Illaahow smlida kuwa diinka fidiya ama qayrka dhan faafiyah iyo kuwa news aduunka noo wariya mahane inta kale mediayaha laga wada cayri yaa Aamiin Aamiin
Qoftan maxaa ka qaldan miyeeysan Islam aheen fanaaniita iney ilaahey Kaga dhow yihiin aa laga yabaa ee qiimaha ha iska qaadin qof walbana kadaba lulan WA ceebee.
Zamzam walaal nimca walaasheena wax kama qaldana ee waa wax loo bahanyahay ayee inoo weydiineesaa intee ay fahansanahay ayee inoo warsaneesaa oo adiga, aniga iyo dadka kale ka maqan yahay ee saas u fahan
Horta abaayo maxaa saa shiikha ula hadlaysaa. Illhy ka baq aniga wan ku taagiri jiray . Shiikhu media ayuu isticmaala gabdhana dadka oo dhan baa ka hadlayay tankale ha ilaawin inay ahay gabar dhalinyara aha hadana qoos somaliyeed oo isku faraxsan. Somali oo dhan Bay samay ku yeelathy wana gabar muslimad ah illhy ha u naxaristo qabriga alle ha u nuuriyo. Ninkeedii Dayax samir iyo imaan alle ha ka siiyo.
War islaantaan waxaysan ahay bay iska dhigaysaa ee yaa wax u sheegi waxaa la yiri baqashii faras la daaqdaa faras bay is moodaa haddaa diin taqaanid orodoo gurigaaga ku maamuloo jooji carabkaaga dheer duqyahay qaylada badan
Shiiqa waa lagu eedeyay ee su"aal lama weydiinin ayadaasna wuxuu usoo qaatay inuu ku ogeesiinaayay kuwa loo duceeyn karo iyo kuwa aan loo duceeyn karin waa sidaan u fahmay hadal waa mrgokale qofna si uyiray qofna si uqaatay
سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده استغفر الله العظيم واتبه إليه لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل 😢😢😢😢😢
ماشاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خير الجزاء اختي الكريمه بارك الله فيك اللهم امين امين امين يارب العالمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله 💗💖❤️🤍💚❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
إنا لله و انا اليه راجعون إنا لله و انا اليه راجعون إنا لله و انا اليه راجعون كلي نفس الوقت الموت إنا لله و انا اليه راجعون اللهم أجرني في مصسيبتي واخلف لي خيرا منها اللهم امين امين يارب العالمين يارب العالمين الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته الفردوس الاعلى جميع امواتنا والموات المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الاحياء منهم والاموات اللهم امين امين امين يارب العالمين يارب العالمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Nacimo abayo arin aya War war igu haysa wa maraq digag ad ayana u jeclahay cunto an ku karinin maba cuni karo waxa la leyahay kansar aya laga qada ma runba abayo iso jawab 😢😢😢😢
Qofka aan loo duceenin karin marko dhinto waa kan mushrika ah oo kaliya lkn dadka qawan Alle u talaa woxoo ka samenaya bis mu’min wayay inaa u duceesa laga yabe Alle ino ducadada u aqbalo
❤❤❤MANSHA ALLAH NACIIMO ABAYO GABAR CULIMO AH SIDAAN U RAADINAYEY KABAHA AYAA IGA DHAMAADAY WALAHI..XAGEE AYAAD KU QARSOONEYD ABAYO...WAN KU SOORAACAY ( SUBSCRIBER ,) AYAAN KU AHAY AHADA...
