ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

DIIDAN OO DHULKA LALA GALAY FARXIYA KABAYARE & DALMAR YARE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 มิ.ย. 2021
  • MAJAAJILIISTAHA CAANKA AH EE DIIDAN OO QOSOL IYO MAAD CUSUB SOO BANDHIGAY

ความคิดเห็น • 368

  • @shekhmustafahajichanell7047
    @shekhmustafahajichanell7047 3 ปีที่แล้ว +185

    Halmar aan xusno xabiibkena mohamed scw madaama 💯💯 aa nahay dad islaam qaalisa

  • @bellaomar3634
    @bellaomar3634 3 ปีที่แล้ว +33

    Runtii walalkay diidan waxa nasiib ku yelaten inaa ku nafistaan wayo wlhi wa Talent Dhaba Ani mudo 12 sano ah ayaan Guri Wada daganayn oo an cunto soo Wada cunay wax Wali Waa udhalasho wlalkayna ilahay ayaa haybad usiiyay majajilayste 100% wan ku wataa mar wali bro

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 2 ปีที่แล้ว +6

    Halmar aan xusno ❤️xabiibkeena mohamed scw maadama aan nahay dad islaama

  • @lilpolosavage1499
    @lilpolosavage1499 3 ปีที่แล้ว +31

    Maasha alaah Diidan
    Waa inaad noo keentay
    Mahadsani boorama anagoo
    Makhaayad cunto ka cunayna
    Ayuu qosol naga dhameeyey
    Diidan long life

  • @abdishukri1992
    @abdishukri1992 3 ปีที่แล้ว +12

    Mansha allah bro keep going
    Hibo allah ku siyay hben lagama qaaado wax badan ka sugayna big goat 🐐

  • @barrygolden2953
    @barrygolden2953 3 ปีที่แล้ว +9

    Kkkkkk inta diidan jecelay like dhec

  • @aaminaqueen9164
    @aaminaqueen9164 3 ปีที่แล้ว +19

    Oo isagu maba qoslaayo anaguna waan ooyaynaa this is amazing man next face Abdihafid please 😃😃😃😃😃😃😅😅😅

  • @fahimaabdirihman8794
    @fahimaabdirihman8794 3 ปีที่แล้ว +8

    Diiidan walky walhi waa iga qosliyaa
    ❤️❤️❤️

  • @ismailhasan4470
    @ismailhasan4470 3 ปีที่แล้ว +8

    wlh waan qosal abdixafid illah haku sharfo markale noo soo cili Diidan waqti danbo iga qosliyay diriska waa ila yabeen

  • @haymishsheikhahmed3453
    @haymishsheikhahmed3453 3 ปีที่แล้ว +17

    War marxuunka qosolay nagu dilay ma'ahay 😅 sifiican ayu nogu so edit gareye sheekada🤣what a funny man🥰🖐️🇸🇴❤️💯

  • @Sahruuja1
    @Sahruuja1 3 ปีที่แล้ว +20

    Asc
    Abdihafid
    Please Diidan
    Marlabaad
    Noo soo casuun
    Walaahi qosol Darteed waan xunqaacay

  • @bilanmuuse8797
    @bilanmuuse8797 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid sxb abdi xaafid nin culus ayaad soo qabatay qosol naguma hadhin

  • @somaromar6458
    @somaromar6458 3 ปีที่แล้ว +3

    Diidan waa fani cabdi xaafid. Aadbaad ubmshasantahay

  • @Rghtman308
    @Rghtman308 3 ปีที่แล้ว +7

    Abdixaafaid Reer miigu way xishoodaaan wayna ixtiraxmaan badan yihiin .

