LAHJAD RER HARGAYSA IYO RER MUQDISHO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +1792

    Dunida masoo barin qofka naxariis badna kana ixtiram badna nabi Muhammed SCW ❤👋

  • @naruuracadey7798
    @naruuracadey7798 2 ปีที่แล้ว +209

    Alla saan ujeclhy reer waqooyi dadkaygi💚⚪❤ from puntland

    • @amedsiciid5598
      @amedsiciid5598 2 ปีที่แล้ว +8

      Sidookale❤️🥹

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 2 ปีที่แล้ว +6

      Welcome qrxy ana wn idin jclhy 😁ano waaxid reer waqooyi ah

    • @amiincabdi2528
      @amiincabdi2528 2 ปีที่แล้ว +7

      i love 2 hhh quruxy from hargeisa

    • @ahmedyasto2755
      @ahmedyasto2755 2 ปีที่แล้ว +2

      Sidookle wll

    • @ayaangacal3720
      @ayaangacal3720 2 ปีที่แล้ว +3

      Hambalyo rer puntland

  • @Xikmaawi_Lyrics
    @Xikmaawi_Lyrics 2 ปีที่แล้ว +455

    Kusaliya nabi mohamed scw❤️

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 ปีที่แล้ว +144

    Barnaamij qurux badan dad cuslus beautiful 😍 keep going abdalla jamaal 🤟✊

    • @nimcoayaan4616
      @nimcoayaan4616 2 ปีที่แล้ว +2

      Keep going apdale.jamal apdale nin culus ninka keliyeen youtube kiisa view ska kowad ka ahy dib unoqosho ma jirto wllkgow

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +702

    Iyadoo qof walba si gaar ah u mashquulsan yahay hadana waxa jira qof wanagsan oo aqriynaya commentigyga 😊❤

    • @ahmedcabdirisaaq6539
      @ahmedcabdirisaaq6539 2 ปีที่แล้ว +1

      Naga aamu iyo maaran baa tahee kkkkkkk

    • @haawolool1860
      @haawolool1860 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedcabdirisaaq6539 wll qofka qoral loma qoro hadadan fahmin micni hisa💜🧡

    • @marwamaxamuud3015
      @marwamaxamuud3015 2 ปีที่แล้ว

      adigu meel walba taagnow commentiyada lagamaba waayo

    • @ahmedcabdirisaaq6539
      @ahmedcabdirisaaq6539 2 ปีที่แล้ว

      @@haawolool1860 micnaha uu xambaarsanyahy bal waaxy? Waa like raadis uun

    • @samsammohamoud8667
      @samsammohamoud8667 2 ปีที่แล้ว

      🅆🄰🄽🄶🄸🄸 🄾🄾 🅀🄾🄵 🄰🄷 🄼🄴🅂🅄🅃😍❤️🙂

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 ปีที่แล้ว +59

    Reer hargeisa waxban idinka faidny from Muqdisho🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🙏

    • @faadumoxasan7970
      @faadumoxasan7970 2 ปีที่แล้ว +2

      Maxa ka mida wlshay waxad ja faaiday. Anna laftigaygu waxan jeclahay inaan walhy uyimado oon afkoda wax ka barto.

    • @faadumoxasan7970
      @faadumoxasan7970 2 ปีที่แล้ว +3

      From Hargeisa To muqdisho insha Allaah

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 2 ปีที่แล้ว

      @@faadumoxasan7970 welcome queen❤️🙏

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 2 ปีที่แล้ว

      @@faadumoxasan7970 wxaa kmid ah saglin dhoomo can dareer io jabadan aanan horey umqal😂🙏

    • @muniirmazhkuurtiens7929
      @muniirmazhkuurtiens7929 2 ปีที่แล้ว

      Sodhawaaawa from hargeisa 🥰❤👊

  • @altaboy12
    @altaboy12 2 ปีที่แล้ว +311

    Qofkii ugu wanaagsan uguna kheyrka badna uguna xishoodka badna uguna akhlaaqda fiicna uguna ixtiraam ka badna inta uu Ebbe abuuray waa nabi muxammed SCW❤️ igula sali nabiga scw 📌📌

  • @kayseibrahim9378
    @kayseibrahim9378 2 ปีที่แล้ว +380

    I’m from Hergasia but I love all Somali ppl. Love to moqdishu

    • @cazmiahmed8
      @cazmiahmed8 2 ปีที่แล้ว +1

      Ayyy

    • @zakariyeabdisabeye8638
      @zakariyeabdisabeye8638 2 ปีที่แล้ว +17

      Wlly markaa dhaheesid I'm from hargeisa but I love somali people mxaa Ethiopian maa thy

    • @zakariyeabdisabeye8638
      @zakariyeabdisabeye8638 2 ปีที่แล้ว +11

      Wlly markaa dhaheesid I'm from hargeisa but I love somali people mxaa Ethiopian maa thy

    • @zakariyeabdisabeye8638
      @zakariyeabdisabeye8638 2 ปีที่แล้ว +9

      Wlly markaa dhaheesid I'm from hargeisa but I love somali people mxaa Ethiopian maa thy

