FARXIYA FISKA ft ISKALAAJI - WADDAANTII KALGACAYLKA 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
    You Can Contact us for all Your inquiries.
    Email: Abdirahmansomali@hotmail.com
    FARXIYA FISKA ft ISKALAAJI
    WADDAANTII KALGACAYLKA 2020
    Ereyada : ABDIRASHIID DHAGAJILIC
    Music by : BASHIIR HANUUNIYE
    Laxan kii : USTAAD ISKALAAJI i
    Camera + Editing : ABDIRAHMAN SOMALI
    Lighting : ABDIRAHMAN DA’US
    Special Thanks
    Candinuur jaas
    Cabdihakiim farayare
    Sir maxamoud
    Farxiya qardho
    Shugri Jaamac
    Amran
    Warsan
    Aamino Ciise
    Khaalid greenford
    Xaawa Ciise
    Yaasiin wacay
    Amaal maalinguur
    Umulkheyr
    Farxiya Cali Daahir
    Faadumo m yare
    Cadar
    Iimaan daamay
    Mawliid
    Mako
    Kuus
    Zak maxamud cabdirahmaan
    Nimca Dareen
    Farxiya Fiska
    Hani uk
    Kiin jaamac
    Hanad cumar Alteso
    More info About Somali Production.
    / somaliproduction
    / abdirahmansomali
    / abdirahmansomali
    plus.google.co...
    / reallysomali
    Copyright Protected @ Somali production
    #Subscribe #Somaliproduction

ความคิดเห็น • 758

  • @osmaanhajiwardheereosmaan9158
    @osmaanhajiwardheereosmaan9158 4 ปีที่แล้ว +15

    Boqorada codka
    Fiska inaba caadi ma ahan
    Gabadhan
    Waan iska jeclahay
    Viva wllo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️💗💘♥️💗💘

  • @hayatyusuf5806
    @hayatyusuf5806 4 ปีที่แล้ว +28

    Boqorka Codka Iskalaaji the one and only legend Iskalaaji. 👑🙏🙌👏👌👍🔥💖💯

  • @asadkariye2414
    @asadkariye2414 4 ปีที่แล้ว +16

    Labada fanaan ee kaliya ee fanka ka taageero iskalaaji iyo fiska ❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑 aragtidiina waa i farxad ❤️❤️❤️❤️

  • @ApdyOmar53
    @ApdyOmar53 2 ปีที่แล้ว +7

    Heeestan meel bey itaabatay markaan dhageystay
    Iskalaji iyo farxiya fiska waa legend 💯❤️💋👑

  • @malyuunmaanka7393
    @malyuunmaanka7393 4 ปีที่แล้ว +8

    hees la iskugu tagy weye
    laba fanan oo la gari karin 😍😙
    ereyada abwaan aan la gari larin maskaxdisa😍
    music 💪❤
    muqaaal quruxbadan😍😍😍😍

  • @hamseahmedabdilahi1597
    @hamseahmedabdilahi1597 4 ปีที่แล้ว +10

    Gabadh kasta oo somaliyeed Hagoogta weey ku quruxsan tahay sida Fiska❤️🌹

  • @qamardiesow3495
    @qamardiesow3495 4 ปีที่แล้ว +25

    Labo legends markey is helaan waa sidan. They produce magic. Finally you guys collaborated 🎉🎉🎉. Heestan waad ku fara yareesaten. Mansha Allaah, waa sidaan idinkiiga baranay.

  • @najaxnalkaofficial6532
    @najaxnalkaofficial6532 3 ปีที่แล้ว +27

    Waxan is jecelnahy wiil waxan dhawan .rajynyaa Inan nolosha ku midowno inshaalh rabi baan ka baryaa .inuu jacelkena nagu guuleyo inta aragta fariintan noso duceeya 🙏😭♥️♥️

  • @guleitguudcade1202
    @guleitguudcade1202 4 ปีที่แล้ว +7

    Two legends 🙏👑
    Quen Farxiya Ahmed cadawe fizka
    FT
    Legend Abdi asiis Ali Ciise iskalaajia 🙏
    Dadka Fanka izka Leh NoLada Legends 🙏

