3 GABDHOOD VS 7 WIIL || DOORO QOFKA AAD KA HESHID || YAALA DOORTE..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 600

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 ปีที่แล้ว +142

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @himilo101
    @himilo101 ปีที่แล้ว +86

    "The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢"

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan ปีที่แล้ว +109

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️

    • @RahmaJamac-n5h
      @RahmaJamac-n5h ปีที่แล้ว +2

      Allhu Akbar Allhu Akbar Allhu Akbar

  • @WllgarnachoAljendaro
    @WllgarnachoAljendaro ปีที่แล้ว +63

    Nabiga ku saliya scw

    • @RahmaJamac-n5h
      @RahmaJamac-n5h ปีที่แล้ว

      csw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @biletabeelle7319
      @biletabeelle7319 ปีที่แล้ว

      Scw scw

  • @salmanfarah647
    @salmanfarah647 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah sxb wan idhiin salamay adhiga iyo asxabtadha hunter...Konfur Africa

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy9203 ปีที่แล้ว +4

    3 ladoortay wiilka sandelka wato iyo funansda cad iyo sulwalka baluugaa wlh wiilkaas maashaa alaah socodkiisa iyo kalsoonida iyo qaabkiisa ayaa lagu doortay wiilkaas naag tii guursataa maseer ayey kunolaane waayo wuxu u ekyahay dhal jaceel👏🌹

  • @MaxamedBashir-e6p
    @MaxamedBashir-e6p 9 วันที่ผ่านมา +1

    Masha alah jale makentay yuunaani rufyaanka ken sxib yahye

  • @burcaawimedia5118
    @burcaawimedia5118 ปีที่แล้ว +3

    burco lkn yaxye hablahaa ka jooji su aalaha kuma soo baxaayan lkn hore u soco

  • @AmiinDeAlberto23
    @AmiinDeAlberto23 ปีที่แล้ว +15

    Baydhabo baan kaa dawanooya gaar ahaan salamay😂❤👋

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi7777 ปีที่แล้ว +4

    1) dacad
    2) kaafi
    3) zeyga
    My idea 💡 😌

  • @israkayse123isra8
    @israkayse123isra8 ปีที่แล้ว +5

    Qofki ugu horeye lobe saran ahy asxabta lobe ana is ra replyna iso galaya guys

  • @mohameddahir6933
    @mohameddahir6933 9 หลายเดือนก่อน +4

    Chalenge kasta from asad hagio❤❤ yaa igu raacsan😂

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 ปีที่แล้ว +13

    Aniga ahan teyad Kaafi io dalxiis dolahay 😊❤❤

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 ปีที่แล้ว +7

    🇺🇸 4:40daqiiqo pm😂😂❤❤❤waan kuwataa yahye hantar maleeziya ilaa hada meelkasto waan kulasocdaa 😂😂😂😂

  • @FaadumoSheikh-lb9lf
    @FaadumoSheikh-lb9lf ปีที่แล้ว +13

    Dalxiis wax style ku gaaro meeshaan ma jogaan❤

  • @hamseozil547
    @hamseozil547 ปีที่แล้ว +6

    Iam watching in Djibouti 🇩🇯 legend Time 20:55

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 ปีที่แล้ว +8

    Nairobi Ayan kadawana aniga waxan doran laha seyga iyo kaafi😂😂😂

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 ปีที่แล้ว +2

    Roma Italy
    Ragii in la Beeciya Miyaa laga bilaalbay Muqdisho soomaaliya Hanoolaato ❤

  • @nasraabdi7173
    @nasraabdi7173 ปีที่แล้ว +4

    Machallh wllo yahye hunter ❤❤❤ waaxan jooga djibouti ❤❤

  • @fantasticmedia1207
    @fantasticmedia1207 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha ugu dambeysa kulahaa surweelka iyo kobaha space aa u dhexeeya oo awel ma waxaa rabtay in hoos lageeyo waalshiis diinta ayaa wants in ninka raga uu surweelka Sara uqaato oo aan anqawga loo dhoweeyn ee diinta Baro yaadan dembi ku dhicine intaa qurux iyo stayle raadoneysid

  • @NimcofaraxsaNOmer
    @NimcofaraxsaNOmer ปีที่แล้ว +5

    ANiga waxaaN QaadaN Lahaa daLxiis kaafi iyo.simba only.❤

  • @YuusufAhmed-rs4nj
    @YuusufAhmed-rs4nj ปีที่แล้ว

    Mogdishu city 8:47am

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 ปีที่แล้ว +3

    Nio kadhac barnamijkan Nina kensadey wu ka xishonoya ee u respect gare wax cusub la imow lph🙏

