MANAXDO QALBI WASAQEYSAN | Cidina Waxba Uma Aysan Reeban .... Part 14

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 มี.ค. 2021
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD TH-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • ภาพยนตร์และแอนิเมชัน

ความคิดเห็น • 537

  • @hosowpro
    @hosowpro  3 ปีที่แล้ว +124

    HALKAAN KA DAAWO QEYBIHII HORE HADDAADAN DAAWAN...
    PART 1 th-cam.com/video/fk_5jBBgsqM/w-d-xo.html
    PART 2 th-cam.com/video/v8e2bUdHo70/w-d-xo.html
    PART 3 th-cam.com/video/ngDndvoLcSU/w-d-xo.html
    PART 4 th-cam.com/video/61CLRi0IvhE/w-d-xo.html
    PART 5 th-cam.com/video/gYw_foU-jwI/w-d-xo.html
    PART 6 th-cam.com/video/PXLYh-sCdSw/w-d-xo.html
    PART 7 th-cam.com/video/DqbzUndDAwI/w-d-xo.html
    PART 8 th-cam.com/video/Tup_YUb_oTs/w-d-xo.html
    PART 9 th-cam.com/video/p7Pph8v1KF0/w-d-xo.html
    PART 10 th-cam.com/video/RiL2DTf0zAQ/w-d-xo.html
    PART 11 th-cam.com/video/RiL2DTf0zAQ/w-d-xo.html
    PART 12 th-cam.com/video/JF0LVRA86a8/w-d-xo.html
    PART 13 th-cam.com/video/QKbT1HjB07w/w-d-xo.html

    • @cabdiabshir5276
      @cabdiabshir5276 3 ปีที่แล้ว

      A

    • @cabdixamiid8837
      @cabdixamiid8837 3 ปีที่แล้ว +1

      Seetahay hoosow

    • @sihaamcadceed8898
      @sihaamcadceed8898 3 ปีที่แล้ว +6

      Hosow wakuwataa wlhi waxaa I bartay qimaha dinteyda alxdullh markan arkay dhaqamada galada ufirsaray wlhi dinteyda si jcladay alxdullh galadan dhiban dhamad leheney kujiran wlhi aqirana cadaab leheyn subxanllh🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @abdijabarhassanabdulahi6365
      @abdijabarhassanabdulahi6365 3 ปีที่แล้ว

      Barnamijka wa so jarjaray mana dawan

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 3 ปีที่แล้ว +215

    Inta ila sugeysy 14 is mujiya 👍❤my legend keep going my pro

    • @raxmaapdilahi9978
      @raxmaapdilahi9978 3 ปีที่แล้ว +3

      Gawadha kaliya een lag wayin mezhan Maryan sayid osmaan tagero puxda thy abayo sidokle

    • @Adam_Ally
      @Adam_Ally 3 ปีที่แล้ว +1

      👊

    • @teamsharmaboymusic5426
      @teamsharmaboymusic5426 3 ปีที่แล้ว +5

      Kkkkkkkkkkk wan jecelahy gabadhan sxb fadlan ila raadiya

    • @user-nr7wi2jh4g
      @user-nr7wi2jh4g 3 ปีที่แล้ว +1

      تحيه لكم من اليمن

  • @bazmaabuubakar9353
    @bazmaabuubakar9353 3 ปีที่แล้ว +251

    Inta dhibtay xayiisiinta Ali papa ani camal liketa 🤣

    • @dekohussein7844
      @dekohussein7844 3 ปีที่แล้ว +4

      😀😀keligeeyaa umeenaayay waxaan is dhahay phoneka maakaa waashay

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 3 ปีที่แล้ว +2

      @@dekohussein7844 aniga london baan jooga xayaysin waalan bay na korsarayaan

    • @hafsayuusuf7210
      @hafsayuusuf7210 3 ปีที่แล้ว +1

      Shuuba dhashe somalia ali baaba kuma yaale mu naga qalleyo shidh

    • @nimcoabdullaahi513
      @nimcoabdullaahi513 3 ปีที่แล้ว +1

      channel kan kaliya waxaan kadawada barnaamijkan

    • @faaizadaahir5709
      @faaizadaahir5709 3 ปีที่แล้ว +1

      Cakuye necbiyaaa is dhaafi is dhahaa mana is dhaafi karo😂

  • @ugbaadshanle5290
    @ugbaadshanle5290 3 ปีที่แล้ว +39

    Sadex cisho oo aan Fasax ahaa baan ku soo dhamaystay 13 qaybood oo hore Hadan Xalqaladii 14baa ii soo dhacday.
    Waa Barnaamuj qurux badan iyo waliba Turjumaad Saafi ah hore u soco wll 🙏

