Qaababka Wax Loo Xifdiyo oo Wax Walba loo Xasuusto

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 มี.ค. 2019
  • wixii talo iyo tusaale ah igala soo xiriir: maskaxquudiye@gmail.com
    waxaan maanta ka hadlayaa qaababka iyo takniikyada wax loogu xasuusto oo ilowshaha laga isaga ilaaliyo, iyo sheekada dadka xasuusta yaabka ah leh iyo wadooyinka ay arrintaas ku xaqiijiyeen.
    #MaskaxQuudiye
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 254

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 5 ปีที่แล้ว +399

    Anaa Talo kale haya
    Dadka Quran ka dhameyay ama xifdiyo iyo kuwaan aan dhamayn waykala maskax badanyihiin marka hadad rabto inaad wax si dhibyar u xifdiso quranka baro isagaana ah mid Akhiro iyo aduunba ku anfacaye

    • @adoontiiallaaysucaad8660
      @adoontiiallaaysucaad8660 5 ปีที่แล้ว +12

      waasax wallashy qaali wlhi wax laxifdiyo asiga ugu wngsan wayo malinta qiyamo asiga kushafeca qadayo illahow quranka qalabigene kuhanuni jazakalaah khyr

    • @najmakhadar8276
      @najmakhadar8276 5 ปีที่แล้ว +4

      Mahadsanid wll

    • @saadaabdirahman9896
      @saadaabdirahman9896 5 ปีที่แล้ว +3

      Samirah Samir masha Allah mahadsanid wllo

    • @inkirjeestotube3366
      @inkirjeestotube3366 5 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah wa talo Fiican Jazaakallaah qeyr

    • @samaalechannel2993
      @samaalechannel2993 5 ปีที่แล้ว +2

      Maansha Allah ,Susbcribe ii saar walaal

  • @cabdiqadirmohammed1571
    @cabdiqadirmohammed1571 5 ปีที่แล้ว +211

    Caawa waa jumce Nabiga Ha lagu saliyo
    Walalayaal.

  • @somaliwood137
    @somaliwood137 5 ปีที่แล้ว +14

    Wlahi waan ka helay fikirka fiican eed so jedisay waxaan ogaada inaan wax xasuusankaro walahi wan farxay markaan dhaman 1 daqiiqo gudeheed kuwada xasuustay masha alah

  • @hamaamcabdalaaxmed7345
    @hamaamcabdalaaxmed7345 5 ปีที่แล้ว +95

    waxaan idinku darayaa habkaan kale oo loo yaqaano ((MAJOR SYSTEM)) oo ah inaad tirada u badasho xarfo sidan oo kale:-
    0: S Z
    1: T D
    2: N
    3: M
    4: R
    5: L
    6: CH SH J
    7: k G
    8: v F
    9: p B
    qasab ma ahan inaad sidaan ku adeegsato
    nambarksto ereygaa rabto oo ku hadalkiisa luuqada af soomaaliga ku badantahay ayaad u adeegsan kartaa
    Tusaale......
    ((25)) lambar labo waa T D lambar shan waa L
    hadii la isku daro waxey noqoneysaa ((TaLo)) T oo labo ah iyo L oo shan ah
    tip:-nambarada seddax seddax iskuugu xir si ay kuugu fududaato
    tusaale:-
    1:- 740 ((KRS)) waa KuRSi
    2:- 053 ((SLM)) waa SaLMo
    Tijaabo:-
    1:-551
    2:-340
    3:-532
    isku day wacan

  • @abdisiciid9548
    @abdisiciid9548 4 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi waan soon xasuustay casharka haddaad lasoctid waad fahmaysaa mhdsanid wllhi wllhi waxbadan baad garanaydaa ilhaay hakuu badiyo

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah walalkay waad noola wadagtay allaha kaa abaal mariyo mudane xifdiska inaad ka hadasho aad baan usagaya الله يحفظك

  • @myusuf9551
    @myusuf9551 5 ปีที่แล้ว +18

    Wlhi wxan xasuusta wiil aan isla fadhisan jirnay form 1 in uu intuu buugagta dhan xifdiyo idhihi jiray iga dhagayso ☺

    • @whizzsaabeen4436
      @whizzsaabeen4436 5 ปีที่แล้ว +1

      M.a kaso kale xasustisa allaha isiyo

  • @abdijabarshhassan624
    @abdijabarshhassan624 5 ปีที่แล้ว +4

    والله قد استفدتُ منك كثيرا.

