Kusoo dhawaada isir raaca soomalida Murusade ilaa hawiye Qeybtii 2aad iyo abwaan garaad nuur xuseen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 84

  • @abdisilva3814
    @abdisilva3814 3 ปีที่แล้ว +24

    Hanmaal waxna wa saxdeen waxna wa ka tagteen marka kowaad sabti iyo foorculus waa ilma waceys jeele warwaaq ximyar xayle makahsan waceyle kalibaar mursal wadeere karanle. Oo warwaaq ka bilaawdeen tan xigto abakar waa siciid codweyne iyo israfiil. Oo labo ma ahan wa sadax
    Cabdale sabti waa naxriis waaq iyo xasan Labada aad sheegtay ee ilka gaduud iyo absuge waa ilma xasan cabdale habar idinle iyadu wa saxdeen oo wa ayaansame iyo gumcadle dhanka foorculus aad baad u qaladay wax badan foorculus waa sadax daguuro Ahmed= foorculus hilibi= maxamed foorculus habar ceyno = ebakar foorculus. Tusaalaha ekaasho ee hilibi darandoole iyo hilibi maxamed wuxu ahaa mid aan jirin. Labada beloodba ma lahan israfiil oo hilibi maxamed waa cumar isxijiwaaq xasan isxijiwaaq iyo qanyare isxijiwaaq. Dhanka habar ceyno magaca aad radineysid waa ebakar foorculus ilma ebakar foorculus waa iskashato tashiil waaq celi tashiil waaq iyo cariif=cirbo yar tashiil waaq. Dhanka samaale wax aad qaladeen wa jiraan waa ku mahadsantihiin dadaalkina wabilahi towfiiq

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว

      Walaloow kuwa ugaas yada ah way naga soo caroodeen walaahi waana lafda uu ka dhashay fanaanka Jube way naga doleebeen waana wax kawada og yahay awoow good baana ka habaray inay sheegdan qabiil kooda runda ah waxaan jeclaan lahaa inay usoo noqdoon meesha ay ku nasab sadaan reer dolkay

    • @aliartan2661
      @aliartan2661 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaanabdulkadir5363 walood waatay cabdulqaadir juba iyo ugaasyada maxaa iska galay sabti iyo foorculus eyba kala yihiine🤣🤣

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว

      @@aliartan2661 maxad ii cayay saa ani makal aqaani cidaas lakiin waxaan maqlay inay ku jiraan qabiil qabiil kiisi kasoo carooday waana lafda uu yahay fanaan ka juba marka ama si fiican oo soomali nimo ah wax iigu sheeg ama iska dhaaf

    • @abdisilva3814
      @abdisilva3814 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaanabdulkadir5363 waxaa u maleyn in wax ka qaldanyihiin waxa xustay in Reer ugaas niga maqanyihiin hadane waxa tiri juba ka dhashay jubane ma ahan nin Reer ugaas eh waa nin Ibrahiim maxamuud eh beesha Reer ugaasne waa niwan Celi eh oo habar ceynaa Beesha murusade sida qalibka wa beel aan laheen so raac waa laga yabaa qoysas nala dhiig baxo in ey jiraan lkn walaalo ma jiro Reer caro noogu yimi oo so tolooway waa mahadsantahay

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว

      @@abdisilva3814 sax ani qabiilada makala aqaani xadaa kayga makala aqaani walahi qof yar na ma ahi ee waanan danaynin qabiil marka aboowe waxaan maqlay waa.lafda jubo ka dhashay soomali waaba wada waalo hal oday baa nawada dhaly ee dad kaa been sheegaya

  • @cabdihabby5759
    @cabdihabby5759 3 ปีที่แล้ว +26

    4 qooblenimo alle ha igu dilo qabiilku ceeeeb mahan qabyaalda xun barasho wcn reer tolkey 3&9 mahadsanidin sxbyl

    • @omhajar69
      @omhajar69 3 ปีที่แล้ว +2

      Muslimnimo🙏

    • @ubahhamda2127
      @ubahhamda2127 2 ปีที่แล้ว +3

      Habr mxmed nimo 💪

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว +2

      Muslin nimo ma dhah di doo daasa ku anfacaysee markad dhimadid

  • @Joshua.Anthonny
    @Joshua.Anthonny 4 ปีที่แล้ว +14

    Murusadinimo👍👍👍👍

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 2 ปีที่แล้ว

    ASC Mansha Allah habar ceeno waxa ay u kala baxda celi iyo ciba- yar iyo iskaashato, celi waxuu kala baxa tolwryne celi iyo yeber celi ,tolwryne celi waxa waxaa reer ugaas iyo faqxasan in marka,khaladay wax yar ee sida ogow Garaad waana Ku mahad santahay sida aad u Kala sheegtay Aabahey baa ii kala baray Aallya rahma Thanks Garaad Thanks ❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️ i

