HODAN ABDIRAHMAN HEESTII GARBAAN JACAYL LALEEYAHEY FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 651

  • @Mustaqbal-Tv
    @Mustaqbal-Tv 6 หลายเดือนก่อน +89

    Heesta wa hubaa ina so boqanayso adoo jacayl ama xasuus ahan uso galay halkaan hadaa igaga danbyso Like ha ila dhafin..😭😅👋

    • @abdimalikakofficial1289
      @abdimalikakofficial1289 3 หลายเดือนก่อน +2

      Abayo waa kuso booqdey jacel wuu iahya lkn ani qofta jacel lahy mahelo dhibkas ba ihesto lkn hda sacan lajogot 3 gabar ba ijecel saas etahy nh igamamar man lkn ani marka si rer galnimo a ugu shegey ina ini waxas uso jedin lkn aa rabo in ay ayaka waqti kalumin oo ke rebn e gursan lahayen e rad sadan ana a mida arabo a uradsado hda wlhi labada kle waa dad caqli leh lkn waxa si said ah ii jacel gabar yar oo 16 jir ah lkn ani madame yartahy marka lahadlayo waxas iskada wayartahe a kudhaha ayada nh maba ogo hda ina runto ushego a raba ee talo isii bal🥹
      Sadex doda waxa kulaa nacy
      1- wa gabar nin waliba la zxibto
      2- waa gabar madow lkn marin ah lkn midabkeda ku kal sonan weydey oo nin wlaiba laqososho marka ani a lahadlenin
      3- waa gabar said igaga yar oo hda lacala aa isfahno xita la iididayo hda donto
      Talo isis bala 🥹🙏

    • @asadyarechannel
      @asadyarechannel หลายเดือนก่อน

      Ma nooshahay adi😂

  • @hothanmohamett3201
    @hothanmohamett3201 2 ปีที่แล้ว +40

    Heestan xasuuso gooni ah ayeey ii leedaHaY🥲 wan oghhy inaa dib usoo radisy oo rabtid inaad baqasho ee cimri io caaafimad ban idiin rajeenya inta iga danbeesow ✊ana hamigyag inaa gaaro🤏 wan soo lbn doona

    • @aishacali607
      @aishacali607 2 ปีที่แล้ว +1

      Inasha alah Alle ha ino.rumeeyo

    • @museayup2660
      @museayup2660 ปีที่แล้ว

      Sdo kle wllshey🎉

  • @AishaMohamedAdam
    @AishaMohamedAdam ปีที่แล้ว +26

    Heestaan fartuun daahir markey iskasoo duubty soradisy love isaar😢😢😢😢

  • @Sadaamaadan-c3p
    @Sadaamaadan-c3p ปีที่แล้ว +138

    Heestan inta fartun kaso raacday ee kubarty 😢❤😂😢

    • @IqraAhmed-r3q
      @IqraAhmed-r3q ปีที่แล้ว +4

      Wykan hhhh

    • @ahmedfarah8316
      @ahmedfarah8316 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhmm maalinta fartun kuso arkay ayaan baadi doonay heesta kama dhargo dhegaysigeda

    • @hodanhashi6096
      @hodanhashi6096 10 หลายเดือนก่อน

      @@ahmedfarah8316 waayo fartuun?

    • @QueeninaaliAbdi
      @QueeninaaliAbdi 10 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂 fartuunaa loo heystaa aakhiro😂

    • @boosteyomuxumad8403
      @boosteyomuxumad8403 9 หลายเดือนก่อน +1

      L
      0😊

  • @mumumaow9779
    @mumumaow9779 6 ปีที่แล้ว +183

    Waqti xadirkan Inta illa dhageesato heestan farta taaaga
    Hodaney dar Allan ku jeclahy♥️

  • @suweytacali6468
    @suweytacali6468 2 ปีที่แล้ว +61

    Saacadu was 11:48PM 8 July 2022 Heestan waxaan ku xasuusta🥺Gabar igu qaaliya runtii markastana waan dhihi jiray heestan hada maqlo ada iguso dhaca waan ku xiisay nasabeey😭😭dartaa baana uso raadshay heestan caawa waxan rajeynaya in wakhtiga waayuhu dib ino kulmiyo🥺farxad ku noolow abidka😍❤️

