Masha Allah Allah Kaa awaal mariyo sheeqow hada kadip waan aqrin Dona insha allah qof walbo Murad leh illhey ha usahlo insha allah aan iskuwada doceyno insha allah🤲🤲🤲
Shekhow allah ha ku barakeye waxa ii fasirta riyadan markasta waxan ku riyoda anigo oo xabad igu dhacesa mar dhawarka marna masqaxda marna jilibka midig waxan ahay haas
amuuraha Allah ha saqiro insha'Allah habeen iyo Malin Ayan Allah Ka barya mido Ani iiroon diinta u roon iyo dhaman muslimiinta ❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Sheekh alle ka baq oo jooji bidcada aad faafinayso,bal waxaad ka so qaada sidaad shegaysay in qofki sameeyay ka dib uu waayey waxaad lahayd wuu helaya,qofkii side noqonaya,dadka yaan diinta laga hor gayn,ilahayna sidan ad shegayso waxba uma aqbalo,ducadu qaar ayaa dib loogu dhiga qofka ma ahan waxaad ku dacaysato inaad isla markiiba helayso
Sheekh riimi Wax badan ayaan ka faidey Ilahy haka yeelo Balkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi
Masha Allah Allah Kaa awaal mariyo sheeqow hada kadip waan aqrin Dona insha allah qof walbo Murad leh illhey ha usahlo insha allah aan iskuwada doceyno insha allah🤲🤲🤲
يا فتاح ٩٩ مرة ،يا وهاب ٩٩ مرة ،يا رزاق ٩٩ مرة ،و سورة الواقعة ٣ مرة بعد صلاة العشاء .
شكرا يا شيخ الله يرضاك ويحميك الله يحفظك ويرعاك من كل سوء
wcs shiiq riimi Allaha ku xafido aduun iyo aaqiraba bi idnillaah wlhi maalintaa sogalisay habiinkeeda ayaa tijaabiyay yaa rasaq ayaa aqriyay 99jeer iyo 3jeer suratul waaqicah meel aan waxba ka filaneyn ayaa Allah iga arsaaqay Isla subaxii lacag ayaa helay alx
Wl waxd i shegta man dhameya surada
Haa wlĺ@@hudacarab5232
Allahuma amiin Ya Rahman jazaka allahu kheyra fii Dounia wal aqira sheekh Rimi
Jazaa kallaah qeyr shiikow illah haku xifdiyo aduun iyo Aakhiraba Lkn ducada Caafimaad doonka noosoo gali shiikh Qeyr Allah kusiiyee
Wll riyoon ku odhan laha i fasiil sheekh xage ka hela numbarkisa walashey
Hanuun igusooduceeya wll hayga muslimiintaa arin layaableh ayaa ihaysato insha allh shiiq riimi adigana sugaara ayaan kaaga codsanayaa
Ilhay haa kusoo hanuuniyo Xbbti
Please dua for me and all Muslim 🤲🤲
Mahadsanid sheikh Aniga Cafimaadka mid ka hadlaysa rabaa
Jazaaka allaho kheer sheekhow وجعله الله في ميزان حسناتك يارب
JazakAllah khier y’a sheik
Maasha allaah tabaaraka laah yaa sheikh
Jazakallah kheyr shikh
Jazaka Allah Sheikh Riimi
Rabi haino sahlo shiiqow jaza kalahu qeyraa shiiq riimi Rabi haku xifdiyo iso ducey anina inuu Rabi culeyska iga qaado
ماشاءالله جزاك الله خير يا شيخ 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Dadka anaa ugu soo horeyay binka igu sharaf
Mashaa allaah shekh rimii jasaa ka allaahu 🌹🌷 khayran
Illhy hku barakeeyo shiikh illhy qof walba oo muraad leh ha usahlo asxby aniga iso dimuceeya muraad bn leyhy illhy ha iruumeeyo aamiin yaa allh
Asc sheikh allaha ku barakeeyo adi io qoys kaaga alla idinka dhigo kuwa maalinta qiyaamo harsan doono xooska illahay
Jazakalahu qeyr sheq riimi
Asc shiikh riimi ilaahey sharfo insha allah🤲
Asc. Isoowac
Shiiqa allaha ku barkeeyo
Jisakumu Allahu khayr sheikh Allah misanka xasanadka hakusaro
Asc sheekh riimi ajar iyo xasanad Alllah haku siiyo
Wlhy wan ku faaidnay casharadan
Wxn tijaabiyay magaci Ya jabbar iyo ducadi la racinayay wlhy si mucjiso leh ban ugu faiday
Alxmdulilah
Abaayo isheg thins
Abayo ducade isheeg
Nosheeg qali waatee
Machaallah thanks wll
Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
Shiikh ii soo ducee hawl baa iga si ah. Mahadsanid.
