Raadraaca ama Abtiriska Habar gidir qeybtii 2aad iyo Abwaan Garaad Nuur Xuseen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 35

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 ปีที่แล้ว +2

    VIVA E VIVAAAAA 5 HABAR GIDIR ILMO HIRAAB HAWIYE IRIR👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕❤️❤️❤️💕

  • @HassanMohamed-jl8ou
    @HassanMohamed-jl8ou 2 หลายเดือนก่อน

    Beesha habardugaag

  • @duufaan6300
    @duufaan6300 2 ปีที่แล้ว

    Ugaas waxa lagaaga fadhiyaaa beesha silcis gorgaati hawiye part 3 kaso dhig soona kla dhig dhig keep going 👍🏾✊🏾

  • @haaasmror1234
    @haaasmror1234 หลายเดือนก่อน

    Wax baan ogaadey waleee
    Eleen sacad Siiciid ayaa dhalay
    Oo sacad😂 iyo saleeman
    Waa wiil iyo adeeerkiis

  • @xasanmaxamed-g4r
    @xasanmaxamed-g4r 4 วันที่ผ่านมา

    Sifaadle socdo waa kan

  • @MaryanAbdi-t5j
    @MaryanAbdi-t5j 4 หลายเดือนก่อน

    Ceyr waa 10

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 ปีที่แล้ว

    Safaadlaha na bar abwaan garaadow

  • @Nuur-y4h
    @Nuur-y4h ปีที่แล้ว +1

    Dadka abtirsigooda haka qaldin waxmataqaanide

  • @faisalabshir2999
    @faisalabshir2999 6 หลายเดือนก่อน +1

    War hataa nahay sacaad makaa iil aa nahay hiraab manihin 😅😅

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 ปีที่แล้ว +2

    Been badanayey sscad wa ogadeen

  • @hosaynn2418
    @hosaynn2418 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan Ku saxayaa: Heysow labouu ukala baxaa: 1) Warfa. 2) Aybakar. Warfaa, wuxuu u kala baxaa : a) Cali.b) Jibriil. Aybakar, wuxuu u kala baxaa: a) Reer Xirsi. b) Bah Abgaal.

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 ปีที่แล้ว

    OGAADEENKA ILEEN ISKU HOOYO AYAY YIHIIN HIRAAB OO HAL HOOYO AYAA ISKU DHASHAY. OGAADEENKA IYO HIRAABKA IN LEEYSKU XAMAN JIRAY WAAN MAQLI JIRAY INEEY DHINAC HOOYO ISKA SOO GALAAN ,LAAKIIN WAAN FAHMI WAAYAY. WAQTIGA AYAA DADKA WAX BARAAYO MAANSHAA ALAAH

    • @aminaali6068
      @aminaali6068 ปีที่แล้ว +2

      Been waye sacad ba ogaadeen ah bes

  • @walkaaweloo7562
    @walkaaweloo7562 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Wll

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad Baan kula socdaa Garaad

  • @afgooy4455
    @afgooy4455 ปีที่แล้ว

    Muxuu wasaq ka hadlay iyo waxaan raad lahayn goormaa taariiq sax ah laga qoray tix raaca qabiilka cudurka aan daawada lahayn ee soomaali halakeeyay
    IRIRSAMAALE URUR SIYAASADEED MIYAA MASE QABIIL

  • @ubahmohamud7475
    @ubahmohamud7475 2 ปีที่แล้ว

    Waana kan

  • @aminaali6068
    @aminaali6068 ปีที่แล้ว +3

    Been badana from ogaadeen sacad ba ogaadeen ah

    • @MaryanAbdi-t5j
      @MaryanAbdi-t5j 4 หลายเดือนก่อน

      Hhhhh is qor qorka Naga dhaaf hawiye iyo darood Kala nahayee

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 8 หลายเดือนก่อน

    War iskadhaafa qabiilada magacooda ha isqaybinina soamli jooga

  • @rahmaelmi1446
    @rahmaelmi1446 ปีที่แล้ว

    Cayr magacisa runta wa carshe maxamed madarkicis hiraab ee cayr wa nanes wana ina maxamed asaga wa cayrshe oo faras uu jecla

  • @abukhalid3022
    @abukhalid3022 ปีที่แล้ว

    aan kuu saxo 2 khalad oo dashamaha,1'gaabane waa 2 mohamud(habarawe) iyo gaab,gaab waa ina gaabane oo gaab gaabane ayaa la yiraahdaa.gaab waa 2ahmed iyo abdi.ahmed waa 4 khayraad ayaad ka tagtay,inta kale waad saxday,waad mahadsan tahay

  • @Nuur-y4h
    @Nuur-y4h ปีที่แล้ว

    Sacad siciid madarkicis aa beenbadanaa

    • @AbdinasirAbdiHassan-f1o
      @AbdinasirAbdiHassan-f1o 3 หลายเดือนก่อน

      Saciid madarkicis weeye dee daarood dabo dhiibte Sacad baa iska jeclaateen 😂😊

  • @califarah8545
    @califarah8545 ปีที่แล้ว

    Beenta iska daa somali meelna ma gashee

  • @aminaali6068
    @aminaali6068 ปีที่แล้ว +1

    Been badana ahhahaha

  • @duufaan6300
    @duufaan6300 2 ปีที่แล้ว

    Ugaas waxa lagaaga fadhiyaaa beesha silcis gorgaati hawiye part 3 kaso dhig soona kla dhig dhig keep going 👍🏾✊🏾