    • @hibonuura1036
      @hibonuura1036 2 ปีที่แล้ว

      Xxxxx ad iyo ada jah

    • @NasrinAhmed-c7g
      @NasrinAhmed-c7g ปีที่แล้ว +1

      2023 weyan hada ma la kulantay gabadhii😢😂😂

    • @NasrinAhmed-c7g
      @NasrinAhmed-c7g ปีที่แล้ว

      @@suweytacali6468 zorry I.a wa heli donta wll😭

    • @SumayoGoobeH
      @SumayoGoobeH 10 หลายเดือนก่อน

      2024 waye ma la kulanty😮

    • @najmanalka3139
      @najmanalka3139 9 หลายเดือนก่อน

      2024 waye malakulantay😢 abowe​@@suweytacali6468

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 3 ปีที่แล้ว +95

    Gar ban jacayl la leeyahay
    Gogol ban u dhiganayaah
    Inaan ani gardaranahay
    Inuu igu gafaayana
    Muxuu gooni ii dhigay
    Muxuu gacalihii aan rabay
    Isaga uga guurayoo
    Kaligay ii gubayyaa
    Jacayl loo gudboonayn
    Guul lagama gaaree
    Maxaa gooni ii suray
    Gar baan jacayl la leeyahay
    Gogol ban u dhiganayyaah
    Inaan nolosha garabiyo
    Isu noqonno gaashaan
    Maxaa gees uga baydha
    Iyo gacalihii aan rabay
    Si gabaanshay caadhaqa
    Anna aan u goohaa
    Jacayl loo gudbooneen
    Guul lagama gaaree
    Maxaa gooni ii suray

  • @sabaaxzayba4222
    @sabaaxzayba4222 5 ปีที่แล้ว +27

    😭😭😭😭😭😭walahi been maha qof ayunbu wacadku ku waynyahay 🙋🏿‍♀️🙋🏿‍♀️🙋🏿‍♀️🙋🏿‍♀️labada qof

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 7 ปีที่แล้ว +29

    waa ka bax satay
    cayaarta 👌
    labiska 👌
    codka 👌
    music ga 👌
    miraha 👌
    muuqaal ka 👌
    waa isa soo diyaarisay qof yahay ee ha nagu cayilin sidi hore cml

  • @fadumomohamud1980
    @fadumomohamud1980 6 ปีที่แล้ว +19

    Jaceelka hodan diiday waa mid aan hodan istahilin, anigoo naag la,ah hadii aan halayo waxaan Oran lahaa ii hees waaa faraxad socto mashalah wa kugu xasumi donaa Australia one day inshallah sister one love hodan farxad

  • @mohadeqsi7372
    @mohadeqsi7372 2 ปีที่แล้ว +10

    Farta taaga inta heestan xasuus gaar ku leedaay ila hada dhageesata 2022😰💔

  • @aishaayanle1780
    @aishaayanle1780 4 ปีที่แล้ว +26

    2020 yaa dhageesanaya intiina jacayl hayaa LIKE hayla dhaafina

  • @ayaansharaawe7483
    @ayaansharaawe7483 7 ปีที่แล้ว +251

    Heestan aniga i damqisay qof ilmid ahan haddu jiro ila wadaag

    • @najahali3803
      @najahali3803 7 ปีที่แล้ว +3

      Ayaan Sharaawe aniga kula mida 💔💔💔

    • @kiinahmed2584
      @kiinahmed2584 7 ปีที่แล้ว +1

      Ayaan Sharaawe an Kuala Mid a waal

    • @queenjasmine7250
      @queenjasmine7250 7 ปีที่แล้ว +1

      Ayaan Sharaawe 😢😢😢😢☝️

    • @ugbaadargsaan7472
      @ugbaadargsaan7472 7 ปีที่แล้ว +1

      Ayaan Sharaawe ha an ku la mida

    • @shaxshaxlay6465
      @shaxshaxlay6465 6 ปีที่แล้ว +1

      Ayaan Sharaawe aniba kula mida ahay

  • @hodanhashi6096
    @hodanhashi6096 6 ปีที่แล้ว +11

    Hodan oodhan waa boqorado Qof hodan layidhahdo oo wax kasiyihiin wali man arag Love you Sami Hodan Abdirahman 💜 Mageceena wlhi

    • @ahmedfarah8316
      @ahmedfarah8316 11 หลายเดือนก่อน

      Adiguna hodanta ka mid ayaad tahay guul iyo gobanimo

  • @fihiimozquen3721
    @fihiimozquen3721 5 ปีที่แล้ว +3

    Inta ila dhagysanya dhamdka 2019 likta in kstooN hestan jecelahy respect kla mudanhy somaliye😘😍

  • @sayidali5742
    @sayidali5742 ปีที่แล้ว +14

    Jacayl loo gudboonayn 💔
    guul lagama gaadhe 💍
    Maxa gooni ii sudhay❣️
    Still watching 30/07/2023