Sheikha uu tusaalaha usoo qaatay ayaaba yaableh, YUsuf qardhawi waa nin diinta meelo badan ku xadgudbey, oo waxa la isku heysta in loo duceeyo iyo inkale... sheikhaan nin diinbadan mesha ku hayo mahan ... somalina meesha intooda badan wax ma ku hayaan. Jahli baa na duleystay. Lkn gabadhan ma loo duceyn karaa haa waa gabar muslim ah wixii danbi ah na rabi geed maanta la hortaa gan Allah noo danbi dhaafo dhamaan teen
Jimco karin waleshey hore usoco qof fican ayaa tahay? Dad arak tida xun ayaa somalida kubad iyo dad qalbi xun?shiikh dulmi diid qalad malahan?marxumad farxiyo allaha ha unaxaristo samir iyo iman allaha naga siiyo dhaman
Sheekha wuu saxan yhy wuxu ka wada maadama qof mushrik aheyn waa loo danbi dhaaf weydiin kara naxariista alle qof aan mushrik aheyn wey u furun thy walasheyn alle ha u naxariisto anaga gadaasheyd nama fitneeyo
Sheikh please dont pray for people who even dont pray salaat and who just sing and have no respect for Islam because some youth will take it easy and do many since and wait for Dulmi diid to pray for them abstain fromsuch thing
Asc naciimo abaayo iga jaahil bixi Hadii qof ehelkaaga ah uu ku mashuulsan yahay cimi falaga oo loo sheegay cawaaqib xumada uu kala kulmi aduun iyo aakhiro laakiin aan ka waantoobin wali ma u duceyn kartaa inuu rabi u dambi dhaafo soo hadeeyo hadey hidaayo lee yahoo rabi ugu talo galay? Walaal iga jaahil bixi hadii aad awoodo insha allah
Sax waye suasha laweydiyey inu kakawabo bey eheed Somalida badanken hada qof wax weydiso jawabti ma abbaraye faahfahin ayu galaa karibna jawaab la aan qofki isago isu heysto inu ka jawabay suashi 😂 teda kale waxan kahelay sida usheegtay Ammu hebal ama heblayo abu hebal dad an alif iyo ب aqoonin ayey ugu qorantagay hadii ladonana qof ayeyba iigu qor dhehen o wax sida lo qoro maba yaqanin
Aya iri wa sheikh ninkan😂😂😂 afkisa iyo ilkiyisa balwad aya ka muqato nin iyo naag jirkoda social media so dhiga aya no fanin naya uu ducey qofka lakin faan ka naga daa
th-cam.com/video/VFOqe1-NDww/w-d-xo.html
ASXAABTEEYDA CHAANNELKA CAAFIMAADKA AAN UGA HADLO FADLAN NOOGU IMOOW, SUBSCRIBE-KANA IISAAR SHARE-TA IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMIN MAHADSANID!
Waa sax Abaayo ❤❤❤❤
اللهم إني أسألك حسنول الخاتمة اللهم ارزقني توبه نسوح قبل موت اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك اللهم يا مصرف القلوب صرف قلوبنا على طاعتك اللهم اعني على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك يارب العالمين يارب العالمين اللهم امين امين امين امين يارب العالمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
بارك الله فيك يا شيخ
Subhanallah this Sheikhs are encouraging this women who are exposing there beauty in social media.
Walaahay waa ruuntaaa naciimooy abaayo waaliidka ciyaaar ma ahaaan iyagoo raalii naga ah ayuu ilaahay oofsaday alaha janadiisa ku irsaaqo aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashalah ❤❤❤❤
Illaahow smlida kuwa diinka fidiya ama qayrka dhan faafiyah iyo kuwa news aduunka noo wariya mahane inta kale mediayaha laga wada cayri yaa Aamiin Aamiin
Mashallah amen sister amazing ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤ Thank you young lady
Qoftan maxaa ka qaldan miyeeysan Islam aheen fanaaniita iney ilaahey Kaga dhow yihiin aa laga yabaa ee qiimaha ha iska qaadin qof walbana kadaba lulan WA ceebee.
Zamzam walaal nimca walaasheena wax kama qaldana ee waa wax loo bahanyahay ayee inoo weydiineesaa intee ay fahansanahay ayee inoo warsaneesaa oo adiga, aniga iyo dadka kale ka maqan yahay ee saas u fahan
@jamiilajasair2134 Mahadsanid wll
@@jamiilajasair2134xitaa gaalka rasuulku uu u naseeexayn jiray scw ilahay magaciisa dadka haku dulmin dintu waa nasiixo😢
Horta abaayo maxaa saa shiikha ula hadlaysaa. Illhy ka baq aniga wan ku taagiri jiray . Shiikhu media ayuu isticmaala gabdhana dadka oo dhan baa ka hadlayay tankale ha ilaawin inay ahay gabar dhalinyara aha hadana qoos somaliyeed oo isku faraxsan. Somali oo dhan Bay samay ku yeelathy wana gabar muslimad ah illhy ha u naxaristo qabriga alle ha u nuuriyo. Ninkeedii Dayax samir iyo imaan alle ha ka siiyo.
