10 WIIL VS 7 GABDHOOD || DOOORO QOFKAADA || SADAX QOF AYAA LAGA TAGE ADKAATE CAAWA 😂😩

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    LAST SUBS: 720,855

ความคิดเห็น • 851

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter  6 หลายเดือนก่อน +79

    Sayga haaji th-cam.com/video/2mcNksC3H4A/w-d-xo.html

    • @user-fz8jm1ku1r
      @user-fz8jm1ku1r 6 หลายเดือนก่อน

      Kayasane😂😂😂😂

    • @user-br7dk5tr6v
      @user-br7dk5tr6v 6 หลายเดือนก่อน

      Keyd sane❤

    • @user-dw2nn5rj2j
      @user-dw2nn5rj2j 6 หลายเดือนก่อน

      Kedsane

    • @user-tc1hf8bk7b
      @user-tc1hf8bk7b 6 หลายเดือนก่อน

      Kedsane

    • @user-uu3ft8xu9p
      @user-uu3ft8xu9p 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-fz8jm1ku1r❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮❤❤❤❤❤

  • @abdirizakomar7491
    @abdirizakomar7491 6 หลายเดือนก่อน +61

    Buldhuq caawa waan wataa miskinki layskugu tagay ayay dooratay

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 6 หลายเดือนก่อน +59

    Marwo buldhuq caawa gobanimo sameeysay wlhi wiilka aad iyo aad loo caayaay laakin Marwo buldhuq u cimaamaday waa ku wataa Marwo buldhuq gabadh waxgarad ah 😂😂😂😂😂

  • @mohaahmedshow109
    @mohaahmedshow109 6 หลายเดือนก่อน +23

    buldhuqo wan wataa wlh wilka lagu camiranayay aya u codesay buldhoqo wa funny and humble girl wlh farxad aya ka muqato 😂😂😂

    • @RiyaadMaxamed-oz6do
      @RiyaadMaxamed-oz6do 6 หลายเดือนก่อน +3

      Waa anoo kale qofok marki lagu digat ka hela dorta😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 6 หลายเดือนก่อน +62

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga

  • @abuukarsabriye2436
    @abuukarsabriye2436 6 หลายเดือนก่อน +37

    Nio xarfaaney wiilka saan dhan haku caayinee ee ka dhaca legendka

    • @barlinmahamudsabriye6471
      @barlinmahamudsabriye6471 6 หลายเดือนก่อน

      Sax kuwa caaynaayo waa kuwa ugu foolxun Iskuma jeede aa aduunka laayay .

  • @Axlamiiiiiiiii12
    @Axlamiiiiiiiii12 6 หลายเดือนก่อน +53

    Jea Luka sahal afka cali ooloo yaqaanno dhex dhigte barbardhige qotomiye ag seexiye xalwo Kariye macmeceeste😂😂❤ninkasa gulaysanaya😂

    • @user-mz5tl6sh1h
      @user-mz5tl6sh1h 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ciyaarta qalajiye aa kamaqnaa😂😂😂

    • @prince__haykal__alone8647
      @prince__haykal__alone8647 6 หลายเดือนก่อน +1

      Tageero wayn aa unahay aniga iyo adigaba 😊😅

    • @elmihassanhassan3742
      @elmihassanhassan3742 6 หลายเดือนก่อน +1

      Intaasba hada xifdise afka cali wo ku wata

    • @saynabkulmiye8031
      @saynabkulmiye8031 หลายเดือนก่อน

      Haaa and the original resolution was passed in the original resolution was....Haaa __ is currently not yhhyyyhggghhhjjt6 I fcn know 😂😂💋❤😂👯‍♂️

  • @kingmus76
    @kingmus76 6 หลายเดือนก่อน +44

    Iiso duceya qofba iga xanuusane😢😢 wlalayal

    • @fitimamohamadnor
      @fitimamohamadnor 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ilahaw caafi

