ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Is dhaxgalka dadkeyna waa wax lagu farxo oo aad qurax badan. Xamartii hore aa soo noqoneyso. Nabad waa taa. Allah ha zaaidiyo
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤
Amiin
Ninkii 20 jirkiza ku fakara 25jirkizu herkazu gaadha horumar wcn sxb💯
Nice edit mnsha alh xamar cadey wadankena illah dhibta haka saro qaado
ayuubaw waxxaga kstaa ma wax yroo aad uwngsanbaa 🤣🤣 wa ku tgera hore usoco wll🥰
Waxaan ahay wiilkii markii aad joogteen meesha icunka lagu gado 🎉
First viewer and First comment 🎉🎉❤❤
From cabdullaahi akanuu❤❤ keep going
Video aad u qurxoon mashallah! Icun i calaanji caloosha i geey.... laakiin cuntada faraha ka daaya ama gloves xidha.
The best yutuuber ❤
Mashaa allaah ❤❤❤
Top video bro keep going
Congrats For 20k Legend😂
Thanks bro❤
masha Allh Ayuub Adigo inta ka Yar ayn ku dawan jirey maweelada caruurta ka sheken jirey Manta Nin wayn ayan Arkaa masha Allh Horey usoco zxp Alla waqtiga Cajiibsanaa
mashallah odan muuqaalka way ku farayaraysatay❤
Masha allah ayuub shaw hore u soco
Sharaf iyo karaamo wllky ayuub show welcome to your twice city😊🎉❤
Nabee Gacan fadhidaa duubtay thanks.❤
Nice edit brother ayuub legend
Masha Allah wll ayuub show keep going ❤❤
Keep going bother
Maansha alaah ❤❤❤
camerad vidio i loved wllc magaca camerad isoo qor amazon an ka ibsade please
Top video 🎉
❤❤❤❤xmarweyne maxan jeclahay ❤
Muqdisho hore usoco 🎉
Keep going 💪 legend
Yo, Ayuub! Suuqa Qoryaha aad niyo.
From abdulahi aknuu walkey kuso dhawaw Muqdisho cadeeey❤😊
Horey usiin qaado hargeusa usiin qaado
Cunada bananka tale hadana ad faraha sarsaresan maxey ahed?
waar ku nowo tv aad ka shaqaynaysa
ayuub waa quraabed ayaa u naqaana icunka
Xamsr hadaad tattoo baahi arki meeysid oo meel walba Street food iyo cabitaan
Ninka rer hargeusaha ka fican ku dhawaqiida isboondheska
Video ga intro aad ka dhigatey ya ku ogalaaday ind iskasoo dhigato, credits sii qofki iska lahaa!!
Mo liiban big Lagend
Wlco bro
Wiligeey wado dhaxdeed cunto kuma cunin ceeb ayaa u arkaa waayo qof baahan ayaa iska jiro aan sii ku dhaheen taas dambigeeda ma wanaagsano hala iska dhaafo waanaa ceeb qof afkiisa isagoo wax calaajinaayo bulshada ku ruugo
❤
👍🏾👍🏾
Video intro adi ma lhid qofki lahaa waxaa fiican inaa weydiisato ogalaansho🥵🥵🥵
Sokorta walashidaa burka iyo sokortan wey isla eg yihiin
Quraabad weyan
Fidhiyoow xirfad sare maalaa lagu duubay Intaana horey ugaarinba hordhacaa iga gadan
It’s only fair that you credited the person who made the video that you used for your intro.
War ka yer wax ka siiya 😂😂
Baydhabo imaaw bro vedio kasoo sameey
Icun baa la dhahaa
Waa too much calor wallka video dhan waa macmal dadka waxeey jecelyihiin wax dabiici ah
SOMALILAND WAA MAMULGOBALEED SOMALIA KA MID AH
Waxas hadad kufakiresid 2024 waad maan gabantahy ee maskaxdada kori somali waa somali anan kuleh oo dadka kudhaga hadlesid eh
Sxb english captions sameeye
Inshalah bro
You need to ask permission before you use odan’s video🙂
Nin hawiye ah oo reer gobol mii Xamar weyne kala tusaayo😂😂😂😂 Ala xamar wa walatey😂. Cuntadeena mii lamogodle la wareegey😮.....Pls ciyaarta ka daaya cuntada
Ayubow ya la isku kaa qarxin
Credit the content that you stole!
The intro isn’t yours respectfully
💙

Fidhiyoow xirfad sare maalaa lagu duubay
Intaana horey ugaarinba hordhacaa iga gadan