9 GABDHOOD VS 8 WIIL || DOOORO QOFTAADA || HAL GABAR AYEE KA TAGEEN XANUUN WAYE WLH 😫.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    LAST SUBS: 733.805

ความคิดเห็น • 199

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter  5 หลายเดือนก่อน +67

    Waa kan channel ka dee baari halaso dhaweeyo 🙏 th-cam.com/video/P2D_fRssrmc/w-d-xo.htmlfeature=shared

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 5 หลายเดือนก่อน +4

      th-cam.com/users/shortsfr74tapx5SI?si=3BF24MTWINOHBtoQ

    • @maxamuudaxmad-hn5fn
      @maxamuudaxmad-hn5fn 3 หลายเดือนก่อน

      Buldhuq baa haraysa

  • @user-wl3fs6gc2c
    @user-wl3fs6gc2c 5 หลายเดือนก่อน +51

    Nabiga ku sali scw❤❤

    • @user-pr1uw1fh4g
      @user-pr1uw1fh4g 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wcs

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 5 หลายเดือนก่อน +1

      th-cam.com/users/shortsfr74tapx5SI?si=3BF24MTWINOHBtoQ

    • @anabnuur5521
      @anabnuur5521 5 หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @QADAR__LEO
    @QADAR__LEO 5 หลายเดือนก่อน +13

    Yahyow hadaa xariif thy idirska iitaabo noo keen sxp waa funny cimaamadiisa la heesan karinee😂😂😂😂😂😂

  • @user-uc6sf2bc8w
    @user-uc6sf2bc8w 5 หลายเดือนก่อน +25

    Wxn nigu soo dhawaynayaa bisha ramadaan ❤

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 5 หลายเดือนก่อน +1

      th-cam.com/users/shortsfr74tapx5SI?si=3BF24MTWINOHBtoQ

  • @user-fo3tc9xi5r
    @user-fo3tc9xi5r 5 หลายเดือนก่อน +14

    Legendary afka cali wll gabadha ereyga hadhihin
    Qalbiga u ilaali

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 5 หลายเดือนก่อน +3

      Wlh marku ku dhahay wa folxuntahay sifican ufiiri reactionka ay bixisay wadnaha hiq yiri lkn wa naag adag horey kaga gudubtay

  • @VihanNawal
    @VihanNawal 5 หลายเดือนก่อน +5

    Afka cali xablaha sdhaz cml loolama hadlo hta hada dhan dooranin qalbiga aya lo dhisa cz hadalka ad ku dhahaysit yay xumata uu fahmaayan HALIMO u re queen (waqti walbo caafimaad ku noolaw walashay)❤

  • @K_arbash
    @K_arbash 5 หลายเดือนก่อน +5

    Afka Ali xeerka dumarka waxba kama yaqan Gabar sikasto u foolxunthy Waa qalad in la dhaho waa folxunthy look at her emotion😢 siday halmar isku badashay

    • @HanadMohamett
      @HanadMohamett 5 หลายเดือนก่อน

      This is game pro😊

    • @user-bz4ws6pk9d
      @user-bz4ws6pk9d 4 หลายเดือนก่อน

      @@HanadMohamett haa waa Game hadana Xeerka Dumarka gabar gabar kale luguma horcaayo adigoo waliba aan dooran 😮afka Cali wuu ilduufay gabadha inuu ujiibiyo ma ahayn marwo buldhuq waayo way ka hadal badantahay 😊lkn gabadha laga tagaa qurxoon runtii

  • @user-rr9ol6rq7i
    @user-rr9ol6rq7i 5 หลายเดือนก่อน +5

    Gabdha hartay umesan qalmin horto balse funny waye😂 qarar kedana 90 ka waye😂

  • @cilmiilaahey1281
    @cilmiilaahey1281 5 หลายเดือนก่อน +11

    Gabadha u dambeysa she is very funny ❤❤❤

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 5 หลายเดือนก่อน +1

      th-cam.com/users/shortsfr74tapx5SI?si=3BF24MTWINOHBtoQ

  • @Barroow77
    @Barroow77 5 หลายเดือนก่อน +6

    Gabdha laga tagy aya ugu shidan wlh wax kle ma aysn uga tagin gabdhs way LA xifaltaman kuwa mesha iskgu yimd