    • @YuusufAliiissack
      @YuusufAliiissack 6 หลายเดือนก่อน +1

      Allah cafimad taam ah hasiyo

    • @user-ub6ly8bn3e
      @user-ub6ly8bn3e 6 หลายเดือนก่อน +1

      Allah ha caafiyo

    • @najmacabdilaahikeyf275
      @najmacabdilaahikeyf275 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ilahow caafimaadkisa usooceli qofkas

    • @nkbinmohan
      @nkbinmohan 6 หลายเดือนก่อน +1

      Cafiimad dikdak Allah siyoo I.a

  • @RumanMuhumed-nd6jg
    @RumanMuhumed-nd6jg 6 หลายเดือนก่อน +7

    Waliga qof bili aadama hayasin wllhi wiilka said ayay ogu fogaden ogu dambeyn mss buldhuq ayaa wax walbo so gababaeysay thanks yakhay gobtiii oo qof ah😢

    • @naciimaahmed6758
      @naciimaahmed6758 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wan ka naxay wllhi amba zay u caayeen mazkiinka

  • @unknowncall3r
    @unknowncall3r 6 หลายเดือนก่อน +9

    Marwo Buldhuq boqorad 👸🏻 baa thy wlhi Gobanimo dhamaanteena waa kuu wada istaagnay cwa ✊🏼❤️

  • @SacadMohamett
    @SacadMohamett 6 หลายเดือนก่อน +9

    Waliga qof kula mida ha yasin😢😊, dadka kale ka soo qaad inaydaan waxba is dherayn❤ ama waxba aanad dherayn😮

  • @1fil-san
    @1fil-san 6 หลายเดือนก่อน +14

    Team 27 marka laga yimaado waxaan ayaamahan la qabsaday teamkaan kaydsane afka ali kaafi mss buldhuq iyo qaarkaloo badan 😅sidaan u bartay kwran from sanaag xingalool baan ahay 🤙😅

    • @AbdiRahmaan-ff5bh
      @AbdiRahmaan-ff5bh 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi ani xita sido kle

    • @MiinaApdi
      @MiinaApdi 4 หลายเดือนก่อน

      Aniga xtaa wlhi😂

    • @ApdallaMarcello
      @ApdallaMarcello หลายเดือนก่อน

      Reer sanaag dad nasab ka bartay wlhi gob iyo nasab ah ❤️❤️ from muqdisho

  • @naimamohamed561
    @naimamohamed561 6 หลายเดือนก่อน +64

    Keysane is so funny 😂

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh 6 หลายเดือนก่อน +8

    Marwo bulduq caawa aad baan ugu riyaaqay waxa aay sameeysay waa boqorod runtii wax garad ah wan ku wataa intaas ka dib sxb yahye barnaamijkan waa funy lkn xoogaa xad gudub iyo ereyo qaldan ayaa jira fadlan dhilinyarada ixtiramka ha dhowran qofna yaan siad loogu fogaan sxb horey u soco

  • @sahalianojunior
    @sahalianojunior 6 หลายเดือนก่อน +29

    Team afka cali ❤

  • @halimamuse8273
    @halimamuse8273 6 หลายเดือนก่อน +12

    Keydsane hadan arkay baswaa wan dhameysana barnamijka waa funny 😂

  • @suhaybaadan1920
    @suhaybaadan1920 5 หลายเดือนก่อน +4

    Kaydsane iyo afka cali barnaamij kasta oo ay ku jiraan waan dhameystaa wlgie ❤😂

  • @yuusufmacalinka6765
    @yuusufmacalinka6765 6 หลายเดือนก่อน +17

    Marwo buluq waa boqorad aabaha ba telin jirey guleyso miskiinka cawa wey ku gobten

  • @abibakarabdikadir-mp2nq
    @abibakarabdikadir-mp2nq 6 หลายเดือนก่อน +14

    Barnaamijkan aadban ugu xiranahy yaxye lkn barnaijkan kuwi hore waka duwanyahy erayo an wangsanayn iyo xadgudub ba kajiro sida wiilka cusub saa dhan in logu fogaado mahan fadlan sidisii used celiya hanga xumaynine
    Talo waaye