Waan fahmay inaadan muuqaalkeeyga daawanin, hadegdegin daawo muuqaalka kadibna fahan, seef labood nimada waa laga fiican yahay. Waad itaageeri jirtay hadda ima taageertid miyaa?
Masha allah 👍👍👍
War islaantaan waxaysan ahay bay iska dhigaysaa ee yaa wax u sheegi waxaa la yiri baqashii faras la daaqdaa faras bay is moodaa haddaa diin taqaanid orodoo gurigaaga ku maamuloo jooji carabkaaga dheer duqyahay qaylada badan
الهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤
Gabadha dhimatey iyo intii islam ah oo dhintey Allaha u naxariisto anagana Allaha noga dabo naxariisto
SHEEKH TAARIKU SALAAT MALCUUN FI TOWRAT WA ZABUUR WAL INJIIL WAL FURQAAN
Manshaalah ❤❤❤
Sheekha sifiican buu ugu jawaabay dadkaas suaasha soo weydiiyay, adiga laakiin ma fahmin waxaad sheekha uga hadlaysid?
Shiiqa waa lagu eedeyay ee su"aal lama weydiinin ayadaasna wuxuu usoo qaatay inuu ku ogeesiinaayay kuwa loo duceeyn karo iyo kuwa aan loo duceeyn karin waa sidaan u fahmay hadal waa mrgokale qofna si uyiray qofna si uqaatay
سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده استغفر الله العظيم واتبه إليه لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل 😢😢😢😢😢
اللهم.صل.وسلم على سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم
ماشاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خير الجزاء اختي الكريمه بارك الله فيك اللهم امين امين امين يارب العالمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله 💗💖❤️🤍💚❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
Amiin amiiin❤❤❤❤
Ilahay ha u naxaristo armay ehel yihin lama oga wey dhici karta nacimo inla sualo waa okay 👍
Allah humma Amiin
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Jumca lamida oo wacan walalo
Allahuma amin amin amin 🤲
إنا لله و انا اليه راجعون إنا لله و انا اليه راجعون إنا لله و انا اليه راجعون كلي نفس الوقت الموت إنا لله و انا اليه راجعون اللهم أجرني في مصسيبتي واخلف لي خيرا منها اللهم امين امين يارب العالمين يارب العالمين الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته الفردوس الاعلى جميع امواتنا والموات المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الاحياء منهم والاموات اللهم امين امين امين يارب العالمين يارب العالمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Nacimo abayo arin aya War war igu haysa wa maraq digag ad ayana u jeclahay cunto an ku karinin maba cuni karo waxa la leyahay kansar aya laga qada ma runba abayo iso jawab 😢😢😢😢
Abayo iska dhaaf dhaqatir badan aka so hadashay waa sun Aniga mudo 6sano ah ma cunin cuntadana waa caadi caraf carafta u badso kabsar calenta basha xawajiyasha kaalay iska arag wala qabsanee
Alxamdulillaah guriga Hooyaday Lama keeno Maraq digaag
Walaashay iskadaa
Abayoy anaa kula mida gedkas la,aantis cunno maba ii dha dhamysee insha alla bal walashen niciman jawb kasugayna insha alla
Abaayo cusbada qudarata kubadalo dhadhan fican beyledahay
Qofka aan loo duceenin karin marko dhinto waa kan mushrika ah oo kaliya lkn dadka qawan Alle u talaa woxoo ka samenaya bis mu’min wayay inaa u duceesa laga yabe Alle ino ducadada u aqbalo
Waa loo duceynayaa
Inaalilaah waina ileeyhi raajacuun ilaahay hau naxariisto maa dagaal laisku siinaa
Shekhu waxkale maodhan e wuyidh diinta barta qof caqlile wuogyahay in ay waajibtahay in loodu ceeyo muslimka
Sheikh markii suaal lawarsado waa inuu kajaahil bixiyaa qofki warsaday, dadka dhan waxba mayaqaanin!