  • @jaangojaango4214
    @jaangojaango4214 3 ปีที่แล้ว +29

    Hosow pro
    Ninyohow legend ba tahay
    Sido barnamijyadada wan ku xiranahay
    Runtii wan jeclahay
    Sido kale anshaxaaga iyo aftahamadaada ayaan aad u ixtiraamaa
    Runtii aqin kuma lihi lkn waxa tahay nin somalida u ah shaqsi indher garad ah
    Sidaas ayaana kugu ogahay
    Wana ku mahadsantahay sida aad nogu so gudbiso barnamijyo aan kahelno
    Horay usoc sxb ilahayna cimri cibadoleh hakugu arzaqo

  • @juleibibade
    @juleibibade 3 ปีที่แล้ว +21

    2:52 Hoosow Adi Var-ka Wad So Qabanysaa
    “Kan Hoos Ayu Friye Ku Lahaa”😂😂😂😃😂

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 ปีที่แล้ว +20

    Mac baan dhihi jirnay waaga yaraa hada waxaan leeyahey naagta "mac sonkor"🤣🤣

  • @naimabilan5219
    @naimabilan5219 3 ปีที่แล้ว +3

    Galadu waa dad qudhmay wlh intaan daawanaya barnamijkan nin ma laseexatay haa uunbay wada leeyihiin subaxanalah😓

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 3 ปีที่แล้ว +42

    0:09 is fashili lacag darteed aaa u bixisay Hossow lkn aniga is ceebee lacag darteed aaa u bixiyey😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🖐👊

    • @ayaanaosmaan3055
      @ayaanaosmaan3055 3 ปีที่แล้ว +4

      Lacag qaado waji malihide 🤣🤣

    • @qumanosmaan4001
      @qumanosmaan4001 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaanaosmaan3055 Saw maaaha😂😂😂😂😂😂👊👊👊👊👊

    • @ayaanaosmaan3055
      @ayaanaosmaan3055 3 ปีที่แล้ว

      @@qumanosmaan4001 hhhhh haa wlhi

  • @nihaalmoha1902
    @nihaalmoha1902 3 ปีที่แล้ว +18

    😂😂😂😂 Qoftan qofna wax uma reeban kugu filneed hossow pro lkn caay dheera siisay weey kaa xanaajisay gaal maa faaiido ka sugee hossow diinta ayaa dadka celiseee😊😊😊

  • @sulekanoor1350
    @sulekanoor1350 3 ปีที่แล้ว +24

    abe maa laga shakiya SUBXANA ALLAHU allah Muslim naga dhigay alxam

  • @Zakariye.abdilahi
    @Zakariye.abdilahi 3 ปีที่แล้ว +11

    Hosow legend bad tahay soo badi barnamijkay kan wayo xaskayga ayaa aad ugu badan 😂😎

  • @hilaaldiamond2155
    @hilaaldiamond2155 3 ปีที่แล้ว +30

    Qoftaan hosow xitaa ciil ee ku dishay wx hano sharixin kulahaa😂😂😂😂😂

  • @najmasiciid7600
    @najmasiciid7600 3 ปีที่แล้ว +3

    Allahii. Muslim naga dhigaa mahadle 🥺🥰

  • @anhaarmehmet2537
    @anhaarmehmet2537 3 ปีที่แล้ว +13

    Qofkii ugu horeeyey wllkey waa kuu dhiman rpaa tageernimo kaliya wlhi 🥺🥺🥺💖

  • @caamirmohamed9992
    @caamirmohamed9992 3 ปีที่แล้ว

    Guulayso wall hossow every time wan firiyaa inaa so dhigtay thnk u so much .

  • @shafiealimuse6679
    @shafiealimuse6679 3 ปีที่แล้ว +11

    Hhhhh baryahan shaar ayaa lagaga taag layahay 😂😂✌️

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 3 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar nagaha galada wax ka Qatarsan ma arkin waligey mana u maleynin in ay sidan u dhaQanto waaba yaab yaab masha allaha hosow pro nosobadi tru of moment wana kusalmay 👍❤

  • @khaluudabdullahi8844
    @khaluudabdullahi8844 3 ปีที่แล้ว +3

    Ana ugu horeeyay walahi waa sugaye isfashale lacag darted mahadsanid walal

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 ปีที่แล้ว +3

    Wan uxiisey barnamijkan wllhi aad u sugay ugu danbayn wad soo dhigtey thanks dear brother

