Xasan Sheekh guri uu dhisanayay oo kooxda Alshabaab xoog ku joojisay kaddib Maxaa dhacay?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.ค. 2024
  • เกม

ความคิดเห็น • 106

  • @teatime6853
    @teatime6853 6 วันที่ผ่านมา +3

    Xassan sheikh maxkamad aya lagusaraya erayada udhahayo ciidanka inu laayo xaqmaha Heeg😂baa sugeyso 💪✍️🙏🇸🇴

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 3 วันที่ผ่านมา

    Dirisnimo abgaal baa leh
    Madaxnimo abgal baa leh
    Maal iyo mamul abgal ba leh
    Mogdisho mudulod baa leh
    Hiraabna waa walaala heeyn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 6 วันที่ผ่านมา +6

    Keep up the good work Kabayare, quality Journalism is what Somali People need!

  • @zalmawadani
    @zalmawadani 5 วันที่ผ่านมา

    SubxanalaAh subxanalaAh maboobah

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 วันที่ผ่านมา

    Shacabkii labada dhinacbay kagubteen ilaahow ugargaar Shacabka Xalaasha ah oo Cadaalada doonaayo, amiiin yaarabi

  • @Mustafa-dk1xi
    @Mustafa-dk1xi 6 วันที่ผ่านมา +8

    Aniga ugu horeeya maqaayada

  • @ismailnoor7213
    @ismailnoor7213 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @mohamedawil5785
    @mohamedawil5785 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 4 วันที่ผ่านมา

    Share

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 6 วันที่ผ่านมา

    Wcs Abwan kabayare Warka Nasii❤

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 6 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallaah

  • @Somfox1
    @Somfox1 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheekh Xasan Anbad Somali waa Jiho Wareeriyey! Wax Somali ku Faraxdo laga Waa Xasan!

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 6 วันที่ผ่านมา +1

    Xaaryare Ceelbuur miyuu kadhisanaayay maseer udhimo

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 6 วันที่ผ่านมา +5

    KABAYARE WAXAAD TAHAY WADDANI DHAB AH ODAYGA XASAN SHIIKH WAA SHAKHSI ALSHABAAB LASHAQDYSTA EE MAAHA MADAXWEYNE QARAN

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 6 วันที่ผ่านมา

    Abwaan kabayare hadalkiisu waa xaqiiq

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 6 วันที่ผ่านมา

    Weligay waan aamin sanaa in Xasan Sheikh iyo Alshayaadiin wada shaqayn ka dhexayso ku saabsan weliba in aan dawlad Soomaaliyeed hana qaadin

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 6 วันที่ผ่านมา

    Kuwa ciidamada laguh sheegayo. Ayagah ka walan ,Haddii Xasan shiekh ay dhageysanayan ama rumaynayan hadalkiisa. Waa dad meel qadan ku dhimanaya. Hal eBay oo runa mayaqan.

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 4 วันที่ผ่านมา

    Asc. Wll

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 6 วันที่ผ่านมา

    Yaadagaaya 10ka biyaano. Oo masawirbaa illaahay hakashif o

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 6 วันที่ผ่านมา

    Habo walaaheey waan qoslay

  • @kamata850
    @kamata850 6 วันที่ผ่านมา +1

    kkkkkkk somali an ka dhashay mana qoslin

  • @cabdiwaliaxmednuurcabdale7555
    @cabdiwaliaxmednuurcabdale7555 6 วันที่ผ่านมา

    kkkkkkkkk

  • @nuurmaxamed8632
    @nuurmaxamed8632 6 วันที่ผ่านมา

    Tan waa igu socon weyday.

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 วันที่ผ่านมา

    waxan lah yabanahay nocas kuwah u yahay madaxweyneh kkk ilahay idin dulay waa dowlad moryan iyo mafiyoh u dowladaynaysah somalih Abdulqadir boos bah ugu shekeyah xasan dhul xoreyeh

  • @saedking
    @saedking 6 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 6 วันที่ผ่านมา +1

    War xassan munafaq sidii U xaraam U cunayey qalbada madow kalmad saxa ma sheegayo been munafaq an Alle Ka xishoonayn weeye😮😮😮

