Qeylo-dhaan, Qaylo-dhaan Hees wadani ah in High Definition

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • www.heegantv.com/ hees wadni ah somalia by Somali singers Qal-Qal iyo Qaylo dhaan - Wadani song by Fanaaniin Somali ah.. With lyrics
    Heeso Somali ah oo ka hadleesa wadaninimada somalida. Waxaa qaadaya fanaanin somali ah - xuseen

ความคิดเห็น • 47

  • @cabdisamadmahdicabdiraxman8623
    @cabdisamadmahdicabdiraxman8623 6 ปีที่แล้ว +9

    Yaa heestan dhegeysanaya 30/12/2017 wadani dhaba weeye qofka ila dhegeystaa

  • @asmaamohamettjaamac9694
    @asmaamohamettjaamac9694 ปีที่แล้ว +2

    12 sano ka Hor heestan la qaaday ilaa maanta waxba wadanka iskuma badalin Ilaahay hana amaanaado oo wadanka hanoo hagaajiyo 😢😢

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa rabbi wlhi heestana markaa maqlo qalbikaa ka ooyaa Qaraxii hotel shaam maxaa dad kuu wayey😭😭😭🤲🤲Allah ha unaxariisto dhamaan intii ku geeriyotay

  • @qadro63
    @qadro63 14 ปีที่แล้ว

    mansha allah heestaan waa hees wadani ah walahi ilahow wadnkeena nabad nooga dhig adiga uun baa noo nabadeyn karee aaamiin

  • @nuunecatarhassan2148
    @nuunecatarhassan2148 2 ปีที่แล้ว +1

    9year jire markee hestan laqaade hda jmacad dhameye qoomkina wali wajogaan inkastoo awododa daciifte rabiyoow dabar gooy aamin yarapi

  • @zamtazuhuurta4154
    @zamtazuhuurta4154 7 ปีที่แล้ว +1

    Maalintaa maqlaye ilaa iyo hddaa waan ooyaaa anigoo Malin dugsi usocda ayee dhalada kasoo gashy waan is tagay bage ki uhoreeye markaan dhageeste ilin indhaha isoo istaagte😢😢
    Ilaahow Somalia mid ka dhig
    Somali waan ku faana clnkyga bluga allow raaji cimrigaaga 😍😍

  • @abdullahirajaa9577
    @abdullahirajaa9577 ปีที่แล้ว

    Marki roobow wasiir laga dhigay ayan ogaaday in dalka somaliya nabad loo rabin, maxa yeelay sanado kadibna cali dheere iyo kaba kutukade iyo mahad karatay aya wasiiro noqon doono ...
    Somaliya ilaahey ha u naxariisto.

  • @08nimo
    @08nimo 14 ปีที่แล้ว

    walaahi waa caajib anigaba qalqal igu beer oo somali oo dhan qalqal ku beer ilaheeyow nagaa qaabo kuwa wadanka qasaaya amiiiin

  • @Muqtar
    @Muqtar 14 ปีที่แล้ว

    yaa allah wallahi caloosha aa i huree mar kaan dhegeysto hestaan YAA ALLAH bal ardaydan maxay geysteen ilaahow u naxariso kuligeenah samir iyo main naga sii amin amin

  • @princeshaafici7280
    @princeshaafici7280 6 ปีที่แล้ว +3

    December 2009 was a black month for Muqdisho

  • @NuurBaashi
    @NuurBaashi 11 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha, unaxriis ardaydii qalan jabineysay.

  • @rushmode2558
    @rushmode2558 7 ปีที่แล้ว +6

    this song makes me cry

  • @maaful
    @maaful 14 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa mucjiso ah in aan dadkaan lagu arag qof cod xun ma ahi qof wax kasta la dhaca ama iska amaana waxaan ahay nin duq ah oo ku soo dhexjirey dhaqanka soomaaliyeed wax badan, waxaa laga garan karaa in aan hal khalad ah laga heli karin af soomaaligeyga, waxaa idiin sugnaadey amaan iyo bogaadin.

  • @fadumoyusufegal
    @fadumoyusufegal ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow noo gargaar 13 Sano kabacdi waxba isma badalin haldoorkeeni baaa. Dhamaanaya😭💔

  • @garmaqate24
    @garmaqate24 14 ปีที่แล้ว

    ilaahayow wadankeena noo hagaaji...war heestaan qiiro dheer ayey igalisay

  • @alcadaalaabdirizak1048
    @alcadaalaabdirizak1048 11 หลายเดือนก่อน

    2009 Dec 3 Maalin murugo badan

  • @MrDuceeysane
    @MrDuceeysane 14 ปีที่แล้ว +1

    Alow Adaa Somaliya Umaqan

  • @sahrasundus8492
    @sahrasundus8492 11 หลายเดือนก่อน

    Heeataan waa hees qabiileysan.sababtoo ah 2009 december wax dalka qaribayay ma ahan dowladii soomaliyeed ee waxa ay ahaayeen khawaariijda maanta la burbursanayo qaraxaan iyo kii soobe waa isku mid heesna looma soo qaadin ar maxaa markaas hawiyu dabaalo ahaa .

