DALMAR YARE IYO HODAN ABDIRAHMAN l JACAYL GAAGAXAY HEES CUSUB VIDEO LYRICS 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 299

  • @ayeeyokorisey3980
    @ayeeyokorisey3980 4 ปีที่แล้ว +165

    Hada waxaan usocdaa yurub insha allah zxpkayn xagaasuu joogaa waNan isku dhacnay mundo 8bilood laga joogo ismanan maqal markaan yurub ugu tago inshah allah een gobolkiisa tago ayaan heestaa u qaadi inta hodan idinkuna ducada raaciya inaann tago oon helo 4years lovekaygii iga kibray

    • @abaazamiin1070
      @abaazamiin1070 4 ปีที่แล้ว +12

      Ma umalaysa in aad jawab fican ka helaysid nin aad 8 bilood ka amusnayd 🤗🤔

    • @ayeeyokorisey3980
      @ayeeyokorisey3980 4 ปีที่แล้ว +7

      @@abaazamiin1070 wlhi aniga kama aamusine isagaa kibray lkn kolay Jawad xun kama filayo awalba ima odhan jirin lkn wuu been badnaa waana gaabsan jiray hadalka

    • @haniadanali5247
      @haniadanali5247 4 ปีที่แล้ว +15

      @@ayeeyokorisey3980 wlshy qali adiga maxad udaba socon nin been badan kuma kafinayee waba laga ducaysta nin been badan noloshada been iyo riwayad ayay ka galaysaa

    • @mohamedamal9698
      @mohamedamal9698 4 ปีที่แล้ว +8

      Abayo macan walahi ane igu dhacday intan isku dhacnay ayaa gobolkisa ugu tagay wana kaa waye qimeyn wana ka shalaye inan oo tago oo walahi anigo dal dheer ugu imid

    • @ayeeyokorisey3980
      @ayeeyokorisey3980 4 ปีที่แล้ว +8

      @@haniadanali5247 abaayo qurux badan waan iska kaftamayaa wlhi aniga hada niayadba uma hayo oo xidhiidh qurux badan ayaan samaystay insha allah 21kana inaan nolosha ku midowno ayan rajaynayaa lkn kaas xunkaa xasuustiisa alle iguma oga ee kaliya intaan heesta daawanayay ayay ii sawirantay anoo intaa idhi oo uu ibuufiyay kadib idinsoo qoray inyaroo qoraala waan idin jeclay hablahaygii

  • @xayaatlakiofficial9808
    @xayaatlakiofficial9808 4 ปีที่แล้ว +49

    Jeceelku waa xanun qofkii soo mara garan karo. Lkns waa laga baxa marka niyada mashqul ka dhigto wali ducada la badsada. 😢❣️

    • @loveyourselffirst7560
      @loveyourselffirst7560 4 ปีที่แล้ว

      Jacyl ma waxaad u taqan jirka isku bahaan ilaa jcyl kale ma jire

    • @xayaatlakiofficial9808
      @xayaatlakiofficial9808 4 ปีที่แล้ว +2

      @@loveyourselffirst7560 jaceyl waa wax qalbiga dago maahn jiir lisku bahnaado micnaha hada raabto Google kaso baro 😜🤔

    • @loveyourselffirst7560
      @loveyourselffirst7560 4 ปีที่แล้ว

      Google wax dad qoray ba ku jira oo aqoon ogama bahni haddii u jcylka qalbiga dago marka la is guursado away jacylki qalbiga dagana maxuu u dhamada micnaha waan oo manahay marki qofka nafiso waa ebar sax awaay jacylki dee

    • @xayaatlakiofficial9808
      @xayaatlakiofficial9808 4 ปีที่แล้ว +1

      @@loveyourselffirst7560 adiga horta jeceel yeelo Dadka marke nolol wadagana badalayo kuwa as markii hora baa bananka lisku soo fahmiin anig intaas weye fakar keygaa. 🙏

    • @sahrosimansahrosiman8803
      @sahrosimansahrosiman8803 4 ปีที่แล้ว

      @@xayaatlakiofficial9808 gt

  • @yummyyummy8263
    @yummyyummy8263 4 ปีที่แล้ว +15

    Labaadan binadam markaay heesayaan wax kale ayay ka dhigan heesaha dareenkii oo sidiisiya ayay ku dareensinayaan hoddan abdirahman iyo dalmaryare wan idin jecelahy ❤️👑🔥