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 6 วันที่ผ่านมา

    Hal milyan iyo bar ayuu xasan shiikh ka bixiyey gurigii Shan iyo tobanka biyaano ahaa ee ay ka joojiyeen Al shabaab Marka muxuu u sheegayaa dadka uu ku haystay Al shabaab bay la macaamileen shabaab waxaan leeyahay waa hantidii Laga dhacay umada oo aad wax ku leeyihiin fadlan dhulka waa inaad gurigaasi dhigtaan iyo kuwo badan oo aad og tihiin oo aadan madoobe uu know ka yahay

  • @ubahali2129
    @ubahali2129 6 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤ wacawooyo maalbleeye

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmed 6 วันที่ผ่านมา +6

    Hantidda Dadka baahan ee somaliyeed ayuu guryo ku dhisanayaa kugu gubay ale kaga baryayaaye

    • @DulmiDiid-tj6rz
      @DulmiDiid-tj6rz 6 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 6 วันที่ผ่านมา

    Haye adeerka cali dhere muya ku shegay, wa in tallboy lagaqada

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 6 วันที่ผ่านมา

    Waxaas baa lagu oranayaa waa madaxweyne umadeed?

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 6 วันที่ผ่านมา

    Afka Dadka uma Eka bahal maahe wax kale ku sheegi meysid Af Bulac Bax Qur,aan Iyo been af kuwada Jira Rah Afkiisaad leedahay

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 6 วันที่ผ่านมา +1

    Xaguu kakeenaya lacagatuu ku dhisayo guriga waa hantida umada soomaaliyed meeshasa laleeyehay shabaab baa laga xoreeye kugu dunu xaaran baa ka dhisatee😟

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 6 วันที่ผ่านมา

    anigu markii ciidamada laxasuuqayey ayaan shakiyey waxaanse layaabay hooyooyin wiilashooda askarta ah oo furimaha lagulaayo maalinwalba maxay U aamusanyihiin markuu dembi galo oo laxiro weer cas intey xirtaan ayey jidadka kaqayliyaan mey hada kacaan oo dhahaan kasoo baxa furimaha

  • @cabdulahishiimooy2775
    @cabdulahishiimooy2775 6 วันที่ผ่านมา

    Xaran habeenbaa la qala miyaa?

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 6 วันที่ผ่านมา

    Xasbiyalaah Wanicmal wakiil Illaheyow dalken mooryant damul jadiid ka qabto

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 2 วันที่ผ่านมา

    Xaqu idin qabey
    Walaahi waa Cajiib umada xaqeedii ayaa biyaano laga dhisanayaa olol ka qaada

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 6 วันที่ผ่านมา

    Adiga markas walafhisay miya masalx iyo xasan adon kan cml isko malaynayo waya arag san ceb aye kugo tahy qof kasta aya kufahmayo alah kucafiyo xanon aya kuhayo

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 6 วันที่ผ่านมา

    WAA DOWLAD WADA SHABAB AH UUUUUUUUFFFFFFF DHEEH

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 6 วันที่ผ่านมา

    asc habo niman ragadheh hadii ay ayaxbaan lagajoojiyey madharge

    • @Maria28832
      @Maria28832 6 วันที่ผ่านมา

      Tuugo faqash beenale tihiin kir naya tuugo

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waxkasta oo Xasan lagu sheego waa rumaysanayaa sababtoo ah intaan ku aragnay baa yaab noogu filan.Alashabaabna kii ugu waynaa kuwii lagu xamanayeyey markuu cadaalada udhiibay kuwona madaxkawada dhigay hakaas suaal umabaahna ee warku waacadyahay. Aloow adaan kugu dacwaynay ee Soomaali kaqabo.

  • @MustafaAli-nk2py
    @MustafaAli-nk2py 6 วันที่ผ่านมา

    maslaxoow nimanka sii waxeey rabnaa😂😂 ar xassan sheekh tuugo nimadii fuleey nimuu ku darsaday 😂

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 6 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 6 วันที่ผ่านมา

    Waxa layable 😂😂😂

  • @omarmaxud3211
    @omarmaxud3211 6 วันที่ผ่านมา

    Dadka masaakiinta ah maxaa loogu dhibayey Alshabaab bay lacag siiyaan,

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 6 วันที่ผ่านมา

    Waxan ma riyoonayaa nacaskan

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 6 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan meed qufte tuuga 70jir aqibolehen cidla.xisabtanta ayu wayey sida keyna lo bananbaxay xamar.ha uso baxan iskaqabta shabab.dila dameerka

  • @Somfox1
    @Somfox1 6 วันที่ผ่านมา

    Hantiboobis Xasan Sheekh waxa iiga sii Daran..Xasan siduu u yimi beelihii Somaliyeed baa is dilaya, sida Dir iyo Sheekhaal Sacad iyo Leelkase, Dir iyo Mareexaan..Anigu waan la yaabay Sida uuna dan uga lagayn Xasan sheekh dhiiga Umada Somaliyeed ee daadanaya!