    • @user-wi8uc3pv5j
      @user-wi8uc3pv5j 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waa run sidoo kle ayadaa ugu shidan

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ano dumar ah.aya leh iyada ugu shidan uguna caqli badan lkn hadan nimanka mesha tagan ahan laha wan qadanlaha gabadhas ila guur😂

    • @Barroow77
      @Barroow77 5 หลายเดือนก่อน

      @@quruxleyqalanjo5485 aad iyo aad na walshy hadane wat furfuranthy inbdn argay

    • @Barroow77
      @Barroow77 5 หลายเดือนก่อน

      @@user-wi8uc3pv5j aad iyo aad libaax

    • @user-wi8uc3pv5j
      @user-wi8uc3pv5j 5 หลายเดือนก่อน

      @@quruxleyqalanjo5485 ma ila aragtay

  • @mohamedcabdi7209
    @mohamedcabdi7209 5 หลายเดือนก่อน +6

    Gabadha hartay ugu shidan 💯🙌

  • @walalkamilini8386
    @walalkamilini8386 5 หลายเดือนก่อน +12

    Afka cali lkn gabadha sas hadhihin inkasto iskakaftan tahy lkn gabadha wad fulxuntahy lamadho

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 5 หลายเดือนก่อน +2

      Sidey wajigeda noqday eeg marku sidaas kuyiri

    • @hanadabdi5024
      @hanadabdi5024 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry wlhi

  • @Sigma_male0000
    @Sigma_male0000 5 หลายเดือนก่อน +6

    24:37 , waxaasi self attack 😢afka cali ka xishoo gabdhaha

  • @Fataxo7
    @Fataxo7 5 หลายเดือนก่อน +7

    Waabisada ciyaalka xafada waa gabadha aa yahye muqaladisa darteed a udawado😄

  • @user-tm7iq2kx7b
    @user-tm7iq2kx7b 5 หลายเดือนก่อน +6

    RAMADAN KARIIM

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 5 หลายเดือนก่อน +24

    YAHYE HANTER is not easy 😢❤

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 5 หลายเดือนก่อน +3

      th-cam.com/users/shortsfr74tapx5SI?si=3BF24MTWINOHBtoQ

    • @AxmedsIbrahin
      @AxmedsIbrahin 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 5 หลายเดือนก่อน +4

    Xaliimo oh my garoor waa ku wataa ❤❤❤

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 5 หลายเดือนก่อน +1

    Yahye hunter Coming soon 800k I.n ❤❤❤

  • @user-wi8uc3pv5j
    @user-wi8uc3pv5j 5 หลายเดือนก่อน +4

    Xaliimo Qatar waaye ❤

  • @KhadarMaxamedCabdi-je2cr
    @KhadarMaxamedCabdi-je2cr 4 หลายเดือนก่อน

    Yaxye hantar mormar wanaagsan dhiirigaliye dhalin yarta dooro hadii la I odhan lahaa 1❤❤❤waa adi sxb

  • @user-nq5qi2qc1r
    @user-nq5qi2qc1r 5 หลายเดือนก่อน +8

    Qofkii ugu horeeyee daawada waa aniga

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 5 หลายเดือนก่อน +1

      th-cam.com/users/shortsfr74tapx5SI?si=3BF24MTWINOHBtoQ

  • @IssaAhmed-xy2xc
    @IssaAhmed-xy2xc 5 หลายเดือนก่อน +4

    Majid balala legend keep going ❤

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 5 หลายเดือนก่อน +1

      th-cam.com/users/shortsfr74tapx5SI?si=3BF24MTWINOHBtoQ

  • @isseali-lk5id
    @isseali-lk5id 5 หลายเดือนก่อน +1

    Yahey hunter mario buldhuq qusulkeeda Ayan kahelay ❤

  • @user-sp6db3rz6s
    @user-sp6db3rz6s 5 หลายเดือนก่อน +2

    Qosolka Jakarta another level waaye ehe ehee😂😂😂😂😂

  • @marwaanjowhar3572
    @marwaanjowhar3572 5 หลายเดือนก่อน +1

    Yahye adiga iyo gabdhahaba dulqadkina wa one thousand, midka dhadhanka hadad keentaan.

