CUMAR CARTE QOFKA JECEL WAA INUU UDUCEEYO WAAYO MAANTA DUCADEENNA AYUU UBAAHAN YAHAY. FADLAN AAN UDUCEYNO. TAARIIKHDIISA IN LAGA SHEEKEEYO WAXAA KA WANAAGSAN DUCO IYO SADAQO LOO BIXIYO.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Somali waa tii horsy Eeg muwaadinimo Eeeg dadka hadda aan u nacamlaayno Maanta waaxaan noqonay dad aan israbin. Allah na midayo. Addna Allah ku xifdiyo.
Allaah ha u naxariisto halgamaaga Cumar Carte QAALIB. Gabayo badan oo luqada carabiga ayuu laha oo kula hadlaayo Dawlada Ethiopia 🇪🇹 iyo carabnimadiisa. Reer Bin haashim yahay. 😇😇❤
In jaamacada diracyo waynta dumarka carabta nala ku daro khalad ayay ahayd maxayna ka dheefnay oo anan ka ahayn lugooyo iyo hagardaamo! Africa inaynu wax ku darsano khalad ayay ahayd! Aun Cumar carta qaalib!
Cumar Carte wuxuu kale oo uu madax u ahaa guddigii wasiirada arimaha dibedda ee xaqiiqo raadinta Bangladesh, markii at ka go'aysey Pakistan bilawgii 70nadii. Wuxuu soo jeediyey in aanay la af iyo dad ahayn Pakistan, sidaas oo lagu aqoonsaday Bangladesh.
We Somali are man compare to Ethiopian men are lucky be 1 metre and have height. We Somali are average 1 metre 80 cm. I wish I could the video it was knockout viva somali
Of caleeg somaliya wlh caalamkay isbareen illahaw naxariisti jano ka warabi marxun siyad barre iyo cumar carte qalin Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiiiiin
@@waxgaradmediachannel1298 qolo xumaantooda qolo kale looma saarin karo waayo aqliga iyo garaadka diin iyo maadi intaba ilaahay wuu ka simay tan kale wiil iyo aabihii baa Ku kala duwanaan karo jawiga iyo siyaasada xiligaas jirta sidaa u garo waxay dad qaban jireen baa dadkii ay dhaleen qaban waayay diin baa layska dhaxlaaye daacadnimo layskama dhaxlo oo danahaa kala duway shalay iyo maanntaba. Tusaale kii shalay u dhuntay dalkiisa iyo sharafkiisaba. Kii ka dambeeyaa u nool in uu dayaco dhaxalkii awowgiis siiyana kuwii uu shalay awoowgiis u diidanaa
WAQTIGAAS WUXUU AHAA WAQTI AAY SOMALIDU ISTICMAALEEYSAY XINIINYAHEEDA , RAGGAAS MARKEY TAGEENNA WAXAA SOO HARAY Q A N I I S I I N UMMADDA 100 MEEL U QEEYBIYAY .
Kkkkkkkkk. Yufle dhirbaaxo Ayaa yuf lagu siiyay alloow maan halkaa joogo Markuu cumar dhulka ugu tooray ana mushxarad baan gaaladan dhagaha ku qarxinlahaa aan kala jeegsi lahayn ilaa ay plz plzz stop ku waashaan
Taar tv fadlan shekadiina biloow iyo dhamaad uyeela c c qalib aun markii u amxaarki xabashada xukumayay maxad udhataty lagu dhahay muxu kujawabay? kuwa iminka wey u fooratsan lahaayeen sida xasan shiiiq
Ugu dambeeyntii Taariiq madoow buu la tagay, waa ninkii asagoo reysalwasaare ah 1991kii, markii at dowladii dhacday Yiri ciidankii yoga dadka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ha isku dhiibeen jabhadaha hana kala tageen, Isagoo markaa u daneeynayey jabhadii snm, oo Iyadu itoobiya ku sugneeyd, si ay u helaan hub faro badan, goonina ay isugu taagaan, madame ciidankii qaranka ee ay aheeyd ineey jabhaduhu is soo dhiibaan, uu hadalkiisaas meesha ka saaray ciidankii xooga Dalka, marka walaalayaal wax alaale iyo wixii ka dhacay Dalkaan soomaaliyeed mas'uuliyadeeda qeeyb weeyn ayuu ku lahaay, Allaah ha u naxariisto, xisaabtiisa maanta Allaah Allaah ayeey hor taalaa oo xisaabinaya
Beenaale ma znm baa Ethiopia ku sugnayd sawtii barbera haysatay ee hargeisa duleed keeda joogtay ee burco duleed keeda joogay maxaad beenta ku falaysaa
Jaamacada Carabta ee la sheego waa la Inagu darey , siyaasad dawladeed oo khaldan oon waxbana laga faa’iidin ayey ahayd. Balse waxaan odhankarnaa Indey ahayd mid ka mida waxyaabihii SOOMAALIYA laga rascal. Cumar na AHUN Nin shaqo loo dirsadey uun buu ahaa.
