NAXDIN: Xabsiga Lagu Dhex Dilay Ninkii Gubay Xaaskiisa!! TOOGASHO Nolol Ama Geeri........

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @somcheat7379
    @somcheat7379 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waaa xaqiiqo waan maqlay sxb

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +4

    Subxanllh subxanllh subxanllh mac sokr dhiimo ninkas diilaga ah tiirka diilaga togasho tirka diilaga togasho inshallah tiirka

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

    • @AlfiaAmiin
      @AlfiaAmiin 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

  • @xannaan9152
    @xannaan9152 2 หลายเดือนก่อน +2

    Belaayo ku dishay oo masiibo ku heshay adigaagan qoray ninkaas haddu dhinto iyo hadu noolyahay illahey kaalama tashanayo waxan jirin keen

    • @ABDULAAHIGACMO
      @ABDULAAHIGACMO  2 หลายเดือนก่อน

      @@xannaan9152 Thanks wll

    • @CartanMaxamed
      @CartanMaxamed 2 หลายเดือนก่อน

      Adiga Musiibo Alle kugu Rid oo Xanuun Aan la Aqoon Allaha Kugu Rido Xanaan

    • @xannaan9152
      @xannaan9152 2 หลายเดือนก่อน

      @@CartanMaxamed naayaa adiga iyo kan beenta soo qoray isku mid ayaad tihiin qalbiga idin maaleystay xiqdi iyo xaasidnimo aad qabtin masiibadu waa idinku dhacee allaha kugu hormariyo adiga masiibada eeyahay afka ila soo gal adigon lagula hadlin

  • @faysal9536
    @faysal9536 2 หลายเดือนก่อน

    Wararka noo soo badi firfircoonaanta iyo sida quruxda badan eed noogu soo gudbisid wararka waad ku mahadsantahay

    • @ABDULAAHIGACMO
      @ABDULAAHIGACMO  2 หลายเดือนก่อน

      @@faysal9536 Mahadsnid walal Guuleyso

  • @nasroahmad-kr5yl
    @nasroahmad-kr5yl 2 หลายเดือนก่อน

    𝐰𝐚𝐫 𝐛𝐞𝐞𝐧𝐚𝐥𝐚𝐲𝐨𝐡𝐨𝐰 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐛𝐞𝐞𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐭𝐚𝐠😮

    • @ABDULAAHIGACMO
      @ABDULAAHIGACMO  2 หลายเดือนก่อน

      @@nasroahmad-kr5yl Thanks

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 หลายเดือนก่อน

    Xasbiya and

  • @NaasirCanyou
    @NaasirCanyou 2 หลายเดือนก่อน

    Wasaq yohoow dhareeraaya sidii baamiyihii haka been sheeting said cali alkuliiste kaamira helay iga dheh

    • @ABDULAAHIGACMO
      @ABDULAAHIGACMO  2 หลายเดือนก่อน

      @@NaasirCanyou Thanks Walal

  • @MohamedAliyusuf-y5d
    @MohamedAliyusuf-y5d 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay kabaq been hanoo sheegin

  • @NaasirCanyou
    @NaasirCanyou 2 หลายเดือนก่อน

    Waryaa odaygii niikinayey miyaa ahlu diina nin walba ooqamiis wata shiiq ha u maleyn

    • @ABDULAAHIGACMO
      @ABDULAAHIGACMO  2 หลายเดือนก่อน

      @@NaasirCanyou Walal comments ha iga buuxin Dad Qiimo leh Ayaa Meesha Ku Jiro

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe 2 หลายเดือนก่อน

    benlow daadka benta kadaa

    • @ABDULAAHIGACMO
      @ABDULAAHIGACMO  2 หลายเดือนก่อน

      @@SahroOmarqabobe Shukran Walal Sare

  • @CartanMaxamed
    @CartanMaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Waa xaqiiq

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 2 หลายเดือนก่อน

    Beenloow ma waxad rabta hada inan bentaas kaa dhagesano

    • @ABDULAAHIGACMO
      @ABDULAAHIGACMO  2 หลายเดือนก่อน

      @@Xamdimaxamad-bh1qm Thanks walal

  • @SawdoReermagaal
    @SawdoReermagaal 2 หลายเดือนก่อน

    Beenlow 😂😂

    • @ABDULAAHIGACMO
      @ABDULAAHIGACMO  2 หลายเดือนก่อน

      @@SawdoReermagaal Thanks walal

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 2 หลายเดือนก่อน

    Munafaq been loow ah war beenta iskadaa imaanka beele

    • @ABDULAAHIGACMO
      @ABDULAAHIGACMO  2 หลายเดือนก่อน

      @@cibaadocabdikulane2443 Thanks wll

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm 2 หลายเดือนก่อน

      @@ABDULAAHIGACMO wllow anaka xasid ma kuku nihon blse run ino sheg ok

    • @ABDULAAHIGACMO
      @ABDULAAHIGACMO  2 หลายเดือนก่อน

      @@Xamdimaxamad-bh1qm Walal Sare Dhamaan Warbixinada aan soo Bandhiho Waa xogo Hoose Aan Helo iyo Baaritaano Mana Ahan Wax Been Abuur ah Kaliya Waxan soo Gudbiyaa wax Xaqiiqda ku Saleysan

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm 2 หลายเดือนก่อน

      @@ABDULAAHIGACMO ok wll shugran iska key cafi ok

    • @ABDULAAHIGACMO
      @ABDULAAHIGACMO  2 หลายเดือนก่อน

      @@Xamdimaxamad-bh1qm Walal Waxba ima aada Oran Cafisna waad TAHAY mar waliba Dawadayasha igu Xiran Iyaga Mudnaanta Leh U Welcome