  • @abdiali9171
    @abdiali9171 5 หลายเดือนก่อน +3

    Afka cali hablaha erey lo qurin ayaa ku dhahday kaftankii raga ayaa mesha latimid waxaan camal marlabaad ninyahow habalaha ha dhihin

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 5 หลายเดือนก่อน

      😂calol adka wuxu sidedaba hadalada qariibka ah o meldhaw lagaso qabtay o gambad laheyn baniadamka laguma dhaho wayo wadney leyihin kadis hadad udhahdo kadis unaxayan

  • @user-hp3eg3qy9y
    @user-hp3eg3qy9y 5 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi Halimo is the prettiest and i swear on god i would 100% take her over any of the girls in the video in any day she has a pretty face she is slim and young and also a confident girl that stands up for herself but i don't have money now if i had i would have married her and plus all the guys in the video aren't even her type they just know how to sing a song they have memorized before the video

    • @shamsom1431
      @shamsom1431 5 หลายเดือนก่อน +1

      Shukran walalka am her sister Anyway thanks 4 that

    • @user-hp3eg3qy9y
      @user-hp3eg3qy9y 5 หลายเดือนก่อน

      @@shamsom1431 pass my Salam to her and tell her to be herself and not change for others but only for allah

  • @user-fr4jd7qq5v
    @user-fr4jd7qq5v 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wllhi runtii gawar ta harte iney harto muma qalto lkn wey dhacday lkn hadta aniga jogi lahay fati wan ayaa ii ah lehed my queen

  • @user-bz4ws6pk9d
    @user-bz4ws6pk9d 4 หลายเดือนก่อน

    Aka Cali xeerka dumarka baro😮 1/ waligaa gabadh gabdho hortood haku caayin waligeed ilaabi mayso wlhi waloowba ay kaftan tahay hadana marxaladan ookale gabadha taagan wax kale ayay kafikiraysaa inaad doorato ayay ahayd😮 marwo buldhuq iyada kaftan layisku boojedne 😅lkn gabadha hadalka yar xushmeee❤ waana qurux ley wlhi iyo Caqli

  • @user-tp1uy8br7n
    @user-tp1uy8br7n 4 หลายเดือนก่อน

    Legendary afka cali wll gabadha ereyga hadhihih Qalbiga u ilaali

  • @Eng-AliYuusuf-bo5fq
    @Eng-AliYuusuf-bo5fq 5 หลายเดือนก่อน +2

    Jakaarta dhaandhaan waa runtii

  • @user-kr9yd2gw6c
    @user-kr9yd2gw6c 5 หลายเดือนก่อน +2

    Dhadhan weeye jakaaarta😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdiraxmaanyuusuf
    @cabdiraxmaanyuusuf 5 หลายเดือนก่อน +2

    H.wse gabadha udanbeyso xaa ubahdileysiin😂

  • @user-jq8bc3zx9x
    @user-jq8bc3zx9x 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ceela yaa mali jiray afka cali dig toore❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-no3yw3om9s
    @user-no3yw3om9s 5 หลายเดือนก่อน +1

    Keydsane hadu mesha kujirin qosol maleh😂

  • @supeiromar4654
    @supeiromar4654 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah fantahda

  • @abdiraxmanxulbaale1349
    @abdiraxmanxulbaale1349 5 หลายเดือนก่อน +1

    Respect Deeq baari💙

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 5 หลายเดือนก่อน +1

    Yaxyow barnamijka Gabdhaha Ladoranayo balala kuheysto Sababto ah marka wilasha ladoranayo lamadorto😊😊

