Waqtiga aad Khabiir ku noqon karto waxaad Rabto -- 10Kun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Waxaad rabtaa inaad noqoto: Caalim Diinta looga danbeeyo, ama Seynisyahan, Cayaariyahan, Engineer, Takhtar Weyn ama wax kale.
    Hadaba waxaa isweydiin mudan meeqa Saac, Maalin ama Sanad oo dadaal iyo tababar ayaad u baahantahay si'aad waxaad rabto inaad noqoto u gaarto, adoo meesha oogu sareyso ka gaarayo ee aanan ku ekaaneyn xambaaridda magaca shaqooyinkaas aan sheegnay?
    Jawaabta Su'aashaas muuqaalkan ooga bogo.
    Daawasho wacan!
    Kala soco Qoraalada:
    www.abdiwali.com
    Igalan soo xariir:
    abdiweliqalif@gmail.com

ความคิดเห็น • 155

  • @cabdiwali
    @cabdiwali  2 ปีที่แล้ว +42

    Waad ku mahadsantihiin walaalayaal dhamaantiin dhiirigalintiina iyo ducadiina. ilaahay ha idin sharfo.😍

    • @mohannedahmedhashi7427
      @mohannedahmedhashi7427 2 ปีที่แล้ว

      Asc Ustaad wxa no sharaxda Cilmiga arimaha bulshada. Mahadsanid ustaad

    • @user-fh5qh4qi4e
      @user-fh5qh4qi4e 6 หลายเดือนก่อน

      Ustaad kasoohadal si xifradaha ùgu wanaagsan 2024 please codsigeyga iitixgali shaqooyinka ugu fiican asxptada ka mid ah waxana Raba in aajamacadgalo ee please ilatali😢

  • @Faisal_hussein
    @Faisal_hussein 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah ustaad waad kumahadsantahay cinwaan aad iyo aad umihiimsan ayaad noosoodiyaarisay run ahaantii aniga maal mahaan ayaan waxaan qorshaynay sanadka 2022 wixii aan sameelahaa iyo 10sano ee soosocta meesha aan rabo inaan gaaro run ahaantii waxbadan ayaan kaafaa iday cinwaankaan ustaad aad iyo aad ayaad umahadsantahay
    Waxaan rabay inaad jawaab iga siisid 2 su,aal oo kala ah
    1.Anoo qof Muslim ah robot masameynkaraa
    2.ingeneer-kee sameeyo baabuurta military-ga,xubabka,maraakiibta,diyaaradaha droniska
    Waxaan rabaa inaann wadankayga aan kadhigo sida turkey-ga oo kale
    Oo soo soomaali waxkasta iyada inay samaysato sida xubabka,diyaaradaha drone-ka,maraakiibta waaweyn
    Waxaan rajaynayaa inaad iiga soojawaabi doontid insha alaaah

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  2 ปีที่แล้ว +5

      adaa mudan walaalkeey. ilaahay waxaan kaaaga baryayaa inuu kugu guuleeyo waxaad ku hanweyntahoo dhan.
      su'aalahaada hadaan kaaga jawaabo:
      1. Tan koowaad waa; HAA qof muslim ah inuu robot sameeyo wax diidayo iyo cid culimo ah oo ka hor imaaneyso ma arag.
      2. Tan labaad waxyaabahaa aad sheegtay engineero isku tagay ayaa sameeyo hal mid ah ma sameeyo, sida tusaale ahaan Computer engineer, mechanical engineer, electerical engineer, aerospace engineer, military engineer iyo kuwo kaloo badan.
      Run ahaantii walaalkeey commentigaada ilin ayuu igu soo istaajiyey waayo turkida luqadooda ayaa cilmi kaste loogu qoray looguna dhigaa anaga laakiin teenna cidina cilmi nooguma qorin noogumana dhigto marka waxa i murjiyey waa in aysan dadkii naga horeeyey luqadda nada noo cilmiyeyn laakiin saas oy tahay inaga dhalinyarada wax baraneyso waxaan sameyn karnaa wixi aysan kuwi naga horeeyey sameyn oo ah inaan luqadeena somaliga cilmiyeyno si jiilasha naga danbeeyo u marin dhibka anaga aan culuumta barashadeeda u marno.
      Hadana waxa adi kuu yaalo waa inaad luqadda englishka sifiican u barato si'aad arrimahaad sheegtay u barato.
      Guulbaan kuu Rajeynayaa.

