- 45
- 345 671
Zack yusuf
United Kingdom
เข้าร่วมเมื่อ 15 ม.ค. 2021
My thoughts and views of life.
inspired by people,books,music and more.
Subscribe haddii aad rabto in aad si joogto ah iila socoto, Mahadsanid
inspired by people,books,music and more.
Subscribe haddii aad rabto in aad si joogto ah iila socoto, Mahadsanid
Falcelintaada xakamee, go'aamadaada xakame | control yourself
Ilbishiqsiyada ka horeeya falcelinahaaga ayaa qaabeeya go'aankaaga, yaguna qaabeeya ficiladaada, qaabeeyana noloshaada.
มุมมอง: 3 204
วีดีโอ
La qaado naftaada wakhti kalinimo!! Be alone for a bit
มุมมอง 10Kวันที่ผ่านมา
dadka wad la sheekaysataaye, Naftaada goormaad la sheekaysan.!
Ma isku canaanata khaladaadkga noloshaada? | blame yourself for your problems. Zack
มุมมอง 7K2 หลายเดือนก่อน
Ma isku canaanata khaladaadkga noloshaada? | blame yourself for your problems. Zack
Haku mashquulin beri iyo shalay | Stay Present. | Zack
มุมมอง 10K3 หลายเดือนก่อน
Si walba oo aynu u maqalno hadalkan ama aad u fahantaan hadalkan aan leeyahay hadana way adkaanaysaa in aad ku dabaqdo noloshaada, laakin maaha impossible isku day inaad kusoo darto noloshaada kana faaidaysato MAANTA.
Xeerka 10, 11 & 12 aad | 12ka xeer ee nolosha | Zack
มุมมอง 4.5K5 หลายเดือนก่อน
00:00 - xeerka 10aad 13:43 - xeerka 11aad 25:00 - xeerka 12aad 37:10 - GaboGabo
Xeerka 8&9 aad | 12ka xeer ee nolosha | Zack
มุมมอง 3.4K5 หลายเดือนก่อน
00:00 - xeerka 1aad 12:45 - Xeerka 2aad
Xeerka #7aad | 12ka xeer ee nolosha | Zack
มุมมอง 3.2K5 หลายเดือนก่อน
00:00 - Hordhac 00:37 - Xeerka 7aad 03:47 - Delay gratification 06:30 - Question 1 08:19 - Question 2 09:16 - Dhalinyaronimo 10:34 - Talooyin 14:20 - Gabogabo
Xeerka #6aad | 12ka xeer ee nolosha | zack
มุมมอง 4K5 หลายเดือนก่อน
Xeerka #6aad | 12ka xeer ee nolosha | zack
Xeerka #5aad | 12-ka xeer ee nolosha | zack
มุมมอง 3.5K5 หลายเดือนก่อน
Muuqaalkan dadka daawanayaa waxay u badan doonaan dhalin, oo noqon doonta waalidiinta beri. tani waa talo kascota waalid inooga khibrad iyo aqoon roon koritaanka ubadka. ka faaidayso talooyinkaas.
Xeerka #4aad | 12ka xeer ee nolosha | zack
มุมมอง 4.1K5 หลายเดือนก่อน
Xeerka #4aad | 12ka xeer ee nolosha | zack
Xeerka #3aad | 12ka xeer ee nolosha | zack
มุมมอง 4.1K5 หลายเดือนก่อน
Xeerka #3aad | 12ka xeer ee nolosha | zack
Xeerka #2aad | 12ka xeer ee nolosha | zack
มุมมอง 5K6 หลายเดือนก่อน
waynu daryeelna cid walba oo inagu qaali ah ha ahaadaan dad ama xitaa xayawaane, marka laga yimaado nafaheena, maxaa sababay? maxaynu ugu hayn waynay nafaheena ixtiraamka aynu dadka kale uhaynoo mid lamida ama kabadan?
Xeerka #1aad | 12ka xeer ee nolosha | zack
มุมมอง 8K6 หลายเดือนก่อน
xabadkaaga soo saar, garbahaaga dib u dhig waa xeerka koobaad ee 12ka xeer ee nolsosha by jordan peterson, daawo muuqaalkan si aad u fahanto macneheeda. 00:00 - intro 01:31 - the rule 02:12 - lobsters 07:49 - serotonin & octopamine 15:08 - dhadigga 16:30 - gabagabo
Dhalinyaro iyo Dhaqaale ! | Stressing over making money?