  • @izabellaninkaancadimahaniz7703
    @izabellaninkaancadimahaniz7703 4 ปีที่แล้ว +4

    Wwwww fiska msha allah quruxbadanaa asturnaanteey ku fcntahay iskalaaji asine fanaan buuxo noladaa ish calaa hees

  • @marian5607
    @marian5607 4 ปีที่แล้ว +10

    Iskalaaji is legend of the legendary. Wow
    The both are my favourite singers 🤩🤩🤩👍👌💃💃💃

  • @yaslamissa7000
    @yaslamissa7000 4 ปีที่แล้ว +21

    I do ❤️ this beautiful song......it’s so beautiful to listen more than ever...... thank’s farhia fiska and iskilaaji!!!!!!!

  • @idirisibrahim9556
    @idirisibrahim9556 4 ปีที่แล้ว +8

    Fiska naag nool 🙈🌎❤❤❤❤❤maba ka dhamato really qurux dumar 💤💤💤💤💤✅✅✅

  • @cilmi5714
    @cilmi5714 4 ปีที่แล้ว +5

    Fiska Fanaanad Qaran Mid kamida Fanaaniinta Laga Xiiseeeyo Geyiga Somaliyeed From Kampala Uganda

  • @haniharun8849
    @haniharun8849 4 ปีที่แล้ว +4

    Wallahi iskalaji nin raged weye ❤
    مغني المفضل ❤❤❤❤❤❤❤

  • @calimaxamed2959
    @calimaxamed2959 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxa ku so xasuusta islanteed mooda 6 sano markan kala maqneyn ❤❤❤❤ cawo na anigu isla joogana aya wad dhagysaneyna Alx

  • @queenalma6511
    @queenalma6511 4 ปีที่แล้ว +7

    Codadka iyo musiga erayada iyo faniinta way is lee yihin ❤❤❤❤❤

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 4 ปีที่แล้ว +9

    Naftu way isku bugtaaye wadartii kalgacaylka I waraabi markayga
    Legend legend is helay
    #iskalaaji #farxiyafiska
    Fanku waa idinka axyaa song 👌👌👌🙌🙌🙌🙌❤❤😍😗💋💯

  • @Ahmed-Jaliil
    @Ahmed-Jaliil 4 ปีที่แล้ว +9

    Wow labada fanaan ee aan ugu jeclahay fanka soomaaliyeed...🔥🔥🔥

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn 4 ปีที่แล้ว +9

    Boqoradii Fanka Fiska iyo Legend Iskalaaji wax kale ☄🔥🔥⭐❤❤

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaaaaaaaaaw inaba caadi mahan runtii kal iyo laab weyan baga baga fanaanin aad utegero iskalaaji iyo fiska 😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @ayaanleshire9907
    @ayaanleshire9907 4 ปีที่แล้ว +10

    Allah jeceliya farxiya fiska walaahi ilaahay haa ilaaliyo waa qof sooo jiidoshah laha

  • @munalizashow5969
    @munalizashow5969 4 ปีที่แล้ว +7

    Now I luv this Muna Isir Abdullahi proves that luv it❣❤❣👍💐👑

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi8171 4 ปีที่แล้ว +13

    Goobti aya iis hesheye wow farxiya fiska iyo iskilaaji ❤️❤️❤️💯💯💯❤️❤️❤️💖💖💖💖😍😍😍😍😍

  • @sahamafgooye929
    @sahamafgooye929 4 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan dhageystaa heestan 100 jeer waana ay iga farxad gelineysaa 2020 waa sanadka qof walbaa faraxsan yahay .❤❤

  • @zaamumahmed9664
    @zaamumahmed9664 4 ปีที่แล้ว +4

    Naftu wey isku buktaaye wadanti kalgacaylka iwarabi markeyga ❤️❤️

  • @yaslamissa7000
    @yaslamissa7000 4 ปีที่แล้ว +5

    Many thank’s indeed farhia fiska and abdi- aziz iskalaaji..... I ❤️ this song and I can’t stop to listen every second........believe me or not......!!!!!! ❤️ yo all.......