Nimco dadka kudhahaya shekha kaleexo mowduuca maba fahansana oo Ayaada uu shekha daliishaday iyaga mafahmayaan iney meesha kuhabontahay iyo inkale keliya waxay moodan inaad shekha weerare
@@Maria-wb7lj haa waa sax hadalkaada dadka qaar comment ayaa labixiyaa ayee iska maqleen
qofkastoo muslim ah waa loo doceynaa waxataa qof aan tukaneynin, qof tuuk ah, qof zaani ah, qof dadka dulmiga, iyo qof danbiyo waa weyn galay kaliya waa inuu muslim yahay
❤❤❤MANSHA ALLAH NACIIMO ABAYO GABAR CULIMO AH SIDAAN U RAADINAYEY KABAHA AYAA IGA DHAMAADAY WALAHI..XAGEE AYAAD KU QARSOONEYD ABAYO...WAN KU SOORAACAY ( SUBSCRIBER ,) AYAAN KU AHAY AHADA...
AMIIN YAA RABI
Qofku hadu muslim yahay laakiin danbi samaynayo waa muslim caasiya waana loo ducayn haduu dhinto janaasada waa lagu tukan.
AALLAHU AAMIIN WLLSHE
Scw
Scw scw scw scw
Asc
Sheikha uu tusaalaha usoo qaatay ayaaba yaableh, YUsuf qardhawi waa nin diinta meelo badan ku xadgudbey, oo waxa la isku heysta in loo duceeyo iyo inkale... sheikhaan nin diinbadan mesha ku hayo mahan ... somalina meesha intooda badan wax ma ku hayaan. Jahli baa na duleystay. Lkn gabadhan ma loo duceyn karaa haa waa gabar muslim ah wixii danbi ah na rabi geed maanta la hortaa gan Allah noo danbi dhaafo dhamaan teen
Nacim walal mcn jisakall khayr ilahay ha ku xiftiyo ha ka duwo dad ka carabakoda lwada hadaa cdahay manshall Manshall tabarakall
Mahadsanid!
Jimco karin waleshey hore usoco qof fican ayaa tahay? Dad arak tida xun ayaa somalida kubad iyo dad qalbi xun?shiikh dulmi diid qalad malahan?marxumad farxiyo allaha ha unaxaristo samir iyo iman allaha naga siiyo dhaman
Mahadsanid walaal!
Naa kahar sheish
I think you are right Naima.You are the only one who is talking the truth.
Asha walaal aad ayaad u mahadsan-tahay!
Gabadhan waxa laga yaaba in ay tagfiir tahey waxan dhihi laha qofkasta oo aan gaalnimo lagu ogeyn waa loo duceynayaa maxa yelay asal ahaan waa muslim
Subxanallah naima waa hooyo islaama o hadana aqoon diineed iyo mid maadiba leh e kafiirso waxad kuhadleysid walal
اللهم انا نعود بك الغلو في الدين
Sheekha wuu saxan yhy wuxu ka wada maadama qof mushrik aheyn waa loo danbi dhaaf weydiin kara naxariista alle qof aan mushrik aheyn wey u furun thy walasheyn alle ha u naxariisto anaga gadaasheyd nama fitneeyo
You also wear make up. You are not that religious
Allaha u naxriisto muslinla oo dhan waa inan isu dicaynaa
Qofka salaada ka tagay iyo fanaanka saladiisa dukado ayaa ka fcn dhaheen culimada
Sheikh please dont pray for people who even dont pray salaat and who just sing and have no respect for Islam because some youth will take it easy and do many since and wait for Dulmi diid to pray for them abstain fromsuch thing
Fanaanku Soo islaam ma aha Sabab baan loogu tacsiyeey neyn ????
