AN PODCAST: Sh Cabdi Qani Kabo-Jecel: Halgankii Soomaali Galbeed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 45

  • @ucarraalegeedi2236
    @ucarraalegeedi2236 16 วันที่ผ่านมา +6

    Masha allaah sheekhan macluumo muhiim ah ayuu na siiyay. Allaha barakeeyo.

  • @SalaamaKaamil
    @SalaamaKaamil 16 วันที่ผ่านมา +5

    Taladaas waxan ku raacsanahay dulmi diid
    An podcast waxan so jedin laha In laguso daro tarikhda ragii amxarada afka ciida udaray 2006 dii waayo maanta waxa laga yaba inay bararug unoqoto dhalinyarada somaliyed xabashidu duulankay kuso qaday dhulkena iyo badeena

    • @mukhtarabdurahman4352
      @mukhtarabdurahman4352 13 วันที่ผ่านมา +2

      Waa soo jeedin qurux badan wxa rajeenaa walaalaha inay arkeen fariibtaada

  • @RioTrade1
    @RioTrade1 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay inkaar idinku rid shabaab ninkii ka rayi duwanba waa lasoo tajdiidiyay dhihi musiibo aan iyaga ahaynba soomaali ma haysato

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 10 วันที่ผ่านมา

      Xaqiiq lacnad Alle haku rido Al shabaab

    • @Somali-Boy-d8v
      @Somali-Boy-d8v 3 วันที่ผ่านมา

      Ey🐕🐕🐕 dharaar ciyay ayaad tahay.
      Wixii shareecada islaamka diida buud aya lagula tumanayaa.

  • @dulmidiid2870
    @dulmidiid2870 16 วันที่ผ่านมา +5

    Talo: podcast halagu soo daro saraakiishii hogaamineeaay dagaalkii lagu jabiyy itoobiya ee muqdisho ee 2006
    Taariikhdaas see u harto

  • @SomaliHub
    @SomaliHub 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ARGAGIXISO gacmu ku dhiig la yaal waqtigiinu waa dhamaaday KHAWAARIJEEEY

  • @CamelBoyPro
    @CamelBoyPro 15 วันที่ผ่านมา +1

    Ina Maxamed Yusuf!!! Nin halaabay ugumaadan horeyn ee is dabo qabo oo dad kaada dib ugu soo noqo waxaan jihaad ma,ahan

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb 14 วันที่ผ่านมา

      O waaba taqaana miyaaa sxb

    • @omarhusseen9859
      @omarhusseen9859 13 วันที่ผ่านมา

      Cabdi Qani kobo jecel ayuu la baxay. Ninkii bahgari

    • @Somali-Boy-d8v
      @Somali-Boy-d8v 3 วันที่ผ่านมา

      Markaa kan maraykanka iyo afrikaan ta lasocda ayaa jihaad ah miyaa😂😂😂😂😂

  • @zola2487
    @zola2487 16 วันที่ผ่านมา +2

    Dhamaan wan dhageystey culimada aad wareysateen maashaa alaah

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 14 วันที่ผ่านมา +1

    WAR MAGACA JIHAADKA HAKU DHEELINA LACNADII ALLAH HA IDINKU DHACDEE SHEYDAAMO ISKU YIMID O SHACABKII DHIBAY BAA TIHIINE

    • @maxamed1264
      @maxamed1264 14 วันที่ผ่านมา

      Iska sexdaa miyaad leedahay wll

  • @muktarmohamud937
    @muktarmohamud937 10 วันที่ผ่านมา +2

    Kkkk jihaadka somaliya kulahaa? Anagu ma gaalo ayan nahay marka aad ma qarxinaysan?😢

    • @Somali-Boy-d8v
      @Somali-Boy-d8v 3 วันที่ผ่านมา

      Ninka taangiga maraykan, reer yurub iyo africaan soo fuulay una dagaalamaya dimuqraadiyad & dastuurka carta lagu qoray inay taliyaan umadana lagu xukumo, lana dagaalamaya diinta iyo isku xukunka shareecada islaamka.
      Noo sheeg qofka noocas ah siduu muslim ku yahay.

