Kkkkkkkk war nio xassan dhiqo ya wax ushaga ahmed madobe waa nin daroad ah waliba ogaden ah awoda daroad wa la garani awodaa ogaden wa la garani wallahi hadaay fodada jojin wayan 500 will liyuu police hubkoda watan ayaaan ayan ogadenia an ka kenaaa
Xasan-baahane reer Gedo dagaal ma gelin karo, Xasan-baahane waa cadowga Gedo. Iyadoo diyaaradaha keenya duqaynayaan waa ninkii lahaa Ciidamada soomaaliyeed lama geyn karo, Maalintuu kursiga fuulayna, hubkii diyaaradaha kaga soo rartay.
Mowliid galwaaq walalayaal shacabka gòbolka gedo qanni ah Ka fa iideyta raaca xil ,boot u siiyey Qaadta waa wadani sharaf badana Aniga xil boot shakhsiyan garan mayo have yeshe haďalki u soo Jeedìyey aad iyo aad u gartay, Suuqi bakaraha iyo s bacaad waa La xiray waxa sìda lo ßameyna garo fahmi ķarta iska jira iska jira, Boot boot guul guul iyo gobannimo,
Asc jubaland waa ka guulaysatay .reer gedo waxaan ku boorinayaa inay xasuustan wixii hassan ku sameeyey waqtigii fadahaada wabiga Xaq maaha in horgal fartaag isa soo hormariyaan reer gado maanta ayaa la ogaan doona sida ay uga falceliyaan qorshaha gurguurte
Putland siyaasad ahaan baalo weqey Ciidan ahaan na hada ayaa lowiiaayaa dhaxdoda Dhulbahante iyo warsangeli waba la werarey oo somaliland oo dhankasta laga tagyerey baa kusocoto Jubbaland na hada Wala hayaa oo dhaxdoda ayaa la isku jabin donaa intaas kadib maxaad sugeysaa waaw qorshaha sow usalax madaxa kadibna gowraca ugu jiid reer gedo fadaralka manta sharciga ka talab sadey aa nocaas u dhaqmayo kawarama haduu la warego mamulka loba dayo maxaa dhicikaro xalkiina siduu noqon karaa kuwa hada hor socdo barito sow hortiina lagu bireen mayo gor inan is difaaci karin marka la idin gaarsiiyo
now marixanku dad jiraba ma aha siyaasada xasan ee lugaha iyi indhaba la ee dalka lagu afduubayo reer siyaadka hungiriga u ordaya iyo xasan oo ilaha dhaqalaha ee gobolka doonayo dad uu asaga wato in uu udhiibto run intay moodaan hoos ordaya taariikh malaha
Mareexaanow caruurtiina yaan lays ku dhanayninaqli yeesha kuwii shalay raaskambooni lagu laayey hooyoiyinkood ayaa tabaya xasan oo ka hadlaya ama tacsi dirayo ma aragteen
Jaallayaal muuqalka like saara aragtidiinana hoos noogu reeba
Mowliidow adiga dowlada maxaa macaarad ad ugu tahay ma hooyadaa bay kaa waseen
Soo jawaab
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ jubaland guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha
MAREEXAAN IYO JUBBALAAND SSC KHAATUMO INSHALLHU GUUL IYO GOBANIMO!!!
