Dumarka toonta habka hoos infection ka loogu yareeyo/Cafimat Fican

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • 。 Please visit my website here: www.cafimatfic... 。
    。 Social Media 。
    。 Instagram: / yasmin_nutrition_coach 。

ความคิดเห็น • 458

  • @kafiyacabdulaahi7140
    @kafiyacabdulaahi7140 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah qof qaaliya ayaad tahay talooyinkaagana waan qaadanayaa waayo adiga camal ayaan ahay maasha allah allah haku sharfo

  • @hannsaid2232
    @hannsaid2232 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ilahay haku barekeyoo yasmin is my life teacher

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allaah abaayo mcnto ilaahey ha kuxafido aduunka iyo aqriraba Aamiin yrc🤲🤲❤️❤️😘

  • @haalaabdihalim3852
    @haalaabdihalim3852 4 ปีที่แล้ว +6

    Cadey aniga xulbo powder ah &avocado timir ayan isku shitaa anoo ka raadinaayo nafaqo +feeling +caafimaad sax miyaa qaali

  • @sadiyowarsame3837
    @sadiyowarsame3837 4 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah Abaayo yasmiin ilaahey ha ku dhowro, funny baa tahey Abaayo ani infinshinka wuu idhibay ayaamahaan, xataa dawo wan cunay hadana wuu igu soo laabtay.

  • @fadumoabikar8952
    @fadumoabikar8952 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allsh thank you abaayo xaqa lagama xiishodo waa runta nadafad

  • @samiayousuf929
    @samiayousuf929 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaashayda muslimadaa aad ayaan kuu guys soo ducaynayaa waa SAAMIYA waan kuu bogay

  • @aminaluckycooking6136
    @aminaluckycooking6136 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha allah abayo zaaid ayaa kuu taageeraa kuuna jeclahay Illaahay haku xifdiyo

  • @nacuumanalka7511
    @nacuumanalka7511 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaha jazaka Aalhakhayer Abaayo waxad ka hadashay mawduc mihimah allha cafimaad taamah hanaga siiyo amiin amiin

  • @habonabdulle8688
    @habonabdulle8688 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you abaayo waqtiga nagama dhumin Allaaha kuxifdiyo

  • @firdausmukhtar5684
    @firdausmukhtar5684 3 หลายเดือนก่อน

    Jazakillah kher ukhti Yasmin mazuri

  • @fatehasan
    @fatehasan 4 ปีที่แล้ว +9

    sisters yesmean I love your topic all for woman is good thank you sister

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว +1

      Thank you sweetie 💕💋

    • @mahameddeeq8037
      @mahameddeeq8037 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo qof daawo qaadanaa garlic macuni karaa?

    • @hindamohamed6455
      @hindamohamed6455 4 ปีที่แล้ว

      Asc yasmiin wll

    • @nimcoadan8109
      @nimcoadan8109 4 ปีที่แล้ว

      Abyo waxn raba ina kula soxiiri inteyn kaheli kara mcne

  • @qadanxirsi7751
    @qadanxirsi7751 4 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allah Alle haku xfdyo wllshay qli

  • @fartunmohamedmuhumed6163
    @fartunmohamedmuhumed6163 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abayo yasmiin wanku jeclhay Alle haku xifdiyo xbbti qaali

  • @nimcoaden5027
    @nimcoaden5027 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk mama yasmin wa iga qoslisay wlhi u make us happy 💓💞💞💞

  • @user-ge9fx9eb2b
    @user-ge9fx9eb2b 4 ปีที่แล้ว

    Walashey yasmin cawa wax badan ayaa ka faiday salid qunbe jzakllah kher

  • @najmodeirie1673
    @najmodeirie1673 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakumullh qeyr abaay keep giong mahadsanid

  • @nafisaabdulkadir5902
    @nafisaabdulkadir5902 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc abyo yasmin gabadhan aan ugu jeclahy youtube 😍😍😍

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว

      , JazakALlah Qeyr abaayo macaanto 💋💕

    • @shukrimaxamedaxmed7705
      @shukrimaxamedaxmed7705 3 ปีที่แล้ว

      @@CafimatFican alh ku dhowro intee kala so xariira

  • @asijaberger6182
    @asijaberger6182 4 ปีที่แล้ว +6

    Infectionka hoosta yasmiin walaal iyo urtaad sheegaysid, laba wax uun baa laga qaada uskag ama ninkaaga ood ka qaadid. Idinkoon waxba hoostiina marin, biyo biyo hadana biyo. Gudahaaga maydh ilaa dhiip inside, weligay infection iguma dhicin, maydh uun gudahaaga. Weligaa infectin iyo ur midna isma arkaysaan. Mahadsanid.