    • @hashimosmannoor5780
      @hashimosmannoor5780 วันที่ผ่านมา

      Hadii la dhaho ok kitaab alle aan isku xukuno xitaa shayaadhiintaan ma yeelaayaan 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 oo dhan waa dad Islam ah
      Marka laga reebo qawaarijtaan ama tagfiirkaan umada soomaaliyeed u yaqaano gaalo

  • @MohamedMumin-y4j
    @MohamedMumin-y4j 16 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allh lkn dad aan waxba fahansaneen ayaan arkaa marka ilaahey ciziga hanoosoociliyo

  • @CaqiilMuuse-q8n
    @CaqiilMuuse-q8n 16 วันที่ผ่านมา +1

    kala dirkii al itixaad iyo asbaabihii keenay mawduuc ka sameeya, dadkaa isku duubnaa maxaa keenay inay kala tagaan? Barnaamij taariikh oo cadaalad ah ayaa loo baahan, barnaamijkaa sameeya qof goob joog ahaa xog fiicana ka haya u doora, cadaaladana haka tagina waayo qofka si kata u kala duwanaada insaafku waa Muhim.

    • @Somali-Boy-d8v
      @Somali-Boy-d8v 3 วันที่ผ่านมา

      Waxay ku jirtaa waraysigii shiikh suldaan maxamed

  • @YuusufAbdu
    @YuusufAbdu 16 วันที่ผ่านมา

    Axmad madoobe oo alshabaabkii uu katirsanaa xunkun dartiis iyo kursi ayaay rabaan xasan sheekh iyo xamse cabdi bare inaay dhahaan xukunka tagan oo kursiga banee miyuu yeeli markaa.

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 15 วันที่ผ่านมา

    Labada nin oo ugu xumaa waxay ahaayeen labanin oon lafahmin waana axmed cabdisamad abuxasan labadaa nin waligood kamay seexan inay burburiyaan jihaadka sidoo kale moxamed Idiris

    • @faaidyusuf1695
      @faaidyusuf1695 5 วันที่ผ่านมา

      @RioTrade1
      Afka Eebe hagoo
      kan axmaar u adeega
      Amase awrta u dhaansha
      Amase u ari qalaaya
      Ama gaal ah ilaalki
      Ama diidan islaamka
      Inkireen aqbalayn
      Sharcigiis in laraaco
      Amase Ey ah ujaajuuse
      Ilaahay cadaw giisa
      Ilaahay ha inkaaro
      Inta diidan islaamka
      Ilaahay ha inkaaro
      Daaquud gaal ah ilaalki
      Ilaahay ha inkaaro
      Tawxiid kii ka ajooda
      Ilaahay ha inkaaro
      Abuujahal ubad kiisa
      Ilaahay ha inkaaro
      Kan astaamaha diinta
      Uurka ay kadhibayso
      Ilaahay ha inkaaro
      Afmiishaar gaalo raaca
      Ilaahay ha inkaaro
      Sharciga Eebe kandiidan
      Uurka maashu ay taalo
      Afkana nooga islam ah
      Ilaahay ha inkaaro
      Abey eega kan tuugi
      Usujuufi ibliiskiyo
      Garaaciin ubad kooda
      Eydii ceel cade joog tay
      Ayaan tii lagu leefay
      Ahbal kii ubaroortay
      Haduu maanta inkaaro
      Muwaxid Eebe yaqaana
      Dhaw diisaanun aqbalayn
      Allaha koonka abuuray
      Ibliis kaa cay tamaaya
      Asagaaba inkaaran
      Asagaanan xisaaniiyo
      Tawxiid kii Eebe haysan
      Asagaa ahbaliin tiyo
      Kufaartii u adeegee
      Ayey dhawdi asiibi

  • @BurhaanIbraahim-m4h
    @BurhaanIbraahim-m4h 16 วันที่ผ่านมา

    رب كلمة قالت لصاحبها دعني

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 15 วันที่ผ่านมา

    WAR WAA SHEEQII. BAH GARI 😊

  • @أبومسعودالسلفي
    @أبومسعودالسلفي 10 วันที่ผ่านมา

    Al shabaab waxaan leeyahay waar nimanyahow hadii jihaadku idinka dhabyahay maad xalane wax Ka qabataan,maad soomali galbeedaa amxaaradu haysato Ku duushaan , maad xeryaha amison weerartaan , maad kiiniyaatankaas Sanka wayn shaqo Ka qabataan , maxaa idinku kalifay inaad maalin walba dadka soomaaliyeed aad dhibaatada kusoo koobtan😮

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 3 วันที่ผ่านมา +1

      WAA HADAL SAX AH

    • @Somali-Boy-d8v
      @Somali-Boy-d8v 3 วันที่ผ่านมา

      Kan soomaaliga ah ee checkpoint yada/isbaaroyinka xalane ka horeeya fadhiya sidoo kalana difaacaya xalane in lagu shahiido lagana bilaabo maxaad ka leedahay??