  • @miskimireahmed1439
    @miskimireahmed1439 6 หลายเดือนก่อน +4

    My Legend Afka Ali Guleyso
    Funny Boy Waaye Ninkaas Wlhi😂😂

  • @munabarre6738
    @munabarre6738 6 หลายเดือนก่อน +4

    Wiilka yar o cusub quruxlow waaye wlh kaftanka lee labaraa wax weeyn majiraan❤

  • @user-io9lz3fi3d
    @user-io9lz3fi3d 6 หลายเดือนก่อน +29

    Kaafi legend 😊❤

  • @mohamedhusein1672
    @mohamedhusein1672 6 หลายเดือนก่อน +6

    Marqo BABAN igu spaama anigu magaca kale ma odhankar ee she is very humble girl and very kindful i like her what she did 🎉 VIVA🎉❤❤❤❤❤

  • @user-sk2tu2yd1v
    @user-sk2tu2yd1v 6 หลายเดือนก่อน +19

    Afka Cali best shactiro🖤♥️

    • @prince__haykal__alone8647
      @prince__haykal__alone8647 6 หลายเดือนก่อน

      Saaswaa best shactiro

    • @user-sb4rs9ez2o
      @user-sb4rs9ez2o 6 หลายเดือนก่อน

      Afka cali is the best shactiro😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @suhaybaadan1920
      @suhaybaadan1920 5 หลายเดือนก่อน

      Haa walhie Legend weeye

  • @user-hf2yx3wr7j
    @user-hf2yx3wr7j 6 หลายเดือนก่อน +13

    Kaafi is best fashion ❤

  • @updiraxman1931
    @updiraxman1931 6 หลายเดือนก่อน +8

    Afka cali iyo keydsane wan inwata legends❤

  • @axmedciiltire
    @axmedciiltire 6 หลายเดือนก่อน +130

    Fans cr7 50 love😢

    • @awilmustaphe2878
      @awilmustaphe2878 6 หลายเดือนก่อน +1

      Xaq baad u leedahay lph❤

    • @sumayo324
      @sumayo324 6 หลายเดือนก่อน +1

      50 leeyaa 50 million aa uqalantaa pro😊

    • @cabdirahmancabdirahman3563
      @cabdirahmancabdirahman3563 6 หลายเดือนก่อน +2

      Aawey cabdi nuur fans 😂

    • @abdallaupdalla1
      @abdallaupdalla1 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@cabdirahmancabdirahman3563😂😂😂😂

    • @xapipoxayaat619
      @xapipoxayaat619 6 หลายเดือนก่อน

      50 kbdn

  • @alimahamoudali
    @alimahamoudali 6 หลายเดือนก่อน +5

    Afka cali iyo keydsane two legend(s)🔥🔥

  • @user-gl6ni1bl2i
    @user-gl6ni1bl2i 6 หลายเดือนก่อน +7

    Anigu haben walba kaafi anoo niyada ku haya naag iga hor qaadata codkeyga kaafi bn siiyey he is handsome❤

  • @AxadjelleIssack
    @AxadjelleIssack 6 หลายเดือนก่อน +5

    Legend afka cali waan kuwataa zxp siwalbaba

  • @bouhodarad9614
    @bouhodarad9614 6 หลายเดือนก่อน +6

    Asc wll wlhi laba qof aya anu ka xeley deeq iyo kedsaney from Djibouti 🇩🇯wan idin wada wll hoorey uu socota dhamatinba ❤❤❤

  • @wrestlingworld01
    @wrestlingworld01 6 หลายเดือนก่อน +7

    Caawa abaska iyo afka cali iyo keydsane absolutely 😂❤❤❤

  • @user-pj3ds1jz8x
    @user-pj3ds1jz8x 6 หลายเดือนก่อน +3

    Akaafi Waxa looka dagay islaweyni
    Afka Cali Waxa looka dagay abuurista ilaahey kaftan Maahan
    Masha alaah gabar qalbi wanaagsan oo dabeecad wanaagsan sharaf badan marwo buldhuq wan kuwataa Masha alaah