มุมมอง 9K6 หลายเดือนก่อน
Dhalinyaro iyo Dhaqaale ! | Stressing over making money?
yaad ka dhigataa role model l Who is your rolemodel l zack
มุมมอง 11K6 หลายเดือนก่อน
yaad ka dhigataa role model l Who is your rolemodel l zack
Ciddee is barbar dhigtaa? | who do you compare yourself to?
มุมมอง 8K7 หลายเดือนก่อน
Ciddee is barbar dhigtaa? | who do you compare yourself to?
Ma tahay qof xidhxidhan | are you an introvert
มุมมอง 27K7 หลายเดือนก่อน
Ma tahay qof xidhxidhan | are you an introvert
Muhiimadda wax akhriska | The importance of reading
มุมมอง 7K8 หลายเดือนก่อน
Muhiimadda wax akhriska | The importance of reading
10,000 family MAHADSANIDIN | thanks to everyone of you
มุมมอง 2.8K8 หลายเดือนก่อน
10,000 family MAHADSANIDIN | thanks to everyone of you
Maxaa i keenay Hargeisa | Why i came to hargeisa
มุมมอง 14K9 หลายเดือนก่อน
Maxaa i keenay Hargeisa | Why i came to hargeisa
Ha xadidin naftaada | Do Not limit yourself
มุมมอง 7K9 หลายเดือนก่อน
Ha xadidin naftaada | Do Not limit yourself
7 mar oo aamusnaantu ka wanagsantahay Hadalka | stay silent at all cost
มุมมอง 9K9 หลายเดือนก่อน
7 mar oo aamusnaantu ka wanagsantahay Hadalka | stay silent at all cost
Badal cidda aad daawato | Change what you consume
มุมมอง 14K9 หลายเดือนก่อน
Badal cidda aad daawato | Change what you consume
20 jir hadad tahay dhagayso. | listen if you’re 20
มุมมอง 32K10 หลายเดือนก่อน
20 jir hadad tahay dhagayso. | listen if you’re 20
Xagee lagu kala hadhaa? | where do most people Fail?
มุมมอง 9K10 หลายเดือนก่อน
Xagee lagu kala hadhaa? | where do most people Fail?
Macaanso Nolosha | Enjoy the existence
มุมมอง 7K10 หลายเดือนก่อน
Macaanso Nolosha | Enjoy the existence
Waxba is badali mayaan hadanad waxba bedelin | Change is necessary
มุมมอง 8K10 หลายเดือนก่อน
Waxba is badali mayaan hadanad waxba bedelin | Change is necessary
🌟 قواعد اجتماعية بسيطة قد تغيّر حياتك 🌟 1️⃣ لا تتصل بأحد أكثر من مرتين متتاليتين 📞🚫. إذا لم يُجب، افترض أنه مشغول بشيء مهم ⏳. 2️⃣ أعد المال الذي اقترضته حتى قبل أن يتذكّر الشخص ذلك 💰🤝. هذا يُظهر نزاهتك وأخلاقك ✨. وينطبق الأمر على المظلات ☂️، الأقلام ✏️، وصناديق الطعام 🍱. 3️⃣ لا تطلب الطبق الأغلى في القائمة عندما يدعوك شخص على الغداء أو العشاء 🍽️🙅. 4️⃣ لا تسأل أسئلة محرجة مثل: ❓ "لماذا لم تتزوج بعد؟" ❓ "لماذا ليس لديك أطفال؟" ❓ "لماذا لم تشترِ منزلاً أو سيارة؟" 🚫 هذه ليست مشكلتك! 5️⃣ افتح الباب للشخص الذي يأتي خلفك 🚪🤲. لا يهم إن كان رجلاً أو امرأة 👩🦳👨🦳، كبيراً أو صغيراً 👶👴. الاحترام لا يُنقص من قيمتك 💪❤️. 6️⃣ إذا ركبت سيارة أجرة مع صديق ودفع هو هذه المرة، حاول أن تدفع في المرة القادمة 🚖💵. 7️⃣ احترم اختلاف الآراء. تذكر أن ما تراه 6️⃣ قد يراه غيرك 9️⃣. 8️⃣ لا تقاطع الآخرين أثناء حديثهم 🗣️🤐. دعهم يعبّرون عن أنفسهم بالكامل 🫂. استمع ثم قرّر 🧠✅. 9️⃣ إذا داعبت أحدهم ولم يُظهر استمتاعه بذلك، توقف فوراً ولا تكررها 😅🚫. 🔟 قل "شكراً" عندما يساعدك أحدهم 🙏🌟. 