  • @haweenkaabofficialpage6250
    @haweenkaabofficialpage6250 4 ปีที่แล้ว +6

    Labada fanaaan een dhagaysto markan jacayl dreemo💔😣❤😂fiska iyo iskalaaji

  • @kool.kooli143
    @kool.kooli143 4 ปีที่แล้ว +2

    Naftu wey isku buktaayee wadaantii galgacaylka iwaraabi markayga
    💗ax😍 heestii sanadka faninti Qarniga

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 4 ปีที่แล้ว +27

    Boqorada 👑 Codka Farxiya Fiska ❤️ iyo iskalaaji waxba ka dhacay 😍 Axsan Hees . Like ha ila dhaafin wxn ahay qofki 9aad

  • @istaahilcumar731
    @istaahilcumar731 4 ปีที่แล้ว +47

    Dharka lee yaa iga soo siibo 🤣😂😂😂 masha allah qurux heestaba gees bay iga martay saa idin fiirsanaaye quruxdiina masha allah❤❤

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 4 ปีที่แล้ว +1

      Qosol waynaa 😂😂

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 4 ปีที่แล้ว +6

      Istaahil Cumar 😂😂 horta iskalaaji ilaaha na dilaye nin somali oo ku labis ah majiro xita odaygega ama abahay ama faarax kasta war ninka nimanka ha ino baro labiska ya dhaha school inogu fur 😂😂 fiskana mashallah dhar ay kuso baxday bay ku heseesa wa garteed ha inaga gijiso hadi kale ninkan gabdhaha bu cebeen mid isa soo giijiso mooye ❤️❤️👑👑

    • @sharuuyare2553
      @sharuuyare2553 4 ปีที่แล้ว

      Istaahil xaaji baaari ah ku duceyso Ina adeyr labiska adiga ayee kugu xirintahay in aad ka dhisto oo magaca ayadba u watadaaa dabcan

    • @amiiratashnaa8611
      @amiiratashnaa8611 4 ปีที่แล้ว +2

      @@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 abyo nimnka qurbaha dhan sidas ulabistan qurux hadane kuwa bidarta leh kusi shidan abahe sas cml ulabisto iska firsada malin kasto walhi🤣🤣

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 4 ปีที่แล้ว

      Amiira Tashnaa 😂😂 abaayo is giijinta iskada anba qurbaha waan jooga waliba melo padan safar ku maray nimanka jogana la igama shekeen karo somali hada nahay wa isku dayana labiska oo xita qofka aan kuso baxeynin bu xidha yaab nimanka heesana iskalaaji nin ka labis shidan wan wayay

  • @samriyegaraad5376
    @samriyegaraad5376 4 ปีที่แล้ว +16

    Woooow Farxia Fiska is back Boqorada Codka Fananad anan hilmaami karin 2008 ban dhagaysn Jiray Anigo ßerbera Joga Xaruntii Jecelka ßoodhari ku Duugnaa

    • @ckkaram8033
      @ckkaram8033 4 ปีที่แล้ว

      2008 ani xitaa ma dhlan powe

  • @shafiyasaid2106
    @shafiyasaid2106 4 ปีที่แล้ว +5

    Alxhmudilh qof hysta qof si dhab u jecel waa nimco sanandkana waa midowgii nolosha ilahow i gadhasi

  • @maryamrebaz1274
    @maryamrebaz1274 4 ปีที่แล้ว +1

    Alahayaay dadkediba ishely iskalaji iyo fiska nuura too much love from hargeisa 😍😍😍😍😘😘😘😘😘

  • @umaziiza9620
    @umaziiza9620 4 ปีที่แล้ว +2

    Quruxdi gabdhaha somaliyeed farxiya qurux manshallah hees shidan👍🏻👍🏻💕

  • @fjnaaji1732
    @fjnaaji1732 4 ปีที่แล้ว +566

    Somali please and please iska daaya quraanka iyo nabiga scw aad like ku raadinaysaan☹☹☹😡😡😡😡😡

  • @sulekhadahir2957
    @sulekhadahir2957 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah wan sugayey farxiya iyo iskalaaji noolada 🤴🏻👸🏻marna imaada hargeysa cadey♥️

  • @osmanborow4177
    @osmanborow4177 4 ปีที่แล้ว +6

    The only lady in somalia congrt I love hear so much millions views incredible

  • @abshirmohamed5899
    @abshirmohamed5899 4 ปีที่แล้ว +2

    Ya salaam boqoradeni iyo iskalaaji kabax 🙏🇸🇴 fagaaraha iyaga leh.

