Dammeerlayaashi Daa'uud ee Murusade Farddaha ku caayay gaarsiiya.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @siman111
    @siman111 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah Alxamduliallah habo maalin walba waku so qora ceelbuur xoreya an maalgasha dalxiis ba raba inan u tage Inshallah aamiin

    • @Mooiokk
      @Mooiokk ปีที่แล้ว

      Abayo xasan shiekh ogolyn iyo mahad sald in la xoreyo

  • @m0maali488
    @m0maali488 ปีที่แล้ว +2

    Kabayare waad iga qoslisay maanta. Sheekooyinka aad ka sheekaysay. Ilaahay ha ku xafido

  • @sadiahussein398
    @sadiahussein398 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allaah aduunka qofka farasleh waa the best

  • @hendersonjordan9541
    @hendersonjordan9541 ปีที่แล้ว +5

    Kabayare My cousin Buutka Kula tumo cawaanta xun 😂😂

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 ปีที่แล้ว +1

    Ceelbuur fardihii cali yusuf joogi jirey

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +1

    Walaashaa la hadal

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 ปีที่แล้ว +1

    Dameerow ma adigaa dadcaayi Dayniilaan degnaa anaga iyo dameeradaayna.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

    Waa yaab dameer iyo faras maa isku mid ah

  • @khadraosman1724
    @khadraosman1724 ปีที่แล้ว +2

    Faras is beautiful

  • @AhmedAli-vc6su
    @AhmedAli-vc6su ปีที่แล้ว +1

    Adeerow maqaarkaagii qorxayntiis ku noqo dameerka aa ku dhaamee iskaamuusa iska oya inmaqaare

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan DaboYare. 😂

  • @ahmedabdullesheikh6068
    @ahmedabdullesheikh6068 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rzackyt
    @rzackyt ปีที่แล้ว

    Wcs reer ballad miyaad tahay

  • @user-qv4qb6vk1k
    @user-qv4qb6vk1k ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️❤️🇺🇸🇺🇸❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan kabayare caadi maaha

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 ปีที่แล้ว

    Walaalkiisa Runta maa ku dhibeyso oo Adeerkaa aad dhahee Dameraaley isku xishoo walalkiis XasbunAllah wanicmalwakiil

  • @Pink_chan88
    @Pink_chan88 ปีที่แล้ว

    Kaba yaroow daguura waa ajuuraan

    • @rayana1122
      @rayana1122 ปีที่แล้ว

      Adiga miyaa ka dhigay waa Habarmaxamed waa murusade. Daguuro

  • @rukiasharif3226
    @rukiasharif3226 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkk abdirizak kabayare wallahi manta saaan u qoslay waligeey umaqoslin kusoco🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋💋💋💋💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @caaqilyare6416
    @caaqilyare6416 ปีที่แล้ว

    Barteediyaad dhigtay kabayarow Dameer sidiisaba ul & kir & kac waxaan laheen maleh adna guleso intasaad siisee

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 ปีที่แล้ว

    Qabiilka u ka dhashay imaam axmed gurey geri koombe ilaa hada farda u jooga meeshay degaan meeshii ciidankiisa fariisan jirey taariikh bey leedahay ilaa hada lama dhisin waana goob taariikhi ah waxayna ku taala gobolka faafan tulli guuleed marka dadka sheeganayow axmed gurey wa sadex reer oo ka mid yahy karinle sameysta taariikh kale reerkii taariikh heystana taadii hore ku faan tii aadan laheyna ku qanac waxa tahay geri cadeymu u heysta inu axmed gurey ka dhashey

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911 ปีที่แล้ว

    DAHABOOY DULWEYNEE KUDAR HABARTI MURUSADE

  • @kifax1433
    @kifax1433 ปีที่แล้ว +1

    Haku Fannin fardaha waa kuwi Boliska laga bililiqeystay Damerna dad ha caayin adinko Biijo leh ayaad ka daba duunyac duunyacay jirten meydki laga duugeg ha ka abaal dhici waxaa tahay Marti Edeb lahaw