  • @iskufilan9151
    @iskufilan9151 4 ปีที่แล้ว +33

    Geesiyow wixii dhacay
    Ada gaabshay orodke
    Gafku aniga ma ahayn
    Hadii aad guri aad ledahay
    Iyo gaari kuu dhaqan
    Anna way igu godantehe
    Maku galay warkaygi 😌
    Intas iso jiidatay mana aqan sabata 💘

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 4 ปีที่แล้ว +76

    Naagta hodan waa fananad dhaba codkeday nagaha ku erayatay wlhi ama hesaha danbiga iska daya ama sida hodan abdiraxman u heesa❤❤❤💋

    • @darishore814
      @darishore814 4 ปีที่แล้ว

      Ina adeertaa miyaa 😂

    • @anuushwacays4883
      @anuushwacays4883 4 ปีที่แล้ว

      @@darishore814 haa wad garatay😀😁

    • @raabicaayatulah5186
      @raabicaayatulah5186 4 ปีที่แล้ว +1

      Naa adigu tira bdnidaa mxa mel walba kudhigay hhhh kaftan cml
      Wlhi mel wlbn kugu arko liketa wn kusiya yacni funny bad ila tahy
      Talent ne wad ledahy YTube furo an tageero weyn Ku noqdo 🤣🤣

    • @anuushwacays4883
      @anuushwacays4883 4 ปีที่แล้ว

      @@raabicaayatulah5186 😀😀😄wankugu bataý malaha thanks xbtii ❤❤💋

    • @maxamedaadan6046
      @maxamedaadan6046 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk

  • @Cash_laddy
    @Cash_laddy 4 ปีที่แล้ว +32

    Hodan Abdirahman Wnku wataa Boqorada Codka😍😍

  • @talozaap
    @talozaap 3 ปีที่แล้ว +14

    Heestan waxad moda inay aniga iga hadlayso jacaylkaygii 10 sano kahor ayan xasuustay jacaylow ba igadheh 😭♥️

  • @zamzamdhagadhere5918
    @zamzamdhagadhere5918 4 ปีที่แล้ว +16

    Hodan abdirahman iyo dalmar yare labada fanan ee codka dahabiga ah leh ❤❤❤

  • @AnfacD
    @AnfacD 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah waan ka xumahay wixii dhacay. waxan ku rajeynaa in aad ka baxdo dhibka aad ku jirto. Nolol caafimadna aad ku waarto.

    • @abdirahmandhargiye5525
      @abdirahmandhargiye5525 2 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢 inshalah way dhamaanaysaa dhibtu

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 ปีที่แล้ว +8

    Cod Boqarda codka illhy haku xafido♥️✨

  • @maizaqulqul9060
    @maizaqulqul9060 3 ปีที่แล้ว +3

    From tiktok wayhn heestan heesta ❤️

  • @maame7735
    @maame7735 3 ปีที่แล้ว +9

    Horta heeskan hodan kaliyuu ku fiicnaa waayo dalmar laxankana wuu kayara baxaya miraha loo dhiibayna way koobanyihiin.
    Yarka TH-cam-ka lehna waxan leeyahay niyow kadaa codkaan aad heesta dhextaalka oga dhigtay macaankay ka dilaysa meesha qooraal magacaga ku qoro hadaad xuquuq ilaalsanaysid mahadsanid.

  • @abaazamiin1070
    @abaazamiin1070 4 ปีที่แล้ว +8

    Heesta iyo vedioga waxaba umalaysa in la iskuku tala galay wax kle wlhi ❤

    • @Kabaraayfilms
      @Kabaraayfilms  4 ปีที่แล้ว +4

      Aadoo weyn thanks sxb qaali Allayacizak ugaas

  • @waladhoussein3158
    @waladhoussein3158 4 ปีที่แล้ว +5

    waaw ech cala hees kbarai saxib hestu way naa gashay warkegu

    • @Kabaraayfilms
      @Kabaraayfilms  4 ปีที่แล้ว +1

      aaheey sxb qaali Allayacizak baashaal wacan

    • @waladhoussein3158
      @waladhoussein3158 4 ปีที่แล้ว

      @@Kabaraayfilms kkk haye huno nolow

    • @zaakirxaakim877
      @zaakirxaakim877 4 ปีที่แล้ว

      @@Kabaraayfilms . Kabarai sxb an tagero uhayo plz iso boqo sxb adi io asxabtada

  • @anfacqali4494
    @anfacqali4494 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah fananinteyda mufadalka hees iyo bar hore usocda muhashada codka iyo boqorka codka guuxa dalmar tima dheere👏👏👏💛💛🔥🔥

