Cabdi Curiye iyo Shukri Ladan - MA SIRTAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2020
  • Cabdi Curiye iyo Shukri Ladan MA SIRTAA enjoy & share and like
  • เพลง

ความคิดเห็น • 229

  • @mukhtarabdihassan7841
    @mukhtarabdihassan7841 4 ปีที่แล้ว +28

    TEAM CABDI CURIYE 👊
    Haataf Digital studios🙏🙏🙏

  • @bulshawimohamed1765
    @bulshawimohamed1765 4 ปีที่แล้ว +9

    Cabdi curiye legend maalin walba fanaanad cusub ayuu soo saaraaa
    Ama soo caan bixiyaaa
    Horay u soco ayaan ku leeyahay

  • @abdizamethomer1477
    @abdizamethomer1477 4 ปีที่แล้ว +14

    *Haataf digital Studios* heesaha qurbaha ugu shidan isaga soo galiya
    Inta igu raacsan like

    • @abdizamethomer1477
      @abdizamethomer1477 4 ปีที่แล้ว

      @mohamed apipokor finland goormee iigu imanee neo

  • @NaeemaBrink
    @NaeemaBrink 4 ปีที่แล้ว +8

    Haadba haad kici
    The one and onlly legend Cabdi curiye and the Queen Shukri Ladan eeaash calaa hees:)
    And the mastermind walalkay Haataf cabdi hore u soco video amazing ah💝💝💝💝💝

  • @dhoolali7869
    @dhoolali7869 4 ปีที่แล้ว +20

    Heestan dadka ay kahadleysoow like isaara 😭

  • @bukhaari1345
    @bukhaari1345 4 ปีที่แล้ว +11

    Haataf abdi abti muuqaladan quruxda badan waa kuwo horey lagaga bartay keep going 🤴🙏

  • @waarikoz2638
    @waarikoz2638 4 ปีที่แล้ว +61

    Cabdi curiye intee hees shidan ku yaqaanay Like Sara

  • @aftaxkaraamahofficial2940
    @aftaxkaraamahofficial2940 4 ปีที่แล้ว +17

    HADAAD JECESHAHY KUBADA CAGTA II CIMAMAD WLL 😍
    HATAF IZ BACK

  • @ahmeddarajo5873
    @ahmeddarajo5873 4 ปีที่แล้ว +9

    Haatuf studio is back 👑❣
    Legend cabdi curiye and Shukrii

  • @mohameddeeq5629
    @mohameddeeq5629 4 ปีที่แล้ว +5

    Waynakaa heestii aan wada sugaynay shukri ladan iyo cabdi curiye haatuf legend top hambalyo 🙏🙏

  • @sagalb9780
    @sagalb9780 4 ปีที่แล้ว +2

    Fanaanka markii an codkiisa maqalay wax ahyd 2017 wali wan dhagaysdaa codkiisu waga dhex baxaacabdi curiye waxn kusii jecelahy inay idil barkhad ama tufaax daraji la heesan 💪💖💕❤💚💛💜👄👄

  • @onemorelove3667
    @onemorelove3667 4 ปีที่แล้ว +12

    First ayaan ahay inta quraanka jecel like ta dhac ku sii✌✌✌

  • @Najwadro915
    @Najwadro915 4 ปีที่แล้ว +2

    Wooooow heestaan in badan sugayey caadi maaha hadal waa deysay haatuf and all of you guys thanku so much an it’s amazing song hadalad sar beebta ah si yar mowgu sheegta ma subaa salaxad my legend cabdi Curiye 😘🌹

  • @sadaqseygaofficial2662
    @sadaqseygaofficial2662 4 ปีที่แล้ว +9

    Cadi mahan abdi curiye good job iyo haatif well done

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 4 ปีที่แล้ว +17

    Qosol Waynaa 😂😂Cabdi Curiye imikana Ma Waxaad Hees Noga dhigtay Ma suubaxsalaxdaa Suna Ma ulaqdaa Sariiirtana Ma Gudataa Waajibkii Ku saarnaa 😂😂