1️⃣1️⃣ امدح علناً، وانتقد سراً 👏🤫. 1️⃣2️⃣ لا تعلق على وزن الآخرين ⚖️❌. فقط قل: "تبدين رائعاً" 🌟 أو "تبدو في حالة جيدة" 💪. 1️⃣3️⃣ عندما يعرض عليك أحد صورة على هاتفه، لا تقم بالسحب يميناً أو يساراً 📱🙅. قد تكون هناك صور خاصة 😳📸. 1️⃣4️⃣ إذا أخبرك زميل بأنه لديه موعد مع الطبيب، لا تسأل عن السبب 🩺🤔. فقط قل: "أتمنى أن تكون بخير" 💐❤️. 1️⃣5️⃣ عامل عامل النظافة بنفس الاحترام الذي تعامل به المدير التنفيذي 🧹🤝💼. 1️⃣6️⃣ إذا كان شخص ما يتحدث معك مباشرة، النظر في هاتفك أمر غير محترم 📵👀. 1️⃣7️⃣ لا تقدم نصائح إلا إذا طلب منك ذلك 🧠💬. 1️⃣8️⃣ عند لقاء شخص بعد غياب طويل، لا تسأله عن عمره أو راتبه ⏳💵. 1️⃣9️⃣ اهتم بشؤونك الخاصة، إلا إذا كان الأمر يمسّك مباشرة 🔇🙋♂️. 2️⃣0️⃣ أزل نظارتك الشمسية عند التحدث مع أحد في الشارع 😎🚫. التواصل البصري مهم جداً 👁️👁️. 2️⃣1️⃣ لا تتحدث عن ثرواتك أمام الفقراء 💎❌، ولا عن أطفالك أمام من لم يرزق بهم 👶💔. 2️⃣2️⃣ بعد قراءة رسالة جيدة، لا تنسَ أن تقول: "شكراً على الرسالة" 💌🙏. 💡 التقدير هو أسهل طريق للحصول على ما لا تملكه ✨.
Nafteyda manta awal man controli karin lkn hada wan xakameyay madama wixi aduunka igu qalisana an wayay ilahay naxaristisa jano haisiyo 🤲
tnks❤😊
😢aad io aad hamigayga ugu wayn waxa waye inaa abahay mcn ka farxiyo insha allh
Nov ayaan noqday 20 fikir badan ila soo darsay culaska naaftayda intii qoyska dusha iga saaran tahyay shaqo waxbarsho intaa isma dhiibin inshaalhaa waan halgamyaa alle haygu guuleeyo halkankayga safarkayga❤🎉🎉😊
Masha Allah ❤
Masha Allah walal
Ma anigaad iga sheekeynoysaana walaalo manta 19.Dec.2024 ay taariikhda tahay 18:24 habeenimo tahay ayaan muuqaalkaga daawanayaa oo taariikhda manta igu dhacdeyna waa waxa aad ka hadleyso hada Anigoo aad ufaraxsan oo joogo gabar saxiibtey ah walaasheed xaflada qalan badalashadeeda aadna moodo in aan ka cabir qaadanaayo ama aan ufiirsanaayo xafaladaan wax yaabaha ka dhacaaya si sanadka 2025 ee horteena ah oo hadaan dhiman xafladeyda dhici doonto aan wixi qaladaad ah naga ilaaliya udhoho si xaflad qurux badan noogu noqoto oo Buugeyga xasuus qorkeygana uu i wahelinaayo ayaa Si kedis ah abaayadeyda isoo wacdey oo xaflada kuma soo dhamaan miyaa ?maya markaan dhahayna igu dhaxdey Abaayadaa ayaa geeriyootey 😳😭😭 Argagax iyo naxdin baan dareemey balse waxan soo xasuustey in waxa an qoroney ay mar waliba ka weyn yihiin waxa alleh sw noo qorey ayna ka wanaagsan yihiin , Balse qof aad geeri ku ogeyn oo caafimaad haley un qabey mowtul fajacgaas maxad ku tilmaami kartaana , ilinta ayaan celcelinaayey oo xafladii baan ka cararey si aan u aado meeshey taalo balse dad badan oo aad moodo suuqa dhaxdiisa ayaan guriga ugu tagey oo hal oynaayana aan leheyn ileen geerida wey la qabsadeen oo alleh ha u naxriisto un baa la idhahay, Waxan yaabanaadaba cabaar kadib abaayadey gurigeedii dhabta ahaa ayaa loo qaadey oo wax aan camalkeeda aheyn ma raacin , Aniga qabriga inaan aado waa la ii diidey oo diintana dumarka maba u ogola balse si aan usii murgin baan xafladii usoo laabaney oo farxad wajiga un ah dadkii lasoo qeebsaney , Saacadaan la joogo miis yer oo aan dad iga waaweyn waligeyna arkin aan kula sheekeysto aan sameystey ayaan ag fadhiyaa oo si aan layaabkaan isku ilaawsiiyo ayaan muqaal dawo is dhahay balse qofkii igu horeeyey isoo baxana adaa aheyd mahadsanid wllo