  • @farxiyocali203
    @farxiyocali203 4 ปีที่แล้ว +20

    Heestan manta camal aye i anfacen intu waqti iga dhumiye ayu i dhahay naag aye isiiyen rerkeyga insha allah malin u ogana nabsiga😥😥😥

    • @jiijaahmed1776
      @jiijaahmed1776 3 ปีที่แล้ว +3

      Nin fiican oo khayr qaba raadso oo arooskada ku casum 😂😂

    • @nasriinsuleyman9864
      @nasriinsuleyman9864 3 ปีที่แล้ว

      Insha aalh mid khayr qaba ku rajeynayaa wllshy 🙏🙏

    • @Chen12347
      @Chen12347 3 ปีที่แล้ว

      🤣wa benti abyo 😪wasaq wye ksi

    • @nastybeautyandcooking7281
      @nastybeautyandcooking7281 3 ปีที่แล้ว

      Ax wan dareemi karaa alaha kusiiyo calaf kheir qaba huno

    • @farxiyocali203
      @farxiyocali203 3 ปีที่แล้ว

      @@nastybeautyandcooking7281 masha Allah shukran xbt manta nolol tii ka fican ayan ku jira alxm waxaan hele nabsi bax

  • @chicken4820
    @chicken4820 2 ปีที่แล้ว +3

    Aduunyo maxaa nin aan jeclaa I xumeeyay ilaahay bn ku daayay nabsiga iyo gafka u I geystay maalin buu xasuusan ☝️☝️☝️☝️

  • @munaaden4972
    @munaaden4972 4 ปีที่แล้ว +25

    Zxpey waxad mooda in anig Si dhab ah iga hadlayso heestani zxpayaal iduceya in aan ka baxo xalada adag 😥😭😢😰

    • @amiiracadey711
      @amiiracadey711 4 ปีที่แล้ว +1

      Alla haka saaro anaa ku dareemi karee😭

    • @qadanmaxamed8632
      @qadanmaxamed8632 4 ปีที่แล้ว +1

      Alle wax ka farxiyo oo khyrku ku jiro haku siiyo qaali

    • @xayaatlakiofficial9808
      @xayaatlakiofficial9808 4 ปีที่แล้ว

      Wllo quraan saxb la noqo waa ka bixi Insha Allh wan ku duceena. ❣️🙏

    • @asmaaragsan5109
      @asmaaragsan5109 4 ปีที่แล้ว

      Quraanka saxix lanoqo abyo waligana qof bini aadam ah nafsadada hauiloobin Horay uga soco

    • @xubicabdullahi1251
      @xubicabdullahi1251 4 ปีที่แล้ว

      Illhy ha ka farxiyo wll

  • @mudugaawiboy7830
    @mudugaawiboy7830 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow!!!!
    Legend dalmar yare wan taageeraa codkiisa halaasiga ah , Hodan Kama gaabiso iyadana👏👏🇸🇴

  • @rahmoahmedcilmi5876
    @rahmoahmedcilmi5876 4 ปีที่แล้ว +14

    Hadii aad guri ledahay iyo gari ku dhaqan wlhi aniga Iga dhax hdlesa qof ban nawilaya oo ku ducesta mar waliba rer buu leyahay 3sano sugay kun sano wan sugiya karaa qof asga ahan inuu jiro uma qabo ama nin asi ahan inuu shati xirto uma maleyo ilina Iga timid marka arkaa heatan ilahayo qalbigisa iso dhaweya yaa rabi amiinta iraciya plz😭😭🤲

    • @Shacbaandauus9
      @Shacbaandauus9 4 ปีที่แล้ว +1

      Aaamin allaha ku so jeediyo 😭😭

    • @rahmoahmedcilmi5876
      @rahmoahmedcilmi5876 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Shacbaandauus9 amiin wll mcn cimri dher iyo cafimad ale haku siyo adiga iyo waridkaga🙏🤲❤️