    • @ayaanmohamedaadan4964
      @ayaanmohamedaadan4964 4 ปีที่แล้ว +2

      ilahay Somali waxa ka soo socda bal hala zugo yaaaa sariirtana aaaa sun lagu siiiiiiii

    • @ayanosman8097
      @ayanosman8097 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaanmohamedaadan4964 dad badan ba sida heestan u nool

    • @user-rj8qb2np6e
      @user-rj8qb2np6e 4 ปีที่แล้ว

      i don't CarE kkkkkkkkk dhulka

  • @zaki-vlogs5112
    @zaki-vlogs5112 4 ปีที่แล้ว +5

    Haataf Abdi you are premium in Somali editors

  • @ismailali897
    @ismailali897 4 ปีที่แล้ว +7

    First viewer ana haysta hestan... like👍

  • @Kmn3214
    @Kmn3214 4 ปีที่แล้ว +6

    Geeridu waa xaq laakiin inta jecel in Somalia ilahay dhibka inooka saaro like wll dareen isu yeela

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 4 ปีที่แล้ว +5

    Curiye ninka kaliye hesahisa iigu baxdo 😘

  • @ifrahabdihayaan
    @ifrahabdihayaan 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilaa 10 jeer dhagaysiga heestaan waa kusoocelcedhashaday 🙏🙏👍👍

  • @muunonuur6070
    @muunonuur6070 4 ปีที่แล้ว +2

    Anaa u horeyo

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc cabdi iyo shugri waan idin salaamayaa mar hore mar labaad nice song nice music thanks cabdi iyo shugri best Yusuf jama UK Birmingham

  • @khalitmoustafe1626
    @khalitmoustafe1626 ปีที่แล้ว

    Adoo seegay aayaha ma saadaalisaa nolol qayrkaa ku sugan yahay ileen waad siloontee👌

  • @hasankaafitupe4903
    @hasankaafitupe4903 4 ปีที่แล้ว +5

    Hada ma ana uhoreeya
    Car like Ta ila Dhaafa😄😄👏

  • @cabdallachannel5537
    @cabdallachannel5537 4 ปีที่แล้ว +8

    hees shidan inta ila aragte like iisara

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi xasan sheekha mumina abwan abwan dhalay abihii baa wabari abuuraya mmmmmm

  • @nasir105
    @nasir105 4 ปีที่แล้ว +3

    Team Simbaarmy idin maaa!? Hatuf gulled aan rabaa Abti 🥺🥺🙏🏽🙏🏽

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaaah waaaaah waaaaaaah caaadi maahin heeeees iyo bar ❤️❤️❤️😘😘😘😘hadala sarbeebta siyar ma igu sheegta😭😭😭😭

  • @ruuzidaimond7097
    @ruuzidaimond7097 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa iskeenay bal like ugu booba

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 ปีที่แล้ว +4

    Curiye l love his Voice ❤❤❤❤❤❤❤❤❤and style ❤🌻❤🌻🌻

  • @kaysealpa8953
    @kaysealpa8953 4 ปีที่แล้ว +8

    Haatuf studio waa istudio oo editkisa fadhiyo yaa igu haysta

  • @kaftanqurux9919
    @kaftanqurux9919 4 ปีที่แล้ว +2

    Wax kale wye blhi heestan wnku aaminsanhy abwan cabdi curiye

  • @FAAD21
    @FAAD21 4 ปีที่แล้ว +4

    Cabdi curiye master unstoppable🔥👏👏👏

    • @munaaidid6551
      @munaaidid6551 2 ปีที่แล้ว

      Heestanwanjeclahy❤️❤️❤️

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 4 ปีที่แล้ว +4

    Hhh cabdi curiye ma taasa keentay😂😂sariirtana ma gudataa waajibkii ku saarnaa hees iyo bar😂😂2020 lamarayaa horaa loo soconayaa😂