  • @user-mz7vx6hm5m
    @user-mz7vx6hm5m 6 หลายเดือนก่อน +8

    Keeydsane is the best 👌

  • @nimhohaji6261
    @nimhohaji6261 6 หลายเดือนก่อน +3

    Abaska Welcome Back Bro😍

  • @alimahamoudali
    @alimahamoudali 6 หลายเดือนก่อน +16

    Keydsane is so funny 😂

  • @user-ph2sv9jf1z
    @user-ph2sv9jf1z 6 หลายเดือนก่อน +8

    Abaska welcome back 😂

  • @nimomohamed5035
    @nimomohamed5035 6 หลายเดือนก่อน +6

    Wllhi gabadha udanbysa wxaan samaynlhaa bey samaysay boqorad ❤

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 6 หลายเดือนก่อน +2

      Xalimo niyad dhiska sad ugu ficntihiin kwrn😂😂

  • @xamdiabdullahi224
    @xamdiabdullahi224 6 หลายเดือนก่อน +13

    marwo buldhuq thanks yaqaay ani qof la caynaayo garab siiya markasto❤❤

  • @gudonfarahcabdi1900
    @gudonfarahcabdi1900 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ani ahan wxn Doran lahaa keydsane legend talent ayuu leyhy waa kuvwataa ❤❤❤

  • @user-mo4ii9tm9i
    @user-mo4ii9tm9i 6 หลายเดือนก่อน +4

    marwo buldhuq gabadha ugu farxada bdn wayay barnamish ee iida iyo afka cali ka maqan yihiin ma shidno

    • @Danteena17
      @Danteena17 6 หลายเดือนก่อน

      Gmail-kan wax yar ka hor ayaad sameysay somaha 😂

  • @CabdifitaaxTitanic252
    @CabdifitaaxTitanic252 6 หลายเดือนก่อน +3

    Kaydsane hibo madadaalo ayuu leeyahey booskii sooraan camal wuu gali karaa balse meelahaan hoose kor howgu kaco oo talent-giisa halkuu ku fiican how bato...See More

    • @abdiseed3363
      @abdiseed3363 6 หลายเดือนก่อน

      Nucas miya tahy 😂😂😂 soraan aaa war umada ka xisho 😂😂

  • @abuukarsabriye2436
    @abuukarsabriye2436 6 หลายเดือนก่อน +5

    Sakiin ey wataa ee guska yeey kaa jarin kulahaa keydsane funny 😂

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 6 หลายเดือนก่อน +5

    Afka cali😂😂😂😂😂 kaafi waalaga waalay😂😂😂 lkn caawa waaku dhacday😂

    • @user-sb4rs9ez2o
      @user-sb4rs9ez2o 6 หลายเดือนก่อน

      Afka cali iyo keydsane is so fanny 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ol5kf9ve2u
    @user-ol5kf9ve2u 6 หลายเดือนก่อน +4

    First comment plz 20 ma heli karaa like

  • @mubarikfarxan688
    @mubarikfarxan688 6 หลายเดือนก่อน +1

    Buldhuq habenkad dhalatay cawad dhaanta,😅 legendka wxn leeyahy maskin hooyadi qadisee RaGa iska Caabi💯🖐

  • @mursalmohamed6933
    @mursalmohamed6933 หลายเดือนก่อน

    Yahye Cali afka iyo kan garabkiisa taagan waa 2-bo jiihil wiilka say ugu gafeen xitaa waan iska badalay barnaamijkii. Waxeey u baahanyihiin in wax badan loo sheego hadii kale barnaamijkeey haleeynayaan. Thanks buldhuq saad ugu sharaxatay ubaxa.