  • @aadancabdi1
    @aadancabdi1 ปีที่แล้ว +1

    Wlku sali nabigeen محمد رسول الله صلى الله عليه وآله وصحبه أجمعين وسلم

  • @HalimaAliAbdi
    @HalimaAliAbdi ปีที่แล้ว +1

    Yahye Nairobi wadimawde mahad isosalamiwed will uff ❤🎉😊

  • @hawaabdi8027
    @hawaabdi8027 ปีที่แล้ว +16

    Qofta 3 aad waa bilaa dooq wlhi dalxiis mayba diiday hdana say iska siineyso😂😂

    • @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc
      @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc ปีที่แล้ว

      Xarash miya jira wilka wil ladido mahe😂🥰

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 ปีที่แล้ว

      Ha xoga xarash jiro umaleynaa

    • @AishaKiin-ex6xg
      @AishaKiin-ex6xg ปีที่แล้ว

      Waa bilaa dooq dalxiis waa wiil dhisan labis kiisane shidan yahay

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk ปีที่แล้ว +8

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴❤

  • @XukunAbdi-it8mf
    @XukunAbdi-it8mf 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaa alaah form jibuutj

  • @mohaaswd1772
    @mohaaswd1772 ปีที่แล้ว +1

    Yahya Apooow noo soo badi muuqaladan cml

  • @KaLigizoCoD
    @KaLigizoCoD ปีที่แล้ว +19

    Fikradan ninkeaan layimid ee iskadaya mid kle laimada 😂😂

  • @naasirdaacad2340
    @naasirdaacad2340 ปีที่แล้ว +1

    Round 2 gabadha ah masha allah inan dagan weeye nolow sister

  • @yaasirabdi-lu7wy
    @yaasirabdi-lu7wy ปีที่แล้ว +1

    Horta rahma you tube maleh😅😅 Mise bila social media ya😅😅

  • @cabd3qaasim
    @cabd3qaasim ปีที่แล้ว +4

    Kusaliya nabiga waa jimce❤❤❤

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb ปีที่แล้ว +1

    SHEEKADII REER GALBEED LAGU ARKOBA WAAN QAADANAYNAA AAWAY DIINTEENA ISLAAMKA XAGAY KA SOO GASHAA ARINTAAN XADIIS BAA KITAABKA AYAA LAGU ARKEY WAR ILAAHAAY HALAGA BAQO DHAQAN AANAAN LAHAYN MA FIICNA IYO KII ISLAAMKABA KAMA TURJUMAYO .

  • @IglanCabdi-v9f
    @IglanCabdi-v9f 7 หลายเดือนก่อน

    Wakhtgagu waa 4-30 wan jooga jabuuti mcn❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Pro_max_21
    @Pro_max_21 ปีที่แล้ว

    mogadisho 1:32pm

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +5

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤

  • @AADNFAREEN-ce2ib
    @AADNFAREEN-ce2ib 8 หลายเดือนก่อน +1

    Team afka cali like ❤0saara

  • @AxmedIsteeloo
    @AxmedIsteeloo 2 หลายเดือนก่อน

    ❤waxan joga jabuoti guul yaxaye

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv ปีที่แล้ว +6

    Daacad ayaa lumbar 1 ah😊😊❤❤❤❤

  • @Ibrahiimmxamed-sj8ge
    @Ibrahiimmxamed-sj8ge 11 หลายเดือนก่อน

    Itobiya qasatan magalada nageyle porane🇸🇴🇪🇹🇪🇹

  • @abdielmiali6555
    @abdielmiali6555 ปีที่แล้ว +1

    Dacad the legend iyo dalxis

  • @nadiiryare
    @nadiiryare ปีที่แล้ว +12

    Dad aan hadal aqoon buu mesha keena cawa yacniiii😂😊

  • @SafaGood
    @SafaGood 11 หลายเดือนก่อน

    Hargayaa 8: 54 oo malinimo😮

  • @abdinasirali9896
    @abdinasirali9896 ปีที่แล้ว

    Wll yaxyow ine jogta adi wan Somali mise Kenya

  • @AbdifatahMohamed-h4i
    @AbdifatahMohamed-h4i 7 หลายเดือนก่อน

    Nairobi Kenya

  • @MohamedAbdilahimohamed-i7x
    @MohamedAbdilahimohamed-i7x ปีที่แล้ว

    A Djibouti 🇩🇯 à Balbala sxb wan kuhisewa

  • @anabnasir4099
    @anabnasir4099 ปีที่แล้ว

    Asc. Yahte. Waxad. So Dhigtay. Four hour ago lol. Hada wa. 4;53. Pm. Galab. Nimo. U S. A. Minnesota in Willmar.❤❤❤❤❤