  • @leilanoor3054
    @leilanoor3054 7 ปีที่แล้ว +112

    Garban hodan laleyahay gogolban udiganaya maxaan kaliget un udageysta inte hodan dageysato Lake igudeqa

  • @niittaabeautyofficial6221
    @niittaabeautyofficial6221 7 ปีที่แล้ว +37

    💔Jaceel aan loo gudbonen guul lagama gaaree maxaa gooni iisuray😱 ish calaa hodan cadey😘

  • @faultylog3713
    @faultylog3713 7 ปีที่แล้ว +110

    Hodan will always be at the top number 1 female Somali singers,Amazing song well done 👍🇬🇧🇬🇧🇬🇧

    • @AYDARUS99
      @AYDARUS99 6 ปีที่แล้ว +5

      Hodan is beter then fiska

    • @diimakhali451
      @diimakhali451 6 ปีที่แล้ว +5

      Fiska number one then yurub genyo then hodan

    • @AyehMedia
      @AyehMedia 6 ปีที่แล้ว +4

      diima khali . on your mind baa hadashay hodan baa labadaba ka cod macaan oo ka saraysa heerka maanta bulshadu waa hodan

    • @diimakhali451
      @diimakhali451 6 ปีที่แล้ว

      @@AyehMedia + 😂😂 waa xaqiiq jirta bulshaduna wada ogtay lkin funs hodan ahey i dheh taa waa sax
      Lkin fiska is a number one and quen of voice wlhi inan qabiil ku taagerayn dameerahayguba isma gayan

    • @madinamaxamed4928
      @madinamaxamed4928 6 ปีที่แล้ว +1

      I totally agree

  • @ahmedasaad5540
    @ahmedasaad5540 6 ปีที่แล้ว +28

    jacylku maaha shay dukaan yaalla ama shay qof laga amaaanaysto
    waaa naxariis ilaahay kuu galinayo aadamaha
    sida runta ahna qofna ma hello nolosha uu sawirayo qalbigiisu
    go,aan qaadasho iyo cibaado alle loo cibaadaysto ayuu Ku fududaadaaa jcylka dhibka badani
    jacaylka ruuxaad u qaado ha isu dhiibin ee iska hubi danaystayaashu way badanyihiin dadkuna wakhtigan hada taagan
    lacagta ayey jecelyihiin
    oo ay raaadiyaaan ee
    qalbi nadiifa ma raadiyaaan

    • @aishadegan4342
      @aishadegan4342 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlloh wlhy qoralkaagu wuu isoo jiitay may be inaan isku fekernahy

    • @caashosiciid9925
      @caashosiciid9925 6 หลายเดือนก่อน

      😢🎉❤

  • @fartuunmaxamed3764
    @fartuunmaxamed3764 5 ปีที่แล้ว +7

    28/3/2019
    Runti jecelykeyga ayaa jwb ka sugoyaa why Kama marmo ino farxad igu so jwbo igu duciya
    Insha Allah rajo wacan suga
    💕💕💕💕muslim and somali Ina ahaye
    Ku faana💝💝💝💝💝💝💝

    • @farduuzhodan8886
      @farduuzhodan8886 5 ปีที่แล้ว +1

      fartuun maxamed insha allah farxad ayu kugu so jwbi dona adan niyada kher usheg wd gulesane hadu rabi idmo

  • @zuzukhaluud8464
    @zuzukhaluud8464 7 ปีที่แล้ว +6

    Rogcadaagi soo rogaal celisay👏👏😍 Mxy tidhi "gar baan jacayl la leeyahy gogol ban u dhignayaa"" waah sweetvoice hodan😘😘😘😘😘😍👏

  • @amaliinamohamud5131
    @amaliinamohamud5131 4 ปีที่แล้ว +8

    Garban jaceyl la leyhy gogol baan u dhiganaya 😋❤
    Inan ani gardarnhy inu igu gafayana 😪 muxuu
    Gooni gooni gooni muxuu gooni ii dhigay
    Muxuu gacaliyihii aan rabay asga iga guuray kligeygi ii gubaya
    😥😥😥😥fv song halka naag ee ii ek hodan cabdirahman 😋

  • @marwaaadan9969
    @marwaaadan9969 ปีที่แล้ว +2

    Heestan inan aan tiktok kasoo arkay oo qisadedu ku sabsantay ku soo arkay allhayaw qof walba oo qalbigiisu gubanayo u sahal😢