  • @user-wn9tu6dm2m
    @user-wn9tu6dm2m 6 หลายเดือนก่อน +2

    Marwa buldhuq ❤legenad weye 100% waliga nin araga saas niyada ugudhis

  • @AamiinXasan-rg6ee
    @AamiinXasan-rg6ee 6 หลายเดือนก่อน +6

    Keeydsame never give up ❤❤

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 6 หลายเดือนก่อน +3

    Kaafi waxii ku halaan la yaabay kkkkkkkkk hore waxaay ugu dhacday abaska 😂😂😂😂😂

  • @user-ey6nh8zr7m
    @user-ey6nh8zr7m 6 หลายเดือนก่อน +2

    Welcome back aabaska❤

  • @user-cx9fw1qs9b
    @user-cx9fw1qs9b 6 หลายเดือนก่อน +6

    Nin rag ah walahi sidaa looma galo😢 bismilaah caadi ugu goobteen

    • @Dekaosmanesmail
      @Dekaosmanesmail 6 หลายเดือนก่อน

      🥺😢

    • @badraaxmed9621
      @badraaxmed9621 6 หลายเดือนก่อน

      Haa wlahi ciiLa iga qabtay anbo

    • @HiboHussein-so7xz
      @HiboHussein-so7xz 6 หลายเดือนก่อน

      Haaa wlhi afka Ali adi maba qof ceyni subaxan Allah

  • @user-fq7ws4xe9j
    @user-fq7ws4xe9j 6 หลายเดือนก่อน +6

    Alla keydsane Mid ma aha waa funny 😂😂😂

  • @user-jc1zn9ox1g
    @user-jc1zn9ox1g 6 หลายเดือนก่อน +3

    Buldhuq is not easy 😂

  • @Qaliyeymohamed
    @Qaliyeymohamed 6 หลายเดือนก่อน +6

    Only legend kaaaafi ❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 6 หลายเดือนก่อน +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @cabdalamoha223
    @cabdalamoha223 6 หลายเดือนก่อน +8

    Samaaliya waa wadanka ugu wayn dunida🎉

    • @khadarmaxmed-fv2lz
      @khadarmaxmed-fv2lz 6 หลายเดือนก่อน

      Yaah 😂😂

    • @MADARA111
      @MADARA111 6 หลายเดือนก่อน

      Yaaah ya kuso qaldey wllka😂

  • @Madridista686
    @Madridista686 6 หลายเดือนก่อน +1

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @bashaarbarakaysane2247
    @bashaarbarakaysane2247 6 หลายเดือนก่อน +2

    Afka ali sxb wlhi waxba lagama qaban karo best somali commend an

  • @user-oj8zy4hf5n
    @user-oj8zy4hf5n 6 หลายเดือนก่อน +4

    Yahye gabdha is astura ku dhe please

  • @xarbijr984
    @xarbijr984 6 หลายเดือนก่อน +5

    Keydsan iyo afka cali 😂😂😂😂

  • @bashiircabdirashiid
    @bashiircabdirashiid 6 หลายเดือนก่อน +2

    Buldhuq waxaa tahay dhameystiran dumar ❤❤❤

  • @user-lu6pq9qk1g
    @user-lu6pq9qk1g 6 หลายเดือนก่อน +4

    Kaafi is the best 😊

  • @Barwaaqo114-rz6xp
    @Barwaaqo114-rz6xp 6 หลายเดือนก่อน +6

    Abaska soolaabasho wacan

  • @maryanrun9555
    @maryanrun9555 6 หลายเดือนก่อน +2

    Xaraam laakiin abuuris ilaahey haku cayaarina

  • @nastehahaji5573
    @nastehahaji5573 6 หลายเดือนก่อน +1

    Barnaamijka so badi yaxye kaydsane iyo afka cali so funny wlhi la.antod nur mlhn 😂