  • @MariyanMaxamad
    @MariyanMaxamad หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂gogashii baannahay dheh kulahaa😢😢😢😢sida cashar ayyaa looguyeerinyaa bal dhagayso

  • @kifax1433
    @kifax1433 ปีที่แล้ว +1

    Mataan waa kii medka ka Duugey adigoo garabka ku sida waxaa d tahay abaalaawey ilowsha dhawa ma umulba shalay ayaad magan galyo aad kaaran u hoos galeysay oo xiryayaha lagaaga O'Day ma ilowdey

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj ปีที่แล้ว

    Ina Kabayarow Ciwanka hagaaji Dameerlayaashi wakhalad afsomaligaas ee waxad kadhigta Dameeraleydi saasa saxa

  • @saaraali9688
    @saaraali9688 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkk

  • @ahmedabdullesheikh6068
    @ahmedabdullesheikh6068 ปีที่แล้ว

    Waa run arintaasi

  • @user-ld3gg9nd6y
    @user-ld3gg9nd6y ปีที่แล้ว +1

    Hahahah hahahah

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +2

    Murusade wuu iska hadlaa wax iskama dhicin karo. Xamar yaan lagaa saariin ee afkaada edeb u yeel

    • @rayana1122
      @rayana1122 ปีที่แล้ว

      Xamar hooyadaa maa leh Markaa dadka ka saaree

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 ปีที่แล้ว

    Hi Abwaan kabayare
    Hoos ka sii lagu darey kor ka sii .
    Waxaa lagu duceystaa :
    " illaahow nin SUGUROW GEDI ah ha tusin."

  • @abdimuhudin5690
    @abdimuhudin5690 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh kan waa waalan yhy adi intee ka timid 😃😃😃

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj ปีที่แล้ว

    Casher udhig tuugada qaadicu dariiqinta xaayow maragiir

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 ปีที่แล้ว

    Axmed guray maqadadeen idinkuna hhh haa lafda idinku doloowday ee Sade buu ka dhashay saas dheh

  • @abdullahiayanle955
    @abdullahiayanle955 ปีที่แล้ว

    A.Boos iyo Darba weyne iyo kuwo kalena waa ogaa

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 ปีที่แล้ว

    karenle calankan aad ku sawiraten geesiga reerod iska dejiya waa inugu ceeb in halgama inii dhalan inaad xadaan waa inugu ceeb axmed gurey waxu u dhashey beesha geri koombe wey ogyihiin dadka taariikhda soo aqriyey reerku ka dhasha jooga itopia iyo meelkasta walalayal taariikh kale soo sameysta xishooda idinka iyo mareexaan samaroon wa inugu ceeb shame on you

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911 ปีที่แล้ว

    HADAD GAAF LEEDAHAY AWAY DAMEERKI IYO CAWS CAANIHA

  • @deeqyare4848
    @deeqyare4848 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhhhhhhy abwaan Malta makasotagtay

  • @Mooiokk
    @Mooiokk ปีที่แล้ว

    Cidaan yaan lo jawaabin caqli ku filan malahan

  • @MishaawiMishaawi-ih6mf
    @MishaawiMishaawi-ih6mf ปีที่แล้ว

    Abwaan kabayare manta barnamijku waa xasaasi

  • @sundusmohamed8509
    @sundusmohamed8509 ปีที่แล้ว +1

    Walhy waaan qoslay 😁😁😁😁😁Hawiye iyo gabay maxaaa kala haysta 😁😁😁😁

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 ปีที่แล้ว

    Yaa ku dulmiyey war anagaa wax aragnay faras iyo dameer waa xoolo wax ay ku kala duwan yihin ma jiro 🤫😡

  • @user-br6tz7ge3z
    @user-br6tz7ge3z ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka ปีที่แล้ว +1

    Kabayare dameerayaashi daauud waakuwa kuxukuma oo aad hoosajooge aad utahay oodhakada kaasaaran jareer wacal a oo aan sinjiyad laheena ayaa tahaye abgaalana waa baqortooyada hawiye u sareersa ee ooya hadana ooy kkkkkkkkkkk

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj ปีที่แล้ว

      Geediga hayaanka abgaal waxalagu yaqaan tuugo iyo burcadnimo iyo dabaalnimo iyo hunguri iyo fulaynimo