Allha ku saqiro wll
Mash Allah sheikh riimi ilahey haku xafido adun iyo akhiro qebta xigata wan sugeyn
Mansha Allaah tabaraka Allaah 🦋🦋🦋
Massh ALLAH
Ilahayow muraad keyga isahal😢😢
M.a Allah ha ii sahalo dhaman inta aarabo ishalah
Jasaakallaah qeyr Sheekh Riimi xafidullaah
Masha Allah jazakumulllah kheer ❤️ sheekhow
MashaAlAh tabarakalah mhdsanid sheeq riimi janada Alaah SWT hakugubishareyo 🤲🏼💞💞💞💞
Jazakallha sheikh 🥰❤️🦋
Masha allah shiiq allaha ku barakeyo wadno faiideysa aduun iyo aqiro daam ah allaha kusoyo❤❤❤
Shiikhow ale haku karameyo anaga nah muradka yaga oon macsi ahan hana siiyo
Allahou Akbar ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR.
Masha allaha
Shekhow allah ha ku barakeye waxa ii fasirta riyadan markasta waxan ku riyoda anigo oo xabad igu dhacesa mar dhawarka marna masqaxda marna jilibka midig waxan ahay haas
Mahadsanid sheekh 😍
kusaliya nabigeyna muhamed salalaahu caleyhi wasalam
Jasakallaahu qayran shiiq riimi
Allahouma amiin ya Ra'bby Aalamiin ya ALLAH ya Wadoud
amuuraha Allah ha saqiro insha'Allah habeen iyo Malin Ayan Allah Ka barya mido Ani iiroon diinta u roon iyo dhaman muslimiinta ❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Amiin
Yaa razaaq yaa fattaax yaa wahhaap idaa waqaco
Ma idaa waqaca oo dhan baa mise inta hore suurada
Jazakallahu khair
Masha Allah sheekh jazakalah khair
Jazakaallahu khaire,khairaan jazaa
Wllyaal isoduceya muradaleyhy 🤲
Jazakumullah sheikh
Aaaaamiiiiiin ducada Allah haka aqbalo sheekh
Amin Amin Amin
Sheikh shukran ♥️
Asc shiq mashallah jazakallh qer inshallah
Asc sheekh jizika Alaha khair horta taklee sheekh ayadahan aad ku celcelinyso may kaso arooreen rasuulka scw siduu inoo sheegy xadiiska an rasuulka scw kaso aroorin hadii an ku dhaqano so bidco noqon maysoo markas bal daliilkooga nasii ayaadaha aad kaso celcelya aad leedahay
Na qanaci sheekh diin nagu qanci iyo daliil
Pls 🙏 jizika Alaha
QURAANKA ILAAHAY MAA DALIIL U BAAHANE QOF YAHOOW DIINTA ILAAHAY DALIIL UMA BAAHANEE ITQULAAH
Isimada Allah io suurad qur aan miyaa daliil uraadinesa inamal acmaalu bin niyaat
Shiiq alaha kubarakeyo
,aamiin aamiin aamiin aaamiin aamiin
Meesha alahu sheekh nuuraysa
Shukran wallo baarakallah
ASC sh riimi qayr badan allaha kusiiyo qof xanuun dashaday adiga Io asabta kugu xiran illahay darti ugusoo duceeya Insha Allah
Anigana igudar shiikh riimi Allahakubarakeeyo
Anigana isoo duceeya Wan xanuunsanahay walibana xanuun ba idashaday
Asc wr wllayaal raabbi ha idin caafiyo dhamaantiinba
@@hanisalad8738 abaayo soonka badi todobo faatixa todobo aayatul kursi 7 qulwale 7falaq 7 naas aqriso markasto
@@khadijaabdi8960 Haye abyo wad mahadsan tahay Insha alah Wan ku dadaali
Scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw, scw,scw, scw, scw,
