Waa wada qaldan yihiin haday cilmi daro ugaysay alle hacafiyo Allena hahadeeyo Alle haday jiran yihiin Allah cafiyo ayaga iyo intii kaloo naga xanuunsan sidoo kale Alle haynabadbaadsho xaqana Alle haynagu nooleeyo hana nagu dilo Aamiin Yaarabi
Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh haada an afurya ku ma dhafi Karo e ninkan iyo hoyadas allhu so hanuniyo subxanllh subxanllh Amin amiin amiin amiin amiin amiin yaa raabi
Iimaanka ayaa Rabbigay ka qaaday feerahaas ku yaalo cudur kastoo haayo ayada iyo wiilkeedaba xoola xalaal ah wey shaqaysan kareen. Ilaahay Soomaali ha tuso sharafta ay shaqadu Lee dahay hana ka madoobeeyo tuugsigan ay baraha bulshada la taagan yihiin iimaan la.aan iyo anshax xumay ka qaadeen
Dadka waa bahaloobeen oo waxaa ay barteen tuugsiga dadka wax siinayayna runta uma sheegaan ee bohol/jar bay ka sii tuuraan. Waagii hore dadka waa ay xishoon jireen oo ma ay baryo badneen haddase waa la isku wad dayanayaa oo caadi ayay noqotay baradu.
Runtii meeshaan ku yaabey ayaan fadhiyaa. Soomaali saas ubeen badan ma arkin ilahow ha ila kulmin dad noocaas ah Mar waxaan is dhahey malaha hooyadiis maba aha. Waxey leedahay oo dhan waxba kama jiraan.
th-cam.com/video/6vpHLP7fLMg/w-d-xo.html
Asc asxaabteeyda channelka caafimaadka aan uga hadlo kusoo biira, subscribe share iyo like-tana haiga hilmaamina mahadsanid!
Kusali nabiga naxariis nabad galyo korkiisa ha ahaatee❤❤❤❤
Mashaallah naciima waa sidii aad sheegtay videogii hore. Ilaahey caqliga hakuu barakeeyo! Waa ayaan darro hooyo noocaan ah oo xumaanta ku dhiiro galinaysa ubadkeeda subxaana Allah!
Allahayow ceebteena iyo ceebta islaamkaba astur
SubhanaAllah SubhanaAllah
Yaa Allah ilaahayoow no Naxariiso irsaaqada meel gaaban Allaha naga siiyo
Subxanala illaahay arsaaqa meel xun inagama galiyo
SubhanAllah. This boy had no chance with parents like them. May Allah protect us from such a calamity.
Amiiiiin ya rabbi
😢 واياك ان شاء الله اللهم امين
Subxanllah xasbiyallah wanicmal wakiil waa musiibo
Subaxalaahay
سبحان الله .
Subxanallah ilahow irsaqad xalal ka baryayna😮
Subxanallah Subxanallah
صلي على الحبيب محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤❤❤❤
Wa arin aadloga xumado subxanallh
aamiin yaarabi
Waa wada qaldan yihiin haday cilmi daro ugaysay alle hacafiyo Allena hahadeeyo Alle haday jiran yihiin Allah cafiyo ayaga iyo intii kaloo naga xanuunsan sidoo kale Alle haynabadbaadsho xaqana Alle haynagu nooleeyo hana nagu dilo Aamiin Yaarabi
Maya 💔💔💔😭😭Subxanallaha 🥹🥹
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh haada an afurya ku ma dhafi Karo e ninkan iyo hoyadas allhu so hanuniyo subxanllh subxanllh Amin amiin amiin amiin amiin amiin yaa raabi
Iimaanka ayaa Rabbigay ka qaaday feerahaas ku yaalo cudur kastoo haayo ayada iyo wiilkeedaba xoola xalaal ah wey shaqaysan kareen. Ilaahay Soomaali ha tuso sharafta ay shaqadu Lee dahay hana ka madoobeeyo tuugsigan ay baraha bulshada la taagan yihiin iimaan la.aan iyo anshax xumay ka qaadeen
Dadka waa bahaloobeen oo waxaa ay barteen tuugsiga dadka wax siinayayna runta uma sheegaan ee bohol/jar bay ka sii tuuraan. Waagii hore dadka waa ay xishoon jireen oo ma ay baryo badneen haddase waa la isku wad dayanayaa oo caadi ayay noqotay baradu.
Subxanalah 😊
لاحول ولا قوة الا بالله
Hawarta iyo wiilkeeda waa dad hawaaran
Runbadanidaa naciimo adoo badanaa ubahaan nahay Allaha kudaayo abayo
Mahadsanid walaal!
Subxanlah subxanlah allahu Akbar allow umada u sahala subxanlah allahu Akbar wa ceeba waxa sameyan Allah ha so hadeyo
Xagey ka hadleen wa channelkee
Wax baa ka khaldan naagta Subxanalaah 😢😢😢 waa washakh naagta iyo wiil isku sheega yaahuu dheh
subxanallah bisinka
Asc waaku sallaamay wallaashey
Wcs walaal!
iyo waaxid yaa waalan
Runta ❤
ANI KOOW NOQDAY YAA LASHEEGIN GUYS 😂😂😂
Runtii meeshaan ku yaabey ayaan fadhiyaa. Soomaali saas ubeen badan ma arkin ilahow ha ila kulmin dad noocaas ah Mar waxaan is dhahey malaha hooyadiis maba aha. Waxey leedahay oo dhan waxba kama jiraan.
Maya huuyu lamadhaye waa dalimad
Accudubillah waa hooyo beleysan
Mya mya ma sameyn laheen hooyoyinkee toosh ku ifisay ay laheeh mamadas iyo wiilkeda allaha so hanuuniyo
habaryar naciiimo isku ra'i baan nahy wlhi waad i hadashy somaali waxey tiri wadar iyo waaxid yaa waalan shaly mrkuu naagta iska dhigayay sidu u indha adka beenta xitaa ugu adkesanayay bey hadana been kle u alifayan waa cid yaab leh ninki naag isku ekeysiiya waxa ku dhacday naclad rabi qof rabi abuurty ka xishon wayy garaab malaha dadka wax runta u sheega ayeey la ayihiin dad hiv qabaa lala dhaqmaa qof macaan qaba iska dhaafe
Sax