Maanta & Xaaflad kale O CocaCola lagu Cabay Soomaalina loogu faani doono!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 98

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @SugeAle
    @SugeAle 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wax shaqo ah maba qabtaan taas ayaa shaqo u ah hadii Aan leenahay madax shaqo qabata Ama Fakirta halkaas ma Aana joogneen oo duligaas kuma jirneen Alow naga soo gaar Adiga ayaa Awood lehe Aamin Aamin Aamin Aamin

  • @abuujihaan2466
    @abuujihaan2466 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ninkaan Madaxweyne Somaliyed ma ahan waxa keliya uu ka shaqeeyaa danahiisa gaarka ah Xataa golaha wasiirada Shacabka Somaliyred uma shaqeeyaan

  • @IbrahimOmar-xp1mu
    @IbrahimOmar-xp1mu 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dulmidiid baryahaan dowlada dhaliishiisha waa ognahay lakiin qalbigeena waxa fiican ayaa uroon dhaliisha waa larabaa laakiin waxaa kawayn waxqabadka meesha yaalo qeer ilah hakusiiyo aamiin

  • @deeqoibrahim3495
    @deeqoibrahim3495 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa damiir laaa wayaal sheikh wax mustaqbal ahane uguma maqa umadaan alaha u gargaaro

    • @User_19567
      @User_19567 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amiin

  • @NuurShariif-ef2wy
    @NuurShariif-ef2wy 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheeq allh haku xifdiyo wallahi waan kujecelahay msha allah ❤❤❤❤❤

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc wll dowladaan Somaliyeed waa tii lagu qadan lahaa oo tulo tuulo loo gogooyo ee illah ha naga badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shiikhoow ha isku daalini kuwaan dawalad ma ah Dadka waxaa lagu mashaqooliye qabiil

  • @AxmadMuuuseaxmad
    @AxmadMuuuseaxmad 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mnsha alah sheikh horay u soco

  • @Oksanamartin
    @Oksanamartin 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thanks for the breakdown! I have a quick question: I have a SafePal wallet with USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). Could you explain how to move them to Binance?

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    YAA ALLAH AABE SIYAAD U NAXARIISO WUXUU KU FAANI JIRAY JAMACADA GAHEER INTA KA QALIN JABISAY AABIHII UMADA AYUU AHAA KAN HADA JOOGANA FAANKIISA GURIGIISA MA DHAAFIN HOGAAMIYE LAYSKAMA NOQDO EE WAA LOO DHASHAA

    • @samiraamira-xo4wg
      @samiraamira-xo4wg 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FartunH-cs3xr
    @FartunH-cs3xr 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    What amazes me more is how you ( my brother I highly respect you) still address them as MASUULIYIIN. The appropriate name would’ve been ‘’’’’’’’’’. Suppose everyone can fill the gap.

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    oo tolow dawlada soomaali shaqadeedu ma xafladaa baa uun😮

  • @NajmaMuhumed-p3v
    @NajmaMuhumed-p3v 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hadii wadanka shaqo loo qaban lahaa dhibkan maba jireen

  • @AshwaqQurux37
    @AshwaqQurux37 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Danroodey ufadhiyan maanta iyoshaley wadoyinka waaxirnayen ilaahey hanadhaafiyo calooshiis ushaqeyste waaye

  • @cabdulahicadnaan8230
    @cabdulahicadnaan8230 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc wllo ku Salli nabiga scw scw scw scw.

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @dekmohamedali8299
    @dekmohamedali8299 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dulmi diid ninka la baxay adiga shaqo kmaa dhacdo maxaa yelay caydh ayad qadataa iyo kiliibkan oo aad igama gadayso dee marka benta iskadaa adigu kama aqli badnid wasiirada ama xildhibaanda ama dowlada somaliya

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SHEEKH xaafadaada aad deganthy miyaa meesha aad aad ku jaqaafineysd' m.a Nice 👍 place waaye 🤗🤗🤗

  • @O.mrpromo
    @O.mrpromo 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walahi wan dhartay waxan okale Farmaajo kama qeyb gali jirin qofka xasuusta aya xasuusta.

