Kaftanka Siyaasadda 294 oo aad u xiiso badan iyo arimo xasaasi ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น •

  • @abdinasirhassan7529
    @abdinasirhassan7529 2 ปีที่แล้ว +19

    Inalilahi wa ina ilayhi rajucuun. Caliyow, walahi waa runtaa wll. Wuxu u eekaa Roble nin u shaqaynaya nin carab ah. Sharaftii dalka iyo dadka dhulku lagalay. Anigu daroodna ma ihi hawiyena ma ihi, nin reer hargaysa ayaan ahay. Runtanse sheegayaa

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 2 ปีที่แล้ว

      Farmaajaba soo ka Qadar udusa maalin walba Adeer hadaad reer Hargeisa tahay walawaynta fartooda mafahmaysida isku daa oo fiirsa uun

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว

      OMG walahi Aliyoh waa runtaah wuxuu sawirkah wuxuu ku tusayaah roobleh in unah sharaf iyo qimoh lahayn markih u gashaday diricih carabtah waxaan la yabay kuwan isku shegayah wasiradah o la tagan halkah waxaa ka muqatah in ay moryanyihin kuwaas markah horeh waxay cebeyen waa qabilkodah wuxuu miyanay ka weynan tuganimoh uff waa umad moryan ah waxaan so xasustah1991. waxay xamar ka sameyn jiren farmajoh waxaa wanagsan in u kah tegoh ha is ku dhamaden in sha Allah

    • @nuurka658
      @nuurka658 2 ปีที่แล้ว

      UAE WA MID KA MID AH FANGAREEYAYAASHA ISIS,ALSHABAB,ALQACIDA.
      ISIS Made in Israel.
      Alqaeda Made in USA.
      ALSHABAB Made in CIA,MI6.

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 2 ปีที่แล้ว +25

    Allow imararad iyo doqomadey wataan naga qabo

  • @hamdahassan1360
    @hamdahassan1360 2 ปีที่แล้ว +31

    Farmaajo Allah ha sharfo qarankiisa iyo dalkiisa wuu sharfay. Sharaf iyo cisi wax dhaama lawaa.

    • @dekfarah820
      @dekfarah820 2 ปีที่แล้ว

      rooble waa nin aad uliita oon aqoon shaqadiisa ooma qalmo in uu booskaa uu joogo agaasime baasto ayuu aripotka oogu tagay waa han jab iyo liiditaan tii oogu xumayd oo soomali soo gaadha

  • @nasra9836
    @nasra9836 2 ปีที่แล้ว +33

    Imaaraadka gargaar keenis ka maaheene 1-Waa bahdilid 2-Baalaayo eey waday mindhaa ma lacagbaa,ma hubaa ,Afar kartoon oo digir ah,Allahu waclan kuwa layiri asaga iyo safiirka imaaraad ayaa qaatay,Rooble waa naniyad jabiyey,,Qabkii Soomaaliween hoos ayuu u dhigay,Digsigii Farabadiyaa waa Fuud xumeeyaa,Bal aan aragno Rooble meesha uu ku furo Doorashada, Mahadsanidiin.

    • @abdul6467
      @abdul6467 2 ปีที่แล้ว

      BB. B. B.

    • @Mn_9000
      @Mn_9000 2 ปีที่แล้ว +1

      NASROOY , QUFKU MARKUU ISAGU IS BAHDALO OO IS QUUDHSADO , MAXAAD KA SUGAYSAA DAD SIDOODABA KUU ARKA AFRICAN GAAJOONAYA.
      90% DADKA CARABTA AHI
      NINKA MADOW WAXAY KA AAMISANYIHIIN INUU YAHAY QOF BILAA CAQLI AH OO KA HOOSAYA JECELNA LACAGTOODA, DIYAARNA U AH INUU KHADAAM U NOQDO.
      DUMARKA MADOWNA IYAGA HADALKOODABA ISKA DAA.