  • @amrilabdirizack9378
    @amrilabdirizack9378 4 ปีที่แล้ว +1

    Hataaf iz back woooooow wankugu fanna walal

    • @sahrocabdi7447
      @sahrocabdi7447 4 ปีที่แล้ว

      Heestan waxay kahad leysa niman ka naga hooda khyamaya oo iyado raliya u ah mid kale hoosta kawadataa

  • @Queenfartunchannel
    @Queenfartunchannel 4 ปีที่แล้ว +1

    Best song ever 2020

  • @yarabbi5472
    @yarabbi5472 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 sariirta ma gudataa wajibkii na saarnaa aniga yessss

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 4 ปีที่แล้ว

      Albakri laapslaax subscribe isar

    • @yarabbi5472
      @yarabbi5472 4 ปีที่แล้ว

      Oky bro

    • @yarabbi5472
      @yarabbi5472 4 ปีที่แล้ว

      Lkin 742 bad mrysaye
      Hlka aniga an ka maryo 3 hhhhh

  • @israacpress8527
    @israacpress8527 4 ปีที่แล้ว +3

    Inta quraNka jecel like iZar plz

  • @yaskamoha8374
    @yaskamoha8374 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah horen u soco my queen shukri ladan ❤️❤️❤️❤️

  • @enahussein6286
    @enahussein6286 4 ปีที่แล้ว +2

    anaa u horeeyah maantah

  • @suleiman6408
    @suleiman6408 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa dhacdo soomali badan haysato.
    Sunta ha leysu walaaqo adeer..

  • @maxamedcabdiismaciil6307
    @maxamedcabdiismaciil6307 4 ปีที่แล้ว +2

    The first

  • @bleromouna2478
    @bleromouna2478 4 ปีที่แล้ว +1

    I love cabdi cuuriye wowwwww love voice

  • @ahmedhusseinabdullahi5336
    @ahmedhusseinabdullahi5336 2 ปีที่แล้ว

    NIN KAN WA ANOTHER LEVEL 🙄🙄🙄😎

  • @libaaxadaleertajiifta7125
    @libaaxadaleertajiifta7125 4 ปีที่แล้ว +1

    Haataf abdi ruux so saaro video qurux badan gacantada Allahku barakeeyo legend

  • @abdirhimabdullahi8821
    @abdirhimabdullahi8821 4 ปีที่แล้ว

    Waa waxjira allah yacizak❤👏cabdi curiye legend

  • @abdifatahmohmettismail6630
    @abdifatahmohmettismail6630 4 ปีที่แล้ว +3

    Legend haatuf abdi 💯

  • @pashiproduction1634
    @pashiproduction1634 4 ปีที่แล้ว +1

    Sarirtana ma gudata wajibki kusarnaa 😂😂😂😂😂haaa o haaa haaaaaaaa from Mogadishu got talent garsore

  • @anfadaimond9963
    @anfadaimond9963 4 ปีที่แล้ว +1

    fananka kaliya en tageero nolow adeero qli

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 4 ปีที่แล้ว

    Waaw fanaan ina abwaan sayid qaliifaha 2020 ka

  • @shidedhabarjilicalice1996
    @shidedhabarjilicalice1996 4 ปีที่แล้ว +2

    Ok cabdi curiye waa funny stele

  • @feasalhanad1094
    @feasalhanad1094 4 ปีที่แล้ว +1

    Haatuf is back keep going brother

  • @yaskamoha8374
    @yaskamoha8374 4 ปีที่แล้ว

    My fanaanda qaliya cod dahbihaya ❤️❤️❤️❤️

  • @ayanomar1596
    @ayanomar1596 4 ปีที่แล้ว +1

    👍🏽👌🏽👌🏽hees iga dheh

  • @yaskamoha8374
    @yaskamoha8374 4 ปีที่แล้ว

    My queen Shukri ladan fananaad qaali ah hore uu soco

  • @abwaankaynaanofficial6321
    @abwaankaynaanofficial6321 4 ปีที่แล้ว +4

    Inta gudata zariirta waajipkeda like zaar🤣

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 ปีที่แล้ว +2

    Aaryaahe Haataf Aar Anigu gacanbaan kuu taagay
    Cabdi Curiye waa reer waqooyi wllaahi waan garanaayey inaan sidaas uheesi karib 😅😅