  • @sheykalhudson9975
    @sheykalhudson9975 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkk kkkkkkkk I love this .... qaabka isku xidhiidhinta ayaan aad u jeclaystay shinbirtucaana jecelaa, iyo nin xabashiya oo hilib ceeriina cunaya ... thank you wllky magacaaga ma aqaan lkn waxaan dhegeystaa videoskaaga xilliyo fara badan ....

  • @Xaajidigaalemedia
    @Xaajidigaalemedia 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wll thank you

  • @Ayanle143
    @Ayanle143 5 ปีที่แล้ว

    Runtii waa habab sarreya, mahadsanid Maskax-quudiye

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa mowduuc muhiim ah.

  • @cabdilaahicumarcaddo2916
    @cabdilaahicumarcaddo2916 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll alle ha kaa abaal mariyo

  • @abdihakinroble6156
    @abdihakinroble6156 5 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allahu khayr

  • @ministerdd1520
    @ministerdd1520 5 ปีที่แล้ว +16

    Lipax masha alah wlhi waxa tahay youtuber kaliyen ku Raxaysano sxip magcagoo 3 dexan

  • @mahamedsaleban8075
    @mahamedsaleban8075 5 ปีที่แล้ว +1

    mashaaaa Alllah waaa Arin lii baaahnaa thks

  • @nuuramahamad5645
    @nuuramahamad5645 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah Allaah ha ku Xafido Inbadan Allaah sharfo
    Wllhi waan qoslay masha allaah
    Waad ku Mahadsantahay

  • @bushrakhadraosman4026
    @bushrakhadraosman4026 4 ปีที่แล้ว

    Masha Alaah ku farax sanahay wllkay qaaliya Tanks

  • @friendsofficial4599
    @friendsofficial4599 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllky hory usco

  • @suldanzaki5612
    @suldanzaki5612 5 ปีที่แล้ว +51

    maanta anaa u hooreeyo like ta ha ila dhaafin 👍👍

  • @ayuubibraahim4590
    @ayuubibraahim4590 5 ปีที่แล้ว +5

    ما شا الله حفظك الله

  • @AK_boy-
    @AK_boy- 4 ปีที่แล้ว +3

    7 waa qariidada somaliya kuso xasuuso

  • @liibanhassan9339
    @liibanhassan9339 5 ปีที่แล้ว +1

    Maskax quudiye channel aan wax badan ka faaido hore usoco sxb

  • @yahyeilkacaze8583
    @yahyeilkacaze8583 5 ปีที่แล้ว +1

    Thank you thacher

  • @boqorkarerheesoow2893
    @boqorkarerheesoow2893 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll wankusugeynay dhamanteen wanka faaidna jazakallah ......like heyga hilmaamina

  • @Saacidshariif12
    @Saacidshariif12 5 ปีที่แล้ว +1

    Thnks bro

  • @sadiiqofficial3606
    @sadiiqofficial3606 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sxb

  • @DoDo.444
    @DoDo.444 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia 3 ปีที่แล้ว

    Mshalhu ustaad ❤ jasaakallah

  • @user-ko6ki5bx1p
    @user-ko6ki5bx1p 5 ปีที่แล้ว +4

    ماشاءالله اخي!!!

    • @saadkhalil9524
      @saadkhalil9524 5 ปีที่แล้ว

      السلام عما يتكلم الفيديو أخي

  • @amu9176
    @amu9176 5 ปีที่แล้ว +1

    *Thanks bro*

  • @moamiin3146
    @moamiin3146 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @xamdashugri407
    @xamdashugri407 5 ปีที่แล้ว +2

    Shay walba waxa uu u bahanyahay in la tirtiro markuu virus galo ama uu buuxsamo sida memory ga loo format gareeyo marka uu buuxsamo maskaxduna si ay wax walba u qabato waxay u baahantahay in lagu format gareeyo Quraanka kariimka ah

  • @somalicouples5835
    @somalicouples5835 5 ปีที่แล้ว

    Shukran🙏🙏

  • @ashaaskaaliisha6794
    @ashaaskaaliisha6794 5 ปีที่แล้ว

    Mashalah wall thanks horay usoco

  • @ahmedcadaalacadala7625
    @ahmedcadaalacadala7625 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr wb wll qaali Maasha'Allah waa cashar wanaagsan oo Aad u muhiim San

  • @ashaaskaaliisha6794
    @ashaaskaaliisha6794 5 ปีที่แล้ว

    Wax badn baa kafhmay thanks pro

  • @Comps223B
    @Comps223B 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @craxmanmaxed9189
    @craxmanmaxed9189 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb

  • @emirMOHamed101
    @emirMOHamed101 5 ปีที่แล้ว

    Waxaa sidaas lagu xifdiyo daqiiqada kadip way kaa lumaayaan soo sax ma ahan waxa ay galan caqlul qaaciga waxa looyaqan

  • @abdirahmanmuseali9852
    @abdirahmanmuseali9852 3 ปีที่แล้ว

    Thanks alot

  • @munoladan7613
    @munoladan7613 5 ปีที่แล้ว

    Horta qof walbo nimco ayuu rabbi siiyaa aniga xifdiska iyo fahamla aad ayaan ugu fcnhy alx
    Lknse waxa kaliya ee i dhibay waxaan ka arkay sawirka qof walbo meel ayuu ku dhibanyahy
    Waligey inaan qalin qaatay wax ma sawirin xitaa buundooyin badan ku waayay ilaaheybo ima barin markii hore

  • @lioahed6532
    @lioahed6532 5 ปีที่แล้ว

    Nin ku fiican soo bandhigidda barnaamijyada Dadka ay kahelaan ayaad thy , Waan sugayay barnaamijkan sxb , waad mahadsanthy in badan .

  • @kingahmed3026
    @kingahmed3026 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaal macaan waxaan dhageystay ama aan daawaday wax waliba oo lasoogiliey you tube ka oo loogu sheekeynayo qaabka wax loo diyaariyo ama loo xifdiyo runtii waxaan kadoortay ama aan jaclaystay muuqaalkaan walaal waxaan kaacod sanyaa in aad marwaliba 99% noosoodiyaariso mawduuc yadaan oo kale sidoo kale gam baleelka ma iimuuqdo idiin kulasocon karaa waxa adiga soodhigto page kaaga waad mahad santahay guul wacan insha'alaah

  • @osmanabdullahi8054
    @osmanabdullahi8054 3 ปีที่แล้ว +1

    Niyow aqon baad iga yabisay m.a allah kudhowro

  • @hadalzamezkfilms9920
    @hadalzamezkfilms9920 5 ปีที่แล้ว +4

    Noo soo Badi WllO ilaah baan KuGu dhaarshee Wax badan baan Kaa faaidney Hababka Kale We Wax Loo XifdiYo
    Mahadsanid Akhii

    • @user-yz5fl6qx7e
      @user-yz5fl6qx7e 5 ปีที่แล้ว

      Qur,aanka ayaa maskax furfura guri qufulan sideed u. Gali lahayd ma gali kartid sidoo kale qur,aankuna waa furaha waxbarasha hadaanad ka adkaan way kugu adkaan in aad si fudud wax ubarato hadii lkn ad xifdido wax walba way kuu furmayaan insha Allah anaana kaaga markhaatiya aakhira waa waxa sad Ku badbaadayso wax walba oo. Allah uu nafaray. 2daaroodba waa wax faaido leh Alxamdulillah

  • @salmaanloveysn3041
    @salmaanloveysn3041 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal mudo badan waan kusoo xidhnaa channel ka waxaan xasuusta isaga o maraya meelalaha
    3 k waxaan xasuusta marka in aan kadawaday ninki u dhashay dalka swezerland e ka taajiray bada somalia

  • @mustaphemanafezto1586
    @mustaphemanafezto1586 5 ปีที่แล้ว +1

    Wcs waraxamtulah keep goeing

  • @mascuudfoodcade5174
    @mascuudfoodcade5174 5 ปีที่แล้ว +4

    wll maskaxdaada allaha kuu ziyaadiyo

  • @Kobcis
    @Kobcis 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allh alle haku dhawro sxb

  • @abuukarmaxamedkurbi5551
    @abuukarmaxamedkurbi5551 5 ปีที่แล้ว

    asc ustud
    waxaan kula waadi rabay, soo kama haboonayn in laysku xiriiriyo jilabta iyo kaluunka halka kursi iyo yaanyo lagu kala xiriirin lahaa taa ayaaaba haboonee

  • @mariaM-di4ze
    @mariaM-di4ze 3 ปีที่แล้ว

    Mahasenid wlll wax badan ayaan ka faa,iiday mnsha allh

  • @nazurnazur8981
    @nazurnazur8981 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid sxp

  • @Zamzam.044
    @Zamzam.044 5 ปีที่แล้ว +9

    Qaabkan ookale anigoo aan horey ugu fekerin numberska ah hadana sidaas ookale qaa waxyar kaduwan ayaan sameeyaa tusaale
    Dukaankeyga markaan usoo adeegayo hadii aanan siiqoran waxan rabey ama warqada iga lunto sheygii iga go'naa ee aan dhahay mahayo waxaan maskaxda karaadiyaa anigoo qof macmiisha ah kuleh fadlan sheygaas mahayo kedib waxaa iisoobaxa qofka wejigiisii kedibna wixii uu iweydiinayey hadii uu iisoo bixi waayo wuxuu iweydiinayey waxan maskaxda karaadiyaa qofkaas markuu wax iweydiiyey dhinicii ugu horeeyey aan jaleecay ama aan udhaqaaqay kedib ayuu iisoo baxaa sheygii aan udhaqaaqay