    • @micraajkhalif7231
      @micraajkhalif7231 2 ปีที่แล้ว

      Abayo wxa ku weediinaa gabdhaha la qawin maku dhici karaa adigoo mhdsan ii jawaab

  • @ascadshiikh3075
    @ascadshiikh3075 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah Yaasmiin Farxada wejigaada Farxad aan ka helaa

  • @xaliimanuur8818
    @xaliimanuur8818 4 ปีที่แล้ว +2

    asc abayo gabadha markey urledahay maa isticmali karta toonta jazakallah kheer ukhtii

  • @nasrawarsame674
    @nasrawarsame674 4 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wrb Abyo macanto waan kutageraa qali yasmiin shukran Abyo Allah ku xifdiyo

  • @CuntoFududChannel
    @CuntoFududChannel 4 ปีที่แล้ว +42

    Asc, Habo Yaasmin
    Waxan rabaa inaad shot out ii sameysid. 4 bil besa iga hartay shurudaha. Hada kahor channel ayaa sidas igu dhacday waqtiga ayaa iga dhamatay.hada cawinad ayaan u bahanahay. Hadan u qalmo in shot out isameysid abayo I samee. Kama gubanayo in waqtiga iga dhamato lkn waxan ka gubanaya video yada aan ku daalay aan so galiyey in ay iga noqoto 1 bacad caano lagu lisay.1 channel ayaa sidas igu dhacday lkn hada sanadka cusub 2021 sharciga way adkaanesa. Abayo Muslin nimo igu caawi, ilahay dartisa. In qof aad ka tuugtid shot out ma wanagsana wan ogahay lkn aniga daruufta igu kaliftay. Abayo wa codsi Ilahay dartisa igu samee. Gurmad ayaan u bahanahay

    • @layaabchennal8517
      @layaabchennal8517 4 ปีที่แล้ว +2

      habaryin abaayo xabasho carbeedku waa xaasid muslin ma,aha waa munaafada lovka xitaa kuma saarin waan kuu saaray abaayo naagaha nimanka cadaanka duleestay ha baryin niinka cadee caabuudaa ooy musqul utahay iskadaa musqusha

    • @CuntoFududChannel
      @CuntoFududChannel 4 ปีที่แล้ว +2

      @@layaabchennal8517 waad ku mahadsantahay hada isaartay abayo

    • @hibohassan9098
      @hibohassan9098 4 ปีที่แล้ว +1

      ana wan kusaray isaar

    • @nuseymachenal5893
      @nuseymachenal5893 4 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo waakuusaaray

    • @hoodoayaan922
      @hoodoayaan922 4 ปีที่แล้ว

      Waa kuu saray wllo

  • @hamdiyanaaragsan2887
    @hamdiyanaaragsan2887 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh sister barakallaahu fiiik abayo alle haku xifdiyo mcnto👌👌👌😘😘😘😘❤❤

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 4 ปีที่แล้ว +2

    Wankaheley abaayo thanks 🙏 jazakallah

  • @hoodohassan3141
    @hoodohassan3141 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaxad i sheegtan asxabay infectionka hoosta kuu dhaaca nabaro ma soo saara

  • @maryamgeediwardhere7993
    @maryamgeediwardhere7993 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalsheen waadnoo fa idaysay shukran

  • @aminaosman9876
    @aminaosman9876 4 ปีที่แล้ว +2

    Abayo yasmin maxaan floaterska lagu daweyaa iiga soo jawaab abyo isheyda wax baa hor socsoconayo adigoo mahadsan

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 4 ปีที่แล้ว +2

    A S WR WB. Mashallah jazakallahu khare inshallah you are funy 🤲🏻🤲🏻🤲🏻💕🌹🌹👍

  • @hawoabdinor215
    @hawoabdinor215 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh abaayo yaasmiin noso duceey kheyr allh kusiyo

  • @aminoxasan9384
    @aminoxasan9384 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah ha ku xfido abaayo mcn

  • @sahrujacali4144
    @sahrujacali4144 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alah sikooni ayaan kuurabaa seen kuku helaa