Asc naciimo abaayo iga jaahil bixi
Hadii qof ehelkaaga ah uu ku mashuulsan yahay cimi falaga oo loo sheegay cawaaqib xumada uu kala kulmi aduun iyo aakhiro laakiin aan ka waantoobin wali ma u duceyn kartaa inuu rabi u dambi dhaafo soo hadeeyo hadey hidaayo lee yahoo rabi ugu talo galay? Walaal iga jaahil bixi hadii aad awoodo insha allah
bisinka. inaa ilaahey. kabaq. oo sh. ka xishoo. meytidana ka fuq balaayo kugu. dhacdee
Shiikha mushriminta bas baa loo ducayn Karin buu kawada ban u fahmay
Suaasha lawarsaday Mushrik ma'ahan!
Suasha kuma haboona waxa kujaabaajo waxan umaleyna wakhaldamay ataadi Suratu Zumar ayaa kuwacneed Ilahey waxan shirki eheynba wadhaafa ciduu doono ayuu udhaafo ciduu doona waa uciqaaba Alle naxifdiyo intii dhimatay Allaha unaxaristo
Muslimad me eheed? haa see loogu duceyna maba imaan karto mamo tas fahan muslimka xaqu isku leeyahay waaye inu isduugo janaso isku tukado isu duceyo that’s is
Abaayo
Sax waye suasha laweydiyey inu kakawabo bey eheed Somalida badanken hada qof wax weydiso jawabti ma abbaraye faahfahin ayu galaa karibna jawaab la aan qofki isago isu heysto inu ka jawabay suashi 😂 teda kale waxan kahelay sida usheegtay Ammu hebal ama heblayo abu hebal dad an alif iyo ب aqoonin ayey ugu qorantagay hadii ladonana qof ayeyba iigu qor dhehen o wax sida lo qoro maba yaqanin
abayo waa saxntahye aayda usoqataye sax mahan
Faiza iska waran?
@ waa ku fcnhy abayo walhi cawn ku riyonaye aniga ku lajugo
sorry abayo xalye ayan ku riyonaye
,,!!!
Sheekhu wuxuu ujeedaa gaalada looma dambi dhaaf dalbikaro inta kasoo hadhay ee muslimiinta ah waa loo dambi dhaaf waydiinayaa
GABADA WAA RUNTEED AYADAN IYO MOWDUUXAN ISMALEH
Nimca daliil wee noqon kartaa waayo farxiyo muslim ee eheed qofka hadii muslim yahay waa loo danbi dhaaf dalbi karaa
Uma habel waa laisaga qorta culamada waxa loga bahanyahay wixi la weydiiyo oo diini ah waa in ey dadka fahansiyan
Maxaa ku qaldan hadii loo Doceeyo fanaaan
Dadka commentiga soqorayo dhageysta o dhameesta kadib hadal fudedka joojiya wa camal sheydane gabadha wexey kahadleyso fahma
Naciimo qaabka loo su aalay wuu fahmi haraa sheesha waayo hadalka dhawaaqiisa ee ka leexo
Diinti baa wahaabiyo loogu soo dhuuntay diin view isku badaleso bee qoftaan wadaa orodo kabax halkan marba qof haka soo hadline marba hebelaa kahadlaa baa usoo gasha quran iyo fasir meeshana kama aqrisidee diintana ilaahey baa leh maxa shiikha warkiisa view uga raadinesa qofkaas dhintay inuu kaa qeeer badan yahay oo kaa sadaqo badan yahay baa macqul
Adiguba sodigi utacsiyaynayay
Aya iri wa sheikh ninkan😂😂😂 afkisa iyo ilkiyisa balwad aya ka muqato nin iyo naag jirkoda social media so dhiga aya no fanin naya uu ducey qofka lakin faan ka naga daa
😂😂dalkaba ma joogee mida kale afkiisa ma hor istaagtay aduunyo amuuro badan
Subxanallah maxaa afxumada Allah ka cabaso😮
@ runta ma rabtin munafiqin ureysa aya tihin daad Ilahey mar horey nacey
@@NadiraMohamed-vt6us Wa la arkeya afkisa iyo ilkisa marka uu hadlayo inu balwad madow yeysey
@ 😂😂wixii uraa ur sheega adigu naftaad ka hadal munaafaqu waa midka afka uraya 🤢🤢🤢umada ku laaceee
Naa umada ka leexo laguuma dirsan xagana TikTok maaha