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid1040 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh laangaabyadn hanoga waramin saan qiyaamaha noogu dhacaye umadaha caadiga nooga soo waran

  • @kingkadiye5829
    @kingkadiye5829 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekhow kher allha ku siyo kuwan wad ku daleysa hal mar somaliya aad e wasaradada somaliya so firi wax laqabto malahan

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigo ah muwaadin Ethiopia ku joogans galbeedka dds ..waxa iga taalo ah Khawarijta social media so gala iska jira way nuucyo badan yihin ...umaad dawladoodi luugaha haaya raad guuri 😂😂😂😂😂 ceeb looma dhinto Irsiiq kale Allah siiyo dulmi diid iyo kuwa lamidka ah

  • @aanahmed1023
    @aanahmed1023 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madax mahaysano ee waxaan haysana qawsaaro siyaasiyiin isku sheeg ah ama madax isku sheeg ah

  • @User_19567
    @User_19567 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa muqafaliin dawo dhilifyo an ogen cadabta Alleh iney jirto

  • @AadilAlkalbani
    @AadilAlkalbani 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaal video isbarbardiga farmajo iyo xasan shekh maad noo diyaarisid

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War illahey ma taqaanid afkaagaadna isku ceebeysay hotel markey dhisanayana waxaad leedahay coka cola ayey cabayaan

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tolow wakhtigooda yaa qayb iga siiya waan uduceyn lahaaye 😂😂

  • @maymoonmshadhah4882
    @maymoonmshadhah4882 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta jaakadaha blue iyo suweelada madow xagee bay ka soo wada gataan ma is koobiyeeyaan

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lacagta meeshaas lagu bixinayo masaa kiintaa u baahan iskuulaa loogu dhisilajaa meesha xasan shiiq uu leeyaha. Waxba idinkamagelin

  • @deqa868
    @deqa868 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    taasi ayaa shaqo u ha wadan ma heesno yaarabi naga soo gaar fool xumada😢

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaamiradaa lasku zusayaa iyo lebiska suudadka maxeey ka shaqeeyaan horta lacag ayeey qaataan wax cusub oo aywadaan ma aragteen waxlee ayeey cunaan qaamirooyinka iyo lebiskaa aa lagu faanayaa fhaqaalihii yaraa ayaa lagu kala goosanayaa

  • @salmanadan-j8g
    @salmanadan-j8g 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc walal marwalba waxan arkaa adiga xuman le ka sheegayo wadanka mar adigu wanag ka shegayo haba yaraatee ma arko wax walba ay ahaato wa wadankeena inyar umada Dheere gelisa ma sheegto war nin wayn oo SHEEKH sheganayo Aya tahay umada wadankooda haka niyad jibin xuman lee ha sheegen ee dhanka wanaga u sheeg shar le wadaa

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂 waddanka Somalia waxaa baabi'iyey Imaan laawe, gaal u sujuude, barakiciye, xabaalo qote, 2 wajiile XSM. Waa meel nin budcad ah oo dhaca iyo boobka ku faanayaa gacanta u gashey. Wllhi aniga matag baa i qabta markaan arko waxaan MW ku sheega ah oo dhul boob iyo barakicin mooye wax kale garaneyn. Qof aan loogu talo galin xil iyo masuuliyad inuu qabto ayaa meesha fadhiya. Kan waa lagu khasaarey.