    • @ayannageye9376
      @ayannageye9376 4 ปีที่แล้ว +1

      Haduu khayr kuu leeyhy allaha ku soo dhaweeyo hno

    • @rahmoahmedcilmi5876
      @rahmoahmedcilmi5876 4 ปีที่แล้ว

      @@ayannageye9376 amiin wll mcn sharf korkaga 😭🤲

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 4 ปีที่แล้ว +8

      Walaleey in kasto naf wax jecel waanadu eey deeqin hadana waxaan ku dhihi lahaay naftada sabarsii mustaqbalkada meel nadiif ah u raadso nin reer leh ha sugine jaceeyl waa waqti dhumis iska iloow aniga nin baan jeclaay inuu qof kale noolyahay uma maleyn jirin maantana nin kalaa guursaday oo iqabo mana u maleeyi mid kale inuu jiro kii horena inuu nin jiro yahay xataa uma maleyi hadii aad ilaheey isku xerto oo quraan isa saarto oo salaad kasto dukato duceysato waad ilobee badal qeeyr qabana waad helee

  • @hamzemanovesto1304
    @hamzemanovesto1304 4 ปีที่แล้ว +6

    Heestu aad iyo aadby itaabatay runtiiiiiii😊😊 dareenkayga ayay ba ka hadlasaaa

  • @Aliza-pu9gb
    @Aliza-pu9gb 3 ปีที่แล้ว +3

    Jacayl Gaagaxoo lumay hadaad goob isledahay adaa goyey goyey wacadkii hees iyo bar 😌👊

  • @KhaalidDon-ry4wc
    @KhaalidDon-ry4wc ปีที่แล้ว +2

    Heestan meel walba ku arko ,ma dhaafo ilaa intaan mustaqbl ifaya u waydiinayo, gabadha ku dhacday qisada heestu, ereyada aadka ii xasuus galiya ee heesta kujira waxa kamida "hadii guri aad leedahay iyo gaari kuu dhaqan ana way igu godantee maku galay warkaygu" wiilka ay wada socdeen 4 sano iyo dheerad ayaa ay maqashay meherkiisi inuu yahay beritoole xalayna qofkii ugu dambeeyay ee ay codkiisa maqashaa isaga ayuu ahaa , baal qiyaas qofkaas siduu noqon lahaa dareenkiisu 😢any way wiilku cidlo ayuu kaga tagay qofkii isaga alle ka sokow xaqa u laha ,wuxuuna qaatay nabsi meelna kaga hadhayn, heestana sida inantu ii sheegtay waa wehelka kaliya ee ay haysato ,alle waxaan kuu waydinayaa bedel khayr qaba wll😢

    • @kaldeeqa2363
      @kaldeeqa2363 ปีที่แล้ว +1

      Xanuunka qof soo maray uun baa dareemi kara😢😢 hooy nabsiga halayska ilaaliyo

  • @khadijakhalif8883
    @khadijakhalif8883 4 ปีที่แล้ว +3

    dalmar yare De only fanan.... i support

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 4 ปีที่แล้ว +18

    Boqorada soomaaliyeed hodan abdirahman ❤❤❤❤

  • @ayaanmahamed5319
    @ayaanmahamed5319 4 ปีที่แล้ว +1

    Gaf iyo wixii dhacay adaa gaabshay orodkee gafku aniga maahayn 👌👌

  • @ayaanxasan489
    @ayaanxasan489 4 ปีที่แล้ว +3

    Kabarai ninweena waathy ninyahow isaga hadh inantaan hodan eh marna heesaheeda TH-cam hakusoocamiran marna Facebook magaceeda hakuqaraabanine akhas

  • @Blackmamba20699
    @Blackmamba20699 4 ปีที่แล้ว +1

    legend #kabarai_lyrics iyo fanaaninta qaaliga ah hodan abdirahman iyo dalmar yare keep goin

  • @qar-qarmedia8808
    @qar-qarmedia8808 3 ปีที่แล้ว +4

    Gaf iyo waxii dhacay adaa gaabshe orodkee gafka aniga malaheyn.
    Yaa ila arkay intaas plz like