Midgaan midgaan dhalay oo bida ah hana sheegan in colaad afdiir😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
Yees good inshallah. Guuu6❤
GEDO SHACABKAA UBAAHAN DHAQAALE HA SCHOL CUSBATALO BUNDYINKA GO,AY CIDAMADA HALA SIIYO WABILLAAHI TOWFIIQ 🎉🎉🎉🎉🎉
Mashallah wll mahadsanid guuleyso jimco wanaagsan ❤❤❤
Inaa aderyaal mareexaan iyo ogadeen waaa walalo ❤❤❤marna munafaq naga ilaaliyaa kismaayo mareexan yaa ka xigaa waa magaladooda
Gortaasee ilma adeer yaaloow kubaroorataa oo kismaanyo cidba ma u ogolaaday axmad
Dawldii ilkii waxayku dhamaysay diyaarazdo joojin iyo macro la aan
Fartag wa Horgal wana in layska qabta
Daaroodoow Waa in aad u Midowdaan oo. Dagaal Dabadheeraada la Gashaan ciilqabe Xasan Dhiiqo iyo maamukiia XAMAR. ee USC HAWIYE ACTION GROUP
guul iyo gobonimo
zxp mawliid
Guul Jubaland insha Allah
Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul jubalan
Kkkkkkkk war nio xassan dhiqo ya wax ushaga ahmed madobe waa nin daroad ah waliba ogaden ah awoda daroad wa la garani awodaa ogaden wa la garani wallahi hadaay fodada jojin wayan 500 will liyuu police hubkoda watan ayaaan ayan ogadenia an ka kenaaa
Waankusalamy Moulid Galwaaq
Mareexaan oo laga saaray Mogadisho. Codka Ogadeen
Habaarka Wa mid ka mid ah calaamadaha lagu garto daaroodka sanadka 2024-2025😂
Mareexaanoow dhankiina yaan Darood looga soo dhicin😢
Daarod haduu ku heshiiyo inuu Hawiye u daayo dawlada dee waad fiicantihiin Hawiyena abaal niiguma qabo.
M.galwaaaq salaaan sare ❤❤❤
Baabuurta urur samaale ee iidoor iyo Hawiye u kala goosha mid walba $200 canshuur ah ka qaada. Maxay tahay $20,000 bes dhulka sidaa u weyn.
Xasan-baahane reer Gedo dagaal ma gelin karo,
Xasan-baahane waa cadowga Gedo.
Iyadoo diyaaradaha keenya duqaynayaan waa ninkii lahaa
Ciidamada soomaaliyeed lama geyn karo,
Maalintuu kursiga fuulayna, hubkii diyaaradaha kaga soo rartay.
That’s right
Xasan sheekh waxuu u nixiwaayay shacabki xamar ma waxu unixi shacbka gado ama kan jubalnada uma naxaa
Mareexaan iyo ogaadeen guuuuuul waa wallaalo
Maasha Allah
taariiikhda warka ku bilow.
Xasan shekh wa Fashilmay wana in xilka laga qada o la bad badiya dalki Somaliya
Seexo
Caanihiigeela maadkusarqaantey kkkkkkk
Subscribed Mowliid Galwaaq
REER GEDOW WAA TAARIIKH MAANTA DAAROOD WAA IDIN EEGAYAAN!!!
Guul Jubaland iyo Cidanka Jubaland kuwa khaska ah e Bir jex Cadawgodu ha jabo insha Allah
GAL-WAAQOW ADIGU DOOR INTEE LA'EG BAAD KAQAAD KARTAA KAHORTAGA KOOXDA XARAASH QARAN EE GOBOLKA GEDO LOOSOODIRAY EE UU HOGAAMINAYO ADEEGAHA,HAMZE CABDI GENERAL FARTAAG?
