Nabi mahamed صلى الله عليه وسلم 13 sano ayay diidanaayen quraysh iyo inta ku xiiran 15 shan iyo tobon qabiil ayuu uso ban dhigay inay aqbalaan oo diiday dhaa if ayaa dhagax loga so saray waxaana aqbalay wiilal dhalin yara ah oo ansaar ah fursadaas ayuu ku asaasay dawlad islamic isago 15 qabiil rejected dheheen mudo 13sano ah malin walba oo cusub waa warqad cad uu ku leh maxaad igu qoranaysaa hal fursad aad hesho ayaad wax walba ku badali kartaa never give up Allaha janada nagu wada kulmiyo ❤
Si aad naftaadu u badasho waa inaad wax u loose garaysaa 😊 farxada nooloshu waa adoo og In uu ilaahay wax kasta keenayo ku qanac qadarta laakiin ha ku qancin caajisnimada😮 Waad badali karataa shay kasta Everything is possible 🙆
I'm graduating this year from school and it's really hard for me to even think leaving this whole part of my life behind, it'll be memories, and it's kinda bittersweet, I'm leaving school and these unreasonable teachers, teacher's who aren't trained to teach, but I'm sad I'm going to change so much and that's what terrifies me the most.
Its a very reasonable change and ik the feeling especially the last day on exam knowing you’ll probably never see some of ur friends, But life goes on and we cant stop it
ان الله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم. Isbadal bilow markaad wadada cagta saarto eed allah kaashato is gaa kusii taageeraya والذين جاهدو فينا لنهدينهم سبلنا . يامقير الأحوال بدل حالي الا احسن حال kuducaysta
I really hate my current situation I can't even change my daily routine, it's so hard to live when you just imagine your future but can't work anything about what you thinking. To do the near future. I was thinking to go the capital city since I live in a district which you can't find basic live services and then there are my parents and my siblings who I can't leave them alone "I want to change but there is no chance"
Zxp mawduucyo wanagsan ayad ka hadasha Wana ku tageersanay lkn Nio Qaab soo jeedintada Firfircooni ku dar si aan looga caajisin mawduucaga. Dahiih ma daawatay horta. Waa iga talo bro Qaab yaro Firfircooni leh oo cajiib ah ragbadan waad dhaanta oo Xumanta so gudbiya iyo malaayacanka❤👍
waxan raba inan is badalo oo heesaha iska dhaafo insha allah ilahey ha ila garab galo iso duceeya inu alle iga madoobeyo asxabta🥺💗
Business ayan sameyey waxan ka rajeynayaa allah guul - waxan u qoreyaa kan si aan aan uguyaran 5 Year's u'arko qofwalba oo like sara ❤
This young man is so underrated😭❤️🫶his thoughts are on fire masha allah . Allahuma barik
Nabi mahamed صلى الله عليه وسلم 13 sano ayay diidanaayen quraysh iyo inta ku xiiran 15 shan iyo tobon qabiil ayuu uso ban dhigay inay aqbalaan oo diiday dhaa if ayaa dhagax loga so saray waxaana aqbalay wiilal dhalin yara ah oo ansaar ah fursadaas ayuu ku asaasay dawlad islamic isago 15 qabiil rejected dheheen mudo 13sano ah malin walba oo cusub waa warqad cad uu ku leh maxaad igu qoranaysaa hal fursad aad hesho ayaad wax walba ku badali kartaa never give up Allaha janada nagu wada kulmiyo ❤
fision without action like dream
Runtii waa hadal muhiim ah ❤
Si aad naftaadu u badasho waa inaad wax u loose garaysaa 😊 farxada nooloshu waa adoo og In uu ilaahay wax kasta keenayo ku qanac qadarta laakiin ha ku qancin caajisnimada😮
Waad badali karataa shay kasta
Everything is possible 🙆
Isbadalku waxa uu kasoo bilaab maa caqligaaga dahsoon iyo sawirka aad naftaada ka haysatid(xaqiiqda aad ku nooshahay waxay lamid noqon doontaa aaminada iyo sawirkaaga nafeed
Badal sawirka ay naskaxdaadu kahaysato naftaada
" guusha kowaad markaas ayaad gaadhi doontaa"
Isbadalku wuxu kutusa noloshada cusub ❤
Yaa allah
Young intillegent man Allahuma barik walaalo❤ much love🖤
I'm graduating this year from school and it's really hard for me to even think leaving this whole part of my life behind, it'll be memories, and it's kinda bittersweet, I'm leaving school and these unreasonable teachers, teacher's who aren't trained to teach, but I'm sad I'm going to change so much and that's what terrifies me the most.