  • @hamdimohamed7349
    @hamdimohamed7349 4 ปีที่แล้ว +3

    Waikana walal qali kabarai kuma wayo aniga abid

    • @Kabaraayfilms
      @Kabaraayfilms  4 ปีที่แล้ว

      My queen Allayacizak kuma waayo jeexeeygi

  • @amal7302
    @amal7302 4 ปีที่แล้ว +10

    Hodan waa miskiin heesaha jambalka ah iskama fiiriso heestaan in ninkeeda loola jeedo aa laga yaabaa iyadana waxaa laga dhigaayaa inay calaaleeyso

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 4 ปีที่แล้ว +3

    Future singer

  • @amaalmohamud4297
    @amaalmohamud4297 ปีที่แล้ว

    💯❤️🥺2 heesahoda maxay isugu so baxan

  • @kawsarkawsar6413
    @kawsarkawsar6413 4 ปีที่แล้ว +3

    Adaa gabshy ordkee gafka aniga ma ahyn😭 filsho iyo ayaankaa kumn hagrnee adaa icdleeyay😭

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 4 ปีที่แล้ว +7

    Maqlay inaad gayaan kale
    Gogol ufidisee🤔
    Hodaneey heesku ma sidaan uqaatayba mise wax kle jira😂
    Garan maayo🤐

  • @badjeexfilms1402
    @badjeexfilms1402 4 ปีที่แล้ว +5

    Hodan apdirahman alle haku sharfo poqoradaydii codka ♥️

  • @queen-nb6uq
    @queen-nb6uq 4 ปีที่แล้ว +5

    Fanan hodan ka heeso badan ma jiro umaleyna aniga

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaannnnnnnnnnn

    • @belahappyabdi2996
      @belahappyabdi2996 4 ปีที่แล้ว +1

      Abayo wanku saray

    • @Kabaraayfilms
      @Kabaraayfilms  4 ปีที่แล้ว +1

      Wan kuu saaraya sabisgaraabka talo muhiim ah komentigaaa ina ku qorto erayga sabisgaraab oo afkii kale ah iska ilaaliyooo dhibaatuuu leyhy, hada maadan soo qorin oo fariid yar baa tahay hooyo isoo booqda waa hadal wanagsan kolkaa aqriso qoralkan wan masixi lkn dadka soo qora erayga oo Luuqa kale ah hayska ilaalshan

    • @dayaxaxmd2028
      @dayaxaxmd2028 3 ปีที่แล้ว

      Hye hoooyo mcn garabkaaga nahne

  • @maxamedwaxkale5859
    @maxamedwaxkale5859 4 ปีที่แล้ว +4

    waaaw alaa yacisg hees iga dhe

  • @ahmedrayalehwarsama9627
    @ahmedrayalehwarsama9627 2 ปีที่แล้ว

    Macha Allah tabarak Allah ma cousine Hodan Qurux baadan

  • @zainabgarad289
    @zainabgarad289 4 ปีที่แล้ว +3

    Waayadan ma arag hees saan u macaan kaxanka hadaan qiyaaso waa Iskalaaji

  • @shaamautospareparts4691
    @shaamautospareparts4691 4 ปีที่แล้ว +2

    Wooow hodan c/raxman fanaanad qliya

  • @filsanhodan2314
    @filsanhodan2314 4 ปีที่แล้ว +3

    Samidey ahaa m.a🥰🥰🥰

  • @ahmedwadnelaqe4201
    @ahmedwadnelaqe4201 3 ปีที่แล้ว +1

    Hestan inta riwayada kuso dawaty 👉👍

  • @dayaxaxmd2028
    @dayaxaxmd2028 3 ปีที่แล้ว

    Marka gbr boqorad kadhigtid nafta uhurtid maxee doqon kumooda
    Ayado kugu godantahay ayada kafarxine
    Waa waxa jcl kunacay extydi koleey wa ijeeda gafka igubate adkeysi dhamaaay
    Still respect kuhaya

  • @qolahabulshadakamuqo8366
    @qolahabulshadakamuqo8366 4 ปีที่แล้ว +9

    Heestan sidan u fahmay waa qisada mursal iyo hadan soo kala dhaxmartay

    • @ziyaabbe1634
      @ziyaabbe1634 4 ปีที่แล้ว +1

      aduunka iyo akhiro wakhtiga ka faidayso sax wlh caqligaag alle haku deeyow

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
    @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 ปีที่แล้ว