    • @Faisal_hussein
      @Faisal_hussein 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdiwali ustaad waad mahadsantahay laakiin muxuu yahay military engineer muxuuse qabtaa
      Mawduuc manoogu soodiyaarinkartaa adoo mahadsan Ustaad

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  2 ปีที่แล้ว +2

      waan isku dayi mustaqbalka insha allaah.

    • @aishamohamed5668
      @aishamohamed5668 2 ปีที่แล้ว +4

      Ustaad dhibkaas ani hystaa walaahi waxaan waxkabartaa Ukraine waxaana bartaa information technology jaamacadyda siada saxda ah waxaa laraby in aan english wakubarto laakin wadanku waawadan aad udanbeeyo english sifican wax umayaqaanaan anagana soomaaliya markaakatimaado waad iskagarn englishkaagu intuu laegyhy markaad isku tagtaana meesha englisha fiican kamasoobaxayo marka point tigaygu wuxuu yahy casharada markaa lasoo aado TH-cam ka wax kugu filan kamahelaysid qofsoomaaliya oosi fican usharaxaya inkastoo walaahi wax fiican adiga kaafaaiiday xaga xisaabta video yadaadi hore marka ustaad ilaahy dalka hanoodhiso marka qaar waxaa cii iqabtaa translate ka marakaa eray englisha galiso amo mid carabi ah wax sax ah masoosaarayo xagga dadka kale waxwsax ah usoosaaryo insha allh markaan jaamacada dhameeyo arinka horeeyo oo wax kaqabanyo waawarinkaa saan ardaydakle ucaawiyo qurbo waxbarsho usoodoonatay sidaan uwareeray si aan aysan ugu wareerin ustaad aad baa umahsanthy aadbaana iidhiirigalisaa marwalbo oo aan caajiso ama aanisdhoho adkaa waxbarshadu adigaan kudhagystaa buug badana waan kaafaaiiday buugtaa soodhigto waan raadiyaa waana alhristaa mahsnid ustaad

  • @muhsinnaji1826
    @muhsinnaji1826 2 ปีที่แล้ว +3

    walahi intan qofki waax fahmayo cilmi weyn ayaa gujira ajanibta intan shegisteda laacag ayey qadan lahayen video gaan nolasheyda ayu waax kabadalay jazaakallah. macalin video inoga same qabga quranka ugu xifdin kartid mudo gaban shukran

  • @dawanprint650
    @dawanprint650 10 วันที่ผ่านมา

    جزك الله خيرا Somalida qabyaalad
    Iyo faan aya lugoyay oo caalamka rebay

  • @engjamaal426
    @engjamaal426 2 ปีที่แล้ว +3

    Enginer/ustaas/sheikh/Xikmaawi Jazkllah kheye maskaxdena Ayaa kobcisa Shukran

  • @baashiyare8493
    @baashiyare8493 2 ปีที่แล้ว +6

    Allow ku kaalmee
    Nin marwalbo utagan sida aan wax ku noqon lahy aa thy sxb hanga caajsn dadbaa maalin uun sujuda kugu duceyn dona inshallh🙏

  • @zakariyemohamudabdi962
    @zakariyemohamudabdi962 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Walaal Abdiwali Abaalkaaa alle Hakuu Gudo Kheyrka Iyo Wanaaga Aad Umadda usoo Gudbinayso wax Kudhiba alle kuma Tuso