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 ปีที่แล้ว +1

    ninkan yaa loo jawaabin abgaal isaga ha caayo waayo haduu dad yahey ceelbuur uu xoreysan laha macalimad aan quraan ka baran jirey murasade aa anaga laba gabdhood oo waxeye wax ka baran jirney quraan xasan sheekh waa xaayi jirey iyo abgaal waligeen uma jawaabin sey noo caayeyesey gabadhi kale wey ka tegtey lakiin inaga walaagi waligey uma jawaabin waayo amusnaa ta waa sila ad killing weeye markii danve xasan cali kheyre imadey waligey kama hadlin xitaa ma waydiin isaga aa la ridey malintii danbe markii xasan sheekh la warewrey iyo sheekh shariif ay caay gashey maalintaas aan macalimedey xaa ku rusey abgaal xasan cali kheyre duli farmaajo shaqeeyo 7 minuut lagu ridey marka cidan abaal ma leh ilahey na cafi murasade waa dad jirin ee jirididiina ha nagu daaranina iska ceytemey fro.m indhocen

    • @Mooiokk
      @Mooiokk ปีที่แล้ว

      Hadad qof xun argtay boqolal wangsan ayaa jiro oo murusade eh hadaa adi qofxun oo cuqdadysan adan ahayn maxaa reer dhan ku caynee

    • @nimcoomar7611
      @nimcoomar7611 ปีที่แล้ว

      @@Mooiokk kan habeen iyo malin caayaya ma u jeedid dad hada tihiin waa idin hiilaney waligey murasade iska dhaafe xita hawiye kama dego cidi nama jecla aan is jeclaano inaga dad caytamo ma nihin ee naga xishooda

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj ปีที่แล้ว

      Nimco Cumar naaya afsomalia sobaro doqonyahay Ceelbur xoreyntisa waxba kaama gelina ina Xaayow maragiir

  • @MishaawiMishaawi-ih6mf
    @MishaawiMishaawi-ih6mf ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    Yaab badanaa war dadka an yaa kubaray taariikh badan ayaad heeysaa

  • @abdullahiabdihirsi7778
    @abdullahiabdihirsi7778 ปีที่แล้ว

    Damereyga so dhumay kuye😅😅😅😅

    • @nawalneyrus8887
      @nawalneyrus8887 ปีที่แล้ว

      Beenaale axmed gurey somali ma aheyn. Axmed binu ibrahim alqasimi wuxu ka yimid midle east wuxuna fidinayey dinta islaamka xiligi cusmaninyinta
      Ayuna qarada afriga yimid gat ahan itopiya xabashi bu la dagaalamey waxana la socdey dad somali ah .hawiye darod dir intaba leh.

    • @nawalneyrus8887
      @nawalneyrus8887 ปีที่แล้ว

      Axmed binu ibrahim alqasimi
      Waxa shegtey.
      1.marexan
      2.gudobirsi
      3.dir
      4.karanle
      5.absame
      Marka isku duub axmed gurey
      Somali ma ahayn.ina kaboyare beenta jojo

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj ปีที่แล้ว

      @@nawalneyrus8887 uss nayaa waxadan aqoon hakajawaabin

    • @nawalneyrus8887
      @nawalneyrus8887 ปีที่แล้ว

      @@Maria-wb7lj
      Maxaa dhacey ma wax ben ahban shegey axmed gurey wa carrab .wana axmed binu ibrahim alqasimi ma ahan carab miyad igu heysata .ok muransade alqasimi malabaxa.mise dhuxulow.jalacow.jilacow.xayow ayey labaxan mana jiro halgame muransade ah ii sheg
      Hadad taqan balse axmed gurey mna ahan somali ku sexo.

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj ปีที่แล้ว

      @@nawalneyrus8887 yaa adiga waxkaweydin xaasidnimo lagubaray oo reerkina kadhaxashay ayaa kugeysay inad Axmed gurey Carab kushegto isagoo Somali Somali dhalay ah haduu daarod noqonwayay ma Carabad utuurtay yaahu caku somali iyo xasidnimo