Ha noogina | Dagaalkii 77 itoobiya iyo soomaaliya | Hobolada Waaberi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 125

  • @MustafeCabdiraxmaanHoori
    @MustafeCabdiraxmaanHoori 9 หลายเดือนก่อน +14

    Heesta waabari ma ahayn
    Booliska soomaliyeed ayaa lahaa ❤HEEGAN ❤
    Masha Allah xasuus qiiro le
    Taariikhda yaan laga been sheegin 💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 2 หลายเดือนก่อน

      VIVA SOMALIALAND 🇸🇴

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 29 วันที่ผ่านมา

      NABADSHIGA NABADSHIGA NABADSHIGA

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 7 หลายเดือนก่อน +10

    Waa Heestii Qiirada Badneyd Ee Lamagac Baxday NUUUUUUG.... Hoboladii Heegan Dagaalkii 77... Aun inta Dhimatay Inta Noolna Cimriga ha Usiyaadiyo insha allaah

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 ปีที่แล้ว +27

    Asc (17) aayn jiray markan qoriga qaatay illahayna guushii wuu na siiyay lakiin war,so ayaa na ga hiilisay guul somalia

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 10 หลายเดือนก่อน

      Daljire ayaad tahay. Inta mootan Jannada Allaha ugu deeqo.

  • @gaanimohamed1273
    @gaanimohamed1273 2 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah walahi aad Ayan o qiroday oyiin aya iga imaday marka an dhagestay wadanimo iin ciidamada qaranka lagu dheri galiyo

  • @ahhsahhs7474
    @ahhsahhs7474 ปีที่แล้ว +24

    waad dadaasheen lakin libinta in la isku qiro waa ay fiicantahay waxaan halkaan ka cadaynayaa madaama aan ahaa dhashii booliska somaliyeed in heestaan aysan ahayn waaberi ee ay qaadeen kooxdii booliska eee heegan oo ayadu ku guuleyastay heesahii ugu wanaagsanaa xiligii 77 dagaalki ethiopia xiligaas anigu waxaan ahaa 2 yeras old lakin taariiqda ayaan wax ka bartay waxaan allaha u naxariistee libinta koowaad lahaa abwaankii weyna abdi bashiir indho buur marka taariiqda yaan laga been sheegin jaalayaal mahadsanidiin dadaalka aad muujiseen heesahaan oo kale waa golden momers xiligii dahabka ahaa ee aan soo marnay

    • @zalabala5176
      @zalabala5176 10 หลายเดือนก่อน

      Sax weeyaan heesaha ugu badan ayakaa qaadi jiray waxaan jiray 13 xasuustauda kama godo
      Booramaan joogay
      Habeen 7dobadii fiidnimo ayaa Ciidan noocwalbe Leh nasoo galeen oo xuduudaha ka talaabau🦾💪🦾💪🦾🦾💪🦾💪

    • @noahD1636
      @noahD1636 9 หลายเดือนก่อน

      Weli JAALAYAAL baad leedahay😂

  • @FawziAbokor
    @FawziAbokor 5 หลายเดือนก่อน +5

    Waa kooxdii booliska ee heegan. Waa erayadii Allah ha naxariisto Abdi bashiir indhabuur

  • @MahamedFarah-l8e
    @MahamedFarah-l8e 2 หลายเดือนก่อน +2

    illaahey ha unaxariisto hooyadii ku geeriyootay shilkii gaari oo ka dhacay lamiga isku xira qardho iyo bosaso aaga karin ayna ku dhawac meen afar qof illaahey naxariistii jano hasiiyo hoyada dhimatey kuwa dhawacana illaahey ha u booga dhayo ehelkiina samir iyo iimaan allah haka siiyo iyo caruurteed iyo ninkeedii aamin iyagoo xida ka tagay ayaa shilkaas ku yimi waa sida la iishegay inali laahi wa ina ilaahi rajacuun. By mohamed .f.mustafa.hidda degmada waciye gobolka karkaar.