  • @zahrujaabdiaziiz2083
    @zahrujaabdiaziiz2083 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah walashey yasmin ilahay haku barakeyo

    • @mahdrage5004
      @mahdrage5004 2 ปีที่แล้ว

      Asc hasmiiney kasoo hadal waxa lagu carfiiyo hosta

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 หลายเดือนก่อน +1

    Asc h o mcn allha ku sawiro kneco

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 4 ปีที่แล้ว +6

    Sc abaayo hadaadan soomanaan leheyn maanta ilkahaad naga jajabinleheey 😅 shimee iigu dabeeysey aan maqlo (AAY KUTUBEEY) ManshaAllah TabaarakAllah Af kaaga Caana laguqabey 😍😍😍❤❤❤❤❤💗💗💗💗💗💗💗😘😘😘😘😘😘😘

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว

      Hehee 🤣🤣🤣💋💕💋

  • @user-yf4on1xi7o
    @user-yf4on1xi7o 2 หลายเดือนก่อน

    Abayo mcn Allah ha ku xifdiyo ❤❤❤

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 4 ปีที่แล้ว +4

    abaayo yasmin maha inaa bulshada been ka dhadhicisay inaanad waxaanad oggayn wana garan kara inaad rabto inaad wax gadid ama aad iibiso wax ka baxa beerdada ma xumo inaad hurumar samaysid laakin laakin waa inay soo baran waxaad gadaysa lap hadanay soo marin waxay ku suganyey dadkaad wax ka ibisa khadar waxaa ila soo xidhiidhay dumar aad qiijisay oo hoostu googoday toontu waa kulayk waa dan afka in laga cabo ma sheegin hadii hoosta la geliyo khadar waxaa u tahay laba arimood in hoostu ku googodo iyo in ayleding gaxamada manida qaada ku goaan waayo hoosta dumarka waa specal waxay leeday qoyaan ilaahay ugu talo galay waa mamnuuc inaad xataa uunsiga hoosta iska geliso wax kalena hadakooda daa aad halaysaga ilaaliyo waxaan la garanayn in hoosta la mariyo ama la geliyo pas op

  • @maxmedaxmed2495
    @maxmedaxmed2495 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abyo yasmini 😘

  • @umuana9408
    @umuana9408 4 ปีที่แล้ว +1

    Abayo yasmin daacadnimda kugu jeclhy alaha ku xafido

  • @aminaali4566
    @aminaali4566 4 ปีที่แล้ว +2

    Scw abaayo waan qoslay aad runtaan ku qoslay meelaa ku geeyo male

  • @user-yp1ix3ih6j
    @user-yp1ix3ih6j 2 หลายเดือนก่อน

    M.a mcney allaah kheyr hakusiyo

  • @user-fu3yc4nl2n
    @user-fu3yc4nl2n หลายเดือนก่อน

    Asc mam maryan

  • @hodanaxla1682
    @hodanaxla1682 4 ปีที่แล้ว

    Abyo yasmin thnks dhabarxanun made lagu daweyaa allaha usharfo xabibti

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 4 ปีที่แล้ว +2

      Abayo ekfishinka aya dhabar xanuunka leh siiba marku aad kugu bato biyaha cabida badso hoosna biya qandac o xusbo leh isaga dhaq wasidan aniga isku daweyay suashan yasmiin waxe ka dhahdana ti ku cajabiso qado

  • @deeqonuur1808
    @deeqonuur1808 4 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin yaa allaah allow naga aqbal acmashena yaa rabi

  • @FartuunAlicadow
    @FartuunAlicadow หลายเดือนก่อน

    Mash Allah thank you abaayo

  • @aaliyosiciid7654
    @aaliyosiciid7654 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah abaayo chanelkaga hadaankusoobiirey waakahelay barnaamijkaaga.mahadsanid ......aamiin aamiin ducadana alle hakaa aqbalo.

