SIDEED XUMAANTA UGA REEBEYSAA WALAALKAAGA SHEEQOW?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 72

  • @hawosalad9148
    @hawosalad9148 2 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allah naciimo iyo Mohammed allah idin xifdiyo
    Abaayo kheyr allah kusiiyo waxad istahisha 1 million waxad kahadasha wanaaga iyo walaalnimada iyo somalinimada wanaagsan
    Waxad tihin qoys diinta kudhaqmaayo oo ey kamuqato diinta islamka hormar wacan ayan kurajeynaya akhiro iyo aduunba

  • @ikranabdi8836
    @ikranabdi8836 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @leylamuumin3492
    @leylamuumin3492 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah wax runta u sheego ayaa lawaayi sheekha illaahey ha nawada cafiyo aamiin yaarab.

    • @fadumomohammed7068
      @fadumomohammed7068 2 ปีที่แล้ว

      Masha alah,ilaahey,ha Idina, dhaaf,runta,ilaahey,baa,kugu,jecel

  • @OmarSophi10
    @OmarSophi10 2 ปีที่แล้ว

    Asalamu Aleykum, aniga mogadisho ayaa jooga, sheekhaan waan aqanaa, wuxuu ka istagaa masaajidyada mogadishu ku yaala, salaaada markii le baxo, muxaadaradiisa markuu dhameeyo wuxuu kusoo gabgabenaa 'masjid ayaa qabyo ah lacag halisku so daro'. youtube ayuu leyahay wuxuu raadiya sidii u kala kacsi lahaa youtubekisa. baaritaan sameya, masjidka dad ma fadhiyo, qof huba isheegay arintaas,
    Dhaqaaq Aad Dhaxashidee allah hani xifdiyo ajar iyo xasanaad allah misaankiisa hani saaro,
    masha allaah

  • @israa15saba52
    @israa15saba52 2 ปีที่แล้ว

    Mashallaah tabarakallah waan idinku raacsanahay jazakallahu khayran

  • @fadumosahal6374
    @fadumosahal6374 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah sister you are good example.

  • @OmarOmar-pf3rx
    @OmarOmar-pf3rx 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah walashey naciima iyo maxamed waan idin salaami marka hore ninkaan shiiq isku tilmaamayo waa tuug all.shabaab la shaqeeyo waane naqaana shiiq wax uu ka og yahay maleh diine ma yaqaano asagaabe dhiig dad ku maqan ee ilaahey hasoo hanuuniyo baba jaay waa nin aqyaar eh ma ahan qof dhiigya cab sida tuugaan alshababka eh ee haloo duceeyo waane kuugu raac sanahay fikirkiina waane sax San tihiin wabilaahi toowfiiq

  • @mariamoallim2824
    @mariamoallim2824 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah xabibti illaahey haku barakeeyo aduunyo iyo Akhiroba

  • @fatumaabdiarab8047
    @fatumaabdiarab8047 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah 😍😍😍😍😍😍😍😍❤️

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah nawada hadeeyo qaatumadeenana kheyr hanooga wada dhigo walaalaheeey idinkana kheyr badan Allah haidinka siiyo toosinta iyo tusaalooyinkaa wanaagsan ee aad inoo soo gudbisaan anagana kuwii qaata Allah hanaga dhigo Aamiin yaarabi

  • @aminaxuseen634
    @aminaxuseen634 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah rerka kaliya aan aadka ujeclahay illaah ha idiin barakeeyo ♥️♥️♥️

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah you guys are wonderful keep doing the good course??? Jizaaka llaah qeyr

  • @sitiaweis7592
    @sitiaweis7592 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaraka llah

  • @umusafa8926
    @umusafa8926 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah xbbtii Naima Alle ha idin barakeeyo qaabka aad re- action ka aad u bixineysaan si cilmiyeysan oo dad lagu xadgudbeynin kheyr Alle ha idin siiyo.

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah Tabarakalaah Wllo

  • @khadijahaaji6683
    @khadijahaaji6683 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah Allah ha idiin xafido dhamaantiin Aamiin.