  • @Muhanat744
    @Muhanat744 5 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhi aan ugu jecla aya hartay gabadhan waa dookheyga dadka waakala dookh runti

  • @user-bz4ws6pk9d
    @user-bz4ws6pk9d 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan waa Game lkn gabadha hartay waay wurxoontahay wlhi ❤ lkn waa gabadh dagan oo aqoonleh 🎉 xishood iyo hadal yaraan baa kamuuqata iyo daganaan markay soo hartay hadalada qaar Afka Cali inuu ku dhaho mayahayn xariif maaha xeerka dumarka wax kayaqaan gabdhaha layskuma hor bahdilo way qurxoontahay runtii

  • @user-py1xi9js8c
    @user-py1xi9js8c 5 หลายเดือนก่อน +2

    Qoftaan mahesesa mise wey shekenesaa😂

  • @Teams__2024
    @Teams__2024 5 หลายเดือนก่อน +4

    Marwo buldhuq wad haree 😂😂😂

  • @feis9082
    @feis9082 4 หลายเดือนก่อน

    Jah yah toure yani bari af somali 10-01-1995

  • @MaxamedSlaadxasan
    @MaxamedSlaadxasan 4 หลายเดือนก่อน

    Yaxye hantar.horay usoco
    Zxb gul io gobanimo❤❤❤❤❤❤

  • @KheirowIbrahim-es6zv
    @KheirowIbrahim-es6zv 5 หลายเดือนก่อน

    Marwa bulduq the smile keeper and innocent lady

  • @mohamedabdullahi7983
    @mohamedabdullahi7983 5 หลายเดือนก่อน +1

    Marwa buldhuq hadi ay so harto wlhi nasib malahan waayo gamki horey way ogudambeyse 😅😅😅

  • @TheSamiya17
    @TheSamiya17 4 หลายเดือนก่อน

    marwo buldhuq not easy ayada videoga shideeso 😂😂❤

  • @user-wc3hg8jd2u
    @user-wc3hg8jd2u 5 หลายเดือนก่อน +1

    Oo saddexdaH video HaL Happen La sameenasH team another LeveL😂

  • @ibnoomar88
    @ibnoomar88 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wlh ani hadan Ku jiri laha gabadha laga dooran laha wa tan meesha ugu yar

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 5 หลายเดือนก่อน

      Yaa uyar marka taasaaba laisku heyataye o sual ahe😂

  • @user-kv9oh9go9n
    @user-kv9oh9go9n 5 หลายเดือนก่อน +1

    KEEDSANE WAA LOOXIISAY❤

  • @user-uh6bj1lh9i
    @user-uh6bj1lh9i 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha wayi wayey ❤

  • @FahiimaSulub
    @FahiimaSulub 17 วันที่ผ่านมา

    buldhuq qosolku kuu ma fiicna hoortaa kaalay ixiii maxaa la tiraahdaa inoo sheeg ku dheh yahyow

  • @Cabdifataaxtaaxo-ug3ks
    @Cabdifataaxtaaxo-ug3ks 3 หลายเดือนก่อน

    taa ana raba ihaya wa usoo socda😅

  • @wllmoha5756
    @wllmoha5756 5 หลายเดือนก่อน

    Afka cali marwa boldhuq waan kula haystaaa😂

  • @user-ey6lj7wi3s
    @user-ey6lj7wi3s 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaas waa mis kiin inlagatagi ma eheen

  • @Habon696
    @Habon696 5 หลายเดือนก่อน

    Welcome Al fanaan keep going

  • @cabdiraxmaanabdire
    @cabdiraxmaanabdire 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qofka 2 baad eedaawadame

  • @user-sm6mc8iw2u
    @user-sm6mc8iw2u 5 หลายเดือนก่อน

    The last day is another level.but for me I could say you're wising you're future because every man wish to have a lady not in social media

  • @ApdilahiMagare
    @ApdilahiMagare 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ware jikaarta magaca no dhig 😮😊