  • @yuusufcabdullaahiahmed8476
    @yuusufcabdullaahiahmed8476 2 ปีที่แล้ว +6

    جزاك الله عن الإسلام والمسلمين خيرا

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 2 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid ustaad ilaahay cimri dheer io ci aadi suuban ilaahay hakusiiyo.
    Teede kale waxaan kaa codsanaynaa inaad noosoosamayso muuqaal kahadlaya تدريبات العقل. Mahadsanid

  • @sophy20233
    @sophy20233 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد❤اللهم صل وسلم على نبينا محمد❤اللهم صل وسلم على نبينا محمد❤

  • @Kedra2
    @Kedra2 2 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah kheir ostaad mahd sanid aad ban Kaga fa ideystay

  • @cumarmahdi5670
    @cumarmahdi5670 2 ปีที่แล้ว +6

    sxb this video will change my life wad mahadsan tahay sxb 100k ku dawada wxa kaga qiima badan dhowr qof u sabab u noqoto inad noloshoda badasho . guul ba ku rajenaya dadbadan inu video gadho . book wan akhrinaya allaha i fududeyo safarka nolol badalka an bilabayo

  • @janoismydream4763
    @janoismydream4763 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha ka abaalmariyo wll
    Runtii wax fiican bad bulshada u haysaa
    Noloshu kuma xumayzo🥰❤️💯

  • @RaadMedia
    @RaadMedia 2 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah waa mowduuc muhiim ah, waad ku mahadsantahay ustaad Cabdiweli Khaliif.

  • @faizalbotan8008
    @faizalbotan8008 2 ปีที่แล้ว +2

    ayaad u mahadsantahay Ustaad. Allaha kaa abaal mariyo sida aad waqtigaaga noogu hibaysay., noo guna soo gudbisay shay waxa tar u leh nafaheenna iyo aayaheenna.

  • @mohamedkhader5365
    @mohamedkhader5365 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahdsanid wll alle haku barakeeyo 😍🤲
    Magacaygu waa maxamed xaamud wll waxaan dhigtaa kuliyada engineeringka siiba civil engineering.
    Suaalo ban baan kuu hayaa wakhtigaase yare hada mawduucaygu wuxuu yahy wll
    Waxaad inoo soo dulmartaa ama ino so kobtaa civil engineerka iyo bilowga shaqadiisa dhismaha step by step .
    2. Wll cilmiga birta iyo reinfircement designka, calculation and selection.
    Tan sadexaad waxa weeye sanadka ugu danbeeya ee ardaygu qalin jabinaayo mashaariida ama projectska la qaato iyo masters kiisu suday isula xidhiidhaan .
    Wad mahdsan thy

  • @faaidahmed7096
    @faaidahmed7096 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalllah

  • @SirAbdiH
    @SirAbdiH 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Ustaad Insha Allah wan ka dhabayn doonaa Talada aad noo soo jeedisay

  • @IbrahimKhairdon
    @IbrahimKhairdon 3 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid wll jazzaqu'allah khair wll ilaahay haa ku sharfoo

  • @abdirahmanareb2222
    @abdirahmanareb2222 8 หลายเดือนก่อน

    Ku Mahadsanid sxb Mawduucyadaada dahabiga ah

  • @kayfqurux3511
    @kayfqurux3511 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah ustaad ,allah kubarakeyo ,waxan raby inaad muqal nooga sameyso habka ay u shaqeeyan dadka sameeya cilmi baarista iyo waliba qaabka u wajahan . Ilahay ha ku xifdiyo aduun iyo aakhiraba.

  • @aliabdinazir3943
    @aliabdinazir3943 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran teacher

  • @Cabdiqani-ep1fc
    @Cabdiqani-ep1fc 2 ปีที่แล้ว

    Masha.Allah aad Ba u mahadsantahay ustaad

  • @anasshiqey4339
    @anasshiqey4339 2 ปีที่แล้ว +4

    Aniga insha allah waan u huri kara 7--10 sano sidi aan ku gaari laha halka aan hiigsanoyo oo dhanka aqoonta ah,ama noloshaba , waana huba inan sameyn karo.adiga ad bad igu mahdsan tahy garab istaagaaga.