  • @hajibarreofficial6482
    @hajibarreofficial6482 6 วันที่ผ่านมา

    Abdirazak kabayare Sxb ka So hadal dagaalka. JABUUTI IYO SOMALILAND..waxaaan Maqlay in Xasan sheekh isku diray oo eey Jabuuti jabhad so hubeeyneyso oo Borama qabsato

  • @bby6
    @bby6 6 วันที่ผ่านมา

    Abwan Hassan munaafaq wu fashilmay dowlad ma hogaamin karo

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 6 วันที่ผ่านมา +3

    Hadalkaa hadii uu runyahay shakigi ahaa inay Xassan iyo Shabaab xiriir leeyihiin ayaa cadaaday.

  • @saalahmahamoud8455
    @saalahmahamoud8455 6 วันที่ผ่านมา +3

    @Abwaan Kabayar ku soco😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @asheekh15
    @asheekh15 6 วันที่ผ่านมา

    Markaan arko isagoo tuute gashaday waxaan unaxaa si aad iyo aad ah waayo waxaan hubaa inuu askartii wixiikahadhay alshabaab lalayndoono oo meel uguxerayndoono

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheikh waa nin Dantiisa qaaska ah wata yaan la isku wareerin 😂

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 6 วันที่ผ่านมา

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah oo bad iyo beriba xaraashey hadana Qabuurihii ka baxsan Wayeen baa dalkeenii hooyo diirtey ee Isaga iyo kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 6 วันที่ผ่านมา

    Maxuu umada beenta ugu sheega askarta iyo shacabka somaaliyed waa munaafaq alle kabaqimaayo

  • @user-qg2ec3jw6o
    @user-qg2ec3jw6o 6 วันที่ผ่านมา

    Abti xasan wax dhaama la waay doorashada 2026 da xasan baa kuleh

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 6 วันที่ผ่านมา

      Muxuu qabtay qofkan maalinba maalinta kadambaysa aad la’yaabayso dhaqan xumadiisa?
      Ilaahay kan umadda kumasoo celiyo.

  • @ahmed-jm6di
    @ahmed-jm6di 6 วันที่ผ่านมา +1

    War Been ah yuu u'egyahay! Sababtoo ah suuragal ma aha in uu lacag canshuur ah la siiyo As, haddiiba uu leeyahay kkkk

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 6 วันที่ผ่านมา

    Abti kabayare awaalba Xasan Sh. Wuxuu ahaa Munaafaq aan Diini xirin dantiisa Mooye wanna ku sifeysan ayaada aad xuheysatay.

  • @abdirashidali3321
    @abdirashidali3321 6 วันที่ผ่านมา

    Munaafaqa soo adigamatihid hadaökaada beenta iyo quraafaatka

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 6 วันที่ผ่านมา +1

      axax hiidka miyaa kugaadhay markii runta lashergay iska adkaayso

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo waa munaafaq

  • @user-th1jp6vw3h
    @user-th1jp6vw3h 5 วันที่ผ่านมา

    (( WAXA. LA. YAB. AH. XASAN. DHIIQO. MEEL. ALBA. WAA. FASHIL. CEEB. IYO. HOOG. WAX. WALBA. ALLE. BAA. KASHIFAYA. WAR. ADUUNYO. INAY. WAXBA. AHAYN. MA. OGA. MIYAA. (( ALI. MAHDI. SATII. UGU. DHEERYD. INUU. DAQIIQADO. KAGA. TAGAY. MA. XASUUSTO. MAGARTO. MIYAA ((( IN. XAARAAN. IYO. XASUUQ. XAQ. DARO. IN. LAGU. JABO. ARAGAA. NACTAR. QAAINUL. WADAN. YAAHUU

  • @user-le3ki9dp5f
    @user-le3ki9dp5f 6 วันที่ผ่านมา

    Nimbaa wuxuu dhahay:
    Qobyo ninkeeda ayaa dhamaystira

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 6 วันที่ผ่านมา

    Dal xoreeyo kkk

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 6 วันที่ผ่านมา

    Guriga badbaado doofaar miyaa la dajinayaa mise qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah?