1988 buu siyaad bare ahn u saxeexay mingiste dhulka somalida Ethiopia isagoo ku bedeshey in snm Ethiopia ka joojiso inaay dhulka weeraro kaga qaado Somalia hawlgaladoodana aay sidaa ku dhamaato laakiin tii ilaahay baay noqotay, hadeerna farmaajo qalanka ayuu ugu sii duugey. .waqooyi koonfur markuu ku biiray dastùurka waxa number one ahaa in somaali weeyn sadexda ka maqan la keeno hadeerna distuurkiiba waa laga saaray somaali weeyn only waqooyi iyo koonfur baa somaali weeyn laga dhigay halkii aay ahayd laba gobol oo isku biiray se loo helo sadexdìi kale, iskaba in LA helo sadexdìi kalee labadii isku biiray ayaa is haayn waayey kadib markii waxwalbi koonfur qaadatay iyagoo reer waqooyi markasto lahaayeen waxad doontaan qaatoo anagu shantii somali weeyn baan doonaynaa guys no more koonfur iyo waqooyi Mar kale isu tago markii horena reer waqooyi baa khaldamay oo niman tuug ah u galay, no more khaldaan Mar baan khaldamay
Gerbil Duale Haddii Daarood la waayo ama Qabaailka kale la waayo Maxay tahay Soomaalida aad doonaysaa?.Daaroodse Muxuu ku yeelay? Maad wax noqotid waadigaa 30 sano gurigii dhex fadhiya ee weli sidii u qaylinayee.Iska Saar Cuqdada hore u soco dantaadana raac isku day inaad naftaada iyo wixii kale ee aad wax Tari kartid tartid.
Maskaxda wixii la odhan jiray jamuuriyadii somaliya waxay ahaayeen Somalilanders Reer waqooyiga iyaga ayaa indho u ahaa cilmiga u hayey sida aabihii tacliinta sare Maxamuud Axmed Cali oo ay walaalo ahaayeen madax wanihii ugu horeeyey ee Somaliland cabdi raxmaan tuur Ala ha u naxariistee somaliyana dhismi mayso inta somaliland ka maqantahay Somalilandna uma soo socoto ¡¡¡¡¡¡¡¡¡¡¡
DAWLADII UU RAYSALWASAARAHA KA AHAA CUMAR CARTE 1991, kadib markuu Siyaad BARE KA BAXAY DALKA. Waxay amarkii ugu horeeyey ku bixisay in ciidamadii qalabka sidey Oo ay ku jiraan dayaaradihii dagaaku ay isku diibaan jabhadihii Qabaa’ilka ahaa een maamul ciidan iyo hogaan dawladeed midna u diyaarsaneyn.
Taariikhda beenta ah een sal iyo raadlahayn ee TH-cam ka laga iibiniyo ayaa igu kaliftay. Inaan taariikh badan oo been ah runta ka sheego. Tanina waa Xaqiiq ama ka qeyli ama ku qayil. Faqashna cid idinkaga badnayd ma jirin.