    • @fatimaadan2066
      @fatimaadan2066 2 ปีที่แล้ว

      E51555ww97w5571e55e15785e7w47r5w5966574w96556753555qr7q555e64w19766r56657515w571649r25re5q75ww17556597265801w9r77e6573q7w3w6r5e5w7w7977wq95557592e556157w79797w6587757972575924756w739e571577575971156e14755e6eww97q77w857w95w5e1955er9e577753562577967w5q5527555s29626615w56wwq7w57w575917r1e7755q55555w757w1575r77956547192459w77555735ew777e75r97459u7we8753w49e75w75155u81548655568wqe4547w555576r57r62w55rr7e6w327652416q3725ww7r2757855555e5555758526715wr25771764796r2551975635631532654r79535w5777342973476e276161282e5w5215557795w12762791552r5171w7957w135271e6r25127wq7655751353w16251667577w6518755w5557972692r77872715751637e7e2775e7r81r65569w755e99755766e5585215557759e1i8669w7576e7q9757795675155w755789214e565277915re7r95169553175r4617w6r559w7e2987w79eq55w5557561w57u552663w269w7675w89651741551u6w97w658w976767wr7157551e1777w55975975714656727571e7r25w56715755551e7756w7w7457w6w55e755565576657656578w187w875376955251772rw955661277693715752679572516er59375219657555r7w119721975e915w5459772725e627657956579635w535r95r27955w751e5152e55w1557585w15745w795231753916755415635493675166513576w752897552364767552365735635575w597157w71285e9uw7u6rw15787721376w7959425w772w182r5157w76559656wue86w6567w8576954u731w357546w2e695659r2631r66e511629w57755u9172737r5w75w55555621w71e78575q795e765w5e5528w5562w6519755515577w1525r85w555

    • @fatimaadan2066
      @fatimaadan2066 2 ปีที่แล้ว

      E51555ww97w5571e55e15785e7w47r5w5966574w96556753555qr7q555e64w19766r56657515w571649r25re5q75ww17556597265801w9r77e6573q7w3w6r5e5w7w7977wq95557592e556157w79797w6587757972575924756w739e571577575971156e14755e6eww97q77w857w95w5e1955er9e577753562577967w5q5527555s29626615w56wwq7w57w575917r1e7755q55555w757w1575r77956547192459w77555735ew777e75r97459u7we8753w49e75w75155u81548655568wqe4547w555576r57r62w55rr7e6w327652416q3725ww7r2757855555e5555758526715wr25771764796r2551975635631532654r79535w5777342973476e276161282e5w5215557795w12762791552r5171w7957w135271e6r25127wq7655751353w16251667577w6518755w5557972692r77872715751637e7e2775e7r81r65569w755e99755766e5585215557759e1i8669w7576e7q9757795675155w755789214e565277915re7r95169553175r4617w6r559w7e2987w79eq55w5557561w57u552663w269w7675w89651741551u6w97w658w976767wr7157551e1777w55975975714656727571e7r25w56715755551e7756w7w7457w6w55e755565576657656578w187w875376955251772rw955661277693715752679572516er59375219657555r7w119721975e915w5459772725e627657956579635w535r95r27955w751e5152e55w1557585w15745w795231753916755415635493675166513576w752897552364767552365735635575w597157w71285e9uw7u6rw15787721376w7959425w772w182r5157w76559656wue86w6567w8576954u731w357546w2e695659r2631r66e511629w57755u9172737r5w75w55555621w71e78575q795e765w5e5528w5562w6519755515577w1525r85w555

    • @fatimaadan2066
      @fatimaadan2066 2 ปีที่แล้ว

      E51555ww97w5571e55e15785e7w47r5w5966574w96556753555qr7q555e64w19766r56657515w571649r25re5q75ww17556597265801w9r77e6573q7w3w6r5e5w7w7977wq95557592e556157w79797w6587757972575924756w739e571577575971156e14755e6eww97q77w857w95w5e1955er9e577753562577967w5q5527555s29626615w56wwq7w57w575917r1e7755q55555w757w1575r77956547192459w77555735ew777e75r97459u7we8753w49e75w75155u81548655568wqe4547w555576r57r62w55rr7e6w327652416q3725ww7r2757855555e5555758526715wr25771764796r2551975635631532654r79535w5777342973476e276161282e5w5215557795w12762791552r5171w7957w135271e6r25127wq7655751353w16251667577w6518755w5557972692r77872715751637e7e2775e7r81r65569w755e99755766e5585215557759e1i8669w7576e7q9757795675155w755789214e565277915re7r95169553175r4617w6r559w7e2987w79eq55w5557561w57u552663w269w7675w89651741551u6w97w658w976767wr7157551e1777w55975975714656727571e7r25w56715755551e7756w7w7457w6w55e755565576657656578w187w875376955251772rw955661277693715752679572516er59375219657555r7w119721975e915w5459772725e627657956579635w535r95r27955w751e5152e55w1557585w15745w795231753916755415635493675166513576w752897552364767552365735635575w597157w71285e9uw7u6rw15787721376w7959425w772w182r5157w76559656wue86w6567w8576954u731w357546w2e695659r2631r66e511629w57755u9172737r5w75w55555621w71e78575q795e765w5e5528w5562w6519755515577w1525r85w555e