    • @أبومسعودالسلفي
      @أبومسعودالسلفي 3 วันที่ผ่านมา

      @Somali-Boy-d8v Dee fulaynimaan u arkaa waayo qof yaroo maskiina oo lagu adeeganayo iyo islaan yaroo wadada dhinaceeda muus Ku iibinaysa waxaan kudilaaba waa doqonimo , hadii aan gaalka igusoo duulay Ka adkaado beriba Kan isbaarada hor dhigtay anaa Ku adeeganaaya

    • @hashimosmannoor5780
      @hashimosmannoor5780 วันที่ผ่านมา

      Weey wada shaqeystaan kuwaas xalane joogo

    • @أبومسعودالسلفي
      @أبومسعودالسلفي วันที่ผ่านมา

      @hashimosmannoor5780 waxaaban isleeyahay cida hubka ukeenta waa maraykanaka , waayo waxa dhowaan la ogaaday xarakooyinka sida daacish iyo Al qaacido inay aasaaskooda lahaayeen wadamada shisheeye ,kuwan shabaabka laleeyahayna kuwaa kama foga

  • @cqanibashiir624
    @cqanibashiir624 12 วันที่ผ่านมา

    Mncha allaah guulays ta walal

  • @hashimosmannoor5780
    @hashimosmannoor5780 วันที่ผ่านมา

    Hadii la dhaho ok kitaab alle aan isku xukuno xitaa shayaadhiintaan ma yeelaayaan 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 oo dhan waa dad Islam ah
    Marka laga reebo qawaarijtaan ama tagfiirkaan umada soomaaliyeed u yaqaano gaalo

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 15 วันที่ผ่านมา

    Dhulka islamka majiro jihaad xaqa marka laga reebo falastiin iyo afkanistan wixii kaso hadhay wa dhagarta oo loso xambaarshay muslim doqon ah

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 13 วันที่ผ่านมา +1

      Okeey warkaaga haddaan kuu raaco ka warran Harar Jigjiga Gideey Gaarisa welibana ku darso xasuuqii wagalla iyo Kii qabridahat

    • @Faisalartan
      @Faisalartan 12 วันที่ผ่านมา

      Dadka wax kama dhadhicin kartit wexee badsaden propaganda benta rer galbedka war bahibtoda ku fafiyan ​@@BEERYAHAN

  • @mohamedsomaali
    @mohamedsomaali 16 วันที่ผ่านมา

    Munafaqiin gaalo ahbaad tihiin al shaydaan

    • @duceysanelearn
      @duceysanelearn 15 วันที่ผ่านมา

      subxaana alllah hal shiiq oo ku xukumay ma haysid allah ka baq gaalnimo ma sahlano

    • @mohamedsomaali
      @mohamedsomaali 15 วันที่ผ่านมา

      ​@@duceysanelearn ma nimanka 800 qof hal malin ku dilay soobe ayaan gaalo ahayn.
      Waa niman dhiiga muslimka cadaystay oo khawarij ah

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 15 วันที่ผ่านมา

    Waxaas oo dhan xukun ayeey caruurta u marin habaabin hal dagaal kuma guulaysan waayo kaligood uunbay islaam isu yaqaaniin takfiirku.

  • @muktarmohamud937
    @muktarmohamud937 16 วันที่ผ่านมา +2

    Al shabaab Alle ha idin cadaabo qarax ayad nagu baabi'sen lacnad Alle idin ku rid

    • @Somali-Boy-d8v
      @Somali-Boy-d8v 3 วันที่ผ่านมา +1

      Maraykanka, reer yurub, afrikaanta iyo murtadiintu wadanka haka bexeen, kadib aan aragno in qarax siisocdo iyo inkale.
      Diinta ayaa laguso duulay in ladifaacana waa waajib cayni ah.

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 15 วันที่ผ่านมา

    Podcast andulus halke ka helnaa link telegram na la wadaag