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h ปีที่แล้ว +8

    Allah ha u naxaristo halyey Mohammed Siad Barre dad waa isku duubay idinka Allah. Maanta meel kasta Somali baa isku dileysa!.
    Kaaf iyo kala dheeri

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 ปีที่แล้ว +8

    AUN abwaaniintii iyo fanaaniintii soomaaliyeed intoodii dhimatay,inta noolna cimri dheer iyo caafimaaď qaba.

  • @ibrahimamin7598
    @ibrahimamin7598 2 ปีที่แล้ว +17

    Waa heesihii Soomaali Galbeed lagu dhiirigeliyay geesiyadii Xooga dalka 1977. Sixid, kooxda heesaysaa waa Heegan.

    • @sultanahmedliiban2603
      @sultanahmedliiban2603 2 ปีที่แล้ว +1

      Xoogga dalka soomaaliyeed sna guulaysta geesi yaal

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 2 หลายเดือนก่อน

      HEEGGA = ALSAMAA' = SKIES = HEAVENS

  • @qasimabukar7488
    @qasimabukar7488 5 หลายเดือนก่อน +5

    Heestani ma aha Waaberi waa kooxda Heegan Poliska Erayadii , Musakadii & Laxankii Cabdi Bashiir “Indio Nuur” Muqdisho 1977.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 11 หลายเดือนก่อน +10

    Waa heegan kooxdii booliska abwaan indho buur

  • @abdillahifarah7814
    @abdillahifarah7814 ปีที่แล้ว +2

    Allah yarhamou et janat el firdows Amin à awowo Ali Aden Dirieh,Ali Gaab .
    Abwaan qaraan hessihi Somali galbeed sameey.

  • @AbukarMuriidi
    @AbukarMuriidi 8 หลายเดือนก่อน +17

    I didn't get an opportunity to meet with those two brave Generals: Mohamed Siad, the supreme Revolutionary Govt president and Mohamed Ali Samatar, the vice president, minister of defense and commander-in--chief of Somali National Army Forces. I hope that Somalia might not be able to get like those patriotic leaders again! Unfortunately, clan based leaders had used people as a ladder to climb to the wall,then not to concentrate on the unity and defence of our country. But,we're still optimistic about our country's future.

    • @xuseenibrahim4070
      @xuseenibrahim4070 7 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤ yaawaa

    • @Charlo096Yacoub
      @Charlo096Yacoub 7 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

    • @Abdullahiiyare2140
      @Abdullahiiyare2140 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤0❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedmaxamuud-nv1pj
    @maxamedmaxamuud-nv1pj ปีที่แล้ว +26

    Geesiyada aan nacabkiyo ✅
    Guumeysiga unixinow✅
    Neecow xornimo nolosha uhurtee ✅
    HANOOGINA❤✅
    💪💟💪💟💪💟💟💪CIIDANKAYGIYOW
    Nafaqadiinu waa guul✅
    Neeftiinu waa calan✅
    Natiijadiinu waa gobonimo✅
    Lagu nastoo lagu nagaadee✅
    HANOOGINA❤✅

    • @CabdullahiCali-qx8js
      @CabdullahiCali-qx8js 4 หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo aad lpx 🫡 natijadenu wa gobanimo

  • @ismDirir
    @ismDirir 9 หลายเดือนก่อน +3

    Acw xasuud guudhii somaalida lama ilaabi karo hooyadii wadanka wabari1977 somaali galbeed ogaadeen insha alla ❤❤❤

  • @abukarhappy3000
    @abukarhappy3000 11 หลายเดือนก่อน +6

    Ciidankeena guul intii dhimatey Ilaahey ha u naxariisto dhaawaca rabi ha bogsiiyo alqaacida gabalkeeda waa dhacay