  • @bisharxasan8087
    @bisharxasan8087 3 ปีที่แล้ว +14

    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم
    الحمدلله على نعمة الإسلام
    سبحان الله العظيم

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 ปีที่แล้ว +4

    Wa wareey glbta wa laygaso hoor maray miiya horu mar wacan wllky

  • @shuebashikir7593
    @shuebashikir7593 3 ปีที่แล้ว

    Guul wacan wllkay hosow waad ku mahadsantahy sida ad noogu dadaasho iyo soo gudbintaada wad ku mahadsantahy

  • @susenzozi6111
    @susenzozi6111 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi amazing opsite midba midka kale ayiu ka daran yahay keep going bro

  • @fosiyoaxmed2170
    @fosiyoaxmed2170 3 ปีที่แล้ว +4

    Woowooo ✌️🤗😎walahi bar namijkaa waan jecelahay

  • @abdiqanilazio7160
    @abdiqanilazio7160 3 ปีที่แล้ว +5

    Wow broh hosow gul wacan horey usoco muqaladada xaqiqdii lagama cajisaayo

  • @dekamnur4657
    @dekamnur4657 3 ปีที่แล้ว +8

    Barnaamijkan 1 ila haadan 14 marayo midna ima dhafin aadba ugu xiran malin walpo channel isha ku haayo wll hossow tagero no one

  • @yuzrakhaliph1197
    @yuzrakhaliph1197 3 ปีที่แล้ว +37

    Legend hosow keep going😍❤

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaha keep going walkey

  • @Aisha.A.H
    @Aisha.A.H 3 ปีที่แล้ว +6

    Yeeeeeeees😂😂😂 saaa u farxaY leee

  • @sumayohassanyuusuf8387
    @sumayohassanyuusuf8387 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend ✌ maaha guuleyso waligaa bro ☺☺☺

  • @rahmaabdi5303
    @rahmaabdi5303 3 ปีที่แล้ว +3

    Madaxsare wllky hosow Pro keep going

  • @hanielmi5683
    @hanielmi5683 3 ปีที่แล้ว +1

    Beryahaan waad ka jiiftaa Barnaamij kaan soo badi aboowe 🥰

  • @maryamomohamuud5580
    @maryamomohamuud5580 3 ปีที่แล้ว +3

    Hoosow baryahaan awood aa ku soctaa maasha allaaah horey usoco muddo 3 sano ku dhaw ayaan daawadaa chanelkaada.

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waacajab mahadsanid

  • @fartunmoha150
    @fartunmoha150 3 ปีที่แล้ว +3

    thnkz wll KEEP GOING🥰

  • @faysasmile627
    @faysasmile627 3 ปีที่แล้ว

    Wwwww maasha aalllah maasha aallah wlalkey osman noso badii

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 ปีที่แล้ว +1

    wooow dadka barnamijka soo diyaariyey wax kale weeye

  • @naimamohamed7344
    @naimamohamed7344 3 ปีที่แล้ว +3

    Wll Osmaan wlhi wan dhararayay waa mahadsantahay 🙌🤎😊😍

  • @maxameddeeq9667
    @maxameddeeq9667 3 ปีที่แล้ว +4

    thnkz sxb hossow

  • @shaliimyaaseenxasan4390
    @shaliimyaaseenxasan4390 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my dear brother

  • @raahahussein2163
    @raahahussein2163 3 ปีที่แล้ว +21

    Sn usugeyney wn dalney wll hosow🙄😗😘😍

  • @xubixarago4408
    @xubixarago4408 3 ปีที่แล้ว +6

    Maalin kazta nozoo geli wan uxiiznay barnaamijke❤

  • @mubaarigismaaciil9532
    @mubaarigismaaciil9532 3 ปีที่แล้ว +3

    Barnamijkan soo badi sxb

  • @munaadam9491
    @munaadam9491 3 ปีที่แล้ว

    Keep going my Brother Hosow pro👌👌

  • @ayaandhaladasaldhalad4212
    @ayaandhaladasaldhalad4212 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid hosow horey usoco wllkey

  • @umucabdiraxman5612
    @umucabdiraxman5612 3 ปีที่แล้ว +5

    Thanks walalo keep goin

  • @amaalisxaaqmaxamed440
    @amaalisxaaqmaxamed440 3 ปีที่แล้ว +8

    1 ilaa qeybtii 14 wan lasocdaa 💯like kama tago 💯❤ walal waliba vedio kasta aad soo dhigta wan dawadaa ❤thank🥰 you keep going pro

