Kuwan maad arkin yaan lagula yaabin 1000$ dollar waye cidkasta ma goynkarte waxa aragtay kuwa chines ka ah oo 20$ dollar aniga xata waa arkay lkn iskumid maahan
Kabaxan laxada sheeka kujirta. Nin oday ah aya ano kabar yar ah i shukansaday marka iska diiday Kabo xafad mama is naqanay yaalay ayuu doontay walahi ila hada 10 sano aya kaso waregatay ila hada kabahi wa sugaa😊
anniga midh la iga soo heli maayo internet ka haddii aan kabo xado. waaba Business khatara 900$ ??? haddii aan 300$ ku iibiyo xataa waa dhag. waayo kabahan laguma socdo, inta gaadhi lagu raaco ayaa xaflad lagu tagaa. waligood cusayb ayay ahaanayaan.
Allah walal wan jecelahay Sheekadada iyo Sida Aad u Sharaxdo oo Aad u wanaagsan Wana kugu Dhiirigalinaya Dadaalkaaga
Maahmaah kulaahaa hoosow tuugga in lacafiyoaa rabtey
Allah is one☝🕋
Walhi waa qoslay qof kabo xaday waa cajiib walhi❤❤❤❤
Rabi ❤❤ yaa rabi awlada ii hade oo ii aslaxi yaa rabi is ii maal arzaq wasicah
Way zhp video horaa usoo galisaye 😊
Hoso pro❤❤❤
Soo wad sheekoyinki maada ahaa ee internetka😊🤣🤣 hossow pro
Maahmaahda inta fahantay 👍😅😅😅
Intaa falin ka fiirsoh🙈🤞💯
Xoolo dumar waraabaa
Ka dhaartay
Sxp famikeygaa ku taageera😊
Ala kabaha qalisanah😂😂lkn Soomaalia 2018 ama 2017 ka shidna hda hdaa xirto wa laguugu ybah😂😂😂😂😂😂
Kuwan maad arkin yaan lagula yaabin 1000$ dollar waye cidkasta ma goynkarte waxa aragtay kuwa chines ka ah oo 20$ dollar aniga xata waa arkay lkn iskumid maahan
You right
Like like thank you brother 🌺
Wallahi wa qiso qiso ku dhaw ayaan haben dhawayd ka sheekaynayay waliba laba qof oo soomali Ah .
Hye noga sheegde qisada😁
@@khadracabdulahi6574 qisaska sida loosoo tabiyo waan ku fcny lkn cismaan ayaa igaga fiican haday noqoto inaan la wadaago waan jeclaan laha ‘ haday suuro gal noqon waydo insha allah muuqaal ayaan kaso samayn doona. Mahadsanid khadra Sidaad u danaynayso qisada.
Dr la dhaho #dr ishaan qisadiisa noo soo raadi waa dr Pakistan ah
Legend ku daysho mudan
Absolutely ❤❤❤
Wacaleykum salam waraxma tulahi wa barkatu
ilahow iku arsaq owlad bari ah Insha Allah waqti dhawow yarbi 😭🤲
Allah ha ku siiyo aamiin yarabi
Salam broo
Kabaxan laxada sheeka kujirta. Nin oday ah aya ano kabar yar ah i shukansaday marka iska diiday Kabo xafad mama is naqanay yaalay ayuu doontay walahi ila hada 10 sano aya kaso waregatay ila hada kabahi wa sugaa😊
Wow 😯 qof adan huwin guriga hakeenin
Maah maahdaas mxa waye hosow 😁🤗
Xoolo naag waraaba kadhaarte😂😂
Hoso pro
Waw howsew dumar xoolahooda lama cuno
Isnin iyo internet naso celi plz
Taagow kabuu intaaso dhan ugu ceebobay subhnalhh😂😂😂😂😂
Yaa iga horeya 😂❤
Cidna
Nin iyo xoolihiis il iyo aragti baa ka dhaxaysay
Baryahan aad ayaad video yadii u yareysey 😢😮
8:31 halkan wxa ka cad awooda Internet 8:55 😂😂 manooli wlh dadka xoog bdnaa😂😂
anniga midh la iga soo heli maayo internet ka haddii aan kabo xado. waaba Business khatara 900$ ??? haddii aan 300$ ku iibiyo xataa waa dhag. waayo kabahan laguma socdo, inta gaadhi lagu raaco ayaa xaflad lagu tagaa. waligood cusayb ayay ahaanayaan.
