือนก่อน

    Rabi haku barakeeyo huno, keep growing.

  • @AdmiringBilliards-sk7lp
    @AdmiringBilliards-sk7lp 7 หลายเดือนก่อน

    Backgruonka wax yar gaabi haka sarin lakin gaabi🖤

  • @Yarennn2
    @Yarennn2 3 หลายเดือนก่อน +1

    Fact

  • @UbaxmowlidBorrow
    @UbaxmowlidBorrow 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks 😊

  • @secmastery
    @secmastery 8 หลายเดือนก่อน +4

    I like the way he talks. it's absolutely hilarious

  • @Yooco_media
    @Yooco_media 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

  • @Su.arii4
    @Su.arii4 7 หลายเดือนก่อน

    Thaks brother

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 8 หลายเดือนก่อน +2

    ISKU MID BEYNU NAHAY 20JIR🎉

  • @deeqaayaan1355
    @deeqaayaan1355 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC in aad ku biloowdo video ga ayaa fcnaan lhyd

  • @Khadar_Omar
    @Khadar_Omar 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb figradahaaga waan qaaty❤

  • @QaalidQaalid-vr1ql
    @QaalidQaalid-vr1ql 4 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waxa thy qofka ugu horeyo oo TH-camr ah oo layabay fahamkisa nolosha iyo sida uu wax uso gudbinayo zxb dadka youtubers afkay kahadlaan lkn adiga qalbiga waliba si darenleh

  • @AbdirashidAhmed-k5j
    @AbdirashidAhmed-k5j 7 หลายเดือนก่อน +1

    yacnii camerada ama mobile ka waxa dhinacyaala ee aad isticmaasho adoo mhdsan

  • @mustaqiimabdulaahi9717
    @mustaqiimabdulaahi9717 7 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله 🤍

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 7 หลายเดือนก่อน +1

    24 sano jiraa waa dhagaystay😂😂

  • @راوي-ف4ع
    @راوي-ف4ع 7 หลายเดือนก่อน

    اشتري مايك عشان صوتك يكون اوضح وخلي صوت الموسيقى واطي شوية

  • @hamsemohameth
    @hamsemohameth 7 หลายเดือนก่อน +1

    pro podcast ma ledahay

  • @ApdyAlia-nm5rs
    @ApdyAlia-nm5rs 7 หลายเดือนก่อน

    Xadal nuxur leh

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy 8 หลายเดือนก่อน

    Fa'ida iledahayy