MAnaac looma baahna
Adigu waxaarabto sheeg
Kuwa dabadhilifka ah gado
Kamtalinayaan kuwaanbaa matla mariixaan iyo gadodhan ayagaana katalinaya
Horgalada. Iska. Celiya. Dagal. Bay idin. Gelinayaa komade. Iyoarexaan
Camiilka fartaag hala dilo
Waa nin rageed cod kar ah Mareexaan Guul iyo Guba nimo Jubland Guul iyo gobonimo Daarood ha is raaco
Guuleyista
Wa sah
Guul iyo gobanimo guuleyso Ugaas baad u qalantan
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 💪💪💪💪🦁🦁🦁🦁♥️♥️♥️🥰🥰🥰👑👑👑🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Mareexaan idinkaa isugu wacan Xasan haduu Abaal leeyahay Ahmed Madoobe iyo Deni kuquus Qaata Deegaanka wuu idinka qaadin waasuu sheegay Daarood maantay way gumoobeen
Xasan gur gurte DOWn
Mawliid nin culus kusoco libaax
Mareexaan waa inay iska celiyaan cadowga meel walba kasoo weeraray, Xasan Sheikh iyo madoobe midna yaanay soo dhaweeynin
marexanow iskanadiifi tariikhdiinii dahabka ahayd kuwa dulmi kudhoqaynaya iskaqabta hal baruura baruuryo wundhisa ceeb iyo cslaf la aan yeysan idinraacin garoonkii kubada hanoqonina iskaqabta munafaqa iyo inta uadergta xaqudirir lilahiya ilahay macawaro wadani dacada maceebobo warhooy hafashilmina tuugtan yassn hunguri idinku shaxadin sharaftiina eegta guuul midnimo jubalan guuul axmed geesi libaxyada jubalan guul insha allah🤲🤲🤲💚💙🤍🇬🇲🇬🇲🇬🇶🇬🇶🦁🦁💪💪🔥🔥🇬🇲🇬🇲🇬🇶🇬🇶🦁🦁💪🔥🔥🔥👍✌️🙏
D5 💙💙💙
...... WAX KALE ...NOO SHEEG...
War Askarta lacag ayey rabtaa lacag ha la siiyo Qurba joogta mareex iyo ogden
D5 🐎🔥💪
Regado ware jubalan guul iyo gabonimo
Xabaalihii iyo dhulkii xamarbaa lasoodhameyey gedalooo dhigtay
Xasan madherge isagoo gaajaysan ayuu dhimandonaa xasan wuxuu xishodla'aan cidwalba ubaryayaa madaxnimo ma'ahane waa inutajiro laakiin eweelka uuwaxkugurayo hoosbuu kadaloolaa gaajanana wuukudhiman insha'allaah
Mareexaan ilaa ay fartaag dilaan horumar gaari mayaan ,gebigiisuba waa bahala galeen,col kastaa isaguu iska Soo hormariyaa
D5❤️❤️❤️
Abdullahimbir anigu waan la yaabay. War ninka sow damiir malaha. Abdulahi shimbir in darood la dileysto loso maro dow ma aha. Abdulahiyoa isku noqo. Anigu darood ban ahey. Saaxibnu waynu nahay. Hadan isu kaa sheega waad wosli e walalow dib u feker.
Horgalada marexan e u ogu horeyo Fartag madaxa ha kaga togto
Maxaa ilaahayoow isku kiin tussy mareexaanka iyo ogaadeen waa wax lago naxo intaad isbaheeysan lahaydeen baa ilaaheey isku kiin tusay ilaaheey nabad ha idin dhexdhigo.