    • @RelaxationA
      @RelaxationA 5 ปีที่แล้ว

      Waxaan aad oogaxumahay in adigoo aan kuuhaaysta nin waxbaara aad calaamadan ❤aad wadne ku timaantid
      fadlan ka fiirso

  • @arday2695
    @arday2695 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah

  • @hamaamcabdalaaxmed7345
    @hamaamcabdalaaxmed7345 5 ปีที่แล้ว +3

    marka koowaad ayaan kulli sheegay dhab ahaantii waa fikrad fiican

  • @xusenyusuf9361
    @xusenyusuf9361 5 ปีที่แล้ว +2

    MazhallaH

  • @shucaybahmed5778
    @shucaybahmed5778 5 ปีที่แล้ว +2

    mash alh sxb wd mahdsanrahy 100 goor wlhi

  • @shukriinalihaji3634
    @shukriinalihaji3634 5 ปีที่แล้ว +8

    keep going

  • @abdinasirfeysal2561
    @abdinasirfeysal2561 5 ปีที่แล้ว

    Aniga ugu horeyo☝️

  • @muusemuxudiin6522
    @muusemuxudiin6522 5 ปีที่แล้ว

    Asc ramadaan kariim sxb aad ayaan uladhacay chanelka sxb mahadsanid hore usoco waankahelaa barnamijyadaan

  • @ahmedzicit8566
    @ahmedzicit8566 5 ปีที่แล้ว

    Very good trick

  • @mohamdeybulgaria1491
    @mohamdeybulgaria1491 5 ปีที่แล้ว +14

    Walh Exam ayaa la iga rapaa april 10 i.Allah inan ka fa'idaYsto ayan jclhay 👤✌✌

  • @muusemuxudiin6522
    @muusemuxudiin6522 5 ปีที่แล้ว

    Sxb mahadsanid maskaxqudiye chanelkale maad leedahay sxb

  • @mohacademohacade9221
    @mohacademohacade9221 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @picartediting4895
    @picartediting4895 5 ปีที่แล้ว +1

    Good for word

  • @kingboyj.k5625
    @kingboyj.k5625 5 ปีที่แล้ว +6

    Scw kusali nabiga like dheh

  • @RadioAayoAayo
    @RadioAayoAayo 5 ปีที่แล้ว +1

    Cajiibul cajiib ،!!,

  • @ahmednacermohamed7257
    @ahmednacermohamed7257 5 ปีที่แล้ว

    M.a maskax quudiye waxbadan baan kaa faaidaa wll

  • @abdifatah8706
    @abdifatah8706 5 ปีที่แล้ว +10

    Sxb mahad sanid keep going 👍

  • @maxamudxaajigeela6593
    @maxamudxaajigeela6593 5 ปีที่แล้ว

    hori usoco maskax dena

  • @Kobcis
    @Kobcis 5 ปีที่แล้ว

    Fadlan asxaabeey igu taageera Subscribe Mahadsanidiin

  • @youngnuurkeey5229
    @youngnuurkeey5229 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah caadi ma ahn

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @bushrahafsa931
    @bushrahafsa931 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal wxan ahy ardyad wax xifdiska wankuficnhy lkin xasuusta add iiguyar mxan sameya😖

  • @hindamustaf5826
    @hindamustaf5826 5 ปีที่แล้ว

    Illahey cilmigaga hakusiyadiyo walalkey

  • @alfaysal33
    @alfaysal33 5 ปีที่แล้ว

    Aniga magac yada dadka ayaa igu adkaa inan xasusto
    Lakiin marki qof isbarano oo ii shego magacisa waxan ku lifaqaa qofkale oo isku magac yihiin o hore u xafiday sidas ban ku xasustaa qofka cusub

  • @khaled__k2
    @khaled__k2 5 ปีที่แล้ว +3

    I am first 😍

  • @SULTANLAYRICS
    @SULTANLAYRICS 5 ปีที่แล้ว +9

    Nala wadaag wlky kuwa intaa badan waanaga codsi walkeenow

  • @zaakirali8493
    @zaakirali8493 4 ปีที่แล้ว +1

    Runti wan ka hely Qaabka quruxda badan ee Aad u soo tabiso Barnamijyada kala Duwan ee Aad so Darseeysey .
    Marka Labad Wxn Ku Le yahy Hanblyo wxd Tahy Chanalka ay Dhilinta Somliyed🇸🇴 Aad U Dawdaan 👍