  • @143-k1d
    @143-k1d ปีที่แล้ว

    Masha-allah Walaalahee A/S A/lahi Kheyraad Iyo Abwaan Garaad Waa Nii Salaamay

  • @ibrahimbarre3426
    @ibrahimbarre3426 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sax waaye Hawiye 6 waye Dir iriir samale la dhashtay IYO 9 Samale hil Abroone

  • @jeylaaniaabow4324
    @jeylaaniaabow4324 5 หลายเดือนก่อน

    Ibraahim sabti ii kala sheekh

  • @mogadishomovementsmedia4781
    @mogadishomovementsmedia4781 3 ปีที่แล้ว +8

    Siifcn u sharaf abwaan murusade waa curade

  • @jeylaaniaabow4324
    @jeylaaniaabow4324 5 หลายเดือนก่อน

    Ibraahim sabti ii kala qaad waxa aan rabaa in aan barto

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 2 ปีที่แล้ว

    ASC habar ceeno waa (Ahmed foolculus)
    Iyo hilibi iyo daguuro oo ah (Mahamed foolculus)
    Thanks 👍🙏👍🙏👍

  • @maryamjama5179
    @maryamjama5179 ปีที่แล้ว

    Beelweynta sh Cabdalle iyo sheekh Cawareere Sacad siciid Maxamed Waxa ka dhashay Xaaf, Cabdillahi Ciise, Roble Caydiid Garaad, Dhabancad, Wasiir fiqi, Waa beesha sheekh Cabdalle iyo sheekh Cawareere Sacad Dagan Mudug
    Meel kama soo galaan Qabiil kale.Waxa cadayn ku ah Abtirka

  • @saidaali412
    @saidaali412 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa mahadsan tahay taariiq ayaan kaa bartey

  • @lulali6059
    @lulali6059 ปีที่แล้ว

    Labadaan nin waaba ay isku eg yihiin ma isla dhasheen. Yaa ila arkey👍👍👍 like

  • @abshircabdule2988
    @abshircabdule2988 ปีที่แล้ว

    Mid.aa.ka.ilobay.
    Algal.somadhisin
    Soomaali...oo.dhan
    Aa.soo.dhistay..burbontifay.wa..ku.salama.abwan

  • @MohamedHassan-d7w5b
    @MohamedHassan-d7w5b 16 วันที่ผ่านมา

    Bahda waa habar odogu magicii

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC Murusade waxaa la yiraahda (mursal) karanle
    Thanks 🙏🙏🙏 🙏🙏🙏

  • @cabdikariinfaraxqanyare725
    @cabdikariinfaraxqanyare725 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan waa 3abakar 1codweyne 2 israafiil 3 siciid abakar sixid wacan from murusade

  • @amiinkacali25
    @amiinkacali25 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlh shaki aa gelisay oo waxaanba is dhahay miyaada foor culus aheyn
    Ok hadda waan ogaaday inaa Eybakar foor culus ahay yees

    • @abdiaziz1447
      @abdiaziz1447 2 ปีที่แล้ว

      abti mcn🥰🥰🥰

  • @AfraxJabaney
    @AfraxJabaney 9 หลายเดือนก่อน

    LAAn dheere waa murusade

  • @mohangostoso5692
    @mohangostoso5692 2 ปีที่แล้ว

    Qalad badan ku jira ee fadlan soo saxa oo qof aqoon uleh cidda ad ka hadleysaan keena plz🇸🇴

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih 2 ปีที่แล้ว

      Adigoo ah ?

  • @143-k1d
    @143-k1d ปีที่แล้ว

    Abwaan Garaad Iyo A/lahi Kheyraad Aniga Maxamed Xaaji Aa Ahay Meysaare Ka Yimid Ma'ihi Nin La Raadi Haayo Isir Kiisa

  • @prinsessanbabe3326
    @prinsessanbabe3326 3 ปีที่แล้ว +3

    👍🏽👍🏽👍🏽

  • @calinuurnaasir2559
    @calinuurnaasir2559 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allh

  • @ahmedabdi3064
    @ahmedabdi3064 6 หลายเดือนก่อน

    Murusade waa mursal karanle, abwaan

  • @nadinabshir9894
    @nadinabshir9894 2 ปีที่แล้ว +2

    Ceebey kaalay
    Walaal keey arinkaan
    Karali noqo

  • @amiinkacali25
    @amiinkacali25 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabee aniga waxaan wa ku wareeree habarhaan la sheeg sheego maxee yihiin
    Oo haddane magac nimeed laga hor marinaa iga jaahil bixiya yaaqeey

  • @muhammadade7336
    @muhammadade7336 4 ปีที่แล้ว +4

    Xagaa habar caynoo wuu hafay
    Abwanku
    Habartu waa habar foor culus
    Ceenata abgaalna waxa loodhahay waxay dhaleen wacaysle
    Imuhuna waa ilma foorculus

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 3 ปีที่แล้ว +4

    Soomaalidhu waa wadha famil marka mexeey isku bursadan yaab iyo amakaag....