ninkii xilki madaxwaynee ee jubaland raba xildhibaanada jubland ayaa haya ee xasan mahayo
Liked
Sheekada waxay u ektahay daarood daarood loo helay dilmacaanaa
Jubba land guul 🎉
Alla wallee somaali inkaar ayaa kudhacday meelkasta oo ay joogto wey isku xasuuqa yaan, waa mid wax dilaya, mid ladilayo, iyo mid kasheekaynaya!! Wallaahi sidaan u jeclaan lahaa in ilaahay yuhuud u soodiro oo gabigoodaba laga xaaqo wadanka!!, umadan bilaa damiirka ah, oo Aduunka oodhan nagu ceebaynaya subxaanallaah
Mowliid galwaaq walalayaal shacabka gòbolka gedo qanni ah
Ka fa iideyta raaca xil ,boot u siiyey
Qaadta waa wadani sharaf badana
Aniga xil boot shakhsiyan garan mayo have yeshe haďalki u soo
Jeedìyey aad iyo aad u gartay,
Suuqi bakaraha iyo s bacaad waa
La xiray waxa sìda lo ßameyna garo fahmi ķarta iska jira iska jira,
Boot boot guul guul iyo gobannimo,
Xasan shekh gur gurte dagalka u kula jirp Darod wale wu cadaystay ha layska ciliyo Koxda Xasan gur gurte
Asc jubaland waa ka guulaysatay .reer gedo waxaan ku boorinayaa inay xasuustan wixii hassan ku sameeyey waqtigii fadahaada wabiga
Xaq maaha in horgal fartaag isa soo hormariyaan reer gado maanta ayaa la ogaan doona sida ay uga falceliyaan qorshaha gurguurte
Hadaa mareexan nahey midgaankaan horgalka ah Ahmed madoobe $20 soo siiyey.. nooma hadlo
Xagee dowladu joogtaa mooryaanta soo shaqa tagtay
Asc mowlidow marexaan waxuu ahaa marka ladhaho darood ugu dhiig banned oo lagadan jiriin maxaa isku badasheen darood in idinka nalii adeegsado sorry ma fileen lakiin waa mucjiso nagu timid marexanow Dib isu qabta
Mowliid iga garsii marxaan pro
Mw HSM aa fadaralka ah ma u leyahey sherci oo dastuur ka ma u ogolyahey inu casimada garba harey kadhigo oo Jubbaland halkaas kudhiso maya
Indho qaloos aamus
Reer siyaad aa utunwayn?
Putland siyaasad ahaan baalo weqey Ciidan ahaan na hada ayaa lowiiaayaa dhaxdoda
Dhulbahante iyo warsangeli waba la werarey oo somaliland oo dhankasta laga tagyerey baa kusocoto
Jubbaland na hada Wala hayaa oo dhaxdoda ayaa la isku jabin donaa intaas kadib maxaad sugeysaa waaw qorshaha sow usalax madaxa kadibna gowraca ugu jiid reer gedo fadaralka manta sharciga ka talab sadey aa nocaas u dhaqmayo kawarama haduu la warego mamulka loba dayo maxaa dhicikaro xalkiina siduu noqon karaa kuwa hada hor socdo barito sow hortiina lagu bireen mayo gor inan is difaaci karin marka la idin gaarsiiyo
Waar garbahaarayoow
Qabrigii madaxwaynahii soomaaliya ee maxamed siyaad Barre alle ha U naxariisto ilaaliya yaan la qufan ee ilaaliya
Dadka waa gaajeysan yihiin lacag askarta halo diro
reer siyaadow sharciga madaxwayne xasan uu kumagacaabayo madaxwayne maamulgoboleed xagee kuqoranyahay??????
now marixanku dad jiraba ma aha siyaasada xasan ee lugaha iyi indhaba la ee dalka lagu afduubayo reer siyaadka hungiriga u ordaya iyo xasan oo ilaha dhaqalaha ee gobolka doonayo dad uu asaga wato in uu udhiibto run intay moodaan hoos ordaya taariikh malaha
Mareexaanow caruurtiina yaan lays ku dhanayninaqli yeesha kuwii shalay raaskambooni lagu laayey hooyoiyinkood ayaa tabaya xasan oo ka hadlaya ama tacsi dirayo ma aragteen
Tallo Hawiye waxa u roon in Ogadeen soo dhoweesto .Mareexaan waa cadawga Irir Samaale. Xusuusta Afweyne iyo Farmaajo. Codka Dir waqoowi. S.land
Xasan rufiyaan meel xun buu Maryan darood na ceeb
Gudoomiye m/wliid hassen Arintiisa waa diiQo Aan lugaha iingalinaa gedo mogdisho unugaa leh wax walba unugaa iskaleh Mashaa Riicda Dalkale majiro
Lacag waaQadasho buundoyingka jubland Baadhisan karta??Arinta kale oo doonayo Allaha unaxariistii
Cali garleh &Caydiid garleh madhaceyso Jaale w/llahi ToowfiiQ 2024year NoNoNo
Mutu.bigaydukum
Subscabkaagu waa block--
garaysan yahan.