  • @FarhiaMohamoud-sd2pm
    @FarhiaMohamoud-sd2pm 5 หลายเดือนก่อน +3

    Wxn garan layahay anig miya iskaya daciif u aha mise markan isaga jecladaya ayaan daciiif ñoqdaya runta wxy thy inaaan waliH ku jeclahaya heshaya mid iga wcneH ilahay nolosha ta ugu sareesa ha ku siiiyoH lkn i ogow inaan aniH bukaaan darta u aha oo aaan noloshu cìdhiidhi igu thy ragow wloH inaanu wax jeclaanoH xaq uma lihin miya heestainH wxy ii thy midan wehel ka dhigtoH 😢😢😢❤ saas wxn u leeyahay iska dhaaf qofkanad noloshada wada siiinayso wyoH ma ogid halkad kula danbeenayso kuwa isjel wxn leeyehy bila caleek isku naxriiistH oo beeenta iska dhaaf kaliya isilaashata kana fikira saaaa isku heli lahaydeen hadiii kale sidaydaad idiiin noqonaysa inaaad malin kasta oydan oo kaliya xasuuus uuun ku nolalatah wakhtiyoH bila calkeeK aniga i fhn oo ii wanajiH wakhtigan aniga igu adaag ❤❤❤😢😢😢

  • @haniabdirahman612
    @haniabdirahman612 7 ปีที่แล้ว +32

    Jiidhkaygii Hodan abdirahman Axlaa hees 😍😘😘

  • @lamaanetube4447
    @lamaanetube4447 7 ปีที่แล้ว +28

    hodaney wanku jeclahay anigu xata hadad 100 ciyala dhashid maalin uun ban ku heli incha allah my big hope is you bbe Hodan in da house 💏💑❤😍😘

    • @kuwenawdalfaadumo1648
      @kuwenawdalfaadumo1648 6 ปีที่แล้ว

      Hussein deK kkkkk mad jeceshay war hobka dhiig wad riyonaysa

    • @fitaxtoxow581
      @fitaxtoxow581 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk wad helee

    • @samiyolove7151
      @samiyolove7151 6 ปีที่แล้ว

      Hussein deK kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ama riyonesa abowe😂😂😂😂

    • @nuurhiihaa6817
      @nuurhiihaa6817 6 ปีที่แล้ว

      inshalh

    • @jomaomer3948
      @jomaomer3948 5 ปีที่แล้ว +1

      WaarYaa ina deeqoW maTaasaaD KeenTaY haddaan Tii YaraYd commentstign Tusi waaYo isug😂😂

  • @HayayaabeQowrax10
    @HayayaabeQowrax10 7 ปีที่แล้ว +32

    boqorada fanka walhi gabdhan codkeeda jiniyadeeda dhamaan waan ka hela hodan abti noolow

  • @shuaybabdulkadir9236
    @shuaybabdulkadir9236 ปีที่แล้ว +2

    10/ January/ 2023 hbn arbaco ah 10:44 daqiiiqo oo hbnimo dhgeysanoyaa.. I feel the sadness of being alone.😔🥺💜

  • @KhadarSalax-q1z
    @KhadarSalax-q1z ปีที่แล้ว +1

    Hoodaneey wll cool kaa guu marba Marka ka Dan bay saaa muuusigbuuu noo qoo namaste yayee MN ka Sha alaaaah kkkhhhhhh waan ku wa Tata khaalad iyo saax ba wll there 1

  • @maarim9441
    @maarim9441 7 ปีที่แล้ว +2

    Woow Hodan Abdirahman fanaanada ugu jeclahy fananiinta😘😘😍 gar baan jacayl la leeyahay gogol bn udhiganaya nice ereyo walalo💟

  • @maryanmohamed4590
    @maryanmohamed4590 7 ปีที่แล้ว +17

    Gar baan jaceyl la leeyahay gogol baan u dhiganaya inan ani gardanahay inu gafaayana maxu gooni ii suraya 😢😢😢😢😢😢 anigu gar.baan la laleeyahay jaceyl mar walbo dhibaato bn kala kulmaa

    • @mahadfilms
      @mahadfilms 7 ปีที่แล้ว

      Maryan Mohamed sory waadka bixi wlo insha allah

    • @africanqueeen2868
      @africanqueeen2868 7 ปีที่แล้ว

      Abayo isku mid aya nahay

    • @queenjasmine7250
      @queenjasmine7250 7 ปีที่แล้ว

      Maryan Mohamed aad & aad 😢

    • @mymuna1000
      @mymuna1000 7 ปีที่แล้ว

      Sorry maryan u will be ok one day insha allah

    • @maryanmohamed4590
      @maryanmohamed4590 7 ปีที่แล้ว

      mymuna1000 insha alah

  • @Monna1807
    @Monna1807 ปีที่แล้ว +7

    Muxu gacalih an rabay isaga ugu guurayo ana u igubaya💔
    Ano jecel ayu iga tagay ila hadana ma garnayo sabtu iga tagay ila manta mar niyada kamu bixin ila manta uka soo waregtay halsano isoo duceya in an la midoboh qofki qalbiga qatay illhyw iso celih💔😭😭😭🥺😭😭qalbiga iyo indhahaygaba oyintu kama dhamtoh🥺