    Sxb vedio ga iyo qoraalkaba wakhti badan baad ku lumisay halkaa kaga hay sxb

  • @ammanabdirahmanelmi6871
    @ammanabdirahmanelmi6871 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlh dalmar aniguuu iga hadlaaaay rageedi : dumarka markaad darajo uyeeesho doqon bee kumooodaaaan🥰🥰🥰🥰😭😭

  • @nafisayuusuf865
    @nafisayuusuf865 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi wad igu banan tahay geesiga heesta kajawaabay dumar marka hore arxan kugu dhigan adna arxan hawgalin hawna nixin intaad noshahay dhankaaga kaheshaba

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 2 ปีที่แล้ว +1

    Oon hely go’anki 😭💔

  • @nafisayuusuf865
    @nafisayuusuf865 2 ปีที่แล้ว

    Delmar $ hodan c/ raxmaan wan idin wata anigaba heestani ani jclkaygii nagu meraysataybee wllhi dhaba mansha allh💌💌💌💌💌💓💓💞💞💝💝💝💖💖💯💯💯💯💯💯💯

  • @habonmuze4572
    @habonmuze4572 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadii guri aad ledahay iyo gaariku dhaqan anwaygu godantee maku galay warkaygu wlee heestan wayna taabatay 😭😭

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestu waxay ulajeedaa wadahadalkii ay kaga qaaday khadra Mursal yacni fahanoo markii ugu horay say oo ay Mursal kulmeen oo ay tagtay afrika ayaa sidaas wax u dheceen Mursal marhore maadaama ay jeclayd waxay leedahay hadii aad haysato naag gaari ah oo wiliba kuu dagan oo kuu dhaqmaysa waa igu daad santahay waana ku rabaaye asna xoogaa buu is adkeeyay oo adaa jacaylkale iga raacaybuu leeyahay ugu danbayn naagtii inay kadirto wey KU guulaysatay ha idin galo warkeedu.

    • @ziyaabbe1634
      @ziyaabbe1634 4 ปีที่แล้ว +1

      Sey yusuf wlh wa sidan u fahmay aniga xita

    • @Samsam-o7r
      @Samsam-o7r ปีที่แล้ว

      Waaa San ufahmay markiihore mursalba jeclaa ninbay karacday ayada dib usooo gocaty ooo jeclaatay ❤

  • @hannahaky3466
    @hannahaky3466 4 ปีที่แล้ว +2

    Jaceylkaygi 13 sanno ayan wali rajeynaya in markan tago halkii joogo inan heestan u qaado 😞

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
    @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 ปีที่แล้ว +1

    Naagaha tiktook kusoo arkow maxad heesta ku aragtteen waad I jeclaysisenbe

  • @farixyacabdilaahi7116
    @farixyacabdilaahi7116 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa Igalay warkaagu hodaneey

  • @khadran3285
    @khadran3285 4 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah esh ala hees wayo wa mid jaceyl ana jaceyl idiley qof i og ba udinta asna dide inaw idaweyo saas ay tahay kama shalaye xor uka socde

  • @fariidaabdulkadir9180
    @fariidaabdulkadir9180 4 ปีที่แล้ว

    Maku galay warkeygii ❤👌

  • @RamloRamlo-kw4wf
    @RamloRamlo-kw4wf 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxan arkay heestan oo hodan kalya qadeyso dalmar xaguu kayimid

  • @mohamedmario4511
    @mohamedmario4511 ปีที่แล้ว +1

    2023 still fav song 🎵 😫❤️

  • @casiisaabdirahman7634
    @casiisaabdirahman7634 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax iGADAA Caloosha IXANuuntee😥tuus ayeey iga Hadleysaa😥

  • @tuppemohamed2548
    @tuppemohamed2548 4 ปีที่แล้ว +1

    Good song.
    Cod mcn iyo jawi dagan.