@@nasyadeuanyeong8707 u sheeg taariikh been ah ayay noo shegayan ciidamo aan jirin ayay ku marmarsodaan. si ay khaladkoodi u qariyaan lakin ma qarsoomayo cumar carte rijaal ayu aha ilahay ha u naxariistee
War Dowladii uu Waziirka Arimaha Dibadda u ahaa Ayaa Go'aanka aan kaga mid Noqonay Jaamacadda Carabta Qaadatay, Ee Haka Dhigin In Cumar Carte Meel Nagu dari Karo,..... Haduu Meel Nagu dari Karo Muu Nagu Daro Wadamada Warshadaha Ku Horu Maray, Ama Urur weynaha Nato.....hhhhhhhhh Beenta & Bararaqda Nagadaa waan Kadaalnay waxaase
Cumar ,c,qaalib gobanimada uu dalka kaciyaar waauu ku mahadsan yahay ilaah ha u naxsristee waa wadani wadani dhalay waxuushtan layiraahdo xaraash qaran wax ay ku dhaqaaqeen bal ka warama
Cumar carte qaalib wuxuu ahaa Shaqaigii u horeeyay ee lacag doolar ah I siiya waxna iskuma Nihin alle ha u naxariisto
Cumar carte allah ha unaxariisto geesi tariikh iyo wayaa aragnimo laha buu aha 👍🇮🇷🇮🇷🇮🇷👍❤💚💟❤💚
Qoodh qoodh dhalay ilaahay ha u naxariisto omer arte qalib
Mancha allaah sxb,Waa taariikh wax ku Ool ah oo Aan duugoobin Mudo dheer,AHU Marxuum Awoowo Cumar Carte Qaalib🤲🤲
Cumar Carte Ilaahay ha unaxariistii wuxu ahaa geesi Taariikhna katagay
Waa taariikh waxku oola waxan umahad ceinayaa wariye dirrirr waxan kudhiiri galinayaa taariikhihii umada reer somaaliland inaad inoosoo ururiyo aadna waad mahadsantahy sxb thanks
Libaax ayuu Ahaa isaaqa oo Reer Gediida, anoo Hyonise U qoraya, Aqoona uleh. Cumar carte. 👍 great,Men Allah How naxariistee. Nin Aragti Fog Leh,
Allow kuu naxariiso oo nebiga maciisa kaa yeel aamiin.
⁰0
Ilaahay ha unaxariisto Cumar Carte Qaalib
Alle ha unaxaristo qabriga ha u wasiciyo cumara carte qalibe amiin amiin yaa rabi
Allah ha naxariisto Cumar Carte
Kusaliya nabiga scw
Salalaahu calayhi wasalam
CUMAR CARTE QOFKA JECEL WAA INUU UDUCEEYO WAAYO MAANTA DUCADEENNA AYUU UBAAHAN YAHAY. FADLAN AAN UDUCEYNO. TAARIIKHDIISA IN LAGA SHEEKEEYO WAXAA KA WANAAGSAN DUCO IYO SADAQO LOO BIXIYO.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maashaa allaah Illaahow kubarakee waa wariye runsheega ah
Maasha Allaah
Weligeedbay somaaliland geesiyaal ahayhad
AALAA ha naaxarito cuumar caarte
Somali waa tii horsy
Eeg muwaadinimo
Eeeg dadka hadda aan u nacamlaayno
Maanta waaxaan noqonay dad aan israbin.
Allah na midayo.
Addna Allah ku xifdiyo.
Ilahay ha u naxaristo cumar carte qalib
Allaha u naxariisto cumar carte qaalib iyo maxamed ibraahim cigaal, maantana waa maalin kale oo madax kalaa joogta.
Allaah ha u naxariisto halgamaaga Cumar Carte QAALIB. Gabayo badan oo luqada carabiga ayuu laha oo kula hadlaayo Dawlada Ethiopia 🇪🇹 iyo carabnimadiisa. Reer Bin haashim yahay. 😇😇❤
In jaamacada diracyo waynta dumarka carabta nala ku daro khalad ayay ahayd maxayna ka dheefnay oo anan ka ahayn lugooyo iyo hagardaamo! Africa inaynu wax ku darsano khalad ayay ahayd! Aun
Cumar carta qaalib!
Carabta ma ayagaa kurabaan is kabax 🤷🏽♂️
❤❤❤❤❤❤❤ Omar Arta qalid ❤❤❤❤ Allah unahrusto WA balraban Amin
Cumar Carte wuxuu kale oo uu madax u ahaa guddigii wasiirada arimaha dibedda ee xaqiiqo raadinta Bangladesh, markii at ka go'aysey Pakistan bilawgii 70nadii. Wuxuu soo jeediyey in aanay la af iyo dad ahayn Pakistan, sidaas oo lagu aqoonsaday Bangladesh.