  • @abdirahmanahmed7959
    @abdirahmanahmed7959 5 หลายเดือนก่อน +1

    Inta hesaha isdhafisa 😂

  • @naajiboy4404
    @naajiboy4404 5 หลายเดือนก่อน +1

    Indo diqo ayy lugaha lagashaay😂😂😂

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o 5 หลายเดือนก่อน +3

    Dhaqan xumo weeye waxan hablo guryahiina jooga

    • @haniahmet2407
      @haniahmet2407 5 หลายเดือนก่อน

      Dhaqan xumo aaad iyo aad walipa lkn dadka inta fahansanbaa yer

  • @FaraxXuseen-bz8pb
    @FaraxXuseen-bz8pb 5 หลายเดือนก่อน +1

    Geel yaa maali jiray😂😂

  • @user-ok2gg5kb4f
    @user-ok2gg5kb4f 5 หลายเดือนก่อน

    Jah jah 9:06

  • @hassanarsalaan7650
    @hassanarsalaan7650 5 หลายเดือนก่อน +1

    Afka Ali its wrong in aaad gabadha saas kudhahdo wayo gabadhahu qalbigodu waa jilicsanyhy

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 5 หลายเดือนก่อน +1

      😢wey naxday lkn wa gabar caqliley ah wey iska qabatay😊

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 5 หลายเดือนก่อน

    hhh mss buldhuq iyo afka ali ilahow jaanis hanagu siin😂😂

  • @AbdiKariim-tg2oe
    @AbdiKariim-tg2oe 5 หลายเดือนก่อน

    Yaxya miss keydsane walai❤❤❤❤

  • @user-eq1mz2oh3q
    @user-eq1mz2oh3q 5 หลายเดือนก่อน

    Inta hada fiirsoosa waanii salaamay😂

  • @CaliIbrahim-uv8js
    @CaliIbrahim-uv8js 5 หลายเดือนก่อน +1

    Deeq wel😊

  • @hamzaabdullahi1154
    @hamzaabdullahi1154 5 หลายเดือนก่อน +2

    Abaska aawey hee xaguu aadey keydsanena aawey isagana lama arkee ayaamahan

    • @user-KAARTO
      @user-KAARTO 5 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhhhh

  • @MachkourAbdichakour
    @MachkourAbdichakour 3 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SamsamSaalax-pq5hq
    @SamsamSaalax-pq5hq 2 หลายเดือนก่อน

    Yahya iyo iyaada waayo 😂😂😂😅😅

  • @901kareem
    @901kareem 5 หลายเดือนก่อน

    I’ll accept the last one , best for last!

  • @user-KAARTO
    @user-KAARTO 5 หลายเดือนก่อน

    Muuqaalka inta jakaarta kaga jiro maba daawan karo jil jil canaa qofku ma dhoociluu ku.soo dhex koray 😂😂😂😂

  • @umulkhermahamed1431
    @umulkhermahamed1431 5 หลายเดือนก่อน

    Where’s geet sani 😢😢😢😢

  • @user-jn3gu4li1r
    @user-jn3gu4li1r 5 หลายเดือนก่อน

    Gabdhahaan midbaad lambarkeeda isoo qortid

  • @garaadka4573
    @garaadka4573 5 หลายเดือนก่อน

    Afka cali Xeerka Raga Baro 🙌❌️

  • @user-ez5kk4hb5c
    @user-ez5kk4hb5c 5 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan

  • @AbdiOsman-rh6dk
    @AbdiOsman-rh6dk 5 หลายเดือนก่อน

    Afka Ali gela ya maligireh❤❤

  • @user-bz4ws6pk9d
    @user-bz4ws6pk9d 4 หลายเดือนก่อน +1

    23:23😢 baaqa indhaha ama Body language ka gabadha fiiri walow ay Game tahay hadana gabadha yar inla doorto bay rabtaa Waayo marwo buldhuq kaftan keeda ayay ku sii taagnaan kartaa😮afka cali xeerka dumarka waxba kama yaqaan wlhi😮wtf