    • @zamiir.
      @zamiir. 2 ปีที่แล้ว +3

      Somali maad iskaga hadashid

  • @malabey197
    @malabey197 2 ปีที่แล้ว +530

    Wlhi Waqtiga waa is badalay hddiiba dhallinyaradii isdhex gashay alxamdulillah
    From Muqdisho 💜

    • @sowda2506
      @sowda2506 2 ปีที่แล้ว +24

      Ma waxaas baa wx weyn ah marka reer hargeysa waligood muqdishi imaan jireen anagana waligeen hargeysa tagi jirnay

    • @malabey197
      @malabey197 2 ปีที่แล้ว +8

      @@sowda2506 😂😂 dadkaaga u tagi jirtee ma rer Dadoow aya u tagi jirte faan bdnidaa walaaley 🤣🤣🤣
      Dhalinyaradan waxa casuunte dhallinyaro kale family kuma laha ogaaw mesha ka hdlaayo 🤣🤣

    • @kaynaan.
      @kaynaan. 2 ปีที่แล้ว +5

      @@sowda2506 waa runtaa walaal dadku weligoodba way isku tagi jireen ee kaliya, Hada waa la duubay uun.🙌

    • @malabey197
      @malabey197 2 ปีที่แล้ว +1

      @@sowda2506 Aniga kula hdlaayo Hargeysa waa tagay lkn Asxaab uma tagin Danteyda u tagay 🤣🤣🤣

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 2 ปีที่แล้ว +2

      @@malabey197
      Alla manooli
      Wallhi waa Runtaa
      Wanad iga qoslisay wll 🥰

  • @ayaanhussein9092
    @ayaanhussein9092 2 ปีที่แล้ว +63

    Nabda iyo hormraka rabiyoow no'barakee somaliland dalkayga
    ❣🌹

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +680

    Reer hargeysa iyo reer muqdisho uun ha is muujiyaan cid kle ma rabno manta ❤🙏😂

    • @bushramohamoud6732
      @bushramohamoud6732 2 ปีที่แล้ว

      Madar maxamed ayanle form burco

    • @nasraahmed9773
      @nasraahmed9773 2 ปีที่แล้ว +20

      Awlaadul caasima kaliya somaha😂✋

    • @sheekowadaag1234
      @sheekowadaag1234 2 ปีที่แล้ว

      @@nasraahmed9773 😂😂

    • @behijabi1611
      @behijabi1611 2 ปีที่แล้ว +16

      Ciyaal hargaysa waykanaa

    • @baleeg6237
      @baleeg6237 2 ปีที่แล้ว +22

      Rer gaalkacyo hadannahay rer burco ayan wadana ❤❤

  • @knaan123
    @knaan123 2 ปีที่แล้ว +13

    Reer hargeysa dadkii hore lafahooda oo nool waaye love from muqdisho kkkk 💥💥🤩😂

  • @Auroraabdi36
    @Auroraabdi36 2 ปีที่แล้ว +230

    Reer puntland hada nahay afsomaligi saxda ahaa wa waqooyi❤️

    • @ladancajap2742
      @ladancajap2742 2 ปีที่แล้ว +15

      Lipaax ayad thy from somaliland

    • @KhalidAlirunsheeg
      @KhalidAlirunsheeg 2 ปีที่แล้ว +4

      Waar Somalia tahay caadi iska dhig. Gobolkaga anaka ha noo so dhisin kkkkkkk

    • @Auroraabdi36
      @Auroraabdi36 2 ปีที่แล้ว +10

      @@KhalidAlirunsheeg wad akhlaq xuntahay ma aan odhan Somalia ma ihi cuqdad Ku dhishay🖕

    • @azuuupdilaahi2131
      @azuuupdilaahi2131 2 ปีที่แล้ว

      @@KhalidAlirunsheeg nagu barooorode abaha wase

    • @KhalidAlirunsheeg
      @KhalidAlirunsheeg 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Auroraabdi36 kkkkk maxad ukala sartay Somalia iyo gobolkaga mesha wadama ku ciyaaraya. Gobolkaga ku eko

  • @nasiibaaxmed3265
    @nasiibaaxmed3265 2 ปีที่แล้ว +92

    viva reer waqooyi 💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️ somalinad 🥰

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +101

    Qof walbo qoralkeeyga arkay waxaan urajeena cafimaad iyo cibaado suuban 💛💙🤍

  • @farahsaed8329
    @farahsaed8329 2 ปีที่แล้ว +10

    Kuwas la leeyhy isku lahjdab tihin waa kaaf iyo kal dheeri yeelkadin nafta surwaalka cadi caadibu igu dhex bakhtidyay codkisa mansh allah❤❤

  • @sahrausman769
    @sahrausman769 2 ปีที่แล้ว +81

    hooygii fanka iyo dhaqanka miyaa la dan dansadaa viva my city

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 2 ปีที่แล้ว +2

    Reer muqdisho Afsoomaali ma yaqaanaan lakiin wadka ugu furfuran soomaalida waa bashaash