Waziir soomaaliya allah u naxriisto aamiin aamiin yarabi janatu firdows allah ka warabiyo aamiin
The best of all taar TV
Ilaahay haw nariisto cumar carte. Waxay ahayd in loo doorto m.waeynaha somalilan markuu sharaxnaa
Waa berigii damiirkii Somaliyeed noolaa iyo qabtii. Hädän waxaa yimid kuwa kufrigga u kala dheereynaya
somaaliba isaaq ayaa sharaf u yeelay markii ay ka dhaxbaxnay waataa isla waalatay
@@Hanibadmaax Maxaa isaaq dhexdiisa Ka Jira bal adoo cadaalad u hadlaya, what is happening inside the house?
Ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo marxuum halyay geesi ahaa cumar carte qaalib
Allah ha naxariisto cumat carte
ilaahay ha u naxriisto cumar carte
Waa bari samaadkii hore ama taariikh hore soomaaliyeed
We Somali are man compare to Ethiopian men are lucky be 1 metre and have height. We Somali are average 1 metre 80 cm. I wish I could the video it was knockout viva somali
Allah Ha u Naxariisto Aamiin.
Waa taariikh loo baahan yahay in ummadda Soomaaliyeed dib loo xasuusiyo, si ay u fahmaan qiimaha ay leedahay qaranimadu.
Of caleeg somaliya wlh caalamkay isbareen illahaw naxariisti jano ka warabi marxun siyad barre iyo cumar carte qalin Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiiiiin
Rag waa ragii hore inta soo hartana waa xaaraamiyiin
kuwii horre ayaa dhalaY kuwan markaa hays odhan kuwan ayaD caayaysaaye balse luwoi horre caayaysaa
@@waxgaradmediachannel1298 qolo xumaantooda qolo kale looma saarin karo waayo aqliga iyo garaadka diin iyo maadi intaba ilaahay wuu ka simay tan kale wiil iyo aabihii baa Ku kala duwanaan karo jawiga iyo siyaasada xiligaas jirta sidaa u garo waxay dad qaban jireen baa dadkii ay dhaleen qaban waayay diin baa layska dhaxlaaye daacadnimo layskama dhaxlo oo danahaa kala duway shalay iyo maanntaba. Tusaale kii shalay u dhuntay dalkiisa iyo sharafkiisaba. Kii ka dambeeyaa u nool in uu dayaco dhaxalkii awowgiis siiyana kuwii uu shalay awoowgiis u diidanaa
Ilaahay naxariistii jano ha waraabiyo
Cumar cartay ilahay janada haku casumo gesi bu aha
Allah ha u naxariisto qabrigana ha
U waasiciyo amiin
Awoowgay Cumar Carte Qalib
Wuxuu ahaa runtii ruug cada siyaasi
Geesina ahaa
qoraalka taariikhda sax 1974
Alle ha naxariisto cumar carte
Cunar carte qaalib
Waxaa Aad ugu eeg iyo Dhererkisii quwadiisii
Ninka Ugu yar wiilashiisa
Xasan Cumar carte qaalib
DALKA zwiserland ku arkey 2011 kii. Allah yarxma Cumar carte libaax Afka carabiga iyo Englishka Aad ugu hadlijirey
Macalin Ayuu Soomarey Shiikh.yaraantiisii. intaanu Siyaasada ku biirin 👍
Alle haunaxariisto cumar carte qaalib
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪sonoqo marlabad insha allah
Illahy haunaxariisto
Meel aanay isaaq gaadhsiin somali ma jirto ee bal waa tassen maantaba meel ha gaadhaan
Adeer Omar artewaxa uusameyay maad shegtit mahadhada ah
Nin kuxeel dheer Luqada afka hooyo nooloow erayada Lumay eed soo noolaysay
Aun Cumar carte qaalib Somaliweyn buu AHAA SNM ma'aheen
waa asasayaashii ururula SNM
Mnn shlh nen rageed cumar carte qaalib
asc
❤❤❤❤❤
WAQTIGAAS WUXUU AHAA WAQTI AAY SOMALIDU ISTICMAALEEYSAY XINIINYAHEEDA , RAGGAAS MARKEY TAGEENNA WAXAA SOO HARAY Q A N I I S I I N UMMADDA 100 MEEL U QEEYBIYAY .