  • @mohcade2754
    @mohcade2754 6 หลายเดือนก่อน +1

    Keydsane Sosial Media Waaa Ku Waalan Rabaa Waraaa Ceeb Waaye Wax Yaaabaha Aad Ku Hadlaysid Camerada Horteeeda
    GUS IYO WAX YAABAHA QAAR CAMERADA HORTEEEDA LAGAMA DHAHO HADANA DUMAR AA TAAGAN MEEESHA
    Yahye Ragaan Qaar Afka Ka Soo Toosi Before Camerada

  • @k9football634
    @k9football634 6 หลายเดือนก่อน +1

    Barnamij ka maxumo lkn gabdhaha hortooda in wax walbo lagu shego maqurxano ama lagu dhaho erayada qaar kaftan ka wuu jiraa lkn erayada qaar gabdhaha marke jogan halaga gabsado horay usoco adna yaxye

  • @user-hq9eq8im8z
    @user-hq9eq8im8z 6 หลายเดือนก่อน +2

    Kaafi doran laha wawil ad. U naxaris badan 😊❤

  • @user-sq2hz3lv9j
    @user-sq2hz3lv9j 6 หลายเดือนก่อน +2

    Afka cali is not easy🎉

  • @KayfIssa
    @KayfIssa 6 หลายเดือนก่อน +2

    Barnamijka waa barnamij fiican laakiin xadgudibka waa mamnuuc iyo qofka shaqsiyan in lo dhawaco

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 6 หลายเดือนก่อน +1

    Marwo buldhuq itaxan waye waqofta gabdhaha ugu shidan uguna dhibka badan magudbayasha 3da ah waxan ucodeyay kaytsane 😢😢😢😢

    • @apdifatahaaro6431
      @apdifatahaaro6431 6 หลายเดือนก่อน

      Adigu ma naag baad tahay waxey keydsane

    • @abdirisakfrance1605
      @abdirisakfrance1605 6 หลายเดือนก่อน

      @@apdifatahaaro6431 ma adan kusheegi lahaa hadaa

  • @user-gw8vo4lp1k
    @user-gw8vo4lp1k 6 หลายเดือนก่อน +2

    Marwo buldhuq almaas wlhi boqorad waaye 👋👋👋💖

  • @Nuurabdirisaaq
    @Nuurabdirisaaq 6 หลายเดือนก่อน +1

    Team sharma boy 100k is not easy

  • @muhsindaud1319
    @muhsindaud1319 6 หลายเดือนก่อน +2

    Alaa Almas mxey legemaat tahay 😂😂❤

  • @maqsuudaynte9947
    @maqsuudaynte9947 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abaska wan u xiiisey bro keep going ❤

  • @KayfIssa
    @KayfIssa 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan kaftan maahin waa ku xadgudubteen wiilka cusub waa inaa raali galisaan yaxye

  • @user-gp5xc4dy1q
    @user-gp5xc4dy1q 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ani waxan wata kaafi iyo deqbari ❤❤❤❤lajaminta❤❤❤

  • @barwaaqcabdilahidiriya707
    @barwaaqcabdilahidiriya707 6 หลายเดือนก่อน +1

    Legend kaafi
    Way iidha belan cawa cidu qurxdas ayay ka tagen

  • @user-xw1ff5pm2i
    @user-xw1ff5pm2i 6 หลายเดือนก่อน +1

    Walahii marwo buldhuq waa Gabadh aqli badan oo naxariistiyoo qof ah wiilka lacaayaye wey u cimaamade sharaf iyo karaamo

  • @user-iq8hl8lz5m
    @user-iq8hl8lz5m 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kaafi pro never gave up ok anigaba kudoran laha hadan hablaha boskoda tagnan lahaa hablaha mesha jogey malaha reer mii bey ahayee Doq na maba yaqaninba 😂😂😂