    • @aboodmoh7330
      @aboodmoh7330 5 หลายเดือนก่อน

      Af soomali yaqaanaan kulahaa ma adiga taqaan

  • @Kaysecali
    @Kaysecali 2 ปีที่แล้ว +67

    Iam from somaliland watching to BORAMA hoyga aqoonta

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 2 ปีที่แล้ว +83

    Lahjad waqoyiga aya ka da' weyn lahjadaha kle😇

  • @sahrasagal2626
    @sahrasagal2626 2 ปีที่แล้ว +135

    Masha Allh hanbalyo hanbalyo Dadkaygii qali gahaa 😍😍😍😍reer somaliland leek iisaara

  • @Safuuna_mire
    @Safuuna_mire 2 ปีที่แล้ว +13

    Madar maxamed ayaanleh qosol igu dily funny waye wlhy😂😂😂😂😂

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 ปีที่แล้ว +174

    reer waqooyi dadkaygii jecliyaa inaan kabadinayno markiiba waan garanayey viva reer somaliland ❤❤❤❤❤❤

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 2 ปีที่แล้ว +10

      Viva Somalilandar ❤ 🤍 💚

    • @ayandahir4662
      @ayandahir4662 2 ปีที่แล้ว +6

      Huuno ana ku lamid baan ahay viva somaliland

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis 2 ปีที่แล้ว +2

      Not really. Dad reer magaal ah baad hesheen. Beeralay hadaad heshaan iskumid ba la ahaanlahaa. Beeralay vs xoolaley.

    • @nimcocumar365
      @nimcocumar365 ปีที่แล้ว +2

      huuno mahad sanid ❤

  • @sayidcalimaxamedsidiiq5605
    @sayidcalimaxamedsidiiq5605 2 ปีที่แล้ว +30

    Somaliland is the best...
    Dalkeena somaliland waa dalka somalida dhaqan iyo afka somaliga yaalo...
    Viva somaliland🟢⚪🔴

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 ปีที่แล้ว +134

    😂😂😂😂😂 barmajikan funny waye wlhi wll Abdalla part two kusosamey hadey macquul tahay

  • @kheyralnisaatube46
    @kheyralnisaatube46 2 ปีที่แล้ว +9

    masha'allh abdaalh please sii wad barnaamij yadaa noocan o kale e lahjadahaa In Sha'Allh...team ka xamar ka socday su'aalo aad u fudud e wateen markaa lo fiiriyoo team ka Hargeysaa....waxey frusad u tahy team yada kale in e sifiican iskusoo adkeeyan....lahjada ugu saxsan waa tan reer muduga uguna da'da weyn...guuleysta

  • @khalidapdi6204
    @khalidapdi6204 2 ปีที่แล้ว +62

    Reer waqooyi af somaligii saxda ahaa ugu kalay nio 😂😂🙋‍♂️

  • @faysasiciid1513
    @faysasiciid1513 2 ปีที่แล้ว +17

    Mashllh dad faraxad badan dhaman keep going my sister's and brothers

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 2 ปีที่แล้ว +95

    Masha allah hargeysa waa hoyga fanka iyo muqdishana waa hoyga ganacsiga somalia masha allah nololada labadinuba

    • @maariyadraadan2541
      @maariyadraadan2541 ปีที่แล้ว

      Somalia maxaa nooga wada dhigey hada waa argataa xataa isku luuqad ma nihine🤣✌

  • @waalidadeec2752
    @waalidadeec2752 2 ปีที่แล้ว +4

    Reer xamarku in ay qaldan yihiin lahjad ahaan waxa aad ka garan kartaa kelmadda ay reer waqooyigu ugu dhawaaqaan xaadh (nadiifi camal). Haddii la dhaho reer koonfurka ku dhawaaqa waxa ay dhihi doonaan "xaar" kkk.
    Intii reer waqooyi ah like ha ku qabato.

    • @aboodmoh7330
      @aboodmoh7330 5 หลายเดือนก่อน +1

      Kala dhawaaq nahay idinka maydh anagana Mayer odhanaysa anagana oranayaan maxa tidhi anagana maxa tiri dhwaaqaaga ma ahan in ku hadlo kulahaa waa qaldan yahiin hada idinka waa qaldan tihiin hadaad dhwaaqaiga ku hadlin

  • @xafsaxuppi4483
    @xafsaxuppi4483 2 ปีที่แล้ว +30

    Hdaanu reer waqooyi nahy cidi naguma gaadho xga afka somaliga mrkaa reer kanfur waxanu leenahy iska soo barta suuganta oo iska soo saxa afka somaliga😆😅viva reer waqooyi👌👏👏👏

    • @mc__poiofficial7912
      @mc__poiofficial7912 2 ปีที่แล้ว

      Aғsᴏᴍᴀʟɪɢᴀs ɪᴅɪɴᴋᴀ ɪᴅɪɴ ᴅʜᴀᴀғɴᴀʏ ᴀɴᴀɢᴀ ᴋᴀɴ ᴋᴏᴏɴғᴜʀᴛᴀ ɴᴀɢᴀ ʙᴀᴅᴀɴ

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว +3

      Qofkasta tiisaa la saxan abaayo 😅🤣

    • @xafsaxuppi4483
      @xafsaxuppi4483 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mahdimohamed7056 waleee aboowe😅😅😅😅