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maya sawabto ah shaqadeda baan xooga sari laha shir hadan ka qeeb galayana waa mid quseyya wasaradeeda

  • @MaoMao-x9e
    @MaoMao-x9e 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh ado iga raali ah adiga inaad ka sheekayso Madaxda soomaliyeed ee curyaanka ah bas miyaa maxaa dalka kusoo kordhinkartaa anu tslaan kuu hayaa aan cadowgeenna ku curyaamin karro isoo wac amo iisoo qor meel aan kaasoo waco

    • @FarhanAlisaid
      @FarhanAlisaid 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Isaga waa shaqadiisa uu ufurtay social media ha in uu umada usoo gudbiyo wax ranta liq waa daawee

  • @MaryanCkariin-nt7ry
    @MaryanCkariin-nt7ry 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sh dadka somaliyed dawlad nimo mayaqanan way ogyihin inuu dalku baba a sanyahay lkn qor shaha uguma jirto inay waxkaqbtan indhahaga kumaclina wayo hady dacad yihin ama isdhaman wuxun baanoo hagagi laha alow nadhafi kuwan

  • @mohamedelmi3174
    @mohamedelmi3174 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mya sheikh😂😂😂😂

  • @AbdinooromarhajiiAbdinooromarh
    @AbdinooromarhajiiAbdinooromarh 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shekow af somaliga isga sax : shir xawenima ina dax fadiso moxo .. maxaweye shir xawenima ina dax fadidho😅😅😅 iskana rali noqo

  • @GelleWarsameSabriye
    @GelleWarsameSabriye 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    4 nin oo alcoholist ah oo caddaan ah baan dalka keenayaa.waxaa shuruud ah in madaxweynuhu ama raisul wasaaraha iyo wasiiradiisu soo dhaweeyaan sida wafdi caalami ah.😂😂😂😂iskuna masawiraan,kuna faanaan 😂😂😂

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowladu wax shaqo ah oo ay qabato ma jiro

  • @mahadilkacase6323
    @mahadilkacase6323 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaani soomaali maaha miyaa war aaway dalka isku furanoo wasiirku ka shaqeynayo

  • @AminAli-c5w
    @AminAli-c5w 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salam

  • @ibrahimabdi4202
    @ibrahimabdi4202 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiikh dowlada luga ha heeysan ee meel adiga ka soo muuqo qeybtaada waa hadal

  • @AbdiRiise-dq2bc
    @AbdiRiise-dq2bc 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂 War odeyga we ka warerte ha u qabanina 😂😂😂

  • @marshalorganic
    @marshalorganic 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    jaahilkan dulmi did wan ku qosla walaahi😂🤣😅hassan sheikh ama kuwan dowlada haysta wa adigo kaaale wa jaahilin ado kaale waxan ku fahmaya waayo adigu waxan aaminsan tahay hadad sheegtiid jaahilnimada dowlada somalia in adiga lagu arkaayo nin fiican oo wax fahmaya oo somalia wanag la raba yaabka adun fikirka wa fikirka jaahilinta wa wuxu hassan sheilh madaxweyne ku noqday. taakaale dulmi didow waxan aad shegaysi wax wax somalido dhan garanayan ama arkayan lakin sababta u sheegaysiid wa Manipulation oo ada raba in aad suncad iyo sharaf ku heeshid lakin hassan sheikh ama hamze ada ka jaahilsan walaahi waliba kufsadee weyn ba tahay ee somaliyey ninkan dulmi-diid isku sheega iska ilaaaliya yaabka adunka

  • @FJamal-k9f
    @FJamal-k9f 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laxuso laxasaato ayaa kahoreeso

  • @malyuuncilmi7106
    @malyuuncilmi7106 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xildhibanada iyo rer wasaraha ma arkin miyaa marke qudbenayan filaso maliya qolasheda albabkeda ayaa kaso hadalan

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwan quluubtooda waa engegtay suudadka wata qeyr lagama sugayo waa lagu daalayaa

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Indho Sarcaad u qaado dadka Soomaaliyeed lagu sameynayo,waayo uma arkaan in dadka Soomaaliyeed kuwo fekeraya.