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 11 หลายเดือนก่อน +7

    Ilaahow u naxariiso Cabdi Bashiir Indhobuur, aamiin

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 11 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin

  • @kskksshjks1931
    @kskksshjks1931 หลายเดือนก่อน +1

    They were our greatest generation world ever known, without them we wouldnt be survive ❤❤❤we love ❤ RIP RIP syster and brother❤❤❤❤

  • @maxamadaxmad3036
    @maxamadaxmad3036 2 ปีที่แล้ว +10

    Wa kooxdi Heegan Ee Ciidanka Police-ka Soomaaliyeed🇸🇴💜⬅️

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 4 หลายเดือนก่อน +1

    Erayada iyo laxanka abwaan cabdi bashiir indha buur heesta waa kooxda heegan

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 ปีที่แล้ว +3

    Waa hoobaladii booliiska ee heegan erayadii abwaan cabdi bashiir indho buur yaa kugu yidhi waa waaberi dadka ha qaldin

    • @axmedgorod3795
      @axmedgorod3795 9 หลายเดือนก่อน +1

      Carrabey baa miraha lahaa.

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@axmedgorod3795abwaan cabdi bashiir indha buur heesaha wadaniga kuwa ugu badan asaa sameyy heestana asaa sameyy ee kooxda heegan

    • @farhansandheere-sx9zz
      @farhansandheere-sx9zz 24 วันที่ผ่านมา

      ​@@abdinaafac8211 walal maleh heestan waxa leh abwan cismaan kulane carabey wu nolyahay garowe joga kaso dawo pajka juxa

  • @cawilshidane5852
    @cawilshidane5852 ปีที่แล้ว +4

    walaahi bilaahi dowladii kacaanka africayo carab laga hebeesto maashalah aloow markale no dhali

  • @adarkahin3533
    @adarkahin3533 ปีที่แล้ว +7

    Waa Kooxdi Heegan 77.Maaha Waaberi

  • @Garaad1000
    @Garaad1000 9 หลายเดือนก่อน +3

    Maxaad uga jartay intay ku bilaabanaysay
    Taliska Nuguloo
    Niyad Jabkaahoo
    Naf la caarigaa

  • @mohameddeer689
    @mohameddeer689 ปีที่แล้ว +3

    Asalamu calaykum dal waxa ilaaliyo oo uu wax ku yahay waa ciidan iyo hogaan han leh iyo shacab dalka aamin san intaa hadii lawaayo waxaad aragtaan iyo kaxun ayaa la arkayaa somalia way kabixi doontaa dhibka in shaa allaah haloo duceeyo

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 11 หลายเดือนก่อน +2

    Walahay waan yaraa waan xasuustaa 1977 aduunyo dugsi hoose ayaan ku jiray

  • @ahmednuur2230
    @ahmednuur2230 10 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliyeey Adaa isdhiigay meesha taalid,,,,, Yahuud iyo xabashi cadaw kuuma aha

  • @zeydahusni527
    @zeydahusni527 ปีที่แล้ว +7

    Geesiyada anacbkiyo gumeeysiga uyimidoo neecow xurnimo nolosha uhurteen hanoogina hanooginaa❤❤ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @keydkasuugaanta
      @keydkasuugaanta  ปีที่แล้ว +1

      Asxaabteyda abaalkiina ma gudi karo ee like iyo subscribe iigu badiya kanaalka, MAHADSANIDIIN 👋

    • @xuseenibrahim4070
      @xuseenibrahim4070 ปีที่แล้ว +1

      Thank you sxb

    • @maxamedmaxamuud-nv1pj
      @maxamedmaxamuud-nv1pj ปีที่แล้ว +1

      geesiyada aan nacabkiyo ✅
      guumeysiga unixinow✅
      Neecaw xornimo nolosha uhurtee ✅
      HANOOGINA ❤✅