  • @amalamuli376
    @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh safican ayad u fisireysa 😍

  • @abdirahmanalta7124
    @abdirahmanalta7124 3 ปีที่แล้ว +10

    Shatigaan dhag waaye libaax 👍👌

  • @canabquen380
    @canabquen380 3 ปีที่แล้ว +11

    Waan kula socdaa malintii aad bilowday barnaamijyadaan ilaa hda inkastoon xili hore kugu soo biiray m.a hanaga caajisin🥰🙏

  • @najmonalka2672
    @najmonalka2672 3 ปีที่แล้ว

    Asc abowe horumar wacan hosow allaha ku sharfo

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 3 ปีที่แล้ว +14

    Qoftan Miyay Mirqan ZanTahay Sibay u Boodzan Tahee😂😂

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 3 ปีที่แล้ว +14

    **WALAL MCN ALALH DARTIISA IGU SOO BOOQO WAA CODSI ADUUNKA AYAA WALAL LAGU YHY SAWIRIKA KUDHUFO WAA CODSI WLL MCN BLZ😭😭🙏**

  • @zilfahsaid786
    @zilfahsaid786 3 ปีที่แล้ว +4

    Xaqiisaa siiyaa vedio 🙂😊

  • @najiib8454
    @najiib8454 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep Goin My bro 💯

  • @abdinajiibmohamed2581
    @abdinajiibmohamed2581 3 ปีที่แล้ว

    Hosow sxp showgaan adaa ijeclaysiiyay ee nosoo badi haka cajisin

  • @queenzaarayozzef4141
    @queenzaarayozzef4141 ปีที่แล้ว +4

    الحمد لله على نعمة الإسلام ❤

  • @zahraibrahim5779
    @zahraibrahim5779 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wllo no so badi🥰

  • @umhanaan6374
    @umhanaan6374 3 ปีที่แล้ว

    Aniga oo ah hooyo caruur yaryar haysada waxan xiligaan arkay muqaalka ilaa iyo beri waan sugi waayey nosoo dedeji videoyada waad nagala daahdaa thanks pro waan ku tageraa runtii

  • @amiinkhadar8604
    @amiinkhadar8604 3 ปีที่แล้ว +4

    Naagtu yes maahine no ma jirto

  • @maxamedxasan309
    @maxamedxasan309 2 ปีที่แล้ว

    mashaa allah wll hoosow noosoobadi barnaamij kaan

  • @rihaanppe1710
    @rihaanppe1710 ปีที่แล้ว

    Caasi walideen wye bismilah

  • @nimcoxasan7808
    @nimcoxasan7808 3 ปีที่แล้ว

    Jacliya barnamijkan hore u soco wll

  • @asiyaasiyatwins2532
    @asiyaasiyatwins2532 3 ปีที่แล้ว +5

    Kuwaan camal markaan arko Waxaan is dhahaa waligaa danbi malihid 💃

  • @abdelmumin4961
    @abdelmumin4961 3 ปีที่แล้ว

    Hosow waa ku slmay sxb qali hormr wacan

  • @pilanpoqoro697
    @pilanpoqoro697 3 ปีที่แล้ว +1

    Wanku uxiis ney muqaladan 😂😂💚🌳🌳💕hore usoco wlloh

  • @nimcoabdullahi7201
    @nimcoabdullahi7201 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh wll waan ku tagera

  • @sadiiqcali472
    @sadiiqcali472 3 ปีที่แล้ว

    Salan sare bro guuuuuul thanks

  • @user-nr7wi2jh4g
    @user-nr7wi2jh4g 3 ปีที่แล้ว +9

    تحيه طيبه لاهلنا العرب في الصومال الشقيق

  • @ifraaxqali2628
    @ifraaxqali2628 3 ปีที่แล้ว

    waxaad soogudbiso waan daawadaa mar mar walaalkay waayo waan xiiseeyaa fiidyawyada aad soo gudbiso iyo waji furnaan taada wllo iyo farxadaada waji canbus lama daawan karee sidaa dartee waan kuu sabisgaraab gareeyey wllo thanks walaakay

  • @rodaxasan7633
    @rodaxasan7633 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaha hore usoco