  • @ahmednurcawale7499
    @ahmednurcawale7499 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc sheeq adiga dhinaca xun miyaa ka heshaa barnaamijkaan waa wax lagu faano soomaali ayaa iska leh

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hada madaxweynahaan dhisanaya oo loofurayaa

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekhow kuwan waa tuugo dalka iyo dadka aa unaxeynin diinta magac u,ah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xasan wa camalki soomalida mid kasii daran ba imaanya hadi soomalidu isbedelin oo wadanka kacdoonka buluugga sii lobo qarxin oo madax afayow ladooran

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaqo majirto umashaqeeyaan wasaarad maleh madaxtooyo bes ayay fadhiyaan shirkaan waa xamar aykulaweregAyaan hutelo ayaa ladhisaa

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KKKKKKK SAAXIIB WAA XASAN DHIIQO IYO DHAQANKIISII LIITEY WIXII UU KU HADLAYEYNA SHACABKA SOOMAALIYEED MEELUU JOOGABA WAA DHEGEYSANAYEEN VERY SORRY WAXAASAA MADAXWEYNE INOO AH

  • @Cabdimaalikshariif
    @Cabdimaalikshariif 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhaa dhaan waaye ninka saa uhad laayo

  • @napewaPatrick-d8t
    @napewaPatrick-d8t 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    S Arabia is better than uk infrastructure 😅

  • @shukriahmed352
    @shukriahmed352 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaqaa loo igmaday ee mashaariicda maa ku naxday, adigu maxaad maalin walba u hadashaa halkan shaqo kale ileyn kaama dhacdo

  • @ahmednurcawale7499
    @ahmednurcawale7499 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc sheeq meeshaan waxaad leedihiin waa caasimadii canshuurta laga qaado ayaad cuntaan car keen meel kale oo canshuur laga qaado waadna ceyneysaan ciirtaada cuna ayaa ku caaya sheeq sidaas ma cadaalad baa sheeq ilaahay ka cabso ayaantaan waad soo badateen ccbb.dii laakiin waxaad rabtiin sheega

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhaqaala bur burns wadan barbarism dhismo bur burns dad burns qalaaso ganacsi burburis
    Wada bur burns
    Allow somali u iihili
    Meel loo wado lama yaqan
    Dagaalo dad islaynaya

  • @AbdinasirNuurJama-q9u
    @AbdinasirNuurJama-q9u 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taas uun baa shaqo u ah madax ku sheega soomaalida

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa dowladda ku daba dhigay noo sheeg u jeedkaada

    • @xamdiaadan2894
      @xamdiaadan2894 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haduu ka daba galo soo dowlad diisii ma a ha mise waa taadii somali qabyaalad baa halkaa dhiktay soomaali waa waxa loo gu inta xaamay xasan shekh oo kale oo tuug ah.

    • @O.mrpromo
      @O.mrpromo 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War iska amus yanan lagula yabin, dowlada ad shegeysid xagey kajirta . Madaxweyne chocola kaqeyb galay ilow yanan madaxweyne dhihin. Waxas waziir inuu ada xita wa qalad

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 niyow ma view ga meshaas kaa galay

  • @CabdiShakuur-k9i
    @CabdiShakuur-k9i 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂

  • @EntrepriseHoch
    @EntrepriseHoch 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa madhacdo gorma lashaqay

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ha cunin madax weynaha adigaa tiri maantana muxuu shegi doonaa

  • @amalsheikh1154
    @amalsheikh1154 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiiga ka daaran oo waxaad khabaato aad weeysay oo khabiil iyo khuurun ka buuxo odaay xanuunsan baa tahay maxaa ku daawo dhiigay madaaxda shaakho yeelo odaay yahoow

  • @samira-141
    @samira-141 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️❤️❤️❤️❤️🤲🏼🤲🏼

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War adiga isku sheegayo sheeqa dawlada shaqo fiican ayey dardar galinayaan adiga shaqo kale ma lihid

  • @Ruki-t1d
    @Ruki-t1d 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War nin yahow adiga ma xanuun santahay dalkan garmalka malinkasta shirbaa kadhaca waxaana jooga cida shaqada kuleh bal adiga xanuunka aad cishan la.adahy maad sheegtid xagjirnimada caqli ku dar kaabe