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud2531 3 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanid cabdi xaafid xoogaa waa naga qoslisay ❤❤❤

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 3 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah Diidanow Hore u soco Magaca hajiro Abid Raxmaanku haydin xafido dhamantin aamiin yaarabi pic respect 🔥🔥👏🥰😍😍👍🎂🌹🙏🙏❤❤

    • @abdifatahosman389
      @abdifatahosman389 3 ปีที่แล้ว +1

      Diidan maa hilmaami karaa waa ninkii I baray sida gaari loo kaxeeyo walahi ✌️✌️✌️

  • @habiboaliali8842
    @habiboaliali8842 3 ปีที่แล้ว +4

    walal ileen diidan waa reer malta waa dadkeygii mashallah

    • @aliothman4540
      @aliothman4540 3 ปีที่แล้ว +1

      Habibo didan waa reer shusha 🇹🇳

  • @sahraisse6100
    @sahraisse6100 3 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi said u qoslay wlhi
    Diidan is so funny 🤣🤣
    A xafid soo celi diidan

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 3 ปีที่แล้ว +3

    Diidan Mashaallah cabdi xafiid nin culus farxad iyo caafimad iigu nolow wllky

  • @nasriinamohamed3020
    @nasriinamohamed3020 3 ปีที่แล้ว +7

    Diidan wa funy alah siiyo cimri dher &cafimad

    • @Sahruuja1
      @Sahruuja1 2 ปีที่แล้ว

      Thanks 🙏 habo waa ramadaane adna alaha ku siiyo cimri dheer
      Sida walaalka somaliyeed ugu
      Ducaysaan qiirootay ana waan kuu Duceeyey

  • @amiinsuffi9977
    @amiinsuffi9977 3 ปีที่แล้ว +5

    Salaam Didan. Best comedy person

  • @abdikarimmohamed5436
    @abdikarimmohamed5436 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay ayaan kugu dhaarshee
    Abdi hafid Diidan marlabaad soo celi

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud2531 3 ปีที่แล้ว +17

    Cabdi xaafid intaan ku fiirsanaayey maanta iku qosol badan fadlan xaafid mar kastaa loo casum diidan

  • @halimojama5218
    @halimojama5218 3 ปีที่แล้ว +14

    Long time I never Laugh♥️Keep going brother

  • @muhacali606
    @muhacali606 3 ปีที่แล้ว +22

    Sharma boy inaa nosoo fadhisisa maxaa u diiday

  • @Mohamedibrahim-fi4cp
    @Mohamedibrahim-fi4cp 3 ปีที่แล้ว +4

    comedian reer jabuuti ah waan ku salaamay

  • @ducaysanechannel4641
    @ducaysanechannel4641 3 ปีที่แล้ว +10

    abdi hafid pls ugaaasoow DIIDAN inoogu soo celi ilaa part__5 hhhhhhhhhhhhh

  • @apakarsaed2322
    @apakarsaed2322 3 ปีที่แล้ว +2

    Tripoli ayay ku yalaan 3 xafadood abusaliim tajuura iyo kirimiya welipa kirimiya waa xafada somalidu ugu badan thy long time so xssty thanks 🤍

  • @farduusali2951
    @farduusali2951 3 ปีที่แล้ว +2

    SHarma Boy Noo Soo Casuun Mahadsanid

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 ปีที่แล้ว +12

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..

  • @salmaanbaala7295
    @salmaanbaala7295 3 ปีที่แล้ว +5

    sxp diidan soo ceeli bro wlhi qosl la fuuray caww

  • @selmaadens9721
    @selmaadens9721 3 ปีที่แล้ว +4

    hahahahahahah wallahi diidan waa balaayo mahadsanid abdihafid wallalayaal share and like ta ku dhiira galiya abdihafid mahadsanidin

  • @leylamuumin3492
    @leylamuumin3492 3 ปีที่แล้ว +2

    S/C.
    C/XAAFID illaahey ha barakeeyo adiga iyo familkaada. 👍

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 3 ปีที่แล้ว +5

    Abdihafid shan sano qosolkii aad qosli lahayd baad maanta qososhay 😂😂😂 anaguna waanu kula qosolay 🤣

  • @rockstarttv2946
    @rockstarttv2946 3 ปีที่แล้ว +7

    Walaalka waxaan idiin hayaa sadaqo Aan rawo in Aad igala Qeyb qaadataan Fadlan Waa wiil cuuryaan eh ee hadana xaas iyo caruur eh ee masiibo ku dhacday lugihiisana waayay xanuunsan hospital wuxuu kutaga la,a Inaan caawino Abdihafiid ha leyga gaarsiiyo please 🥺

