RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS ÉPISODE 23

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 83

  • @sagalb9780
    @sagalb9780 4 ปีที่แล้ว +5

    War dadka Wa nasab wan jecelahy salan sare reer jabuuti dhamaan tii ba from soomaalind 😍😍😍😘😘😘

  • @zuwaaraahmed6059
    @zuwaaraahmed6059 4 ปีที่แล้ว +5

    Islaanta jiliinkedu waa qatar waxdba mooda dhab inay yihiin 😍😍😂😂😂

  • @djiboutimyhome2867
    @djiboutimyhome2867 5 ปีที่แล้ว +4

    La fameuse actrice, nolow et bonne guérison insha allah

    • @user-mv4om6ip1l
      @user-mv4om6ip1l 6 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @iqraquruxsansidiihooyaded3676
    @iqraquruxsansidiihooyaded3676 5 ปีที่แล้ว +2

    Maman xuriyo jiro o jog MashaAllah bon continuation notre chanteur et chanteuse djiboutien I miss you my home lovely Djibouti Allah dowr waddanka hooyo

  • @kafiyahassan5793
    @kafiyahassan5793 5 ปีที่แล้ว +34

    Islantani siday ujilayso wxd modaa run👍 dadkan oo kalaa wax jila la dhahaa god film maha ruwayad tani wayka badan thy

    • @ahmedmahad6787
      @ahmedmahad6787 5 ปีที่แล้ว +3

      Wallahi reer djibouti wa dadkeedi allaha barakeeyoh reer djibouti dadkygih

    • @ubahyabal4948
      @ubahyabal4948 4 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Mahad From Djibouti 🇩🇯 Thank you very much Huno

  • @aminadhere8875
    @aminadhere8875 5 ปีที่แล้ว +11

    walaahi ruwayede top waye san ulah socdey wanba yabe reer juabutie inolade yakhe

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 3 ปีที่แล้ว +1

    Horiyo is BESTED jilaaaaaa yo Amina Ragueh keep going INOLOWDAS

  • @mohamedhousseinali7421
    @mohamedhousseinali7421 4 ปีที่แล้ว

    Loooll, Dumarka Somaliyed Maserkogu waa DANGEROUS wallah.

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 ปีที่แล้ว +2

    jecliya afsomali reer jabuuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @mohamedhajiahmed5059
    @mohamedhajiahmed5059 5 ปีที่แล้ว +20

    Qalbi gudhan miyaa qosol lagu godlaa, islaantu waa fani

  • @badalshahassan7047
    @badalshahassan7047 5 ปีที่แล้ว +8

    Ala berka kkkkkk jecliya xuriyo ❤ hooyadey ba lalama gursan fariid aleylee

  • @rahmaadan5053
    @rahmaadan5053 5 ปีที่แล้ว +7

    Riwaayado jabuutii udaa

  • @farhijadahir6650
    @farhijadahir6650 5 ปีที่แล้ว +5

    Caadi maha ruwayadan masha allah

  • @hamsemouse685
    @hamsemouse685 5 ปีที่แล้ว +8

    Ruwaayad iga dhe Rer jabouti 😂😂😂😂😂😂

  • @fatoumaabdillahidoualeh6376
    @fatoumaabdillahidoualeh6376 5 ปีที่แล้ว +4

    j attendais impatiemment thanks😆😆 gododlow miyan.... axlaa hess

  • @guled_ansaari1525
    @guled_ansaari1525 5 ปีที่แล้ว +8

    Horta filmkan Ma runbaa mise waa ruwayad😂😂😂 hanjbaada kayaabe

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 5 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkk habeen dhan baa galgalanaye ala beerka

  • @jasmine-007
    @jasmine-007 5 ปีที่แล้ว +8

    Kkkkk imika qolo kale ba u ekatay 🤣🤣🤣 way saniftay odeyga

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 4 ปีที่แล้ว +1

    THIS LADY IS GREAT ACTRESS.

