"Xasan Sheekh oo xabaalihii ka dhamaan la ayaa leh Somaliland ayaan Argagixisadda ku daray"Xil Abiib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 มิ.ย. 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

ความคิดเห็น • 55

  • @maxamedsiciid669
    @maxamedsiciid669 2 วันที่ผ่านมา +2

    Soomaalilnd allah ha ugargaaro wakaa tuugaan ogaaba lbaarlamaanka fadhiya

  • @yuusufsheekhabdisulub4342
    @yuusufsheekhabdisulub4342 2 วันที่ผ่านมา

    Anaga baa naxiijiyey idina muusaa idin xiijiyey waxdhaama allaha keeno midda kale koonfur malaha hal xildhibaan oo ina abiib oo kale ah ree sland nabadiina iyo hor markiina ilaashada inkastoo waayadan wax badan khaldameen

  • @djamamoumin23
    @djamamoumin23 2 วันที่ผ่านมา

    Abiiboow inaadeer hargaysa awdal waxba uma yaalaane iskaga soobaxa walaalayaal inta aan ini jecelahay

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 2 วันที่ผ่านมา +1

    Kani waa bilaa boring meel walba wuu jiidhayaa

  • @user-oi7tf9rm1f
    @user-oi7tf9rm1f 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waar waxba iskumanihin somaliya

  • @faysalahmed9622
    @faysalahmed9622 2 วันที่ผ่านมา

    Baarlamaanka xumina wuu dhamaanayaa ee shacabku sidaa hawla socdaan

  • @Mustafe-mc5ls
    @Mustafe-mc5ls 2 วันที่ผ่านมา

    shacabka sland waxa ka horeya Qoysii hore ma siisay canahi caruurta

  • @mahdiaxmad5224
    @mahdiaxmad5224 2 วันที่ผ่านมา

    13:52

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 วันที่ผ่านมา

    Mr abiib waa runtas ku soco balse umada haad markasta lahadasha kuuma aqonsana wayo cugdad iyo xasidnimo aya ka buuxda

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e วันที่ผ่านมา

    Danbe badhadhaleh wali ga Yuus un wad😂

  • @saidyousouf5508
    @saidyousouf5508 2 วันที่ผ่านมา

    Maxmd abiib w s lamaya

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 2 วันที่ผ่านมา

    lilaan

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 2 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂

  • @haboon180
    @haboon180 2 วันที่ผ่านมา

    Dufka ayuu ceshanayaa, oo qorofta ayuu hayaye , masar siiya duufka uu iskaga biyo.

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk Ninkaan wuu iska hadlaa gumeysi ayaa isaaq ugu jirtaa ee kasoo dhamaw adigoo Samaroon ah

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 2 วันที่ผ่านมา +2

    doorasho ma jirto somaalilaan dagaal ba ku soo wajahan adna ina abiiboowo jabhada gudabiirsiga raac

    • @user-fm1yh8sc6h
      @user-fm1yh8sc6h 2 วันที่ผ่านมา

      Adigo ayo ah😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 วันที่ผ่านมา

      faqash Alle waxaad nala raadinayso dub kuugu celi Amiin

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 วันที่ผ่านมา

      Why you middle clan no response for the clans in sland

  • @hoodoaxmed630
    @hoodoaxmed630 วันที่ผ่านมา

    Somaliland xumamteeda ayuu jecelyahay bahalkan bila caqligii

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 2 วันที่ผ่านมา

    Garsi malaguyidhi😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanawyuusuf6541
    @abdirahmanawyuusuf6541 2 วันที่ผ่านมา

    Sidii aad doonayseen markii laydiin yeeli waayey waxaa socday tii xukuumadda.

  • @AichaAbaas
    @AichaAbaas 2 วันที่ผ่านมา

    O ya ye waxan..wey dina ya lacag ti xaranta ad.ku gura day lacagi kaga ma dambeyn dontu kubiya cam lha yimal wadan marki aad saxada soga shay seded u egayd dufka ku dadanayey mastar o u yaye waad hadal baraday wanad qooqday. Falaadhi gel.gil lashu kaga ma go ayso

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg 2 วันที่ผ่านมา

    BEEEEEENALE. ISTUS. XILDHEBAANKA. TOK TOK. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aaminan7255
    @aaminan7255 2 วันที่ผ่านมา +1

    afar cisho ayaad aamusnayde bal ka sheekee safarkii jabuuti adiga iyo inaderkaa

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 2 วันที่ผ่านมา

    😏😏😏😏😏stop drama man

  • @mahdiaxmad5224
    @mahdiaxmad5224 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waxba isumanihin ee idinka malaha wax isku ah

  • @abdirahmanawyuusuf6541
    @abdirahmanawyuusuf6541 2 วันที่ผ่านมา

    Kani waa waslad xaaraana oo ilaahay soomaaliland ku soo dhex tuuray.