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว

      @@xafsaxuppi4483 adi ree waqooyi ma tahay abaayo

    • @jinow435
      @jinow435 2 ปีที่แล้ว

      Huubo Jamaican sax miyaa mise waa shabadaan

  • @sundusyaasiin5791
    @sundusyaasiin5791 2 ปีที่แล้ว +16

    kuwan Rer muqdizho Xaakaqdan Xapad Somaliah mayaqaaaniiin From 🇸🇱👏

  • @fardowsomohamedmahamud4370
    @fardowsomohamedmahamud4370 2 ปีที่แล้ว +229

    Reer muqdisho faan badanaa meesha waxaba ku mahayaan guul reer hargaysa 💪💪❤

    • @iqra3526
      @iqra3526 2 ปีที่แล้ว +16

      Wadan👉 🇸🇴 iyo gobolkiisa💚🤍❤tar tan adga m, a

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 2 ปีที่แล้ว +1

      @@iqra3526 adaa aamisan

    • @nuryigit7415
      @nuryigit7415 2 ปีที่แล้ว +1

      Dadkaygii. Waqooyi

    • @Awke-koke123
      @Awke-koke123 2 ปีที่แล้ว +1

      @@iqra3526 waa gobolkisiiye kan 🇸🇴soo qado kalay bal walhi Ina dharka lagugu wasi 😅

    • @umucabdulahi116
      @umucabdulahi116 2 ปีที่แล้ว +3

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guul somaali muqdisho qaali

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys8484 2 ปีที่แล้ว +2

    War somalind now lahjadiina waan jeclahy
    From muqdisho

    • @iam.legendar
      @iam.legendar 2 ปีที่แล้ว +1

      Ileen waa kuwii u dhashay ee🤸‍♂️❤️Somaliland

  • @indhaurooninamohamud5842
    @indhaurooninamohamud5842 2 ปีที่แล้ว +113

    Viva team muqdisho 🔥🇸🇴💚

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 2 ปีที่แล้ว

      Viva ku daqrtay ma ayaakaa af somali meesha ku haya.

    • @maariyadraadan2541
      @maariyadraadan2541 ปีที่แล้ว

      Caaceyyyy🤣🤣🤣🤣

    • @malyuunahmed518
      @malyuunahmed518 ปีที่แล้ว

      Aniga weydiin lahaa waxeysan garaneynin runtii

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 2 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah mahadsani walalkey Abdalla iyo willkeeni hees mcn oosdwhoo...... walal Muqdisho
    .

  • @shako_y22
    @shako_y22 2 ปีที่แล้ว +126

    TEAM SOMALILAND ISMUUJIYA 😁🤚🏻

  • @emrajama3118
    @emrajama3118 2 ปีที่แล้ว +35

    Kashka waa funny🤣🤣

  • @naanimohamed788
    @naanimohamed788 2 ปีที่แล้ว +45

    Dhaqnka s/land ba ku fcn💚💭❤

  • @abdirasak3858
    @abdirasak3858 2 ปีที่แล้ว +268

    No matter what happens we're one people with the same colour, religion, and language.

    • @ANOTHERONE..
      @ANOTHERONE.. 2 ปีที่แล้ว +27

      But different countries viva landers 🟢⚪🔴

    • @quraish_1x
      @quraish_1x 2 ปีที่แล้ว +1

      Yep✅

    • @Nomad_travel_and_tour
      @Nomad_travel_and_tour 2 ปีที่แล้ว +15

      But different countries and culture nd different situations

    • @Oneofakind49
      @Oneofakind49 2 ปีที่แล้ว +5

      did you even watch the video? the language is very different lmao

    • @munishahmed1123
      @munishahmed1123 2 ปีที่แล้ว +3

      Afcource 🥰

  • @monam7931
    @monam7931 2 ปีที่แล้ว +19

    Qolo walba lahjadodu way la saxsan thy anugu tayda ku haysta from hargaysa ❤️👈🌹

  • @user-yp3zl5du7j
    @user-yp3zl5du7j 2 ปีที่แล้ว +26

    ✔️Anigu reer sanaag baan ahay balse ku dhashey Puntland Garoowe balse 100% waxaan fahmayaa Reer waqooyi 😂 sababtoo ah anba ka soo jeeda reer koonfur midh dhif ah baan ka fahmyaaa Horey usoco dhalinyaro 🙌 afkeena hooyo waa cajiib

  • @abdirizaqfarah3278
    @abdirizaqfarah3278 2 ปีที่แล้ว +35

    Waryaa waryaa 😂😂😂WARYADII UMBAD NOO LABA JIBAARTEENE 😂😂😂🙋‍♂️

  • @facebookvip4405
    @facebookvip4405 2 ปีที่แล้ว +23

    Reer Hargeysa Naga Raali Noqda Waxa Idin so Dirnay Group Qosol maahe Aan Aqoon kale Lehen waba Dhimanyaal Dadka Garan wayay Dhool Ma Aqaan Mel Ay Ka imaaden Ma Oroma😃🙆‍♂️

    • @fadumoahmet196
      @fadumoahmet196 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣

    • @رياناحمد-ت6ب
      @رياناحمد-ت6ب 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxey dhool wax ee ku hadlayen ma kasaayan ilmahan shale dhashe maybe dad ka waa weyn lkn kuwaan 1990 wax ka danbeeye dhasheen waxee ku hadlayana kuwaan waligood ma maqlin lkn wee badin Kareen su aalo adag ma weydiineen wax yaabo badan oo koonfur laga isticmalo oo waqooy laga kaseen wee jiraan

  • @garaadbadan845
    @garaadbadan845 2 ปีที่แล้ว +18

    Barnamijka barasho wangsan haykal iyo maria waan ka sugaynaa

  • @Somfamilyfun
    @Somfamilyfun 2 ปีที่แล้ว +6

    Woof caleeg waa codkii oo quruxa wll allah yacisak ❤️❤️

  • @Sh-kj3qf
    @Sh-kj3qf 2 ปีที่แล้ว +209

    𝗩𝗶𝘃𝗮 𝘄𝗮𝗾𝗼𝗼𝘆𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗳𝗸𝗮 𝘀𝗮𝘅𝗱𝗮 𝗮𝗵😂😂🖐️

    • @saciidsuleiman1355
      @saciidsuleiman1355 2 ปีที่แล้ว +4

      Erayadina aad isticmaashan Carabi ayaa ugu badan

    • @suubandahbo7989
      @suubandahbo7989 2 ปีที่แล้ว +1

      @@saciidsuleiman1355 idnka taliyaan hhhh

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 2 ปีที่แล้ว +2

      Yaa idin sheege inaa adinka u ficantihin

    • @mohamedosman4385
      @mohamedosman4385 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mimi-ahmed55 Ana uu sheegay

    • @maariyadraadan2541
      @maariyadraadan2541 ปีที่แล้ว

      Sow maaha🤣💋🖤

  • @laylasaydali9163
    @laylasaydali9163 2 ปีที่แล้ว +4

    Hada nahay rer moqdhisho lajada sada anaga ku hadlno🇸🇴❤💪viv team ciyal xmr

    • @iam.legendar
      @iam.legendar 2 ปีที่แล้ว

      Wa iska hadashay wllhi Lahjada dhabta ah reer Somaliland ayaa ku hadla

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 2 ปีที่แล้ว +24

    Abdalla jamaal respect full habo
    Dad qaaliyaa alle ha idin barakeeyo ♥️
    Dhamaatiin habo prt two sameee pls pls pls

  • @khadarbulshaawi4030
    @khadarbulshaawi4030 ปีที่แล้ว +1

    labaduba waxay shegayaan waan fahmayaaa from ogaadeenia walow uu afsoomaali saxda yahy only waqooyi

  • @almaaspea8333
    @almaaspea8333 2 ปีที่แล้ว +40

    Barnamijka barasho wanagsan sooqabo haykal iyo boqradastelka wllo

  • @skpoi4247
    @skpoi4247 2 ปีที่แล้ว +45

    Kashka soo funny😂😅

    • @xalwosheekh6694
      @xalwosheekh6694 2 ปีที่แล้ว +1

      Inta meesha fadhiya waa ninka kaliya aa ku qoslaaye

  • @Roonieworldcup
    @Roonieworldcup 2 ปีที่แล้ว +111

    Iam waiting from muqdisho,but watching Australia 🇦🇺

  • @caliclahi4008
    @caliclahi4008 2 ปีที่แล้ว +45

    Viva team muqdisho🇸🇴❣

  • @iqraibrahim9326
    @iqraibrahim9326 2 ปีที่แล้ว +71

    😂😂😂😂😂abdullahi kashka wa iga qosliyay wlhi

  • @abdiqaniahmed4076
    @abdiqaniahmed4076 2 ปีที่แล้ว +6

    Inanka heesaya bro magacii Heesta qalbigaagu yuu jabin qaadaya Codkiisu inaba caadi Maaha💪

  • @تلاواتتسعدقلبك-خ7ل
    @تلاواتتسعدقلبك-خ7ل 2 ปีที่แล้ว +67

    reer puntland hadan nahey labada lacjadodba waanu garan madama aan labada dhexda nahey❤😂

    • @kaynaan.
      @kaynaan. 2 ปีที่แล้ว +2

      lakin tee isticmaashaan?

    • @q.nafnaan6280
      @q.nafnaan6280 2 ปีที่แล้ว +4

      Mudug ooah 🇸🇱wa meshi afsomaliga lgu qory lahjadana saxda waxn aminsnhy inan angu ku hadalno❤️

    • @ugbaaddiamond6244
      @ugbaaddiamond6244 2 ปีที่แล้ว +3

      Walahi waa runtaa waliba anigu kan rer xamarkaaban marmar garan waye

    • @badalridwaanxasan1954
      @badalridwaanxasan1954 2 ปีที่แล้ว +1

      @@q.nafnaan6280 lol

    • @hafsacooking3818
      @hafsacooking3818 2 ปีที่แล้ว +4

      Haa kuli waa garanaya lakiin waxa sifiican u garanaya lahjada waqooyiga erayada wiilashu sheegen kuli waa gartey xaga koonfurta xooga igu adag

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir ปีที่แล้ว +1

    Somaliyey dalkeygoow madaxa iisaarantihiin horey usocda

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 2 ปีที่แล้ว +38

    Labada lahjadod qof isku garanaya ma la idinka wayay?
    Caddiin =Baruur.
    Kaawaa= saribad (kawanle hilible)
    Fuundi = Kuuli.
    Inta kale markan dhagaysto ayaan idiin so qori.