Allah ha kaa abal mariyo waxan kaa fa idayr❤❤
Bro you are legend keep going 🎉❤❤
Horay usoco wall❤
I think the worst and most painful scene for me was the death of my father. in badn wn ooyey ofc but naftyda wn xaka meyey To that day, still markan xasusto hbenkas waan ooyaa but I don't mourn👍however alxm always
Mawduuc xiiso badan ❤
Gulayso zhp
❤
❤hadba saad u fikiryto ayu noqonaya fead back gagu
wll Alle kabaq oo vidio yada nosoo badi ❤😂
Wallky ❤ horay usoco
Nice waa lasoo dhaqsatay جزاك الله خير ❤
Mahadsanid wll zack sidad wax fcn nogu so gudbinaysid
We miss you wallhi😢❤
Wlhi nio minset fican wadda keepg going pro lkn mid waxan jeclanlaha inad xalqadado noga dhigto book ah (physlogy of money )wayo wxa ah qof muqaladad markasta dawada xita kuwan dawadey waan ku ceshta mahadsanid lph
Joog tayn tu waa mu hiim sxb
role model
M.a
As personal this words inspired me in so many ways if it’s finding what i passion for or if it’s what i truly want to know about Myself and thats all thanks to you. Thank you so much.
Markaan arkay komantiyadan khalaas inaa hadli ma raboh
Waa sax
Wllhi wanka daalay kalinimada😢
Wall amusnaanta ka soo hadal😊
Kali nomad baa fiican
Saxip
Sax
❤❤
Kali nimo max lo dhigaab😎
Keep going bro🤍
I’m getting addicted to being alone rn Alhamdulilah I’m a lot happier. It’s coming from a girl that has always been super social and use make friends effortlessly. After I discovered being alone, Alhamdulilah i value my time and energy and low-key selfish with my time, literally my day is just for me ofc unless the family needs me. I’m happy to come across this video, it reminds me it’s a normal phase in life.
Xafadayada kama tagi karo
Hadii Uu noolohu kaligii Waxkasto oo Noloshiisa AH JAAN Koyn Lahaa, Ale kama Abuureen Dadkale. Ee kaligii Buu abuuran Lahaa. Waxa jiro wax fitriyan ah oo Aan Noolaha Kale UGA Baahanay. Kali Waa kaarahiyo.
Nice
Thanks
MASHA ALLAH THANK YOU
Horta zxp ma hargiesad si official ah ugu noshahay imika mise burco
You will reach your gold if u never give up, my brother make sure ur dreams came true no matter what coz ur time will pay u back on how u use it and don't forget why ur in this world. This massage is for everyone who reads it .Thanks❤❤
Masha Allah❤
Codka mala maqlooyo
Welcome back, zack ❤
Tnx
Apoo noo soo badi vedio Yadaa ku saabsan buugagta ❤❤❤
Kalinimada Waa Xabsi Alle ayaan ka magan galay