  • @bushraaahajji4910
    @bushraaahajji4910 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku sharfo ustaad abdiwali waxbaan kaa kororsaday🥰🙏

  • @sayidomarolad2696
    @sayidomarolad2696 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs wr wb , jazakallahu kheyran ustaad.

  • @mkm7074
    @mkm7074 2 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdullilah waan helay qof an in badan radinayey

  • @fariihaahmed2516
    @fariihaahmed2516 2 ปีที่แล้ว

    Adiga akhii aad u mahadsan jazakallah kheyr in badan akhii qaybaha takhasuuska cafimadka ku sahabsan wax nooga soo diyaari adigo raali ah fadlan.

  • @Ha_samaato
    @Ha_samaato 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @zayidTahir
    @zayidTahir 6 หลายเดือนก่อน

    allah haku sharfo nin wax badan fahmay ayaad tahay wllkayow

  • @jacfarcali9691
    @jacfarcali9691 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran ustad

  • @zakariyeabdulle9698
    @zakariyeabdulle9698 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad marka hore. Ustaad aragtidaan marbaan arkay ayadoo la naqdinaa filaa in waqtigaas kayar lagu kasban karo. Siwalba, waqtigaas dheer lagam maarmo.

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  2 ปีที่แล้ว +2

      Qaaciddo kaste 100% sax ma noqon karto waxbaa kasoo haro marka waxa laga hadlayo waa sida loo badanyahay, way dhici kartaa dad intaas kayar khabiir ku noqon karo iyo majaalaadba waa jiri karaan.

    • @zakariyeabdulle9698
      @zakariyeabdulle9698 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdiwali 💯

  • @dacwadaislaamka.8531
    @dacwadaislaamka.8531 2 ปีที่แล้ว

    Baaraklaah fiik

  • @muslimaxmed8404
    @muslimaxmed8404 2 ปีที่แล้ว +1

    M.n jazaakallah sheekh

  • @mohamedabdi4784
    @mohamedabdi4784 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wllo

  • @saalimpees1744
    @saalimpees1744 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaadi💓

  • @salmanur2123
    @salmanur2123 2 ปีที่แล้ว

    Wa mahadsantahay sida aad nala qaybsato muqaalada wanaagsan

  • @abdirahmanabdimajidiman9695
    @abdirahmanabdimajidiman9695 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad magaceegu wa c.raxman c.majid iman. Waxan ahay arday wax ka barta dalka turkiga . kuliyada mechanical engineering . Waxan wax ka barta jamacada karabük university . Oo ka mid ah top 10 ka jamacdaha turkiga. Waxan maraya fasalka 4aad semisterki ugu danbeyay. Waxan donaya inan ka mid noqdo macliminta wax ka bixiya website ka at sameysen. Waxan ahay qof ku xeel dheer aviation field. Waxan ka mid ahay team jamacada ka diyarineysa so sarinta air drones ka oo an anigana ka qeyb ahay. Qasatan dhanka design ka iyo analyse ka. Maadooyin badan oo an bixin karo aya jirta. Sida
    1.solidworks,
    2.ansys
    3.catia
    4cfd
    5.xflr5
    6. Differantial equations
    7. Mathematics 1
    8.mathematics 2
    Iyo maadoyin badan oo an bixin karo aya jirto. Waxan donaya in ardayda jamacadaha waxka barta qasatan kuliyada engineering inan ugu faaideeyo. Cv geegi wan idin so diri kara

  • @mohamedfuaad4845
    @mohamedfuaad4845 2 ปีที่แล้ว

    Thnks inbadan ustaad walo aanu ku mahad clin kariin hadna wad mahadsantahy in badan alle haka abaalmariyo cilmiga naafica ee aad nala wadaagtiid .
    Alla yaxfiik ustaad

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah

  • @nuurkhadra557
    @nuurkhadra557 2 ปีที่แล้ว

    Asc masha Allah wllkay shukran

  • @hamzewith1068
    @hamzewith1068 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah teacher thanks for your information

  • @Asmaamohamed-zt5ll
    @Asmaamohamed-zt5ll 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @mohamudfarah190
    @mohamudfarah190 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad mhdsnd

  • @husseinxandule2879
    @husseinxandule2879 2 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsanty sxb Eng C W. muuqaal qiimo badan

  • @Fagaag98
    @Fagaag98 2 ปีที่แล้ว

    Mahaddanid ustaad

  • @fadumodahir5736
    @fadumodahir5736 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal , markasta umadda wax fiican baad usoo gudbisaa.