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 9 หลายเดือนก่อน +5

    Kaca kaca soomaliye ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏💪💪💪🥰

  • @radosomtravel35
    @radosomtravel35 ปีที่แล้ว +4

    erayadii abwaan abdi bashir indha buur aun iyo kooxdii heega

    • @farhansandheere-sx9zz
      @farhansandheere-sx9zz 24 วันที่ผ่านมา

      Abwaan cismaan kulane carabey aya heesta leh wu nolyahay garowe joga dawo isago kahadlaya

  • @HousseinCige
    @HousseinCige 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waxay Ahayd Xili Xasusteda Leeh Alah Haa Uu Naxaristo Mujahidinti kuu Geeriyoday Xiligaas Dagalka

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 ปีที่แล้ว +5

    Allayaraxma Aaabe siyaad Barre Aaamiin

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 2 หลายเดือนก่อน

      AAMIIN

  • @sacdiyaahmed2190
    @sacdiyaahmed2190 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa kooxda heegan maba kala yaqanan hobalada

  • @abdinasirmohamed7458
    @abdinasirmohamed7458 ปีที่แล้ว +4

    M.a hees wadaniya oo qalbiga tabaneysa❤❤❤

  • @abdinaasir9723
    @abdinaasir9723 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hestan waa hanti kharan runtii❤

  • @saidmohamed5501
    @saidmohamed5501 5 หลายเดือนก่อน +2

    CABDI BASHIIR INDHAHA BUUR ALLA YA RAXMA WAA ERAYADIISII

  • @gaanimohamed1273
    @gaanimohamed1273 2 ปีที่แล้ว +3

    Lkn manta ciidamada qaranka umada Somali siiyasinta aya gukala qaybiyay qabill lkn ciidamada qaranka kuma fcno qabill ahan

  • @mohamedSomalia9023
    @mohamedSomalia9023 2 ปีที่แล้ว +4

    Ax Ax Ax xanun badan marka lee maxaa u nolawaye
    Allow xamar nabad ku soo celi

  • @mahmoudmustaf8707
    @mahmoudmustaf8707 ปีที่แล้ว +1

    Soo bararuuga oo xaqiiqda eega. Somaliya buurburtaay. Ogadeena waligoodba xabashi iyo kiikuyu aya u taliin oo gumeysan.

  • @Ibnuahmed6565
    @Ibnuahmed6565 ปีที่แล้ว +4

    Kooxdu waa heegane iska sax
    Ereyadii cismaan diirye kulane

    • @qasimabukar7488
      @qasimabukar7488 5 หลายเดือนก่อน +1

      Erayadii Cabdi Bashiir “Indho buur”

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 4 หลายเดือนก่อน

      Erayada iyo laxanka abwaan cabdi bashiir indha buur aya sameyy waa ninka heesaha ugu badan wadaniga kuwa ugu badan asaa sameyy wx kala hubso

  • @koshire275
    @koshire275 9 หลายเดือนก่อน +1

    Xasuus waan qiiroday qaranimadii soomaaliyeed❤❤❤❤❤

  • @koshire275
    @koshire275 9 หลายเดือนก่อน

    Waa Nola’s irir samaale dowon dawladii siyaad bare ayaa lahayd ❤❤❤❤

  • @calasjimaleugas3375
    @calasjimaleugas3375 2 ปีที่แล้ว +7

    Heestan aad ban u jecelahay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kaydka sxb waa bari maaha waa heegan

  • @Raxoole2-yu6xh
    @Raxoole2-yu6xh ปีที่แล้ว +3

    hanogina weligina somaliyee

  • @bmigil8178
    @bmigil8178 10 หลายเดือนก่อน +1

    Taliska nugulee niyadjabkaa nafla caariga, ee naxashka saaranoow.
    Maxaad uga jarteen heesta baydkeedii hore ee original ka ahyd? Misee ujeedo kale ayaad usoo geliseen?