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 4 ปีที่แล้ว +8

    Heeztan weli waan dhegyzta 2020😥♥️

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +14

    Ax ax ax heestan iska jclhy😭😢 2019 yaa ila dawan

    • @Arwamohamet
      @Arwamohamet 3 หลายเดือนก่อน

      2024😢

  • @abdiazizjamame679
    @abdiazizjamame679 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah amazing voice ❤️😘👌🔥hodan abdirahman we love you

  • @queenmaaria6187
    @queenmaaria6187 5 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahahy amarkiis hodan waan iska jeclhy cadawgaa unoolow qli😍

  • @zuhurshakwin2951
    @zuhurshakwin2951 7 ปีที่แล้ว +232

    Aniga ilahay amarkii guul kama gaadho jacayl markasta waan Ku guul daraystaa mana umalaynayo inaa helayo jacayl aan Ku farxo waayo anigo yar ayaan jacayl badiisa galay ilahadana wax natiija kamahayo runtii aadban uga daalay faraha wan kalabaxay lkn markan noloshayda xasuusto ama ruux kale arko ilamida ayaan qiironaya hadaan helayo wax aan jacayl ba Ku ilaabo o qalbigayga kaga taatiro wan katatiri lahaa magaca jacayl ba

    • @zimannur6943
      @zimannur6943 7 ปีที่แล้ว +8

      Zuhur Shakwin xabiibti maxuma nasiibkadu lakin qof fcn u egtahay qofkasna wala itixana lakin hada ilahey ku kalsonato
      Dooqada wa imaana inshallah

    • @shukrixuseen5989
      @shukrixuseen5989 7 ปีที่แล้ว +2

      Zuhur Shakwin wll wn kuso duceynaya in ad hesho jcyl daacad ah

    • @zuhurshakwin2951
      @zuhurshakwin2951 7 ปีที่แล้ว +1

      Ziman Nur qaali aadbd umhdsan tahay

    • @zuhurshakwin2951
      @zuhurshakwin2951 7 ปีที่แล้ว

      Shukri Xuseen shukran wlshy qali dhamantenba

    • @nessmaomar8397
      @nessmaomar8397 7 ปีที่แล้ว +3

      Walaal waxa laga ayaabaa inaad jeclaatay qof aan munaasib kugu ahayn lkn ilaahay qofka saxda ah ha kula kulmiyo

  • @sihaamjano6968
    @sihaamjano6968 ปีที่แล้ว +1

    Heestan cwa ani io asxapye aya isla dhahyesanyna wxa nadremya farxd Xasfa io sahim xamdi ❤

  • @apdirahmanmaanka1903
    @apdirahmanmaanka1903 7 ปีที่แล้ว +1

    Hodan ina hooyo qaali kal iyo laab waad ka baxsatay wlhi music cod iyo styl aad isku darsatay illah haku xafido

  • @cayuuniqurux5625
    @cayuuniqurux5625 5 ปีที่แล้ว +8

    😍😍hodan cabdiraxman wa fananada kaliya tagero inta ila tagerto like isara❤💞

  • @farhiohassan4960
    @farhiohassan4960 6 ปีที่แล้ว +2

    Still watching 2k19 inaa nolosha garab iyo isu noqono gashan maxaa gees uga beedhy💔💔💔Amazing

  • @dagmomohamed5928
    @dagmomohamed5928 4 ปีที่แล้ว

    Hodan abdirahman jecelki wad ka garheshay ilahay haku xafido jecelkaaga indr ....walashay qaali khadra Silimo dumaashi wan ka xunahay

  • @Nimconuurmohamed94Nimcuush
    @Nimconuurmohamed94Nimcuush ปีที่แล้ว +3

    Saxibte baan hesta ku xasustaa 2018 in aheed baan filaa wada dhagesanenay saxb wan ku xiisay😢

  • @i.ismael4330
    @i.ismael4330 ปีที่แล้ว +1

    Jacayl waalan oo high Schoolkii i hayey baan soo xasuustay markay maraysay “Muxuu gooni iga dhigay” heer aan isla hadlo buu i gaadhsiiyay Alhamdulillaah haddase waanka roonahay xiriir iyo baabkiis dhan markaan xiray😂