  • @yaxyecawil2851
    @yaxyecawil2851 2 ปีที่แล้ว

    Zxp marka hore waad mahadsantahay
    Lkn daraasadaasi waa mid hore
    Tan casriga zxp noso diyari
    Mhadsanid

  • @trueandteachingchannel4687
    @trueandteachingchannel4687 2 ปีที่แล้ว

    Asc wall allah kaa abaal mariyo xaqiiqatan aad ayaan wax badn kaa faa idnay noloshena isbedep ku sameeyayy shukran kathiiran

  • @engmahadcalcium5314
    @engmahadcalcium5314 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah Walaale

  • @Yosarzef
    @Yosarzef ปีที่แล้ว

    mahadsanid

  • @MohamedAhmed-fp7jj
    @MohamedAhmed-fp7jj 2 ปีที่แล้ว

    Wll Abdiwali Alle cimrigaaga Ha barakeeyo.
    Mahadsanid.

  • @nabiilahiis2107
    @nabiilahiis2107 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah ustaad abdiwali

  • @artsacademy2896
    @artsacademy2896 2 ปีที่แล้ว

    Mshlh😊

  • @cabdicasiissaleebaan1117
    @cabdicasiissaleebaan1117 2 ปีที่แล้ว

    manshallah

  • @Ducohooyo
    @Ducohooyo 2 ปีที่แล้ว +2

    galabta oo dhan waan sugaayey ustaad

  • @raadfilmshd1036
    @raadfilmshd1036 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan leeyayahy hami iyo hansare aad u weyn walal isoo duceeya wlhi aduunka wax bdn in aan ka bedalo ayan rabaa

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 2 ปีที่แล้ว +1

    Iaahy khayr haku siyo adiga iyo anagaba wll

  • @wiilkiicumarowmaxamed2335
    @wiilkiicumarowmaxamed2335 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaal
    Macalin wanaagsan ayaa tahay

  • @mohamedadow5780
    @mohamedadow5780 2 ปีที่แล้ว

    شكرا أستاذ وجزاك اللّٰه خيرا

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad waad mahadsantahy maata laga bilaabo waxan ku dabaqayaa naftayda waan kashakayndoonaa maantaa okale

  • @abdirahmansalafi8979
    @abdirahmansalafi8979 2 ปีที่แล้ว +1

    mhdsnid

  • @zakriathayibmuusa9345
    @zakriathayibmuusa9345 2 ปีที่แล้ว

    جزاكم الله

  • @Hassanlive2050
    @Hassanlive2050 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsenid

  • @maamafood1587
    @maamafood1587 2 ปีที่แล้ว

    tnks sxp

  • @abdirihmanhusenmahamed9009
    @abdirihmanhusenmahamed9009 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @abdihamiid2041
    @abdihamiid2041 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waxaan kaa codsanayaa Buugaagta laga heli online iyagoo PDF inaad Link gooda noosoo raaciso
    SIDA :
    1 )Buuga Show your work
    2) Kii isbidalada yar
    3 )Deep work
    4) Siday meel yar ku gaadheen
    Mahadsanid ustaad

    • @basketballhope2602
      @basketballhope2602 2 ปีที่แล้ว

      Telegramka ayad ka helaysa waxad searching garaysa kaydka bugagta

    • @abdihamiid2041
      @abdihamiid2041 2 ปีที่แล้ว

      @@basketballhope2602 mahadsanid

  • @mapdy4969
    @mapdy4969 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @keydabdi6625
    @keydabdi6625 2 ปีที่แล้ว