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 2 ปีที่แล้ว +21

    Farmajo waa xalaal tug ma ahan wana wadani

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 2 ปีที่แล้ว +4

      War farmaajo tuug ma ah laakiin balaayo tafaha hasata

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 2 ปีที่แล้ว +20

    Rooble Somaali waa ceebeye allha codowga Somaali qabto

  • @adeysalah5875
    @adeysalah5875 2 ปีที่แล้ว +17

    Always like & support ragan Cali xaraare runta kugu jeclahay an gabashada laheyn from Kenya 🇰🇪

  • @abdiadamabdirazak7439
    @abdiadamabdirazak7439 2 ปีที่แล้ว +25

    Ali and yasiin u guys make my day good show and keep going

    • @kulmi1
      @kulmi1 2 ปีที่แล้ว

      👍👍

  • @ayanisse2082
    @ayanisse2082 2 ปีที่แล้ว +5

    Anigu waxaan isleyahay ma aha rashiin ee waa hub iyo lacag lagu burburiyo somaliya ax ax hadu imaqlayo waxan leyaha allah ayaan kugu dacwaynay ee dalka noo daa roob low xilka hakuragin amin amin yaa rabi

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 2 ปีที่แล้ว +14

    Mr ali haraare
    Good point and goid news
    2022 ❤❤❤🇸🇴✌

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 2 ปีที่แล้ว +33

    Ceebtaas uu nagu suubiyey Raisuwasaaraheenii Somaliyeed " Aljaziira" oo aan Kula kaftami jirnay dhallin yarada Carabta shaley illaa màanta MAA Gali karno.

    • @alanbartv8542
      @alanbartv8542 2 ปีที่แล้ว +4

      Rooble waa Jiilaale Ama abaarle wuxu carab miyuu ushaqeeyay Qof ku waaba waxliita ilen Ish duli nacalaa ku qaaday wax aan sharaf laheyn yan loomagacaabin dalka

    • @deeqelmo5558
      @deeqelmo5558 2 ปีที่แล้ว +4

      Rooble waa wiil kusoo korey baahi iyo agoon

    • @alanbartv8542
      @alanbartv8542 2 ปีที่แล้ว +3

      @@deeqelmo5558 Nin intaas Cudur daar ubixiyay xanaaqu uqabo farmajo darteed waxaan kabaqayaa malinta Kiya kaxanaajiso inuu Somalaiyoodhan wada gadan dono kkkkk Cabdi shakuur baa laga cabanayee walee kanaa kadaran Aan wali fahmin inuufarmaajo shakhsi yahay uuna katagi xulka makinay tahayba simamiya waxaaqabatay nabsigii kheeyre alow sahal

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 ปีที่แล้ว +2

      @@alanbartv8542
      Dadbaa Qaranimada u yaaqaano qabiilka ama shaqsi.

    • @alanbartv8542
      @alanbartv8542 2 ปีที่แล้ว

      @@batulasmail8261 waxaan oga bixi karaa baahida manta nahaysa inaan u adkaysano Kana midowno anagoo iska qabanayna keena iimanata la

  • @mohamedsidou7755
    @mohamedsidou7755 2 ปีที่แล้ว +6

    Cali iyo yaasiin rabi ha idin xafido

  • @omarmungani7989
    @omarmungani7989 2 ปีที่แล้ว +15

    Mr cali xaraare runtaan kugu jeclahay guuleyso

  • @fathiyaabdullahi1246
    @fathiyaabdullahi1246 2 ปีที่แล้ว +3

    Cali xaraare wariye sare good job dawladena alaha nabad waarta kayeel

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 2 ปีที่แล้ว +24

    Marka Farmajo hadii lagu sheegay nin aan meesha U iman inuu dalka xado sidii kuwii ka horeeyey. Miyaanu istaahilun inuu madaxweyne mar labaad loo doorto. Ta labaad Farmaajo knows how to Deal with carab iyo gaalo...

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 ปีที่แล้ว +15

    Kkkkkkkkkk caku Mr Rooble balaayo khamiis kuu kashatay war wuxu doqon sanaa

  • @mo_legendofficial7265
    @mo_legendofficial7265 2 ปีที่แล้ว +11

    Legend always legend Ali Harare. Waiting for part 2095 😁

  • @shahad2629
    @shahad2629 2 ปีที่แล้ว +7

    cali xaraare akhligaaga Alaha kuu siyaadiyo barnaamijkaaga aad aan uxiiseeyaa siyaasad iyo Khosol uu iskugu jiraa

  • @ayanisse2082
    @ayanisse2082 2 ปีที่แล้ว +4

    🇸🇴❤️💪😍💪❤️🇸🇴🤲farmajo guuul somaliya guuul

  • @meimunamohammed3158
    @meimunamohammed3158 2 ปีที่แล้ว +5

    Cadowga somali waa somali,, Not outside, we have to wake up

  • @somalipranks1502
    @somalipranks1502 2 ปีที่แล้ว +10

    From #BORAMA

  • @duceysane4930
    @duceysane4930 2 ปีที่แล้ว +4

    Scw.
    Mudane Cali Xarare waxaan dhagaeystaa warbixinadaada weyna dhagaysi mudan yihiin oo waa kuwo xiiso leh laakiin ciwaanka ah KAFTANKA SIYAASADA waxaan isleeyahay inay ku haboonaan lahayd JAFIDA SIYAASIYIINTA waayo Waxaad kusoo qaadataa dhaliilaha siyaasiyiinta.

  • @fathumokyrane3825
    @fathumokyrane3825 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr wb cali waad iga qoslisay jinkaa iga qosliyay thank you 🙏🏿

  • @munaabdi855
    @munaabdi855 2 ปีที่แล้ว +10

    Rooble dambiilayaal UaE oo lacag sharci daro dalka soo galiyay Ayuu ku dhawaaqay inay lacagtoodii lasiinayo Assgoo isleh ku xumee Farmaajo laakiin umada soomaaliyeed ayuu xumeeyay

  • @mohamednorafrah9813
    @mohamednorafrah9813 2 ปีที่แล้ว +7

    Haa haa haa haa yaasiin ducaale jinni xaa iskutihiin waad iga qoslisa wlh calina kadaran

  • @Jamal.145
    @Jamal.145 2 ปีที่แล้ว +18

    Congratulations to you guys,the best political joke show of all time ❤ 💪 👌 🙌🙌

    • @maowmuhiadin6090
      @maowmuhiadin6090 2 ปีที่แล้ว

      Saaxiib Farmaajo iyo Rooble yaa kula saxsan adigoo raali ah

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 2 ปีที่แล้ว +1

      @@maowmuhiadin6090 dalka walaal Farmajo iyo Rooble toona malahan labaduba waa shaqaale waxayna u shaqeeyaan aniga iyo adiga iyo intakale ee soomaali ah marka waa in aynu fahanaa keebaa dalka duminaya iyo keebaa dalka uroon

    • @abdirisaqterra3730
      @abdirisaqterra3730 2 ปีที่แล้ว

      something to say about the other thing that was the mail yesterday I was so mean to you and you were just the same thing I was like Chen to get do back in Somalia and I don’t have mail I just don’t want your money you bro bro I’m so had I know why’s it in my car mail but I I don’t want you you to know you I was like I just want want you you bro I Mustaqbalka me so much more and more don’t want

    • @abdirisaqterra3730
      @abdirisaqterra3730 2 ปีที่แล้ว

      @@maowmuhiadin6090 you you have an awesomely awesome day and I have to geli you bro 😎 just don’t know why you don’t know how to get to know you any more time and I I love you you so

    • @abdirisaqterra3730
      @abdirisaqterra3730 2 ปีที่แล้ว

      @@maowmuhiadin6090 isku is aragnay a problem for us and I I just want want you you know that and you that are not doing anything right and you you can some help of you and get over for you and I just want you to be a good 😌 you to in to to

  • @faysalmaxamedaxmed2411
    @faysalmaxamedaxmed2411 2 ปีที่แล้ว +5

    Waaryaa Cali aduun shaleywaan ogaa maanta waan arkaa berina waan eegayaa ishaa allaah kheyr

  • @abdinoursalahali9854
    @abdinoursalahali9854 2 ปีที่แล้ว +9

    Ali harare iyo Yasin du'ale runtii aad ban uga helaa sida aad barnaamijkaan uso gudbisaan Ali waxa cajiib ah sida Yasin kuula daadihiyah

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud2531 2 ปีที่แล้ว +18

    Ali Harare maalinba maalinta ka dambeyso sheego qosol badan ayuu keenaa maantana jini ka baxay qeybta mennsergerka 😂😂 mahadsanid wallal waa naga qoslisaa maalin walba ❤

    • @sadiosheikhabdi6202
      @sadiosheikhabdi6202 2 ปีที่แล้ว

      Masnshaallaah
      Run iyo Ilkaba waa la cadeeyaa
      Guuleeyta wiiladheena wadaniga ah
      Wadaniga ha waaro
      Wadaniga ha guuleeyto
      Ma rabno Imaaraad iyo kuwa ka daranba

    • @sadiosheikhabdi6202
      @sadiosheikhabdi6202 2 ปีที่แล้ว

      🌿🌿🌿🌿🌿🍀💕💕🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽☘️☘️☘️🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ปีที่แล้ว +12

    ROOBLE WA MISKIIN NGO KA SHAQEYN JIRAY, ISAGA IYO WASIIRKA WAXBARASHADA C/LLAHI CARAB NGOs AYEY AHAYEEN, AFFARTAN KARTOON AY IMARAADKU KEENEN, WAXA HUBAAL AH IN AY MAYIIN DOLLAR DALKA LAGU DHAAWACAYO KU JIREEN, EE FADLAN DABAGAL HA LAGU SAMEEYO.

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 2 ปีที่แล้ว +7

    Barnamijkan waa jeclahay walee

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 ปีที่แล้ว +1

    We love kaftanka Siyasada keep going
    Mr Rooble waxba makala yaqaan he don't hve good experience about the government system he's corrupt & will discharge soon

  • @rawiabdudud3700
    @rawiabdudud3700 2 ปีที่แล้ว +13

    Aniga xata waxan rabay in cidanku guban buunshaha imaradka

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 ปีที่แล้ว +8

    Gobonimo MashaAllaah

  • @meimunamohammed3158
    @meimunamohammed3158 2 ปีที่แล้ว +5

    Waan salaamay somali Wayne, Sanat cusub wanaagsan wacan kheir badan, I don't think inujiro Nafar somali ah oo wadanka dolka hooyo u danaynaya,, somali wax badan baa qaldan,, نسأل الله المعافاة في الدين و الدنيا والآخرة

  • @daydayfarah7026
    @daydayfarah7026 2 ปีที่แล้ว +5

    Aliyow Qosolkii baa iga dhameysay Agasiimaha Wareega Waa magac u yaal

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 2 ปีที่แล้ว +10

    Absolutely walaahi!!! Not only fbi xataa cia ayaa joogta every airport in the USA

  • @abdilahicarshe6208
    @abdilahicarshe6208 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxa hubaal ah inaanu wax saamayn ah ka tegeyn Tuuk soo shaqa tagay weeye waxan Xasuustaa Sheikh Shariif waxa lagu xasuusta waa Madaxweynihii ku guulaystay in doorashada lagu qabto Somalia kana waxa lagu xasuusan doonaa inuu Imaaraadka u celiyay lacagtii kootarabaanka ahayd waa shaqsi ka aradan wadaniyada. Allaah hasoo hadeeyo

  • @superfun1819
    @superfun1819 2 ปีที่แล้ว +5

    Sayidkuu caadi mahaa

  • @yoman7762
    @yoman7762 2 ปีที่แล้ว +2

    Fiqi Mooriyaanimo waa dhamaate
    Sharci waa sharci Ali yare guul

  • @shiimasaeed8463
    @shiimasaeed8463 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah RW Roobla magaca Somali oo dhan buu meel ooga dhacay

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 2 ปีที่แล้ว +8

    Farmaajo waa aamin runtii waa in marlabaad ladoortaa

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaaaah Cali iyo Yasin slm laaaahi

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 2 ปีที่แล้ว +6

    Rooble waa qof dulaysan

  • @mohamedfarax7400
    @mohamedfarax7400 2 ปีที่แล้ว +1

    Xandulow,all,the,best,to,you,goodluck

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 ปีที่แล้ว +3

    Axmed Madoobe oo Qabiis xidho koormaa u dambeysey ninka carabka ayuu isu ekeynaya.
    Umada Soomaaliyeed In ay hortaaganyihiin kuwa noocaan ah Waa nasiibdaro Ku dhacdey.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhibaata Ka jirto hiiraan Waxaa Masuul Ka ah kuwa masuul sheeganaayo.
    Ree Baladweyne iska qabta daneystayaasha.
    Bal eega wiilka yer ee aan garaneynin wuxuu u dhuumanaayo dhibkana wuxuu Ku noqon qosykiisi.😭😭😭😭😭

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa La haysta liita in La toogtona U baahan Ragan tuugtan dhulka nabaad guurka ku ridaya, waa dhuxule e😂. Raisalwsaarena ma ahee meesh ha laga tuuro

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 2 ปีที่แล้ว +13

    ✍🏻Walaahi Raisul wasaare Rooble waa Ina adeerkeey balse waxa uu sameeyay waa Qarandumis 🤷‍♂️and no More Qabyaalad 👉 VIVA Madaxweyne Farmaajo 🇸🇴✅ . Down ha dhacaan canaasiirta imaaraatka 😥🔜.

    • @cirjoogetv9611
      @cirjoogetv9611 2 ปีที่แล้ว +2

      Runta sheegtay qabiilka qarankaa kawayn

    • @dagansh5606
      @dagansh5606 2 ปีที่แล้ว +1

      Wadanka ayaa qabiilka ka saraya wadani ayaa tahay

    • @aqanni
      @aqanni 2 ปีที่แล้ว +1

      Gobonimadu wa taas Laandheere!

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 ปีที่แล้ว

    Wale waa run...good job

  • @momindekk1
    @momindekk1 2 ปีที่แล้ว +6

    Rooble baahane

  • @ridwanbirre8310
    @ridwanbirre8310 2 ปีที่แล้ว +3

    guul.madaxwayne farmajo wadani dhaba

  • @dekaali2808
    @dekaali2808 2 ปีที่แล้ว +2

    Well done, the funniest part was talking about the jin. Now British jin knows af Somalia.

  • @rahmakhalif6891
    @rahmakhalif6891 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha warar xiiso badan alaha idin dhawro

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 ปีที่แล้ว +11

    Waxa ficned in lagu celiyo wan bahnahay baqti loma cuno

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 2 ปีที่แล้ว +12

    Hi Sir Ali
    Roble is getting a cut ( a commission ) out of this money 💰 .
    Don't buy the rosemary in his hand .
    Everytime he makes a move , a tone of bricks falls from the sky .

  • @abdiadamabdirazak7439
    @abdiadamabdirazak7439 2 ปีที่แล้ว +3

    I like it last one about the jin

  • @qasimosman3805
    @qasimosman3805 2 ปีที่แล้ว +8

    Caliyoow waan ku salaamay marka hore, waxaad tahay qof runta ka hadla laakiin Somalida ma jecla qofka runta sheega, md Farmaajo wuxuu yahayba tolkiisuu jannada ka galeen oo khaati laga taagan yahay cashar wanaagsan ma ahan hadaba kan imaandoono tolkiisa mexeey sameyn doonaan inagaa wadana soow ma ahan aaway Somali-nimadii ...we better talk the next 100 years the future of our great great grandchildren.. miyeey nagu faani doonaan mise....?

  • @abrahammohmed5045
    @abrahammohmed5045 2 ปีที่แล้ว +1

    Wasiirka waxbarashada enjoy owiste ee wuxu weligii ka qaraabanjiray hay,adaha carabta sida hay,ada manhal alkhayriya.

  • @daydayfarah7026
    @daydayfarah7026 2 ปีที่แล้ว +4

    Salaan sare Ali IYO Saxiibkii

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 2 ปีที่แล้ว

    Roobale bahane inakara ilahay hakurido ilahayow nadhafi Roobale bahane

  • @saharamohamed7368
    @saharamohamed7368 2 ปีที่แล้ว +3

    InshaAllah farmaajo again

  • @ibraahiimabshir3488
    @ibraahiimabshir3488 2 ปีที่แล้ว +3

    masha alaah

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว +5

    Allaylehe maanta ayaa soomaali gunimo ku danbaysay.Abbaaraha jira hay,ado ayaa loo qayshanayaa.

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid in

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 2 ปีที่แล้ว +4

    rooble dadbaa qabiil ku taagerayo ay isku qabiil yihiin asagoo sumcadii Somaliyed dhulka galiyay

  • @abdixaashi1881
    @abdixaashi1881 2 ปีที่แล้ว +4

    Risal wasaraha waa xolo nin caqli qabo mawa ahan shaqadisana mayaqano lkn dadkan qabilka cabudo haka dawa harina

  • @samatarismail3215
    @samatarismail3215 2 ปีที่แล้ว +5

    qabyaalda; Nata qabyaalada laysku taageerayo somalinimo ma taalo maxaayeelay min xun oo qaldan yaa laleeyahay wuu wanaagsanyahay oo qabiil Lagu taageeryaa Nin jeclaysiga iyo qabyaalda wadankeeda iyo dadkii yaa Ku baaba'aya

  • @YusufAli-us9ig
    @YusufAli-us9ig 2 ปีที่แล้ว

    Cali hadhaadhe waa Sodon guuradii dagaalkii labaad ee Soomaliya waana Soomaalida kale iyo Hawiye Sodonsano ayey hortaag maayeen horumarka iyo dowladnimada soomaaliya

  • @fatenalibahood9670
    @fatenalibahood9670 2 ปีที่แล้ว +1

    Ali iyo Yasin💖❤️❤️💕🌹👍

  • @mohamedomar8972
    @mohamedomar8972 2 ปีที่แล้ว +5

    Macquul ma aha diyaaraddii weyneyd waxay sidey 3 dabliyadood ama 3 pallet kuwo badan baa dhinaca kale la geeyey oo lacag iyo hub ka buuro
    Lacagtiina xalay bay kala qaybsanayeen

  • @nasriinacadey8920
    @nasriinacadey8920 2 ปีที่แล้ว +6

    Soo dhawada sunta ka ilmeysisa munafaqiinta dabadhilif

  • @mohamedsaidfarah3201
    @mohamedsaidfarah3201 2 ปีที่แล้ว +4

    Wcs waad ku mahadsan tihiin sida quruxda badan ee aad noola wadaagteen arimahan aadka u xiisaha badan

  • @abdihakiin6702
    @abdihakiin6702 2 ปีที่แล้ว +4

    Magafe rooble inuu reerkiisu 1991kii airporka inay qabsadeen ayuu aamminsan yahay waxaan sharci wadan aad ka hadlaysaan maba oga.

  • @mohamedAsaid-cj2xb
    @mohamedAsaid-cj2xb 2 ปีที่แล้ว

    that's funny, hey guys you make my day, 😁😂😂🤣👌👍

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 2 ปีที่แล้ว

    Cali xarare funny waye wlhi jinkii xaga messenger ayu kabaxaya Kulahaa!😅😅

  • @hanadomar1390
    @hanadomar1390 ปีที่แล้ว

    Keep go on

  • @daydayfarah7026
    @daydayfarah7026 2 ปีที่แล้ว +2

    Dani Zinzibar

  • @daamaabdoulkader3613
    @daamaabdoulkader3613 2 ปีที่แล้ว

    Warsangali Mareexaamba wiilal Daarood warkaaga waan lasoconaa

  • @bariyowshow2616
    @bariyowshow2616 2 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw scw scw scw

  • @farahkeinan1094
    @farahkeinan1094 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaa waa runtaa rooblebuubuubow waa fashil

  • @dekiyahismail3532
    @dekiyahismail3532 2 ปีที่แล้ว +6

    Kuwaan caadima ahan qofkey qabtaan war ayaykakeenayaan 😂😂😂 roble ayamiiska usaaran manta 😂😂😂😂😂😂😂

  • @qadarahmed9144
    @qadarahmed9144 2 ปีที่แล้ว

    Wa sax

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 2 ปีที่แล้ว +4

    Cali xaraare waa comide aan caadi ahayn

  • @sharifbinshariif2306
    @sharifbinshariif2306 2 ปีที่แล้ว

    Hore usoco mr.cali

  • @Painkiller23248
    @Painkiller23248 2 ปีที่แล้ว +3

    Roble Baahane O Sadax kiilo O Baasto Macarooni ah kala waragey Emarats🤭😲

  • @halgankatv
    @halgankatv 2 ปีที่แล้ว +1

    Famajo wow ilduufey markow keeney ninkan

  • @munaabdi855
    @munaabdi855 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninkii dhoof ku yimidbaa geeridudhibaysaa: Waa ereyadii Alaha unaxariistee M.A Sangub
    Waxaana looqaaday gumeystihii
    Maantana Soomaalibaa isu qaadaysa Waa nasiibdaro

  • @phosiamohamed253
    @phosiamohamed253 2 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhh iimaan laawayaashu markay carabta tuugsanayaan khamiisyay sooqaateen ilaan ceeblooma dhinto kkkkkk

  • @farttunafm3595
    @farttunafm3595 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan waana ceebeeyay darbi jiif reysalwasare ah magacii reysalwasare ayuu kufsaday

  • @vatovato2132
    @vatovato2132 2 ปีที่แล้ว

    The best team 💯

  • @Farxiyo-ez3ps
    @Farxiyo-ez3ps 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah

  • @munaabdi855
    @munaabdi855 2 ปีที่แล้ว +7

    Roobloow Waxaa jirta dagaal siyaasadeed lagula dagaalami karo Farmaajo oo kaliya
    Laakiin dalka iyo daka Soomaaliyeed siyaasad qariban oo aad shaqsi ku qancinaysid ha ku baa bi in

  • @nassermohamed8837
    @nassermohamed8837 2 ปีที่แล้ว +3

    Caliyoow ninkan rooble jaad garaaba ah ayaa lagu qabtay Sweden ma ogtahay taas anagaa sweden degen oo ogtaas

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว +9

    Dekeda Berbera ee xidhan iyo guumaysiga Imaaraatku kuhayo reer SL ee DP WORLD barnaamijka ku soo qaata mudanayaal.
    Xiligan dadkii sixr bararka, macaluusha, abaaraha iyo khilaafku hadheeyey SL.

    • @Ardaa_fardowza143
      @Ardaa_fardowza143 2 ปีที่แล้ว

      hooyada bila foldhaq ureyso anaga ka raali ah

    • @abdirashidmahamedkhayre1792
      @abdirashidmahamedkhayre1792 2 ปีที่แล้ว

      Waaryaa bilaa damiir ma nihin emaradku waa saaxiibka dhabta ah ee somaliland .somaliyada waxaan xumaan iyo cunaqabatayn iyo xasuuq ahayn ka maynaan arag

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว

      @@Ardaa_fardowza143 sida ragga uhadal nadal yahaw nadalku dhalay.

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirashidmahamedkhayre1792 bakhti ayaad tahee iska aamus.

    • @Ardaa_fardowza143
      @Ardaa_fardowza143 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihakimmohamed2561 ina bila foldhaqow horamarka dadkeyga iyo dadkeygu gaadheen ayd ka xuntahey xaasid ma aflaxo hooyda iyo dhiladii ku dhashay ba wase ina xafajo ilmo cagaagan

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 2 ปีที่แล้ว +2

    Rooble Baahane Qabkii Iyo Qiyamkii
    umada Soomaaliyeed ayuu dhulka kujiidaye Qofbaahani Waa Gun!

  • @ayaanwarsame8264
    @ayaanwarsame8264 2 ปีที่แล้ว

    Illaahow Rooble iyo inta dhibka nagu ah naga qabo.

  • @royaltygtm9787
    @royaltygtm9787 2 ปีที่แล้ว

    kkkk Roble bahane allah hanaga qabto wbt

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 ปีที่แล้ว +2

    Aliyow ninka jinka sara mada noo soo qortid lamber ka laga xiriiro insha Allah

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 2 ปีที่แล้ว

    Caliyoow Waxaa La Yiri Run Sheeg Waa Ceeb Sheeg Afka Ilaahey Kuma Gooyo Run Badanaa