Its a very reasonable change and ik the feeling especially the last day on exam knowing you’ll probably never see some of ur friends, But life goes on and we cant stop it
@@Zackthoughts1 that's what life is all about, btw thank you for your words
7:21 7:23
ان الله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم. Isbadal bilow markaad wadada cagta saarto eed allah kaashato is gaa kusii taageeraya والذين جاهدو فينا لنهدينهم سبلنا .
يامقير الأحوال بدل حالي الا احسن حال kuducaysta
يا مغير*
Wlhi hada ayaa isbadal weyni wajahayaa amase taaganay aad ayay u adag thy markasta wad fikiraysaa waa sababta aan hada u daawanayo video gan insha'Allah khyr
Abowe motivation kga wanjclhy lkn codka kor uqad nh
I really hate my current situation I can't even change my daily routine, it's so hard to live when you just imagine your future but can't work anything about what you thinking. To do the near future.
I was thinking to go the capital city since I live in a district which you can't find basic live services and then there are my parents and my siblings who I can't leave them alone
"I want to change but there is no chance"
You have to leave them not just for your sake but for their sake and to give them a better live
Isbadal❤ Maclin
Ana uhoreeye ❤❤😊libax ku wacaylkum wasalaam
It's my first time to see your videos and I really like your encouragement. I wish you the best❤
Good job bro
hore usoco shb
although you teach me How i can change i ask-for Allah forgiveness
Realy isbedelka waa wax said u adag😢 Anway guuleyso wll❤
Wuu adag yahay isbadalku balse wax ka adag makushega waa inad jogto meshada adigo kacabsanaya isbadalka
Zack hormar wacan abowe
Ana u horeya❤
Nio hada kedib music background iyo codkaada musicku hayaraado mahadsanid aad laguuma maqla'e
بارك الله
Best man 🎉
Ana u horeya
Zxp mawduucyo wanagsan ayad ka hadasha Wana ku tageersanay lkn Nio Qaab soo jeedintada Firfircooni ku dar si aan looga caajisin mawduucaga. Dahiih ma daawatay horta. Waa iga talo bro Qaab yaro Firfircooni leh oo cajiib ah ragbadan waad dhaanta oo Xumanta so gudbiya iyo malaayacanka❤👍
Thank you very much because I've benefited from you sxb noosoo badi videos kuwan lamid ah❤❤❤❤❤
mashalahu hore uu soco wall
Marka aad badasho Nafta ayuu alle kubadalaya
Wll buugaas Magacisa ma ishegi kartaa thank
Oh Hal talo ayaan ka qatayy lkn waya igu Adagtay inaan sameeyo❤
thank you wll your videos really help me a lot and always at the right time 🦋🥰
Walhy m.n wanka hely mawducan wllo🎉❤
Xageed joogtaana wll
Keep going pro
Dacid Goģgins Wĺl Qisadisa Noosotur jun
Dabecad ban kadhigtay muqalka haduba 5min kabadanyahy inan dowlad gareyste Maxad uxidhatay zakariyow
realyy❤
Zxp sidee luqada ku barty
❤❤❤❤❤
❤😊
GUULEYSO 🎉❤
Qadanay
Luqada english ka soo hadal sida u improve gareeyo quickly
Sxb fb acc or inst acc kaga noo reeb
Ana u horeya
Ana u horeya