Dhulka aabihiisii dhiirranow Siyaad.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 60

  • @axmedkalluun2243
    @axmedkalluun2243 ปีที่แล้ว +19

    Heesi waa ereyada singub abwaan soomaliyeed allow naxariistii janno k waraabi

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed 6 หลายเดือนก่อน

      Absolutely waa murti aan laaxin laga badalayn alah yaa rahma abwaan singub

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 3 หลายเดือนก่อน +10

    Aarki Afrika Maxamed Siyaad Barre Allow ku naxariiso

  • @maryanmohamed611
    @maryanmohamed611 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahey ha unaxariisto janadii fardowsa ha geeyo aabe siyaad aamiin

  • @abdullahimohameddahir2501
    @abdullahimohameddahir2501 หลายเดือนก่อน +2

    Dhulka aabihiisi ma dhuuntow siyaad dhawaa dhaanka loo raray dheelitiruhu baaqi 🤴❤️💯 Wxuu ahaa ninka ka dhiidhiyay iney somalidu shisheeye gacanta u hoorsato oo uu nin wlba wx is taro iskiina wx u qabsado 😢 alle hku nxriisto aapo gadaasha manan arag dawladnimo Ee wxn aragnay waraabayaal isku sheegaya madax iney yhiin 💔

  • @Aminodhyman
    @Aminodhyman 5 หลายเดือนก่อน +6

    Ilaahey ha unaxasiisto aabe siyaad bare 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @CimraamKhan
    @CimraamKhan 20 วันที่ผ่านมา +2

    Caku😢😢😢manty xaguu maraya dalkena 😢

  • @abdinurgure8134
    @abdinurgure8134 21 วันที่ผ่านมา

    Allah ha unaxriisto maxamed siyaad barre Allah janatul fardowso haka waraabiyo

  • @cawilshidane5852
    @cawilshidane5852 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin alaha unaxariisto janatul fardowza alaha kawaraabiyo iyo waliba dhalintii ubaxa kacaanka oktober ❤❤❤❤❤❤

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 6 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan waa murti dhab ah xaqiiqdi eray laga badalimayo ❤️❤️❤️❤️🙏🙏 you got my subscription absolutely true miraha heestan

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 ปีที่แล้ว +6

    A/laha u naxariisto jaale sare Gaas mahamed siyaad bare amiin amiin

  • @munasaraxmed8291
    @munasaraxmed8291 5 วันที่ผ่านมา

    30 bishii 10 2024 Allah unaxriisto aabo siyaad😢

  • @AhmadAbdirahman
    @AhmadAbdirahman ปีที่แล้ว +3

    Allaha unaxariisto dowlad dal iyo dad isku toosan kama danbeyn

  • @aminaibraahin2730
    @aminaibraahin2730 15 วันที่ผ่านมา +2

    21/0ct/2024 alle ha unaxaristo libaaxeenii

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว +4

    Dhulka aabihiis weeye. Sida Turkigu uleeyihiin Ataturk oo micneheedu yahay aabihii Turkida. Sida Aabe Mao Tsetong kii shiinaha , Sida Gandigii Hindiya, Sida Kim up Sung kii Korea waqooyi. Lkn iidoor waqaash aabohood waa koofilkii Sayidku dilay.

    • @AbshirHussein-t7g
      @AbshirHussein-t7g ปีที่แล้ว

      Daroodow siyad. Iidoorba jabiyey
      Oo madaxtoyada ka saaray
      Oo hubkii waqoyi kala hadhay

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 หลายเดือนก่อน +5

    Alle yarxamuu

  • @haboonmohamed6494
    @haboonmohamed6494 22 วันที่ผ่านมา

    waaxyadii dalkoow Siyaad wehelkii calankoow Siyaad wadanahii umadoow Siyaad

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 ปีที่แล้ว +2

    ❤Allayaraxma Aabe siyaad Barre

  • @DhadoonKhuuriye
    @DhadoonKhuuriye 6 หลายเดือนก่อน

    Nimay gaajo dhugatoiw hurdo mawax loo dhawadaa AHN abwaan sangub inta murti badan ayuu na dhaxalsiiyey asbihii fanka iyo suugaanta

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +3

    ❤viva Shacabka Soomaalia

  • @GargooyeGargooye-s4f
    @GargooyeGargooye-s4f ปีที่แล้ว +2

    #Wuxuu yidhi " Nin dhadhamiyayow cilmi ma wax laga dhergaabaa ?" maya maya
    Wuxuu yidhi " Nin dhul maarayow cunto ma wax lagu dhegaabaa ? " maya maya
    Wuxuu yidhi " ninay gaajo dhugatoow hurdo ma wax loo dhawaadaa ? " maya maya.

