#Amnesty

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 140

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 ปีที่แล้ว +1

    Waa ku shiran

  • @عبدالرزاق-ذ1ز9ق
    @عبدالرزاق-ذ1ز9ق ปีที่แล้ว +8

    اللهم أصلح أحوال الصومال جميعا برحمتك يا أرحم الراحمين ...

  • @ahmedapdella9459
    @ahmedapdella9459 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah
    Mahadsanid Hanolato
    Halkaa kaga hay
    Nosobadi warbixinada iyo
    Xaqiqoyinka Tagan iyo Falanqeynahoga

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 ปีที่แล้ว +3

    Guryihii iyagu dumiyeen ma soo baadhay haayadu

  • @nasirtungub9839
    @nasirtungub9839 ปีที่แล้ว +16

    What happened in las anod was war crime

  • @FatmaAli-zi5gj
    @FatmaAli-zi5gj ปีที่แล้ว +1

    Hanoolato mahadsanid ❤️🇸🇴🤝 Wlalal soomaaliyeed

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 ปีที่แล้ว

    Thank you Mudane Hanolaato

  • @bashirmahad3470
    @bashirmahad3470 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ayanle

  • @faysalbarre1315
    @faysalbarre1315 ปีที่แล้ว +2

    Well done Ayaanle

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 ปีที่แล้ว +1

    Garaad-xumihii Las-Anod daasadaha ka dhex-garaacay ayaa sababay inay carruurta iyo dumarka ay qaxaan. Dembiga waa in lagu qaado garaadka nacaska ah

  • @ahmedamoore2861
    @ahmedamoore2861 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato sxb allaha ku sharfo barnaamijyadada aad ban ugu xiranahay sida somalinimada ah ee aad u shaqaysana wa ku faraxsanahay

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 ปีที่แล้ว +3

    Subhanallaah allaahu akbar..hadii cadaalad jirto aduunkan waa in maxkamada Hague lasoo taagaa mujrimiinta maamulka argagixisada alshabaab ee snm..sida..1...muuse fircoon..2..Mohamed kaahin hittler..3..salebaan gaal hittler..4..nuux taani hittler..5..Faisal dhurwaa..6..saleban ali koore..7..wiilasha muuse fircoon uu dhalay.

    • @fadumoabdi5595
      @fadumoabdi5595 ปีที่แล้ว

      Abdulkahi ibrahim waa runt waa cadawga muuse juudaan iyo kuwa la shaqeyo waxaan rajaynay in muuse maxkamad la soo saaro muuse juudaan way sugaysa tii aakhiro tii aakhiro inshallah

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanlaw ninkani reerkiisa ayuu difaacayaa waayo puntland maxaabiis ayaa laga hayaa saraakiil iyo xildhibaano

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 ปีที่แล้ว +1

    amnest waa beenteed Puntland way ku jirtaa

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b ปีที่แล้ว +4

    AMNESTY INTENTIONAL: REPORTS WAXAA KU XIGA IN MUSE ALSHAAAB IYO ,SALEEMAN GAAL,INA KAAHHIN HAIGE COURT IS NEXT

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว

      😂can’t wait to see the warlords to be in HAGUE(IN SHAA ALLAH)🙏🙏🙏🙏

  • @gobaad1275
    @gobaad1275 ปีที่แล้ว +1

    Nacaskan dhinac buu ka raran yahay maxuu ka waraysanayaa ayaanle

  • @gaashaamotv
    @gaashaamotv ปีที่แล้ว +3

    Waa wax dhinac ka raran oon sax ahayn
    Waana been la dhoodhoobay
    Beenina raad maleh

    • @mawlemagan
      @mawlemagan ปีที่แล้ว +1

      Caadifadda qabiilku markay wax walba kaala weyntahay waxay kaa dhigtaan ruux aan damiir, dadnimo iyo diin midna lahayn sidaada oo kale.

  • @fnw8688
    @fnw8688 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato ❤Mahadsaniid

  • @mohammedfarah9336
    @mohammedfarah9336 ปีที่แล้ว +1

    Amnesty International report on the war on Las-Anod

  • @hamsehassan83
    @hamsehassan83 ปีที่แล้ว +2

    Somalidu been badana war mawaxan idinka yeela dhulbahante oo kaliya ayaa dagaalamaya
    Ninka dhulbahante ee xerada alshabaab ka yimi
    iyo ka ciidanka danab ka yimi iyo ka psf ka yimi
    ma bariis ayay karinayaan

  • @MubYus
    @MubYus ปีที่แล้ว +3

    Amnesty, waa beenleey. hadalkeeduna wax ka soo qaad ma laha.