  • @mulkihassan169
    @mulkihassan169 ปีที่แล้ว

    جزاكم الله خيرا يا أختي الحبيبت

  • @luulhassan80
    @luulhassan80 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abaayo markasto noo duceey ducadaada jeclahay abaayo shugran yees

  • @najmaidris1756
    @najmaidris1756 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah abayo zasakal qeer!😊😊🙏

  • @najmamohamed4262
    @najmamohamed4262 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wall Yasmin ilhy haku dhowro

  • @arawelo9504
    @arawelo9504 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks abaayo 👌👌🥰

  • @ikran.channel
    @ikran.channel 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah walashey yasmin guleso 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @sathoibrahim9690
    @sathoibrahim9690 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah may Allah bless you. Love you for sake of Allah

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 3 ปีที่แล้ว

    ASC ABAAYO YAASMIIN WAAN KU SALAAMAY IN AAN IMAADO AYAAN RABAA DUKAANKAADA IN AAN SOO BOOQDO AYAAN RABAA INSHAA ALLAH MAGACEYGA WAA FARXIYA

  • @raxmaruuxi6988
    @raxmaruuxi6988 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah shugan yaasmiin caday ♥️😘

  • @nacuumanalka7511
    @nacuumanalka7511 4 ปีที่แล้ว +1

    Dr yasmin❤ talaan kaga bahanay meelan kalso xidhidho ubahanay
    mahadsanid

  • @farxiyoxusen9521
    @farxiyoxusen9521 4 ปีที่แล้ว +2

    asc abayo cashirkaaka waala dhacay lkn ano uur la heen masan dhiig ii so dhaween ayaa NASA xanuun dareemaa maxaa keeni karo bal iso jwb

  • @fardoosomacalin6767
    @fardoosomacalin6767 4 ปีที่แล้ว +2

    Aniga sobaroweyey mahadsanid

    • @user-jo7sr7tx4h
      @user-jo7sr7tx4h 4 ปีที่แล้ว

      Fardooso Macalin abayo maxa ka darem tay

  • @aminamaqsud2254
    @aminamaqsud2254 4 ปีที่แล้ว +2

    Amiin yarabi Allah a ku xifidi yo

  • @safiahussein3334
    @safiahussein3334 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo ajar allaha kasiiyo wanaga ad nosogudbiso wan kubahanahay xagee kalaso xariraa walashey

  • @SafiyoMohamedSafiyoMohamed
    @SafiyoMohamedSafiyoMohamed 8 วันที่ผ่านมา

    Sharafeey❤

  • @hodanscooking4652
    @hodanscooking4652 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaha tabaarakal abaayo yasmia adiga maiso diirikarta

  • @surayatube391
    @surayatube391 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah thanks for sharing this 🙏🌾🍃✨🌾🍃✨🌾

    • @mulkixasan8
      @mulkixasan8 4 ปีที่แล้ว

      Asc abaayo waxan qabaa kar cuncun maxaan ku daaweeyna

    • @mulkixasan8
      @mulkixasan8 4 ปีที่แล้ว +1

      Maashaa allaah

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 ปีที่แล้ว

      Waxay Soo salamayan ay otooy😁

  • @shukrimahamuudmahamed5790
    @shukrimahamuudmahamed5790 4 ปีที่แล้ว +6

    Wax bdan kaa faiday waad mahdsan thy qoyaanka tira badan oo cad mxaaa lasameyaaa

    • @quentaashaa3213
      @quentaashaa3213 4 ปีที่แล้ว

      Ana waan qabaa 😢

    • @najmoabdi6769
      @najmoabdi6769 3 ปีที่แล้ว

      Mama su a shan noga jwb

    • @fatuushabdirahman514
      @fatuushabdirahman514 3 ปีที่แล้ว

      Infection waye biyo bdan cab kadidene ha isku celinin qalajinaye qaado okey

  • @siradahmedguled490
    @siradahmedguled490 24 วันที่ผ่านมา

    Maashalaah

  • @aish-a2020
    @aish-a2020 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc hablo dhaaamntiin waaxan idinka codsanaa anoo uur leh ma isticmali kraa plz iso jwaaba

  • @axadamohamed3151
    @axadamohamed3151 ปีที่แล้ว +1

    asc abaayo yasmiin

  • @farhiyaabdullahi1964
    @farhiyaabdullahi1964 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah ilahay haku xifdiyo qali

  • @leylainaugaas2
    @leylainaugaas2 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc mama yasmiin

  • @ismahan1831
    @ismahan1831 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaa mahadsan that yaasmin

  • @mariamabduqaadir2536
    @mariamabduqaadir2536 2 ปีที่แล้ว

    masha alla xabibti macan allah ku xafido

  • @foosiyasahalalimohamed6006
    @foosiyasahalalimohamed6006 4 ปีที่แล้ว

    Amayo yasmin shukran

  • @sacdiyasimancabdi408
    @sacdiyasimancabdi408 4 ปีที่แล้ว +1

    Abayo yasmin ka waran qofka leh Hemaroch ama babasirka toonta dawo miyay u tahay jasa akalahu khayr