  • @faisal-im5fl
    @faisal-im5fl 4 ปีที่แล้ว +3

    Mursal muuse heestan ha laga qariyo

  • @sacduushabdullah6048
    @sacduushabdullah6048 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlh tan anaaa liigu talagalay
    Tolow abwanku anmuu ila shekeystay

  • @idilyusufapdirahman9116
    @idilyusufapdirahman9116 3 ปีที่แล้ว +1

    Markan gobolka so galay oo aan helay gobtad ku noshay😘anabad moda inay igu sabsanty😭😭😭

  • @yahyehgadeh859
    @yahyehgadeh859 3 ปีที่แล้ว +1

    Heezta kaliYEen ka xiizo dhiciN
    Waan wataa hodan abdirhamn

  • @umuzamira2275
    @umuzamira2275 4 ปีที่แล้ว +1

    Asxbta Kabaray pls Subscribe ii saara mahdsanidiin

    • @umuzamira2275
      @umuzamira2275 4 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAkrpoduction1 waakuu saaray wll

  • @dayaxaxmd2028
    @dayaxaxmd2028 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaaah amarkiis heeesaha jclka iyo romantica iska jclhy lkn xariir malihi yaab gabdhaha kabaqa ame qalbiga kajabshaan cml!

  • @Kenni77
    @Kenni77 4 ปีที่แล้ว +3

    Mohamed Alta may jeedaa
    Wekeedu welee Ma sahlana 🤔🤔

    • @sadiowarsame
      @sadiowarsame 4 ปีที่แล้ว

      😁😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @Durwaa
      @Durwaa 4 ปีที่แล้ว +2

      Way diga rogataa, dalmar yare ayaa xiriir ka dhaxeeyn jiray hada tii yareeyd uu qabay ayaa tariinka laga tuuri rabaa.

  • @zamacadey393
    @zamacadey393 4 ปีที่แล้ว +4

    Malin ayan isleyahay gabolka uu jogo tag wayo sadax sano ayan u samrayay jecelka u qaday asagana uu ii ogen marku ii ogaday oo gushii soo dhowatay ayan goan ka qatay anigoo ku faraxsanen manta marwo ayan ahay hadana jecelkeygii hore marnaba igama baxin xasusihisii jecel kala fogasho kuma ficna manta jecel uguma socdo lkn walalnimo iyo xushmad an u hayo ayan raba ina ku kulanno malin un gesiyow wixi dhacay gafka aniga mahee ada gaabshay axla hees haday qisadeydoo kale kugu dhacday like ii saar

    • @ShukriAbdirahmaanAfjar
      @ShukriAbdirahmaanAfjar 4 ปีที่แล้ว +1

      Yooh ninkaga jeclow sxby nin somali walalnimo wax kama oge yu kuso kufsanin le ninkaga ba sxb laga dhigta nin aa is shukansan jirteen ka saar niyada

    • @nazbz6663
      @nazbz6663 3 ปีที่แล้ว

      @@ShukriAbdirahmaanAfjar sax, wlnimo kma aha ninki hore wali jcshy,

  • @qaalidmaxamed1220
    @qaalidmaxamed1220 4 ปีที่แล้ว

    Wllhi hees murti leh iga dheh wey iga gadan thy heestaan

  • @shaadiyaahmed5541
    @shaadiyaahmed5541 3 ปีที่แล้ว

    geesiyow wixii dhacay adaa gaabshay orodkee gafku aniga ma ahayn😔

  • @rajoonline3712
    @rajoonline3712 6 หลายเดือนก่อน +1

    05/05/2024 xalad kale😢

  • @drsxamdiaxmed8473
    @drsxamdiaxmed8473 3 ปีที่แล้ว

    Heeesta aaany imatalaysaaaa wlhi .
    Hadiii aad guri leedahy iyo
    Gaari kuu dhaqan .
    Ana way igu godantahee ee
    Ma ku galay warkyguuuye .
    Ax ....jcyl .....wqtigaa adag bartae

    • @asmadahabo6472
      @asmadahabo6472 3 ปีที่แล้ว

      Mid naag qaba jcyl ma u qabta

  • @wllashkajr6289
    @wllashkajr6289 4 ปีที่แล้ว

    Wow Nice jop

  • @muwahipgoud7514
    @muwahipgoud7514 2 ปีที่แล้ว

    Noca Keena ama naga dayaa 🥰

  • @MAYJUREZP
    @MAYJUREZP ปีที่แล้ว

    What a song
    What a fananad hodan abdirahman♥️♥️

  • @ridwanhakim1176
    @ridwanhakim1176 2 ปีที่แล้ว

    muddo baddan Kadib
    Adoonkii Alle Ee
    Samirka Badnaa
    Sadkiisi wuu helay 1/Nov/2022