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b ปีที่แล้ว

      Maxaad adooo somali joogaa ka badli kartaaa been iyo been Lan muse alshaaab maxkamad baaaa la geyn adooo arkayaaa

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 ปีที่แล้ว +2

    Hubka meeshuu ka imaaday hala weydiiyo Mustafa cagjar & siciid dani

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 ปีที่แล้ว +2

    Waa beentii walaweynta

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว

      Dowladii Beenta ahayd waxaa soo afjaray Dhulbahante wax kasta ha gaadho, laakiin waxaanu qaawinay oo Futadooda Daloosha aanu caalamka tusnay

  • @buraale134
    @buraale134 ปีที่แล้ว +1

    Idoor meshanu rabnay wa keenaywaxa nodhiman calanka 🇸🇴 barakaysan inanu hargeysa ka taagno inshallah guul somaliweyn

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 ปีที่แล้ว

      💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️

    • @clqaniaxmed1191
      @clqaniaxmed1191 ปีที่แล้ว

      Hadhcad ayaad riyooni qof kaagan yari.

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 ปีที่แล้ว +2

    WALLEE IIDOOR SHARAFTI IYO KARAAMADA WAAKADHACDEY 33 ISIN KALATUUREY SSC SOOMAALI OO DHAN TAAGEERSAN GUUL SSC

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi2668 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ayaalle amnesty will keepp investigation on muuse biixi and Las,ano genocide

  • @abdisaid9869
    @abdisaid9869 ปีที่แล้ว +2

    What a joke 😂😂😂😂 fake news

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 ปีที่แล้ว +1

    Waa la ogyahay puntland inyku jiran Maba qarsato gurmad kooda beenta jooji waa la ogyahay in xitaa Al shaabaab ku jirto guryaha dumay qqrkod huwanta dumiisay dagaalka garaadka dhibtaa keenay riyaad ka hadaliiysa hadii gomaad ka hadalisid muqdisha ka hadal xasuqa ka dhaca😊😊😊😊

    • @hawoqaxiye4357
      @hawoqaxiye4357 ปีที่แล้ว

      Hhhhh way dhamatay beenta Satalat ka aduunkaa ladaawanayaa dhulbahante walaladi baa garbtagan dowlada punteland loma baahna hada wa khaatumo waxayna ka mid noqon mamulgoboledyada somaliya idinkana ka so midnoqda consign wuu firan yahay

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 ปีที่แล้ว

    Good program

  • @siman111
    @siman111 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle aboowe marki la garaacayey emesty wa joogtay xita dhibka dhacayey waydi next time Red Cross xita dad baa laga laayey ambalaastoodi dr baa xita la dilay ayaanle howsha somalia u hayso allah ku barakeeyo aamiin

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Wariye sare ayaanle Hussein Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤

  • @jawahirweyrah8153
    @jawahirweyrah8153 ปีที่แล้ว

    Somaliand dabargoyn ayay wadaa
    Lakiin alle swt wax ma mooga

  • @143-k1d
    @143-k1d ปีที่แล้ว +1

    Amnesty Waa Tuugo Wax Ma Qabtaan Goerge Bush Ee Wax Ka Qaban Lahaa Yeen,

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 ปีที่แล้ว

    Ha noo laato

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 ปีที่แล้ว +4

    ASC Walaal Ayanle. Amnesty maxeey uga soo saari wesay 2007 markii Muqdisho eey ku gumadayen calol uustii laga kala keenay gobalada sool sanaag nugaal bari waqoyiga mudug iyo waqoyiga galgaduud reeraha degan iyo ciidamo Ethiopian ah oo lagu qiyaasay 80.000. Xiligaa dadkii Muqdisho lagu laayey waa kumanaan dad shacab ah oo waxey galab sadeen eeysan jirin prime minister Gedi Waxuu yiri xiligaas hadey 1 million dhimato umada inta kale ayaa mamulenaa. Yaa wax iska weediiyey. Weyfican tahay isla xisabtan balse beeshaan khatumo Garad koodii ayaa lahaan gala dagaalka iyo beesha habar jeclo hala laayo kabiir iyo saqiir Amnety hal dhinah ayey Report kasoo qortay it is unfortunately .