Wll hossow salansare
Wcs wn dhawahay❤❤❤❤❤
qosol badna 😂😂😂😂😊
❤❤❤❤
Saxibtis wax qaali ah ayu la raba jedkisana inu ka baxsho ma rabo 😂
Ceeb aroorso aha😂
Gurbaankii laxado meeshii lagu tumilahaa larabaa😂😂
😂😂😂😂😂 ALLAH ku cebe ayan maqli jiraay watano kale
Aniga nin ayaa mobil ika xaday 2009 sawirkiisana waa haya amaa soo qarxiiya 😂😂😂
Naag yaa kabo ka qaadan jiray😂😂
Hosow ወንድሜ እወድሃለሁ❤
Maad somaliba intaa ugu sheegtid😂
Kkkk waa aniga oo kale😅😅😅😅
Hosow bro okiyale nagu kmgaracdy caawa 😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Wlhy wey Ku sugtay manoole 😂😂😂😂😂😂😂
Waa sheeko xiisa leh😂😂😂😂
Seecml heee😂
Breaking bad news in America ku dadal❤
Sabab ?
Isniin iyo internet lee ahaa sxb maxa ku diiday barnaamijkaas
Fariid bay ahayd wllhi inta waxayga la qato wale inan naag kale ku xaragoon 😂😂😂
😂😅wllhi xola Dumar Shaydan ba ka dhartay😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wah lkn kawaha hal laga xadaye maxawaye naag ta labadabo wadara 😳
Tuug la qabte talo malahn😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 tuug laangaaba buu ahaa hadii ilaahay kuu roon yahay 😂😂😂😂😂😂😂
Oo fooxumaa kabahu cago dameer ayaba la modaa😂😂😂
😂😂😂😂😂 ar interneedaaa🤣
😂😂😂😂 haasawe tuug 😂😂😂😂
Kkkkkk kaas Dating wixisu maaheyn inuu xadaa rabey wajigiisa ayey ka muuqataa😂
Wa laandhere ilahow nin kabo noso xado😂😂😂😂
Wey karesay 😂😂😂
Waa laso qarxiyay😂
😂😂 legend
Maxaa klifay
Gabadhi kale makaso xaday tolow😂😂😂 ileen keen madhihikaro tuug aqli xun
nin adag baa heley
#isniin #iYo #Internet xge ku danbeyay barnamijkas
😂😂😂😂😂😂😂 caawa sidan u qosaly ayantan uma qoslin😂😂😂😂
Way ku sugtay tuuga tuugaanba necbahay😔😔😔😔😔
GURBAAN KII LAXADAY MEELAGU TUMO AA LEYKARABAA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xoolaheena Maka sabreyno ilaa helno😂
😅😅 war ragow medkan maqadana 😂😂😂
ACUUDU BILLAH IL IYO DHAG ILLAHEEY HANAGA DHIGO KANOO KALE TUUGO BADANAA TUNKA KU QAX BISINKA IYO YAASIINKA 😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂 tan dhib badanaa.
Tuug laqabtay Tala malahn😂😂😂
Walee waa fariid dhiig bayba matajisay😂😂😂😂😂😂
Legend hossow wa aku taagera reply
Funny
Maal nageed waraaba jadhaarty
Dadka dhibadanaa
Saqajaan akbar buu ahaa😂😂😂😂😂
Soomali mareykan ku waasheeen dadkii o dhashay waa kuwaa kabaha kala xadaayo😅😅😅
Xoolo Nageed Matag baa iga xiga
😂😅😅😅😅😅😅😅😅
Jab kaaguba waa tuug soo xarayso😅😅
😂😂😂tuuugsana
Doqon buu aha kas inu ku adkyste aheyd inu uso celiye maba ahen 2 jero wa la ogade😂😂😂
xitaa aniga oojooga
africa
somaliya
garoowe
xaafada
horseet
waan ogaadey😂😂😂😂
Faarax is not easy😂😂 baga
Xoolo Nageed Dhurwa baa ka yaabay
Africa is not easy 😂
Cajiib😂😂😂😂
Maahmaahda. “Xoolo cumar waraaba kadhaartay”.😂
xoolahaan xolo la xaday wye lkn😂
😂😂😂 iimaanka beel balaaya heshay tuuga
Hhhh😅😅
😂😂😂😂😂😂😂
Malaha axadkan waxa iskadhalay umalena abgaal and hg iyaga mafia family ahayen 😢😂😂😂😂
Waar yur waryaa hana caayine somaali dhana tuug aheed waligeede wah waxing xunba ma xaawa leh kir lagu yiri😏
@@haniihm😂😂😂😂😂😂 mafia family 👪
Ceebeeytacaal😢
Tuug laqabtay talo maleh😂
Hhh
Yaa hadana yaa hada mawaxaad naleedahay kabaha ilaashada 🤣🤣
Miyuu kabaryo intu xadilahaa maxa karaacay😂😂
Hhhhhhhh