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 4 ปีที่แล้ว

    Qurux cod qalbi wacnaan qofnimo caadi ah intaa iyo kabadanba Fadxiyaa isku darsatay. Kal iyo laab taageero kuu ahay fiska ❤❤❤❤

  • @qadaafimadaxay1971
    @qadaafimadaxay1971 4 ปีที่แล้ว +1

    Al fanaan iskalaji laxamda kaladu heesahaga dabe waxay wada noqdeen isku laxan long live al fanaan iskalaji and fiska

  • @qadanibraahin2200
    @qadanibraahin2200 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi heestan kama daalo wxd mooda inu iskalaaji aniga iga sameeyey jcylkayga waxn wada soconay 6Sano wn isku dhacny wxn kla maqnayn 7bilood hada wn wada joogna ha Waaro jcylku 💖💖💖💖💖

  • @maslaxfilms9745
    @maslaxfilms9745 4 ปีที่แล้ว +4

    #fiska
    Iskalaji
    The
    Legends
    Fiska 👸👸
    Waqay
    Kama
    Yabalin
    Sister 💯✅✔✔🥁

  • @saamiyacumar1742
    @saamiyacumar1742 4 ปีที่แล้ว +7

    Fananin qaliya leen abdiaziiz iskalaji and queen farhia fiska 💞💞⚘⚘👑👑💯💯💯

  • @hidayoali3119
    @hidayoali3119 4 ปีที่แล้ว +10

    Waaw! War iskalaaji iyo fiska maxaa iskula heesteen mana dileeysiin dareen, jaceel iyo xasuus darteed ayaan la dhaceeynaahe, adinkoo mid mid u heesayaaba xasuus iyo dareen heesihiinu nagaliyaana, naga kalayareeye ilmo naga dhamaataye

    • @maslaxfilms9745
      @maslaxfilms9745 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh
      Heeesta Dareen goni ah ayey leeeedahay😘😘😘😘

  • @walalkashacabka
    @walalkashacabka 4 ปีที่แล้ว +51

    Gabar walbo markeey asturantahay waa ubax saaid u qurxoon , Hablaheena Soomaaliyeedna weeyba ka sii xagjiraaan .... Farxiyo oo sidaan ka sii asturan Ayaan Allah Weediinayaa iyo Dhamaan Hablaheena Soomaaliyeed ee qiimaha leh #walaalIdinJecel
    Inta ila aragtay Bac ku siiya Liketa

  • @bulshaaleboy8846
    @bulshaaleboy8846 4 ปีที่แล้ว +57

    Is so amazing walaaHi Heesta QaaBkeeda iYo Sida Loo DuuBaY intii Ka HeshaY like dhac igu siiYaH

  • @KhadraBilan
    @KhadraBilan 4 ปีที่แล้ว +5

    Farxiya fiska furaha fanka
    Gabadha cod,, qurux iyo style isku darsatay heesba Heesta ka dambeyso fiska dhoocil yar ayey sii noqoneysa
    Masha Allah 💖 💖 alla maxaan farxiya fiska taageeray mudo fog

  • @saamiyainduo733
    @saamiyainduo733 4 ปีที่แล้ว

    Heesta Fiska si fiican uma qaadin Iskalaaji baa ugu qorxoon laxankiisu haba isku wado ekaadaane

  • @Ismahaan_Xaashi
    @Ismahaan_Xaashi 4 ปีที่แล้ว +15

    Best song ever ustaad iskilaji ft fiska

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 ปีที่แล้ว

      Walal subscribe igu saacid

  • @Amigodelcapone_
    @Amigodelcapone_ 4 ปีที่แล้ว +1

    Boqoraada codka fanka somaliyeed idhil!! farhiya fiska!! MashaAllah!!