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 ปีที่แล้ว

      Garaadku wuxuu ku yiri gala dagaalka shacabkiisa si ay u difaacaan guryahaooda markii masaajidyadii dhakjtaradii la dumiyey biyihii laga gooyey caruurtooda iyo hantida iyo karaamadooda in ay difaacaan buu ku yiri... garaadku ma oran gala dagaal aad aadaysaan burco iyo oog...... weliba amnesty kuma soo Darin report ka adna aadan oo leh laascaanood markay dunto laascaanood cusub oo ka qurux badan baanu dhisaynaa hadalkeedaas waa evidence la record garreyey.
      Tii dhacday 2007 ciidamadii ajinabiga ee yimi muqdisho iyo kuwii la socday cabdilaahi yuusuf UN iyo beesha caalamka ayay mandateka wateen oo aduunkaa rabay in muqdisho dawlad laga dhiso lamana mid aha wixii ka dhacay laascaanood iyadoo aakhirka waxa dhimanayaa dhamaan soomaali yihiin ..

  • @sirocco_1
    @sirocco_1 ปีที่แล้ว +1

    Just one more thing, this man is clearly biased.

  • @sahraahmed5164
    @sahraahmed5164 ปีที่แล้ว

    nanshaalah wariye cadalad aah guul guul guul siday tahay waax uu dhigaay

  • @mohamudismailmohamed4699
    @mohamudismailmohamed4699 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle sheekadan mashiila ee waa kacantaa kugaroosi ee naga hagaaji dad kaad waraysanayso.

  • @jawahirweyrah8153
    @jawahirweyrah8153 ปีที่แล้ว

    Hubka jabuuti keentay iyo imaraadka

  • @zainababdallah5866
    @zainababdallah5866 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢😢😢dadka saas dadka ugalay awoood aan ugu sameeyo intay sameyen hadan lahan laha wallaahi maan cafiyeeee illaahy baan ku dhaartee

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 ปีที่แล้ว +2

    Dee Addiguba Caqlaad Leedahee, Carrar maxaa Dhaama ?

    • @faizaaliabdallah5731
      @faizaaliabdallah5731 ปีที่แล้ว

      Kkkkk caqlixumada waa waxaad dadka guryahooda ugu duqeysen carar waxaa dhaama in la is difaaco, fikirkii ka danbeya 1-dilka qarson ee 15 sano ku socdey 2-shacabkii banaan baxay ee u badna dhalin yaro iyo haween ee rasasta la la dhacay, 3- duqeynta laascaano iyo ugarsiga wax garadkooda on and on, ee ahaa dee dad baa guuree dhul ma guuro ayaa ka danbeya harti waqooyina waa og yihiin ujeeddada, dowlad ma tihiin meeshan waa qabiil rabo in uu boobo qabil kale dhulkii waana la iska kiin celin caqlixumow wax aadan aheyn ayaad is moodeen isaqow.

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 ปีที่แล้ว +7

    inta aan la Cambaareeyn Muuse Biixi, waa in la Cambaareeyo Shurrun_Shurooyin_ka Dulmiga iyo Qabyaaladda ku Taageeray ina Cabdile Xassan, Af_Weyne, ina Yuusuf iyo mingiste ina Xaar_Maajo.

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b ปีที่แล้ว

      shurshur waa muse handarab iyo jabuti iyo tuuugta ku raacsan sidaaada

  • @samiryeelo143samiryeelo2
    @samiryeelo143samiryeelo2 ปีที่แล้ว +1

    kan beenalaha xadnoogukentay

  • @samiryeelo143samiryeelo2
    @samiryeelo143samiryeelo2 ปีที่แล้ว +1

    laascaano wax kushintay majiraan sheekada ninkan wado waabwen guryahana shulbahante ayagaa iskadumiyey nijasta

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 ปีที่แล้ว +1

    Ciise Muuse Mooyee, Haddeey Ciddiba Noolaato.