    • @Ugaaska571
      @Ugaaska571 2 ปีที่แล้ว +1

      Fuundi mala waa nijaarka

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan 2 ปีที่แล้ว

      @@Ugaaska571 wa kuuli wixi aad garan waydo xanariga iso waydiiya

    • @A-Dirir11
      @A-Dirir11 2 ปีที่แล้ว

      Fuundi maaha kuuli waa WASTAAD

    • @maxameddeeq8749
      @maxameddeeq8749 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Ugaaska571 mye gudhuuga🤣weye adad u taqaan gudhuga

    • @bilanelmi6647
      @bilanelmi6647 2 ปีที่แล้ว +1

      qof kasta lahjadeediisa ayu ka adagyahy

  • @abdihassan7856
    @abdihassan7856 2 ปีที่แล้ว +5

    Aniga koley waafuurey walahi saan uqoslaayey .keep going cabdalla jammal. Howsha meeshaas kasiiwad😅😅🤣🤣🥰

  • @nawalnawal9308
    @nawalnawal9308 2 ปีที่แล้ว +34

    Reer konfurta waxaynu kaga adagnahayba waa af somali💚💭❤🦁😏👋👋

    • @micraajmaheart2654
      @micraajmaheart2654 2 ปีที่แล้ว +4

      😂😂 sax waaye

    • @aishaahmed1262
      @aishaahmed1262 2 ปีที่แล้ว +2

      Been ma ahan wlhi xabad kama fahmin

    • @xafsaxuppi4483
      @xafsaxuppi4483 2 ปีที่แล้ว +5

      Really 🤣mrkaasy somali sheegnyan😄😁

    • @Maxamed_idriz
      @Maxamed_idriz 2 ปีที่แล้ว +2

      👍😂😂😂😂

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว +1

      Qof kasta afkiisa u shidan lahjad lahjad ka fcn ma jirto taas ogow

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 ปีที่แล้ว +6

    Ax wlhi waa cod xariira m.a alla lagama quuste alla lagama quuste ❤👑

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka124 2 ปีที่แล้ว +20

    صلو على الحبيب صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❣❣❣❣

    • @bilanhaji4470
      @bilanhaji4470 2 ปีที่แล้ว +1

      Salallaahu calayhi wasallam 🥰♥❤

  • @nahlanuux2650
    @nahlanuux2650 2 ปีที่แล้ว +33

    guul iyo gobanimo somaliland

  • @neimomalekah1617
    @neimomalekah1617 2 ปีที่แล้ว +121

    Team somalilaand is muujiya💯👊

    • @hibakmustafe9743
      @hibakmustafe9743 2 ปีที่แล้ว +5

      Wanakan gobolki ficilke burco👍😅

    • @iqra3526
      @iqra3526 2 ปีที่แล้ว +2

      Wadan iyo gobolkisa tar tana adag waw viv Somalia 🇸🇴

    • @amedsiciid5598
      @amedsiciid5598 2 ปีที่แล้ว +4

      @@iqra3526 🍌🍌waxku wasaaa doonaysaa soomaaha😉

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 2 ปีที่แล้ว

      Xaadir 👋✌

    • @muxiyodiin8490
      @muxiyodiin8490 2 ปีที่แล้ว +1

      @@amedsiciid5598 ishod zxb

  • @yaxyecade275
    @yaxyecade275 2 ปีที่แล้ว +16

    I love my people , ilahow ada somali naga dhigay

  • @hamdiwarmahaye6084
    @hamdiwarmahaye6084 2 ปีที่แล้ว +41

    Jabadan waa maqaar kulaha wllhi kashka wad iga qoslisay😂😂😂😂😂

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah wiilka codkiisa muusik la’aan cesh calaa cod

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +105

    Reer somaliland lahjada ay ku hadlaan aya sx ah 😂😂🙏 wayo reer jigjiga ila jabuuti ila borama wa isku lahjad, koonfur iyo Kenya isku mida ila tahay oo is fahma 😂😂✌🏽

    • @abdirahmandahirhussen2812
      @abdirahmandahirhussen2812 2 ปีที่แล้ว

      Kkk yahuu Ha nacayin Lpx Aniga saxan lahjada 😂😂😂🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

    • @abdulkadirmukhtar7581
      @abdulkadirmukhtar7581 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa runta wlhi🥶😂😂

    • @sowda2506
      @sowda2506 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma reer waqooyiga Englishka uun hadaladooda ka buuxo😂

