Kaftanka Siyaasada 507 oo aad u xiisa badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 173

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb หลายเดือนก่อน +17

    Alloow sahal amuuraha

  • @user-zt2ip8je3e
    @user-zt2ip8je3e หลายเดือนก่อน

    Ali iyo asaxabti Allah ha inidhowro. Gesi gesi dhalay. Masha Allah.

  • @maryam-cd3gt
    @maryam-cd3gt หลายเดือนก่อน +9

    Somali ma xishooto dawarsi ayay u soo tafaxayteen. iimaan alle ayaa uur buuxsha. Allah yarhamak yaa Singub fariid buu ahaa dabinkii Xasan sheekh ayuu ka booday.. Thanks Cali and Yasiin for the program

  • @user-xl8xz3zt7w
    @user-xl8xz3zt7w หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah todays episode was five star rating👍👍👍👍👍

  • @Mideye157
    @Mideye157 หลายเดือนก่อน +8

    Waa dawlad musuq iyo qabyaalad ku caan baxday.

    • @elmimohamedelmi
      @elmimohamedelmi หลายเดือนก่อน

      Viva Hawiye action Group 🥂🥂🥂🥂

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 หลายเดือนก่อน +2

    WCS, Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist, CALI XARAARE, La Daadihiyaha Barnaamijka Yaasiin Abuukar & Bahda SATV , Kaftan Xalaal Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleysta Inshaallah

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir หลายเดือนก่อน +1

    Ali xarare wa suxufi calami ah oo Somali horumar iyo wanaag la jecel allaha ku xafido

  • @musemohamoud2429
    @musemohamoud2429 หลายเดือนก่อน +16

    Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa shaydaan eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢

    • @mohabere6073
      @mohabere6073 หลายเดือนก่อน

      Waa kii ugu fiicna oo Alshabab nagasaaray ee Odaygan Qamriga Caawa beentiis waaye

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน +3

      ​@@mohabere6073
      Shabaab ma Qatar buu jooga
      Marka sida Xayawaanki loo fakaro waa iska sidaan

  • @Abdillahi0645
    @Abdillahi0645 หลายเดือนก่อน +11

    Cali xaraare BBC Sanca....
    Barnaamij aan sugo MashaAllah...
    Kaftanka siyaasada.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsant walaalkey cali iyo yasiin yare guuuuul farmaajo❤❤❤❤

  • @ibrahimafgoye3408
    @ibrahimafgoye3408 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Ali and Yassin. Thank you so much

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 หลายเดือนก่อน

    Xabiib shacab Farmaajo wadani xalaal ah 2026 for villa Somalia insh Allah ❤️🇸🇴👏🏾

  • @yaasirabdi6605
    @yaasirabdi6605 หลายเดือนก่อน

    Ku soco aliwo

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 หลายเดือนก่อน

    Somali heshiis ah dunidana la ah!! Mar kasta waxay la taagan yihiin negative iyo balaaya sheeg!!
    Ma soo hadal qaadayaan hormar ka dal ka iyo nabada caasimada!!

  • @caqilkasomaliyed1993
    @caqilkasomaliyed1993 หลายเดือนก่อน +4

    Asc thnks

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 หลายเดือนก่อน

    Waan idin salaamay saaxiibayaal cali iyo yaasiin. Ninkii Yaasiin qoslaaye maad fasaxdeen.

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l หลายเดือนก่อน +3

    Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤❤

  • @FuuqAqua
    @FuuqAqua หลายเดือนก่อน +2

    kaftanka siyaasada tilmaam, kaftan ama qosolba waa waxaan udaawano ee caadi iska dhiga tolkeey Mayooleey 😊 teeda kale Yaasiin yare ka-dhamaada waayo qurxi barnaamijka ayuu isleeyahay from daawade MJ-ga Gaabsada, Somali caafimaad qaba lol ;)! Hore usocda Wariye Rugcadaa Xaraare iyo daadihiye Yasinyare halkaaana kasii waada xogta aan noo Soo gudbisaan!. Talo gaar ah;" KS" naga dhisa heer caalimana sidii caadada aheed oo daacad ah, ama sidii la' idiinka bartay
    , Mahadsanidiin!