  • @SalaxMahamud
    @SalaxMahamud 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah somalidi hore allaha so celiyo

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Shacabka soomaaliyeedoow U Ducee

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 ปีที่แล้ว

    A/laha unaxiirsto sare gaas m siyaad bare

  • @kawsarhashi3296
    @kawsarhashi3296 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay haku naxariisto Aba siyaad Bare ❤❤❤ amin

  • @mohamednourshuqaalemacruuf2445
    @mohamednourshuqaalemacruuf2445 6 หลายเดือนก่อน

    Wuxuu yidhi dhudhun la maala waa kan. Hees wx kle iga dhaaf
    Yaqeee dad waa dadkio hore

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 11 หลายเดือนก่อน +2

    Shacabka Sscoow Laascaanood of Khaatumo of Soomaaliya

  • @daljiredarandoole2724
    @daljiredarandoole2724 3 หลายเดือนก่อน

    Aabo dalka io dadkii weeyku taween lkn kuma arki doonno janadaan ku kulmi doonnaa aabo siyaad bare dalkii io dadkii ku taway wlhi😂😂😂😂😅😅😱😱😱😱

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 8 หลายเดือนก่อน

    Alalaha unaxariisto mwsiyaad

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 7 หลายเดือนก่อน

    Jeelashii aad kuxirtay dhagar qabayaashii shacabka dhibay ninkii fasaxay baa maantana raba sidii mw maxamad siyaad bare alaha unaxariisto

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 ปีที่แล้ว

    Thank u wan raadinayay😢❤

  • @xudeyfihussein6714
    @xudeyfihussein6714 3 หลายเดือนก่อน

    Allow unaxriisto 😭🤲

  • @YuuKeey-b4y
    @YuuKeey-b4y 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allayaraxma aaabe siyaad

  • @MaxamedCumar-p7s
    @MaxamedCumar-p7s 3 วันที่ผ่านมา

    2024❤

  • @AbdiYare22-vl3ns
    @AbdiYare22-vl3ns 4 หลายเดือนก่อน

    Allah ya rahma

  • @GargooyeGargooye-s4f
    @GargooyeGargooye-s4f ปีที่แล้ว +1

    Shukran

  • @axmedkalluun2243
    @axmedkalluun2243 ปีที่แล้ว

    Allow unaxariiso

  • @DiiriyeAbdi-xh8ms
    @DiiriyeAbdi-xh8ms ปีที่แล้ว

    Dhulka Abihiisii wa Erayo laga bad badiyey ma dhulkiw Lee yahey alla maxaa la danbaabi jirey

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 ปีที่แล้ว

    Xukun jacayl buu la iil galay sida kale fariid bu ahaa!

    • @bmigil8178
      @bmigil8178  ปีที่แล้ว

      Kuwa hadda dalkii kala jarjaray ee dhuuni qaaatay yaasha ah ee aadka u naxariista daran ayaa kun jeer ka xukun jecel.
      AHN marxuum M.S.B

    • @maxamedxuseen4049
      @maxamedxuseen4049 ปีที่แล้ว

      @@bmigil8178
      Anagu madaxdaan aragney Muusey is shabahaan!
      Siyaad waa nalaayey muuse waka dhulbahante qixiyey.

  • @GargooyeGargooye-s4f
    @GargooyeGargooye-s4f ปีที่แล้ว

    #Dhulka aabihiisii ma dhuuntow siyaad halkaa dhaanka loo raray dheelitiri u baaqi

  • @MAXAMEDSalad-l6q
    @MAXAMEDSalad-l6q หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @AbdirahmaanAbuukar-g8r
    @AbdirahmaanAbuukar-g8r 7 หลายเดือนก่อน

    Dholka abiihiiso. Seyad

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว

    Dhallin shaqaysaa waatan

  • @GargooyeGargooye-s4f
    @GargooyeGargooye-s4f ปีที่แล้ว

    Erayada qaar iska sax

  • @mohamedbashir5633
    @mohamedbashir5633 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ allha yarxma

  • @sakariyesharifnur4704
    @sakariyesharifnur4704 28 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🏽🤲🏽🤲🏽😇😇😇😍😍

  • @daacicalibilaalmaye1716
    @daacicalibilaalmaye1716 ปีที่แล้ว

    waa hees aad u qiim badan lkn maahn i ni lonisbeeyo oo mgaciisa lagu soodraty sida dhulka aabihiis siyaad ma isagaa dhulkaan iskleh

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 9 หลายเดือนก่อน

    Waxaa sax ah saan jaale

  • @GargooyeGargooye-s4f
    @GargooyeGargooye-s4f ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @mumtaasxaaji5308
    @mumtaasxaaji5308 9 หลายเดือนก่อน

    Allah yarxam aabo siyaad

  • @tamadAhmad
    @tamadAhmad 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DhadoonKhuuriye
    @DhadoonKhuuriye ปีที่แล้ว

    Heesta waxaa allifay AHN maxamuud cabdullahi sangub wallaaahay waa hees dhab ka hadal ah nin xil qaadow eexo mawax loo dhawaadaa

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 ปีที่แล้ว +2

    ❤Allayaraxma Aabe siyaad Barre

    • @cabdiaskari1640
      @cabdiaskari1640 6 หลายเดือนก่อน

      Afweyne wuu dhintaye iska samra. Snm ssdf ayaa liqay

    • @bmigil8178
      @bmigil8178  6 หลายเดือนก่อน

      Snm weligeed waa afka noolayaal intaal baranbaro. weligeed cid ay la dagaalatay ma jirin huhaa iyo been ayay dadkooda u sheegaan qayrkoodna kaga reer been, markhaati waxaa wixii ka raacay laascaanod iyo goojacadde (waxbaa baallahooda yaacay).

    • @CabdiyoCabdixasan-kq2oc
      @CabdiyoCabdixasan-kq2oc 4 หลายเดือนก่อน

      Madax weyna kaaa madanbeynin