Aslm clkm magaceygu waa sacdiyo cabdi axmed waxaan rabaa taleon kaaga run ta ah ilaahey ha ku barakeyo
Allah kubarakeyo sheqow Wann kujeclaxy ilaxey dartis kujeclaxy
Jasaka Allah sheikh
Msh alle sheekh alle hakuxafiido
ASC sh rimii aalie hakucawiyo
Sheikho illahy ha ku barkeeye millcaamad kasta wangalay hadan markasta wx la igu qabasda Qura.aanka marka aydi
la isoo mariyo ayaa hadan wx igu dhacaya iLowshiyo
Masha allaah alle haku dhawro
Amin Amin Amin shaiih waxaan kuriiyodo 2hebeen oo isku xiigaa dad aan kamiid ahay iyo dad kale oo anaan garaneyn oo faardo iyo geel kutaartamaya oo ana aan. Geeleydaa laa taageeraayii lkn dadkaas tartaamayey dhar caad caad bay qaabeen lkn Isla maalmiihiibaa waxaa dhiintay awoowgey aan aad u jeclaa oo shiikh ahaa awoowgey abahay adeerkiis ah baa dhiintay markaa SAS makufaasiirmee ama
Isoo duceee
Mnsha Allah sh
Shekhow sidan aad shegayso haday saxtay aduunka oo dhan wada islaam ayuu noqon lahaa lkn mid ogow diintenu waa aaminad imtixan ayaa la marsiinaya qofka kii ku sabra iyo kii kale ayaa la kala ogaanaya
Asc sheikh riimi xafidulaah aad baa umahadsantahay
Hadan xifdiyin kitaabka ka akhriyi karayn ma dhagaysan karaa aniga oo niyaysanaya inaan skhrinaayo waaqica sheekh😊😊😊😊😊
Masha Allah sheikh waaz badhan ee faidhayse
Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq
Ameen
MashallH inshallH waan sameenayaa
Allha ku dhowro
Jazakalah
Jazaklah shiekh..
Ameen🤲🤲
Yaa wahaab 99jeer
Idaa waqaca guurka3j33r
Yaa fataax 99jeer
Idaa waqca 3jeer. Shaqo
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamii Aamiin Aamiin Aamiim Aamiin Aamiin Aamiin yarabi
Shiikh waxaan kaacodzanayaa inaad caafimaad iigu zooducayso please
Ilaahey haku xafido shaikh
Suurada OO dhan ma aqrinayaa mise inta yar
Shukran ninkeygi aan jeclaay
Sheekadan ma fahmin😀
Machaallah jazzakallah
maasha allah
WLalaha iso boqda caruur ku korsata igu sadaqeyso please
Ascw. Sheekh Riimi xagee lagaaga soo xiriiri karaa?. JazakalLahu Khayr
Asc shiikh riimi aamiin aamiin
sheikh surada miyaa la wada akhriyayaa mise ayada u horayza un la akhriyayaaa
yaa shiikh riimi
Asc sheikh riimi wanku salamay sheikhow su aal ayan kuso waydiyay dhowr mar mana adan iga so jawabin
Aamin yaarabi
Asc.mashallaah.tabarakallaah
Sheekh alle ka baq oo jooji bidcada aad faafinayso,bal waxaad ka so qaada sidaad shegaysay in qofki sameeyay ka dib uu waayey waxaad lahayd wuu helaya,qofkii side noqonaya,dadka yaan diinta laga hor gayn,ilahayna sidan ad shegayso waxba uma aqbalo,ducadu qaar ayaa dib loogu dhiga qofka ma ahan waxaad ku dacaysato inaad isla markiiba helayso
asc shiiq waxaad ii fasirtaa waxan kuroyoda anoo lugta iibaxeyso ama sinbiriraxyo iifisir kheyr allah kusiiyo