  • @abdimaalikmohamuudmohamed860
    @abdimaalikmohamuudmohamed860 3 ปีที่แล้ว

    Intro shidan la imaday sxp like
    peter mckinnon keep going 👏

  • @farhaanjr6315
    @farhaanjr6315 3 ปีที่แล้ว

    Hore u soco hosow pro

  • @mudanexaliye8917
    @mudanexaliye8917 3 ปีที่แล้ว +10

    Asc wllo vedio kii aad soo samaysay 4 bilood ka hor oo ahaa sida facebooke lacag looga looga sameeyo.kadib adiga hada shuruudihii ma buuxisay lacagna ma ka samaysay.hadad vedio ka soo samayn karto ka soo samee wll thanks.🙏🙏🙏

  • @yuusufciise9179
    @yuusufciise9179 3 ปีที่แล้ว

    Keep going sxb sare

  • @xafsaxirsiali1818
    @xafsaxirsiali1818 3 ปีที่แล้ว

    Waaad naagu rajiiiiisay qaybtaan mahdasaniiiiid 😍 wlllky

  • @fartuundahir819
    @fartuundahir819 3 ปีที่แล้ว

    Meqo malin sugaye thanks bro

  • @zenaaabdalla7190
    @zenaaabdalla7190 3 ปีที่แล้ว +4

    Hosow pro🥰👏

  • @nimcocayuuni8910
    @nimcocayuuni8910 3 ปีที่แล้ว +2

    Qosolkaaga ayaaba naga qoslinaya Xagan dadkan ku qoslilahayn😄
    Soo badi wllo wn raagsanee😁✋🏻

  • @khadraahmed2132
    @khadraahmed2132 3 ปีที่แล้ว

    Waxba kadhacay mesha osmanow 🙏👍👍

  • @abdirisaqqurbaawi6404
    @abdirisaqqurbaawi6404 3 ปีที่แล้ว +4

    Barnaamijkan waa igu baxda

  • @hodancabdi3591
    @hodancabdi3591 3 ปีที่แล้ว

    Hosow pro shukran bro

  • @cnxmalik2543
    @cnxmalik2543 3 ปีที่แล้ว

    Keep going wll

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 ปีที่แล้ว

    Alaha ku xafido laakiin noo raadi dhameystirka fadlan

  • @duniyohassan602
    @duniyohassan602 3 ปีที่แล้ว +4

    Hosow abowe wad mhdsnthy lkn wan cajisnay san kusugena borka iskajaf🌹⚘🌷💯🤩😍

  • @icmmedia8662
    @icmmedia8662 3 ปีที่แล้ว

    Hosow keep going brother

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว

    Asc walalah qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee fadlan 🙏🙏🙏🙏

  • @maxamedsheekeeye1469
    @maxamedsheekeeye1469 3 ปีที่แล้ว +1

    tnx lagend hosow waqtiga aa noga lisay💥

  • @lajecleey
    @lajecleey 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa ku hAstaa ❤ barnaamijkan

  • @najahali3225
    @najahali3225 3 ปีที่แล้ว

    Abowe hosow pro wn ku jeclnhh alaha ku dayo jir oo jog 👍👍👍

  • @razexy9622
    @razexy9622 3 ปีที่แล้ว

    Wllo mahadsanid keep goin

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 ปีที่แล้ว +4

    Shueyb nur bro iyo hosow leeba ka dhaman la ahay maalmahaan😂🙏👍👌💯

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial 3 ปีที่แล้ว

    Wcs qli wan kula socadaaa alle haku xafido 👌✍️🤝🤝✍️👌✍️✍️🤝🤝✍️👌✍️🤝🤝✍️👌✍️✍️🤝

  • @neyruusjaale8118
    @neyruusjaale8118 3 ปีที่แล้ว

    Thanks bro madama ad barnamijkan nosoo deysi waayo kulankena jannada I a

  • @cadebashka8659
    @cadebashka8659 3 ปีที่แล้ว +3

    Yeeeeees lacagti way dhaafte yeeea

  • @khalidcabdi1530
    @khalidcabdi1530 3 ปีที่แล้ว +3

    Grazie sxb aad baad ku tageera sababto ah wxaa thy nin degen oo hadal yaqaan ah hore usoco sxb barnamijyadana nala ogow

  • @amaalmohamed7954
    @amaalmohamed7954 3 ปีที่แล้ว

    Asc hosow walal tan waan daawaney ayaan filayaa in aan hore u argney

  • @mr-holac974
    @mr-holac974 3 ปีที่แล้ว +3

    Nio Barnamijkan waa ka hely wlhi. 😂😂

  • @haldhaadiamond8076
    @haldhaadiamond8076 3 ปีที่แล้ว

    Hasow hormar wacan bro