th-cam.com/video/nsVfDjsgy0Y/w-d-xo.html ASXAABTEEYDA KAFAAIDEESTA CHANNELKA AAN CAAFIMAADKA UGA HADLO EE ADIGA IS AHAAW, SUBSCRIBE-KANA IISAARA SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMINA MAHADSANID!
Abaayo wallahi dadka gabdhas wax kasheegaya waa dad qalbi qalalay gabadhas dhibaato long time aha haysato qofkii aan caawinayn dhibka halaga daayo Allah hacaawiyaan Nicimo abayo somali mawada ah ee waa number yar oon damiir iyo naxariis lahayn
Milgo walaal marka qaar waad yaabeeysaa qaar aad isleheed cid kanaxariis badan majirto, ayaad lakulmeeysaa ayagoo aad u cunaya hilibka muslim kalle! Allaha na asturo!
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow u maciino gabadha yar ee masaakiinta ah aamiin habaryar Allah ha kaa qabto cadowga iyo xaasidka aamiin adkeyso Allah isku xir waad guuleysanee isha Allah culees walba fudeed ayaa ka danbeeyo
Subhanallah wey ka waalayan gabadhaan maskiin inee tiktok soo furato ma eheyn youtube ka ayee iska so furan gartee mida kale khalad loogama qadan yaraan looga qaaday Allaha u soo celiyo Allaha Somali nooma baahiyo intii ubahadayna Allaha kaga maarmarsiiyo
Somali qof dhiban leey sii dhibaan runtii😢 weey ku raxeystaan qofka dhibkiisa ilaa ey arkaan qof dhiban sariirta kama kacaan. Ilahow somali ha ii baahin iyo inta aan jeceshahey ❤
Sweden iyo Norway kala fcn gabar abtigey dhalay 16sano ku gursaday 17 sano ku dhashay 6 bil iyadoo qaan gaarka ugu dhiman yihin familka dhan dhahayan dacwo u furatay kuma imanayan ayaa la dhaahay adaba hooyo noqday k 18 sano markee gartay wey yartahay walidkeeda caawinaya saas loo gu ogolaaday 21 sano si buuxa iskuguma filnaadeen dhahaan Inee Sweden ka tagto me eheyn lkn waa qadar Alle Allaha u soo celsho canugeeda
Naciiima , Anigu si kale arkaaa, waa gabadh wax baratay , I believe she is a nurse. Markay tiktok dadka la Kaftantana iyadaaba ka badisa oo ay kala lug bixi waayan . Somali waa dhib badantay lakiin Maria inay ignore garayn kartaa ogay. Laakin Haday Caawimo iyo Oohin lasoo fadhiisato hooyadii jaahilka ahayd iyo tii wax baratayba waa sad . I know Marie knows better than this . I’m a mom my self and can feel her pain , but she can’t get sympathy like this from Somali people . Who knows, most of people who are insulting her are , back young kids . Hooyadeed maaha inay meesha keento Somalia waa dad dhib badan .ilaahay iyada iyo kuwa la midla ah caruurta ha usoo celiyo.
Quran ayaad ku furfuree dadkana waa caynee gabadhaan MARIYA anaga naqaano caasiyad ma aha Haku dambaabin hoostaada hadii kale ka helaysaa naa ilaaheey ka baq like ta magallanes laaban insha😅alaah
th-cam.com/video/nsVfDjsgy0Y/w-d-xo.html
ASXAABTEEYDA KAFAAIDEESTA CHANNELKA AAN CAAFIMAADKA UGA HADLO EE ADIGA IS AHAAW, SUBSCRIBE-KANA IISAARA SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMINA MAHADSANID!
aamiin
Somaliyey gawadha kalexda ilahey kabaqa udu ceeya
Amin yaa ALLAH
Abaayo nimco waa runtaa dumarka waa xaasidin wlhi dadak aygaa waalo ilaahow dumarka soomaaliyed hanoo jawin maryan alle wiilkeed gaalada ha aga sooqado❤
Allah ha ugargaaro walaaleheen Maariya.ilmaheeda Allah ha usoocesho aamiin
Illaah haku dhib dhaamo waa ka xumahay gabadha dhibka kadaya oo garab gala.
Illaah qalbiga ha uu qaboojiyo ilmahada nabaad ale hakugu keno inshaallah.
Amiin amiin ya allah xifdullah walaashay qaali Thanks ❤️
Allahuma Amiin Amiin JazakaAllah kheyran abayo ❤
Asc Abayo sabar waad heleysa insha Alah
Amiin yaa Allah
Subxanallah, illahay swt haku gargaaro ukhti.
Aamiin Yaa Allaah abaayo ❤️
Amin!