  • @Qasaye-v1f
    @Qasaye-v1f 2 ปีที่แล้ว +3

    Maaxa kadaabeyihee 2022 halkey wax ino maarayan

    • @keydkasuugaanta
      @keydkasuugaanta  2 ปีที่แล้ว

      Waxaan rajeeyneynaa Hadaan shacabka Soomaaliyeed Nahay inuu dalka noo hagaago insha allah ♥ 🇸🇴

  • @mayranebataax3697
    @mayranebataax3697 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hanoogina = niver give up

  • @ayaanqaali8570
    @ayaanqaali8570 8 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta waaxaa alifay AHN Abwaan Cabdi Bashiir indho Buur. Kooxduna waa kooxdiisii Heegan ee police-ka

    • @farhansandheere-sx9zz
      @farhansandheere-sx9zz 24 วันที่ผ่านมา

      abwaan cismaan kulane leh garowe joga sodawo isago kahadlaya

  • @maxamedmaxamuud-nv1pj
    @maxamedmaxamuud-nv1pj ปีที่แล้ว +6

    Cajiib 😂 fariin itoobiya loodiray.
    Nabadiyo wanaagii✅
    Waa adiga nacee nuug ✅
    Nabarrada wadanigu ✅
    Kugu naafinaayaan NUUUUUUG✅💪
    😂😂Wax baa ka dhacay 💪✅✅💟

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. ปีที่แล้ว +2

    [🇸🇴 .
    Kii Nicib na ha dhaco?,

  • @taajir4582
    @taajir4582 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan so xasustay gesiyadi noga shahiday dagaalka an kula jirno kawaarijta kuwi ugu dambey ee ku shahiday ee galcad walalahey idinma ilowi dono alla ha idin janeyo

  • @garaadabdisalan2135
    @garaadabdisalan2135 4 หลายเดือนก่อน

    illaaah janadii ha geeyo geesiyaashii wacdaraha u dhigay cadawga injirleeyda ee taariikhda baalka dahabka ka galay waad u halganteen dhulkiina waxaadna noo hurteen naftiina, intaa noolnahay waa idiin soo duceenaynaa waxaana idiin balan qaadeenaa cadawga sidaa uga difaacdeen dhulka ayaa anagana uga sii diifaaci doonaa jiilba ba kasii jiil si walba oo aan u taakdaranahay itoobiya intaa xortaana sooma istaagi doonto inta ay heestaana waan ka saari doonaa markaa awood u yeelano.

  • @sacadiyaahmed-5991
    @sacadiyaahmed-5991 9 หลายเดือนก่อน

    Taliska nuguloo niyad jabkaho naflacaariga naxashka saaran macanka heesta waalaga jaray waxa qaadayo waa kooxda heegan ciidanka booliska somaliyed kooxda intii dhimatay allah unaxariisto

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 2 ปีที่แล้ว +3

    Ciidanka qabka sidah guulaysta geesi yaal

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa guul aan ladafurikarin

  • @gaanimohamed1273
    @gaanimohamed1273 2 ปีที่แล้ว +2

    Awooda qaranka ayay hayan qabill inay isku dheban ma aheyn shacabow hurdada kakaca ciidamada qaranka garab siiya inaysan kumelmin qabill

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n 10 หลายเดือนก่อน +1

    Heestaan WA Baa Bi Inta Irir Samaale .

  • @dr.abdiulusso918
    @dr.abdiulusso918 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan, heestaan isoo raadi haddii aad heli karto. "Annaguna Abaalkii ma Iloobi doono.... .."