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 4 ปีที่แล้ว +1

    Labadeydi Fanan Iskalaaji iyo Farhia Fiska Xiisaha igu weyne waqay kama yabaaalin 🔥❤️

  • @amanshaallahrabihaiskukiin6709
    @amanshaallahrabihaiskukiin6709 4 ปีที่แล้ว +1

    Farxiya fiska qurux leey walga masarka xidho walhi waad ku qurux badntahay

  • @mohamedamiin1344
    @mohamedamiin1344 ปีที่แล้ว +1

    Hees xusuus teeda wadata nasiibkiina hagaagay❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah fiska qurux dada qurux ayey dhashay marka so dhistay madaxa queen iskilaji 💝🥰👍👍❤❤❣❣

  • @abdulahiMohamed2023
    @abdulahiMohamed2023 ปีที่แล้ว

    Qalbiyaal isu washay best song xasuus gaar ah bey i tahay

  • @kowtherabdirzak5797
    @kowtherabdirzak5797 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah labo fanaan oo legend ah wey iga gadanthy heestina poqortooyo 😍😍❤

  • @ideeboss512
    @ideeboss512 4 ปีที่แล้ว +81

    Hey am American and I liked this song and love Somali people 😍

    • @hanicabdillahi708
      @hanicabdillahi708 4 ปีที่แล้ว

      Thanks idee welcome bro

    • @ideeboss512
      @ideeboss512 4 ปีที่แล้ว +3

      Am soon coming to Somalia will u welcome me 😍

    • @igailaashoqofyahay4984
      @igailaashoqofyahay4984 4 ปีที่แล้ว +13

      Kkkkkkkkkk soomaali ismagooogah waxaad walalnimo kuweysay American kuhelimeysid

    • @ideeboss512
      @ideeboss512 4 ปีที่แล้ว

      Is this somali language I don't understand Nawa l🙄

    • @igailaashoqofyahay4984
      @igailaashoqofyahay4984 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ideeboss512 😏😏😏😏raali ahaaw nawaal ma luuqad kalaa magaca soosaxo

  • @ayaanhappy2387
    @ayaanhappy2387 4 ปีที่แล้ว +12

    Wow labo fanaan an taagero u ahy😍
    Fiska isma badalin mashallah

    • @kafeyoabdi7417
      @kafeyoabdi7417 4 ปีที่แล้ว

      Caadi ma ahn heztan fananka aan tagero oo aan jclahay izkaraaji

  • @mohamedmursal7231
    @mohamedmursal7231 4 ปีที่แล้ว

    laba fanoon oo waxa laysku keenay fanka iskaleh wana laba lengend iskalaji fiska geep going

  • @caydiidmire3359
    @caydiidmire3359 4 ปีที่แล้ว +3

    Labo fannaan oo aan kala dhicin Labo Fanku u baahan yahay Fiska iyo Iskalaaji waxaan idin ka soi salaamayaa Dayniile😁

    • @boqoradapuntland1250
      @boqoradapuntland1250 4 ปีที่แล้ว +1

      garowe ahayd dheh alcaasimah

    • @lamiaomar5895
      @lamiaomar5895 4 ปีที่แล้ว +1

      Ugaas Awoowe Eyl dhdh daynile garanmayno anagu😂😂💋💋

  • @Ramdelfalcao2024
    @Ramdelfalcao2024 4 ปีที่แล้ว +158

    Farhiya fiska the only legend 21 century somali singer 💃❤️🌧pin isaar the only photographer Abdirahman somali 🤳🏿