    Waa ku mahadsantahay talada iyo tusaalaha aad Mar walba diyaar la'tahay

  • @nuurkhadra557
    @nuurkhadra557 2 ปีที่แล้ว

    Asc masha Allah wllkay horusoco wl6

  • @yasirosman3164
    @yasirosman3164 2 ปีที่แล้ว

    mashallh mid kamid ah chaneliska dhalinyaradu u baahantahay baan cawa arkay, sxb ku mahadsanid xogta qiimaha badan aad nala wadaagtay, waxaana kusoo biiray asxabta channelka ku xiran
    thanks

  • @abdiaziizmohamed4840
    @abdiaziizmohamed4840 2 ปีที่แล้ว

    Wankusalaamay marka hore Ustad Cabdiwali marka xigta waxan kaaga mahad celinaya sida wacan ee aad noogu soo tabiso barnamijyada qiimaga badan Ustaadi aniga waxan ahay qof daneeya oo jacel Taariikhda iyo Siyaasada oo waa labada majaal ee aan aadka uu xiseeyo marka ustaadi waxan kaa doonaye inaad Talo iga siiso buugagtas Taariikhda dabcan Sanadka cusub ayan doonaya inan bilaabo marka ustaadi waxan kaa doonaya ayaa ah buugagta muhiimka ah dabcan horeyna waxan uu daawaday muqaalki aad oga hadleysay Akhriska oo aad kuu tilmamtay buugagtas qeyb kaa mid ah. Ugu dambeyn marka ustaadi waxan kaa rabay inaad buugagtas gaar ahan kuwa kaa hadlaya Taariikhda dalka iyo dadka Soomaaliyed ama hadey suura gal tahay inad nooga soo diyaariso Barnamij gaar ah mahadsanid.

  • @hassannurhassan7924
    @hassannurhassan7924 2 ปีที่แล้ว

    M.a wax badan faaiday

  • @cabdullaahicali8439
    @cabdullaahicali8439 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah ustaad mahadsanid

  • @maxamedfarxan630
    @maxamedfarxan630 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh ustaaad jazakalah

  • @nasraabdrisaq8478
    @nasraabdrisaq8478 2 ปีที่แล้ว

    Jazaaka llahu khayr ustaad

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad Alla haku barakeeyo abaal wanaagsanna hakaa siiyo cilmiga iyo talada aad na siiso si joogto ah.
    Ustaadi waxaan ahay qof siyaasadda, dhaqaalaha, computer-ka, luuqadaha, xirfadaha gacanta, milletery-ga iyo diintaba jecel inuu barto.
    Ustaadi waxaas oo dhan waxaan rabaa inaan barto oo aad baan u jeclahy, xataa falsafadda, Cilmi nafsiga iyo qaanuun-ka waan jeclahy.
    Hadaba Ustaadi sidee wax dhahaa? Se kulli ma wada baran karaa?

    • @khaalidabaadir8620
      @khaalidabaadir8620 2 ปีที่แล้ว

      Waxad isku daydaa hal ama laba kamid ah inad diirada saarto , ood khabiir ku noqoto, inta kalena isku daydo inad wax ka taqaano.
      Waxd qaadata qaacidada ( أخذ كل شيء عن شيء ومن شيء عن كل شيء)

  • @abdiwahaablibaaxlagde2453
    @abdiwahaablibaaxlagde2453 2 ปีที่แล้ว

    Usteed ilahey ajir io xasanaad ha kaa siiyo cilmiga aad noo faaideysay

  • @mohamedsuleimanabdi212
    @mohamedsuleimanabdi212 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waad mahadsantahay waxaa kaa codsan lahaa in isbuucii mar aad noo soo gudbiso dhiira gelin si ay shidaal noogu noqoto