Taariqdabeen hakashegin
Xabashi hadaan ladhirbaaxin waxba mafahmaan
Ka Somali itoobiyaan iyo jareerta bariga afrika oo dhan ugu yeedhay ka kuwaasi soo ma aha in iyaga oo nool la gubo soo maaha?
Kkkkkkkkk. Yufle dhirbaaxo Ayaa yuf lagu siiyay alloow maan halkaa joogo Markuu cumar dhulka ugu tooray ana mushxarad baan gaaladan dhagaha ku qarxinlahaa aan kala jeegsi lahayn ilaa ay plz plzz stop ku waashaan
Lion is lion whether he is a live or dead.
Cumar carti qaalib.
Somaliya Somaliya
Waa lagu khasaray ku biiristii jamacada carabta
Hero ❤😮
Wooow
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Taar tv fadlan shekadiina biloow iyo dhamaad uyeela c c qalib aun markii u amxaarki xabashada xukumayay maxad udhataty lagu dhahay muxu kujawabay? kuwa iminka wey u fooratsan lahaayeen sida xasan shiiiq
Soomaali tv waxad ilowday xasan marku jigjiga ka dhanteyay iyo mamul gobalada o dhibi jiray onf rag wa ragi hore Allah how naxaristo cumar carte
Faqashta meesha ku jirtaa waxay rabaan in guul oodhan la siiyo aabahood siyaad.!
الله يشفيک!!!
no laanis.
soomaaliya waa hal dal iyo hal dad kkkk
Wallee atooruaha
Waa markii Soomaalidu qiimaha lahayd aduunkuna ka gaabsan jiray lk maanta waa taas hilbaha noqotay oo Ethiopia goos goosatay iyadoo adeegsanaysa dad soomaaliyeed Nasiib daro
Dadkii soomaalinimo ka dhab ahayd markay soomaaliya taladeeda hayeen soomaaliya waxay ahayd meel mar
Ugu dambeeyntii Taariiq madoow buu la tagay, waa ninkii asagoo reysalwasaare ah 1991kii, markii at dowladii dhacday Yiri ciidankii yoga dadka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ha isku dhiibeen jabhadaha hana kala tageen, Isagoo markaa u daneeynayey jabhadii snm, oo Iyadu itoobiya ku sugneeyd, si ay u helaan hub faro badan, goonina ay isugu taagaan, madame ciidankii qaranka ee ay aheeyd ineey jabhaduhu is soo dhiibaan, uu hadalkiisaas meesha ka saaray ciidankii xooga Dalka, marka walaalayaal wax alaale iyo wixii ka dhacay Dalkaan soomaaliyeed mas'uuliyadeeda qeeyb weeyn ayuu ku lahaay, Allaah ha u naxariisto, xisaabtiisa maanta Allaah Allaah ayeey hor taalaa oo xisaabinaya
Beenaale ma znm baa Ethiopia ku sugnayd sawtii barbera haysatay ee hargeisa duleed keeda joogtay ee burco duleed keeda joogay maxaad beenta ku falaysaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ururka Carabta waxbo noomusan Kor dhinin
Geesi walee geesi adeerkay AHN
Subxanalaah
Aad Ayaan u qoslay walaahi. Waabu dhiman gaadhay
LIVES❤
Jaamacada Carabta ee la sheego waa la Inagu darey , siyaasad dawladeed oo khaldan oon waxbana laga faa’iidin ayey ahayd. Balse waxaan odhankarnaa Indey ahayd mid ka mida waxyaabihii SOOMAALIYA laga rascal. Cumar na AHUN Nin shaqo loo dirsadey uun buu ahaa.
Nimankii waddanka Soomaalida burburiyey ayuu ka mid ahaa sharaf kamuu tegin!!