  • @abidirizakalikeja
    @abidirizakalikeja 6 วันที่ผ่านมา

    Kabayare waa shabaab wuxuu diidan yahay in la xureeyo ceelbuur iyo galhareere

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 6 วันที่ผ่านมา

    Mooryaan xasan xaraash qaran baqti u sajuude Asaaba shabaab ah Ciidanka qaranka shirqool buu ku dhameeyay

  • @user-ru6po6sg6q
    @user-ru6po6sg6q 6 วันที่ผ่านมา

    Murusade ayaa rabo iskama dhahdidoo ar kan sac sac waaye whi

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 6 วันที่ผ่านมา

    Habo scw❤❤wiilkeeyga abdirisaaq kabayare

  • @user-ds5mk7zg9n
    @user-ds5mk7zg9n 5 วันที่ผ่านมา

    Xasan warkiisu meel looraaco maleh waaqof jahajahays munaafiqiinta ilaahay aayada ku sheega madhaamo waana cuqubo wadanka loosoodiray

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 6 วันที่ผ่านมา

    Shabaab wax ay xoog ku joojin karto ma leh ee orod oo dhulkaaga ka soo xorayso intaad dad dhulkooda ka sifaynayo cadoowga ku mashquulaysid.
    77 adeeradaa ah ayay xabsi ku uruuriyeen Khawaarijta naf la caariga ah ee ka soo hadal. Nin abeeso koriyoow adigaa u aayi waa waxa ku dhacay ibliis Cali dheere ahaa.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 6 วันที่ผ่านมา

      Dameertiii abgaal😂

  • @AhmedMohamed-uf9bx
    @AhmedMohamed-uf9bx 6 วันที่ผ่านมา

    Waa been hadalkaas😂

  • @AhmedMohamed-uf9bx
    @AhmedMohamed-uf9bx 6 วันที่ผ่านมา

    Arin sir ah hadeey tahay sidee ku ogaatay adiga ileen sirtu mudo kadib ayeey soo ifbaxdaaye

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 6 วันที่ผ่านมา

    xasan io hw oodhan waa wada alshabaab! Nimaan alshabaab soo marin kumajiro! dhulka abgaal alshabaab baa haysato

  • @user-th1jp6vw3h
    @user-th1jp6vw3h 5 วันที่ผ่านมา

    ((( WAR. XASAN. WA. QAAINUL. WADAN. DAD. IYO. DAL. XASUUQAY. BAABIIYAY. CIIDAMADII. QARANKA. WAX. UU. DHAAFAY. MA. JIRTO. WAA. FIIQDAY. HANTIDII IYO. DADKIIBA. ALLE. DHAQSO. HA. U. DHAAFIYO. ((( WAA. DAMBIILE. DIIDAN. IN. QARAN. IO NIDAAM. NABAD. LA. HELO. ((( WAAYO. SHARCIGA. AYUU. KA. BAQAYAA. IN. LUGU. QAADO. DULMIGII. UU. GAYSTAY. (( WAX. FAHMA. SOMALIYIYAY

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmed 6 วันที่ผ่านมา +4

    Walaal Hassan isagaa alshabab ah wuxuuna rabaa in uu askarta laayo

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 6 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo maa meesha jooga beenlow

  • @MACALINKALugeya
    @MACALINKALugeya 4 วันที่ผ่านมา

    Isagaba hantidii shacabka ayu bobaya wain lagaqada bada xassan tuug

  • @AhmedMohamed-uf9bx
    @AhmedMohamed-uf9bx 6 วันที่ผ่านมา +1

    Adigaaba umuuqdo qof afka shabaab kuhadlayo

  • @mikelmads
    @mikelmads 6 วันที่ผ่านมา

    Waa been

  • @Maria28832
    @Maria28832 6 วันที่ผ่านมา

    WARYA KABAYARE BEENTA HAMBO FAQASH KU SOO DHIIBEEN JOOJI XASAN SOMALIA ASAGA XUKUMA XOR WEYAAN SHABAAB WAA LA BAABIYEY MEEL KASTA KAMARA KU DHAGAN WAA LA QABAN DIL LAGU XUKUMI TUUGADA MARKA KIR BEENALE FAQASH