  • @Mohamet.Apdishakur-ky6sr
    @Mohamet.Apdishakur-ky6sr ปีที่แล้ว +1

    Ceerigaabo 22:46

  • @abiibakarahmad2148
    @abiibakarahmad2148 ปีที่แล้ว

    From mennisota minneapolis

  • @yasinmalen4189
    @yasinmalen4189 ปีที่แล้ว

    Sayga ayaa nummer 1 ah

  • @farhiasheikhdon4864
    @farhiasheikhdon4864 ปีที่แล้ว +7

    Dalxiiis 😂 iyo akaafi seyga ❤

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @hamzesiyad7927
    @hamzesiyad7927 ปีที่แล้ว +1

    Djibouti 🇩🇯 m.a

  • @rayaanraaxo5766
    @rayaanraaxo5766 ปีที่แล้ว

    Yaxye waan ku salaamaye huno waa jigjiga

  • @abdiwelikidow-og4hj
    @abdiwelikidow-og4hj ปีที่แล้ว +2

    I,m watching BAKOOL time is 20: 55pm

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 ปีที่แล้ว +1

      bakool ka dhinacee 😂😂❤

    • @abdiwelikidow-og4hj
      @abdiwelikidow-og4hj ปีที่แล้ว

      Meel ay caruurta ay aqaanaan ma aha

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 ปีที่แล้ว

      @@abdiwelikidow-og4hj abti bakool ka la sheegaba anaga iska leh deegankena yahy 🤐👍

    • @abdiwelikidow-og4hj
      @abdiwelikidow-og4hj ปีที่แล้ว

      @@AmiinDeAlberto23 kuma weydiin midaase

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 ปีที่แล้ว

      @@abdiwelikidow-og4hj ma in wllsha waso baad iga sugaysi 😎

  • @Amina_Isse
    @Amina_Isse ปีที่แล้ว +3

    Boosaaso deeqa ka daawanayaa masha allaah waa barnamij wngsan wll.

    • @sudaysdiyaz6064
      @sudaysdiyaz6064 ปีที่แล้ว

      𝐢𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐛𝐨 𝐪𝐨𝐟 𝐲𝐚𝐡𝐞𝐞𝐲𝐚

  • @hurdaayecabdi
    @hurdaayecabdi ปีที่แล้ว

    Dalxiis my role model❤

  • @cabdibasid1122
    @cabdibasid1122 ปีที่แล้ว +1

    copy right asad hagio😅😅

  • @mahamedsalah2620
    @mahamedsalah2620 ปีที่แล้ว

    Magalladda muqdisho 8;30 8jully 2023

  • @MohamedAhmed-rc5fj
    @MohamedAhmed-rc5fj ปีที่แล้ว +2

    Waku salame yahye

  • @NurtoAdan-x6c
    @NurtoAdan-x6c ปีที่แล้ว

    In surwalka iyo kabaha space u dhaxeeyo waa sida logu talagalay sidaas ayaa diinta ugoshahy

  • @mashkookemediachannel
    @mashkookemediachannel 7 หลายเดือนก่อน

    From burtinle❤aad❤u❤fcn

  • @hawoabdi5096
    @hawoabdi5096 ปีที่แล้ว

    Nairobi ka dawanyah

  • @FalastiinFalastiin-f3k
    @FalastiinFalastiin-f3k ปีที่แล้ว

    Haa waqti wayn zxp scw scw scw

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi7777 ปีที่แล้ว +1

    Wiilasha markoda soo fariisi yahye 🙏

  • @RidwanA.kbigman
    @RidwanA.kbigman ปีที่แล้ว +1

    Djibouti zxp

  • @mahiimmihiimhusseinahmed
    @mahiimmihiimhusseinahmed ปีที่แล้ว

    Form hargeisa

  • @mohamedabdijama2909
    @mohamedabdijama2909 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha rer muqdisho labis dhan mayaqanan

  • @sahracaligdhejeke5818
    @sahracaligdhejeke5818 ปีที่แล้ว +1

    😻😻 soobadi Plz Plz

  • @SuhaybU
    @SuhaybU 7 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia ayaan kaa daawanayaa gar ahaan jigjiga