  • @salmahari6066
    @salmahari6066 3 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂I love him Comedy 🎭 💯

  • @mohamedabdi5670
    @mohamedabdi5670 3 ปีที่แล้ว +15

    Kkkkkk ninkan waa qosol inta lahajadisa fahmayisa wale berka cadaday 😄😄😄😄😄😄

  • @masuudali3171
    @masuudali3171 3 ปีที่แล้ว +1

    Cadi ma ahan barnamijka waa qusul miiran dank je wel 👍

  • @thehiddenpearl9776
    @thehiddenpearl9776 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdixafid inu caatooway inta ila aragtay like

  • @MrAmin50
    @MrAmin50 3 ปีที่แล้ว +3

    Walal abdihafid markale ino soo celi diidan
    Diidan ilaahay ayaa taalant siiyey

  • @kowsar39
    @kowsar39 3 ปีที่แล้ว +6

    Diidan qosol iga badan kkkkkkkkk 🤪💯

  • @najaxbare3753
    @najaxbare3753 3 ปีที่แล้ว +2

    I like this man 🤩

  • @foosk9260
    @foosk9260 3 ปีที่แล้ว +1

    Marxuum wuxuu kawadaa ninkii naagaha taabto waa nin baqtiyey kkkkk. He so funny

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 3 ปีที่แล้ว +7

    Dhirbaaxo macal edit keedi wadata baa lagu dhuftay
    😁😁😁😁😁

  • @xamzikofficial5430
    @xamzikofficial5430 3 ปีที่แล้ว +6

    Walahi Wiilkan Diidan La Dhaho Waa Qosal Iyo Maad Hhhhhh Noogu so Celi Fadlan.

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 3 ปีที่แล้ว +8

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 2k wax yar iiga dhiman igaarsiiya

  • @variiid
    @variiid 3 ปีที่แล้ว +8

    Nio Sharma boy soo qabo Abdi Hafidow waa Codsi pro ❤

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 3 ปีที่แล้ว +47

    Kkkkkk Astaqfura Allah Ninkanan La Wareeysanaayo Waa Iga Qoslisiiyey Runtii Waa Walaal Soomaliyeed Oo Aad Funny u Ah 😄

    • @kayabdi9246
      @kayabdi9246 3 ปีที่แล้ว +3

      Magaciisa waxa la yidhaahdaa Diidan
      Ilaahay haybad u siiyey jilitaanka

    • @hanasheikhdon2808
      @hanasheikhdon2808 3 ปีที่แล้ว +2

      @@kayabdi9246 Masha Allah Ma Aanan Aqoon Magaciisa Laakiin Waa Walaal Soomaliyeed Aad Iiga Qoslisiiyey!! Diidan Waa Funny Guy!!

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 ปีที่แล้ว

      QABYAALAD WAA QURUN.. NINKII DHAMAA EE WARIYAHA AHAA EE MAGACA LAHAA WUXUU KA DHAMAAN WAAYEY OO SHAQO KA DHIGTAY DUMARKII AROOSYADA KA HEESI JIREY. WELIGAA QABYAALAD ISKA ILAALI WAA TAAS CABDI XAFIID OO MAGAC LAHAA WAA TAAS SHAQADII KU WAAYEY OO TH-cam INUU FURTO DANTU KU KHASABTAY.

  • @engbirlaqe6507
    @engbirlaqe6507 3 ปีที่แล้ว +41

    Inta rabta ina sharma boy laso qabto oo barnamijkan lagu casumo ismu jiya ❤❤❤❤❤👈

    • @amiinali8368
      @amiinali8368 3 ปีที่แล้ว +1

      Aree pro nasiibkiia ljoojiyay

  • @khadijamohamed1395
    @khadijamohamed1395 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc masha Allah brother can you bring hem again.