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 ปีที่แล้ว +1

      Ayaamaha ilaahey. Hees wadani. Ka raadi youtubka

  • @LuulLuul-qd1hi
    @LuulLuul-qd1hi หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴matan waan ooyaya 😭😭😭😭😭😭😭

  • @cabdiraxmaanxirsijaamac7770
    @cabdiraxmaanxirsijaamac7770 2 ปีที่แล้ว +5

    Aad ayaad U Mahadsan tihiin
    Keydka Sugaanta::::
    Nuxurka & Xaqiiqadii dalka loo
    Soo Maray Xornimadii & Gumeysi Diidkii Isticmaaradii
    Inaad dadka Xasuusisaan Si
    Ay Ay Xuquuqdoooda u Raafsadaann nnnn nnnn

  • @saalaxdheere457
    @saalaxdheere457 9 หลายเดือนก่อน +1

    Agoonti mujriimkii Maxamed Siyaad Bare Afweyne taariikh khasaartay oo askartii dagaalka gashey markay soo noo noqdeen lagu xasuuqe,culimadii la xasuuqay,shacabkiina la xasuuqe ayey wanaag u arkaan.Iyaga iyo kuwii jariimooyiinka geestay Allaah cadaabta ugu hooseesa ha geeyo iyo kuwa taageersan ba aamiin aamiin aamiin

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 8 หลายเดือนก่อน +1

      SIYAAD BARRE 10 WADAAD AYUU DILAY , KUWAAD ADIGU TAAGEERSAN TAHAYNA WAXAY DILEEN WAX KA BADAN 10,000 OO WADAAD , IYAGOO WALIBA GAALANA UGU YEERTAY , LAYNTAAS OO WELI SOCOTA MARKA OGOW IN SIYAAD BARRE IQARSO NOQONAYO MARKA LA ARKO WIXII KA DAMBEEYEY

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 8 หลายเดือนก่อน

      @@lilcuzzwhitemoe Hadalkaygu waa dhan yahay.waxii Mujrimkii diktatoorka Maxamed Siyaad Bare ka dambeeyeyna dembigooda isla afweyn ayaa iska leh iyo kuwayooga qabyaaladu cudur ku noqday.Waayo ninkii qabyaalad ku dili jiray,dhici jiray,xidhi jiray,xasuuqi jiray ummad musaalim ah isagu ahaa iyo kuwa ay isku hayb ahayeen.Allaah weyn ayaa mahad oodhami u suugnaate. Dulmiga Allaah weyn ayaa xarimay.madluumkana ducadiisa mustajaaba ka dhigay.Alxamdulillaah cala nicmata al ISLAAM

    • @xalimoqaadiriyacabdi5409
      @xalimoqaadiriyacabdi5409 5 หลายเดือนก่อน +1

      Yaa kuu dhiibaya furaha naarta Cid aad ku ridilahaydba ALLAAH HA U NAXARIISTO BIDNILLAAHI KARIIM JANATUL FIRDOWSA ALLAAH HA WARAABIYO ABE SIYAAD DABADII LAMA NASAN ANOO WALIBA G. WAQOOYI AH BAA KU LEH FROM BURCO

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 5 หลายเดือนก่อน

      @@xalimoqaadiriyacabdi5409 anigu mid baan ogsanahay in Allaah weyn aqbalo ducada madluumka.waan ducaystay baaqiga inuu Ilaahay i fulinaayo shaki igagama jirto wa billaahi towfiiq

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 5 หลายเดือนก่อน

      @@lilcuzzwhitemoe Kulu fidnada cida bilowda waa mujrimkii Maxamed Siyaad Bare marka dilka iiyo xasuuqa isaga ayaa dadka baray.xisaabta kuwa ka dambeyaa waa korkiisa. waxuu dhihi jiray qori ayaan ku qabsaday dalkan qori uunba la igaga qaadi kara.tii baa dhacday/kibriyaahu waxay u sugnaatay oo keliya Allaah weyn subxaanah.