    • @MarcossBC-ml5ln
      @MarcossBC-ml5ln 6 หลายเดือนก่อน

      Saabirin ninkaan waa loo tashtey zxbey ka gaar😅😅

    • @user-iq8hl8lz5m
      @user-iq8hl8lz5m 6 หลายเดือนก่อน

      @@MarcossBC-ml5ln soma ahaa wllo waa nago xanun sanayanin 😂

    • @MarcossBC-ml5ln
      @MarcossBC-ml5ln 6 หลายเดือนก่อน

      @@user-iq8hl8lz5m lkin adi ka gaar dee saabirin 🤣🤣

  • @bobdylan8202
    @bobdylan8202 4 หลายเดือนก่อน +1

    Messi fans 100 🎉😅😅

  • @user-jy7rp3ub3h
    @user-jy7rp3ub3h 6 หลายเดือนก่อน

    Maryo buldhuq wa gari waxayna samaysay wax fican ❤❤
    Ele Abertawe ilahay la is kuma Cayo souad 🇩🇯

  • @user-tn2pz9ep7f
    @user-tn2pz9ep7f 6 หลายเดือนก่อน +1

    Yaxye sxb ii noolaad lkn mid ayaan kaa codsaa saayga iyo falaynbo halmar kurtood balami kashka xitaa liicaato sooraaci❤❤❤❤❤

  • @cabdiwalikhaliif4191
    @cabdiwalikhaliif4191 4 หลายเดือนก่อน +1

    kedaysan iyo afka cali haday ku qabataan waa kuu dhamaatay 😊

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 6 หลายเดือนก่อน +2

    Barnaamijka hadalka aqlaaq xumada ah intaan la duubin dhalinyarada halaga wacyi giliyo

  • @mohammedfeysalahmed
    @mohammedfeysalahmed 6 หลายเดือนก่อน +3

    ᴋᴀᴀғɪ ᴛʜᴇ ʟᴇɢᴇɴᴅ ❤

  • @Mohazocde10-pr4rz
    @Mohazocde10-pr4rz 6 หลายเดือนก่อน +1

    Missed legend hunter❤❤❤

  • @abdisalandiesha1566
    @abdisalandiesha1566 6 หลายเดือนก่อน +1

    Marwo buluq waa wataa waa shactiro😅😅

  • @ShabcaanFarxaan
    @ShabcaanFarxaan 6 หลายเดือนก่อน +2

    Kaafi kaafi kaafi❤❤❤❤❤❤

  • @user-jd2be2it3q
    @user-jd2be2it3q 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwan wax aqli leh meshan maba jogan asxabay 🤛🏻 yahya hunter wilka In la cayaa miya raali ka tahay bro

  • @inanti_abbe_abdy-qadir
    @inanti_abbe_abdy-qadir 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kaafi legend❤❤😊

  • @maryanrun9555
    @maryanrun9555 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah fariid walahi aad urabay inaa doorato❤❤❤❤

  • @user-hz6tk4bb6w
    @user-hz6tk4bb6w 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilkaa kawareejiyaa waa cusuub yaheee afka cali

  • @umulkhermahamed1431
    @umulkhermahamed1431 6 หลายเดือนก่อน

    Afka cali shactarowlo 😅lakin abaaska leğen welcome back ❤❤tagere buxo from you yahya huntr

  • @abuukarsabriye2436
    @abuukarsabriye2436 6 หลายเดือนก่อน +4

    Legend keydsane

  • @user-qw6ex1dq8r
    @user-qw6ex1dq8r 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kafi wilka mesha ugu shidan❤🎉

  • @Nimcozagalfaizal
    @Nimcozagalfaizal 6 หลายเดือนก่อน +1

    Barnaamijkaba hadaan arko in uu kaydsane ku jirro wa qasab in aan kuso celceshto
    Na dumaraw inanka maxa uga tagteen 😂😂

  • @rahmaabdi8755
    @rahmaabdi8755 6 หลายเดือนก่อน +2

    Kaafi kaafi kaafi kaafi kaafi kaafi kaafi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KayfIssa
    @KayfIssa 6 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi aqlaq ma qaban waan ka xanaqay uf waa inacsiiyeen barnamijka