  • @shidaneshekeye7024
    @shidaneshekeye7024 5 ปีที่แล้ว +36

    Waxan ahay daawadaha ugu horeeya inta jecel ruwayadan like igu qabta

    • @fartunabdi9052
      @fartunabdi9052 5 ปีที่แล้ว +1

      San usugaayay wan dalay.ubax xaajiga iskadaa aad.ayan.utaageeraa

  • @Hiildumarchnel
    @Hiildumarchnel 5 ปีที่แล้ว +4

    Imisan kuqoslay kulahaa rer jabuti nolada

  • @nasroabdilahiabdi7005
    @nasroabdilahiabdi7005 5 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂 edo maryan xuriyo nolow in badan 😘😘😘😘😘

  • @degansh1939
    @degansh1939 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan wax matalaya ma runbay iskuqabaan mayna Muslim ahayn Ilaahay khaarumada ha inoo wanaajiyo

  • @abiibofficial4448
    @abiibofficial4448 5 ปีที่แล้ว +3

    Machallah mama xoriyo 😍😍

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 ปีที่แล้ว +2

    inkaar ba kugu dhacday😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 5 ปีที่แล้ว +1

    Walahi meesha waxa shidaysa islanta masayrsan ayaa meesha shidaysa

  • @nagiibyusuf4834
    @nagiibyusuf4834 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa run walahi waa ruwayad ka hadlaysa sida manta ay dumarku yihiin iyo sida ragii loo waalayo

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 5 ปีที่แล้ว +3

    Xabaasha meel ka waa kulahaa kkkkkk

  • @malikamedia7580
    @malikamedia7580 5 ปีที่แล้ว +3

    Ubax she is my favourite

  • @dhoollayareahmed5259
    @dhoollayareahmed5259 5 ปีที่แล้ว +1

    islaan waalatay odaygeeda uun bay waashaa

  • @majortuure1822
    @majortuure1822 4 ปีที่แล้ว

    Habarta iyo gabadheeda waa dameer dameer dhashay odayga iyo wiilka uu sodoga u yahay waa dhibeen nacald haku dhacdee

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 4 ปีที่แล้ว +4

    Riwayadaha iyo filmada Djibouti wa wada top

  • @maymuunabdullahi4084
    @maymuunabdullahi4084 5 ปีที่แล้ว +2

    Alla Islanta ubaxa hinaaso bdana 😁😁😁😁😁

  • @nima3696
    @nima3696 5 หลายเดือนก่อน

    nin somaali wa silic ...

  • @diimakhali451
    @diimakhali451 4 ปีที่แล้ว +2

    maamo xuriyo iyadaba riwaayada shidayso noolow mamo

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah ninku garnaq xuma war odayga iyo Islanta si wanagsan ugu garnaq mise odaygad isleedahay shaxad

  • @ilwadaragsan7652
    @ilwadaragsan7652 5 ปีที่แล้ว +3

    Alla islaanta hinaso weyna bisinka saa uu sugaye dalay

  • @nashaadqurux6885
    @nashaadqurux6885 5 ปีที่แล้ว +4

    Hhhh wlhi caadi maahan ruwaayadan

  • @ainanmaskaxin6223
    @ainanmaskaxin6223 4 ปีที่แล้ว

    Ma cha allah waa cajiib

  • @khadraahmed1199
    @khadraahmed1199 5 ปีที่แล้ว +3

    Somalidu waa muraan un famli kasdaaba wa sida suun

  • @aminaabdullahi7582
    @aminaabdullahi7582 5 ปีที่แล้ว +2

    mashaAllah i love my ppl

  • @elezakhov5643
    @elezakhov5643 5 ปีที่แล้ว +1

    Houriyo iska noloow mama

  • @sadiyoahmedsalah461
    @sadiyoahmedsalah461 5 ปีที่แล้ว +3

    Ileeyn rago weey isku hiiliyaaan

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว

    Mashallah kkkkk

  • @souleimandahirgod8504
    @souleimandahirgod8504 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaalayaal
    25septembre 22