    • @mahamouddjama7117
      @mahamouddjama7117 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Isagu xaaraan ma ahee isaaq landta aad meesha ku haysaan ayaa xaaraana iyo reer isaaq landta xiqdiga iyo xumaanta ku heshiiyey laakiin gabalkeegii wuu dhacee somalinimo ini deeqi waydaye hargaysa ha ini deeqdo

  • @HassanDahersaid
    @HassanDahersaid 2 วันที่ผ่านมา

    Ron shege ayad tahay

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 วันที่ผ่านมา

    Manta maxaa loo sheegay

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 วันที่ผ่านมา

      Mei goostan kooleyba.guul awdall land

  • @haboon180
    @haboon180 2 วันที่ผ่านมา

    Waa attention seeking. Waa faaruq.

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 2 วันที่ผ่านมา +2

    War waxilaidn diray tuug ayata haiin walagu istic malaa tuugow ismacil iyo xasan Sheq aya lacag kusodiray jabuuti maxad kadoontay

  • @user-fm1yh8sc6h
    @user-fm1yh8sc6h 2 วันที่ผ่านมา

    Very good 💯

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 วันที่ผ่านมา

    abiib waa runtiis xasan sheekh iyo muuse labaduba waay fashilmeen

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 วันที่ผ่านมา

      Muus fashil ka dheer ooyaaye wuu ista hadlaa

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 วันที่ผ่านมา

      @@user-sz7sn2rv9r walal anigu reer Bosaso ayaan ahay, nin dhalinyaro ah oo maanta 30 jir ah ayaan ahay, su,aal aan ku weediiyee maxay dan inoo hyaan maanta muuse iyo xasan sheekh ii sheeg walal odayhaan noloshoonii soo qaatay wax musqtbal ah oo Soomaali ah inooma hayaan runtii, adiga adigoon inkala saarayn ii sheeg danta aay inoo hayaan labdaas qof aan ka ahayn nacayb aay intaa warbaahinta isku marinayan walal?!

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 วันที่ผ่านมา

      @@Jaalejaale12 Muuse shaqo kuma lihid waayo kuma xukumo laakiin xasan waad ka hadli kartaa anaga muuse waa madaxwayna hayagii aru jecelahay waana labedeli karaa hadii laga badiyo

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 วันที่ผ่านมา

      @@user-sz7sn2rv9r war niyahow labadaasba saamayn baay inagu leeyihiin waxba hayska saarin sidii nin baaluqa iila hadal, xamar iyo haragaysa oo nacayb laysku kala buufinaayo adiga musqtbal helimayso aniguna mustqbal helimaayo. waad aragtaa 30 kaas sano adiguna meel gaariwayady aniguna meel gaari waayay . war meeshaan ka hadlaayo mayla fahsantaahy horta walal

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 วันที่ผ่านมา

      @@Jaalejaale12 uss ka hadal den dibira wayne dibi ceel kasoo fulay soow nagu dilaacee oo dabka naga bakhtiiyee muuse waa laguu dhaamaaye ,goo,gaa cadalee weeye waxaagu

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 2 วันที่ผ่านมา

    Brother you are free to go to Somalia no one will stop you but the real 💯 Somalilander will never going back to Somaliland.

  • @HassanDahersaid
    @HassanDahersaid 2 วันที่ผ่านมา +1

    Somalia wa isku mid

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 2 วันที่ผ่านมา

    Maxaa keenay in JABHADA HJ. Lagu daro miisaaniyada sanadka?

  • @user-xd8zk2lc3i
    @user-xd8zk2lc3i วันที่ผ่านมา

    Huwan uraaye beenale

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 2 วันที่ผ่านมา

    Somali waxaa iga xiga Amxaar... micnaheedu waa ISAAQ Kama mid aha sinjiga SOOMALIGA.... Abwaanku waa inuu Soo cadeeyaa goortuu isaaq ka baxey somalinimada

    • @mychannel-bq1mq
      @mychannel-bq1mq 2 วันที่ผ่านมา

      Uf somali Cassie juni Ayaan Ku nacay

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 2 วันที่ผ่านมา

      Ssbabta ay uxintamayaan mxy tahay kolba kii ku xigaa walaalkaa

  • @FartuunTahliil-my9ou
    @FartuunTahliil-my9ou 2 วันที่ผ่านมา

    War soomali laaney ninkaan doorta walhi waagesi aan xaqa kaganban from muqdisho