  • @hoodomohamoud9725
    @hoodomohamoud9725 4 ปีที่แล้ว +1

    Way igu socota heestu dadkygiii

  • @ahmedkaafi8504
    @ahmedkaafi8504 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadan Cabdi Rahman heestaan Emey kadaba wadaa lee
    Heestii jaale hadalka iga daa😂😂😂

  • @rowdosharub3350
    @rowdosharub3350 4 ปีที่แล้ว +2

    Hodaney ku jecliyaa

  • @rihaabqurux3990
    @rihaabqurux3990 4 ปีที่แล้ว +3

    Cod iga dheh

  • @najmanadar9453
    @najmanadar9453 3 ปีที่แล้ว +3

    Fav song🥺✋gafku aniga ma aheyn🙃
    Ani xiriir baan leeyhy hada neh mrka hesahn cml dhagesto qofkeyga inu ixumeye ayan modaa😭😭😂😂

    • @ayaanyusuf1921
      @ayaanyusuf1921 3 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi xasuss igelisay anigbaa jcylkaygi wakhtgaa wayaha nakala kaxeyen Lkn weli jaanis haysanaa hadaana kalsonidi hore masolabanayso marnaaa taasaa dhiba 😥😥😥🥲🥲

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestan talow maye Hodan Baye lagu talo galiye hees Badan oo iyad looga Hadaliye hore lagu shireqooliye hees hada kahore ay Qaadiye miyaan kula joogaba

    • @haldoordumar6770
      @haldoordumar6770 4 ปีที่แล้ว

      Riwayad weye heestan hodan maqusayso sodawo somali mussum

  • @khadraaxmed1187
    @khadraaxmed1187 4 ปีที่แล้ว +1

    Hodan abdiraxman iyo dalmar yare ❤💯

  • @abdijabar_said
    @abdijabar_said 3 ปีที่แล้ว

    Hees iyo badh🔥🔥🔥🔥

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
    @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 ปีที่แล้ว

    Heesihiii horaan ku xasuustay sida ay iskaga sug sugayan bayjajka

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maantaba igu horaysa heestan on dhagaysanaya 21/04/2024 wax dhiba majiro lkn only tiktokga ka so arkay wan searching byyyyyy👋👋

  • @garyaqaanfaiza7781
    @garyaqaanfaiza7781 4 ปีที่แล้ว +4

    Wooow hees shidan 🥰🥰🥰

  • @samiirtiitaanimohbiixi8296
    @samiirtiitaanimohbiixi8296 5 หลายเดือนก่อน +3

    Happy 18 may ❤

    • @Amcadalad
      @Amcadalad 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 4 ปีที่แล้ว +1

    HODAN FOR COMMERCIAL PLEASE

  • @farduuscabdi1224
    @farduuscabdi1224 3 ปีที่แล้ว

    adaa gabshay socodkee gafku Aniga ma ahayn 😭😭5:18/5/2/2021 galb jimce😭😭nasiibka wanag noqoy ( ankayga

  • @XamdiDaauud-t5i
    @XamdiDaauud-t5i 5 หลายเดือนก่อน

    Heestan😢

  • @mutazmuhumed146
    @mutazmuhumed146 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤kbxx

  • @abukarbadalgarad8189
    @abukarbadalgarad8189 4 ปีที่แล้ว

    Nice one

  • @ahmedkaafi5295
    @ahmedkaafi5295 4 ปีที่แล้ว +4

    Queen Hodan

  • @hanaahmad8140
    @hanaahmad8140 3 ปีที่แล้ว

    Hodon Apdirahmaan & dalmar yare love you🎉🎉❤❤

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 4 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay ma aan fahmin waxa dhibka iiga imaamayo farta asn wax ku qorayo ma ingiriisigaa ?

  • @filsanmukh4286
    @filsanmukh4286 9 หลายเดือนก่อน

    Maqlay inaad gayaan kle gogol aad u fidise😢

  • @simrandahir8109
    @simrandahir8109 3 ปีที่แล้ว

    Qisadeydi hdan so bandhigo ilinta wax ceshta laweyna gafku aniga maaheyn wixii dhacay ala mxa godob laiga galay

    • @iqranuur6320
      @iqranuur6320 3 ปีที่แล้ว

      Mideyda iney kaa xanun bdn thy laga yaba mida ani igu dhacde mid ka xanun bdn duniba miyey jirtaaa