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 ปีที่แล้ว +2

    Waxa kale cidlay kaxiiqday hooyaday lalama guursan kulaha 😂😂😂😂😂

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 ปีที่แล้ว +1

    qosolka iga dhamaaday😂

  • @waberihoussein2891
    @waberihoussein2891 5 ปีที่แล้ว +1

    😂🤣je suis mort de rire

  • @shakaliina6024
    @shakaliina6024 5 ปีที่แล้ว +5

    Mamadu cod bay hysaa wlhi cadi mahan

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 ปีที่แล้ว +3

    Waad ifuri gaaxo ku dishe 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @amineroyal7118
      @amineroyal7118 3 ปีที่แล้ว

      Ima qabaysid qaaxa ku dishee

  • @yonisdahir8585
    @yonisdahir8585 5 ปีที่แล้ว +2

    Huriyo cadi maha kkkkkkkkkkkkkkk

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 5 ปีที่แล้ว +1

    Islaantan yari fariid

  • @muminaibraahim6241
    @muminaibraahim6241 3 ปีที่แล้ว

    Hhhh de seen abaal kuugu qabaa ma il baa i yar aniga hhhhh de haba lakala tago yey feedhi naaqus tahay

  • @IiroonHaji
    @IiroonHaji 5 ปีที่แล้ว +3

    Heesta ee qaade maamada yaa igu caawiya cida qaade wan ka hele

    • @Yuna-dk3gi
      @Yuna-dk3gi 5 ปีที่แล้ว

      Kadra dahir baa ku heesta waxa la dhaaha qalbi guran miya qosol lagu gogla

    • @legoforzo
      @legoforzo 4 ปีที่แล้ว

      Walaal heesta maxaad ku faleysaa miyaad maseersan tahay????
      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      Malaha ma siddii islaantaan baa rabtaa in aad u heesto ninkale??????

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 ปีที่แล้ว +1

    Xuriyo caadi ma,aha😂😂😂

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 3 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 5 ปีที่แล้ว +2

    Heesta waa qalbigudhan miyaa qosol lagugodlaa. Adna waxaatiri lagu goglaa maaha.

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk midkalu laga kaga jiraa ala toolayey

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 5 ปีที่แล้ว +2

    waar ileen maamooyinka waxbaa haysta kk

  • @mustaphemanafezto1586
    @mustaphemanafezto1586 5 ปีที่แล้ว +3

    #RTD

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 4 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk iqabi maysid qaaxo kudishaye

  • @YasminAli-ci7do
    @YasminAli-ci7do 17 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @majortuure1822
    @majortuure1822 4 ปีที่แล้ว

    Habarta maseertay inkaar alle kugu rid dhib badana

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk

  • @JoeyFoster-yy4oh
    @JoeyFoster-yy4oh หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @qatarcc7843
    @qatarcc7843 5 ปีที่แล้ว +4

    Caadi ma ahn mamada ayaan ku haystaa

  • @hothakathermhamet2860
    @hothakathermhamet2860 5 ปีที่แล้ว

    Hmmmmmm
    IstaqfurulAllah

  • @natashaabdirahman1789
    @natashaabdirahman1789 4 ปีที่แล้ว

    Soo ani kama dhalin haben dhan ban kugu korgal galanayey kulahaaa

  • @Yuna-dk3gi
    @Yuna-dk3gi 5 ปีที่แล้ว +1

    Miid kale ayu laga kaga jiraa wey tolay kute 🤣🤣 ubax wa iga qoslisay 😁😁😁

  • @aishaabdi2263
    @aishaabdi2263 5 ปีที่แล้ว

    Show me pictures of Chihuahuas and Christmas

  • @dembilkhaire9198
    @dembilkhaire9198 3 ปีที่แล้ว

    77836635