  • @faadumocramaan8599
    @faadumocramaan8599 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah ilxun idinma Arakto farxad kunoolaada

  • @fatumofalis114hussein2
    @fatumofalis114hussein2 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah tabarakalah Abaayo naciima iyo walaal maxameed 😍😍😍😍🥰🥰💯👍👍👍👍👍👍✅✅✅✅✅👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤

  • @yasmineomar9271
    @yasmineomar9271 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah . Wlh familkn wa kheyr social media . Halataagero

  • @rahmaawadh2802
    @rahmaawadh2802 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah 👌👌👌💯❤

  • @aminasomalia3792
    @aminasomalia3792 2 ปีที่แล้ว

    Mashallhaha ❤️❤️❤️❤️

  • @fatimaarreh9203
    @fatimaarreh9203 2 ปีที่แล้ว

    maan shaa allah reer qurux badan runta ka hadla ❤️👍

  • @fatumaahmad6582
    @fatumaahmad6582 2 ปีที่แล้ว

    A c Muslim Somalian waxaan ka hadlayaa wixii sheikh aan I leeyahay wey haboneyd inuu waxii munkar ah uga hadlo oo dhaho lamaanahameelaha isugu yimaado ha isku dhukanina waa hadey wax diinta ka baan sameyn ayaan, waxaan hada hor arkey sheikh waajid oo Hooyadii hag siinaya waa ku amaananan yahay Masha Allah. Lanahana lamid. Balse hadii sheikh khalad u arkey inuu si guud u dhaho dadow joojiya meel aha la idin arkayo dhunkashada ma aheyn hebel ama sheydan inaad ku sheego adoo magacaabayo. Balse go to back another better thing thanks sheikh.

  • @Potatoes-y2n
    @Potatoes-y2n 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah ❤ ♥

  • @abdullahiibrahimnor5342
    @abdullahiibrahimnor5342 2 ปีที่แล้ว

    M.a si adag ugu hadasheen

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah😍

  • @haboonjiil682
    @haboonjiil682 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah abayo dar ilahy ayan kujeclahy

  • @hudaaabdulahi437
    @hudaaabdulahi437 2 ปีที่แล้ว +1

    Boqorka iyo boqoradeena soodhawaada waan idinjecelnahay Illahey haidin barakeeyo

    • @hudaaabdulahi437
      @hudaaabdulahi437 2 ปีที่แล้ว

      Teeda kale Abaayo niciimoy sideen kuhelaa mahadsanid

  • @muniiromaandeeq3359
    @muniiromaandeeq3359 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah wlhi ilaahey dartiis baan idin jeclahay waxan idinla jogaa Finland inaa idin arko ban jeclanahaa ilaahey ha idin xafido waxa tihin xaq u dirir💯❤❤❤❤❤

  • @fartunchannel
    @fartunchannel 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo naciimo waan ku bahnaa

  • @mnn2436
    @mnn2436 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashllah

  • @hiboahmed9325
    @hiboahmed9325 2 ปีที่แล้ว +1

    What your saying is 100% true❤️💕💞🧡💜💯

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 2 ปีที่แล้ว

    asc my abaayo iyo my aboowe ilaahow idin xafid qoos qurux badan ilaahow idin xafid 😍😍😍😍😍😍😍😍❤️maasha allah dad ku dayasho mudan ❤️💕💞🧡💜💯

  • @fartuunsiidali3032
    @fartuunsiidali3032 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah sax waaye woo ka maser sanyahay

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah reer qurxoon runtaa ka hadasheen ilxun idinma aragto

  • @najmafarax8855
    @najmafarax8855 2 ปีที่แล้ว

    Mansh alaah

  • @maryanabdi4253
    @maryanabdi4253 2 ปีที่แล้ว +1

    🤲❤️❤️🤲🤲🤲🤲

  • @deeqa8962
    @deeqa8962 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @AnabSidi
    @AnabSidi หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw. Scw scw. Scw scw. Scw. Scw. Scw❤❤❤❤❤❤❤

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 2 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah family wanagsan oo ruun sheega weeye

  • @shaymasaleh189
    @shaymasaleh189 2 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍

  • @ahmedsharif367
    @ahmedsharif367 2 ปีที่แล้ว

    Kaas sheikh maaaha

  • @zakiyaali9739
    @zakiyaali9739 2 ปีที่แล้ว

    saxiix saxiix wxd tihiin family xaqa kahadlo💯💯

  • @hibohashi3704
    @hibohashi3704 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah beutful fimly

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 2 ปีที่แล้ว

    Asc wlaalayaal waxaan ahay islaan idinku soo biirtey maasha Allah codkaad ku akhrisey Quraanka zadakallahu cilman wafahman iyo weliba sida cajaa'ibka ee aad daliilka u saareyso balse waxbadan feker adiga iyo anigan ku daawanayo xageen ka galeynaa axkaanta dumarnida taasina waa su'aal furan sii wada dadaalkiina insha Allah.