Asc Allaah waxaan uga baryayaa inuu Cungtaa tarts ah Allah Qalbiga uu u Qaboojiyo Allena wiilkeeda hawga soo qaado Aamiin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Aamiin yaarabi wlashay
❤ man sha Allah tabarag
😢😢😢😢😢😢maariya hooyeded😢😢😢😢
Subxanallah umadan haqa Allah hatusiyo
Asc waaku sallaamay wallaashey naciima abaayo caasi waallid mafiicno ee rabiyoow soo hadeey yaa rabi yaa raxmaan rabiyoow qaatuma qeerlleh aaku weydiisanay noogu qatim
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaarbbi ❤abayo
Amin
Maskiin soomaali malaganabad galaayo khof iidaba xanuun haayo eysii xanuunjinaayaan sub,aanalaah
Aamiin aamiin
Qalbigeda Allah u qabojoyo
Yaa Allah yaa Raxman wiilkeeda u soo celi isagoo muslim ah hooyadiisna qalbiga u deji
Aamiin ya rabbi
😢😢😢laa xowla wala quwata ilaa billah allow ilmaheeda uusoceli amiin somalida inteeda naxsriista laga qaaday oo xitaa ducada kucawin karin allah hakaqabo yaa rabbi allow adiga kufilan wallahi dadka hadalada xun xun uqoorayo alle hauga cabsadan oo gabadhan faraha haka qadaan subxanllah yaa Rabbi 😢😢
Abaayo wallahi dadka gabdhas wax kasheegaya waa dad qalbi qalalay gabadhas dhibaato long time aha haysato qofkii aan caawinayn dhibka halaga daayo Allah hacaawiyaan Nicimo abayo somali mawada ah ee waa number yar oon damiir iyo naxariis lahayn
Milgo walaal marka qaar waad yaabeeysaa qaar aad isleheed cid kanaxariis badan majirto, ayaad lakulmeeysaa ayagoo aad u cunaya hilibka muslim kalle! Allaha na asturo!
Subxaanallah 😢😢😢
Amiin yarabi
😢😢😢 Miskiin Allaa qofka dhaawacan lama sii dhaawaco
Allaha uso sahlo ilmaha kamaqaan Allaha kafarxiyo Aamiiiiiin
SUBXAANALLAAH DADKA GABADHA CAAYNAAYO ALLE KA BAQA AAQIRAA LA AADAYAA ,DULMIGA ISKA ILAALIYA IYO UQABADA MIYAADAN ALLE KA BAQEYNIN SUBXAANALLAAH
Ilaahow rabiyow raxmaanow wiilkaas yar badbaadi😢
Allahu-Akbar SubxanaAllah😭😭 Allah somali deeb Bana illahow gabadhan maskinta ah cawe ya Rabi Rahman. Ameen thuma Ameen
❤❤❤❤❤اللهم امين
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow u maciino gabadha yar ee masaakiinta ah aamiin habaryar Allah ha kaa qabto cadowga iyo xaasidka aamiin adkeyso Allah isku xir waad guuleysanee isha Allah culees walba fudeed ayaa ka danbeeyo
Gabadhan maskiinta muraadkada Allah u sahlo wlhi dumar somalid 90ka wa xaasid
Soomaali maa asxaan leh ilaahow na xafid
Allah u so celiyo wilkeda
Subhanallah wey ka waalayan gabadhaan maskiin inee tiktok soo furato ma eheyn youtube ka ayee iska so furan gartee mida kale khalad loogama qadan yaraan looga qaaday Allaha u soo celiyo Allaha Somali nooma baahiyo intii ubahadayna Allaha kaga maarmarsiiyo
Dadka wanaagsan unba la imtixaana ,Allah uso cesho cunugeeda
❤❤❤❤❤❤❤
Wcs walal sax
Walaal waa shaydaamo insi ilaahay haka qabto inay qanciso ma ahan
Waa runtaa
Illow walasheen qalbiga uqabooji oo ubadkeeda isoo celi
Hooyo maa la dhahaa habartey yaa rabi ggabadhaan yar u soo celi cunugeedii inay iska dayso soomaali warkeeda baa u fiican
Habarteey waa un hooyo dadka iskumid ma ahan
Hamdi abyo
Hooyadeey mcn Allaah cumri dheer cfmd iyo camal saalix ah haku arsuqee waan jecelahay waana iraahdaa habarteey ❤❤yacni waxaan dareemaa markaan sidaa dhahayo in eey iika mcn badan tahay in aan iraahdo hooyo mcn
Allahayoow habarteey hooy keeda ka yeel janadii udgooneeyd❤❤❤❤ياربي ياأرحم الراحمين
إنك على كل شيء قدير
Allaha u saqiro
Abayo mariyo samir ilahey wilkaga sidhib yar hakaga soqado waiga qoslin jirtat lakin manta wankula ooyay wllh
😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲
Asc walaahi wax laga xumado waaye gabadhan meel dheer ayaa la gaarsiiyaya maskiinta ilhey ha usoo dag dajiyo farajka yaa rabi somali wey dhib badan yihiin
Asc naciimo waxad tahay hooyo qalbi fiican oo somali wada jecel diin lej
Ilaahow wiilkeeda u soo celi
Allah u gargaro cunugeda u soo celiyo 😢
Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo acdubilh angana hooyo maa heysano allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin amiin yaa raabi
Waa dad xanuunsan kuwa Saas ula hadlaayo
Subxanallah ilahay ha umaciino maxay udhibataynayan hadaysan wax uqabanayn
Maskiin Walaahi waan ooyay ar umada iska dhaaf dadka Qaar Qalbi adkaa Subxaana laah ilaa hiyow ilmaheda u sahal🤲🏻🤲🏻🤲🏻♥️♥️♥️ aan u duceyno walsheen waan ka naxay walaahi Maskin xawibti sory hoyadey ter marko ahayd Maskin walaahi
Somali qof dhiban leey sii dhibaan runtii😢 weey ku raxeystaan qofka dhibkiisa ilaa ey arkaan qof dhiban sariirta kama kacaan. Ilahow somali ha ii baahin iyo inta aan jeceshahey ❤
Walahi Somali dad xun Waye abaayo 😢
Dumarkan qurbaha kheyr uma aha wlhi gabadhan iyo kuwokle iney wadanka jogan aheyd ya Allah nonaxariso
Somalida qaar waa wuxuush lkn dadkansaa ku samaynaayo gabdhaan dhiban ayakana malintooda way ooyndoonaan wlhi markay tiri wiilkayga diintii iyo magaciiba waa laga badalay kirishtaan ayaa laga dhigay markale waxay tiri saan ugu dhawaado darteed ayaan shaqaale uga noqday meshoo wax ka baranaye 😢😢😢😢
Sweden iyo Norway kala fcn gabar abtigey dhalay 16sano ku gursaday 17 sano ku dhashay 6 bil iyadoo qaan gaarka ugu dhiman yihin familka dhan dhahayan dacwo u furatay kuma imanayan ayaa la dhaahay adaba hooyo noqday k 18 sano markee gartay wey yartahay walidkeeda caawinaya saas loo gu ogolaaday 21 sano si buuxa iskuguma filnaadeen dhahaan
Inee Sweden ka tagto me eheyn lkn waa qadar Alle Allaha u soo celsho canugeeda
Ax ax ax intixan maba garanayan xawar le kujirayan damir damqado male ilahey ha u so ciliyo cunugeda
Naciiima , Anigu si kale arkaaa, waa gabadh wax baratay , I believe she is a nurse. Markay tiktok dadka la Kaftantana iyadaaba ka badisa oo ay kala lug bixi waayan . Somali waa dhib badantay lakiin Maria inay ignore garayn kartaa ogay. Laakin Haday Caawimo iyo Oohin lasoo fadhiisato hooyadii jaahilka ahayd iyo tii wax baratayba waa sad . I know Marie knows better than this . I’m a mom my self and can feel her pain , but she can’t get sympathy like this from Somali people . Who knows, most of people who are insulting her are , back young kids . Hooyadeed maaha inay meesha keento Somalia waa dad dhib badan .ilaahay iyada iyo kuwa la midla ah caruurta ha usoo celiyo.
bini aadam maa lakhancinkaraa
Waa shaqo adag oo dhamaad leheen!
Wcs wrb
Habaryar iyagaa caasi ah oo waalidkood caasi ku ah marka is ka ignori garay ok
Ducada dalka kuso dar kher alaha kusiiyo
Dumarka ayagaa cadaw isku ah
Maskiin qof gubanaaya miyaa sidaan logalaa Ilaahow dad hanoojibinin Ilaahey cunugaaga cadowga ha kaaga so qaado
Somali dadka qalbigey dadka ka dilaan iska daa Alaah bari
Waxa tahay wàa tahay Bina Adan Marna lama qanciyo
Quran ayaad ku furfuree dadkana waa caynee gabadhaan MARIYA anaga naqaano caasiyad ma aha Haku dambaabin hoostaada hadii kale ka helaysaa naa ilaaheey ka baq like ta magallanes laaban insha😅alaah
Walaal video dhamayso adoon dadka ugafin😢😢plz
Wax hubso cinwaanka ha arkine.
dadka somalida waa dad xun warkooda iska daa oo Alaah bari caaydooda ha u bixin
Amiin yarabbi
😢😢😢😢🤲🤲🤲