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro หลายเดือนก่อน

    Cali xarare so fany wlhi 😂

  • @mursalharare1001
    @mursalharare1001 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaan warka kaa koobinaaya Hospital qosolka geeey

  • @Jonhidhhoon434
    @Jonhidhhoon434 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢l am very somali

  • @ahmedismailabdi5999
    @ahmedismailabdi5999 หลายเดือนก่อน

    Cali Mahadsanid

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc หลายเดือนก่อน +3

    Allaahu akbar, wallee somaali mooryaan iyo calooshooda ushaqaysta yaal ayaa kuhabsatay! Yaarabi nagasoo gaar siyaasiintan cawaaniinta ah aamiin aamiin yaarabi

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 หลายเดือนก่อน

    Waayaha

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 หลายเดือนก่อน

    Illahay wadanka ha noo badbaadiyo oo hana siiyo dawlad wanaagsan

  • @MarwanCali-t3c
    @MarwanCali-t3c หลายเดือนก่อน

    Shirka ay qabato heritage group kawaran

  • @abdullahihashi5905
    @abdullahihashi5905 หลายเดือนก่อน +4

    Yasiin fudadka jooji sxb please Cali noo daa

  • @IsmoBile1
    @IsmoBile1 หลายเดือนก่อน

    Yasiin ducaale kanaa ka qosol weyn

  • @user-zs6tx1mb1v
    @user-zs6tx1mb1v หลายเดือนก่อน +1

    👍👍👍👍 yes cali🌹🌹🌹🌹🏆🏆🏆

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 หลายเดือนก่อน +1

    WAA BOKOORAD CALI BALCAD

  • @khmahamed2569
    @khmahamed2569 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaan kuu diraynaa ee video ee so sheeg meel aankudirno xerada tobarka oo lagu jiro

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk shiine culay iyo profesor bugta waa profesor ingriis yaahuu meeshaas barako ma leh

  • @SHUBAALMEDIA
    @SHUBAALMEDIA หลายเดือนก่อน

    Calow kaftanka dhinbisha ah yaree weriyaha xiran waad u taraarixisay

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh หลายเดือนก่อน

    Xasan sh iyo xertiisu waxay in dhawayd wadeen oo bilaabeen in ay sidii sirdoonka leexsan ee hargeisa dadka iska xirtaan qofkii ay mucaradnimo ka dareemaan

    • @user-kw4fr6zg1d
      @user-kw4fr6zg1d หลายเดือนก่อน

      Garnkuu wato aqoon ma u leedahay mayaan u malaynayaa

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 หลายเดือนก่อน

    Ninka wariye ah
    Runtu shegay
    Lakiin balantii xaaan shekh wa uga baxay
    Kkkk
    😢😢😢😢
    Mahadsanidiin

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 หลายเดือนก่อน

    Thank you Ali

  • @MacalinBadri
    @MacalinBadri หลายเดือนก่อน

    Sawirka iyo Video ga shaashada kubalaadhi si siwanaagsan loogu arko

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 หลายเดือนก่อน

    Yasin Horta kama hor yimaado Cali xaraare mar mar kaso horjeedso kkk

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d หลายเดือนก่อน

    Caayda iska wado oo fadlan gabadha Jihaan xasan wq inaad ixtiraamta caliyow

  • @hipoxasan6373
    @hipoxasan6373 หลายเดือนก่อน

    carta djibouti safarbaa latagayaa

  • @XasanIsmaciilBulxan
    @XasanIsmaciilBulxan หลายเดือนก่อน

    Asc cali manta wad igaqoslisay

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa หลายเดือนก่อน +1

    Dad badan baa soo qarxisay

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 หลายเดือนก่อน

    Waa qosol🇸🇴🇸🇴☘️🇸🇴☘️🇸🇴☘️🇸🇴☘️🇸🇴☘️

  • @halimaraage9735
    @halimaraage9735 หลายเดือนก่อน

    Lamahayo wax mira dhal ah, ila iyo manta.

  • @nasserbin-amin9176
    @nasserbin-amin9176 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @YaasiinJaamac-kd3su
    @YaasiinJaamac-kd3su หลายเดือนก่อน +1

    Abtigay.cali.kaftanka.barnaamijka.aad.ayan.ugahela

  • @farxiyaqaali8446
    @farxiyaqaali8446 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha Runtu kahadlay MAShallah

  • @user-zj3vb2ui2j
    @user-zj3vb2ui2j หลายเดือนก่อน

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 หลายเดือนก่อน +1

    Waan joogaa calaw waa sidaa

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 หลายเดือนก่อน

    Kkk ree hargaysa meel kasta hadii la geeyo biyaha kulul dayn maayaan.
    Ethiopia waa raqiis biyaha kulul