    • @faadumoismail4922
      @faadumoismail4922 2 ปีที่แล้ว

      Beenta maah

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว

      Xamar, kismaayo,marka,jowhar,baladweyne,balcad,. Cadaado intaas looga hadlaa hal af ee kenya iyo ree koonfur isku lahjad ma ahan maamul ahaana galmudug,hirshabelle, jubbaland iyo maamulka banaadir

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 2 ปีที่แล้ว +40

    Teamka muqdisho afkii suugaanta laydin kaga badiyey ✌original somali wa waqooyi lysku raaac
    Lkn funny wye lahjaduhu noso badiya😂😂😂😂

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +85

    Wawareey dad culus baa maanta videoGa ku jireee I can't wait ♥ 😆 😍

  • @sarathahir2175
    @sarathahir2175 ปีที่แล้ว

    Marki caruur laguu balamiyo waa iska sidaa ciyaal xaafo weeye kashka waayo maanto dhan wuu caytamayay ciyaartiiba bahdil unbuu kudhemeyay iyaguna illa imika may hadlin wllhi waawataa reer waqooyi in la ictiraafana waan tageersanahay wlhi bilahi ilaahow anoon waqooyi tagin illahow ha iqaadin afkan waxaan ku jecelhay ad adayga sugaan murti ereyo haldoora,m.a dhulkii afsoomaliga laga soo dhiraan dhiriyay ilove you so much

  • @hodanitahodanita9697
    @hodanitahodanita9697 2 ปีที่แล้ว +23

    Ma dad dhiman baad tihiin dhaqanka soo barta🤣🤣🤣

  • @hibakabdi
    @hibakabdi 2 ปีที่แล้ว +19

    madar legend inantayada waxba odhan mayno♥️👑

  • @nuuradiinhussenomer9143
    @nuuradiinhussenomer9143 2 ปีที่แล้ว +67

    Reer hargaisa guulaysanaysaan insha allaah somaliland iyo cabdale jamaal waan idin salaamay 🥰🥰🥰🤣

  • @zahradawoo6057
    @zahradawoo6057 2 ปีที่แล้ว +5

    Abdalala machallah king going wllo reer Djibouti 🇩🇯 ku sodar

  • @intisaamofficial3008
    @intisaamofficial3008 2 ปีที่แล้ว +122

    Keep going my dear brother 🙏 From muqdisho 🇫🇲

    • @hamzeabdi1741
      @hamzeabdi1741 2 ปีที่แล้ว +6

      Neefow calanka ka Somalie maaha 🇸🇴

    • @intisaamofficial3008
      @intisaamofficial3008 2 ปีที่แล้ว +2

      Ani neeef ma ahi

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 2 ปีที่แล้ว +3

      War il mahaan af Soomaaliga sifiican uma Yaqaanin waa ilmo iyaga oo dhan dagaaladii sokeeye ee 1990kii ka dib wada dhashay, markasto neh waa la yabaa wax yaabaha ay is weeydinayaan badankooda Af Soomaali ba ma ahan ee waa talyaani, ingiriis, Carabi iyo hindi ma waxaas baa af Soomaali la dhihi karaa waa yaabe.!!!

    • @hamzeabdi1741
      @hamzeabdi1741 2 ปีที่แล้ว +2

      @@audijooyjoy7976 walaalkayow waa ayaan daro inuu isagoo somalinimo ku faanaya hadana calankiisa garan waayo markaan u sheegnay kulahaa neef ma Ahi 😀

    • @naimamohamed4707
      @naimamohamed4707 2 ปีที่แล้ว +1

      @@audijooyjoy7976 Dadka waxay dhahaan ilaahow qof aan is ogeyn ha cadaabin. Sheekadaas baat I wadaa marka 😂

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 2 ปีที่แล้ว +9

    Ala qosol badana dad gob is helay masha alah wiilkan yar cod qurux ilahey siiye waryada orod noqda mesha waa nagu cebesene wax kalaba daaye dhool ma kasi wesen meqo jeer lagu hesay 😂🇸🇴

  • @lakiboy3586
    @lakiboy3586 2 ปีที่แล้ว +21

    Re somalia lahjad ma hayan i imina ana 2019 imaday wad ku wareri lkn hada wa la qabsaday from dds😂😂

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว

      Duqeenta naga daa libaax 😅ree jigjiga thy re hargeysa managa xigstay 🤣🤣👋👋

    • @lakiboy3586
      @lakiboy3586 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mahdimohamed7056 hhhh somali galbeed iyo waqoyiga lahjadoda way is leyihin libax😂

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว

      @@lakiboy3586 haa waa dareensanahay anaga dhax ku dhunay hada koonfur nahay

    • @lakiboy3586
      @lakiboy3586 2 ปีที่แล้ว

      @@mahdimohamed7056 re xamar iyo re shebelada hose re butland a said u daran waxa roon galmug iyo jubaland lahjadoda m.a wayo kuwas kisto

  • @abdirisaqboqore3368
    @abdirisaqboqore3368 2 ปีที่แล้ว

    Wax kale ma sheegin laakin codka iyo Heesaha Reer HARGIESA Ayaa ugu horeeya SOMALI oo dhan fiiri sababta fanaaniinta waa weyn ee somalida 80% waa reer woqooyi from muqdisho

