TALO MUHIIM AH ARDAYDA BARANAYSA XIRFADAHA GRAPHIC DESIGN IYO VIDEO EDITING

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Nagu soo booqo bogeena Facebook
    / samewadeacademy
    Kuso Biir Groupyadena Telegramka
    t.me/samewade
    t.me/xikmadoso...
    t.me/GraphicDe...
    t.me/luqadacar...
    t.me/basiccomp...
    Booqo Groupka cashirada
    t.me/samewade
    Nagala soo xiriir
    samewadeacademy@gmail.com
    t.me/samewadea...

ความคิดเห็น • 34

  • @MohamedAbdullahi-y2s
    @MohamedAbdullahi-y2s ปีที่แล้ว +5

    Ma arag ustaad ka wanaagsan wlhi ustaad. Bal kawaran macalin course's kisa Lacag ah oo hadane ku dhahayo youtueb waka baran kartaa ee wixi kugu adkadana isoo weydi😊 masha allah ustaad wlhi lacag hada heysan lahaa course kaga waan gadan lahaa laakin ma awoodo😢 wlhi waxa aaminsahay hada course kaga qaato inaa kaalinta kowaad aa u gali doono laakin yaa Lacagta iga bixinaayo hee 🥺🤦🏼

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 ปีที่แล้ว +7

    Ustaad preimer pro cashardiisa meel ku sheeg 😊❤

    • @yacquub111
      @yacquub111 ปีที่แล้ว +3

      Ustaadka diwaan galinta iyo cashir siinta ardeyda ayuu ku mashquul sanyahay

  • @somdesingstudio1361
    @somdesingstudio1361 ปีที่แล้ว +3

    Xaqiiqdii waa hadal sax ah
    Ani ahaan marka aan iska hadlo Waxa aan graphic Designka ku jiraa muddo 2 sano oo aan ka bartay onilne channel oo ajaanib ah
    Hadda waxa aan kamid ahay arday dufcadii 1aad ee samewade qaybta psd
    Run ahaantii waxa aan ka faa'iiday wax yaabo badan oo iskaga kaydhax yaacsanaa marka aan kusoo biray dufacdii koowaad ee samewade
    Mahadaas waxa aan alla kasukow kaga mahadcelinayaa Ustaad C/majiid C/qaadir Max'ed 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @HamzeCabdiraxman
    @HamzeCabdiraxman ปีที่แล้ว +1

    Muddo bil io 15 cisho ayan ku dhameeyy barashada photoshopka wana ka faaidy ❤

  • @mohamedabdirahmanbule2060
    @mohamedabdirahmanbule2060 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanis ustaad

  • @sarifmohiamuntadarchannel5354
    @sarifmohiamuntadarchannel5354 2 หลายเดือนก่อน +1

    Meesha ugo fcn aan ka baran karo graphic design sxb igu caawi

  • @ABDIraxmanMohamedDiinaari
    @ABDIraxmanMohamedDiinaari ปีที่แล้ว +2

    M.a talo muhiim ah 🎉 waa war farxad ah

  • @yacquub111
    @yacquub111 ปีที่แล้ว +3

    Shukran jazakalakumulahu Khayran ustaad 9:40
    Courskaada waan qataa waaana ka faaiday shukran

  • @Shuuke-l5w
    @Shuuke-l5w ปีที่แล้ว +1

    talo muihiim ah aniga meeshan wax bdan aan ka barty mrka asxbta wxan kula talin lahaa mcalinka waxa uu shegayo waa run basic markaa taqaan adigaa sameen kara idea ama fikrada marka basic ha lagu dadaalo

  • @daawoshow3541
    @daawoshow3541 ปีที่แล้ว +1

    Sxb yaa fudud horta?
    Graphic design vs video editing

  • @digyare4782
    @digyare4782 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @Barreacademy
    @Barreacademy ปีที่แล้ว

    ❤ allaha ku barakeyo ustd wa nala dadaasha

  • @aysartube9982
    @aysartube9982 ปีที่แล้ว +1

    Ani photoshop waxa dhiganayay 3 bilood waxan ka kala dhigtay ila 4 melood o igu horeesa samawade ahna taan ka mention garaynayo ardayda inay ka bilaban, iminka ayaan bilabbay illustrated 😊mhdsanix ustadow sido kale aedayda practical bese xooga saren e thorygan ku darsada sida color thoery, formats and units , sido kale basics wa muhim

  • @Walalbuulle
    @Walalbuulle 11 หลายเดือนก่อน

    Wad mahadsan tahay mcln

  • @maxamedsheikhabdullahi1551
    @maxamedsheikhabdullahi1551 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Side loo jeegteyn karaa io Side Ku Ogaan karaa updates keeda Ustaad

  • @jimcaale_mohamed
    @jimcaale_mohamed ปีที่แล้ว +1

    Maclin waxan jeclanlaa inaad cashar nooga soo samayso
    Typography and colour theory
    Sida ay coloradu isku qataan