  • @abdihashi3583
    @abdihashi3583 หลายเดือนก่อน

    Ali shaatigaan kahalay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน

    Cali balcad waa xiriiriyaha,kiishka wayn ee hassan sheekh uu toshay ee la yiraahdo,kaalmeeya ilaahaa kaalma leh

  • @somalimediaaction7553
    @somalimediaaction7553 หลายเดือนก่อน

    Ar caliyaa oo bus wada kk

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 หลายเดือนก่อน

    Aad oo weyn brother

  • @khmahamed2569
    @khmahamed2569 หลายเดือนก่อน

    Inyar oo dhulbahantanimo ah ayaa iigabaxday sheekadaadan yar

  • @cazuuzwali2427
    @cazuuzwali2427 หลายเดือนก่อน

    Shirkii boorama 1993 faido la ga helay

  • @saidabdirisaaq7880
    @saidabdirisaaq7880 หลายเดือนก่อน

    Yasiin ahaa waad napoli yeeysantahee. Kooxda ugu kubada macaan italy

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 หลายเดือนก่อน

    Waays

  • @hassanossoble9435
    @hassanossoble9435 หลายเดือนก่อน

    Maxay Kala Yihiin 3 Qof ee Oradyahanka
    Wada Iyaguna Ma Isdhiibayaan

  • @cheyyene
    @cheyyene หลายเดือนก่อน

    Olympikadda Federaalka waxey dhaheyn Inanku Recordkii ICU ka rabtey muusan keenin, Kan Run Sheegaya Labadooda Allah Yaclam balse Rikoorkaas la'aantiis kama mid noqon kartid oo inta ugu Record fiican ayaa ka qeyb galeya.

  • @ahmedismailbulbul9991
    @ahmedismailbulbul9991 หลายเดือนก่อน

    Somalia waxay wada eryandoontaa aduun ka oodhan

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdirizakfarah3126
    @abdirizakfarah3126 หลายเดือนก่อน +2

    Ma arag shir somali qabsatay oo faaiido dhalay

  • @mohameddaganeali4741
    @mohameddaganeali4741 หลายเดือนก่อน

    ALI XARARE DHAMANT ASC WALALOW ANIGU WAXAN KU NOLAHAY KENYA AD AYAN KU DHAGEYSTA FADLAN TELFONKA TIVIGA AYAN DONAYA ; H/ SHABEEL ASC

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน

    Caliyow shirka aandacht waa leeyahay,waxaana la yiraahdaa KAALMEEYA ILAAHAA KAALMA LEHE, AMA MAGAN ALAH wakaa cinwaanka shirka caliyow

  • @MohamedMohamed-j3g
    @MohamedMohamed-j3g หลายเดือนก่อน

    Stop to much qosol ❤😂😂😂😂❤❤

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v หลายเดือนก่อน

    Yaasiin ducaale meyay cali xararow

  • @SalaadAadanguure
    @SalaadAadanguure หลายเดือนก่อน

    Caliyoow intaadan sheegin shirkaas ayaan sheegay labo maalin kahor in wax haba yaraatee inshirkaa waba aysan kasoo baxayn lagu mash quulinaya umada

  • @yy3047
    @yy3047 หลายเดือนก่อน

    Adeer muuse biixi TAALAA LOO DHISAYAAABA

  • @mkhalif6834
    @mkhalif6834 หลายเดือนก่อน

    Orodyahanka amaa sidii fowsia tartanka African Union looga reebay amaa looga reebay oo djbouti , Tanzania iyo Kenya loo diiday

  • @abdunasirabdihasan4384
    @abdunasirabdihasan4384 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga hala iigeeyo cali xaraare

  • @ahmedyusuf5359
    @ahmedyusuf5359 หลายเดือนก่อน

    Ciyoow shirkii carte marka laga ree bo inaad tiraahdo ayeey ahayd shirarka

  • @yy3047
    @yy3047 หลายเดือนก่อน

    CALI XARAAROW WAXAAN HUBAA INAAD OGTAHAY IN AANAY JIRIN CIIDAMO SOMALILAND AH OO IYAGOO KUTABABATABA BARANAYA ITOOBIYA GUDAHEEDA IN AAN CIDINA SOO WEERARI KARIN AGTOODANA KASOO DHAWAAN KARINE ADNA MAWAAD KUBIIRTAY KUWA HABAARKA LACASRIYEEYEY KU FARAXSAN,ILEEN IN AANAY WAXBA KAJIRIN WAAD OGTAYE AFKAYGAAN KULA HADLAY SARAAKIISHA MEESHAAS JOOGTAY QAARKOOD ADIGOO MEELAHAA WAC WACAANA WAA OGTAHAYE