  • @Garasoon7
    @Garasoon7 2 ปีที่แล้ว

    Tarkiiska iyo sida wax diirada loosaaro muuqaal noogasoosamee sxp

  • @amii86
    @amii86 2 ปีที่แล้ว

    nolosha wax bdn ayaa ka badashy run ahaantii mxaa yeelay wxn ahaa qof sedex sano maala yacni ku jiray lkn hda ayn soo baraa rugay adigaana sbb u ahaa inaaa kasoo koco hurdadii aan ku jiray kun iyo kow jeer mhdsanid ustd wxna jeclahy dadka adigoo kalay inaa ku daydo

    • @amii86
      @amii86 2 ปีที่แล้ว

      video yaashada talooyinka aad baan u sugaa run ahaantii wxn jeclahy inaa noqdo qof programmer weyn i.a waana ku guda jiraa

  • @maslahabashir4193
    @maslahabashir4193 2 ปีที่แล้ว

    M.A

  • @Challengekilers
    @Challengekilers 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalah

  • @ahmedcaynsane5418
    @ahmedcaynsane5418 2 ปีที่แล้ว

    Abdi wali Khaliif. Qof qaliya codkaaga bas ah ayaaba dhiiri galin noo ah on dadaal iyo han ka dhadhamin haynaa

  • @hubaaltraining
    @hubaaltraining 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad.

  • @dr.zacharieosman58
    @dr.zacharieosman58 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad in badan

  • @abdihalimyusufmohamed8903
    @abdihalimyusufmohamed8903 2 ปีที่แล้ว

    2 sano kahor ayay ahayd markii aan xisaabiyay oo aan ku soo gunaanaday inaan u baahanahay 8000 oo saacadood si aan fasiix ugu noqodo luqada turkiga, adigana waa adigaa ila arkay ama ii xaqiijiyay xisaabtaa aan xisaabiyay.
    Qof kalena sidaas oo kale ayuu ii sheegay inuu luqad ku bartay ku dhawaad 8000 oo saacadood lkn si fasiix ah, sida native speakers-ka.
    Waad mahadsantahay walaal.

  • @waawamoha5374
    @waawamoha5374 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @ahmedabdikahin1276
    @ahmedabdikahin1276 2 ปีที่แล้ว

    Mhadsanid wllo

  • @fikradkaabe
    @fikradkaabe 2 ปีที่แล้ว

    great topic

  • @quran07267
    @quran07267 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 2 ปีที่แล้ว

    MahadsaniD ustaad

  • @mahamedaarka3495
    @mahamedaarka3495 2 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsantahy ustaad

  • @MohamedAhmed-vq5pi
    @MohamedAhmed-vq5pi 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustadi aada u mahadsntahy xage laga hela geology cilmi baaristiisa meesha lagu so bandhiga

  • @mohamedmuhudin5512
    @mohamedmuhudin5512 5 หลายเดือนก่อน

    Mhadsanid ustaad @Abdiweli khaliif waa markii 2aad mase 3aad oo aan kusoo ceshto

  • @hassannur7269
    @hassannur7269 2 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Waxaad ka mid tahay dadka aan iyaga dartood usoo galo TH-cam bal inaan wuxuun ka faa'ido, mahadsanid wll qiima badan ayaad tahay.
    Noo soo badi barnaamijyada dhiiri galinta ah niyadana ku hay inaad dad badan noloshooda badashay muuqaaladaada dartood.❤

  • @abdimajiid5351
    @abdimajiid5351 2 ปีที่แล้ว

    Boga 19,aad ee buuga qisadii nabi yuusuf maku aragtay oo uu inyar kataabtay in kasto inaga alle suuratu yuusuf sifiican inoogaga waramay uu isagu leeyahay baybalkaa yidhi.

  • @mustafahassan924
    @mustafahassan924 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid ustad

  • @abdiali6334
    @abdiali6334 2 ปีที่แล้ว

    Mansh allah wad ku mahad santay wll Abdi Wali soo gudbinta Culuumta tayada ee tafatiran Allah cimri dherar iyo cafimad kaga rajaynayaa 🤲❤️