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b ปีที่แล้ว +1

      Ciise muse hadaaan looo baryo tagin ooo aad boorarataada baryo badan la maqal

  • @akhalif579
    @akhalif579 ปีที่แล้ว +1

    It a joke of laughing stock one side story and suju hadalku dhibayo will not solve the conflict. Nabadnabad insha allah

  • @Qayz68
    @Qayz68 ปีที่แล้ว

    INAN DII SOO DAA PART 2 🙏

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato miyaanad ogeyn in hubkii dawladihii hore ee Somalia inuu yahay kan weli isagoo gaboobey la isticmaalayo , dayactirka iyo rasaasta si sahalan ayay adduunka uga soo heleen ciddii lacag ku iibsanaysa. Ma jiro hub aan la garanayn

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 ปีที่แล้ว

    ninkani waa iyagii kkkkkkkkk

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว +2

    Amnesty wax jira maha waa wax gaalo samysty been ah

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b ปีที่แล้ว +1

      Galada sow ma aha wax idoor xanbaarsanyeeen maxad ka hadli jahil

    • @Caliya7
      @Caliya7 ปีที่แล้ว

      Like the border you claim always

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan tihiin adiga iyo sade

  • @saeeddjama5020
    @saeeddjama5020 ปีที่แล้ว

    The amnesty International report is fake and irrelevant what occurring in LasaNad. amnesty International creditablilty is diminishing in International standards

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 ปีที่แล้ว

    Amnesty ma gala dagaalkay soo waraysatay iyo shatii meesha joogtay

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 ปีที่แล้ว +1

    Hor_Gal na waxaa loola jeedaa Soo_Seexis, yacnii Weccel ?.
    😅🤣😂😅😂🤣😅

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว +1

      SOO SEEXIS !!waa maxay? BISINKA!!!! waar heedhe! Horgal😂Garac maaha!! WAA AWR KIRAALE!! Qof DADKIISA aan daacad usheyn!! o usoo RAACA dadka CADOWGA u ah!! IYagoo Hogaaminaya CADOWGA!una fududeynaya!!! iyagoo hogaminaya MADAAFIIC da lala dhacaya magaalada!!! for example, HORGAL Munaafaq Cambaashe 😂!! saaxiib😂inaad fahantay😂Ayaan jecelahay😂!! maaha garac😂!! Horgal😂kii 😂MEHERKA KA HOREEYEY😂!! DADKU waa wada Somaali😂Laakiin waa Kala LAHJAD😂!

  • @sakaiyekhadar8191
    @sakaiyekhadar8191 ปีที่แล้ว +1

    Ma beenbaa in puntland dagaalamayso oo qabiilada isoo uruursanayaan

    • @FatmaAli-zi5gj
      @FatmaAli-zi5gj ปีที่แล้ว

      Xayaan putland dhulka iyada iska leh
      Caqliga gabilay kaa keenay ma garankaro miyaa nin hartiya
      Dad wada Cilaaj ah awalba anagaa wax ku darsanayo
      I😅

  • @gobaad1275
    @gobaad1275 ปีที่แล้ว

    Hhhh, When Amnesty International investigates crimes committed against human rights, does it interview one side? The army that is being attacked every day is not the same people

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 ปีที่แล้ว

    Qeebta 3daxaad soo dey

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 ปีที่แล้ว

    1956 to 2023 somaliya waxaa mas uul ka noqda siyaasiyiinta maafiyo ah o dan gaara wata
    USA

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 ปีที่แล้ว

    Hadii saas tahay shabaab meesha ey hubka ka soo tuurto mey amnesty noo sheegto!

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว +1

    Ciidanka gor gor iyo kuwi ereteria hayna iyo psfta puntland afkudu ka qarinya medyaha ku jira beenalow markasad na ledhy kuma jiran

  • @eng.ibrahinodowa4269
    @eng.ibrahinodowa4269 ปีที่แล้ว

    Adiga iskadaaye hoyada waliged run mayshegin

  • @mombasa7
    @mombasa7 ปีที่แล้ว

    Amnesty International is currently conducting several ongoing investigations regarding the situation in Somalia, including civilian attacks by al-Shabaab, atrocities committed by Somalia forces in areas of operation, and recent civilian deaths in Las Anod. The organization investigates human rights abuses committed by both governments and non-governmental groups, but it is primarily a record-keeping organization, and few of their investigations lead to successful prosecutions of the perpetrators.
    While Somalis may be excited about Amnesty's mention of the Las Anod conflict, it is just one conflict among many others happening worldwide. For example, more people have died in the ongoing conflict in Sudan than in Las Anod. Amnesty International is not a divine entity and its recommendations often go unheeded. It is not a military or police organization and cannot come to anyone's rescue. Therefore, it's important to stop promoting war and expecting non-governmental organizations to resolve conflicts.