  • @nurqorane7346
    @nurqorane7346 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxb Heesaha Gobanimadonka ah intii ugu Muhimsanayd Wad kagoysaaye kadaa Haddad tahay qof wadani ah

  • @daafeedmuuse4407
    @daafeedmuuse4407 ปีที่แล้ว +4

    Heegan iyo ereyadii Cismaan diirye kulane carrabey

  • @حليمهموسى-ر4م
    @حليمهموسى-ر4م ปีที่แล้ว +2

    Waxay nagaga tagen arami aanan iloobi karin

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 ปีที่แล้ว +1

    Dalka waxa uu higsanayay halki waayahi uu joogay CXDS oo is racsan balse waxa lagu gari in Cidamada ladaryelo laqarameyo iyaga mudnaanta 1aad lasiiyo.

  • @abdullahimalaaq
    @abdullahimalaaq ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭ALOOW SIDAAN NOO SOO CELI XILAGAN 22 JIR AHAA WAA QORIGII IIGU HOREY AAN QAADAY ETHIOPIAN WALEE CASHAR U DHIGTAY LAKIIÌN MANTA UURKA KA OOYAA MARKA ARKO WAXA SOCDA

  • @mohametmohamut7709
    @mohametmohamut7709 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanka leh ereyad heestaan yaa ila wadaagi kara

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 ปีที่แล้ว

      Cisman diiriye kulane ereyada

    • @maxamedcllaahi5722
      @maxamedcllaahi5722 8 หลายเดือนก่อน

      Cismaan diiriye gulan laxan iyo musikada cabdi bashir indhabuur ❤❤

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 หลายเดือนก่อน

    Mirihii iyo laxankii cismaan diiriye carabey codkii kooxda heegan

  • @anzuufati7883
    @anzuufati7883 ปีที่แล้ว +1

    Gesaydiih

  • @abdiwahabhussien9744
    @abdiwahabhussien9744 11 หลายเดือนก่อน +1

    🎉

  • @hughjanus3440
    @hughjanus3440 ปีที่แล้ว +1

    hada dagaalka somali dhexdeeda ayaa heesihii gumaysiga loo adeegsadaa inagiibaa isku soo jeesanay

  • @korkore4819
    @korkore4819 5 หลายเดือนก่อน

    Erayadii abwaan cismaan kulane carabey oo marki
    danbe galay Ssdf.
    Bal malayso.

  • @LightAhmadALSomali
    @LightAhmadALSomali 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤guul

  • @MohamedAdan-h5i
    @MohamedAdan-h5i 8 วันที่ผ่านมา

    Waahobollada heegan ee ciidanka boliska soomaalyeed ee ma aha hobollada waaberi.

  • @hashawaalan2846
    @hashawaalan2846 ปีที่แล้ว +2

    Xasazrakoow

  • @maxaacusubmedia292
    @maxaacusubmedia292 4 หลายเดือนก่อน

    Beenta joojiya heestaan waxaa leh Abwaan Cismaan Carbeey kulane

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 หลายเดือนก่อน

    WOORTAN WOORTAN WOORTAN

  • @MuuseWaraqey
    @MuuseWaraqey 8 หลายเดือนก่อน

    Heay

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว +1

    LIVESITES

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว +1

    LIVESSESSESIS

  • @FuaadBarqad
    @FuaadBarqad หลายเดือนก่อน

    Markii réer waqooyi u heesayeen Sidan buu ahaa codadku kuwa xamar oo kaliya ka soo heesaya u fiirso is barbar dhig

  • @jimcalefadiira8977
    @jimcalefadiira8977 3 หลายเดือนก่อน

    B

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว +3

    LIVESSITATES

  • @mohameddaahirwarsame6826
    @mohameddaahirwarsame6826 ปีที่แล้ว +2

    Adeer daroodki ismahadiyey ee yiiri anaga iskaleh dowladniimada ee aqligoodu noqday adiinka mooye dadkakale wa eber isyiiri hanuugan darenkiyo dhiibatada kabo hadas oo lajogo ayad afkalatage reysalwasare ogaden maa istahiilo ee anaga iskaleh hadaan nahay majerten kkk aqligas kankarada oo gunimada ayaad lajokta meel uf uf uf beelo waax kuugu darsatay