    • @yusufmohudeinabdulle7062
      @yusufmohudeinabdulle7062 3 ปีที่แล้ว +1

      Hortaa baan la dhakafaaray. Wllaahi waa duul shaqo ka dhigtay isdabarjar

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 ปีที่แล้ว

      @@yusufmohudeinabdulle7062 aad iyo aad bro

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 ปีที่แล้ว

    Abroone samafale maxamed meeshaas ay somali kagalaan

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว +2

    Murursade laf baa nooga maqan waana lafda uu ka dhashay juba

    • @ismailomar7156
      @ismailomar7156 ปีที่แล้ว

      Lafta idinka kaaga maqan magaceed

    • @MohamedKeeble
      @MohamedKeeble 8 หลายเดือนก่อน

      Bastar ayaa tahay naga dhamaaw

  • @khalud1272
    @khalud1272 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan aqoonta qabika dhexdiisawaa ku yartahay, warysiyada nuucaan oo kaleَ markaa qaadeysid dad aqoob fiican u leh raadi hadda ka dib

  • @duceysaninahaji8850
    @duceysaninahaji8850 3 ปีที่แล้ว +2

    War kan yuu yahay doqon kaa Murusade kalamaba yaqaane Habar Ceyno magaceeda saxdaa Waa ebakar Foorculus Ceyno Waa ebakar Foorculus hooyadiis mida kale gadafley faqxasan iyo Reer Ugaas maha Ee Waa Tolweyn Celi gadefley iyo faqxasan iyo Reer Ugaas wa Niman simanoo walala mida kale Murusade waxaa ugu badan waaa Habar ceyno ama ebakar Foorculus kaa utaqaan Ee dadka hadaadan kala aqoon soo baro Ish😡

  • @farhiyaelaabe199
    @farhiyaelaabe199 ปีที่แล้ว

    Saciid Akbar away

  • @maryamjama5179
    @maryamjama5179 ปีที่แล้ว

    Hg madarkicis hiraab Waxa ka dhashay xasan dahir Aweys Galaal qoor qoor Mahad salaad idhacade Abshir Bukhaari Waa beesha hg madarkicis hiraab Waxay Dagaan Galgaduud.

  • @abdishakur4641
    @abdishakur4641 4 ปีที่แล้ว +3

    Faida karabna

  • @anabahmed3346
    @anabahmed3346 4 ปีที่แล้ว +3

    Been badanaa gadafleey waa rees Ugaas ku yeh bisinka dadka beenta ka dhaafa subxaana Allaah

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 3 ปีที่แล้ว +2

    Magucu waa Jambeelle ee ma aha Gambeelle

    • @hanmaalmedia5057
      @hanmaalmedia5057  3 ปีที่แล้ว +1

      insha allah waan kusoo dhaweynayaaa mudane

  • @Arag2025
    @Arag2025 2 ปีที่แล้ว

    Abakar waa Qaladay Waa Sadax Codweyne
    Israafiil
    Saciid
    Waxaa ka tagten saciid

  • @دارالنصيحه
    @دارالنصيحه ปีที่แล้ว

    Wax ka soo baro murusade waxba kama taqaanide

  • @SahroXasan-o3s
    @SahroXasan-o3s ปีที่แล้ว

    Abakar hacunina labo wuukabadan yahay mataqaanid

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 4 หลายเดือนก่อน

    Somalida xita qofka somaliga cida uu yahay qabiilkiis sificn uma yaqnaan wlh jahiliin ayaa nahay Marka aad wax qorin aan tariiq lakaga tagin ama book aan lagu qorin waa iska sidaas jahilinimo cad waye somalida naheyso adunka waxaba laqoraa qofksta hada wuu inuu barta cida uu yahay waa sax Lkn qabaylad aa xun adigoo sificn qabiilka aa tahy inaad ka hadasho waa jahilin somalida oo dhan sidas aye ubadan yihiin xita dagalada aan dariska laganey sida etobiya xita lama qorin school ayaa lagu dhiga wadamada marku dagaal lagalo dadkiisa iskuulada shacabka lagu baraa Lkn anka inaan dagalada aan lagaley etobiya waa inan iskuulada ku dhignaa jahilinimada inan ka tagano aqoon waa wax qoris qofka markuu wax qoro waxuu garnayaa siduu hormar ku gaaro shacabkiisa latuso iney wax bartan. Cadow ey leyihiin tariiq xasuus qor CML Lkn anka waxaas mamba naqaano waa doqonimo