  • @QaaliHusseinAli
    @QaaliHusseinAli หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭

  • @bilalsaney763
    @bilalsaney763 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa ciil ah ninkii qaraxaan soo abuubulay inuu maantay wasiir yahay 😢

  • @cabdirahmanmutawakilcabdir9270
    @cabdirahmanmutawakilcabdir9270 ปีที่แล้ว

    2009 qarxiiii shambow😪😪😪

  • @yacnick
    @yacnick 6 ปีที่แล้ว +1

    Heestan Markan dhagaysto Waan Qiirooodaa

  • @hm_898
    @hm_898 8 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan ku kalsoonahay rabbi sw wxn aaminsanahy in weli eey nool yhn Dad dhiig soomalinimo ku jiro yaaney ba tira badnaanine, maanta dayaca aan ku suganahy uma baahna in loo raadiyo xal waaweyn , kaliya innagoo cashir ka barana dowlad la aantani sida uu xaalkeynu noqday, aan is cafino midnimana aan u wada yagleelano soomali weeyn

  • @adnabarqadle651
    @adnabarqadle651 7 ปีที่แล้ว +4

    Heestan markaa dheesto calool xuma baa i qabaneeso

  • @maymunadaimond9906
    @maymunadaimond9906 6 ปีที่แล้ว +1

    Qabrigon Galna Dhaanta Qabka Nahay Uma Dulqadan karnee Somaliyeey Wad Qalibanteene Somaliye Tooso Kaca Wad Qalibanteene

  • @cabdikarim5521
    @cabdikarim5521 ปีที่แล้ว

    Xasuus nagu dheer

  • @wariyecabdiwaligaasjr.3949
    @wariyecabdiwaligaasjr.3949 8 ปีที่แล้ว

    War Meeye Dhalin Yaradii Wadanka Somalia Ax Ax Alle Hana Siiyo SYL Oo Kale Ax Wadanka Udhinta

  • @ahmedbest04
    @ahmedbest04 14 ปีที่แล้ว

    khasarihii nagadhay waamidaanqii loohayne

  • @maaful
    @maaful 14 ปีที่แล้ว +1

    good

    • @munomaxamud3071
      @munomaxamud3071 6 ปีที่แล้ว

      Wlh waa wuxuush dadka saan noogelaya somali maahan ee ilaahey aan ushegno

  • @caddeabdi6180
    @caddeabdi6180 6 ปีที่แล้ว

    Oktober 2017

  • @abdullsharks1277
    @abdullsharks1277 6 ปีที่แล้ว

    1/jul/2018

  • @cadekacade1649
    @cadekacade1649 6 ปีที่แล้ว

    Ala galabtaan school kaimaaday

  • @SmellmaPitts1
    @SmellmaPitts1 14 ปีที่แล้ว

    can someone please put some lyrics for the first part of nimo yasins part and the meaning also amina's part and the mean the one that says "korta laga goyey" and what does "karachiye" mean on ciyaar jecels part

    • @hanadsiciid1672
      @hanadsiciid1672 7 ปีที่แล้ว +1

      Ayan Abdi hahahah u'r listening the song, and know the names of singers .
      how does u know this simple words. are u OK 37° hh

  • @karaamafarah5116
    @karaamafarah5116 6 ปีที่แล้ว

    March/15/2018 11:36pm
    Texas Arlington😅😅😅😅

  • @airmes1
    @airmes1 14 ปีที่แล้ว +1

    moqdisho waa cancer so waa in laga tirtiraa sharciga dhigaya caasimada somaliya ,,,, why magaalo kale looga dhigi waayey ,,,, somaliya danteeda moqdisho ayay ku xirantahay dawlad kasta oo lasoo dhiso , kismayo bosaso galkacyo baydhabo garoowe ,,, magaalooyin kale oo ka nabad fiican kana hormarsan ayaa jira moqdisho

    • @somaliqn3107
      @somaliqn3107 7 ปีที่แล้ว

      khayre ahmed mad hargeysa dhahdid haday danta somaliyed ka tahay wllky cuqdada iska saran ku dhihi laha

    • @malikatulxubi8290
      @malikatulxubi8290 6 ปีที่แล้ว

      Inaad nooshahay allaahu aclam cancer aad tiri 2010 aa qusatay sida sanadka mesha iga muqda bal hadaad noshahay 8years kadib markale is bar bardhig meelaha aad hor marka kusheegtay iyo dhul udugii aad cancer ku sheegtay viva xamar nolosha leysma siinine qoraalada quluubta dadka dhibaya haleska dayo