Dhulkii ingiriisku ku wareeriyay xabashi ilaa imika xalkiisu wuxuu noqonayaa qodobka 39 ee distuurka itobiya ee ilaa heer gu itaan markaa waa in kililka shanaad afti laga qaadaa
1988 buu siyaad bare ahn u saxeexay mingiste dhulka somalida Ethiopia isagoo ku bedeshey in snm Ethiopia ka joojiso inaay dhulka weeraro kaga qaado Somalia hawlgaladoodana aay sidaa ku dhamaato laakiin tii ilaahay baay noqotay, hadeerna farmaajo qalanka ayuu ugu sii duugey. .waqooyi koonfur markuu ku biiray dastùurka waxa number one ahaa in somaali weeyn sadexda ka maqan la keeno hadeerna distuurkiiba waa laga saaray somaali weeyn only waqooyi iyo koonfur baa somaali weeyn laga dhigay halkii aay ahayd laba gobol oo isku biiray se loo helo sadexdìi kale, iskaba in LA helo sadexdìi kalee labadii isku biiray ayaa is haayn waayey kadib markii waxwalbi koonfur qaadatay iyagoo reer waqooyi markasto lahaayeen waxad doontaan qaatoo anagu shantii somali weeyn baan doonaynaa guys no more koonfur iyo waqooyi Mar kale isu tago markii horena reer waqooyi baa khaldamay oo niman tuug ah u galay, no more khaldaan Mar baan khaldamay
Allaayarham
Taasi waad sheegteen maad sheegtaan dhibkii uu gaystay oo ah inuu kala qaybiyey soomaaliya oo ilaa hadda ay isu imaan la dahay
Wa
Libaaaax
cumar carte waxa uu noqon lahaa halyay iyo geesi soomaaliyeed oo taariikhda baal dahaba kagala lakin waxa uu noqday hiiryadiisa cune markii isagoo ra'iisul wasaare ah uu ku amray ciidamadii jamhuuriyada soomaliya in ay isku dhiibaan jabhadihii qabaailka taas oo horseeday bur burkii iyo kala yaacii dawladii dhexe isna uu sidaas ku noqday khaainul wadan ugu dabayn AUN cumar carte qaalib
Waxa tahay Daarood heeryadii cunne ah oo Dad iyi Dal iyo Diinba uga horayso burburinta Ummad islaam ah iyo xukun . Dawladii way dhacday jamhaduhuna waxay ahaayeen kuwii riday Dawlada. Waxayna dhisi lahayen Dawlad hadii aad isu dhiibi lahaydeen exactly sidii Ethiopia 🇪🇹 ayaa ka dhici layahyd dalka dawlad ayuu yeelan laha . Nasiib xumo 🇺🇸USA iyo Ethiopia 🇪🇹 ayaa soo raacdeen oo dejisen Muqdisho. Mase faaiideen wuu soconaya dagaal ilaa yawmul qiyaamaha inta Daarood ama isga la.waayayo ama Somali la waayayo.
Gerbil Duale Haddii Daarood la waayo ama Qabaailka kale la waayo Maxay tahay Soomaalida aad doonaysaa?.Daaroodse Muxuu ku yeelay? Maad wax noqotid waadigaa 30 sano gurigii dhex fadhiya ee weli sidii u qaylinayee.Iska Saar Cuqdada hore u soco dantaadana raac isku day inaad naftaada iyo wixii kale ee aad wax Tari kartid tartid.