  • @clqaniaxmed1191
    @clqaniaxmed1191 ปีที่แล้ว

    Report dhan ka raran .Xogna waa la soo saaray cida dagaalka ku jirtana iney puntland ku jirtana lama garanayo.kkkk

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

    Xasan dhiiqo madaxweyne miyaa waa ku sheeg

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle sodaa wareysiga mahad sanid wll

  • @sahraahmed5164
    @sahraahmed5164 ปีที่แล้ว

    wariye aan dhinacba aan uu janjedhiin maanshalaah

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 ปีที่แล้ว +1

    Malaha Waxaa la Hil_maamay Haddal_kii Muuse Biixi :
    " Anniga oo Dagaalammi karra, Ducco Qaadan Maayo "....

  • @duniyosaeed7590
    @duniyosaeed7590 ปีที่แล้ว +3

    Djibouti baa laga keeney hubka

  • @sahraahmed5164
    @sahraahmed5164 ปีที่แล้ว

    haa

  • @aal5869
    @aal5869 ปีที่แล้ว

    Wax micnaha uun hayaa muxu yahay. Garaadlaawe gala dagaalka ayaa jabkaa dhigay

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b ปีที่แล้ว +2

    Jabuti hubka laga keeney waaaa la duubey wey ogaadee madaxweyne jabuti wil pay prices

  • @najipapdi9840
    @najipapdi9840 ปีที่แล้ว

    Hubkan illegal ka japuti sogalisay taas wabiyo kamadhibcan xta baburti jabuti balahayaa oo garowe lgeeyay

  • @samirr546
    @samirr546 ปีที่แล้ว

    Muxuu la naxsanyahay ninkan la waraysanayaa ma isagaa keligii soo qorqortay warbixinta
    Sudaana shaqo cusub baa idiinka bilaabantay beryahaa jeebku waa idiin buuxayaa!!!!!

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 ปีที่แล้ว

    kani calaamatul suaal ayaa saaran qaabka uu uhadlayo

  • @book2316
    @book2316 ปีที่แล้ว +4

    Whenever he is asked a hard question, he always says the report is not fully complete and further investigation is needed lol! He is clearly biased. Look at the diversion tactics 17:40 nobody asked him about the whole of Somalia stick to the Laascaanood situation don't confuse people.

  • @clqaniaxmed1191
    @clqaniaxmed1191 ปีที่แล้ว

    Maxay Somaliya dawladeedu wax ka qabataa waxa jooga kuwii Laf ku wasay yadoo intan ka xoog badan

  • @osmandegelleh4532
    @osmandegelleh4532 ปีที่แล้ว

    ciidanki PSF ee la qabtey ee recorded ahaa awaay? Amnesty your credibility is on the line!

    • @hamdigodane3616
      @hamdigodane3616 ปีที่แล้ว

      Qof maxbuus ah wixii la doono baa lagu khasbi karaa inuu qirto

    • @osmandegelleh4532
      @osmandegelleh4532 ปีที่แล้ว

      @@hamdigodane3616 Dharki bey xirnaayeen mida kaleeto qabiil majerteen ah bey ahayeen intee lagu tirinayaa? beenta Amnesty fiiri?

    • @hamdigodane3616
      @hamdigodane3616 ปีที่แล้ว

      @@osmandegelleh4532 in shacab reer puntland ahi u soo gurmadeen waa xaqiiq laakiin SL waxay ku doodaysay militariga puntland baa u jira taasna cadayn ma u noqonayso maxbuus dhar militari xiran oo TV ga la soo taagay loo soo geli dharkaas xataa maxaan ka ognahay

  • @samirr546
    @samirr546 ปีที่แล้ว +2

    Anaga oo muslimiin ah
    Somali ah
    Ehel ah
    Qaraabo ah
    Isku dad ah
    Isku deegaan ah
    Ma is indha buuxino ma is maqalo
    Ma isjeclin
    Ma wada noolaan karno
    Ma kala tege karno
    Ma isla socon karno
    Cid kalena nama dhexdhexaadin karto!!!!
    Wiilkani wuxu leeyahay meel kasta oo somaliya ka mid ah bay warbixin ka diyaarinayaan hadii wax dhacaan !!!!!!!!
    Miyaanay ka hortegi karin in taan wax dhicin !!!
    Qolo waliba goonideeday u shaqaysanaysaa weligeedna hagaagi mayso hadii aanay dadka ehelka ahi iyagu heshiin oo tantooda garan
    May walaaca kuugu wayni waa in dagaalku istaago Risiqiinaa ku jira
    Weligeedba lama arag meel aad khayr ka keenteen !!!!!!