  • @princeabdirahmanfarah
    @princeabdirahmanfarah 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah comedian
    Diidan

  • @abdihafidbile6740
    @abdihafidbile6740 2 ปีที่แล้ว

    Talenty ebe ku dhameyey wlhy ah qosol soconaya mnsha alah shaqsi qalbi wanagsan rapow xfdi

  • @qaniqood8631
    @qaniqood8631 3 ปีที่แล้ว +6

    Borama u aqaanay wa reer qoor qaabeed 😂😂

  • @warsamemahamud1626
    @warsamemahamud1626 3 ปีที่แล้ว +5

    Diidan ila part 5 ka samee walahi ninkan waa nin qosol Badan oo qiisoyin qosal Badan so maareen

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid nin miisan ku leh bulshadiisa

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs 3 ปีที่แล้ว +9

    this show is so funny.🔥🔥🔥🔥🔥🤭🤭🤭🤭

  • @mohametyuusuf8267
    @mohametyuusuf8267 3 ปีที่แล้ว +9

    Ninkan wa funny comment wali maso galin 😂

  • @mohametpalfrey
    @mohametpalfrey 3 ปีที่แล้ว +2

    Guuleeso sxb Abdixaafid 🥰🥰🥰❤✊🏽

  • @salmaanyarrepro3924
    @salmaanyarrepro3924 3 ปีที่แล้ว +11

    Kakakakka duqa waa runtiiiis qofwalbo waa MARXUUM swbto hadii runta laga hadlo waxaa nahay meed socdo

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid walalkey cabdixafid caawa aad baan u qoslay kkk

  • @abdulahisuleyman6355
    @abdulahisuleyman6355 3 ปีที่แล้ว +7

    Diidan DKk caan caan dhalay ninki shuusha Tunisia nagu hayn jiray jazaka allah brother marka arko ninka beerka icasada hhhhhhhh

  • @mohamedabdiluguc7208
    @mohamedabdiluguc7208 3 ปีที่แล้ว +3

    Abdihafid fadlan markale noogu celi diidan waraysi

  • @Djmora34
    @Djmora34 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going bro

  • @cadexasan5847
    @cadexasan5847 2 ปีที่แล้ว +1

    wlhi kan waa funny caadi mahan qosol iguma harin waa qaraaxo socoto

  • @mahadabdi8907
    @mahadabdi8907 3 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂wallhi waan fuuray saan uqoslaaye 😂🥰

  • @ysmiinmohamet7964
    @ysmiinmohamet7964 3 ปีที่แล้ว

    Masha allha diidan plz mar kale nooso geli

  • @nasiibmohamed3255
    @nasiibmohamed3255 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkk diidan waa full funy goog for word

  • @nuranalka6927
    @nuranalka6927 3 ปีที่แล้ว +1

    Amazing man

  • @shahad2629
    @shahad2629 3 ปีที่แล้ว +3

    Saan ukhoslaayay ilinti waa igadhamaatay

  • @samsamdhagane6142
    @samsamdhagane6142 3 ปีที่แล้ว +5

    Ayamahan sidan oo kale Uma qoslin thanks abdixafiid

  • @yassinshouke1532
    @yassinshouke1532 3 ปีที่แล้ว +30

    Kkkkkkkkk
    Ninkan daawo isma lahen lkn qosol miran weye

  • @arizoonajr7625
    @arizoonajr7625 3 ปีที่แล้ว +4

    Diidan ban daawaday mana qoslin been dheh🤣😂😅ninkan wxaan ku xasuusta noo ma amiin🤣😂

  • @abdiweliyusuf9180
    @abdiweliyusuf9180 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdihaaaafid legend 🙏

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walalahy qali fadlan haaa laa isoo boqdo 😊

  • @shukriabdullahi3242
    @shukriabdullahi3242 3 ปีที่แล้ว +2

    barnamijka abdixafid aadban u xizeyaaa♥️👏

  • @fathiahassan9934
    @fathiahassan9934 3 ปีที่แล้ว

    Abdihafidow wllo qli shadiyo sharaaf soo qaabo

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 3 ปีที่แล้ว

    mashaalaah

  • @abdiweliyusuf9180
    @abdiweliyusuf9180 3 ปีที่แล้ว +2

    Diiidan waaaa funny 😂

  • @mohamedhusseinomar2675
    @mohamedhusseinomar2675 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkk nikaan soo celi Abdihaafidoow please