Siyaad barre ku dar waa ninkii dalaka sidaas u galay wlhi ee umada laayay
Omer arreh ghalib alle how naxariisto
Waxa uukatagay taariiq mahadho ah Omar carte
Waziir cumar carte waa libaax halka waziirka itoobiya uu yahay waraabe
Sidaas darteeda hal darbaxo oo u suuxay waziir waraabe
Kkkkkkkkkkkkk good
Maskaxda wixii la odhan jiray jamuuriyadii somaliya waxay ahaayeen Somalilanders Reer waqooyiga iyaga ayaa indho u ahaa cilmiga u hayey sida aabihii tacliinta sare Maxamuud Axmed Cali oo ay walaalo ahaayeen madax wanihii ugu horeeyey ee Somaliland cabdi raxmaan tuur Ala ha u naxariistee somaliyana dhismi mayso inta somaliland ka maqantahay Somalilandna uma soo socoto ¡¡¡¡¡¡¡¡¡¡¡
Waadigaa arkay in Somalia calooshu hoos taalo ee dhaxjabsan la Santa Somaliland darteed
kkkk. Omar Arte Qalib. Ninkii meel buu kaga soo hadhay Ninkaa Reer Sudan. Wiil Hoog sanaayee
Intii Dawlada Kacaanku ahayd Curdinka ayaa loo diray Kooras Dhalin Soomaaliyeed si ay wax ugu soo bartaan Sudan
Maalin iyagoo joogaa Magaalo Suudaani leedahay kuna Taal Xadka Ethiopia Amin duhura iyagoo Maqaaxi kaqaynaya
ayaa waxaa soo jiidhay Suudaan Baxsada ood moodo inay Libaax kacararayaan Dhalintii baa tidhi maxaad aragteen Col mise Bahal
markaasaa layiri mayee waxaa inagu soo Wajahan Ethiopian Magaalada Baad kaqaada waxay doonaana kasameeya
Dhalinteeniibaa tidhi Ethiopian Aa isugu kaaya Fataxeeya ilayn waa Niman ubartay in lahor Tooreeyo, Cararee markaasay Bilawday Mindhinoow
iyo waxaan Rag ucuntamayn Meeshiibaa Ethiopiankii sifiican loo Tumay waana Meesha ay inaga Ixtiraamaan Suudaantu Up to now
Soomaali hadaad dooni inaad Jaartaan 2 ka ilaali Garanmaysid iyo kudayid Quudhsi yasid. tu.13:10pm.23mar.2021.nl.
LIKES
DAWLADII UU RAYSALWASAARAHA KA AHAA CUMAR CARTE 1991, kadib markuu Siyaad BARE KA BAXAY DALKA. Waxay amarkii ugu horeeyey ku bixisay in ciidamadii qalabka sidey Oo ay ku jiraan dayaaradihii dagaaku ay isku diibaan jabhadihii Qabaa’ilka ahaa een maamul ciidan iyo hogaan dawladeed midna u diyaarsaneyn.
oohinta yaxaaska iska daa ciidan dawladeed ma jirin ee waxa jiray ciidan rer iyo faqash ayay ahayen
Taariikhda beenta ah een sal iyo raadlahayn ee TH-cam ka laga iibiniyo ayaa igu kaliftay. Inaan taariikh badan oo been ah runta ka sheego.
Tanina waa Xaqiiq ama ka qeyli ama ku qayil. Faqashna cid idinkaga badnayd ma jirin.
@@cabdijaamac8489 hadan faqash ah maan cararo sidiina oo aan tago kenya iyo dhadhaab boowe. anigu mujahid ayan ahay cumar artane qiil ha jga dhigin jabkii faqash ku dhacay. haddi uu faqash yahana lama xidheen 8 sano aboowe
@@alihassa2295
Oohinta yarayso cumar cartay geesibuu ahaa hadaanu sidaa yeelin waa la isku dhamaanlahaa e hadii reer Somalia heshiin kariwaayeen haku marmarsoon cumar baa yidhi hubka dhiga 30 sano Ayaa aduunkii idinku daalay ood isfahmilaadihiin ma cumarbaa idinkala horjooga 1960 waxad ka cabsiqabteen in dagaal qabaa ila Isla gashaan Marka tal yaanigu idinka baxo idinkoo madaxa iskula jira ayaanu idinku soo tuuray xoriyadayadii markaasaanu idiin noqonay dawo la idiin soo diray markaanu idinka taknayna waxad noqoteen buudhi laga faray gaadhigii jiidayay oo halkaanu idinkaa taknay baad dhana uga dhaqaaqiwaydeen oo waydinkaa halkii hawaara
@@nasyadeuanyeong8707 u sheeg taariikh been ah ayay noo shegayan ciidamo aan jirin ayay ku marmarsodaan. si ay khaladkoodi u qariyaan lakin ma qarsoomayo cumar carte rijaal ayu aha ilahay ha u naxariistee
Wallee Somalia rag geesiyaal ah ayaa soo maray bal maantana eega kuwa carabta iyo Ethiopian daba qoodhka u ah
Warsan kuwi hore ma tugsan jirin kuwan tugsigan ku nacay kkkk
Kani halku kaso toosay??