  • @umucikrama7756
    @umucikrama7756 2 ปีที่แล้ว

    Ben badanaa ninkan yaa naga qabta weligey nin wejiga ilaahey wuxu waa qiyaas

  • @maryamjama5179
    @maryamjama5179 ปีที่แล้ว

    MADARKICIS HIRAAB WUXUU DHALAY 4 BEELOOD
    CAYR IYO SURUUR ISKU HOOYO BAH CASHO HG
    IYO BAHABGAAL SALEEBAN MADARKICIS IYO SIFAADLE MADARKICIS HIRAAB.
    WAXA KA DHASHAY XASAN DAHIR AWEYS GALAAL QOOR QOOR MAHAD SALAAD IDHACADE ABSHIR BUKHAARI WAA ISKU QABIIL BEESHA MADARKICIS HIRAAB

  • @onafrica3817
    @onafrica3817 2 ปีที่แล้ว

    odoygaan waxba kala mayaqaan abaker meeqo ku sheegay abaker waa 4 laf

  • @HasanFiidow-k5b
    @HasanFiidow-k5b 10 หลายเดือนก่อน

    Waryaa wax aad aqoon ulaheen haka hadlin moxoga bis ayaa taqaanaa hanagu rafan xoolo yahoow

    • @jeylaaniaabow4324
      @jeylaaniaabow4324 5 หลายเดือนก่อน

      Saxib ibraahim sabti ii kala sheekh ado mahadsan

  • @somaliguyaweys4962
    @somaliguyaweys4962 ปีที่แล้ว

    Siciid Na aa way

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว

    Daran doole kuwa ugaas yada ah miyaa

  • @cerritfiedpirate3537
    @cerritfiedpirate3537 3 ปีที่แล้ว

    Faduma Karanle Hawiya
    waa Hooyadii
    Raage Maxamuud “dame” Gorgarte Hawiye
    Abtiris Hiraab
    Hiraab Madable Ab-kaal Berdaale Sacmaale Sarire Baraxow “ Dame” Maxamuud
    Maxamed Gorgaarte waa Sab
    Reerka Waa laga saaray
    Curudka khalaad buu galay
    Dame ayaa ku diray odeyga
    Maxamed wa la xumeeyay
    Reerka ayuu ka tagay
    Curudka inkaartiisab baa Dame gorgaarte ku dhacday
    Ma sidaas baa unuka laangaab ku noqonay
    Dame ilaa Hiraab
    Waa 8 Jiil Generation
    8 generations only 1 Descendants farac
    8 generations 🥺 of laangaab nimo subhanallah

  • @maryamjama5179
    @maryamjama5179 ปีที่แล้ว

    HIRAAB WUXUU DHALAY MUDULOOD IYO HG MADARKICIS HIRAAB. NIMANKA KU ABTIRSADA
    XASAN CULUSOOW, SHEEKH SHARIIF, MUSE SUDI YALAXOOW INTAAS WAA MUDULOOD.
    HG MADARKICIS WAXA KA DHASHAY XASAN DAHIR AWEYS GALAAL QOOR QOOR MAHAD SALAAD IDHACADE ABSHIR BUKHAARI WAA ISKU QABIIL

  • @haweyayasin1033
    @haweyayasin1033 3 ปีที่แล้ว +3

    Siciid abakar aaway

  • @abdirahmanhassan8763
    @abdirahmanhassan8763 4 ปีที่แล้ว

    Ninkaanu waa benaale aan runba meel kasoo gelin

    • @hanmaalmedia5057
      @hanmaalmedia5057  4 ปีที่แล้ว +1

      Hadow beenaale yahay dhankaada runta soo qor hadii aad wax taqaan waan kaa warineynaaye hadii kale iska daawo oo kaliya

    • @hassankn9703
      @hassankn9703 2 ปีที่แล้ว

      @@hanmaalmedia5057 majabe sabti baan kadhashay sabti wuxuu ukala baxaa 3 cabdulle sabti Ibraahim sabti majabe sabti
      Majabe sabti wuxuu ukala baxaa 2 habar idinle iyo abakar
      Abakar wuxuu ukala baxaa 3 codweyne abakar israafiil abakar iyo saciid abakar

  • @leilabillany4248
    @leilabillany4248 3 ปีที่แล้ว +2

    waxaad ogtahaa yar

  • @warsamebeeydheere6322
    @warsamebeeydheere6322 3 ปีที่แล้ว +2

    Beenaale