  • @MahdiAbdikadir
    @MahdiAbdikadir ปีที่แล้ว +3

    Garban jacayl la leeyahay still watching ❤❤31/8/2023 🎉yaa ila zocda

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 9 หลายเดือนก่อน +1

    HEESTII: GARBAAN JACAYL LALEEYAHEY
    CODKII HODAN ABDIRAHMAN
    ERAYADII: NAJIIB DIRIYE
    LAXANKII IYO MUSIC MUSTAFE KARAMA
    FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
    WARIYE NADIIRA SOOYAAN
    CAMERA 1# JUUDI...more

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 5 ปีที่แล้ว +2

    Wwww quruxbdnaa Gabdhan mansha allah soo jiidasho xoogay leedahay cod mcn allah u siisay hdn nin ahan laha wlhi ma dhafen😂❤

  • @anisomohamed4655
    @anisomohamed4655 6 ปีที่แล้ว +5

    jcyl aan ku kalsnhy oo daacada allow isii ilaa 2016 niyad jab ayn ku jiraa 😥

  • @eueuehehjene
    @eueuehehjene 3 หลายเดือนก่อน

    Uma Baahna Koley Uma Baahna
    Kalgaceylkani Buuq Uma Baahna
    Isbaheysi lafti Uma Baahna
    Xataa Beenta Warkeed Uma Baahna Dhankastuu Boqranyee Ubaneya...❤😊

  • @ibaraahimzultan.466
    @ibaraahimzultan.466 7 ปีที่แล้ว +8

    hodan wlcome l missed your voice 😍😍aniga laftrkaygu garbaan laleyhy jacelka

  • @Little_D815
    @Little_D815 6 ปีที่แล้ว +2

    5 oct 2017
    ilaacaawa oo ay tarikhdu tahay
    17 jan 2019 kama daalo dhagaysiga inantan ilaahay ha daayee waa qof nool
    hodan abdirahmaan

  • @raxmacabdi3460
    @raxmacabdi3460 3 ปีที่แล้ว

    Jacayl hadi lala garamikaro Ana gogol U dhigi laha Lakin kama dalayo heestan dhagysigeega ila 2018 imikana wan ku jira 2021

  • @DIIRIE-SHOW
    @DIIRIE-SHOW 4 ปีที่แล้ว +4

    inta daawanayesa 2020 like haye dhaafiin
    waaale gabadh si dhabaa wax ujacel baa samayesaye axaaaxaaaxaaxasx

  • @mariamhenna9524
    @mariamhenna9524 ปีที่แล้ว +1

    Miyuu gacaliyihi an rabay sii gababshay cashaqoo ana an u gooha, jaceyl loo gudboonen guul lagama gaare maxaa gooni iisuray🥹😭
    24/10/2023 waxan ku jira waqtigi igu Adkaa nolosheyda insha allah inan ka baxaa rijeyna 😢

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 7 ปีที่แล้ว +43

    My fav somali Female Singer❤️❤️

  • @Eudhdbdbyejsskduruhrbfbfbf
    @Eudhdbdbyejsskduruhrbfbfbf ปีที่แล้ว +2

    Garban jacayl laleeyahy gogolban udhiganayaa 10:04 habenimo dhagaysanaa alone 💔😭 jcyl danbena masamyn doono adne ilahy mid dunida kugu ciqaabta hakuukeeeno saaiidhibtay ilahy waxan kaaga baryaa waxkuudhiba inuu kuukeno

    • @zakariagoh6687
      @zakariagoh6687 ปีที่แล้ว

      💔😢 iska cafi, bini aadamka iska saasoo
      Dadka iska nooca badan

  • @lildrako5524
    @lildrako5524 7 ปีที่แล้ว +1

    garbaan jacayl layeeyahay
    Hodan Abdirahma DHeere fanaanada qarniga hore usoco

  • @Maria_Abdi87
    @Maria_Abdi87 หลายเดือนก่อน

    Gar baan jcl la leyahay😭Goanka aan qatay ma ogi inu saxan yahay iyo inkale balse waxan rajeynaya qof walbo meshi qerka ugu jiro inu illahey geyo😭18/11/2024

  • @MubaarigMaxamuud-j5x
    @MubaarigMaxamuud-j5x 10 หลายเดือนก่อน +1

    2024 ya ila dhagaysanaya😂

  • @footballskills4395
    @footballskills4395 6 ปีที่แล้ว +2

    suhuur shakwin waad helidoontaa insha allah qaf aad jeclato

  • @halhaystv
    @halhaystv 4 ปีที่แล้ว

    Heesyan fjegeusigeeda kama daalo ilaahy haku dhowro hofon abdiraxmn

  • @nasteehoabdirzakmohamoud
    @nasteehoabdirzakmohamoud ปีที่แล้ว +1

    Miya gacalihi an rabay sii gababshay caadhaqu ana an u goooha 😢 waqti adag 26 Nov 2023 waa aarsan doona inzha allh Maalinkeyga sugaya Ma cafinayo dhibki aan maray Allah’a ka jaro Ma cafinayo waa ku sugaya