    • @miggimazim6440
      @miggimazim6440 4 ปีที่แล้ว +5

      Fananada 15 Sano ee u danbaysay u fiican fananiinta somaliyeed fiska 🥰

    • @jarrohusen2331
      @jarrohusen2331 3 ปีที่แล้ว +3

      Fiska waa the best singer from somalia
      Anago reer somaliland ah u qirnay

    • @captainmiizo9126
      @captainmiizo9126 ปีที่แล้ว

      War ma NoodhaHay 😂 kanooow 3year

    • @nuurakhadar505
      @nuurakhadar505 ปีที่แล้ว

      bisha 6/1/2023 ban qadaya malintan mamo la midobayo inshalah 🙏♥️🔥

  • @daganxaajicabdi9803
    @daganxaajicabdi9803 4 ปีที่แล้ว +1

    Fiska dhal boqortooyo boqorada fanka iyo qurruxda ku
    jecliyaaaaaaa

  • @abdimoh
    @abdimoh 4 ปีที่แล้ว +1

    Wajigaaga qurxoon
    Wallee waa wehelkayga ♡BNA♡

  • @waxwaalan6026
    @waxwaalan6026 4 ปีที่แล้ว

    ▪Wajigeeda qurxooni
    Wuu ideeqay codkeedu.
    ▪Inantaa codkeeda waan ku dhakhranamay hadeer.
    ▪waa farxiyee ogsoonoow.😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @14edvas
    @14edvas 4 ปีที่แล้ว +9

    Getting hooked to Somali music because of this beautiful song... much love from west Africa

  • @amiiratulquluub2252
    @amiiratulquluub2252 4 ปีที่แล้ว +12

    Hala Yaa Hala Heestii sanadka❤😍👍

    • @adansantur4677
      @adansantur4677 4 ปีที่แล้ว

      My useless Somali society, never change tribalism, nothing good .

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 4 ปีที่แล้ว

      amiiratul quluub subscribe isar

  • @awilabdimohamed1519
    @awilabdimohamed1519 4 ปีที่แล้ว +2

    Malintia ugu danbeysay sanadkn 31.12.2019 hadad dawaneyso waxan ku leyahay sanad wacan

  • @makokaireh244
    @makokaireh244 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah beautiful farxiya iyo al fanaan iskalaaji😍😍😍💋💋💋💖💖💖👌👌👌👏👏👏👏👏👏🤘

  • @hamdimocow1594
    @hamdimocow1594 4 ปีที่แล้ว

    Iesha calaa hees jaceyl 👌🙏 Farxiyo Fiska iskilaaji nolaada😍

  • @wardimuse5284
    @wardimuse5284 4 ปีที่แล้ว +103

    Hada aaminsantahay in Fiska iyo Iskalaji in ay yihiin Hormuudka Fanka ee maanta like hayla dhaafin Mahadsanid.

  • @leilahussein4477
    @leilahussein4477 4 ปีที่แล้ว +2

    Eyy poqortoyo isheshaay wale😍😍😍fankaa madaxdoodi😍

  • @hodonalisheikhabdullahi4741
    @hodonalisheikhabdullahi4741 10 หลายเดือนก่อน

    Two Somali legend 🙌
    Melbourne
    Australia 🇦🇺

  • @niyaa5585
    @niyaa5585 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw wax badan waan sugayay heeskan queen fiska is back iskalaji and fiska🌹🌹🌹🌹🐅🐅🐅🐅💋💋💋💋💋💥💥💥💥💥

  • @asmiinaqueen985
    @asmiinaqueen985 4 ปีที่แล้ว

    Nafta waysku bugtaaye wadaantii galkacaylka i waraabi markayga
    Abwaan dhago jilic👏❤

  • @abdi4316
    @abdi4316 2 ปีที่แล้ว

    Bashiir hanuuniye on the beat🎧🎹🎸🥁🙏❤
    Bes naga dheh lagend waa buubi rabnaa

  • @cumarilkacase6060
    @cumarilkacase6060 4 ปีที่แล้ว

    Waw waa duriyadi fanka kal iyo lab waxba kadhacay mandhahna mase cashirbaa laqoray saswaye

  • @sandheerefaanaaye4659
    @sandheerefaanaaye4659 4 ปีที่แล้ว +1

    Labadaan fanaan waa kala daaheen, waxaanu leenahay markale qeeybsada suugaanta hees labaad insha allah