  • @mohmedali4948
    @mohmedali4948 4 ปีที่แล้ว

    Qofka 2020 fanan noqonaya waa cajiib, inadery maad iska nasatid xili aad hestid ma joogtide 😁

  • @amalmiisaan659
    @amalmiisaan659 4 ปีที่แล้ว +1

    Horta cabdi curiye ma gabadhaha cusub naa baraa yaabnee🤔🤔🤔

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi curiye heesihii ma su'aalo ayay noqdeen imika

  • @sumayafaraxsumayafarax932
    @sumayafaraxsumayafarax932 4 ปีที่แล้ว +2

    Sariirtana ma gudataa inta fahantay fahantay😂😂😂

  • @wafaaqalanjoskincare406
    @wafaaqalanjoskincare406 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin jeclahey heesihiisa

  • @ritaajcali4914
    @ritaajcali4914 4 ปีที่แล้ว

    War ninkan waa fanan wlhi 😘

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 4 ปีที่แล้ว

    Hestan cadi ma’ah woow cajib

  • @abdallamohamed9414
    @abdallamohamed9414 4 ปีที่แล้ว

    cabdi curiye qof shaqsiyad leh waaye

  • @sameraahmad7480
    @sameraahmad7480 4 ปีที่แล้ว +4

    Somalida meesha xun bey wax ka fiirinayaan Heesto macno Weyn ayey leedahy Fahma Yakhey 😂😂

  • @umalkhairabdirashid2575
    @umalkhairabdirashid2575 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah habaday shukri ladan

  • @ayanosman8097
    @ayanosman8097 4 ปีที่แล้ว

    Woow wax ba ka dhacdey suna mow walaqdaa intaasan kuheysta

  • @mohamedahmedjahwareer2037
    @mohamedahmedjahwareer2037 4 ปีที่แล้ว

    Odeygan caadi maaha waa naga soo daahg xili horey ahyx inuu soo baxo

  • @asmiinaqueen985
    @asmiinaqueen985 4 ปีที่แล้ว

    Hadalada sarbeebta si yar ma ugu sheegta ma suubasalaaxda suna maw walaaqdaa sariirtana ma gudataa waajibkii ku saarna😎

  • @umuamiin4954
    @umuamiin4954 4 ปีที่แล้ว +1

    Yac yac xerthy sariirta an maqlay🙊

  • @edebsanofficiall446
    @edebsanofficiall446 4 ปีที่แล้ว +2

    Heesta music aya ka nacas ah erayada ma ficna lkn hadii music macan heli lahaayen waba la dhagaysan laha

  • @abdirazak2399
    @abdirazak2399 4 ปีที่แล้ว +1

    Legend Cabdi curiye wax kale

  • @fankalove6513
    @fankalove6513 4 ปีที่แล้ว

    Taageera u ahay abdi curiye noolow

  • @sumayocabdirisaq2513
    @sumayocabdirisaq2513 3 ปีที่แล้ว

    Hestan wxeey kahadleesaa runti qosaska qaar dhaqankooda

  • @yasiinmarcosrojo2226
    @yasiinmarcosrojo2226 4 ปีที่แล้ว

    Wwwwww heesta 2020

  • @nasraxilwaanimahamed3151
    @nasraxilwaanimahamed3151 4 ปีที่แล้ว

    Wajibki sarirta ma gudataa ku yeh 🤣🤣🤣🤣😍

  • @sydband8956
    @sydband8956 4 ปีที่แล้ว +3

    Somali Hanolato💘👌

  • @madeeyjalaatete5059
    @madeeyjalaatete5059 4 ปีที่แล้ว

    maxha allaah axsan hees iska dhdh

  • @suuqsoco
    @suuqsoco 4 ปีที่แล้ว +1

    Haataf waa Studio Hesaaha uu duubo Badanaa ay dhaafaan 2M views lkn beryahan wuu ka gaabiyey