  • @ladanluula8201
    @ladanluula8201 2 หลายเดือนก่อน

    Asc ustad basic ubanahy meeqa waye lacagta

  • @mohamuddahir590
    @mohamuddahir590 ปีที่แล้ว +1

    ustaaad aad iyo aad baad umahadasanthy runtiii qofka xiligaaan wax walba ayagoo itus iyo itaabsii yihiin dhahaya ma fake baa o shaki kujira qof waxaan unuu barto raba mahan ee ha isku wareerin aniga ahaan caahsarda waaan dawday waana barty sigaara photoshopka thnk

  • @AL-XIKMAFOUNDATIONCharity
    @AL-XIKMAFOUNDATIONCharity 10 หลายเดือนก่อน

    M.a utad casharadaada hitaa waxa kafiican dhiirigalintaada cajiib

  • @daariqcreator
    @daariqcreator ปีที่แล้ว +2

    Ustaad aniga ahaan koorsada photoshopka 4 bil ka badan baa wada jadwal baan leeyhy kaasan ku dhaqma runtii wax walba waa ay alx

  • @ForxTrader
    @ForxTrader ปีที่แล้ว +1

    Maya Allah ustaat iaalhey haku. Sharfo❤

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4 ปีที่แล้ว +1

    Wan Aqan inta igu Badan lkn Waxan Raba inan Sii Horu Marayo Kuna Shaqayo Lkn Waxa So Baxay Canva O Suuqa Ka Xidhay Graphic design Qofku Wuxu Kala So Tagay Dhisiyanki o Diyarsan Xita Lacag Ayu bixin Kara Sii u Ku Ka Fican Ku helo Taas Ayan Kaga Boday

  • @TOORNOComputerandacdemicahealt
    @TOORNOComputerandacdemicahealt 11 หลายเดือนก่อน

    5 6🎉

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 ปีที่แล้ว +1

    M.ahadsanid ustaadi😊

  • @leaderfeisalmohamed7679
    @leaderfeisalmohamed7679 ปีที่แล้ว

    Asxbey meey jirta classs aan ugali karo sii aan xirfadahan ubarto wayo online waxba kuma baran karo
    Mida kale qofki kenya jogo haiso shego hadhi jirto meel laga baran karo oo class aan galahayo sii aan graphic designer unoqdo

  • @sirmoha.editor11
    @sirmoha.editor11 ปีที่แล้ว +2

    Aniga weey ii qorsheysan tahay inaan basic ka bilaawo
    Waxaan basic laga bilaawin isma qabanayaan 6:49

  • @Barreacademy
    @Barreacademy ปีที่แล้ว

    Xaqiiqdìi wllhi feg maha maxaayelay photoshop waxaan ku bartay oo ka qaatay samewade youtube wllhi hadana waxaan gada koorso illustrtor oo waxaan layaba tan youtube ka ku jidha iyo kuwa naloo diray waxba isma dhaman wa yaba oo waxaan is iri ustdku haduba youtube mar hore si free ah uso dhigay muxuu markale dadka kale lacag uga sinaya

  • @hajji384
    @hajji384 ปีที่แล้ว +2

    Whli😢 wa rabay lkn laptop fcn mehesto. Wa isku daye Photoshop casharad macalinka lkn scratch disk full. Mar walba i qabsato sababto ah laptop keyga ram kisa 4 ah corei5😢
    Ustaadow mac guul maatahy in lcg la iskugey daro ardayda Samawade kale $1 lee. Whli wa idin ducee laha

    • @Abdisalam-Mohamed-Ali
      @Abdisalam-Mohamed-Ali ปีที่แล้ว +2

      zxp photoshop 2020 ama 2019 soo degso, softwares ka kale ee kaaga buuxana iska dlete gree

  • @saadaqcalimahamed1388
    @saadaqcalimahamed1388 ปีที่แล้ว +1

    Waxa iga suaal design markad diyarinyso qofka ma inu simple ahaan so fiiriyo miya in websitaday designka soo eego mise maskxdisa lagarba inu kageensdo suaashaas isweydiyaa

    • @Abdisalam-Mohamed-Ali
      @Abdisalam-Mohamed-Ali ปีที่แล้ว +1

      wx mskx ah mjiraan, xitaa designer ka aduunka ugu fcn fikrado ayuu ka qaataaa designks ka kale, ee isku day design ka aa sameen rabtid in aad fikradihiisa meelo badan kasoo fiirisid

  • @suhaibahmed8702
    @suhaibahmed8702 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad codsi ayaan kuugu soo diray Gmailkaaga ee iigasoo jawaab adoo raaliya

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว

      WCS WRM WBR Ustad Codsigaga waan ajiibay si bilaa shuruud ah ee telegram-ka igala soo xiriir sii aan kuugu fuliyo
      t.me/SamewadeAcademy