  • @fiicanofficial2889
    @fiicanofficial2889 4 ปีที่แล้ว

    Jecliya music bashir hanuniye gacanta ilhy kama goyo🙃😊😋

  • @queensou8108
    @queensou8108 4 ปีที่แล้ว +3

    The Rkelly of somali's. very Nice song,listen To every time. top song👏

  • @sahnibrahim4637
    @sahnibrahim4637 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw waxbaa ka dhacay boqoradii baa is helay 💖

  • @asmaadahir7923
    @asmaadahir7923 4 ปีที่แล้ว

    Boqorada codka iyo boqorka codka hdii isku imdaan waxbaa kadhcya meshaa 👏😍

  • @naabuu777
    @naabuu777 4 ปีที่แล้ว +3

    2 legends waaaw ❤❤
    #iskalaaji
    #farxiya
    ❤❤👑🤴❤❤

  • @abdinaasirmohamud5432
    @abdinaasirmohamud5432 4 ปีที่แล้ว

    Dadkii Fanka Lahaa Ayaa Iz Helay👌👌 Wakhtigaaa Izku Keenay

  • @dalmarbae639
    @dalmarbae639 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha quruxda fiska iso jiidatey aniga nolow walika fiska cadey❤❤❤❤❤❤

  • @fadumaj5011
    @fadumaj5011 4 ปีที่แล้ว

    Farxiya fiska doqa diricyasha top baa ka dhigtay 🤩🤩👍

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว

    Boqoradii fanka farxiya fiska wale waa naag nool iyo boqorkii codka iskalaaji dad an sugaynay in ay wada heesan intii ku faraxsan labadan fanan 31/12/2019 yaa dawan sanad wcn dadkaygii cawa weeye 😢🙋‍♀️2020

  • @fadunoelmi6615
    @fadunoelmi6615 4 ปีที่แล้ว +5

    The one and only legend iskalaaji 🇸🇴
    ❤️👌🏻❤️💕💓

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 3 ปีที่แล้ว

    Kuwan aduna waxaba kuma hayaan akhirona tii rabi ayaa sugaysa

  • @alihama1471
    @alihama1471 4 ปีที่แล้ว

    Wax cad weye manta waxaa fan inta HAYA FISKA ISKAALAJI

  • @cawosaleban5197
    @cawosaleban5197 4 ปีที่แล้ว +1

    Inta iyado safar ah dhagaysaneysa is xadiriya

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae75 4 ปีที่แล้ว

    Iskalaji inuu saaid ugu faraxsanyahay fiska yaa ujeeeda axsan heees ❤️👈🏻👈🏻

  • @abdulahidirir7535
    @abdulahidirir7535 4 ปีที่แล้ว

    Runta waxay tahay inay labadan yihiin Kuwa ugu codka macaan somalida 💯💯💯

  • @abdirashidabdi693
    @abdirashidabdi693 3 ปีที่แล้ว

    Farhiya Fiska...miyaa ladahay haabadan...

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 4 ปีที่แล้ว

    Boqoradda codka iyo quruxda
    Lguma gaarayo 50 sanoo so socoto
    You are unique love you farxiya fiska❤❤❤

  • @mustafakhalid5455
    @mustafakhalid5455 4 ปีที่แล้ว +2

    Iskalaji wa unstoppable walhi🙏

  • @abdulfatahmohamed2808
    @abdulfatahmohamed2808 2 ปีที่แล้ว +1

    Beauty and humanity are why I chose you both Iskalaji and Fiska love you the best.

  • @samataryasindabaol9503
    @samataryasindabaol9503 3 ปีที่แล้ว

    Waw waw waw waa hees Runtii tabaneysa labo jaceyl dhaba usa heysa lkn mala helaya Ama ma jiraan wayadan dambe Jaceyl ba hoos Ayuu ka labtay

  • @kp_karama_vlogz6084
    @kp_karama_vlogz6084 3 ปีที่แล้ว

    Ech Qiyazik
    Ereyada Top
    Laxan heer caalami
    Go forward
    Abdirahman somali
    Keep Giong
    Pro Of mine