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 ปีที่แล้ว

    Inta #DHEGEYSIGA👂👂👂iyo #DAAWASHADA 👀👁HESSAHA Iska dsynaysa #2020 ☝️☝️☝️farta taag

  • @aaminofaarax4761
    @aaminofaarax4761 4 ปีที่แล้ว +2

    😍😍😍

  • @world4414
    @world4414 4 ปีที่แล้ว

    Haatuf digital studio melwalba ka dhameystiran ma favor studio

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +2

    Team sariirta ma gudayaaL...
    CiqaB adaG baa lagu soo rogaY...🤣
    Gabadhu xalima gobad bay si ugu soo eegtahay....🤣🤣

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 4 ปีที่แล้ว +2

    Heeetan caadi ma ahan

  • @mahadabdo5451
    @mahadabdo5451 3 ปีที่แล้ว

    Nice song curiye

  • @fahimaahmed7220
    @fahimaahmed7220 4 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhh waryaa ina xasan sh muumin mad na waali rabtaa sariirtan la isku dul sumanayo mxad ka wadaa😂😂😂😂😂

    • @hibobuuuuro2351
      @hibobuuuuro2351 4 ปีที่แล้ว

      Nolosha qosaska somaaliyeed oo sax buu sax buu sheegY

  • @sanaagvlogs8382
    @sanaagvlogs8382 4 ปีที่แล้ว

    Sariirtana ma gudataa wajibki ku saarnaa😂😂😂2020

  • @shucaybofficial
    @shucaybofficial 4 ปีที่แล้ว +1

    Sariirtana ma gudata wajibki ku saarna😅😅👇❤

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 4 ปีที่แล้ว

    Sariirtana ma gudataa waajibke ku saarnaa wax kale heesta.😎😎😎

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden4675 4 ปีที่แล้ว

    Hees shidan iga dheh, gabdha ayaan side’s keda ahey

  • @qayaash93
    @qayaash93 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk hees waalan wixii larabaa iminka lagu heesaa sariirtana magudataa ayaa hees nalooka dhigayaa

  • @sapnaabbe4394
    @sapnaabbe4394 4 ปีที่แล้ว

    Www wey shidan thay runtii
    Horey usocda arawelo away yaqey 🙄😁🧐

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 ปีที่แล้ว

    Dayra badan doonta wada jirki raxo laga waa rafada mooye🙉☝👌👏🔝😂

  • @khalidyusuf1467
    @khalidyusuf1467 4 ปีที่แล้ว +2

    Haatuf studio dad nool

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 4 ปีที่แล้ว +2

    Innta afsoomaaliga ka araden ha dhegeystaan faladagen iyo balbalaarka
    Heesta waxay ka hadleysaa laba calafku isku waayo oo aan isku qanacsaneyn
    Ee saas u fahma

  • @ismaciilxussen8736
    @ismaciilxussen8736 4 ปีที่แล้ว +2

    Aqiyareey icimaamada

  • @hamdidjama6536
    @hamdidjama6536 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi curiye eesh calaa hees

  • @maxamedcali7860
    @maxamedcali7860 4 ปีที่แล้ว +1

    💞💞💞💞🎤🎤🎤

  • @cabdifataaxalcasiisicabdif2029
    @cabdifataaxalcasiisicabdif2029 4 ปีที่แล้ว

    Sariiiraa