    • @najmomaxmuud
      @najmomaxmuud 7 หลายเดือนก่อน

      Abayo cafi😢

  • @Araga.dunida2023
    @Araga.dunida2023 3 ปีที่แล้ว +3

    2021 hadad dhageysaneyso sababta noo raaci 😂

  • @AsA-zf6lw
    @AsA-zf6lw 7 ปีที่แล้ว +3

    ax yaa hees hodaney nin hada ahay wlhi jcelkaga wapa u dhiman laha inta naag ahay aa i gabtay ax nlow hodan qurux wngey sharaf aa leday apayo viv fananinta Somaliland

  • @northwestjay945
    @northwestjay945 7 ปีที่แล้ว +5

    Hodan waaa fanaanad aan heesaheeda jeclahay
    Keep it up

  • @hanisiman3756
    @hanisiman3756 7 ปีที่แล้ว +2

    Aaaaaax ishcalaa hees top 10 like yaan laga masuugin well done hodan😍

  • @AhmedDiini-ik8xg
    @AhmedDiini-ik8xg ปีที่แล้ว +1

    26/6/2023
    23:15
    waxan dhageysanaya heskan macnha weyn xanbarsan ," mxaa goni ii suray"💔🥺

  • @mariama78
    @mariama78 10 หลายเดือนก่อน

    Gar baan jaceyl la leeyahy gogol baan udhiganayaah inan ani gardaranahy inuu igu gafaayana Muxu gooni iii dhigay😞❤

  • @hodaniishhodanali950
    @hodaniishhodanali950 3 ปีที่แล้ว +2

    24 nov 2021 yadhageysanaayo garbaa jcl laleyahay 🥺💔

  • @boqorkaumada9562
    @boqorkaumada9562 7 ปีที่แล้ว +3

    Garbaan u leeyahay inaaa xaaskeeyga aan jeclaado noo was qofkale 🌹✌️

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 6 ปีที่แล้ว +2

    Muhoshada codka hodan abdirahman cadow kuma haleelo hodaneey ❤❤❤❤❤

  • @fardusnageye8508
    @fardusnageye8508 5 ปีที่แล้ว +1

    Mohamed gacal alaha kusiiyo marwo fiican nolosha wada qaybsataan ayaan ilaahay kaaga baryay

  • @amiiraquen8453
    @amiiraquen8453 6 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaaaw man sha Allah ku jecliyaaa Hodan and rahmaan dheeere ku jecliyaa mcnto umaaaaaaac

  • @ayaannuurka9396
    @ayaannuurka9396 7 ปีที่แล้ว +3

    Inaa nolasha garabiyo isu noqoono
    Gaashaan 😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘🎶🎶🎶🎶🎶 waaaaw

  • @quueenfahmo2523
    @quueenfahmo2523 6 ปีที่แล้ว

    Axsan hees Nolow Hodan cabdirxman
    Garban jecel lalyhye gogol baan uu dhiganayaa.😍😍😍😍

  • @amiishppe8339
    @amiishppe8339 2 ปีที่แล้ว

    Waqtigu waa 22:06 24desembar 2022 waliba anoo kali ah😐🤒😪🥺😭

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xasuus 😢 wllhi taariikhdu waa cajiib

  • @khadromuuse2156
    @khadromuuse2156 10 หลายเดือนก่อน

    Walhi heees aaan jeclhya waqti aaan xriir lahaa iyo imanka murwo ahyba ❤

  • @laylaabdilahi5907
    @laylaabdilahi5907 7 ปีที่แล้ว +7

    Heestan anigay iga hadlaysaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 ปีที่แล้ว +4

    Hodan waa boqorada codka m.a
    2020 Yaa ila dawanayo 😋😋

  • @Abdifatah_abdi
    @Abdifatah_abdi ปีที่แล้ว +4

    2023 still listening fanaanadeyda hodan ❤❤❤❤

  • @drrazan5239
    @drrazan5239 7 ปีที่แล้ว +1

    Waan jclhy heztan ma garanyo sbbta 😍😍😍 i feel waxkle wlhi

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi ปีที่แล้ว

    😢😥
    1/9/2023 malin jimce ah duhur sacadu thy 1''11 PM
    weligay gabr jcyl iima sheegan mid walpa mrkaam dhawr maalin wda shekesnno ayaan isnacnaa
    wll igu so duce in ilaahay gbar diin iyo akhlaaq leh calaf iigu daro