  • @iftinaxmad781
    @iftinaxmad781 4 ปีที่แล้ว

    walaal waad mahadsantahay

  • @tarabiyare1130
    @tarabiyare1130 5 ปีที่แล้ว +1

    waad mahad santahay sxb

  • @cabdimajiid4381
    @cabdimajiid4381 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @sahramuuse4678
    @sahramuuse4678 5 ปีที่แล้ว

    Wd Mahadsantahy wll

  • @abdukadirmohamed
    @abdukadirmohamed 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh wlh sheekadan dugsiga markan dhigay ayaa ayaa isticmaali jiray qaasatan markan subaca kujiro suurada ar raxman igu adkaan jirtay Allah iga cafiyo saan cml u sawiran jiray alx ALLAH wu i xifdisiiyay

  • @najiibcali7049
    @najiibcali7049 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah jimco wangsan

  • @mohamudabdi2342
    @mohamudabdi2342 5 ปีที่แล้ว +6

    Sida casharada looxifdiyo kasoohadal walaalo masxak quudiye? Best chenall good

    • @kimjohn7409
      @kimjohn7409 5 ปีที่แล้ว

      waxa isticmaasha image streaming sxb in aad u badasho image ka sameyso maskaxdaada

    • @mohamudabdi2342
      @mohamudabdi2342 5 ปีที่แล้ว

      @@kimjohn7409 Somali kuhadl sxb kumafahmine

    • @kimjohn7409
      @kimjohn7409 5 ปีที่แล้ว

      qaab ugu fiican waa inaad qeyb-qeybiso casharka .
      tusaale . buuga meelo ka bilawda meeloona ku joogsadaa sadarka . video ka duub qoraalka isla markaana samee qoraalka waxa uu hadlayo .video ka markaa duubee ha sharaxin ee ficil ahaan ubadal.

    • @kimjohn7409
      @kimjohn7409 5 ปีที่แล้ว

      hadii aad ku wareertay si qaasa ku caawinaa . number kada ii reeb . tilaaboyinka dhan aa kuu soo duubaa . thanks

    • @jibriilsiciidjabro3320
      @jibriilsiciidjabro3320 4 ปีที่แล้ว +1

      @@kimjohn7409 aniga zxp icaawi 634673480

  • @abshirabdala7501
    @abshirabdala7501 5 ปีที่แล้ว

    Zxp waxaad noo soo gudbisaa wax yaabo kusaabsan dalka argentina

  • @mohamedabdullahi4263
    @mohamedabdullahi4263 5 ปีที่แล้ว

    mash lh

  • @omardeisal1606
    @omardeisal1606 5 ปีที่แล้ว

    Ad bat u mahadsantahay wllkey

  • @xareed1
    @xareed1 4 ปีที่แล้ว

    number 7 waa u eeg qariirada somalia

  • @ibraahim441
    @ibraahim441 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @abdirahmanxaamud9345
    @abdirahmanxaamud9345 3 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @abdijabarshhassan624
    @abdijabarshhassan624 5 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله

    • @saadkhalil9524
      @saadkhalil9524 5 ปีที่แล้ว

      السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
      عما يتكلم الفيديو أخي

  • @mariaseid9247
    @mariaseid9247 5 ปีที่แล้ว +1

    Mshallh wll mahdand lkn ani wxa istcmaalaa bdnaa dadka asxbtyda magcooda sida 1= wxaa dhahhy xafso kuso xsuuso 2 Aisha kusoo xsuuso dabcn asxbtada kugu dhw ma ilaawysid badnaa eyda latinka ah mrka xifdinaayo aygana agtyda joogan cuno amma eryo usoo eg ayaa istcmalaa oo Somali ah

  • @raageabdihakin3808
    @raageabdihakin3808 5 ปีที่แล้ว +1

    Guud

  • @ministerdd1520
    @ministerdd1520 5 ปีที่แล้ว

    Meshad ku noshay muqaga pro intaba nala wadag ado raliya.

  • @umushaficiumushafici7580
    @umushaficiumushafici7580 5 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah

  • @ayanabdi9483
    @ayanabdi9483 5 ปีที่แล้ว +1

    👏👏👏👍👍👍👌👌👌❤❤ I like it

  • @AhmedZakiIbrahim
    @AhmedZakiIbrahim 4 ปีที่แล้ว +1

    Soo dhawaw