  • @abdikareemhassan2735
    @abdikareemhassan2735 หลายเดือนก่อน

    Record baad samaysatya ee maxaa soomali oredkeeda kaa galay kaalay khaliijka especial. Aharain way ku qaadanayaa

  • @SaajinSharif
    @SaajinSharif หลายเดือนก่อน

    Cajaaib ilahayaw dalka iyo dadka noo hagaaji

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 หลายเดือนก่อน +1

    Mogdisho

  • @CoinhvHiifDCuin-fr3jk
    @CoinhvHiifDCuin-fr3jk หลายเดือนก่อน

    Crab iyo turkey in Europe utaliso goorme fahmidonanaan😂😂 ala nacasnimo somalia😂😂

  • @MohamedMohamed-j3g
    @MohamedMohamed-j3g หลายเดือนก่อน

    To much qosol 😂😂😂❤😂😂

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb หลายเดือนก่อน +1

    Wariyaha runtuu kahadlay

  • @McSayte
    @McSayte หลายเดือนก่อน

    Now now somalya coming

  • @ismailfodeey
    @ismailfodeey หลายเดือนก่อน

    cali masajidka kada

    • @ismailfodeey
      @ismailfodeey หลายเดือนก่อน

      ali ciyarta kada shahi badnagu daadisy

  • @SalaadAadanguure
    @SalaadAadanguure หลายเดือนก่อน

    Asc asxaabata banaamishka kaftanka siyaasada oow uhoreeyo cali cabdixirsi cali xaraare iyo yaasiin yare aad baad umahadsan tihiin waxaad moodaa in uunasoo daahay barnaamishka bimilaah aan dhagaysto barnaamishika

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 หลายเดือนก่อน

    Xabashida sidii sodan ayay raban dawlad carab ah aya so dirtay

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir หลายเดือนก่อน

    Qurba joog qurba ku shiraya muqdisho maxaa diidey

  • @AliHasan-ou7fq
    @AliHasan-ou7fq หลายเดือนก่อน

    Ase barmis ka kafka walaale waxan layaabay dhacdo aan kala kalakul may ela boorka

  • @ahmedismailmahamed5144
    @ahmedismailmahamed5144 หลายเดือนก่อน

    Funny

  • @abdikadirmuse2595
    @abdikadirmuse2595 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkk

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

    Shirku muxuu ku saabsanyahay

  • @homeh3455
    @homeh3455 หลายเดือนก่อน

    Yaasiin waa nin labis xun

  • @nourahmed-ex4xf
    @nourahmed-ex4xf หลายเดือนก่อน

    Aways geedow 😂😂😂

  • @Aden-ej3ep
    @Aden-ej3ep หลายเดือนก่อน

    Cali,sakhran

    • @bashirmohamed474
      @bashirmohamed474 หลายเดือนก่อน

      Ma warkiisa aya ku gaadhay

  • @MohamedAlly-z8g
    @MohamedAlly-z8g หลายเดือนก่อน

    ❤🎉

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d หลายเดือนก่อน

    Barnamijka ceeb somaali cali xarare😂😂😂😂😂😂

  • @roda444yusuf7
    @roda444yusuf7 หลายเดือนก่อน

    Kkkk cali waa nin wax fahansan

  • @abdirizakmohamud2748
    @abdirizakmohamud2748 หลายเดือนก่อน

    Istaaq furulaah qanran walaahi waa kkkkkkkkkkkkkkk

  • @siyatguhad6311
    @siyatguhad6311 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @MohamedHaji-vo5eh
    @MohamedHaji-vo5eh หลายเดือนก่อน

    Inta downldad xasaan sheikh xukunka joogo qof somali ah han mayeelan karo waayo waayo waa laiibsani. Example of that the two ladies Hassan Mohamud sold then daily light

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse หลายเดือนก่อน

    Yaasin Yare aqii qosolka beenta badan naga daa Dee. Barnaamajka waa ku ciyaari rabtaa 😅

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 หลายเดือนก่อน

    Duf ku bax, wuxuu ku leeyahay : saf ayaa lowgu jiraa hugaamiyihii maafiyadii nabar iyo naxdin!!
    Tan kale waa ceeb lugumana fogaado dumar ka!! Waa maxay uurkaan aad sheegaysaan, sow kama fiicnayn inaad xishootaan!!

  • @YaasiinJaamac-kd3su
    @YaasiinJaamac-kd3su หลายเดือนก่อน

    Wiilka.waa.runtii.soomaliyeey.halookaco.inteygoorigoori.tahay