Dibjiryahow dheh SOMALIA OO AAD KA tirsantahey OO LAGA xukumo
Anagu Omar carte tabimayno
19974 Mabaynaan gaadhine wariye miyaad inoo saadinaysaa inay dunidu intaa jirayso
😂😂😂😂 waxa uu ka wadaa 1974
HSARE
Kkkk kuwii lahaa wa nala aqoonsadey ayaa ugu ilmaweyn
Moussa
magacu waa Katama Yufru
L
War Dowladii uu Waziirka Arimaha Dibadda u ahaa Ayaa Go'aanka aan kaga mid Noqonay Jaamacadda Carabta Qaadatay, Ee Haka Dhigin In Cumar Carte Meel Nagu dari Karo,..... Haduu Meel Nagu dari Karo Muu Nagu Daro Wadamada Warshadaha Ku Horu Maray, Ama Urur weynaha Nato.....hhhhhhhhh Beenta & Bararaqda Nagadaa waan Kadaalnay waxaase
Waan ku arkayaa oo dhagaysankarimayside ha gaabso daawadasha halyay aan kula hayb ahsyn
Shiikhow muuse biixi cabdi iyo ina kaahin iyo ina kore iyo inta rayi la ah caro Allaah ayaa ku dhacday oo waxay taagan yihiin waxba dhawran maynee Allaahayow dhagaxyo soo daadi oo uu yiri mid Allaah Agtiisa ka quustay oo kuwaani way ka samreen Allaah Agtiisa oo itaalkooda ayey aaminsan yihiin oo waad ogayd mid kasta oo ku amar ku taagleeyey Xaqqullaah iyo kuwo ehelka u ah xaqquullaah meelaha ay mareen aduunka intaan ka og nahay oo aakhirana waxa naftoodu ku sugan tahay Allaah ayaa inaga og laakiin markaan afweyne soo qaadaano, markii uu suurada An Nisaaa badalay oo uu culimadii somaliyeed ee ka hor yimid arinkaan uu laayey, wixii ka soo gaaray fitnaduu u yeertay waad xasuusan tahay oo isaguba sida muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu at maanta falayaan ayuu falayey oo kale oo uma malaynayo inuu fasax ka haysto Allaah wuxuu ku falay ummadda somaliyeed oo waad u jeedaa culimadii yaryarayd markay mujrimiintaan ka hor yimaadeen inay xabbis ka buuxsheen oo waliba dil ugu hanjabeen sida wali Cabdi Maalik muuse Coldoon oo waxaan wali u leeyahay waa ayadii Allaah inagu yiri: " aalaa inna Awliya Allaahi laa khowfun caleyhim walaa hum yaxsanuun" oo coldoon cabsi ma galin markii mujrim muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu jabiyeen xuduudullaah oo beentii muuse biixi cabdi ayuu is hortaagay oo Xaqqullaah ummadda somaliyeed u sheegay taasina waa wanaagga Allaah rabo oo tan muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu waa xumaanta Allaah diiday waayo muuse biixi cabdi Xaqqullaah kuma hadlin laakiin wuu ka talaabsaday isagoo ku jeesjeesaya. Kitaabka Quraanka ah iyo hargo miyaa isu eg mise Xaqq iyo baadil waa may jawaabtu oo hadana coldoon xabbis iyo hanjabaad dil isugu daray oo hadana xaaskiisii sariirtiisii lagu weeraray iyadoo saqdhexe ku nasanaysa oo hurdo u soo dhardhigatay taaso ah wax Xaqqullaah ka fog waana wixii afweyne lagu yiqiin ee uu isaga muuse biixi cabdi khaas ahaan afweyne ku soo falay oo hadda coldoon ku sheegeen waa alshabaab xamar laga soo maal galiyo. Subxaanallaah xamar iyadaa xaarkeeda cunta ciday waxyeesho iskaba daaye.
Yaahuu yaahuu yaahuu doofaar ma daahiro daa'in abidkiisa. 4
Dhoqosh ma caro dhabayaca❓
Cumar ,c,qaalib gobanimada uu dalka kaciyaar waauu ku mahadsan yahay ilaah ha u naxsristee waa wadani wadani dhalay waxuushtan layiraahdo xaraash qaran wax ay ku dhaqaaqeen bal ka warama