  • @naimasamatar6457
    @naimasamatar6457 5 หลายเดือนก่อน

    Marka wilasha ladooranaa ayeey qurux badan tahay

  • @leylamohamed2689
    @leylamohamed2689 5 หลายเดือนก่อน

    Horta reer muqdisho waxaan maahee talent kale ma lahan miyaa 🤔

  • @dayibcali14
    @dayibcali14 5 หลายเดือนก่อน

    Nesteehoo indhoo is not easy.wankusalami

  • @AbdiCasiz
    @AbdiCasiz 4 หลายเดือนก่อน

    Qofta taroxada codkeda❤

  • @user-pe3gw8xb1p
    @user-pe3gw8xb1p 5 หลายเดือนก่อน +1

    Yaxyow Jikarto JiLinka naga Hagajidhe qofku maxaL buu cabaY 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😮😮😮

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 5 หลายเดือนก่อน +1

    Keydsane walashis waa lasoo helay

  • @QADAR__LEO
    @QADAR__LEO 5 หลายเดือนก่อน

    Qofta u danpeeso caadi ma ahan😂😂

  • @khadardayib7476
    @khadardayib7476 4 หลายเดือนก่อน

    Qaaaq heesaha waxay cod xumaa

  • @user-sb2rz1gx5r
    @user-sb2rz1gx5r 5 หลายเดือนก่อน

    Yaxye Fiiri afka Cali iyo marwo buldhuq ma is sugan micnaha markasto

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 5 หลายเดือนก่อน

    Balaala waa fanaan coda u fadhiyo 😂😂😂😂😂

  • @user-vk1bj7mg5s
    @user-vk1bj7mg5s 5 หลายเดือนก่อน

    Mya wlhi qruxy ee indha maqabn kuwane makuso doonan kra aniga

  • @karamaofficial7947
    @karamaofficial7947 5 หลายเดือนก่อน

    Qarcaasi qac buu ka yeedh siiyay inanta😂

  • @user-nm8qz1vm7r
    @user-nm8qz1vm7r 5 หลายเดือนก่อน

    Yaxyow tagero ayan kuu ahay

  • @khadarcadde5246
    @khadarcadde5246 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂 afka cali sifiican maad yeelin gabadha qalbigaad jabisey waliba gabadhu lacag doon bay ahayd abalkeeda baana lamariyey 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ps4rg5kq7s
    @user-ps4rg5kq7s 5 หลายเดือนก่อน

    Kadaaya ClLaahi jikaarta

  • @user-up9es1qx5u
    @user-up9es1qx5u 5 หลายเดือนก่อน

    😮😮

  • @user-tm7iq2kx7b
    @user-tm7iq2kx7b 5 หลายเดือนก่อน

    Hdey nagihii nimankii cadcaday oo dher aden nimanki Madoway oo gaban mxa umaqan 😅 oo kow ka ahy

  • @user-up4ot9vz1r
    @user-up4ot9vz1r 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc.wllkey.yaxye.setahay❤

    • @user-pe3gw8xb1p
      @user-pe3gw8xb1p 5 หลายเดือนก่อน

      setaHayda mezha baa gurigu jarkad moday😅😅😅😅

    • @sayid5352
      @sayid5352 5 หลายเดือนก่อน

      wcs lambarkadi away😂

    • @user-up4ot9vz1r
      @user-up4ot9vz1r 5 หลายเดือนก่อน

      Maxakawada.walal

    • @user-up4ot9vz1r
      @user-up4ot9vz1r 5 หลายเดือนก่อน

      Marata

  • @SafarHappy1
    @SafarHappy1 5 หลายเดือนก่อน

    Afka cali filmki mann amir khan ayuu isoo xasuusiyey waxana kusoo xusustaa walalkey cali shamurey haadka samada duuliyo hibashada kalgacalka ka heybinayo ma hurdu habeenki ma harsado dharartii hadal ku dhameyo ku meershey mirahoo maqashaye ma heysaa ........oo 10 gabar loo dirayey😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CumarXasan-jt8xw
    @CumarXasan-jt8xw 5 หลายเดือนก่อน

    Keydsane aaway