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 4 ปีที่แล้ว +1

    wcs abaayo yaasmiin aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay xabiibti

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah yasmiin wax fiican ayaa noo shegtaa Thanks

  • @deeqogeedi7615
    @deeqogeedi7615 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah habbo yasmin waan idiin xiisay mudo ismoogeen rer xaji salax ciid wanaagsan

  • @munaqalbidhaya6312
    @munaqalbidhaya6312 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc HBO yaasmiin thanks habo

  • @cookingwithluulchannel7023
    @cookingwithluulchannel7023 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah yaska salaan sare sister.

  • @maryamgeediwardhere7993
    @maryamgeediwardhere7993 4 ปีที่แล้ว +3

    Allaha kkbarakeyo aqlohaga iyo femelkaaga

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abye yasmiin tontii aya isticmalaya hosta iska kaliyey kadib waya igu carartaye miyey waxa iyelàysa abye iso jawaab fadlan🙏👍👍

  • @asiaabdi122
    @asiaabdi122 3 ปีที่แล้ว +1

    Maamo gabar aan waligeed guursan mais ticmaali karta
    If no maxaa lagu badali karaa

  • @shukriabdullahi7680
    @shukriabdullahi7680 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks again 👍

  • @miskisrecipes1812
    @miskisrecipes1812 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank u sister I love your advice😍

  • @axadamohamed3151
    @axadamohamed3151 ปีที่แล้ว

    mnsha allah allaha ku xifdiyo

  • @AmnoAhmd
    @AmnoAhmd หลายเดือนก่อน +1

    Habo thanks

  • @maryamaismail6361
    @maryamaismail6361 4 ปีที่แล้ว +3

    abayo yasmin qof urleh maisticmali kara

  • @saedeyaadam4577
    @saedeyaadam4577 4 ปีที่แล้ว

    asc abayo yasamiin alaha ku xifdiyo

  • @nouramed8312
    @nouramed8312 4 ปีที่แล้ว

    mashaalah abayo yasmiin waxbadan kafa iiday mahadsanid waxan raby inan kuwaydiyo marhore aya tiri wajigayga sabuun dhan kumamayro sabunta wajiga uma ficno hadana marmar waxad sogasha ado wajiga subag kuleh maxad iskaga maydha wajiga wall isojawab

  • @saafofficialmohamed6978
    @saafofficialmohamed6978 2 ปีที่แล้ว

    Abyo yasmin you look beautiful Mashaallah

  • @deeqaisaaq4599
    @deeqaisaaq4599 4 ปีที่แล้ว +2

    Yasmin.waxan.ka.rabaa..abaayo.waan.dhigboxoyaa.37malmood.maxan.ku.joojiyaa

  • @yasminfarah9140
    @yasminfarah9140 3 ปีที่แล้ว +1

    Habaryar hadii uur leedahay ma istocmaali kartaa waxaan ka WAdaa virginal inserting is it safe??

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير

  • @hanaanhassan5839
    @hanaanhassan5839 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah alle ha idiin xifdiyo

  • @yasmindahirdiriye5741
    @yasmindahirdiriye5741 3 ปีที่แล้ว

    Qyr Allah kusiiyo habo mcn waa samidaa

  • @nalkanour8476
    @nalkanour8476 4 ปีที่แล้ว +2

    Salam Eedo Yasmin please ma ka so hadli karta hempseed faidad cafimadka u leyahay

  • @adarmohamed2573
    @adarmohamed2573 3 ปีที่แล้ว

    Shugran walaasheen qaaliyay jazaakalaah

  • @shukriinaahmed1269
    @shukriinaahmed1269 4 ปีที่แล้ว +3

    Maamo ogxanta Yar kaso hadal?

  • @rukiaabdikadir3881
    @rukiaabdikadir3881 4 ปีที่แล้ว +4

    Thank you abayo .....may Almighty always blessed you inshshaAllah....

  • @zamzamduniya6967
    @zamzamduniya6967 4 ปีที่แล้ว

    Masha sister yasmin you are so beautiful.love dear

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 4 ปีที่แล้ว

    Jizaa ka Allah kheyr walaasheey macaan