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Qof kasta o Muslim shegta macnahedu mahan inu Muslim yahay munafaq ba jira

    • @samirr546
      @samirr546 ปีที่แล้ว

      @@hodanc6255 waa run
      Malaa waa kuwa safka hore ku jira!!!
      Allah haynaga qabto.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      @@samirr546 anigu cid gara ma shegayo munafiq qabil maleh lakin Muslim loma banayn dhig iyo xudud

    • @abdirahmaanomer3060
      @abdirahmaanomer3060 ปีที่แล้ว

      Wll maamulka hargesi itoobiya ayaa laga maamulaa waa sababta ay ulaynayaan shacbka dhulbahante

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว +3

    Ciidanki puntland iyo kuwi somalia qaarna la hayo qaarna la layay ba la haya markasu leeyhy kuma jiran dagalka been badana kani

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b ปีที่แล้ว

      Cidan Kuma jirin ee beel cidan isa abubley baa soo galey beenta dhaaf

    • @FatmaAli-zi5gj
      @FatmaAli-zi5gj ปีที่แล้ว

      Reer wada cilaaj ah baad tihiiin ninka puntland Laascaanood iskagaa dheh
      Dhoodiga nugaaleed dhuwaageeda uun baad caawinaysaan 🤛🏻👊🏻🐎
      Nin maydkiisa qaadan waa yay mahadlayaa 😂

    • @FatmaAli-zi5gj
      @FatmaAli-zi5gj ปีที่แล้ว

      @Nimco Muuse aadam adaaba caqli xumo isku qiraya
      Saa maxaad ka faaiiday markaad dhulkayga timi
      Ma maydkaaga dhuwaagaa cunayo
      😂🐎🇸🇴🙏💙
      Faaiido soo sheeg
      Rag nool baadbkeentay dhaawac baad la noqotay
      Iyo mayd dhurwaa cunay 😂

  • @funnyanimal885
    @funnyanimal885 ปีที่แล้ว

    Halaa xasuuqo Dhulbahante waa Kurdida somalia mid haka reebin

    • @abdihakinabdullahimuse7723
      @abdihakinabdullahimuse7723 ปีที่แล้ว

      Inad bahaim tahay waa way muqata

    • @abdirahmaanomer3060
      @abdirahmaanomer3060 ปีที่แล้ว

      Waryaa dhulbahante cidi nagama xigto
      Doqonimo iyo nacasnimo ayay nagu thay in la laayo dadka laas caanood

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 ปีที่แล้ว

      Magac ku fiican hadalkaaga ayaad wadataa....
      Goojacade waraabihii loo bixiyey cali harti ayaa ka dhergay maydadkaaga xaqdarada ku yimi laascaanood.... nacaybka aad u qabto dhulbahante maxaad ka faaiiday bal....

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig ปีที่แล้ว

    Yaaabkale

  • @duty4145
    @duty4145 ปีที่แล้ว

    What is amnesty

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 ปีที่แล้ว

    Xagee kaala soo xaiiraaa

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 ปีที่แล้ว

    Ninkani siyaasad ayuu galay wa in ladacweeyo doofaarka baroorta wada

  • @AhmedMohamed-zi9hl
    @AhmedMohamed-zi9hl ปีที่แล้ว

    Ala maxaa beeen la moos moosqy

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 ปีที่แล้ว

    Laascanod la dumiyy gob lan badan iyo xasuq ba ka dambeeya

  • @Somfox1
    @Somfox1 ปีที่แล้ว +1

    Daraawiish lama tuso gaal ingiriis iyo Xuduud gaal .. Ragii Koofil dilay.. Abwaanad baa tidhi .. Markii Ingiriisku diiday , Maraykanku uu fogeeyey , amxaaro u juuqi wayday ayan Nafla caarigii GoojaCade isku urur sadeen kkk th-cam.com/video/NOVDydrnAlk/w-d-xo.html