  • @SalmaNuura-bw2hq
    @SalmaNuura-bw2hq ปีที่แล้ว

    Hiiraan state❤

  • @ZahroIbrahim-dm7ny
    @ZahroIbrahim-dm7ny 9 หลายเดือนก่อน

    Team ka afka 😂wata team kale seyga❤

  • @KafiBoy-nd1iu
    @KafiBoy-nd1iu ปีที่แล้ว

    Nairobi

  • @maxamedcabdul2109
    @maxamedcabdul2109 ปีที่แล้ว +3

    Copy from asad Hagio

  • @yazicisalvio1642
    @yazicisalvio1642 ปีที่แล้ว +1

    Muqdisho
    6:03Am

  • @Deqocilmi
    @Deqocilmi ปีที่แล้ว

    Magaalada muqdusho m.a❤❤❤❤

  • @saskaboy6944
    @saskaboy6944 ปีที่แล้ว +1

    Saayga wuu ka wtaaa

  • @FaadumoIsmaaciil-xb3xr
    @FaadumoIsmaaciil-xb3xr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muqdisho 507

  • @qali-channel
    @qali-channel ปีที่แล้ว

    Kenya qasthan mgaltha wjer 11:² PM

  • @najmacabdilaahikeyf275
    @najmacabdilaahikeyf275 ปีที่แล้ว

    Garowe 12:23 pm

  • @himilo101
    @himilo101 ปีที่แล้ว

    qofkii la dooran wayo qofka walaalkiis ah ee la doortay ha u hambalyeeyo hadalkana meshaas haku xiro qofka waxa doranayo dooqiisa uu ka hadalay. waxaan waa iska bashaal dhab ma ahan marka hadii lagu dooran wayo caadi iska dhig isdifaaca iska dhaaf .

  • @kafiabilan386
    @kafiabilan386 ปีที่แล้ว

    Austria 1:07am 😊

  • @ismaelahmed2660
    @ismaelahmed2660 ปีที่แล้ว

    Magaladaa jabuti 🇩🇯

  • @cabdiyare7654
    @cabdiyare7654 ปีที่แล้ว

    Yaxye caawa gabar yaraa meesha keentay next video naga soo hagaaji taliye

  • @khadraawiblogger7832
    @khadraawiblogger7832 ปีที่แล้ว

    Jaale wlhi qosolkuu iga dhameeyay dharka noocana ma Burundi fashionbaa isaga dhanba Qataar qataar buu noqday isku joogi caruurta lagu iidsiin jiray Bay u eegyihiin

  • @Muhammed-k7u2y
    @Muhammed-k7u2y ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 0:21❤❤❤❤❤❤❤❤sagal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mgotze1258
    @mgotze1258 ปีที่แล้ว

    War meesha dharbaa laqiimaynaa mise qofka dookhiisa waanku wareeree☝️☝️

    • @salah.19
      @salah.19 ปีที่แล้ว

      Nio gabdhahan ciyaarta ma fahansana (laki oo tan ugu danbeysey ah ayaaba ugu fiicneyd) yahye ne si fiican wax ugu ma sharxayo laka yaabe in uusan asaga naftarkisa ciyaartu fahansaneyn

  • @Wlltaru-xy6uk
    @Wlltaru-xy6uk ปีที่แล้ว

    From Ethiopia 🇪🇹

  • @RahmaJamac-n5h
    @RahmaJamac-n5h ปีที่แล้ว

    Asc wallo yahye waxaan kaa dawanayaa zweserland

  • @ordaye3338
    @ordaye3338 ปีที่แล้ว

    Xerada qaxootiga DADAB gaar ahaan Dhagaxley refugee camp sacadana waa 8:25

  • @nadiifocalinuur-es1ei
    @nadiifocalinuur-es1ei ปีที่แล้ว

    Magaalada muqdishoo 1:29

  • @hamdijimale842
    @hamdijimale842 ปีที่แล้ว

    Wjr ayan kadawanoya yahya

  • @mohamedkhadar8076
    @mohamedkhadar8076 ปีที่แล้ว +1

    Gobalka jubaland degmada afmadow❤️💪

  • @AliyareAxsan-uu4sv
    @AliyareAxsan-uu4sv ปีที่แล้ว

    21:59

  • @hassanbrown4386
    @hassanbrown4386 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my brother yahya hunter ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahicade7091
    @abdullahicade7091 ปีที่แล้ว +1

    Baydhabo jannay 🇦🇿🇦🇿🇦🇿❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @RidwanA.kbigman
    @RidwanA.kbigman ปีที่แล้ว +1

    Raga kale waxan dortay dalxis kalintakobadna simba

  • @raxmobarre2452
    @raxmobarre2452 ปีที่แล้ว

    Dayi kaafi iyo dalxiis waa duuqayga😘😘😘😘

    • @raxmobarre2452
      @raxmobarre2452 ปีที่แล้ว

      Samba kaafi iyo dalxiis waa dooqayga😊😊😍😍

  • @RidwaanMowlid-bj3xh
    @RidwaanMowlid-bj3xh ปีที่แล้ว

    HARGAYSA