  • @odaybahal1476
    @odaybahal1476 3 ปีที่แล้ว

    Asc
    Walaal abdihafid
    Raxmanku ha ku
    Xafidee please
    Diidan marlabaad
    Iyo mar sadexaad
    Noo soo casuun thanks

  • @yahyeelmi9706
    @yahyeelmi9706 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc
    Waad
    Ku mahadsan
    Tahay inaad
    Soo qabatay
    Diidan ninkaasi
    Waa jilaa tagay inaba
    Caadi maaha

  • @fartunhassan8688
    @fartunhassan8688 3 ปีที่แล้ว +3

    Ka soo hadal SHARMA BOY ciilka la baday😭😭😭

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 3 ปีที่แล้ว +3

    Qosalkii oo qof ah waaye diidan 😹😹😹😹

  • @dahircanada2448
    @dahircanada2448 3 ปีที่แล้ว

    Cabdi xafid

  • @kayabdi9246
    @kayabdi9246 3 ปีที่แล้ว +5

    Diidan sxb hadaanunahay
    Reer hargeysa walaahi noo kaalay
    Waxa aan kuu haynaa kalgacal
    Sida aad hargeysa u xustana waad ku mahadsan tahay

  • @xushmad3500
    @xushmad3500 3 ปีที่แล้ว +3

    Diidan Shactirooole Weyn Waa wataa anigu

  • @croncabdi9906
    @croncabdi9906 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan mar kale balame wlhi waaa muhiim

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 3 ปีที่แล้ว +2

    War ninkaan muxuu ahaa qosol baan la aamusi waayey

  • @munira005
    @munira005 3 ปีที่แล้ว +4

    Abdihafid mahadsanid waxan Jeclaan lahaa inaad soocazuunto Sharma not Heesato Cali cadaawe Canuuni ayaan ka Dalka lahaa inuu iiqaado

  • @fuadahmed3895
    @fuadahmed3895 2 ปีที่แล้ว

    Msh allh

  • @kamiilahkulmiye1755
    @kamiilahkulmiye1755 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh wllh wn rafty diidan allaha no dayoh

  • @awoelmiali4993
    @awoelmiali4993 3 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhhhh manooli inadeer keep going dudan nin rageed agtusa lgugu taabnyayn dhiig kulul oi geesiya weeyaan nunka wan xasustaa u ka shekaynyo

  • @ubaxh2795
    @ubaxh2795 3 ปีที่แล้ว +4

    Dhar baxo lasofarsameyay kulaha ala qosol iguma harin kkkkkkkkkkkkk

  • @ashaabdiazizahmed576
    @ashaabdiazizahmed576 3 ปีที่แล้ว +6

    Abdihaafid waa daale suu u qoslaayee🤣🤣🤣

  • @abdulahihassanjimale8149
    @abdulahihassanjimale8149 3 ปีที่แล้ว +2

    editin ugu samay iga gadan wlhi yarkaan funy waye

  • @sahraosman2285
    @sahraosman2285 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaa beerkiibaa icadaaday
    Waaaaaw kanmacirkaa lagasoo hindhisay?
    Anagoon jeclaynbaad nagatagtay.

  • @alihuseein9422
    @alihuseein9422 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdixafidoow sxb waxaad noosoo cazuumtaa jibiso iyo Roomiyoow adigoo raali ah brother

  • @yonisabukar8990
    @yonisabukar8990 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlh ninka umada dhn boo cawa igu so kacshay sdaaa uqslyy myoo wshty baa li dhahy cid baa qrn saar ila dhceeen iyaaa oo xli dmpe 1:55pm

  • @alisalah4349
    @alisalah4349 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhifiq soo qabo Abdixaafid insha'allah

  • @malyuunilkacas
    @malyuunilkacas 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaa marlabaad so casuun fadlan