  • @ladane15
    @ladane15 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninyohow waxaan kugula talin lahaa inaad labiska culumada ceebeyn waxaad tahay cbb qabyaladiista waxaadan waxba ka aqoon ayaad iska dhex dabaalanaysaa aduunyada waxaad ka taqaan minicab ama qaaqlanimo fadlan iska aamus

  • @HamdiSaliim
    @HamdiSaliim 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sheekhow inaad wadanka xumaan ka sheegto Mahee wanag adiga oo ka sheegayo laguma arag mise daba dhilif uma inee marahabaabiya lo soo diraa tahay wadan ad laheen inad soo duubto ama daba dhilif ahaato Somali waxba ka dhibi meeyso ta ogow

  • @marwo7566
    @marwo7566 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadaadow ku sheegow ciil qabe qabiil madax maray ayaa tahay ,waxaa doonta sheeg cidna u joojin meyso difaac qabiileedkaaga waala soconaa ee adeer irsaaqada meel xun ayey kaa gashay oo aqoon kale ma lihid ciil qabow weligaaba Wylie noloshaad ka dhacay.

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga dulmi ah aya kasi daraan Dawlada Tooska daba haysto malinkasta fb Tktk yutubeer miyaad Camaal hayn .....Dawladu ...dhibta somalia haysta qayb baad ka tihin ee Aqligu ha shaqeeyo

  • @umuridwan4072
    @umuridwan4072 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mikerobles4162
    @mikerobles4162 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadad isku sheeg qabiilaysan

  • @rahmaabdi6431
    @rahmaabdi6431 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Diwladii waa foorjeysan tahay they are all depressed

  • @MyNOSM
    @MyNOSM 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadalkaaga oo bata waxa uu keena
    1. Dadku inay ku nacaan
    2. Ceebo badan oo leedahay inay bananka yimadan
    3. Dadku inay kugu maadaystaan
    Waana waxa hada xasan lagu haysto.
    5 sano farmajo hadalkiisu waa koobna isago la leeyahay muu hadlo ayuu xilka ka digay macnaha hadalkiisa xisa loo hayey.
    Taagerana inay u sii kordhan ma ahame kama yaraaan ilaa hada waxa uu leeyahay tagero bulsho xoogan

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haaaaaa Sheikhow maxaa yeelay shaqo ma haayan maxay wakhti ku dhumiyan cml beentas shaqo u ah Somalia NGO ku cayaara war wadan oo dhan beero iyo lacag la heyn maxay tahay dowladnimada la sheegta itoobiya wey ogtahay waxa anaga nahay sidas darteda badda Somalia u rabto weyna heli doonta inta madaxdeyna sidan u fikiran cml

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkll dagaalkii 2 aad ayuu qaadaa xassan sheekh maxamud baardheer iyo gado ayey maraysaa bal 2019 maxuu u taageeray Axmed Maxamed islaan Axmed Madoobe Guul Madaxwaynaha jubaland

  • @shukriahmed352
    @shukriahmed352 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MaashaAllaah u dheh wuu dadaalay waa dhiiri galiye ee iskaga har magaartidee

    • @ahmeddek4066
      @ahmeddek4066 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Tu sais rien comment fonction le gouvernement

    • @ahmeddek4066
      @ahmeddek4066 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😅😅😅😅😅

  • @AhmedAli-le3wz
    @AhmedAli-le3wz 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc walaal Dulmidiid, fadlan waxaad soo gudbinayso ha noqdaan kuwo dhexdhexaadah, ama views raadis oo keliya aysan kaa noqon. Mahadsanid

  • @alinor1080
    @alinor1080 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc adigaba barnaamijkan ka hadlaayoow shaqo la aan maaku heeyso maxaa ku daba dhigay madax somaalida aad oga tahay u shaqeeynaao. Dantaada raaco

  • @iqrayasin6904
    @iqrayasin6904 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa qawda maqashii waxna haw qaban

  • @axmedhhashi428
    @axmedhhashi428 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @LeyloMaxamed-u7v
    @LeyloMaxamed-u7v 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