  • @aishaahmed1262
    @aishaahmed1262 2 ปีที่แล้ว +29

    From moqdisho teamkeena wan wataa saglin magasayo

    • @xafsaxuppi4483
      @xafsaxuppi4483 2 ปีที่แล้ว +1

      Barashada suuganta😆😅🤣😂

    • @mustafe983
      @mustafe983 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxa weeyan cadceedu subaxi markay soo baxdoh wlloh

  • @lovev1064
    @lovev1064 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah love ❤️ he have a beautiful voice oh my God I love it 🥰

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 ปีที่แล้ว +32

    Waa markii iigu horeysan channelkaaga keep going Waaw waa suaalo aan caadi aheyn asxaabey qiso aad ka heli doontaan soo dhigay plz wall isoo daawo adiga i arkaa ii muhiim ah ha i dhaafin plz plz plz

  • @mubarikali2661
    @mubarikali2661 2 ปีที่แล้ว +5

    Mash allh wlhi waa funy ee Abdalle noosoo badi we need part two

  • @monam7931
    @monam7931 2 ปีที่แล้ว +28

    Viva hargaysa ✅✅✅✅🙏

  • @hibakmustafe9743
    @hibakmustafe9743 2 ปีที่แล้ว +12

    Reer Somalilamd dad dhinac walba ka. Dhisan bynu nahy idinki faaana xapipiyaal😅💚🤍❤🥰

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 2 ปีที่แล้ว +75

    viva team muqdisho 💕😍

    • @sundusabdinasir2210
      @sundusabdinasir2210 2 ปีที่แล้ว +8

      Somli fcn mataqanaan wllhi reer muqdisho 😂😂😂masakin

    • @YackaBoy117
      @YackaBoy117 2 ปีที่แล้ว

      @@sundusabdinasir2210 afsomaliga hooyadeen nagu soo barbaarisay alxm😍

    • @iam.legendar
      @iam.legendar 2 ปีที่แล้ว +2

      Afsomaliga naga soo dhisa reer muqdishoy

    • @kafiyaabtidoon4043
      @kafiyaabtidoon4043 2 ปีที่แล้ว

      Afsomali majiro aan aheyn kii hooyada ku bartay

    • @amirah4768
      @amirah4768 2 ปีที่แล้ว

      @@sundusabdinasir2210 afsomaliga Makan deegaankiina un looga hadlaaa utaqanaa nin walba luuqadiisa usaxan

  • @iqronuur5029
    @iqronuur5029 2 ปีที่แล้ว +25

    Please one more time that show 🙏 I'm so love that show

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 ปีที่แล้ว +49

    U Guys Made Mi Day Wlhi😃, Love U Both Waqooyi and Koonfur👏❤

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 2 ปีที่แล้ว +5

    I like it this program aboowe cabdallah soo badi sxboow😂😂😂waawareey madaxaa la isla galey walee ♥️♥️♥️♥️👑

  • @Heartbroken-hr1vr
    @Heartbroken-hr1vr 2 ปีที่แล้ว +7

    Barnamijkan waa qatar lkn xogaa xushmada haku daraan rer xamarka siiba kashka hana cebeynin bisinke

  • @kennedybyaruhanga8008
    @kennedybyaruhanga8008 2 ปีที่แล้ว +3

    Abdala jamal inabtiyo duriyada waan idin jeclahy from puntland ❤️

  • @maryanfiino9230
    @maryanfiino9230 2 ปีที่แล้ว +45

    Masha Allah reer muqdisho calool nafiid iyo qalbiwanaag ugu imaw

  • @ahmedabdi3362
    @ahmedabdi3362 2 ปีที่แล้ว +13

    HEYKAL & BOQORADA SOO QABO MARKA XIGTA INSHA ALLAH ✋

  • @habiaxmed9451
    @habiaxmed9451 2 ปีที่แล้ว +13

    Alla beerka muna kulaha alle haydin naxariisto 😅😅

  • @nasrabintumohamed5513
    @nasrabintumohamed5513 2 ปีที่แล้ว +11

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣Astaqfirullah wlhi daacad baan u qoslay madar waa xaraabe viv reer hargaysa ❤❤❤

  • @xamdahaldhaa
    @xamdahaldhaa 2 ปีที่แล้ว +12

    Asc wll cabdale
    Barnaamijkan faa iido wayn ayaa ku jirta see soo badi oo p2 iyo 3ba usamee
    Hamblyo reer hargaysa
    From burco✌❤

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 2 ปีที่แล้ว +12

    Kashka iigu daran🤣🤣🤣afka day
    Team Hargeisa💚🤍❤️🖐😄

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 2 ปีที่แล้ว +26

    Waar kuwan waxay is waydiinayaan anigaaba garanayeyn oo reerwaqoiyi ah 😀🤲🤲

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 2 ปีที่แล้ว +1

      Walhi waan wada garanayaa reer waqooyi waliba reer hargeysa ahey 🤣🤣

    • @saraa3456
      @saraa3456 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂 وانا من شمال مافهمت الا كلمتين

  • @adanali171
    @adanali171 2 ปีที่แล้ว +2

    Runtii reer konfur hadii aan nahey luqad maheyno