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 6 วันที่ผ่านมา

    XASAN MUNAAFAQ MARKUU QABRIYADA FAGANAYEY EE UU CANSHUURAYEY LAFAHA REER AAQIRAADKA MAXEY UGA CELIN WAAYEEN DANTOODA AYEY KA DHEX ARKEEN GURIGAAS EE CIDNA UMEY DANEYNEEN

  • @allaahiali8536
    @allaahiali8536 3 วันที่ผ่านมา

    Guryaha meela jamka ah habeenkii ayaa la shubaa tan kale Eng ayaa labedelaayaa lakin Adiga dacan Qaxoti ayaad meel ku tahay fayuuskaa meelqadan ka galay

  • @bby6
    @bby6 6 วันที่ผ่านมา

    Hassan dhiqo wa khiyaali ku nool brother

    • @user-jk4xo5yz4l
      @user-jk4xo5yz4l 6 วันที่ผ่านมา +1

      Waxa qiyaaliga ku nool iyo been waa adinka ihaano xan subax kasta u soo fariiso Hassan inaad wax ka sheegto ,Alla nasiib badanaa Hassan ,qaaqlayaasha meeqa dambi ayey ka saarsanayaan ,daldasha dambiga Hassan oo dhaqdhaqa asagoon dambi lahayn ayuu Alle hor tagaa .idinkana dambigiisii idinkoo xambaarsan ayaa tageysiin .

    • @bby6
      @bby6 6 วันที่ผ่านมา

      @@user-jk4xo5yz4l doqon dhoohan o caqli yar o runta naceb wa adi iyo aderka qabuure faagte damiir lawe amus xayawan bad tahay stupid

  • @user-ru6po6sg6q
    @user-ru6po6sg6q 6 วันที่ผ่านมา

    Kuwaas miyaa keentay hadana walee beentaada heerkaas miyeey gaartay

  • @user-co3rr1jr7v
    @user-co3rr1jr7v 6 วันที่ผ่านมา

    xasan gurguurte xasan dhurwaa waa munaafaq mujrim dhagar qabaha koobaad ee argagixisada la shaqeeyaana waa isaga xasan gurguurte xasan dhurwaa waa dhagar qabaha koobaad ee ciidamadii somaliya iyo hubkoogii u loogay argagixisada xasan gurguurte xasan dhurwaa markuu doonayo inuu ciidamada iyo saraakiishooda iyo hubkooga u loogo argagixisada wuxu xidhaa tuutaha ciidamada wuxuna tegaa
    ( 1 shabeelada dhexe oo ayku xoogan yihiin argagixisada beeshooda ahi ( 2 maamulka galmudug oo ayku xoogan yihiin argagixisada hiraab 😡😡😡 wuxuna iclaamiyaa dagaal argagixisada lalagelayo oo been iyo khiyaamo ah oo mujrim xasan gurguurte iyo mujrim tiktok madaxaa nafuran ay ku halaagi rabaan ciidamada XOOGGA somaliya OKI

  • @Hurusocod
    @Hurusocod 6 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk.
    Adeeroow dacaayad armay ,kaa tahay, walow aanan been kaaga baran.
    Kkkk , Odaygii isbaaro maa loo dhigay

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 6 วันที่ผ่านมา

      Isbaarada iyo boobkaba isagaa laga bartay. Odaygan xataa asxaabul qubuurkii kabaxsan waayey. Soomaalidu waxay tiraahdaa laga barayba laga badi.

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 6 วันที่ผ่านมา

    Ninkan xasan shek u ku washay

  • @user-fy1qe2ff5e
    @user-fy1qe2ff5e 4 วันที่ผ่านมา

    Beenaale weyne. Naca' allah kugu yaala

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan dal xaraashe 👎👎👎👎

  • @HaajiHassan-te9re
    @HaajiHassan-te9re 6 วันที่ผ่านมา

    Odeygu hadii uu guri kadhisto runtii wax luguma sheegi karo waayo

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 6 วันที่ผ่านมา

    Dhilaa ku dhashay laangaab

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 6 วันที่ผ่านมา

      Maxaad hooyadii ucayday oo afkaaga dheer ugeeyey? Hooyo kuma dhalin miyaa maxaadse kucayday? adeer wixii jira waa lasheegayaa haday xanuun kugu tahayna waa yeelkadaa.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 6 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 6 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