  • @abdinourmohamoud4757
    @abdinourmohamoud4757 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedabdirahman3038
    @ahmedabdirahman3038 ปีที่แล้ว

    Halka dadka rayidka joogaan baa la duqaynayey hhhhhhhh
    Halkaa markaad maraysay baan kaa hadhay xariifoow

    • @hawoqaxiye4357
      @hawoqaxiye4357 ปีที่แล้ว

      Saying last xaqu wuu hadli lafihii aad wadan jirten wa layskuguyimi

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari ปีที่แล้ว

    Uuuuu aaaaaa

  • @caliguray8022
    @caliguray8022 ปีที่แล้ว +2

    Beenale beenale dhalay ayaadtahay iyagaad kamid tahay

  • @beautifulworld8814
    @beautifulworld8814 ปีที่แล้ว

    LIAR.

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr ปีที่แล้ว +2

    Amnisity been baye sheegesaa
    Habartood haw sheegaan

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b ปีที่แล้ว

      Idoor been baad sheegeysaaaa

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b ปีที่แล้ว

      Sld will pay heavy bills

    • @FatmaAli-zi5gj
      @FatmaAli-zi5gj ปีที่แล้ว

      Cilaaj talow maydkiina dhurwaagu cuno ma aragtaan miyaa
      Wiilala nool keena
      Dhurwaaga nugaaleed baa ku noolaan
      Darwiish waxba kama qaadikartaan
      Gumaystii soo waraysta horta😅
      Cali harti dhurwaa
      Waad noolaan inta. Reerkan cilaajka ah nugaal joogaan😂

  • @sirocco_1
    @sirocco_1 ปีที่แล้ว +7

    The Butcher of Hargeisa Mohammed Said Hersi Morgen is alive and well protected by Puntland, the man is responsible for the death of 50,000 souls, and the displacement of more than 500,000 souls. Hargeisa is a big city with a population of 1.2 million, it's a metropolis but it was flattened Grozny and Aleppo style by the same people who were supposed to protect it, The Somali National Army. Amnesty International should write a report on Hargeisa's genocide.

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว

    Mashruuca aad wax ku cunyso no sheegysa aad galada wax kaga cunyso

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b ปีที่แล้ว

      Galka baa ku dhamma because adiga inta dadkaaa la 💣 bombs lala dhacayey waad fadhidey

  • @sahraahmed5164
    @sahraahmed5164 ปีที่แล้ว +1

    ilahaay ayaa ka mihisan iin runta la sheego calamka ilahay baa ka waan iin dagalka waxa riday garadka ayaa ka masuula beenta haa laa joojo ilahay ayaa idinla xisabtami Raabii ayaa lala xibsabtamii xaqiiqda Somali waay oogyihiin

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b ปีที่แล้ว

      Beenalle Allah ka fog baaad tahay hubka marku ku dhacey eee la soo galey buu yiri naftina difaaca ma inuu is dhiibo baad rabetey munaafiq

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Acudubilahi mina shaydani adigo ben shegaya maxa Allah u so hadal qade gaal iyo Muslim saqir iyo kabir cid walba way ogtahay cida biloday garadka ma 15 sano sidi hore fadhiya haladin dile Alow daliminta jabi Amin

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b ปีที่แล้ว

      @Hodan c because beeen cad baad sheegeysaa waa ciid 👁 waligaaa waxaadan ogeyn ha ka hadlin

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b ปีที่แล้ว

      @@hodanc6255 maadiga ku dhaarankara in garaadku bilbey aqiro warkaaaan meel baad uuu haysaaa 2 l 😇 baaa books 📚 wax ku qoreysa dhiig baaa daadtey gardaro cad oo geed loogu soo gaban markaasaad muse iyo kooxdisii waxaa sameyeye ooo muse la soo taagnyahay waaanu dagaalmeynaa maagalo uu laheyn baad Wali iska hadleysaa

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      @@Birds-i5bmaya qofka iga horaya ban la hadlayay garadka gala o is difaca bu dhahay taagni hadi laysku daynayo 15 sano ba lays dayn laha cidi dulmi wado alaha qabto