  • @yasmineomar9271
    @yasmineomar9271 2 ปีที่แล้ว

    Familkan mnshaa allah aqoon ee leeyihiin

  • @SuleeqaquruxChannel
    @SuleeqaquruxChannel 2 ปีที่แล้ว

    Sheekhu aad buu u fududaaday wuuna ka qaldan yahay wiilkaa wllalkeen.

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 2 ปีที่แล้ว

    Baajeeye.baajeeye.iga dheehe

  • @fatimahassan5210
    @fatimahassan5210 2 ปีที่แล้ว

    Bismilaah sheikh ma ahan kan wa duulmi duun walahi baba jeey wa qof miskiin ah lakiin ale aya ka goynayo
    Wa duulmi cad
    أليس الله باحكم الحاكمين

  • @mnn2436
    @mnn2436 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi seytahay ayaa u falaqeyseen

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 2 ปีที่แล้ว

    Asc wasruun 1000.. dariiska
    Kaagav ubahaan

  • @minamahammed3896
    @minamahammed3896 2 ปีที่แล้ว

    Jawaab ku filan waa helay shiiqa

  • @najmoaxmed6124
    @najmoaxmed6124 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk asi xataa waaku xiran yahy soo ku arkey

  • @fatumaahmad6582
    @fatumaahmad6582 2 ปีที่แล้ว

    Sheikhow hafaquuqin just u nasteexee ruuxu rabo ha ahaado

  • @umumuminchannel7460
    @umumuminchannel7460 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha great job abayo nacimo subscribe ke wuu ku imana iga quslisy hhhhhhhhhhhhhh

  • @xawo..1029
    @xawo..1029 2 ปีที่แล้ว

    Asc hanuunka alah baa lah lkn shiiq maxu ku heesya nagdada wax hasiin iyo inad wax rabto waqalad in ad baabajay sheekto lkn wa sax wana xadiis nimcada qarsada scw ayoo dhihijiray karaa lkn sheeq may waba sheeq sheeko kala ah catois angaa wa kudhaknaa nagtada guri hajoogto kulahaa waba mansha alah haday isracan wa heesada murxam gabdhha ha ayoo ka masaray cml warayikayka wana qaldana kara alaha na asturo may asa gaaba tuus ifinayo sheeka

  • @aishadarawish3967
    @aishadarawish3967 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah my dear cousins keep going to tell the truth:::: but what I don’t understand is there is 4.4k views and only 4.4 likes what is going on somaliyee

  • @israa15saba52
    @israa15saba52 2 ปีที่แล้ว

    Si xikmadaysan baad u saxdeen

  • @sacdiyobusuri2286
    @sacdiyobusuri2286 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah saxiix

  • @nasromaxamed5281
    @nasromaxamed5281 2 ปีที่แล้ว

    Mashaalah xbbt lakin seygasa Marko kulajogo quraanka asiga aqri kudheh

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 2 ปีที่แล้ว

    Sheey daanka waa Caan raadis car haduw wax faymaayo hal xaf uu qur u aan ah hasheego

  • @najmoaxmed6124
    @najmoaxmed6124 2 ปีที่แล้ว

    Waseersan yahy meeqaa wax xun soo gudbiyaan ma arko kuwaas shiiqa

  • @abuhassan673
    @abuhassan673 2 ปีที่แล้ว

    Shekhasi waa dagdagay wixisuna waa personal attack, rali gali haka bixiyo

  • @safiyocisman1447
    @safiyocisman1447 2 ปีที่แล้ว

    Sheqa malaga yaaboo inuu baaba jee hee uu raa raasanooyo

  • @aishadarawish3967
    @aishadarawish3967 2 ปีที่แล้ว +1

    In my opinion is the sheikh and who ever is supporting are are wrong and jealous of baba j

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 2 ปีที่แล้ว

    Naciimo odaygaan diinta ayuu ku dhumalesanaya mideda kale nin dad waaninayo ma ehene wa odaay masersan oo baba jey ka masersaan hadalkisaba waxuu ka bilaway shahadada baba jey vus radis waye waxas aya lagu leyahay Diin ayuu bartay subxanallaah alloow na badbaadi 😡😡😡😡

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว

      Walaahi anba maseyr baan u arkey, qur'aankaa la inowgu sheegey iney jiraan dad diinta ku dhuunta laakiin qalbigooda uu ka xun yahay kuwa fisqida ku jira een qarsan.

  • @asiaali3460
    @asiaali3460 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah