ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

SIDEE LOOGA CAWEEYA MUQDISHO ( NIGHT LIFE MOGADISHU )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2022
  • we can't wait 400K 🥺🙈

ความคิดเห็น • 858

  • @abdirizakfarahahmed178
    @abdirizakfarahahmed178 ปีที่แล้ว +287

    From hargeysa ayaan idinka soo salaamayaa caasimada umada somaliyeed Mogadishu

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 ปีที่แล้ว +10

      Kaa qadanay wll 🥰

    • @muhiiz4728
      @muhiiz4728 ปีที่แล้ว +19

      Hargeyso Cadey Allow no da Casimada 2 aad Dalka

    • @maryamadhooljeyte8792
      @maryamadhooljeyte8792 ปีที่แล้ว +5

      waan kaa qadny wll mcn sidoo kale

    • @quen5204
      @quen5204 ปีที่แล้ว

      Wan kaa qaadnay wlal qaali😍

    • @niyaalshilall5914
      @niyaalshilall5914 ปีที่แล้ว +1

      Waan kaa qaadnay walal

  • @daadaamiin2990
    @daadaamiin2990 ปีที่แล้ว +59

    Walee waa taktay caasimadii imada somaliyeed oo idil walhi 30 years ayaanu nabad nahay hargaysa lakin sidaani oo kale uma dhawin xitaa ilahay ha barakeeyo muqdisho muuq wanaageey from somaliland hargeysa salute salaan walaalnimo idin sidnaa

  • @mohamedofficial9
    @mohamedofficial9 ปีที่แล้ว +308

    Mogadisho Magaalo Aan waligeed NiyaD jabeyn Dhibwalba oo soomarey 💯Xamarey 100% Nabad Buuxda waad heli dontaa insha alh 🇸🇴From Jigjiga 🇬🇶

    • @muhiiz4728
      @muhiiz4728 ปีที่แล้ว +15

      MUQDISHO ayadoo 30 sano lasoo dhafay Qarxaysay casimadaha Africa waa la tartama

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว +4

      Thanks libaax

    • @mahadabdi5216
      @mahadabdi5216 ปีที่แล้ว +4

      Inchallah wll from djibouti 🇩🇯

    • @falisa576
      @falisa576 ปีที่แล้ว +4

      @@muhiiz4728
      Sax Kana quruxyo iyo dhal dhalal badan
      Ilaahay amarkiisay ku ahaatay.
      Xamar cadowgeedu wa badan yahay
      Ee Allaha ka qabto

    • @thinkbeforeyoutype7106
      @thinkbeforeyoutype7106 ปีที่แล้ว +2

      Insha’Allah Somalia 🇸🇴 will RISE again.

  • @abdisamadmufakirofficial7762
    @abdisamadmufakirofficial7762 ปีที่แล้ว +242

    Muqdishada aan maqalno maahee muqdishada dhabtaa ayaad na tustay thnkz wll abdale we love somalia from borama

    • @maryamadhooljeyte8792
      @maryamadhooljeyte8792 ปีที่แล้ว +10

      sido kale hoyga aqoonta sln nga garsii wllo

    • @fridayversion4581
      @fridayversion4581 ปีที่แล้ว +6

      Walal adna mar uun nasoo booqo. Waan idin jecel nahay reer Borama

    • @fahiima9374
      @fahiima9374 ปีที่แล้ว

      @Nabad doone hargeisa xaasid ayaad ku tahay

    • @fahiima9374
      @fahiima9374 ปีที่แล้ว

      @Nabad doone maxaa keenay hargeisa waryaa sowdiga aad ogtahay in hargeisa 30 years ago dhulka la sintay dawladii afweyne muqdishan ay 20 years ay dhisaysay. Inta maanta hargeisa ka muuqata dadka leh ayaa dhistay. Mida kale maxaa meesha keenay hargeisa wey ka qurux badan tahay hargeisa wax ka qurux badan ayey haysataa oo ah nabad. Mash;allah

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 ปีที่แล้ว +203

    Abdala jamaal ku mhdsanid wll qli sidad quruxda dhulkeena uso bandhigto🥰
    Muqdisho nabad iyo xasilooni waarta alle ha siiyo❤

    • @efoot-ball845
      @efoot-ball845 ปีที่แล้ว +2

      amen we love sooland

    • @nboss8028
      @nboss8028 ปีที่แล้ว

      Amiin amiin inshallah jazakallah kheir for the ducaa

    • @yahyeguled2242
      @yahyeguled2242 ปีที่แล้ว +1

      Aaamiin Aad Iyo Aad Ayaad u mahadsanthy

    • @faizamohammed7706
      @faizamohammed7706 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin reer abtigey ❤️🙏🥰

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 ปีที่แล้ว +2

      Amiin walaalo

  • @noufelouafi8313
    @noufelouafi8313 ปีที่แล้ว +60

    I'd love to visit Somalia and meet my brothers in islam inchalah much love form Algeria

    • @mbj8899
      @mbj8899 ปีที่แล้ว +2

      Pull up bro it's all love out here🇸🇴

    • @hr9jt
      @hr9jt ปีที่แล้ว

      Yea happy for you all....😘😘😘

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 7 หลายเดือนก่อน +1

      INSHA'ALLAAH

  • @zakariakariko6195
    @zakariakariko6195 ปีที่แล้ว +36

    Muqdisho CASIMADA umada Somaliyed from LASCANOOD 🥺✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐎🐎🐎💕💕💕💕

    • @k_a_a_l_i_iboss9330
      @k_a_a_l_i_iboss9330 ปีที่แล้ว

      Wll wax barashada ma usoo aadi si aad shahaada horo marsan u hesho 👋

  • @abdiwahidhazzan9666
    @abdiwahidhazzan9666 ปีที่แล้ว +88

    Meeshan malaha mugdisho maaaha 🥺 iLaahayow mar uun halkaaa iGeee Aamin yaa rabi

  • @mohamedcase9938
    @mohamedcase9938 ปีที่แล้ว +45

    Re muqdisho Wa gob Allah dhawro dhalinta quruxda badan from Borama

  • @mahadabdi5216
    @mahadabdi5216 ปีที่แล้ว +69

    Abdallah Jamal wll video badan noga soo dhub muqdisho cadey 🇸🇴❤️ , waxan ahay reer djibouti 🇩🇯❤️ Ku tagera horey uu soco wll 👌👏.

  • @harunali4018
    @harunali4018 ปีที่แล้ว +149

    Masha'allah Al Caasimah Nabada iyo horumarka Kajira Allah ha'usiyaadiyo Dihibta Iyo Qaraxa kajira Allah haka Dulqaado🤲🤲 Muqdisho Waa Hooyo🙏

  • @hayaatibrahim2371
    @hayaatibrahim2371 ปีที่แล้ว +28

    Reer hargeisa bad ma lihin bada wan jecelhy waligayna meel badi ku taalo man tagin lkn wan tagi doona muqdisho ama barbara inshallah wan uu xiiso qaba bad ❤❤❤

    • @iki2743
      @iki2743 ปีที่แล้ว +3

      Inshallah soo dhowow ❤sister

    • @hayaatibrahim2371
      @hayaatibrahim2371 ปีที่แล้ว +1

      Inkaston xmr aan ka baqayo waxa ka dhcya lkn shul ama shal wan imanaya sanadkan inshallah mahadsanid sidad iso dhawaysay Wallkay ama walashay 🥰

    • @iki2743
      @iki2743 ปีที่แล้ว

      @@hayaatibrahim2371 Allah ha kugu nabad yeelo 🤗

    • @fatxicabdi1371
      @fatxicabdi1371 ปีที่แล้ว +1

      @@hayaatibrahim2371 😅nafta alla haye wall macaan waxba haka baqan no kaalay

  • @user-vk4wr6sn8c
    @user-vk4wr6sn8c ปีที่แล้ว +72

    Mogadisho goobta keliya ee aan jecelahay inaan tago waa liido ilaahay amni qurux badan haydin walaalahay from hargeysa ❤

    • @samiasaydali3226
      @samiasaydali3226 ปีที่แล้ว

      Welcome wllo

    • @abdaazhasaaan2540
      @abdaazhasaaan2540 ปีที่แล้ว +2

      kursi intaad qaadato oo aad hal koob oo shaah ahna raacsato lugahana is dul saarato kadibna neecaawda xeebta si fcn u qaadato markaas unbaad jawiga dareemaysaa❤🥰waa muqdishawi ku leh welcome

    • @micraashmosse2863
      @micraashmosse2863 ปีที่แล้ว

      Wllh walal Aniga iyo adiga Isku fakar Baan nahay Sidaan xeebta ujeclahy Muqdishana waan Jooga laba Haben kahor ba igu dambeysay maqribki sidaan u'aaday baan 4saac kanimi aniga iyo saixbadey waa jawi Qurux badan oo aan laga shekeyn Karayn wllh.

    • @abdaazhasaaan2540
      @abdaazhasaaan2540 ปีที่แล้ว

      @@micraashmosse2863 aad iyo aad meelaha cagaaran ee dooga leh iyo xeebaha labadaasuba waa meelaha lagu nafiso markaad daal iyo buuq maskaxiyan dareento

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 ปีที่แล้ว +88

    Muqdisho way horu martay Masha Allah, qurux badan waaye 💙💙💙💙💙💙💙💙

    • @daahiraxmed1054
      @daahiraxmed1054 ปีที่แล้ว +2

      Casimada umada somaliyed Wax bdn wesamirte Allow U hagarbax

  • @iki2743
    @iki2743 ปีที่แล้ว +275

    رب اجعل هذا البلد آمنا ❤🤲

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed ปีที่แล้ว +56

    Masha allah noolaada reer muqdisho aad Bay uqurux badan thy xamar.
    From hargaysa

    • @dhaqan-dhawr
      @dhaqan-dhawr ปีที่แล้ว

      #dhaqan_dhawr Waxaanu kusoo gudbinnaa dhaqankeenii qurxoonaa suugaan Iyo sheekooyin xiiso leh si joogto ah.
      Fadlan dhaqankeenna jiritaankiisa nagu garab gal oo nagusoo biir.
      Mahadsanid wall mubarak🙏.

    • @mubaarigapdirahman8610
      @mubaarigapdirahman8610 ปีที่แล้ว +2

      From balligubadle 😅😂

    • @mubarakmahadmohamed
      @mubarakmahadmohamed ปีที่แล้ว

      @@mubaarigapdirahman8610 leggend of leggends

  • @dhaymanshariif7977
    @dhaymanshariif7977 ปีที่แล้ว +12

    Aduunka meel lala simo majirta wadankeegah qaaliga ah somalia muqdisho allow barakeey aaamin

  • @mohamedjeesto523
    @mohamedjeesto523 ปีที่แล้ว +84

    Mashalah
    IlaaaHaY Nabad Buuxda Ha Siiiyo Walalhen soomaliya Inyar ba u dhimane
    From somaliland

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 ปีที่แล้ว +150

    The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰💟💟 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣💟

    • @nboss8028
      @nboss8028 ปีที่แล้ว +1

      Salaallahu caleyhim wasalam

    • @ahmedismahan8116
      @ahmedismahan8116 ปีที่แล้ว +1

      ALHAMDOULILAH

    • @ahmedismahan8116
      @ahmedismahan8116 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @sihamrays5470
      @sihamrays5470 ปีที่แล้ว

      What’s wrong with you man?

    • @mfayz980
      @mfayz980 ปีที่แล้ว

  • @mohameda5947
    @mohameda5947 ปีที่แล้ว +71

    Finally, normal looking decent standard shops that are well lit, clean, wide and have big windows and doors that add to the customers experience of your business.
    Allahumma barik. We need more higher quality services that are commonplace and easily accessible to the people and affordable.

    • @yumequeen9900
      @yumequeen9900 ปีที่แล้ว +3

      Give it a few years insha'Allah

    • @straw1berry11
      @straw1berry11 ปีที่แล้ว

      Is "normal" code for western?

    • @mohameda5947
      @mohameda5947 ปีที่แล้ว +3

      @@straw1berry11 normal as in widely accepted, done / practiced, and it is not just western but everyone likes the same decent atmosphere as it is part of our nature to like things such as cleanliness , spaciousness , bright, well made etc.
      On a separate note, do you know that we can adopt ideas, standards, designs, or anything else that makes sense and /or is an improvement relating to worldly matters from everyone.

    • @straw1berry11
      @straw1berry11 ปีที่แล้ว +2

      @Mohamed A What do you mean by that? Do african or asian designs not have "cleanliness, spaciousness..." and all those things you mentioned? Are all those things exclusive to European and Western designs?
      Besides, I asked you whether you consider normal to be synonymous with Western to with which you could've answered with a simple yes or no. Instead you chose to mention things such as cleanliness etc which revealed (or rather implied) two things: that you do think normal is synonymous with western, and that anything non-western is not normal and therefore lacks the "decent atmosphere" that "everyone likes".
      There is nothing wrong with getting inspiration and ideas from other people and nations. Without mixing designs, architecture would be sooo boring and dull. But there is much wrong with considering one type of architecture decent and another type lacking. Especially if this distinction is based on nothing but geographical loction and difference in culture.
      I hope to God that future somali architects don't view European designs to be superior to that of their own land. Otherwise, we would just be like Nigeria, a country that falsely believed progress couldn't be done without westernization. Thankfully, they now embrace modernized african architecture, and it's the most beautiful thing ever.

    • @mohameda5947
      @mohameda5947 ปีที่แล้ว

      @@straw1berry11 it appears that you severely misconstrued my point. Yet, I found your points interesting and agreeable, to some degree .
      To be honest and fair, the norm in building’s that I am accustomed to are western modern designs but you find similar layouts and/ or designs in just about all modern structures.
      Im not referring so much to the details of the designs, but rather the basic concepts such as wide door ways, spacious rooms, great lighting among other things. These are generic concepts that are not exclusive to any party or culture.
      Somalia is still crawling out of rubble, and I understand they are in very early stages of redevelopment. However, the old shops and single story buildings lack those basic concepts in their build.
      While we’re being honest, we should note that it is far from being the cleanest environment, and I get that is because services are short to say the least .
      Modern shops like these are certainly needed and are a breath of fresh air.
      By the way, using local designs is not a bad idea, but it ought to make sense cost wise especially considering their current stage in development.
      Usually, creative modern styles even inspired by or utilizing local material can still hike up the costs, for the shortage of skilled work force in engineering and construction who could match the architects elaborate reaches in their drafts.
      So I would stick to the stencil designs to make development far easier, both in cost and labor output. 😁
      I could almost hear and see you attacking me using air quotes with your inquisitive tone.
      I’m kidding.
      But I do want to pick your brain on maybe similar topics if not also others that you may have strong opinions on and perhaps we’ll versed in, if you don’t mind.
      By the way, are you North American ?
      Edit: side note, I did see a video on a building development in Nigeria, albeit it appeared aesthetically pleasing but not worth the cost they were listing the finished products for, and you’re right, this one developer (ormaybe he was a designer) who was supposedly a hot shot there, literally just made up the interior finishes with a mix of other designer pieces, and patterned name brands across the suites.
      I don’t recall seeing an original thought in his work, just a collage of other works to form his interior design. He would’ve been better off as a stager for show homes or open houses.
      Anyway, I found it repulsive. I agree that that is certainly not how to go about doing things.

  • @Aziizaqurux
    @Aziizaqurux ปีที่แล้ว +177

    Muqdisho waa caasimada ugu quruxda badan uguna dulqaadka badan my home 🏡 💖

    • @cabdi.nasirali3392
      @cabdi.nasirali3392 ปีที่แล้ว +1

      Ha la isku dheelaa wadaa

    • @fowziyoxuseen219
      @fowziyoxuseen219 ปีที่แล้ว +2

      Xaqiiq weye Allah no. Xafido ✅🥰

    • @mahadabdi5216
      @mahadabdi5216 ปีที่แล้ว +10

      Casimada oumada somaliyeed 🇸🇴❤️ from djibouti 🇩🇯❤️

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 ปีที่แล้ว +1

      arrinkaa dulqaadka iyo doqoniimo waxoogaa iftiimin ah ayay u baahantahay.

    • @axmadbile3476
      @axmadbile3476 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdi.nasirali3392 dhibkaaga wxy nayaa she is right

  • @niciimalaki1920
    @niciimalaki1920 ปีที่แล้ว +48

    mashllah muqdisho meel aan jeclahay inaan mar uun tago barkee Allow xamar

    • @dhaqan-dhawr
      @dhaqan-dhawr ปีที่แล้ว

      #dhaqan_dhawr Waxaanu kusoo gudbinnaa dhaqankeenii qurxoonaa suugaan Iyo sheekooyin xiiso leh si joogto ah.
      Fadlan dhaqankeenna jiritaankiisa nagu garab gal oo nagusoo biir.
      Mahadsanid wall niciima 🙏.

    • @muhiiz4728
      @muhiiz4728 ปีที่แล้ว

      Welcme muqdisho Walagu soo dhawaya

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 ปีที่แล้ว +27

    Masha allah magaalo madaxda umada somaliyeed allow nabad taama sii dadkeedana qalbiyadooda isku fura

    • @halish751
      @halish751 ปีที่แล้ว

      Adna gorma kusodhweynaa ♥️♥️♥️🇸🇴

  • @wiilkareerhargeisa8380
    @wiilkareerhargeisa8380 ปีที่แล้ว +88

    Maansha Allah ilaahay nabada ha idin xoojiyo farxada iyo quruxdana Raxmaanku ha idin siyaadiyo guuleysta walalaha reer muqdisho we love you guys ❤️😍❤️

  • @khalidlatif.
    @khalidlatif. ปีที่แล้ว +17

    Masha allah ciyaaal xamar azal baan ahy sxp waqti badan ma arag rajadaad igu abuurisaa dhamaan umada muslimka meel kasto joogto allaha xifdiyo one love mi pple🤎

  • @najihalhilowli
    @najihalhilowli ปีที่แล้ว +65

    Beautiful masha allah.
    ❤️❤️😭😭

    • @uppazzamaani5169
      @uppazzamaani5169 ปีที่แล้ว +3

      Come to mogadishu mi pro

    • @noahD1636
      @noahD1636 ปีที่แล้ว

      فينك انت كمان برامج جميله

  • @ruqiachannel1434
    @ruqiachannel1434 ปีที่แล้ว +7

    Ilahayow muqdisho hoyga raaxad iyo nabada ka yeel waa magalada aan adunka ugu jeclahay walina ma arag I.a waan arki maalin un ❤️🩸🇸🇴

  • @doctube1956
    @doctube1956 ปีที่แล้ว +59

    Macha allah mogadisho my capital from awdaal state 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

    • @yahyeguled2242
      @yahyeguled2242 ปีที่แล้ว +4

      Welcome to Mogadishu Mininka Waa mininkaaga From degmada Wadajir Mogadishu

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 ปีที่แล้ว +31

    400k hala gaadhsiiyo abdala wa u qalmaaye❤

  • @dhaymanshariif7977
    @dhaymanshariif7977 ปีที่แล้ว +19

    Wooow mashaa alh waa ilmeeyay mrkaan arkay wadankeegah qaaliga ah alah barakeeyo aaamin insha aalh

  • @mohamkofficial950
    @mohamkofficial950 ปีที่แล้ว +28

    My city muqdisho allow nawad waarta no sii amiin yarabi 🇸🇴💙

  • @19-20-w7h
    @19-20-w7h ปีที่แล้ว +44

    Wow,boowe Si Qurux badan baad uga Shaqeysay muuqalkaan.
    Allow barakee Xamar💙

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 ปีที่แล้ว +27

    Haybad Waxaad Kuu Leedahay Dhuulkaaga "Hooyo"💪🇸🇴

  • @ZOHAIB2022
    @ZOHAIB2022 ปีที่แล้ว +18

    Muqdisho nabadan jecla inan mar kuso naste❤from duriyadi

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 ปีที่แล้ว +12

    Masha alah muqdishu muq wanag ilaahey ha ku xafido meshan ku dhashay ku koray walee waan ku xisay rabigeen raxmanken ku xafid oo ku dhoor nabad wartana ku sii 🤲❤️🇸🇴🩸😘

  • @bushramohamed7370
    @bushramohamed7370 ปีที่แล้ว +18

    Muqdisho casimadeena allow barakee miss you 😘 more

  • @mohaisacka
    @mohaisacka ปีที่แล้ว +27

    Masha Allah caasimadena Allah Amni nooga dhigo inta dhiman waa meshii aan kula tartimi lhyn caalamka io caasimadaha dhigeda ah waana ka qurux badan thy ❤❤

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว +13

    Mashallah gabdho aan is MUDHXIN oo IMAAN LEH ayaanu u jeednaa. Kuwo qurbaha ka yimaaday bey u egyihiin 👍 👍 👍 please kuwa wadankii jooga WACYI GELIN u sameeya they desperately need it!

  • @abdullahosman7347
    @abdullahosman7347 ปีที่แล้ว +11

    rer garissa ayan ahay wan jeclahy dalkeyga wan kurajaweynahay inan imado hanolato somaliya

    • @kamalgiftin1448
      @kamalgiftin1448 ปีที่แล้ว +1

      WE LOVE YOU
      my brothers and sisters(NFD)
      WELCOME TO YOUR COUNTRY
      AND
      CAPITAL CITY

    • @Kaneki.ken112
      @Kaneki.ken112 ปีที่แล้ว +1

      Inshallah so dhawoow waan ku jecel nahay anagana Somalia 🇸🇴 ha noolaato

  • @qadrokeif6533
    @qadrokeif6533 ปีที่แล้ว +12

    Manshallh nabad waarto allaha siiyo xamar wa madhaafan wana lagama marman hooyada dalka amni xasilooni allaha siiyo thanks abdale

  • @idrisnova9617
    @idrisnova9617 ปีที่แล้ว +5

    From UK I lived in mogadishu for 2 years cant wait to come back

  • @asadhagio27fanz47
    @asadhagio27fanz47 ปีที่แล้ว +19

    Hadii aad ujeedo magaca Allah love saar ❤️
    الله ❤️❤️❤️❤️

  • @ashahaji7968
    @ashahaji7968 ปีที่แล้ว +24

    Waaaaaw masha allah dalka iya dadkaba allaha no hagajiyo wllh waqti waxn xususta an muqdisho meel nafta lagu,amino kaweyn jirny allx😢🤲

  • @maryn.humble
    @maryn.humble ปีที่แล้ว +13

    Wllhy wan ku faraxsanhy in uu wadankena uu aad uqurux badnado itas io inkabadan allah ayan ka baryeyna in uu wadankena nabad waarta io nolol wangs nasiiyo idinkuna aamiinta badiya azxapey🤲❤❤❤❤

  • @ifrahhersi7554
    @ifrahhersi7554 ปีที่แล้ว +11

    Bal eega quruxda iyo farxada eeey heestaan dadaa udiidan Muqdisho ineey asaageed la talaabsato Aloow cadawga kaqabo

  • @fosiajumale2047
    @fosiajumale2047 ปีที่แล้ว +43

    Masha Allah Ilahay ha barakeey Muqdisho it’s really beautiful 😍 Masha Allah 🙏👏😍

  • @ciidcaabi9374
    @ciidcaabi9374 ปีที่แล้ว +10

    Wall qalia ..abdalle jamacad... walahi qof jira aya tahay oo kaqayb kadana bilicda wadanka soomalia.... aniga wxaan kusiiyay biladda geography research... good job...

  • @abdirsaksaid2903
    @abdirsaksaid2903 ปีที่แล้ว +6

    Mogadisho magalo gob guni rifayso ay ku nooshahay weeye nabad buuxda baan urajayn,ma arag meel ka caways macan bagaax baydan iyo liido waa mY favorite places an wakhti ku qaato😊❤

  • @faatumaibrahim4473
    @faatumaibrahim4473 ปีที่แล้ว +39

    Masha allaah muqdusho caasimada qurux badan

  • @fartamoh6fartamoh660
    @fartamoh6fartamoh660 ปีที่แล้ว +16

    Thank you Abdalla muqal qurux badan ayaad ka soo gudbisay muqdisho 🥰🥺🥺

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 ปีที่แล้ว +9

    they are very brave people; they do not scare al qushash to blow them up mashallah

  • @abdullahainan4852
    @abdullahainan4852 ปีที่แล้ว +20

    رب اجعل بلدنا الصومال امنا

    • @Uus998
      @Uus998 ปีที่แล้ว +1

      Amiin yaa rab

  • @thegreatinfinity1110
    @thegreatinfinity1110 ปีที่แล้ว +13

    Well done wallow it's 17 years for me to see muqdisho u have done beautiful vibe

  • @sali3492
    @sali3492 ปีที่แล้ว +7

    Allah nabad haka dhigo Muqdisho. Deegaanada Soomaalida waxaan u rajeynayaa guul iyo horumar

  • @moustaphaelabe8688
    @moustaphaelabe8688 ปีที่แล้ว +34

    Masha allah very beautiful our country ❤️ big respect 🙏🏾 excellent vlog

  • @faimaahmedflower5564
    @faimaahmedflower5564 ปีที่แล้ว +24

    Muuqal qurux badn masha Allh Abdalla jamaal keep going Aboowe love u so much am abig fun for u xaqiiqdii♥️♥️

  • @sadiriyaaally2539
    @sadiriyaaally2539 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah wadan keena allaha nabad nooga dhigo muqdisho muuq wanaag allaha noo daayo dalkaaga meel aan ahayn dareen kujoog waaye

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 ปีที่แล้ว +7

    Maasha Allah. Filin aad qurux badan waaye. Wiilka yar oo liinta waday bilowgii walaahi qalbiga ayuu iga gilgilay. Ilaahay hasoo barbaariyo.

  • @cumarxasan9902
    @cumarxasan9902 ปีที่แล้ว +16

    Allah SWT Muqdisho sidaa iyo si ka sii Fiican ha dhigo oo dhibta iyo Argagixisada ha ka dulqaado Aamiin yaa Allah From Hargeisa somaliland

    • @abdaazhasaaan2540
      @abdaazhasaaan2540 ปีที่แล้ว +2

      Amiin wll aniga ku dhashay kuna barbaaray ee 12sano ka hor jawigan iyo baashaalka ma jirin maantana muqdisho dhan waa wada dalxiis iyo caways alx

  • @faizoapdi6496
    @faizoapdi6496 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah illahow barakee xamar caday yadoo qarxaysaa dhismataaa
    Nabad io naxariis io daganaanba muqdisho lga helaa

  • @abdiabdullahi2594
    @abdiabdullahi2594 ปีที่แล้ว +6

    Caadi mashan Muqdisho Allah cadowga hakaqabto..
    Abdalle Jamal thanks for ur plog

  • @moustaphaakal6822
    @moustaphaakal6822 ปีที่แล้ว +22

    Another level bro Abdallah, it's very amazing Muqdisho

  • @zahramuqtaar3299
    @zahramuqtaar3299 ปีที่แล้ว +6

    😭😭😭muqdisho markaan kasoo dagay farxad iyo damaashaad igu danbeesay runtii I miss you wadankeyga😭😭😭

  • @Liwewe-a466
    @Liwewe-a466 ปีที่แล้ว +41

    C'est le premier pays que j'aimerais visiter somaliyaa 💖💯from 🇩🇯

  • @coolguyibroos290
    @coolguyibroos290 ปีที่แล้ว +11

    Comment gaan haduu kusoo gaaro , si aad u noqoto youtuber professional ah sameey waxyaabahaan .
    1-muqalka intaadan duubin kahor sameey script
    2- wadooyinka ayagoo boobsiis ah muuqalka kusoo dar
    3- meel walbo aad takto dadka aad wareysaneyso kusoo koob labo qof bis
    4- haduu muuqaalka dheeraado part 2 u sameey
    5- drone footages ka kubadi muuqaalka si xiiso badan uyeesho.
    Hope in wax un kaa anfacdo , keep going cabdalla jamaal 🤞

  • @naimaabdullah5966
    @naimaabdullah5966 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah inta sidayda jawiyada noocano kale ad ujecel salan sare mahadsanid wll abdalla

  • @BihiMotivations
    @BihiMotivations ปีที่แล้ว +19

    Good work bro. This is what we viewers need actually....

  • @ruweydoruun8747
    @ruweydoruun8747 ปีที่แล้ว +6

    Caasimada umada soomaalieed allow noo daa waa magaalo qurx madan wlhi m.a 🇸🇴🇸🇴

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah waa goobo aad u qurux badan sxb abdalle soo samee parts kale sida 2 & 3.

  • @alto4989
    @alto4989 ปีที่แล้ว +7

    Wow vlog si qurux badan baad ugu shaqeysay muuqaalkan
    Allow barakee muqdisho 🤍😍

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. ปีที่แล้ว +6

    Muqdisho meeel aaan ku riyoodo imaanshaheda🥺😩from hargiesa

  • @phoenixgaming7677
    @phoenixgaming7677 ปีที่แล้ว +9

    Manshallah muqdisho ilaahay nabada iyo barwaaqada ha u siyaadiyo

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 ปีที่แล้ว +13

    Waa mahadsantahay sidaa bilicda magaalada noogu soo gudbisay 🙏

    • @dhaqan-dhawr
      @dhaqan-dhawr ปีที่แล้ว

      #dhaqan_dhawr Waxaanu kusoo gudbinnaa dhaqankeenii qurxoonaa suugaan Iyo sheekooyin xiiso leh si joogto ah.
      Fadlan dhaqankeenna jiritaankiisa nagu garab gal oo nagusoo biir.
      Mahadsanid wall deqa🙏.

  • @amishmaxamed3043
    @amishmaxamed3043 ปีที่แล้ว +6

    Allaw mogdisho cadwgeda wu badanyahay allaw kacele oo nabad iyo amni siii

  • @guuleddheeg8421
    @guuleddheeg8421 ปีที่แล้ว +3

    Muqdisho waa meesha aan ugu jecelahay dhulka ay soomaali dagto. Insha allah dhawaan waan soo booqan 😍

  • @zaramahamud509
    @zaramahamud509 ปีที่แล้ว +29

    Mansha allah it’s so so so so so so so beautiful thank you so much I never seen Muqdisho but I hope I do one day

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 ปีที่แล้ว +12

    Legend always legend keep going Jamal abdale go forward best nice beautiful high quality 💯💖💪😋

  • @mrzamiita9757
    @mrzamiita9757 ปีที่แล้ว +8

    Abdlle jamaal best wlhy waar walalow walhy waxaad mudan thy dhirigalin baladhan keep going 💪

  • @cabdisalamsalam504
    @cabdisalamsalam504 ปีที่แล้ว +13

    Ilove you muqdisho from Canada

    • @dhaqan-dhawr
      @dhaqan-dhawr ปีที่แล้ว

      #dhaqan_dhawr Waxaanu kusoo gudbinnaa dhaqankeenii qurxoonaa suugaan Iyo sheekooyin xiiso leh si joogto ah.
      Fadlan dhaqankeenna jiritaankiisa nagu garab gal oo nagusoo biir.
      Mahadsanid wall 🙏.

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels ปีที่แล้ว +27

    Abdalla jaml abdalla 👋🏾

    • @ilyas.mano10
      @ilyas.mano10 ปีที่แล้ว

      Liido tii laysku dabsaari jiray miyaanay ahaynna😅😅⭐

    • @Faarizi_channels
      @Faarizi_channels ปีที่แล้ว

      @@ilyas.mano10 my e apti isdaji 😅

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 ปีที่แล้ว +10

    Love You My City Mogadishu Cadeey🇸🇴❤🥺

  • @buvezjesus3128
    @buvezjesus3128 ปีที่แล้ว +12

    MARXABA MUQDISHO CADEY❤💪🇸🇴

  • @barcashorts8902
    @barcashorts8902 ปีที่แล้ว +8

    MashAllah ALLAHA IDIN ZIYADIIYO NABADDA RER MUQDISHO

  • @najmaabdi99
    @najmaabdi99 ปีที่แล้ว +54

    I love your photography and I love how you shoot beautiful videos, mashallha.keep going bro 👍❤️

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 ปีที่แล้ว +7

    Bulsho an waligeed niyad jabayn nabad buuxda wallalhy idin rajaynayaa inshllh🇸🇴from HrgeisA💗🌹

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allaah Abdalla Jamaal iyo damashadkiisii Magalada Mogadishu 🥰🥰🥰

  • @warda4257
    @warda4257 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah allow aamin noga dhig muqdisho 😍

  • @djweerofficial
    @djweerofficial ปีที่แล้ว +1

    THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD

  • @maryn.humble
    @maryn.humble ปีที่แล้ว +8

    Legend of somalia abdalla jamal bowe nolow intay nololi jirto 🦋🖇

  • @maxbro8903
    @maxbro8903 ปีที่แล้ว +31

    Is really beautiful 😻 masha Allaah

  • @firdawsaabdi7242
    @firdawsaabdi7242 ปีที่แล้ว +6

    Wow thanks for highlighting the beautiful capital of Somalia 🇸🇴 😍

  • @hamdamohamed3063
    @hamdamohamed3063 ปีที่แล้ว +3

    Muqdishoo muunad wacaneey meeshi aan ku dhashaay mowlahey igu uumay magaacaa ha jiro❤❤❤

  • @somalia2730
    @somalia2730 ปีที่แล้ว +3

    Allaha wadankeena nabada nooga dhigo Shacabka mogadisho dowladda la shaqeya dhanka amniga

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahoow balaayada idinka qabo yaarabii haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo 🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇬🇶

  • @mayacatt
    @mayacatt ปีที่แล้ว +12

    You really make me change my mind about it. With all the horror stuff. Muqdisho rises m 🆙 ❤🎉

    • @hasanahmad5834
      @hasanahmad5834 ปีที่แล้ว +1

      M.a bro waaku wataa ilaah haku barakeyo hooshada

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 ปีที่แล้ว +5

    Waaw abdla jamaal thanks wll qali muqaalka qurux bdn e ad no so gudbisay❤

  • @Thequeen-h2024
    @Thequeen-h2024 ปีที่แล้ว +2

    Ma aqaani waxa aan kudhoho lknse adaa umahdsanthy madaama aa muuqaalo aad u qurux bdn nooga soo duubtay magaladenii wlhi waa uxiiisay 😍❤️❤️❤️

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf 2 หลายเดือนก่อน

    Mugadisho muuq waang meel hadii aan 2biloo kamaqanado aan dareemo inan meel mug wayn kamaqanahay caasimada ummada soomaliyeed mogadisho ilahay amnigeeda ha ubarakeyo ayaantan waan nabadoneyn allaha inoosiyadiye dhaman ummada kle ee jeceylna waxan leyahay kusodhawada meel aadanan marti ka ahayn

  • @hamsehassan83
    @hamsehassan83 ปีที่แล้ว +5

    Waliged muu duubin vlogan oo kale youtuber reer muqdisho
    badana waxunbay so gudbiyan foolxumo iyo qof waalan oo soceil media indhobeel la yimaada
    sida Socdaal , balbalarka , catoosh oo meel ka casheeyay
    maxa u diiday quruxda muqdisho inay umada somaliyed uso gudbiyaan

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah. Quruxbadanaa, YAA Allaah Dalkeena iyo Dadkeena kabadbaadi cadowga, xasadka, sheydaanka iyo sharwadayaasha oo Nabad lagu nasto oo lagu nagaado oo lagu baraaro oo lagu bogsoodo sii Yaa Rabbii Yaa Raxmaan Yaa Raxiim. ❤ ❤ 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