  • @fahimadiamond8473
    @fahimadiamond8473 2 ปีที่แล้ว +3

    Gar ban jacayl la leyhy😔
    Is not bad a somali music🤗
    Still 2022

  • @hamdiali8238
    @hamdiali8238 7 ปีที่แล้ว

    Maxaaa gooni ii suray esh calaa hees shidan nolow fananad aan tageero buuxo u haayo hodan cabdi raxmaan dheeree😍💖😘❤

  • @nasteehoabdirzakmohamoud
    @nasteehoabdirzakmohamoud ปีที่แล้ว

    Garban jacayl la leeyahay
    Gogol baan u dhiganayaah
    Inan ani gardaranahay 😢
    Inuu Igu gafayo 😢
    Maxa horey laygu diga qalbi xanuun 😢😊

  • @hoodoismail2301
    @hoodoismail2301 ปีที่แล้ว

    Waa sandkii sedexda aan dhagaysanayo maantan qoralkan reebaya sidan hadii Alle igu simo inaan noolado aan usoo booqdo garbaan jacayla la leeyaha go.gol baan dhigaya 2023 November 28

  • @balqiisajaamac4019
    @balqiisajaamac4019 7 ปีที่แล้ว +3

    hodan ❤❤❤❤❤ jcyl jcyl lo gud boneyn guuul lagama gaaree maxa goooni isuray ax yaaa nyc voice queeen of the somalia

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 ปีที่แล้ว

    Heestan waan jecladay waxan ka so raacay tiktokga gabar la dhaawacay aya aad u isticmasha 6/9/2023 9:50 Am malintu jimce

  • @mmoinaxaawo5888
    @mmoinaxaawo5888 5 ปีที่แล้ว

    23/6/2019
    Malin axad qftan heesahedaa kama daalo nazp kaamilaa hore usoco

  • @idirisjicir9882
    @idirisjicir9882 ปีที่แล้ว

    Heestan waan jeclahay
    Waxaan dhegaystaa markaan
    Kaligay ahay

  • @asmamousa7793
    @asmamousa7793 5 ปีที่แล้ว +5

    Muxuu goni goni ii dhigey 😭😭😭😭

  • @saiyidali4221
    @saiyidali4221 5 ปีที่แล้ว +2

    Ya ila dhagaysanaya heeskan 18/07/2019 farta taaag👍👍👍

  • @suldankariyada2665
    @suldankariyada2665 6 ปีที่แล้ว

    Hodan abdirahman naagta an ku hesto waye cod mcn yqe style qof diyrsn iga dheh forza hodan cadey ❤❤

  • @Lifewithmi-mi
    @Lifewithmi-mi ปีที่แล้ว +1

    Wllo qaali ana chanelkeyga iguso boqo. Ilahey afaarahaaga iyo rajoo yinkaaga hakuu fudhu deeyo. Ameen.
    21 Lee marooya 😢

  • @soomaalibaanahay7310
    @soomaalibaanahay7310 7 ปีที่แล้ว +25

    boqorada codka hodan cabdiraxman❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @khadariidle1862
      @khadariidle1862 7 ปีที่แล้ว

      axyaa fananda hodan cabdi raxmaan boqorada cadka dahabi ayaad le dahay

    • @khadariidle1862
      @khadariidle1862 7 ปีที่แล้ว

      axyaa fananda hodan cabdi raxmaan boqorada cadka dahabi ayaad le dahay

    • @khadariidle1862
      @khadariidle1862 7 ปีที่แล้ว +1

      jacayl aan loo gud bonayn guul lagama garee mxa gooni ii suray wwwwwwww eesh cala cad aan wax loo dhigo aan jirin

    • @khadariidle1862
      @khadariidle1862 7 ปีที่แล้ว

      jacayl aan loo gud bonayn guul lagama garee mxa gooni ii suray wwwwwwww eesh cala cad aan wax loo dhigo aan jirin

  • @MohammedAhmed-cz7jo
    @MohammedAhmed-cz7jo ปีที่แล้ว

    2020 ila hada hestan wa I favourite🥺💔🖐

  • @najmomaxmuud
    @najmomaxmuud 7 หลายเดือนก่อน

    Waxan dhagaysanayaa 10:15pm iso duceeya xaladeyda mafcna😢

  • @AyanAli-kx1hq
    @AyanAli-kx1hq 4 ปีที่แล้ว

    Beeen ma aha jaceyl guul lagama gaaro anaga marka somali nahay jaceylka waxaan o naqana daneysi