DEG DEG Ahmed madobe oo culees lagasoo saaray Kenya, Xasan sh oo ciidamo diyaarsaday…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 22

  • @MohamedYoussuf-f1z
    @MohamedYoussuf-f1z 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Suldaanka tv fadlan hadalada xanafta leh joojiya ujeedadiina iyo daanta aad wadatan ha ku dhiibateynina dadka iyo dalka soomaaliyed waayo sida aad wax u wadan ama u dhaqmeysan waxay tahay qaab siyaasadeed ee maaha hab weriyenimo ee joojiya.Soomaaliya hanoolato.💪💪💪💪💪

    • @AichaToulaneh
      @AichaToulaneh 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😊😊ppllpp

  • @gare12
    @gare12 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    adigu wariye war soo gudbiyo maa tahay mise siyaasi mucaarad ah oo rayigiisa ka dhiibanayo ARAGTIDIISA SIDA MADAXWEYNAHA WAX U WADO.

  • @MohamedYoussuf-f1z
    @MohamedYoussuf-f1z 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Fadlan badala qaabkan aad warka u sheegeysan ee siyaasadeysan sida weriyaha u sheega.Ha warto soomaalinimadu.✌️✌️✌️✌️✌️

  • @ibrahimhaji746
    @ibrahimhaji746 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saaxib eedaha kadaa madaxweeynaha dalka, adigeey kuu fiicantahay, xasaan wuu guuleesamaa, meel iiga qor

  • @yusuffarah2173
    @yusuffarah2173 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    suudkii guduudnaa ayaad ku flicked jooji mobile aad taabanayso soo gado skiriin aad ka fiirsa tidd

  • @ahmedogle5384
    @ahmedogle5384 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    How. Far is it true that the troops president visited are all from one clan.

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    war waabeentii dadkuu rabaa laayaa rabaa war askaray isilaaliya

  • @bashiirxuseen1757
    @bashiirxuseen1757 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Madax Wayne xasan waxaw hada ku jiraa jid qarda jeex badan oo halaqyo badan dhax fadhiyaan laakin waa drinking gur guurtay oo ka hormaray bakaylihii orodka badnaay

  • @حليمهسعديهمحمد
    @حليمهسعديهمحمد 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    war.naga.amus

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kenya.culees.saari.meyso.axmed.madoobe.reer.kenyaha.aafssheeveysid.wa.daaarood.waxasocdana.waa.dgaal.aarood.iyo.urur.samaale

  • @hussainabdi5858
    @hussainabdi5858 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa ku sheegay insidaad sheegeysid loo shaqa galinàyo ciidamada waxaad isku soofaynaysa ama isku dirayasa hana ka sheekeyn siyaasada ciidamada

  • @ibrahimhaji746
    @ibrahimhaji746 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warka aad hubin , wuxuu noqonaa isku dir

  • @saciidjicaale351
    @saciidjicaale351 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga yaa kuu sheegay in waxkale ay ku hoos jiraan

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xasan iyo kuwakale eedoonaynwaddamkadhinaan alahaqabto

  • @AbtiUgaas-jx8pu
    @AbtiUgaas-jx8pu 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax walbo hadii aan iin u yeelno maxaa ka so galaa in ad lkn lkn lkn ku hayso

  • @xasannasir8533
    @xasannasir8533 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lakin sual maxay tahay sababta looga adkaan waayay axmed madoobe 14 years

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kuwii adduunka ugusharaf badnaa haramcad. gorgor iyoqaar kale aaway majaddeemacaanyihiin

  • @AliAhmed-qt4iy
    @AliAhmed-qt4iy 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa doonaysaa hasan
    dantiiisa in fuliyo.

  • @gashiredleodombori5499
    @gashiredleodombori5499 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkk war ciidan hawiye loogama baahna kismaayo ee haduu hassan dhiiqo la dagaalamaayo Ethiopia meeshay joogta wuu yaqaanaaye ha aado kolay midnimo soomaaliyeed ma jirtee waxba ha is daalin Atwood qaybsigii wuxuu u qaatay inay wax walbo qaataan hawiye mana soconqyso ciidankii shalay la diyaariyayna hassan dhiiqo ayaa laayay hadana hawiye una baahna magaalooyinkaad sheegayso halka beelna waa hawiye

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale yashuute kuugeeyo